KU BARO GRAPHIC DESIGN-KA QAAB BILAASH AH.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 พ.ย. 2021
  • ku baro graphic design-ka qaab bilaash ah oo raac steps- kan
    1.Baro aasaaska
    sida Typography, Colour Theory iyo Layout ka
    2.Baro Softwares
    sida adobe adobe photoshop, adobe illustrator, adobe indesign ama softwares shirkada INFINITY sida infinity designer, infinity Photo, iyo Infinity publisher.
    3.Ku biir Graphic design Community
    sida facebook group yada ama Pinterest si aad uga hesho diiri gelin casharo
    4.Ku celceli
    ku celceli design-ada aad sameyso si aad ula qabsato howshuna kugu fududato.
    wixii su'aal ah ee aad hayso iga soo weydii telegramka hoose
    t.me/joinchat/ZAtI_9pnOU0yNmE0
    kusoo biir channelkeena telegram
    t.me/joinchat/kvPMkdeGMqBhZDg8
    subscribe and share
    follow Me
    I make these links short
    Facebook : Sulubgraphics
    Instagram: sulub_graphics1
    Telegram | discussion group : t.me/joinchat/ZAtI_9pnOU0yNmE0
    Tiktok : / sulub_graphics
    ‪@GARAADSO‬ ‪@SatoriGraphics‬
    music copy-right
    The Success by Keys of Moon | / keysofmoon
    Music promoted by www.chosic.com/free-music/all/
    Attribution 4.0 International (CC BY 4.0)
    creativecommons.org/licenses/...

ความคิดเห็น • 53

  • @zuhaabdi1425
    @zuhaabdi1425 ปีที่แล้ว +4

    Vedio gani wxu noqdey kii ugu qiimaha badna een daawado baahiyo bdn oo aan u bahna inan ogaado meel aan ka bilaabo ayaad ii fududeysay alle qayr bdn hku siiyo wllo❤

  • @libanali556
    @libanali556 2 ปีที่แล้ว +4

    Mashalh macalin mahadsanid 🙏🙏

  • @abdirizakabdullah1608
    @abdirizakabdullah1608 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a allha ka abaal mario ustaad

  • @hassanamin5900
    @hassanamin5900 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah walal

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 ปีที่แล้ว +2

    Thanks wll allaha kusharfo 🙏❤

  • @nurdirowa.3086
    @nurdirowa.3086 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid macallin 100%

  • @ilaarag3401
    @ilaarag3401 2 ปีที่แล้ว +3

    Thank you so much teacher

  • @clphatahmohamoud-kr1ld
    @clphatahmohamoud-kr1ld ปีที่แล้ว

    Masha allah❤

  • @mohavic1740
    @mohavic1740 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid Eng

  • @raidal-dacwa7969
    @raidal-dacwa7969 2 ปีที่แล้ว +1

    Waad mahadsantahay mudane

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah wll si balaadhan baad noo hoga tusaalaysay alle haku barakeeyo.

  • @Podcast.FAQRUDIIN
    @Podcast.FAQRUDIIN 2 ปีที่แล้ว +1

    Thnks indeed teacher

  • @abdikanimohammad1690
    @abdikanimohammad1690 2 ปีที่แล้ว

    Alle Haka Abaaliyo Ustaad

  • @user-cl5ly5du1i
    @user-cl5ly5du1i 9 หลายเดือนก่อน

    i proud of you bro thank you very much

  • @abdirahmaanahmed1832
    @abdirahmaanahmed1832 ปีที่แล้ว

    ALLE haku Sharfo prother

  • @curin22
    @curin22 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahad sanid Ustaad🙏

  • @sakiyayussuf8460
    @sakiyayussuf8460 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid pro

  • @ibraic4559
    @ibraic4559 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @zaziinaedit6298
    @zaziinaedit6298 ปีที่แล้ว

    mahadsanid❤️

  • @amiinloxos381
    @amiinloxos381 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll aad baad umahad santahy talooyinkaada

  • @Abdisamedowil
    @Abdisamedowil ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllkyow

  • @hamdaali4887
    @hamdaali4887 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll waxbadn baad noo faaiidaysay
    اللله يجزيك

  • @mohamedabdulahi3174
    @mohamedabdulahi3174 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks bro

  • @abdinasirismacil9951
    @abdinasirismacil9951 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @mamakelungo7522
    @mamakelungo7522 ปีที่แล้ว

    Wll mahadsanid ad Aad icawisay 🤌👑✨💯🤍

  • @fahiyejr1930
    @fahiyejr1930 2 ปีที่แล้ว

    thank you

  • @tariikhtowbah4346
    @tariikhtowbah4346 2 ปีที่แล้ว +1

    thanks

  • @user-db4qm2og9p
    @user-db4qm2og9p ปีที่แล้ว +1

    i cant thank you enough mahd sanid 100% allah haku xafido

  • @AB-880
    @AB-880 2 ปีที่แล้ว +7

    Macalin Adobe Illustrator maad dhamaynee goormaad dhamaynay
    Montio Graphics-kii iyaga goormaad bilaabay (Premiere Pro ama After Effect)

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 2 ปีที่แล้ว +3

    Si San ugu shaqo tag no imi ka video editing ka, iyo GRAPHIC DESIGN ku waxa ay noq deen shaqooyin aad loo raadiyo cid taqaana.

  • @iidismailgaur
    @iidismailgaur ปีที่แล้ว

    Wad mahadsan tahay walal sulub graphics wax badan ayad noo faaiideysay

  • @sakeriyemohaan
    @sakeriyemohaan ปีที่แล้ว

    M.a zxp wax baad iibidhaamisay alle cimrigaaga jadheereeyo

  • @YasiinBatiiq-qf3us
    @YasiinBatiiq-qf3us ปีที่แล้ว

    Asc wll

  • @daufabdirizak370
    @daufabdirizak370 2 ปีที่แล้ว +2

    Macalingayga garaadso wax waad ka baran dontaan ku xirma

  • @jamalibrahim6298
    @jamalibrahim6298 ปีที่แล้ว

    Walaal in aan borto ayaan rabaa in badanna waa ku taabayey si talaabo talaabo ah ii fahamsii

  • @asmahassan93
    @asmahassan93 ปีที่แล้ว

    Macalin barnaamajka abode sideen u iibsanaa annaga oo somaliya joogna

  • @funnybabyandanimal.5834
    @funnybabyandanimal.5834 2 ปีที่แล้ว

    Sxp colour theory cashir inoga soo samee

  • @seadaadan487
    @seadaadan487 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @asobile2820
    @asobile2820 ปีที่แล้ว

    Wll applicationada adobe waa lacag sideen u bixan karnaa lacagtaas

  • @mustafeaadan71
    @mustafeaadan71 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad bad umahadsantahay zxb ee vedio editing kana so raaci

  • @zihaammohamed3026
    @zihaammohamed3026 ปีที่แล้ว

    Qof ka telephonkisa mu kabarn kra mise computer lo bahanyhy

  • @farhanomar1183
    @farhanomar1183 2 ปีที่แล้ว

    Waxad igu caawisay iaan waxbdan ka ogaado sida wax loo baadho

  • @hassanamin5900
    @hassanamin5900 2 ปีที่แล้ว

    Walal xaagen kaahela apps

  • @rayanhajihijaz8273
    @rayanhajihijaz8273 10 หลายเดือนก่อน

    Wax badan ban ka faa'iday hadaan been la sheegen mahadzanid wll

  • @jaabirOficial
    @jaabirOficial ปีที่แล้ว

    3da adope kee lagu bilaaba

  • @abdinajiibxiis5794
    @abdinajiibxiis5794 ปีที่แล้ว +1

    Asc wlllo

  • @guuleedmohammed4921
    @guuleedmohammed4921 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad shukran adooraaliya WhatsApp number kaaga noo sheeg ama Facebook page kaaga imi bilood baan si wacan ugu baran kar naa isga, iyo VIDEO editing kaba ?

  • @Richerr678
    @Richerr678 ปีที่แล้ว +1

    Beenta iska daa