Calanka Ruushka oo laga dajiyay magaalooyin ka tirsan dhulkiisa, waxaana laga taagay calanka Ukraine

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ก.ย. 2024
  • Calanka Ruushka oo laga dajiyay magaalooyin ka tirsan dhulkiisa, waxaana laga taagay calanka Ukraine

ความคิดเห็น • 19

  • @Mehdi-n7q7i
    @Mehdi-n7q7i 25 วันที่ผ่านมา +6

    Idaacada Reer Galbeed Baad Tihiin
    Ha Moodin In Cidna Na Fahansiiseen

    • @LeoMessi-ww4ry
      @LeoMessi-ww4ry 25 วันที่ผ่านมา

      Ruush miyaad aheyd adigu

    • @KhalifaCali
      @KhalifaCali 24 วันที่ผ่านมา

      @@LeoMessi-ww4ryhaa

  • @moreadyofficial3063
    @moreadyofficial3063 25 วันที่ผ่านมา +4

    BBC waa daba dhilif u shaqeeya yuhuuda

  • @Degankhadar778
    @Degankhadar778 25 วันที่ผ่านมา +3

    Ninkan yukreyn maamula wuxu noqday nin geesi ah oo hal adayg leh waxn islaha wuu is dhiibi doona marka laga awood bato laakiin waa geesi u bir dhigtay mid ka mida quwadaha adduunka taariikhda ku xusi dooonta

    • @maxamedxariir575
      @maxamedxariir575 25 วันที่ผ่านมา

      @@Degankhadar778 waa daba dhilif ay marwalba gaalada reer galbeedku garaab taagan tahay.
      Waana fulay aan garanayn meel ay maslaxad ugu jirto.

    • @DDSMEDIA1825
      @DDSMEDIA1825 25 วันที่ผ่านมา

      Walle beenta maha waa u jilib astay wakaa Manta ruushka yaaban oo is leh sidee dhiiqada uga baxaa

  • @Ahmeto517
    @Ahmeto517 23 วันที่ผ่านมา

    Ukraine Way I Awood Sheegatay Ruushka

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 25 วันที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey 💕 👌 💕

  • @maxamedxariir575
    @maxamedxariir575 25 วันที่ผ่านมา +1

    BBC waxay idaacad si dhab ah utaageeraysa reer galbeeedka
    Kaliya waxan ku qeexi karnaa cidaacad galbeeb
    Reer galbeed iyo Ukraine waa laga guulaysan doonaa
    😂
    Kanax ama ku farax😂😢😮😊

  • @KhalifaCali
    @KhalifaCali 24 วันที่ผ่านมา +1

    BBC. Arintaa macadayn karayso kulahaa. 😂😂😂

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 25 วันที่ผ่านมา +1

    Bbc iidaacad reer galbaad anaga maahine naaga joojiya propagandada

  • @yussufismael6314
    @yussufismael6314 25 วันที่ผ่านมา

    Ruushka wuu fashilmey asaga iyo iskudeykii gumaadka wadankii Ukraina

  • @abdirahmanmohamedmaalingaa4235
    @abdirahmanmohamedmaalingaa4235 24 วันที่ผ่านมา

    Alshabaab in ee ka adag thy dowlada somalia waa la ogyahay oo ceeldheere ilaa muqdisho ayeey isku furan kismaayo ilaa baydhabo sido kale wee isku furen muqdisho ilaa baladweyne ciidanka qaranka somalia awood aan cadi ehen ayeey la soo bexen hada masar ayaa dangiyo ugu deeqde 1000 ah iyo gawaarida fudud

  • @user-wr4hc4wg1n
    @user-wr4hc4wg1n 25 วันที่ผ่านมา

    Bbc idaacada yahuuda lacnatullah

  • @geeseyinamaclin881
    @geeseyinamaclin881 25 วันที่ผ่านมา

    Dad dhahayo bbc waa warbahin galbeed dee waa run lkn waxaa dhab ah in ruushka gudihiisa loo daatay ilaa isbuuc ku dhawaad welina Ukraine aan la jibin

    • @maxamedxariir575
      @maxamedxariir575 25 วันที่ผ่านมา

      @@geeseyinamaclin881 dharbaaxad ku dhici doonta yukrayn waxay noqon mid ay in basan ka shaleeyaan
      BBC waxay buunbuunisaa yukrayn

    • @Ahmed_editz__2
      @Ahmed_editz__2 25 วันที่ผ่านมา +1

      Ukrain loo lama jeeedo ee waa xasuuqa eey sahnuuniyaddu ka geeysaneeyso magaalada gaza sida eey iskaga indho tirayaan

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 24 วันที่ผ่านมา

    BBC baxa Yuhuudda iyo Reer Galbeedka Guska u dhuuqa beenalayaal baad Tihiin