20 $ Website Aad ka shaqeysan Kartid maalintii | Survey iyo Game kaliyah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024
  • Swagbucks www.swagbucks....
    Course Click BANK gelleschool.th...

ความคิดเห็น • 279

  • @GelleBashir
    @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +80

    Kuso biir Telegram Group kan cusub aan sameeyey fadlan t.me/gellebashir

  • @aal-rl2pb
    @aal-rl2pb 3 ปีที่แล้ว +68

    Walal dadkeni siiba Africa joga ilahay wax uma wayin lkn qadarti baa jirta dadalna uma yaro iyo xamali adigana si qalbi wanagsan wax alla waxad so aragtit oo kheyr ku jira xalal na ah ula so wadaag ilaah haku barakeyo mida kale sida waxa lola bixi karo inad no so shekto inshallah

    • @queensahraa2724
      @queensahraa2724 ปีที่แล้ว +3

      Haa sax m.a🥰

    • @Elmiyaaiin
      @Elmiyaaiin 4 หลายเดือนก่อน +1

      Ustaad Geele waxaan kugu darsan' lahaa markaad cashirka nasiineyso xoogaa hadalkaada boosiis iyo mowduuca aad ka hadleysana isla markiiba meel kale ayaad u boodeysaa marka si aan kuu fahanno noo kala dhig dhig Mahadsanid Ustaad.

  • @mireict9391
    @mireict9391 3 ปีที่แล้ว +8

    Adigoo lacag labexeesid soo dhig markaas ayaan ku aaminaa

  • @abdulkadirabukar4139
    @abdulkadirabukar4139 3 ปีที่แล้ว +16

    Bro Masha.Allah waad dadaaleysa
    Wey yartahay Somalida runta ka hadal lkn adigu Allah ku dhow runta ayaad ka hadashaa dhalinyarto waad ufaaideysaa thank 😊

    • @Naturalchanel734
      @Naturalchanel734 3 ปีที่แล้ว +1

      Iney runtuis tahy mxa kuxaqijisay

    • @casarliiq_channel
      @casarliiq_channel 7 หลายเดือนก่อน

      Websiteku mamnuuc ayu so qoraya

  • @jimaleahmed8836
    @jimaleahmed8836 3 ปีที่แล้ว +15

    Shb Qli wan ku Salama
    Hal dhib aya na haysata hadaan somalia joogno 90% not available ayay nagu dhibeen😔

  • @commodian375
    @commodian375 3 ปีที่แล้ว +4

    ustaad waadna garan taagantay allah hakaa abaaliyo

  • @amalmediashow9204
    @amalmediashow9204 2 ปีที่แล้ว +4

    Waan kaaga mahadcelinaa sidaad noogu kala qeexday. Keep going

  • @abouade1888
    @abouade1888 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow brother that's good news & thanks my dear

  • @AFGAAB__MEDIA
    @AFGAAB__MEDIA 11 หลายเดือนก่อน +1

    shp bashir gaale video wuxuu isoo gaadhay 2023 ee webste ma shaqaynayaa iminka hadii aan is ticmaalo

  • @fadximustafe9291
    @fadximustafe9291 2 ปีที่แล้ว +10

    Thanks wll lkin video aad ku sharaxaysid sida lacagta loogalabaxayo kaama ahyo pro plz so samee

  • @Bartabulshada101
    @Bartabulshada101 3 ปีที่แล้ว +2

    pro iyo cons amaad kala sheegtid wax walbo easy come easy go mahane

  • @xoghaye24onnline19
    @xoghaye24onnline19 3 ปีที่แล้ว +2

    agree to all miyaan ku dhuftaa

  • @ahmedabdirashiidabdilaahi1043
    @ahmedabdirashiidabdilaahi1043 3 ปีที่แล้ว +5

    Thanks wll

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +2

      Welcome wll

    • @daacadofficial5674
      @daacadofficial5674 2 ปีที่แล้ว +2

      @@GelleBashir wll wepsite perfect money lacag lagala baxo inoo soo Raadi 🙏👈

  • @shariifali5435
    @shariifali5435 ปีที่แล้ว +1

    Mashaqeynayo Website

    • @SalmoAbdirisak
      @SalmoAbdirisak 3 หลายเดือนก่อน

      Haa Ani waa I shaqeen wayay

  • @Bashkamovies
    @Bashkamovies 3 ปีที่แล้ว +1

    Swuckbuks kama shaqeeyo Somalia sxb anigaa horay ugu daalay adi waxaan umalaynayaa soomaaliya waad ka baxsantahay

  • @ezmailchannel9997
    @ezmailchannel9997 3 ปีที่แล้ว +1

    Perfecty money malagu isticmalikaraa

  • @ibromoh6457
    @ibromoh6457 3 ปีที่แล้ว +1

    Niyow wax na taabsii sxp sida lacag loo eego sida wax loogala wax kala dhimanbaad nagu wareerisaye sxp

  • @jipriljama4832
    @jipriljama4832 3 ปีที่แล้ว +3

    Perfect money ma lagula bixi kara lacagta

  • @newtrailers6739
    @newtrailers6739 3 ปีที่แล้ว +2

    Debit card iyo mastercard
    1xabo ma isku noqon karan mise waa 2card oo kala Duwan?

  • @xasnmaxamed3534
    @xasnmaxamed3534 8 หลายเดือนก่อน

    Wad mahad San tahay Maclin gelle bashiir❤

  • @bashiirabdiwerar8549
    @bashiirabdiwerar8549 3 ปีที่แล้ว +4

    Waad mahdsanthay blzeh PayPal maad nagu caawisid sidah adoo somaalia joogah aad ku samaysan lahayd adoo mahdsan🙏

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +2

      Wn ka sameeyey already bro

    • @ibromoh6457
      @ibromoh6457 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir linkiga soo Dhig sxp

  • @boqorkastylka9655
    @boqorkastylka9655 2 ปีที่แล้ว +1

    legendow surveys ka marka lagudhufta wuxuu dhahaa take your first 3 min survey then age gali ,postalcode gali cml intaasna madhafayo

  • @AminaLuckyOfficial
    @AminaLuckyOfficial 3 ปีที่แล้ว +3

    mashaAllaah

  • @Gulled_ahmed_Hashi
    @Gulled_ahmed_Hashi 3 ปีที่แล้ว +3

    App ka aan donayo in aan la so dago i fahn sii mxuusa igu an facaya master card malagula bixi kara

  • @mohamedtechnology6138
    @mohamedtechnology6138 3 ปีที่แล้ว

    Thnkz teacher

  • @user-ql7ei2tt2g
    @user-ql7ei2tt2g 7 หลายเดือนก่อน

    Inteeen kaala soo xiriiri karaaa wllo

  • @abdurazakelmi1779
    @abdurazakelmi1779 ปีที่แล้ว

    Walaalow adoo mahadsan hadagdagine si tartiib ah wax u kala dhigdhig hadalkaagana dadka kadharji

  • @sharingmohammed2958
    @sharingmohammed2958 3 ปีที่แล้ว

    Ustaadkaygii maclin
    Waan ku wataa

  • @bashiiroromo7689
    @bashiiroromo7689 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a lkn noosoo sameey website yada lagula bixi karo lacagta ee perfect money ga

  • @Ciize34
    @Ciize34 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad linkga discretionka so dhigtay ma shaqeynayo

  • @mohaaliofficial6283
    @mohaaliofficial6283 2 ปีที่แล้ว +1

    Ani wax kasta waa iga yeely 14 baa shaqeeyy ano marocco joogo lkn aida loola boxo lacagta lagaama hayo ustaad taasna kasoo hadal

  • @sheekhmustafe2
    @sheekhmustafe2 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb waxaad ka soo hadasha wabset wax lagu qoro oo lacag laga heli karo

    • @tuurxalaawo7710
      @tuurxalaawo7710 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll ana kaa cawin lkn waa english waxa lagu qoraya waxana la yidha GO TRANSCRIPT muuqaalo somali ah wad helaysa

  • @ahmedwalidayib8742
    @ahmedwalidayib8742 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxp PayPal kuna shaqeeyo Somalia dadka kuwanayaana wxy ubadan yihiin dad jooga soomalia.
    Mrka kahadal kuwa kushaqeeya wx Somalia laga gelli karro

  • @quenNura
    @quenNura 3 ปีที่แล้ว +4

    Somali maga shaqeeya wll website kan

  • @sandasaalim8597
    @sandasaalim8597 11 หลายเดือนก่อน +1

    marka aan galay wuxu isoo bixinayaa 403 forbidden muxu ka wadaa wll

    • @casarliiq_channel
      @casarliiq_channel 7 หลายเดือนก่อน

      Same wlhi😂
      Garacu views bu nagu raadsaday run iyo beenba uso galiya😂😂

  • @daganmuuse4301
    @daganmuuse4301 2 ปีที่แล้ว

    Keep going pro

  • @Mustafe-ahmed
    @Mustafe-ahmed 6 หลายเดือนก่อน

    after 2 year is forbeden

  • @xarbixaaji1866
    @xarbixaaji1866 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a ustaad

  • @IndhodeeromaameHusein
    @IndhodeeromaameHusein หลายเดือนก่อน

    Sidee ayaa isku diwaan galin karaa

  • @fikradwaahankeena
    @fikradwaahankeena 3 ปีที่แล้ว +2

    Sidee loogu sameeyaa wllky

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Video bn ba ku sharaxey wll daawo

  • @ibbrahimkosaar1887
    @ibbrahimkosaar1887 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsan tahay sxp lkin sideen lacagta ugla bixi karaa marka aan joogo Somalia

  • @mohamedaweysaadam9742
    @mohamedaweysaadam9742 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @mustafc
    @mustafc หลายเดือนก่อน

    Ustaad wuu gali wayay swagback ee qaabkee loo galasoo hadal

  • @hamsehaaji6938
    @hamsehaaji6938 3 ปีที่แล้ว

    Mashaqaynayo nio

  • @xikmad7
    @xikmad7 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxpow wibesite-ka somaali kama shaqeynaaayo miyaa

  • @zakariyeshariif4934
    @zakariyeshariif4934 2 ปีที่แล้ว

    Wabsaydka mashaqeenooyo markaaku dhuftay

  • @aliabdullahi6170
    @aliabdullahi6170 2 ปีที่แล้ว

    Waa shabakad sirdoon waan isdiwaan galiyay lkn waxay leeyihiin xogtaada
    Waxay u gudbaysaa cidkle War wll maxaadnaga dhibysaa

  • @axmedsalaad8522
    @axmedsalaad8522 3 ปีที่แล้ว +1

    Website lacag uu kasameeyay qof somalia jooga majira ustaad

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Dadka Somalia joogo haka so jawaban su’aashan

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlloh wuu ii shaqeyn weyey

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Vpn kuso kici wll

    • @khalifagaming1632
      @khalifagaming1632 3 ปีที่แล้ว

      Sxp vpn website wa laguso kicin kara lkn signup naga didaya

  • @shucaybhusein3910
    @shucaybhusein3910 3 ปีที่แล้ว +3

    Website kaan wala xamilay pro

  • @qadhib5stars558
    @qadhib5stars558 3 ปีที่แล้ว +1

    Wabsayka aad isheegtay macalin ma shaqeenayo iyuu i dhahay ma wadanka somalia miyuu diidan yahay

  • @ababinaone6013
    @ababinaone6013 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad linkiga swagbucks ma iga yeelayo inaan iska diiwaan galiyo waxana joogaa yurub ee habka igu fiican iisheg insha allah.

  • @ShortQuraan-karim
    @ShortQuraan-karim ปีที่แล้ว

    gudomiye inan ka shaqesto ban rabah yaa iga cawinayo

  • @hamzeayanle5856
    @hamzeayanle5856 2 ปีที่แล้ว

    Haaye zxp wlhy waxba kaama fahmo

  • @BashiiraxmedBashir
    @BashiiraxmedBashir 3 หลายเดือนก่อน

    Website ka magaciisa soo qor

  • @SacdiaAbdirisaq-jn1fw
    @SacdiaAbdirisaq-jn1fw 2 หลายเดือนก่อน

    Sidee wax loogala baxayaa mrka hadaan lacag ka sameeyoh ma bank card buu iga rabaa

  • @mohedabdiaziizmohed9537
    @mohedabdiaziizmohed9537 3 ปีที่แล้ว +1

    Mudane somalia ma paybal ayaa ka shaqeeya lacagna malagulaso bixi kara

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Kaliyah wad diri karta Somalia

  • @drkaremphmohmoud
    @drkaremphmohmoud 2 ปีที่แล้ว

    Somalia Sow Laguma Isticmaali karo Walaal.

  • @dianarome4941
    @dianarome4941 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waan rawaa wl sidee lo sobsadaa igo waaci

  • @mohamedtechnology6138
    @mohamedtechnology6138 3 ปีที่แล้ว +2

    Brother waxan kuweydiyay xaga answer zifiican usharax ood lacagta lagasameyo mida kle laiskagama diwaangalinkaro no message buu soosaarayaa waana in lalaxidhiidhiyo vpn

  • @cute_vidoes
    @cute_vidoes 5 หลายเดือนก่อน

    nio wxa ku dadasha marka so gudbinaysa meel lacag laga sameyo please payment methodka melahas lacagta laga samaynyo ha ahato kuwa laga heli karo somalia sida payeer ama perfect money ama payoneer❤

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 4 หลายเดือนก่อน

    Wll magacisa waa idhin soo digaya alya dahdhe mana arko mxa sameeya wal

  • @cazaanyomedia1829
    @cazaanyomedia1829 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad 1mar nosoosamey adigo sameyneysid lacagna Kala baxaa waxada waxba lagama fahmaayo

  • @suusaanofficial9413
    @suusaanofficial9413 2 ปีที่แล้ว +2

    War Boowe Beenta Naga Dhaf ma Shaqaynyee😂😍

  • @ahmedpupg199
    @ahmedpupg199 3 ปีที่แล้ว +2

    Sxb waxaa jiro game caadi lacak laga sameeyo Ma garanaayo in ay run tahay iyo in kale sxb marka sxb video ka soo sameey sxb

  • @dulmididmedia6582
    @dulmididmedia6582 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustad aniga Kenya ayan jogaa paybal ka se lacagta uga la baaxa fadlan iso sharax

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Balance kaga ma arki kartaa hadad Kenya jogto

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 2 ปีที่แล้ว

    Postal code ayuu i dhaafin la'yahay sxb su'aashaas see looga jawaaba, xitaa my postal code waan galshay wuuna iga diida

  • @liibojo5509
    @liibojo5509 2 ปีที่แล้ว

    Sxbow sifiican nofahasii adi

  • @ayuubcade6600
    @ayuubcade6600 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad midan kuway diiyo Lacgata Telephonka man kala bixi karaa

  • @MaxamedCumar-hu1rr
    @MaxamedCumar-hu1rr ปีที่แล้ว

    Forbidden weeye zxp mxaa xal ah😊

  • @qarashcali5227
    @qarashcali5227 2 ปีที่แล้ว

    Wll gelle aniga waxan jogaa Somalia lkn Swagbucks ka ee maxan ku sameeyaa??

  • @barofarshaxanka6780
    @barofarshaxanka6780 2 ปีที่แล้ว

    Perfect money miyavlagalabaxaya

  • @MohamedAli-iw2oc
    @MohamedAli-iw2oc 3 ปีที่แล้ว +1

    maalinta qiima cayiman maa lii ogolyahay 20 markan geyay answer kale an ka shaqeyo ma la so dhigayo

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wax inta aad rabtid bd ka shaqeysan karta wll

  • @usamecilmi2015
    @usamecilmi2015 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsnid wll waxad kaso hadasha Tesla sida looga shaqeso

  • @Bartabulshada101
    @Bartabulshada101 3 ปีที่แล้ว

    Swagbucks somalia kama shaqeynayo sidan filayo tankale survey qaar somalia restricted ayey ka yihiin waxkale sheeg

  • @aal-rl2pb
    @aal-rl2pb 3 ปีที่แล้ว +1

    Paypal markan dhahay meel banki card laga giliyo ama wax loga qoro ima so sarayo ustaad

  • @natureandmotivation2536
    @natureandmotivation2536 2 ปีที่แล้ว

    Likiga noso dhig an ka faidysane hada somalia jogo maka shaqysan kara paypal kama shaqeyo xagayage

  • @faaizamohamedabdi9430
    @faaizamohamedabdi9430 2 ปีที่แล้ว

    Wll 2 sb kaliya ayuu isinaya waxas oo options ah ima tusayo

  • @sakariyesaki2724
    @sakariyesaki2724 2 หลายเดือนก่อน

    War zxp wan isticmala video ka soo samee sida lacgata logala baxo

    • @ubaxabshir651
      @ubaxabshir651 2 หลายเดือนก่อน

      Hada isticmasho o Runta aatahy plz aanwaxka faidee inte kalasoxirira

  • @qeyrechanal6245
    @qeyrechanal6245 2 ปีที่แล้ว

    Maslax cali aadan

  • @indhoyare7729
    @indhoyare7729 3 ปีที่แล้ว +5

    Wllo 10 days Ila 30 days ka dib Ayuu shaqaynaya ayu dhahay wlllo

  • @Zaydmedia913
    @Zaydmedia913 3 ปีที่แล้ว

    Ustadow waxaa joogaa kenya paybil sidee wax loola bixi karaa mala sameysan karaa ustaad
    Mahadsanid

  • @farhiafaytamin7761
    @farhiafaytamin7761 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah

  • @suzansaad2454
    @suzansaad2454 2 ปีที่แล้ว

    bro dadka wadanka joga ma isticmali kara pl inad iso jawabtid ayan rajaynaya

  • @dahirkhalid8352
    @dahirkhalid8352 2 ปีที่แล้ว

    Zhp Emil wuu ididay ee wll ma kukale ayuu rabaa

  • @sharingmohammed2958
    @sharingmohammed2958 3 ปีที่แล้ว +1

    M.sh Allah

  • @ConfusedBaseball-vv5ds
    @ConfusedBaseball-vv5ds 3 หลายเดือนก่อน

    Geele wll PayPal account aniga ma furan karta

  • @daacadyare321
    @daacadyare321 2 ปีที่แล้ว

    Sxp mashaqeenaayo wobsaidka maxaa jiro

  • @meelwacanhaye77
    @meelwacanhaye77 2 ปีที่แล้ว

    Asc wll lacagta sideen uqaadan karaa oo xageen kaqadanaya wll

  • @maxamedamiin4329
    @maxamedamiin4329 2 ปีที่แล้ว

    Sxp website kaan I imagine shaqeynaayo

  • @MaxamedMahamed-zn6bd
    @MaxamedMahamed-zn6bd 2 หลายเดือนก่อน

    Fb miyaa mise google

  • @ibrahimabdirizack6298
    @ibrahimabdirizack6298 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb somalia ayaan jooga marka bal talo noo yara raadi appku kuma shaqaynaye VpNka mabadalan karna

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Haa bro badalo

    • @ibrahimabdirizack6298
      @ibrahimabdirizack6298 3 ปีที่แล้ว +1

      @@GelleBashir bashirow sidii loobadali lahaa baa yara challenge igu noqotay marka sxb Qaali meel aan kaalo soo xidhiidho ii yara sheeg oo private waxbadan baan kawaraysan laha mahadsanid sxb

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Instagram ka bro

  • @alphacadeofficial6328
    @alphacadeofficial6328 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanisanid ustaad maishaqeynaayo aniga somalia kama shaqeynaayo miyaa

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Vpn kuso kici wll

    • @alphacadeofficial6328
      @alphacadeofficial6328 3 ปีที่แล้ว

      @@GelleBashir waxaan ku isticmaaalayaa computer qaabkee ugu soo kiciyaa miyaa soo dowload gareeyaa boos

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Haa bro

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin kaama hayno linkigii

    • @GelleBashir
      @GelleBashir  3 ปีที่แล้ว

      Descriptions ka eeg bro

  • @iu4396
    @iu4396 3 ปีที่แล้ว

    Zhp website kan Somalia kamashaqeeyo

  • @daganmuuse4301
    @daganmuuse4301 2 ปีที่แล้ว

    Sxp waxan ku dhahay Gmail kii.wuu iigu samaysmi waayee email kaliya.ayuu Rabaa.isoo jwb plz

  • @craxmaanmaano
    @craxmaanmaano 3 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @orhaanabdirahman1964
    @orhaanabdirahman1964 2 ปีที่แล้ว

    Wr wllo maku isticmaali karaa webkan smart phonkeyga.

  • @idirisjamac1074
    @idirisjamac1074 หลายเดือนก่อน

    Zxp lama gali karo website ka maxaa qaldan

  • @haruunalrashiidhero8515
    @haruunalrashiidhero8515 3 ปีที่แล้ว

    Walal waxaas ma runtaaa adiga wax ma ka heshay adigooo ilahay ka baqayaaa wallal