Sababtii ingiriisku u afduubay Xaaskii Suldaan Nuur Amaan. Dhibicaha Tariikhda Ilig iyo Ingiriis

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

ความคิดเห็น • 119

  • @Madadaal
    @Madadaal ปีที่แล้ว +14

    Buuga taariikhdani ku qoran tahay waakan.
    Under the flag and somali coast stories
    By LANGTON WALSH

    • @Gubaddo
      @Gubaddo ปีที่แล้ว

      waa runtaa laakiin sheekada Walsh ee ku saabsan xaaska Suldaan Nuur iyo sababtii loo qabtay wey ka duwantahay sida uu ninkani u sheegayo hadaan soo koobana suldaan nuur iyo ciidan fardoolay ah oo uu watay ayaa geelal ka qaaday (dhacay) agagaarka meesha la yidhaahdo Biyo Guure oo masaafo aan badnayn dhinaca koonfur bari ka xigta kadibna ciidankii bilayska ee Berbera waqtigaa joogay ayaa ku baxay si ay geela uga soo dhiciyaan Suldaan nuur iyo colkiisa taasoo ay ku guuldaraysteen ciidankii Ingriisku waa sida uu uga waramayo Langton Walsh sababta loo soo qabtay Xaaska Suldaan Nuurna taas ayay ahayd waxana lagu doonayay geelaa in uu soo celiyo si fiican u akhri sheekada buuga ee arintan ku saabsan

  • @nagibqulunbe
    @nagibqulunbe ปีที่แล้ว

    Ilig soo badi warayasiyada noocan ah eed ninkan ka qaado

  • @najmaahmed3627
    @najmaahmed3627 ปีที่แล้ว

    Ingiriis ma hargaysa yuuu joogaaa

  • @abdirahmanmohamed2163
    @abdirahmanmohamed2163 ปีที่แล้ว +7

    Habr Awaloow maanta Tarikhda Garhajis baarta sii mardaambe Afiikina ayna uso baadin Cadowga gudaaha

    • @khalidabdulqadir8316
      @khalidabdulqadir8316 7 หลายเดือนก่อน

      I’m Habar Awal and this history we have to teach it to the dhulbahante and Darood liers who hate Isaaq

  • @fdama
    @fdama ปีที่แล้ว +17

    We need more of these programmes about history.

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv ปีที่แล้ว +15

    H.y waligeed cududa reer sheikh isaxaaq ayay ahayd , waa niman dhiig leh colaad iyo nabad ba yaqaan Marar badana wax soo xukumayay.

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 ปีที่แล้ว

      Indr markiiba kaadhkii qabyaalada ayaad xoqatay war masuul taariikhda dhuux

    • @ahmedsaedyusufahmednur1640
      @ahmedsaedyusufahmednur1640 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤ thank brother dadku waa madax iyo mijo waa taliye iyo loo taliye ayay ahaanjireen maaha dunidan xaga kale loo rogay ee cidkastaaba taladii qabsatay

    • @aliguled2166
      @aliguled2166 ปีที่แล้ว

      Qabyaalad aya lagu saliday somaliland

  • @yuntanigimma
    @yuntanigimma ปีที่แล้ว +2

    Commodity ama badeeco lagu beddelanayo cunto waa waxa ogaadeenku noogu bixiyey IIDDOOR waayo waxaa la odhan jirey ii doori ama aan kala doorsanno oo isku beddelanno labo shay.

    • @DARWIISHAD
      @DARWIISHAD 8 หลายเดือนก่อน

      Saxiix

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 ปีที่แล้ว +2

    Prof ingiriis waa nin talanty ah ma sha allh

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430 ปีที่แล้ว +4

    Sawirkan ninka cadaanka lasida waa Congo 🇨🇩 maaha somaliland MM TV waa xaar walaaqde.

    • @buraale134
      @buraale134 ปีที่แล้ว +4

      Ciyaalka aan wax qoran waxna akhriyin ugu sheeke anaga London joogna madxafka halkan waxa yala wadan walba u gumaystay sawiradi iyo dadki u shaqayn jiray adeer gaalku munafaq weyan intu ku rartu ayu ku ceebayn😂😂😂😂

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra ปีที่แล้ว +1

      Miskiin. Lanama gumeysan haddana Ingiriiska tunka ku qaad isma laha.

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 ปีที่แล้ว

      ​@@buraale134
      isoo dir linkigiisa sawirka hadaad cadayn u hayso.

    • @buraale134
      @buraale134 ปีที่แล้ว

      @@mohamedmire8646 sawirka saxda ah Waka yaala museum ka ama madxafka London hadad joogta wll waxa kale wa sawiro aan sifican lo arag laakin kuwan arkay nimanka wax xamabar San qabiilkoda iyo magacoduba iyo goobta lagu qaday sawirka way qoran tahay

  • @zayidaliabdi5736
    @zayidaliabdi5736 ปีที่แล้ว

    SULDAnki habaryoonis ee ingiriis dagaalka lagalay markuu sheegay ayaan rumaystay

  • @awralamohamed4093
    @awralamohamed4093 5 หลายเดือนก่อน

    Tariikhda ku noqosho ayey u baahan tahay suldaan nuur ma aheyn ninki u horeyey ee dagaal kala hor taga ingiriis. Dagaalkii u horeyey 1825 buu dhacay odayadii nuux ismaaciil magalada Berbera ka talinayey iyo markabkii dagaal Marry Ann ee xeebaha berbera ku dhex maray ayaa ka horeyey.. Oxford Public International Law ka heli kartaan xogaha iyo cadeymaha wixii dhacay iyo heshiisyadii la galay

  • @whootoo1117
    @whootoo1117 ปีที่แล้ว +2

    Suldaan Nuur Ammaan! Maaha amaadin ee waa ammaan ama nabadgalyo ama amaanka.

  • @cabdirisaaqsale
    @cabdirisaaqsale ปีที่แล้ว +3

    Maanshalaah qaybta labaad baanu sugaynaa

  • @MrZacharia92
    @MrZacharia92 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan Walaahi Somalia Qof Asiga kawar badan Hadane Mashallaah maskaxdiisa siduu hadalka iskugu tol tolanaayo Inaba caadi ma ahan beenba Haku buxaane 😢😢😢

    • @hamacade
      @hamacade ปีที่แล้ว

      😂😂

  • @ahmedabdi7967
    @ahmedabdi7967 ปีที่แล้ว +1

    Manshallh this guy is wonderful 😢and good Somali historian. I want him to start Somali heritage

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 ปีที่แล้ว +2

    Kan tv leh wa xoolo muqaalka dadka gaalada xanbarsan wa koonfur wana talyaani galada ay xanbarsanyahin marka barmamujka in u muqaal uga dhigo may ahayn

    • @mahamedmajor4679
      @mahamedmajor4679 ปีที่แล้ว

      Waa berbara 😂wll

    • @ikranmohamud4789
      @ikranmohamud4789 ปีที่แล้ว

      Buuga uu kuu sheegayo ee ninku qoray ayaa laga soo qaatay 😂😂😂😂 Somali oo dhan ayaa gumaysiga soomartay,

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 ปีที่แล้ว +2

    Rag aqooon Iyo research badan manzha Allah ❤️

  • @Daaqirmedia
    @Daaqirmedia ปีที่แล้ว +2

    somaliland cida gacanta u gelisay somalia wa habar awal

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 ปีที่แล้ว +1

      Sland intan labixin sow somaaliya ma ahen magac isticmar abtirsi yo kuuma noqonayo awilna Somalia ahed aaqirna somaliyad tihiin qaflada kabaxa

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 ปีที่แล้ว

      ​@@magafeabtigiis1852 waa layahay soomali guud ahaan digsigii siyaada ayuun la kala karsaday ee dhib kLe majirto

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@magafeabtigiis1852kkkk ader dal walba magaca ayee lehy somaliland guul

  • @abdiaziiz6097
    @abdiaziiz6097 ปีที่แล้ว +1

    Tarikhyahanka somalida ee iga yabiyey masha Allah

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac ปีที่แล้ว +1

    Ninkii ilig waalaga yaabiyey maanta dhegtaa wuu xoqan waayey 😮

  • @noradindahir9589
    @noradindahir9589 5 หลายเดือนก่อน

    HG waa caalam kale shiikhow cajiib geesinimo aqoon ayey ku darsadeen

  • @yuntanigimma
    @yuntanigimma ปีที่แล้ว

    Suldaankii Habaryoonis ee reer Ammaan diiriye Sugulle ayuu AMAADIN ku sheegayaa kkkk waar illeyn gudhuu waa gudhhuu uun

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 ปีที่แล้ว +1

    Qaybta labaadna sugaynaaa iligoow

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 ปีที่แล้ว +4

    Mustaq balka soomaali waa midoobe ❤

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 ปีที่แล้ว +1

      Way fiicnayd suurto gal se maaha,laba gumeysi kujira iyo sadex kala maqan ,mise midow ga somali waxa loola jeedaa koonfur iyo waqooyi,labadaasina ma meteli karaan shanta somaliyeed

    • @ailover5719
      @ailover5719 ปีที่แล้ว

      Horta dhulkaga Midobi😂 Kenya iyo jabouti iyo ethiopia somalia dhulka uma so cilinyan Somaliland an ma sonoqonyso isdaji khiyaalka ka kac

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

      Ma midoobayso laakiin waynu wada shaqayn midow iska ilow

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 ปีที่แล้ว

      Hadii caqliga liita labadelo ani suurto gal baan u arkaa

    • @tomyali-u4i
      @tomyali-u4i ปีที่แล้ว

      waryahe marka imika hawiyuhu idinka badiyo doorashada madaxwaynada waad borartaan sidi ciiyal yar ee amoos

  • @aliyousuf5713
    @aliyousuf5713 ปีที่แล้ว

    Wuxuu koobi ku sameeyey barnaamijka dhibcaha taariikhda

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 ปีที่แล้ว +1

    Dadka talyaaniga xanbaarsan maxad uga dhigtay muqaalka barmamujka

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra ปีที่แล้ว +1

      Walaahi waad iska ciyaaraysaa. Ingiriiska tunka ayaynu ku qaadi jirnay. Caalamka oo dhan ayay cadayntani taalaa.

    • @ikranmohamud4789
      @ikranmohamud4789 ปีที่แล้ว +1

      Waxay aamin sanyihiin inay ingiriis ina adeer keen ahaa 😂😂😂

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 ปีที่แล้ว +1

    Waxanu tv maha barmamujka bal waxu muuuqaal uga dhigay eega wa talyaaniga oo dad reer boosaaso ahi xanbarsanyahin marka waba duli kuwan h awal ma garanayan muuqanu cayda ku jirta sawir talyaani ay majeerten xambarsabyahin buu shashada soo saray

    • @orange-kl1ig
      @orange-kl1ig ปีที่แล้ว

      Dhamantood wa habar awal O Gaal sida hhahahahhaha

    • @saja9892
      @saja9892 ปีที่แล้ว

      Iid warfaa falaari gilgilasho kaagama harto weli gumeysigii baad raadisaan xornimo marabtaan soomaali kale oogaal u yeeranaysa ama amaanaysaa ma jirto

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 ปีที่แล้ว +4

    Suldaan nuur axmed aman

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

    Reer axmed nuux bar bara iyagaa fadhiyi jiray waa reer taariikh leh ku leh bilowgii qaab ganacsiga

  • @museweston1303
    @museweston1303 ปีที่แล้ว

    Kan taariikhda been buu ka sheegayaa cadan warsangeli ayaa u badnaa

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 ปีที่แล้ว +4

    Waxau gaalka aas aasay ba dhulbahante li leynayaa gaalo raac reer dhan o ku faanayayo

    • @keysesharmarke3797
      @keysesharmarke3797 ปีที่แล้ว

      suldaan ma dhulbahanta maaha waa nin reer caaynaanshe

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

    I llig qofka aad waraysanayso horta soo gudbi magaciisa iyo aqoontiisa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij fiican noo sii wad takale gurigaa ha la dayac tiro

  • @barkhadmohamed3490
    @barkhadmohamed3490 ปีที่แล้ว

    Wareysiyadda noocan ah soo badiya insha Allah. Wonderful

  • @AbdihakinAbdillahiOsman-qq5gc
    @AbdihakinAbdillahiOsman-qq5gc ปีที่แล้ว

    Thumbnail ka iska sax waad qaldanty xadhig ayanad uqalanta ilig dheerow

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 ปีที่แล้ว

    guriga tukri baa dhisay suuliyada isagaa bedelay oo qaabkii uu rabay ka dhigtay ninka ingiriiska ah

  • @Johnson-gb9yf
    @Johnson-gb9yf ปีที่แล้ว +1

    Ninkan ma mar labaad ayaa wadanka lagu soo daayey.

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra ปีที่แล้ว

      Nin Habar Gidir ah ee maxaad ka qaadi kartaa.

    • @axmedkayse3409
      @axmedkayse3409 8 หลายเดือนก่อน

      ma hooyada ayu fuulay ileen wadigan kudhagan maxmed iliige kahadh ninka xaryow

  • @luulmohamed7472
    @luulmohamed7472 ปีที่แล้ว

    İnan kan ingirisa oqoonta ukahadlayo ebed man udhageysan ma aniga indho owdan umadeyda isirkeeda wala owday ayamihi nolasheda islamku gortu yimaday aqon dheer ka heyno halyayadi hore nolosha sohalgamayay hertanba kajiro hebelba na aha hadalkodu ku dhamaday umu ha hormare anhilmamin tarikh doodu heedhe so namadhaman shekadaan itabsida tobanan katunweyn wanaga tirtirne maxan tigsankarna tabartenu yara

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 ปีที่แล้ว

    Beenaale iidoor hashiis lama galin ingiriis beenaale !!?????
    Innaa lillaahi barbara warsan gali ayaa lahaa xiligaas barbara heshiiskiina wuu yaallaa !!?

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 ปีที่แล้ว +1

    Dadka ingiriska xanbarsan wa hindi iyo sawaxili

    • @buraale134
      @buraale134 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @Yt-Three_3
      @Yt-Three_3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣

  • @Dugziiye8918
    @Dugziiye8918 ปีที่แล้ว

    Taariikh fiican soo badi suxufi sare iyo pro ingiriis

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 ปีที่แล้ว

    Waa sidu magaca (Iidoor) ku baxay

  • @superfun1819
    @superfun1819 ปีที่แล้ว

    Don't ever called yr selv British lander😊

  • @IsmaacilAbdi-m6c
    @IsmaacilAbdi-m6c ปีที่แล้ว

    Thank u for ur information.
    Somalida cadan degan waxay 80%ahayeen reer sanaag oo ka baxay maydh iyo laasqoray.
    1960gii markii calanka laqaatay.
    60kii nin ee dawlada cagaha u taagay inay cadan laga keenay ayna ahaayeen reer sanaag.
    Waxaana keenay Anthony James oo ahaa wasiirkii maaliyada

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 7 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 lasqoray meel dooni istagi karto maba aha waqtigi kacaanki iya meel laga kaluumaysto oo doonya yaryar lagu so xidhan karo dadka bariga sanag daga barbara baay sonkorta iyo timirta uu so doonan jireen

  • @mahamedhassan8380
    @mahamedhassan8380 ปีที่แล้ว

    Maansha allah awoowgay alle ha u naxariiiiiiste

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8nd 8 หลายเดือนก่อน

    Somaliland history

  • @sayidahmedmohamed235
    @sayidahmedmohamed235 ปีที่แล้ว

    ina aderow soo dhamestir

  • @abdikadirmohamedsiad2216
    @abdikadirmohamedsiad2216 ปีที่แล้ว

    wax badan Ayaan ka faaiiday xaqiiiqdii

  • @kx___k8191
    @kx___k8191 ปีที่แล้ว

    Qᴀʏʙᴛᴀ ʟᴀʙᴀᴅᴀ ʟᴀ sᴏᴏ ᴅʜᴀᴋʜsᴀᴅᴀᴀ

  • @AhmedDhakal-jv7sr
    @AhmedDhakal-jv7sr ปีที่แล้ว

    Dun dumadu maxay tartan

  • @Mariamitio
    @Mariamitio ปีที่แล้ว

    The origin of the name idoor.

  • @abdullatifjusuf6650
    @abdullatifjusuf6650 ปีที่แล้ว

    Dekeda karin weeye

  • @ahmedadan2745
    @ahmedadan2745 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah taarikh fican somaliland

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi1166 ปีที่แล้ว

    U sheeg qolada imika berbera sheegata

    • @hamseisko3247
      @hamseisko3247 ปีที่แล้ว

      Berbera 3 jeer bay h.awal weliba Nuux ismail kula dagaalamay ingiriis oo maraakiibtiisi Laga gubay markiibkii ugu weynaa ee Marry Anne Nuux Ismail baa gubay oo markii danbena saan kaga saxeexay badda berbera haddaad been moodayso googlka ku qor "Battle of berbera"

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 ปีที่แล้ว

    La isma caasiyo e, ninkani waa aqoon socota.

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra ปีที่แล้ว +2

    Waxaynu dhahnaa laynama gumeysan inagoo Ingiriiska tunka ku qaadi jiray.

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 ปีที่แล้ว

      Ma jiro Ingiriis tunka lagu qaaday.
      Lkn talyaani tunka lagu sido sawirkiisa waa arkay.
      Magaalo somalia kamida
      oo baargaal la dhaho baana sawirkaas laga qaaday.
      Sawir kale oo berbera lagu sheegay lkn inta websites laga qaatay photoshop lagu edit gareeyay oo berbera dul qorey baa jira.

    • @Redspittingcobra
      @Redspittingcobra ปีที่แล้ว

      @@mohamedmire8646
      Buugaagtii Ingiriiska Soomaalilaan ka qoray ayay sawiradani ku yaalaan ee orodoo kasoo baabii.

    • @ikranmohamud4789
      @ikranmohamud4789 ปีที่แล้ว +1

      @@Redspittingcobra hala yaabin dad badan yaa doorbida inay riyo ku noolaadaan. Waxaa laga cararyaa waxay xaqiiqadu tahay. Ingriis ma aabahayaa dhalay? Maxuu naga soo doonay hadaanu doonayan inuu na gumaysto?

  • @sarhasanyare8943
    @sarhasanyare8943 ปีที่แล้ว +1

    IIDOOROW MAA IDIINKU WACAN IN AAD MARWALBA AAD TAARIIKHDA SOMALIDA IYO SOMALILAND AAD BEEN KA SHEEGTAAN????

    • @IsmailJama-xo4gv
      @IsmailJama-xo4gv ปีที่แล้ว

      Waxaad ku beeniso ma haysaa. Wax akhri waa iga tallo, Haddii kale taariikh been u badan ee reeruhu isku maaweeliyaan ku noolow

  • @ABwaanGacalwanaaje.
    @ABwaanGacalwanaaje. ปีที่แล้ว +2

    Taariikh dhoob dhoob ah adigo ingiriis ku abtirsaday waxba Kaa dhagysan mayno aqoon ayaan ku leeyahay taariikh dhab ku samaysa ah dulli ilaa dulli

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 ปีที่แล้ว

      laabtaada uunbay ku eekaanaysa waxad aaminsantahay ee dadkale waxba ku yeeli maysid.
      Sayid maxamed isagoo keligii ah buu suldaanka u. yimi.
      suldaankuna ciidanbuu lahaa ingiriiskana horay u dagaalameen.
      oo kale territory bay xukumayeen.
      Markaas ka dib baa daraawishta la aasaasay.
      iyagoo ay kusoo biireen laba nin oo habarjeclo ahaa.
      xaaji suudi
      ina cabdulahi shixri.
      4 ninbaa asaasaay daraawishta.
      1- Maxamed cabdule xasan (spiritual leader /hogaamiye ruuxi ah).
      2 - Suldan Nuur Axmed Amaan(The derivsh suldan/suldaankii daraawiishta).
      3-Xaaji suudi(chief lieutenant/Hogaamiyaha Ciidanka).
      4-Cabdulahi Shixri (Foreign secretary/Xoghayihii Arimaha debeda).
      Saydika mooje intakale waa isaaq.
      Reerihii bilawgiina ogaden, dhulbahante, habaryonis iyo habarjeclo ba way lahaayeen.
      Sidoo kale majeerteen iyo warsangeliba way soo mareen.
      Reer walba waxba ka galay hadana ka baxay.
      Qaarna way ku waareen ilaa dhamaadkii.

    • @hassanfarah8417
      @hassanfarah8417 ปีที่แล้ว +1

      OGI OGI WAXAD DIIDAN TAHAY TAARIIKHDA DALKA SOOMAALILAND EE AADAN WAXBA KA OGAYN ADIGOO AH SOO DHAAF LAGU DHALAY.

    • @siciidcawil9894
      @siciidcawil9894 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh wa runta waxad ogthy tariikhda beente lagu sheegey uun hhhh ninkan ina ingris ma taqan malaha isaaq bad u haysta tariikhada geeska oodhanbu bartey

    • @Mohan_Abdullahi
      @Mohan_Abdullahi ปีที่แล้ว +1

      @@siciidcawil9894 u sheeg ninkan inu phd ka wata Cilmiga History oo jamacad Engriiska ku taalo u Wax kaso dhigay Waliba maadada History ga ayu dhigi jiray

    • @ABwaanGacalwanaaje.
      @ABwaanGacalwanaaje. ปีที่แล้ว

      @@siciidcawil9894 wax uu ka ogyahay malaha sababto ah qofku marku caadifadaysanyahay ama Inu taariikhda beenta ka sheego wax u barto waa isago kale Inu hawiye yahay urursamaale na waan ogyahay,qof cuqdad qaba taariikhda run kama sheego,waa ninka taariikhda sayid maxamed cabdile wax ka sheegay ee yidhi taariikhda sayidku been bay ahayd makaas ayaan wax ka dhagaysta hadana leh sayidka Ina amaan ayaa halganka IGA horeeyey kkk ma taariikhda 103 jirsatay ee aduunkoo dhan iyo somalina ogyahay buu wax ka badali karaa

  • @orange-kl1ig
    @orange-kl1ig ปีที่แล้ว +4

    War isaaqow gaalka xage u xambarteen bisinka 😂😂😂

    • @buraale134
      @buraale134 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

  • @khalidjamasho
    @khalidjamasho ปีที่แล้ว

    Been boodayaal badan gaal wuxuu qorto uun ma rumeesanee adi oo rabigeen warkiis inay beenalayaal yihiin nosheegey ma la inkiraaa ha weynen ayaa lagu leyahay bes warkooda

  • @hamseisko3247
    @hamseisko3247 ปีที่แล้ว

    Dadka soomali ugu hor ilbaxay ee timirta soomali kaga badalan jiray xoolo ee berbera aasasay waa Nuux ismail

    • @Mariamitio
      @Mariamitio ปีที่แล้ว

      God bless nuux ismaciil

  • @dalaiblob5073
    @dalaiblob5073 ปีที่แล้ว

    Maxaa loo yidhaahda isaaq lama dagalamin gumaysiga Sayid c xasan uunba la dalagimi jiray

    • @hamseisko3247
      @hamseisko3247 ปีที่แล้ว

      Reerkii ugu horeeyay ee Africa oo dhan gumayste la dagaalamay waa niman sacad muuse ah oo Nuux ismail la yidhaa googleka ku qor Battle of berbera maraakiibtii Ingiriiska ayaa lagu gubay oo uu ugu weynaa markabkii Marry Anne

    • @dalaiblob5073
      @dalaiblob5073 ปีที่แล้ว

      @@hamseisko3247 xamse xafada marka la kala guuro ayuun baad yabaysaa dadna waxay tagan yihin gumaysigay ushaqayn jireen rerkaasi intay dhanyihin darawish xata walaga qatay xafada lahayd

    • @hamseisko3247
      @hamseisko3247 ปีที่แล้ว

      @@dalaiblob5073 daraawiishta Xitaa waxa asaasay Xaaji suudi oo habar jeclo ah waxaana dhisay oo awood u yeelay Xirsi amaan oo Garxajis ah 7golaha sare ee xukumaysay daraawiish 5 baa isaaq ahaa 2na darood