Xaas marki aa tahay habka gurigaada , xaajigaada iyo caruurta loo dhaqdo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 129

  • @muuna8
    @muuna8 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allh habo hadal macaan oo aad u fiican ayaa na siisay jazakalaahu khayr naag lee guri dumiso

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for your advice abaayo yaasmiin I love your advice xabiibtii .masha Allah xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.

  • @zahramuqtaar3299
    @zahramuqtaar3299 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid habo yaasmin aniga wali leeyma guursan lakin inaa wax sii barto ayaan jeclahay markaan guursado saa unoqdo xaas wanaagsan iyo hooyo wanaagsan 🥰🤲

  • @amuunmohamed6272
    @amuunmohamed6272 2 ปีที่แล้ว

    Maamo sidaad wanaga noola jeclaatay adigana allaha kuu jeclaado awlaadaadana dhib alle matuso xasadka iyo baqiilka kuwa aan dadka farxada u quurin allaha idinka qabto aamin ya rabbi

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiq walashay
    Danteena aan garano haweenow
    JazakAllahu khayr abayo Yasmin❤️🌹

  • @hafsocuufo8859
    @hafsocuufo8859 3 ปีที่แล้ว +2

    Aamiin🥰🥰shukran

  • @leilawahab1272
    @leilawahab1272 3 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful video I love it mama Yasmin

  • @khadiijocadceedmuxyadiin4072
    @khadiijocadceedmuxyadiin4072 2 ปีที่แล้ว

    Qalbigaaa alle kuu qaboojiyo sister yaasmiin

  • @maryamali4778
    @maryamali4778 2 ปีที่แล้ว

    Machallah yasmine oo dhan wa farido

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc xabibti maasha alaah tabaraka laah ilaahey ha ku barakeyo qisoyinkaaga aad iyo aad23 ayuu ii cajabiyay

  • @ayaanmohamedabuukar5466
    @ayaanmohamedabuukar5466 3 ปีที่แล้ว +1

    Habo yaasmiin waan ku jeclahey wax yaabo badan ayaan kaa faa idey thakz habo

  • @xafsomaxamed5357
    @xafsomaxamed5357 3 ปีที่แล้ว +2

    Illaahy haku xifdiyo abaayo noosoo badi mama

  • @umucabdi9576
    @umucabdi9576 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alah jasakalhu khyr hbo yaasmiin wsxbadanbaan kaa faaiday mmo rabi ha ku xifdiyo codkaaga daganbaan ka helaa mnsha alah

  • @faadumoaxmed2866
    @faadumoaxmed2866 2 ปีที่แล้ว

    Maamo qeyr Ala haku siiyo soo badi talooyinka

  • @ayaansugow7826
    @ayaansugow7826 3 ปีที่แล้ว +2

    Ku jecliya abay yasmin MashaAllah

  • @oummeryemdjiboutien9086
    @oummeryemdjiboutien9086 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazza kallah khaire 🇩🇯🇩🇯

  • @happyali5541
    @happyali5541 ปีที่แล้ว +1

    Asc mam yes pls nosogali cunadan ad ukunta kasamaysay pls mam

  • @suaadmohamudmohamed5206
    @suaadmohamudmohamed5206 2 ปีที่แล้ว

    Thank you mamii noso badi barnamijyadaan please qeyr allah haku siiyee

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah qer mam kindly send us your best advice to new wife's

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 3 ปีที่แล้ว

    Masha.Allah shukran mamo mcn Alle haka Ajar siiyo wanaaga na farayso walahi zaaid aan u jeclhy wanadaada Qalbi Dajiso aa tahay mamii Alle haku dhowro 😘❤💋

  • @missoslo2605
    @missoslo2605 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll waa talo ficn

  • @zeynebmohamud6725
    @zeynebmohamud6725 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah jazakallah.yasmin vegetables halmar majarjartaa barafka ama frightened ke ufican marka lajarjaro

  • @yuusufcismaan6323
    @yuusufcismaan6323 3 ปีที่แล้ว

    Ma. Mama yasmin alle hku xafido always wa jeclhy wanadada

  • @halimaaweis7068
    @halimaaweis7068 3 ปีที่แล้ว

    Hawaryar yasmin jazakallah qer wax badan anka fa idesti video yashan cml noso badi asxanto hawaryar ❤️💕

  • @Gobaaad66179
    @Gobaaad66179 2 ปีที่แล้ว

    Maama yaasmiin hadalkaaga qalpikaa igu dago mama illahay haku xafito waanada waan jeclhy

  • @fardowsadaganofficial7585
    @fardowsadaganofficial7585 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah abayo yaasmin wa jeclahy sida no dhirigelesid thnks sistr ❤

  • @fadumocabdulaahi9810
    @fadumocabdulaahi9810 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah jasakalahu kheer abayo

  • @fatushey8006
    @fatushey8006 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah maamo❤️insha Allah mrka gursado Raaliyo ba noqonaaya

  • @kahamohamed7016
    @kahamohamed7016 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaallah

  • @Humblegirll
    @Humblegirll 3 ปีที่แล้ว

    Wcs waan kuu xiisnay hbo loo soo labo sidi hore kale hbo is fahan la aanta lamanaha ka soo hadal 🙏🏼🙏🏼❤️❤️❤️❤️

  • @ikraamsaid7941
    @ikraamsaid7941 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ukhti qaaliyeey

  • @deeqaidmanchannel2574
    @deeqaidmanchannel2574 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah abaayo yaasmiin talooyiin fiican oo gabdhaha yaryar anfaceyso ayaad ka hadasha ilaah haku barakeeyo abaayo

  • @fahadjama9043
    @fahadjama9043 ปีที่แล้ว

    Mash allh ❤❤

  • @farxiyocalicabdullahi2106
    @farxiyocalicabdullahi2106 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah apyo yasmiin wcs Allah ku xafido video yada nooso badi

  • @sacdiyomuuse119
    @sacdiyomuuse119 3 ปีที่แล้ว

    Masha aallh mamo mcn ilhey hakuxafido waxa badana kafa idane

  • @hootofairtsgh314
    @hootofairtsgh314 3 ปีที่แล้ว

    M.ashllh hooyo yaasmiin allh ku xifdiyo waanadaada quruxda badan waad ku mahadsanthy ❤💯

  • @faliselmi4787
    @faliselmi4787 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh xbbty allh haku xafido adinyo iyo akhiro

  • @hanibaashi9678
    @hanibaashi9678 3 ปีที่แล้ว

    Asc habo yaasmiin Masha aallah Allah kubarakeyo wanadad wanagsan mahadsanid

  • @yussufmohammed2039
    @yussufmohammed2039 2 ปีที่แล้ว

    , قال رسول الله صلى الله عليه وسلم الدنيا متاع وغير متاع دنيا المرأة الصالحه

  • @laraahmed6592
    @laraahmed6592 ปีที่แล้ว +1

    Walaal inan sidaaso kala ah maa haysa wiilkayga ayaan oo gurinaya

  • @luulabdullahi8498
    @luulabdullahi8498 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo Yasmin wan ku salamey Jazakallah kheyr

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jazakallahu kheyr wa jzk xabiibti

  • @fathiaden2244
    @fathiaden2244 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalu kheyran abayo yasmin

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 🥰

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว

      Missing you 🤗🤗🤗

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah jazaakallah qeyr allah ku barakeeyo abaayo yaasmin

  • @warsameabilkadir9704
    @warsameabilkadir9704 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid hooyo mcn

  • @wardaamxmed8444
    @wardaamxmed8444 3 ปีที่แล้ว +2

    Msha allh mamo ani 21 aan jira 2 cunug yar yar an heysta alx lkn dadka aaa nafta ii kenan rerkeyga iney iga dulmiyan ay rbn lkn dhag uma dhigo wlhi mr kasta wexey i dhahaaan rerkaaga wa qabsatay ciyalnimo aa qadeysee waa la so furaa wxn subxana allh an dhahaa

    • @sacdiyoabdi916
      @sacdiyoabdi916 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle abayo rerkaga haku barakeeyo dadkA warkoda ha maqlin islmahana lalama shekysto hoyada iyo walasha iyo xajigaga qof an ahyn wax ha ushegan marstana albaqra guriga ku akhiriso abyo iyo adkaar

    • @wardaamxmed8444
      @wardaamxmed8444 3 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyoabdi916 hye abyo samidey

  • @nuuran9656
    @nuuran9656 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah Jazaakalaahu kheyran

  • @yusracompany6393
    @yusracompany6393 3 ปีที่แล้ว

    M.a jazakallah

  • @aaminaahmed908
    @aaminaahmed908 3 ปีที่แล้ว

    Salaamu laahi walaashey gacantaada alha kuu barakeeyo

  • @fadumomaxamed3683
    @fadumomaxamed3683 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah allaahku barakeeyo

  • @foos726
    @foos726 3 ปีที่แล้ว

    Abayo yaasmiin cuntoyinka noga fa'idey mararka qaar noo sharax wan ka helaa cuntoyinkaga

  • @axlaamwacan9238
    @axlaamwacan9238 3 ปีที่แล้ว +1

    Qeer allaha kusiiiyo maaama walhi hadalkaaga qalbiga kuqaboowsadaa

    • @imaanyusuf2652
      @imaanyusuf2652 ปีที่แล้ว

      Haa wallhi aniga wan iska dhagaystaa 🥰🥰

  • @munazzachannel515
    @munazzachannel515 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah Habo thank you

  • @leilaleila679
    @leilaleila679 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allh , mamo waan ku jeclhy allha ku xifdiyo,

  • @nacnaccadow1240
    @nacnaccadow1240 3 ปีที่แล้ว

    masha alh abaayo jasaakalaahu kheyr

  • @محبوبةالملاين-ه6ص
    @محبوبةالملاين-ه6ص 3 ปีที่แล้ว

    Hhh qosol igu dishey mamo wlhy wanadada wa jeclhy alhm Alle hanoka dhafo

  • @mumramiza12anab42
    @mumramiza12anab42 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo

  • @aminaabdi6370
    @aminaabdi6370 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah Abyo mcn

  • @hibachannel6677
    @hibachannel6677 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah qurux ❤❤ guri cusub dagtay 😁 kumahadsanthy waanada

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil ปีที่แล้ว

    MashaAllah 😍❤

  • @umaahmed6059
    @umaahmed6059 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo macan jazakallah kheer🥰🥰🥰😍😍😍💚🌹💯💯❤❤❤

  • @hanaaxmed5347
    @hanaaxmed5347 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah maamo waanada halkaa nooga wad waxbadan kaa faaiday

  • @almasharaf
    @almasharaf 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah mama yaasmin wax badan aan kaa faaiidaystay adiga iyo familykaga alle ha idin xifdiyo

  • @faysasiciid847
    @faysasiciid847 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tala wanagsan

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 ปีที่แล้ว

    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin

  • @safiyonuur7846
    @safiyonuur7846 3 ปีที่แล้ว

    Mama casharadan wana anfacayan nosobadi jazakalah qeer

  • @moqokori3945
    @moqokori3945 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh mama yaasmiin ku xiisay

  • @fartaxaaji156
    @fartaxaaji156 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh abaayo yasmiin

  • @bra9749
    @bra9749 3 ปีที่แล้ว

    Salaam xabiibti aad ayaan ujeclahay Channel kada aad ayaan uga faaidaystay jazakillahu khyran

  • @ayaansugow7826
    @ayaansugow7826 3 ปีที่แล้ว

    MashaAllah jazakallAhuqayr aby yasey love you 😍😘❤

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว

      💋💋💋💋💋💋

  • @haawamuuse9970
    @haawamuuse9970 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh Allh Alle khyr hku siyo wlo

  • @biibinur1771
    @biibinur1771 3 ปีที่แล้ว

    Jasakallh qeer

  • @muneraahmedrage6331
    @muneraahmedrage6331 3 ปีที่แล้ว

    Walashay wanku salamy abyo waxan qaba sokor cirbad 3 waqti qata wanku dhibtoday gabar yar ayan ahay herbal ayan raba ilatali iso jawb abyo

  • @adeiosman1942
    @adeiosman1942 3 ปีที่แล้ว

    Asc Marsha allaah keep going Abaayo yasmiin👍💗💙💚

  • @hawahussein9442
    @hawahussein9442 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abaayo Yasmin

  • @queencaisha8230
    @queencaisha8230 3 ปีที่แล้ว

    M.a abayo markasta wan dawada xita kuwaga hore noso badi hadana💋💋❤️❤️🌹🌹

  • @muudifaarah2719
    @muudifaarah2719 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waxa kahadasha wax wanagsan

  • @munaali271
    @munaali271 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah habo wanadada wan uxisay

  • @mulkihaji9454
    @mulkihaji9454 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah that you true I 🥰💖

  • @maryanabdi7370
    @maryanabdi7370 3 ปีที่แล้ว

    Alxmdullilah hdda an kusobiray marwoyinka ilhey haino fududeyo masuliyadaha nasaran

  • @z_3y894
    @z_3y894 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah alla haku xifdiyo

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah abaayo

  • @ifraxqurux8934
    @ifraxqurux8934 3 ปีที่แล้ว

    Wcs abaayo mash alaah

  • @aliosman9609
    @aliosman9609 3 ปีที่แล้ว

    Mnshallah

  • @happyali5541
    @happyali5541 2 ปีที่แล้ว

    Abayo nosa gali cunadan pls

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 2 ปีที่แล้ว

    Asc abye yasmiin waa ku salameya abyey waxan isticmalaya tonta hosa infaction u isticmalaya kadub tontii markii ana hosta kaliyey waya igu carartaya abyey miyay waxa iyeelaysa iso jawaan abye macne mahadsanid❤🙏👍

    • @munoahmedomar4286
      @munoahmedomar4286 2 ปีที่แล้ว

      Qosli ma karo whl waa yaab abayo wixi la shegaba samee shibkaas ay ledahay abayo dhaqtar tag oo ku caawiyo plz waa halise waligaana liiskaga wax an sug aheyn hoow isticmalin

  • @ijabobuthul5304
    @ijabobuthul5304 3 ปีที่แล้ว

    Abay yasmin MashaAllah thank you for the good advice

  • @xabiibocabdullahi6653
    @xabiibocabdullahi6653 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah xabiibti

  • @sagalhassan2067
    @sagalhassan2067 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo yasmiin in aan kula hadlo ayan rabaa si privat ah seen ku helaa plz.

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah walaal

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 3 ปีที่แล้ว

    MashAllah 👌❤️❤️❤️❤️

  • @sabrinaaxmed1278
    @sabrinaaxmed1278 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo yaasmii aad an kuu jecelahy waanadaada

  • @sdfyyxtyuaertyyfd5103
    @sdfyyxtyuaertyyfd5103 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc yaasmiiney waxa umaleyna komantiga ma aqrisid waxan raba cashir hada kahor soogalisay oo ahaay asmada waxa ufiican ama xasaasiyada feeraha xerto waxa ufiican abaayo tasan raba

    • @CafimatFican
      @CafimatFican  3 ปีที่แล้ว

      Gabadheeyda aa dhibkaas qabi jirtay. Caanaha, farmaajada, yogurt waxaas dhan aan kadhaafay cagaan badan aan siinjiray Alhamdulilah

    • @sdfyyxtyuaertyyfd5103
      @sdfyyxtyuaertyyfd5103 3 ปีที่แล้ว

      Abaayo malin sifiican nagu soo sharax waxa ufiican oo qofka xabka fiiraha ugu dhagan ka keeni karo adigoo mahadsan

  • @filancadey2992
    @filancadey2992 3 ปีที่แล้ว

    Wcs abyo 😍😍❤❤

  • @anabhassan6506
    @anabhassan6506 3 ปีที่แล้ว

    Amiiin amiiin yarabi abayo dhamanten

  • @haala552
    @haala552 3 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo yasmiin waxa noso galisa abayo cuntada calosha jiciso

  • @fatxiyaladan3543
    @fatxiyaladan3543 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha ale hanokadayo

  • @raaqiyamaxamed7863
    @raaqiyamaxamed7863 3 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH

    • @muniirohaaji4078
      @muniirohaaji4078 3 ปีที่แล้ว

      masha allaha maamo mcnto ilaha ku xafido aad ku jacelay mar walbo waanadada wangasan aad jcly

  • @chirehadawehmane7718
    @chirehadawehmane7718 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah