MAXAMED BK CALANYAHOW SHOW STADUIM HARGAYSA 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ค. 2019
  • KU XIDHNAW DAYAX FILMS HD PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 579

  • @Caliya2020
    @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +85

    Taaaa ku dhalatayeee ha dhicin kule baa ka badan Mohamed Siciid Bk geesi viva republic of Somaliland ❤️☁️💚

  • @ayuubboy2874
    @ayuubboy2874 5 ปีที่แล้ว +137

    Hargaisa qurux hadaneeey cadowgaaa u nolooow reer abtiyaaashey mcn faciiin u sareeeya waligiiin jira oo jooga bk khayrkaaa u sareeey dadga qurux badnaaa dalka qurux badnaaa masha allh ilaaahoow hargaisa igeeey aaamiiin

    • @craxmanmaxamed7189
      @craxmanmaxamed7189 5 ปีที่แล้ว +3

      Ameen ameen

    • @mahdasaid7962
      @mahdasaid7962 5 ปีที่แล้ว +3

      hanan abdikardir amen ale haku keeno meelo badan bay dhanta Somaliland

    • @alifarah5744
      @alifarah5744 5 ปีที่แล้ว +1

      Illahy ha ku nabad keeno

    • @naztexoqalip7112
      @naztexoqalip7112 5 ปีที่แล้ว +2

      aaamiin aamiin wanu kugu sodhawayin

    • @apdihakinhusein6329
      @apdihakinhusein6329 5 ปีที่แล้ว +1

      Allaw ku keen caazimada soomaalilamd

  • @farxiyaabdullahdajiya5847
    @farxiyaabdullahdajiya5847 5 ปีที่แล้ว +63

    Wlhi waa qeesi qaranka fanaanka bk nolw cadwo somalild ka nax nfta wey

  • @fatimadagan334
    @fatimadagan334 4 ปีที่แล้ว +49

    Reer abtiyasheey walee idin jclahay cadawgiina cagta hoosteeda Allow dhawr somaliland 💚💭♥️

  • @nasriinjama9754
    @nasriinjama9754 5 ปีที่แล้ว +49

    Bk cimaamadaa ka dhacday aniga waxaan ahay reer xamar taageerihiisa ayaanan ahay wax qalad ahna kama galin in uu magaaladayda noco way i niyad jabinaysaa 👉 😭
    Love walaalaheena soomaliland from mogadishu👉☘️☁️❤️

    • @cagaaran1
      @cagaaran1 5 ปีที่แล้ว +2

      Aamisku waa raali ahaasho inaad ka dhiidhiyi weydeen waxa muujinaysaa inaad raali ka aheydeen mashruucii Nairobi.

    • @maymuunnuur1682
      @maymuunnuur1682 5 ปีที่แล้ว +1

      Hanid jabin wllo ana reer burco ayaan ahay lkn sixun baaloogay waad ogtahay ciilbaa kayeedhsiisay

    • @nasriinjama9754
      @nasriinjama9754 5 ปีที่แล้ว

      cagaaran1 wllo waan ka xunahay walahi waliba saaid waan dareemayaa sida xun ee loola dhaqmay lkn dadka ula dhaqmay waa dad nairobi joogo xamarna lagama amrin in uu nairobi noco ayay ahayd

    • @nasriinjama9754
      @nasriinjama9754 5 ปีที่แล้ว +1

      Maymuun Nuur alpo mahadsanid waa run qofka markuu xanaaqsan yhay wax walbo wuu ka soo yeedhayaaa waanad mahadsan thy👉💋

    • @maymuunnuur1682
      @maymuunnuur1682 5 ปีที่แล้ว +1

      Adaa mudan wll qli

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 5 ปีที่แล้ว +50

    Bk= Somaliland
    Alleh ha ku ilaaliyo
    Ccadowgana ha kaa ilaliyo idiga iyo dhulka hooyo
    Amiin.
    May Allah swt protect you and our land
    Amiin😙❤💕❤💕❤💕

  • @amaalapdilahi7352
    @amaalapdilahi7352 5 ปีที่แล้ว +134

    Ma bk mise fananiinta kale
    Fananinta kale hayzka maqnaadan
    Bk ba naga badane❤❤❤

    • @dribrahimmuusehussein1254
      @dribrahimmuusehussein1254 5 ปีที่แล้ว +3

      Amaal Apdilahi aniga waxan ahy wiil somaliyed lkin Bk iga badan wllhi tageraa waligey waxana jogaa muqdisho casimadeydana wa muqdisho lkin Bk Ku fananaa

    • @ayancali6125
      @ayancali6125 4 ปีที่แล้ว +2

      Ma hargaysa mise muqdisho mise hargaysa muqdisho ha Iska maqnaato hargaysaa ina baden,

    • @soomaaligangs7125
      @soomaaligangs7125 4 ปีที่แล้ว +2

      Hargeysa inaga badan

    • @queenzahra2742
      @queenzahra2742 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ayancali6125 ma hargeisa mise muqdisho muuq wanag hargeisa haiska maqnato muqdisho inaga badane😏

    • @abdiasismuse2034
      @abdiasismuse2034 2 ปีที่แล้ว

      @@queenzahra2742 taasi hawl noo taala maaha😂

  • @ugaazabdirahmanhasan879
    @ugaazabdirahmanhasan879 4 ปีที่แล้ว +27

    Walee Duriyada ficil laguma gaadho Dad Nool ❤️❤️

  • @zuheipshiine6325
    @zuheipshiine6325 5 ปีที่แล้ว +216

    Somaliland way socote maxaad odhan dee hamblyo 😂😂🙏🏽I love you reer somlilnd

    • @xaliimaaxmed9560
      @xaliimaaxmed9560 4 ปีที่แล้ว

      Thnks Bro I love you town❤🙏😂😂

    • @niyadzame9078
      @niyadzame9078 4 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland way socote❤💭💚

  • @wacanmadar7409
    @wacanmadar7409 5 ปีที่แล้ว +82

    Sland guul guul hore baa loo soconaya qdw loo joojin maayo

    • @hamdafamilyofficial1182
      @hamdafamilyofficial1182 5 ปีที่แล้ว

      roda Osman hhhhhhhhh qdw wa kuwa ku so fijiyaya hhhhh💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪

  • @husseinhaji9746
    @husseinhaji9746 5 ปีที่แล้ว +74

    Ma reer Somaliland mise soomaalida kale somalida kale ha iga maqnaato mee xalasshii Somalilanderka ahaa.

    • @mohamedhagoog361
      @mohamedhagoog361 4 ปีที่แล้ว +1

      Wey kan..

    • @abdowakil3089
      @abdowakil3089 4 ปีที่แล้ว

      @@mohamedhagoog361 ousgad baa tayah

    • @khadraismail7769
      @khadraismail7769 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh somlilee tihiin xagee isga dhigteen marykan hhhh

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 5 ปีที่แล้ว +31

    Geesi hanti Qaran Dadkaga kaa badan bk Legend ha Ciyk Maanlaawuhu

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 5 ปีที่แล้ว +36

    Inta kuu dhalateyee ha dhicin ku leh baa ka badan💪💪

  • @waddashidannechannel7618
    @waddashidannechannel7618 5 ปีที่แล้ว +5

    Goob joog aha galabtaa guul iyo gobanimo dadkiisa abaal u celinayay dayax show hore u soco maalintii igu horaysay so jediyaha dayax show guul Somaliland qadad waynta so cawrya de

  • @mahamudkaka9218
    @mahamudkaka9218 4 ปีที่แล้ว +9

    Bk fanaan qaran somalilnd jiroo joog inta Somaliland tageerta like isaara

  • @mubarakbarkhad6439
    @mubarakbarkhad6439 3 ปีที่แล้ว +8

    Fanaanku markuu dal iyo dadba leeyahay wa iska sidanoo kale Love BK

  • @laylitohcabdilahi6140
    @laylitohcabdilahi6140 5 ปีที่แล้ว +22

    mashallah maxamed zicid hore u soco geesi dalkaga murayadi somalilan ❤️

  • @cashuurcisman7603
    @cashuurcisman7603 5 ปีที่แล้ว +30

    Xibiibul Malayin
    Bk Bk Hantida Somalind
    💚💭❤Allow Dhowr Somalind My Dhiiga

    • @eng-shaficisaed3134
      @eng-shaficisaed3134 4 ปีที่แล้ว +1

      Dalkiidumay

    • @eng-shaficisaed3134
      @eng-shaficisaed3134 4 ปีที่แล้ว

      Dalkiibumaykiidhisodadkiidisodadkiisankiidhaqo

    • @abdiosman2092
      @abdiosman2092 4 ปีที่แล้ว

      shafici saed dugisga ku noqo sidan waxba loma qore 😬😬

    • @bilanitafarah5108
      @bilanitafarah5108 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh xabibul malayin ma tidhi 😜😅🤣

  • @koudoneismael4871
    @koudoneismael4871 5 ปีที่แล้ว +37

    BK HANTI QARAN CADAWGAA MA HAGARBAXO AAAMIIIIN

  • @harunrashid4024
    @harunrashid4024 4 ปีที่แล้ว +10

    Dalkii dumay kii dhisoow ,dadkiisana kii dhaqoow ,adaan kugu hoos dhashe miyaan kaa dhoofaya inta 2020 oo Laga boqayo xanuukan Covid 19 inta daawanaysa like ta igu qabta wllayaal

  • @ikranabdullahi3146
    @ikranabdullahi3146 5 ปีที่แล้ว +124

    Inta bk jecel liketa hyladhaafina allawnodaa gesiga

  • @nimcocawl7144
    @nimcocawl7144 5 ปีที่แล้ว +15

    My #blood Bk cadawgaa ma ciil baxo❤️❤️🤴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤴

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied879 5 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah Bk geeesi geeesi dhalaya noolow magaca Ha jiro cadowga macilebaxo hore usoco guuuuuulyso cadowga cagta hostisa ha u jojena jealousine iyo makharuq ka xune cadowga somaliland kanaxow naftawa Alle Ha jaabiyo cadowga somaliland guuuuuul guuuuuul iyo gobanimo Somaliland Alle Ha ka qabto ishaa cadowga iyo xasdinta kaxune horumarka iyo nabada somaliland kanaxow naftawa

  • @quensagalchannel9533
    @quensagalchannel9533 4 ปีที่แล้ว +3

    Nacallaashaydaankuyaalle qadaad weynwayquusatay abtiyo Nooloow from burco

  • @user-ks5ii5vr7u
    @user-ks5ii5vr7u 5 ปีที่แล้ว +12

    Wll noogu imow Borama

  • @hanadahmed3528
    @hanadahmed3528 5 ปีที่แล้ว +27

    Alahii Somaliland iga dhigay ban mahdiya hadana reer sheikh isaxaaq igadhigay ee bk iladhashay baa mahadleh ninkii tolyarbaa tababuca ee bk boqortoyada dhalay

    • @halimamahamud1995
      @halimamahamud1995 5 ปีที่แล้ว +2

      Inadeer halke jogtaa yurub ama somalilnd

    • @hanadahmed3528
      @hanadahmed3528 5 ปีที่แล้ว +2

      Mareykan wllo

    • @nimcocawl7144
      @nimcocawl7144 5 ปีที่แล้ว +1

      hanad Ahmed Haa wlhi allhamdullh alle ayaa inaga dhigay duriyad dadka ugu sareya❤️❤️❤️❤️

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว +31

    Saas aya lagaraba hadiy meyl lagadiydo meyl aya katahay dahab Bk Guul ano eh soomaali 🇸🇴👌🇸🇴👏👏👏👏👏

    • @kaltunhussein8057
      @kaltunhussein8057 5 ปีที่แล้ว +1

      Somali caafimaad qaba ayaa tahay walaalo

    • @simranqurux595
      @simranqurux595 5 ปีที่แล้ว +4

      @@kaltunhussein8057 alxamdulilah abaayo wan tageyra bk iyo somaliland Guul gobanimo

    • @kaltunhussein8057
      @kaltunhussein8057 5 ปีที่แล้ว +2

      Thanks sister

    • @Caliya2020
      @Caliya2020 5 ปีที่แล้ว +2

      safiyo aden waa runtaa qaali ❤️❤️

    • @kaltunhussein8057
      @kaltunhussein8057 5 ปีที่แล้ว +1

      Jaza kalaahu khayran my dear sister of Islam 👍👍

  • @hanasiciid2420
    @hanasiciid2420 5 ปีที่แล้ว +132

    a adeeeer somaliland ficilka lama tuso iyo dhiiigaba anaga looga hadhay bk America ayuu ka dagi dooona indhiihino shana anagu wxnban idin leenahay bagad u diiiiden wax weynbad tarteeeen wlhi

    • @salahahmedmohamed536
      @salahahmedmohamed536 5 ปีที่แล้ว +1

      runbdnidaa

    • @midgpsg4695
      @midgpsg4695 5 ปีที่แล้ว +2

      Haa heey Hargeysa cadey seen uga doorsadaa qarax iyo kufsi

    • @dribrahimmuusehussein1254
      @dribrahimmuusehussein1254 5 ปีที่แล้ว

      Hana siciid Bk Somalia makamarmi doona taas iga qoro

    • @hothoparre4258
      @hothoparre4258 4 ปีที่แล้ว

      Really

    • @HassanAli-te1gg
      @HassanAli-te1gg 4 ปีที่แล้ว +2

      Hana siciid hada uk buu Johan isago passport sland wataa bk hanti qaran

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k 2 หลายเดือนก่อน

    Waaah waaah, Adaan kugu hoos dhashee miyaan kaa dhoofaya🎉, Garxajis BK my dhiiga❤ Legend Garxajis Geesiyadda Somalia 🇸🇴
    Iga u dhintay Gobanimadda labada Calan, inta kale been,
    Abdulqaadi Kosaar Asaasi SNM, Ahmed Mire, Lixle, Mohamed Ali, Harag waafi, Turkey, Ali Suleman Bide, Kood Buur, Hassan Beene, Oofwareen,Abdi Raan,Madax diin, miyaan tirin karaa Alla Badshee❤
    Heego iyo jegaan ku faanna Guusha Garxajis, muse Sabaayad, Marka ay higtu Eedho Hamaansi Dacawo, Mohamed Kahen

  • @lakishow7914
    @lakishow7914 5 ปีที่แล้ว +8

    maxamed siciid Bk allow noo daa fanan qaaliya alle hakaa nabad galiyo isha cadowga ❤💭💚💪💪💋💋💋💋💋💋💋💪💪💪💪💪

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 5 ปีที่แล้ว +17

    INTII KUU DHIMATAYEE
    DARTAA IILKA LOO DHIGAY
    INTA KUGU HOOS DHALATAYEE
    HADHICIN KULEH BAA KABADAN
    walee runtii AXYAA FANAAN BK
    Ciiltire

  • @cabdinuursheekhcumar3640
    @cabdinuursheekhcumar3640 4 ปีที่แล้ว +6

    Maxamed bk In uu fanan qaran
    In uu yahay lake zaar👈

  • @abdirashiidabdikadirbujeet4454
    @abdirashiidabdikadirbujeet4454 5 ปีที่แล้ว +5

    Hanti Qaran
    Viva ❤❤❤Republic of Somaliland🙏🙏🙏
    From Merca town
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @alifarah5744
      @alifarah5744 5 ปีที่แล้ว

      Thanks bro ado kale nadifta ah ohow somaliland hadi la ictirafo iyo hadi kaleba you welcome huuhada ha dhegeeysan hadad ixtiramtid goanka shacbaka walalaha wa lagu so dhoowey aya gabadhna lagu guurnaya

  • @khadromaxamuud7938
    @khadromaxamuud7938 5 ปีที่แล้ว +5

    Manshaa Allah bk boqorka codka raga noolowo cadowgaaguna hajobo waa runtaa midasi waad kuhoosdhalatay maya kafoofimaysid

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 5 ปีที่แล้ว +15

    Viva dadkayga iyo dalkayga Somaliland. Gar iyo gardaraba isu hiiliya weligiin .

  • @sahalyusuf6106
    @sahalyusuf6106 5 ปีที่แล้ว +23

    Bk Bk Bk 🤩

  • @junhvvvhgggv1898
    @junhvvvhgggv1898 5 ปีที่แล้ว +5

    Bk we love you so much dayax films guleyso walalo adna

  • @hamz233
    @hamz233 3 ปีที่แล้ว +3

    Xibiibu malaayiin , hanti qaran 2021 inta dawanaysaa farta taaga

  • @ahmedcabdirahmaan3875
    @ahmedcabdirahmaan3875 5 ปีที่แล้ว +9

    bk waa fanan qaraan iyo fanan somaliyed bk nolou wll

  • @indhoproduction1663
    @indhoproduction1663 5 ปีที่แล้ว +180

    adaan kugu hoos dhashee miyaan kaa dhoofayaa
    Reer somaliland like iisar aduunka walal lagu yahaye 😃

    • @asliwayrax9845
      @asliwayrax9845 5 ปีที่แล้ว +2

      Tawxiidkan kugu dhigee miyaad dhayal maydh maysaa mnshalle adankugu hoos dhashee miyaanka dhoofaya myee xaasha bk allh haku dhawro

    • @amalxabiibxusen3503
      @amalxabiibxusen3503 4 ปีที่แล้ว

      💐💐💐🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳💝💝💝💝💝💝💝🥳🥳🥳💐💐💐💐💐💐🥳🥳🥳🥳🥳🥳♥️🥳🥳🥳♥️♥️♥️♥️♥️💐💐💐💐BK ♥️💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐💐🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳😍😍😍

    • @amalxabiibxusen3503
      @amalxabiibxusen3503 4 ปีที่แล้ว

      👑👑👑👑🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳👑👑💐💐♥️♥️💐💐💐👑👑👑🥳🥳🥳🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️

    • @xamdacawil5626
      @xamdacawil5626 4 ปีที่แล้ว

      Toowxiidkaankugudhigee.miyaad.dhayal.maaydhmasaa.maxmedbk.nooloow

    • @_s8895
      @_s8895 4 ปีที่แล้ว

      Wan ku siiyay

  • @AbdikadirOsman241
    @AbdikadirOsman241 5 ปีที่แล้ว +44

    Dalkii dhumay kii dhisoow! ✊🏾🙏🏾💯

  • @hamzegalool102
    @hamzegalool102 5 ปีที่แล้ว +9

    Mujaahid BK Hanti Qaranbaa la yidhaahdaa..... Taariikhdiisa Schoolada Somaliland
    Ayaa Lagu Baran doonaa.. Viva Somaliland

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 4 ปีที่แล้ว +4

    Jiroo joog al fanaan BKBKBK NOLOOW WALIGAA legend ninrageed 👍👏💞💪💞👊

  • @hadiaabdirihmn8320
    @hadiaabdirihmn8320 5 ปีที่แล้ว +9

    Bk waa hantida qaranka somaliland nolow in badan ❤

  • @100somalilanderburco9
    @100somalilanderburco9 5 ปีที่แล้ว +43

    Reer Somaliland
    Kal iyo laab😍💓💗❤💗

  • @ikranabdi9041
    @ikranabdi9041 5 ปีที่แล้ว +6

    Somalilan wn ku farxasanahaye jiratankina ale hediin siyadiyo hormarka

  • @nana7sain408
    @nana7sain408 5 ปีที่แล้ว +4

    Bk halyey qarano ku dhac leh wale waxba lagama qaban karo❤❤❤👏🏻👏🏻👏🏻

  • @asma2631
    @asma2631 5 ปีที่แล้ว +1

    We love you maxamed siciid abdi Hassan Bk cadowgaagu ma ciilbaxo cadowgaga u nolow intan ku dhimankarin in at ku dhalateye ku dhowranaysa ka badan 💚💚💚💚💚☁️☁️☁️❤️❤️❤️❤️❤️ adan ku hoos dhashee miyaan ka dhowayaa mayaa

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 5 ปีที่แล้ว +6

    Cadowgaaguh cagta hostiisa bk😊
    Madaxaad nosarnthy

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +30

    Viva Republic of Somaliland
    Mohamed BK long life

  • @heersareofficial7814
    @heersareofficial7814 5 ปีที่แล้ว +21

    Bk👏👏👈

  • @naimamohed6553
    @naimamohed6553 5 ปีที่แล้ว +6

    Muqdisho mize inta kle muqdisho ha iska maqnaato

  • @hanasiciid2420
    @hanasiciid2420 5 ปีที่แล้ว +30

    hanti qaran fanan qaran

  • @zafamohamed853
    @zafamohamed853 5 ปีที่แล้ว +10

    Guuul somaliland 💓🗯💚 abid nolow bk calankeenu majabo bk👍👍👍👍👍💪💪💪💪💪💚🗯💓

  • @fiirihada4398
    @fiirihada4398 5 ปีที่แล้ว +5

    Adaan kugu hoos dhashee miyaan kaa dhoofayaaa waaaw💚💭❤

  • @samriyegaraad5376
    @samriyegaraad5376 5 ปีที่แล้ว +120

    Walee Duriyada Ficil laguma gaaro Dad nooooool

    • @hamsehasan4476
      @hamsehasan4476 4 ปีที่แล้ว +1

      Haajir

    • @heegansports3818
      @heegansports3818 4 ปีที่แล้ว +1

      Woow masha Allah somaliland soctay bulshada somaliland so dhaweyn ugu kaly

    • @XOGTEENA
      @XOGTEENA 3 ปีที่แล้ว +1

      @@heegansports3818 Subscribe isaar walal

    • @XOGTEENA
      @XOGTEENA 3 ปีที่แล้ว

      @@hamsehasan4476 Subscribe igu Caawi walalo

    • @heegansports3818
      @heegansports3818 3 ปีที่แล้ว +1

      @@XOGTEENA wanku saray wllo wana sii share garayey sxb badan wanaaga iyo wadada toosan ilaahay hku sharafo janooyinkisa mid kamida mahamed said walal qaliya 🙏🙏

  • @kaltunhussein8057
    @kaltunhussein8057 5 ปีที่แล้ว +20

    Amazing people I love so much my beautiful nation somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ keep going for ever 🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️

  • @nooneknows3732
    @nooneknows3732 5 ปีที่แล้ว +11

    DALKII DUMAY Kii DHISOW DADKIISANA KII DHAQOW 💚☁️🖤❤️
    REER SOMALILAND DADKAYGI
    💞💞💞🌎💖👎🏽💚☁️❤️
    CADOWGEENA CAGTA HOOSTEEDA 🤙🏼

  • @zureer5014
    @zureer5014 5 ปีที่แล้ว +22

    👀araGtaYe MaxaaD odHan Ma izHaD👁 wax kaGa Jarri😂
    guuuuL👊 #Somaliland 💚🗨❤

  • @MumtiAdem
    @MumtiAdem 10 หลายเดือนก่อน +2

    Adaan kugu hoos dhashee miyan ka dhoofya❤😊calankeygiii sharfta badnaa💚🤍❤️

  • @abdishakurxasan930
    @abdishakurxasan930 5 ปีที่แล้ว +5

    mnsha Allah al fanaan mohamet apdi zicid bk lipaah dhala

  • @hodanabdi6016
    @hodanabdi6016 5 ปีที่แล้ว +4

    Mnsha allh Bk jiro jog cadw gaguna hajabo aamiiin viva Somaliland

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 5 ปีที่แล้ว +17

    Siciid bikee geesi halkaa kahay anagaa kutageeray a yabad ubahantahay

  • @hafsayussuf5356
    @hafsayussuf5356 5 ปีที่แล้ว +20

    MASHAALLAH BK FANAAN QARAN SOMALILAND GUUL

  • @hothoparre4258
    @hothoparre4258 5 ปีที่แล้ว +7

    Maxamed saed abdi bk fanan jira

  • @mohamohamed7142
    @mohamohamed7142 5 ปีที่แล้ว +8

    Qaar badan oo fanan is mooday reer neyrobi aya is yidhe haday bk hees waxa laydka saar liiska fananimada😅😅😅

    • @hamdaqueen5278
      @hamdaqueen5278 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlahi beenta maaha runbaad shegtaye

  • @markaboxassan7251
    @markaboxassan7251 5 ปีที่แล้ว +10

    SOMALILAND NOLOOW 💖

  • @princessfilsan3049
    @princessfilsan3049 5 ปีที่แล้ว +3

    Hanti qaran maxamed sicid bk cadawga cagta hosteda mansha Allah somalilander dhaba

  • @cabdirashiidmaxamedcali5126
    @cabdirashiidmaxamedcali5126 5 ปีที่แล้ว +2

    Maansha soomaliland allow dhowr Bk bro noolow hanti qaran

  • @ahmedmustafe7063
    @ahmedmustafe7063 5 ปีที่แล้ว +7

    Bk runtii waa fanan qarran heesihiisa somalind aadban uga helaa
    ''addaan kugu hoos dhashee Miyaan kaadhoofayaa'' waan kaa dhoofay lkn qulluubtaad ehel u tahay meelan joogaba #somalind.

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 5 ปีที่แล้ว +4

    Walahay xaqiqaduukahadlay tasana lagu dilaa waa wax iyagu isgumasta markaasaa runtuu gubaysaaa

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 5 ปีที่แล้ว +3

    maayaad dheeliyi kartaa tawxiidkan kugu dhigee mayaad dhayal meedhmaysa my my my wlhy kb hanti qaran sunta kaga ilmaysiiya nacabka 💋❤👀👂💪

  • @NickelodeonKings
    @NickelodeonKings 4 ปีที่แล้ว

    Bk waa sideydokale Qurundisho ayaan kudhalaney laakin kameynan dhalan we love calan kena iyo meeshan kasoo jeedno afar meeshad ku joogtan ha ilaabina meshaad kadhalatey mansha allaha inadeer Bk Iam happy for you jir oo joog 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @mowlidnour6636
    @mowlidnour6636 5 ปีที่แล้ว +2

    Bk✌ fanan qaran inta tageerta like ta ku qbta

  • @barwaaqoismail3040
    @barwaaqoismail3040 3 ปีที่แล้ว +3

    By nin jira wllhi la avanti waxba ma nihin

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah afkaaga caan lagu qabay Bk💜💜

  • @anasaxmed5764
    @anasaxmed5764 4 ปีที่แล้ว +1

    mohamed Bk guul guul reer hargaysa dad is jecel noolaada waligiin m.a

  • @aliyamahamoud6120
    @aliyamahamoud6120 5 ปีที่แล้ว +4

    Bk waan ku dhalanee miyaan ka dhoofaynaa❤❤

  • @bahja2964
    @bahja2964 5 ปีที่แล้ว +1

    Bk jir oo joog alle cawgaga ha jabiyo

  • @iqraabdirahman8638
    @iqraabdirahman8638 5 ปีที่แล้ว +3

    geesi maxamed bk fanan qaran jiroo joog

  • @kingkhalifa6659
    @kingkhalifa6659 5 ปีที่แล้ว +7

    I love you rare SOMALILAND🤩

  • @claahiaxmed5563
    @claahiaxmed5563 ปีที่แล้ว

    Ninkii hadlayaaba hayska hadkee ama caruur qaad uqaad ama qandaraas sooqaado nadhacaayo calankan toowxiidku kuxardhanyahay allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhamow calanyahow tii ku dhimatayee dartaa iil loo dhexdhigay taa ku dhalatayee ha dhicin kuleh baa ka badan 💚🤍❤

  • @jawhraluula5798
    @jawhraluula5798 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha hadad muwadin noqto cid walba way Ku jeclanysa Somaliland guul

  • @mohaahmed8961
    @mohaahmed8961 4 ปีที่แล้ว +1

    Anaaaa hooyadii wasa bk

  • @jaamacsaleban8412
    @jaamacsaleban8412 ปีที่แล้ว

    Adaankugu hoos dhashee miyaan kaa dhoofayaa mshllh dhame

  • @hanasiciid2420
    @hanasiciid2420 5 ปีที่แล้ว +8

    allaw ku daaaaaaaaaaaaaa bk dadkaba adan ku dheeeranahay nooolow jiro jooooog

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 2 หลายเดือนก่อน

    Doofaar abadkii ma daahiro
    .

  • @sabaaxinamohamed6888
    @sabaaxinamohamed6888 5 ปีที่แล้ว +5

    Adaan kugu hoos dhashe miyaan ka dhofayaa❤❤❤❤❤

  • @jaamacsaleban8412
    @jaamacsaleban8412 ปีที่แล้ว

    Maxed bk dhiiri geliyuu inoo ahaa khyr qabe daacada buu ahaa muwaadin aan waxba kala hadhin dhiiri gelinta dadkiisa iyo dalkiisa.

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 5 ปีที่แล้ว +2

    Calanka bk ha logua tolo shadr iyo sirwaal guul bk

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 4 ปีที่แล้ว +6

    Dhamow calanyahow dhamaw
    INTAD dheel dheel ltahy een KU dhiman karayn
    Inta kugu dhadatee KU dhowranaysaa ka bdan
    Wlhi
    Wan udhimanayaa

  • @hodanhassan9192
    @hodanhassan9192 5 ปีที่แล้ว +1

    Sunta kushub qadad wayn bk waa hanti qaran nolaw bk

  • @SomHero11
    @SomHero11 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤🎉🎉🎉 happy 18may 2023

  • @XamseMohamed-se1no
    @XamseMohamed-se1no ปีที่แล้ว +1

    Xasuus 18 maY 2023 salxley city

  • @Hooda36
    @Hooda36 5 ปีที่แล้ว +3

    Bk bk bk bkb we love you💚⚪🔴💚⚪🔴👏 cadow gaa Hahabo Hadhaco 🙌❤💚⚪❤💚⚪❤💚⚪❤💚⚪

  • @mohamohamed7142
    @mohamohamed7142 5 ปีที่แล้ว +1

    Hargaysa kaa badan inta kale hayska maqnaato bk nin.rijaal

  • @foziamohamed2609
    @foziamohamed2609 5 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah maxamed bk cadawgaa ha jabo somaliland guuul guul guul

  • @abdiasishashi8579
    @abdiasishashi8579 4 ปีที่แล้ว +1

    Dalkii dumay
    Kii dhisow dadkiisana kii dhaqow🇮🇹
    Calan faa.ido keeni waayey🇸🇴

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 yaa daawanayaalike dhac igu diiya