Abdiwali Kingeero Fanaan Da'yar oo Cod Macaan Heeso bilaa Music ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 286

  • @abbasdj8647
    @abbasdj8647 3 ปีที่แล้ว +93

    Kingeero sxp maalin in aan ku cazuumo rajeynayaa,intii codkiisa ka heshey like ii saara

    • @xiisxaaji6336
      @xiisxaaji6336 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh dhamaan inti cod mcan dhe kkk

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 3 ปีที่แล้ว +77

    Walahi qofkii ugu qiimaha badna ayaa soo casuuntay mashallah waa da yar halkeedii ayuu dhigay ♥️♥️♥️

  • @shukripancakechannel3523
    @shukripancakechannel3523 3 ปีที่แล้ว +166

    Allow wax ka Qeer badan ugu badal wilkaa yar hesaha allow irsaqad ka kheer badan sii hees yaa allaah wlhi si niyad ah ayaan ugu duceeyay alle ha u aqbalo 🤲🤲

    • @najmaciise3003
      @najmaciise3003 3 ปีที่แล้ว +4

      Aamin yaa rabi codkas macan in uu qur aan ku aqriyo ayan jeclahaa allow so hanuuni

    • @hodankeyf3592
      @hodankeyf3592 3 ปีที่แล้ว +1

      اللهم آمين يارب العالمين

    • @shukripancakechannel3523
      @shukripancakechannel3523 3 ปีที่แล้ว

      @@najmaciise3003 aamiin yaa allaah abaayo

    • @nimoahmed4141
      @nimoahmed4141 3 ปีที่แล้ว

      Amin ya allah

    • @bureeqoabdukadir5030
      @bureeqoabdukadir5030 3 ปีที่แล้ว

      Plz xasusta wariyasha noso celiya xasan cade waxeyso

  • @Ayaanwadani
    @Ayaanwadani 3 ปีที่แล้ว +39

    Wooow masha Allah waan Hubaa in uu fanku kuu bahan yahay wallkey Cabdi wali 👏👏💯❤

    • @Maxamedcumar-uf1et
      @Maxamedcumar-uf1et 10 หลายเดือนก่อน

      M.a wllshey adaa dhiman wareysigaan ee fiiri quruxeylanbarkaada iisoodir oky

  • @MaryamMohamed-ru6fr
    @MaryamMohamed-ru6fr 3 ปีที่แล้ว +34

    Karaan waa degma qeema badan lkn nin walba wuxuu hadlaa garaadkiisa hora u soco nin ku gaare lawaa sidoo kale safiyo iyo bilkheyr iyagune waa top

  • @kaphizoothmani1117
    @kaphizoothmani1117 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh wilkan yarka cod fcn buu leyahay habo ha noqonin fananinta balwada leh iyo kuwa dhaqanka xun waxa iga ka muqada aqlaaq

  • @fartunahmad7054
    @fartunahmad7054 3 ปีที่แล้ว +21

    Fanka lama qasbado ee waa hibo ilah bixiyo axsan cod masha allh

  • @siradm
    @siradm 3 ปีที่แล้ว +65

    Yaaqshiid iyo iyo Kaaraan iyo Xamar intiisa bandanna dad marti-soor, maamuuska ku caana oo Soomaali barkeed ah baa daga ceeb iyo cay toona ma leh qofki ka xunna wixi hore ha iska illoobo, dhallinti shaqo iyo tacliin bay adeen jaadki iyo qoragi waa la dhigay alxamdullaall

    • @nimoahmed4141
      @nimoahmed4141 3 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo dadka labadaas dagmo dago xamar dhan ayee dagaan ayagaana leh gobalka banaadir dadka kalaqaadayo garaadkooda ayaa intaas laek.

    • @siradm
      @siradm 5 หลายเดือนก่อน

      Dad kale oo Soomaaliyeedna waa la lee yihiin.

  • @MohamedHassan-kf6xz
    @MohamedHassan-kf6xz 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah cabdi wali wuxuba cod macaanida kaga daray kartida iyo hadli ogida. You re the real LEGEND. Horay usoco.

  • @ridwanaden3086
    @ridwanaden3086 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiilkan yar wuxuu noqon doonaa, fanaanka laysku dilo, best artist in 2021

  • @abdiwahabhussein9201
    @abdiwahabhussein9201 3 ปีที่แล้ว +33

    Ninkan wa nin da,a yar koleey fanaanimada duruuf baa ku kaliftay. Allow arzaaq xalaala sii kana madoobee fanka..

  • @DalxiisChannel
    @DalxiisChannel 3 ปีที่แล้ว +4

    Yaa salaam,salaan qaaliya iga gudooma fanaanka iyo suxufiga wareysiga daadihinaya, hargeysa ayaan idiinka soo salaamayaa,good luck.

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 3 ปีที่แล้ว +10

    Wale cod alle wa kuugu deeqay Abdiweliyow Mashaa Allah Alle haku siyaadsho...

  • @ahmedibrahimosman6864
    @ahmedibrahimosman6864 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah you are outstanding boy and may God bless you really love Somalia ur brother Ahmed Ibrahim Osman from sudan

  • @bossybabe1587
    @bossybabe1587 3 ปีที่แล้ว +4

    Wow 🥰🙌🏽 masha'allah cod macana inankan yar 👌🏽❤️❤️ allah haku barakeyo walalo

  • @zeitunabdiabdi4522
    @zeitunabdiabdi4522 3 ปีที่แล้ว +2

    Abdiwali 😘😘😘favourite one....thanks xiisaha wararka

  • @sugowrage2221
    @sugowrage2221 3 ปีที่แล้ว +5

    One of the best videos and your visitor is a special young man with a very nice voice

  • @hodanhappy3705
    @hodanhappy3705 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend cabdiwali kingeero magac ka maskiin mahaa nolow mcne💝✌

  • @zahrahappy945
    @zahrahappy945 3 ปีที่แล้ว +11

    Karaan ma aaminsani in ay jirto degmo ka khiimo bdn viiva my degmo karaan♥️🙏

  • @asadabdullahi7620
    @asadabdullahi7620 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waa cajiib wana wil coska alla hibo usiyay xamar unuka hadanahay wan gulesay alx

  • @abdimalikxarago8437
    @abdimalikxarago8437 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi cod macaan ayu leeyahay abdiwali kingeero keep going waa fanaanka ugu da’da yar muqdisho

  • @hodanjama2062
    @hodanjama2062 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ninka weriya wan iska jeclhy waraysigisa kan yar macacisa ka helay kingeero

  • @EiidoHassan
    @EiidoHassan 3 หลายเดือนก่อน

    Cumar dhuule ayan so xasuus tayi alle haku naxaristo 😢😢

  • @xawo1592
    @xawo1592 3 ปีที่แล้ว +24

    M.a cod walayahay ? balsa aduun qiima malahan waa 2 maalmood ee musika ha joojiyo ha adeegsado codkiisa

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 ปีที่แล้ว +1

    Keeping sxb aad aad ayaa ku warestay fnnkena sml

  • @dulmidiidyare352
    @dulmidiidyare352 2 ปีที่แล้ว

    Shey mira Dacarrow, gadaashaadii waxaa fankii dhiiqo luguha u galiyay Faladagan laakin waxaa ka danbeeyay Abdiwali Kingeero oo kor ugu qaaday codkiisa macaan. Horay u soco mustaqbal iffaayo ayaad leedahaye.

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 3 ปีที่แล้ว +11

    Hada keente ninka aan rabay. Thanks sxb koronto we shall meet after you will be back. Stay safe

  • @anzaldahir9245
    @anzaldahir9245 3 ปีที่แล้ว +41

    Legend kingeero❤️

  • @mio629
    @mio629 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw ish calaa sood masha allaah bro cod illaahey wuu kugu deeqey 💞💖💖💖🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zaziyanolokozoyitzoyit7048
    @zaziyanolokozoyitzoyit7048 3 ปีที่แล้ว +6

    Legend koronto iyo abdiwali hor usoco guuleyso wan ku wata

  • @sacdiyoyuusuf9705
    @sacdiyoyuusuf9705 3 ปีที่แล้ว +5

    Wiilkaan yar aad baan uga helaa codkiisa. Maashaa Allah

  • @faisalformerchannel5228
    @faisalformerchannel5228 9 หลายเดือนก่อน +1

    ilmahan yar waa wada caqli
    Masha allah 🙏

  • @wadaagsansports9729
    @wadaagsansports9729 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdi wali ibraahim maxamed horay u soco adeer macaane guul🙏

  • @jojoabdi3634
    @jojoabdi3634 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi fanaan kaan fanaan lamida majiro kuwii danbe😮😮😮😮😮😮😮❤

  • @maryancayuuni2959
    @maryancayuuni2959 3 ปีที่แล้ว +13

    Wllhi wiilkaan kuwii tartanka muqdisho qabanaaayay weey gacan dugaaleeyeen lkn somali oo dhan ayaa uhiilisay

  • @billaldhaqane7533
    @billaldhaqane7533 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah kingeeron young boy wlhi waxa tahay xitigaha biri dalka uu ubahan yahay runti keep going

  • @abdinurmahamed2948
    @abdinurmahamed2948 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend 🙌 keep up though its haram or forbidden 🚫 musics 🎶 may Allah guide us the right path

  • @yonisdhadeeste112yonisdhad5
    @yonisdhadeeste112yonisdhad5 3 ปีที่แล้ว +6

    Abdiwali kingeero Allah u naxriisto Abe marka Adiga Dadada kma yara 21_22

  • @liibanmohamedali6799
    @liibanmohamedali6799 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah alla yacizak nolow lipx fanan da yare

  • @galadguule486
    @galadguule486 3 ปีที่แล้ว +4

    XIISAHA WARARKA
    Walal adigo raali ah yarkaan meel aan kala xiriiro iisheeg
    Waxaan hayaa dhowr iyo toban hees oo anigu sameeyay
    Marka qaar baan lajeclaaday in aan udhiibo
    Waxaana rajeenayaa in uu heesahaas hadii uu qaado ay hirgalayaan isna fankiisa sare usii kici doono
    ee fadlan ii sheeg meel aan kala xariiro
    🙏🙏🙏MAHADSANID🙏🙏🙏

    • @KaKa-ot5xm
      @KaKa-ot5xm 3 ปีที่แล้ว

      faladagn ku caawi asaa heeso la aan haysaa baryahaane

  • @berdilacshe6046
    @berdilacshe6046 2 ปีที่แล้ว

    Boqolkii waan tageraa fannka aad 🐅 buxdo siyy cabdi wali 2021.8 .18

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib wlhi labaduba
    Salaan sare from jamhuuriyada barakaysan

  • @noraabdirahmanmohamed834
    @noraabdirahmanmohamed834 3 ปีที่แล้ว +5

    Keep going codkiisu inaba caadi maha cabdiwali

  • @yusuffarah1551
    @yusuffarah1551 3 ปีที่แล้ว +5

    Absolutely amazing fanaan da,yar keep going pro

  • @Vikggj
    @Vikggj 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allaah fannan kan yar ee aqliga iyo codka macaan usaxibka ah

  • @maxamedilkacse2872
    @maxamedilkacse2872 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxp maruun waan hupaa anoo fanana inaan kinalkaaga imado 🤠

  • @cabdulahicabdi6158
    @cabdulahicabdi6158 3 ปีที่แล้ว +7

    Kingeero💜💜💜💯
    Xiisaha wararka

  • @yonisyare2015
    @yonisyare2015 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah abdiwali waa fanan fadhiyo

  • @mohamedmahmud6370
    @mohamedmahmud6370 3 ปีที่แล้ว +9

    kingeero horay usoco wlh ilaaa tartankii ayan kuwataaaa

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 3 หลายเดือนก่อน

    Waar wiilkani waa talents maasha Allah

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 3 ปีที่แล้ว +6

    Man shallh wilkan wan jcelhye horm wcan ❤❤❤❤💝

  • @yuusufahmed6707
    @yuusufahmed6707 2 ปีที่แล้ว +1

    Cod macan qurux iyo faraxdba waad isku darsatay

  • @ziyadayanle
    @ziyadayanle 2 ปีที่แล้ว

    Waaaw runtii waa fanaan dayar horu soco

  • @davidjohn1285
    @davidjohn1285 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesta Xoomaado ee Cabdiwali yare qaaday ee Cabdi Tahliil qaadi jiray walaahi sida uu keenay waxa ay igu noqotay layaab!
    Masha Allah, nabad qab iyo barwaaqo ayaan kuugu duceeyay walaal qaali.
    Hargaysa inaad noogu timaado ayaan rajaynayaa.

  • @farahhassan7829
    @farahhassan7829 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha alah Cod ilaah siiyey Cabdi Wali kingeero legend

  • @Haibe571
    @Haibe571 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah waa Fariid yar oo dagen

  • @somaalivideo5732
    @somaalivideo5732 3 ปีที่แล้ว +20

    Keep going young bro 🥰🙏

  • @muuna8
    @muuna8 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh cod qurux badn oo aad umacaan

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 3 ปีที่แล้ว +3

    Fanaan iga dheh, you make me Happy

  • @hassanhaji209
    @hassanhaji209 3 ปีที่แล้ว +1

    Ani wan wata kayar waa ugaaz💯🤴

  • @abdikafimasulka5331
    @abdikafimasulka5331 3 ปีที่แล้ว

    Allah ugu badalo badal khayrkisa wata ayan leeyahay waaxa wangsan haku irsaqo wallkay

  • @najmafarah6696
    @najmafarah6696 3 ปีที่แล้ว +4

    Cabdiwali jecliyaa ❤️❤️❤️❤️aboowe nooloow inta nolol jirto❤️

  • @abdirahmanali9176
    @abdirahmanali9176 2 ปีที่แล้ว

    Xaadaa I istaagte kingeero guul

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 3 ปีที่แล้ว +4

    Kingeeero waa erey sawahili ah tukaha ayaana layidhaa hadii ana qaldin lkn erey ahaan sawhili kaso jedaa guulso wall codkaaga kudhex jogta somaali kunguru kingeera kingereza war yaa soshega macnaha kingero

    • @Imanx602
      @Imanx602 3 ปีที่แล้ว

      Nope... you mean kunguru?

  • @Abdihakim.Ali_10
    @Abdihakim.Ali_10 3 ปีที่แล้ว +8

    Hooyo Meeday Halmar Masoo qadin Xtaaye 😭😭😭😭

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 3 ปีที่แล้ว

      Macquul iney dhimatay

    • @Abdihakim.Ali_10
      @Abdihakim.Ali_10 3 ปีที่แล้ว

      @@sheekadaDahab
      Haa Lkn Aapihiba Isago Dhintay Shegy

  • @seynababdullahi5910
    @seynababdullahi5910 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a abdiwali keep going

  • @canabcayuuniofficial6214
    @canabcayuuniofficial6214 3 ปีที่แล้ว +4

    watching from Ankara

  • @AbdulkadirMohamad
    @AbdulkadirMohamad 3 ปีที่แล้ว

    Waa wiil da'ayar oo cod mcn oo fankeenii hore jecel oo nooleeyo

  • @waligaawanaagsanow1875
    @waligaawanaagsanow1875 3 ปีที่แล้ว +5

    Ar wiilkeeni ahaa kingero ♥️♥️

  • @amalabdighani7178
    @amalabdighani7178 3 ปีที่แล้ว +12

    Abdiwali✊His voice 🔥🤤🥱go forward ✊

  • @ahmedharir5863
    @ahmedharir5863 3 ปีที่แล้ว +2

    Libax wlhi kingeero cod karti iyo fan dhamaystiranba wad haystaa
    taagero buuxdo ku hayaa wll.
    Waxbarashadadna halkaas kasi wado tallada lagu siyay ha iska dayicin.

  • @Mukhtaar909
    @Mukhtaar909 3 ปีที่แล้ว

    Keep going ayey leeyihiin naarta ayey u wadaan been badanaaaa fanka ks har ayan ku dhihi lahaa

  • @shacniahmed6590
    @shacniahmed6590 3 ปีที่แล้ว

    Abduwali wiiiiil Cod macaaaaan ❤️❤️👏🏽👏🏽👏🏽👌🏾👌🏾👌🏾

  • @nimcawaayo4759
    @nimcawaayo4759 3 ปีที่แล้ว +3

    Codkaada alaha kuubaarakeyo apowe🤲

  • @deqdhiblawe2324
    @deqdhiblawe2324 3 ปีที่แล้ว +4

    Allfanaan abdiwali masha allah niin culuus

  • @amal7302
    @amal7302 3 ปีที่แล้ว +2

    Koronto waa iga qosliyaa macalin aad ku fiicnaan laheyd

  • @hassanadanmohamed5527
    @hassanadanmohamed5527 3 ปีที่แล้ว +5

    Young talented somali boy ..masha allah kingero

  • @fathiabdulkadirmohamed2664
    @fathiabdulkadirmohamed2664 3 ปีที่แล้ว +3

    Axsan cod abdiwali heybad iyo sharaf korkaaga ha ahaada

  • @siidkamaaxofficial1320
    @siidkamaaxofficial1320 3 ปีที่แล้ว +3

    Legend waye fananka ugu dadayar

  • @maxamedilkacse2872
    @maxamedilkacse2872 2 ปีที่แล้ว

    Ilana so xiirir zxp qli hady macqul thy

  • @mohamediiman9360
    @mohamediiman9360 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a wuxuu maanta ka cod macyahy fanaaniin caan ah

  • @taz667
    @taz667 3 ปีที่แล้ว +2

    Am forever a fan of you bro>>Team Arsenal x Barcelona

  • @darwiishdigeed7804
    @darwiishdigeed7804 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allah cod macaan

  • @relaxingmusicandnaturechan9628
    @relaxingmusicandnaturechan9628 3 ปีที่แล้ว +1

    wiilku si uu uso baxo hargeisa kaalay dheh muqdisho waad ku noqone

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 ปีที่แล้ว +6

    Abdiweli waa legend.

    • @darishore814
      @darishore814 3 ปีที่แล้ว

      Macnaha lagend hadaa taqaano waxa la dhaha qof fanka taariiq fog ku leh oo mudo dheer

  • @iidledaahir8381
    @iidledaahir8381 2 ปีที่แล้ว

    waw m.a allah dayo

  • @mahadkaka1463
    @mahadkaka1463 3 ปีที่แล้ว

    Mshallah bro keep going

  • @fadumocali3248
    @fadumocali3248 3 ปีที่แล้ว +2

    axsan cod Apdi weli❤

  • @IbrahimMohamed-sj4ov
    @IbrahimMohamed-sj4ov 2 ปีที่แล้ว

    Karotan naso qabo mar kale plz 🙏🙏🙏 his good legend we love

  • @Anas3738
    @Anas3738 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah igaarka allha kaso hadeyo heesaha

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 3 ปีที่แล้ว +1

    C/walli yare wiil iska jclhy cod eebe wa kusiyey wiilkena guleeso

  • @mohamedkassai2418
    @mohamedkassai2418 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going mashaalh

  • @daadirhassan3938
    @daadirhassan3938 3 ปีที่แล้ว +2

    masha allah cod oo alle siiye

  • @saynaboo2086
    @saynaboo2086 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wiilkaan yar yaaladayacin codka macaan leh allaha ku xafido

  • @maslahmohamud3022
    @maslahmohamud3022 3 ปีที่แล้ว

    Wan kuwata sxb qali Abdi wali

  • @umumahirofficiell3737
    @umumahirofficiell3737 3 ปีที่แล้ว +5

    Abtigay ilahaw kudaaaa💉🥰

  • @khaalidy
    @khaalidy 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a my brother 😍

  • @hibocabdullaahiofficial8935
    @hibocabdullaahiofficial8935 3 ปีที่แล้ว +5

    Ishcala cod masha allah

  • @saladyemohamed2186
    @saladyemohamed2186 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustad koronto iyo cabdi wali wan idin kaqadey

  • @RamlaAli-h3v
    @RamlaAli-h3v 5 หลายเดือนก่อน

    Fanaank horeuusocoo lakin ilkahagaa birahaaiskagaaxidhin saaas ayadquruxkutahaay