CASHO ROMANTIC AH UUSAN FILEYN AYAAN U SAMEEYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 368

  • @Atarishobadiyo
    @Atarishobadiyo  3 ปีที่แล้ว +109

    th-cam.com/video/84sYwozxXZ8/w-d-xo.html soo daawo wax badan kaso faideysaan

    • @deeqomohamuud73
      @deeqomohamuud73 3 ปีที่แล้ว

      🙏🙏🙏❤❤❤❤❤

    • @maxamedcabdiraxmaan208
      @maxamedcabdiraxmaan208 3 ปีที่แล้ว

      ATARISHO CIIL MAAD IGU DILAYSAAA HADAAN NAHAY ISKAA BULO

    • @zaynabibrahim4119
      @zaynabibrahim4119 3 ปีที่แล้ว +1

      Atrisho anina goormee ii sameeyeee

    • @muniramohamedabdi7287
      @muniramohamedabdi7287 3 ปีที่แล้ว +1

      🥰🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @user-kn2dx4og4k
      @user-kn2dx4og4k 3 ปีที่แล้ว

      😍😍😍😘😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @mohanapdi3273
    @mohanapdi3273 3 ปีที่แล้ว +184

    ROMANTIC MARKA MAQASHAY INTA SO CARARTAY LIKE ISKABULO 😁😁🤣🤣

    • @munaali4950
      @munaali4950 3 ปีที่แล้ว +2

      Iskabulo maahi wana kusaray 😅😅😅

  • @aishamohmed3669
    @aishamohmed3669 3 ปีที่แล้ว +33

    Masha alah 🥰 alaw waxay jecelyihin sii sabto eh manta dhan ayey ale dartii usomayn alaw si waxy jecelyihin

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 ปีที่แล้ว +53

    *fariinteyda hadii aa aragto allah dartiisa isoo booqo aboowe abaayo🙏😭❤🙏

  • @queenkaafizoh4784
    @queenkaafizoh4784 3 ปีที่แล้ว +22

    M.a lamaane aad u jeclahy farxad ku noolada inta ay nolol jirto waxa tihiin ddka kaliyah ee aan tabo baryo ay wax so dhigi wayaan wlshey atariisho io walkey nuurdiin il cadow rabi ha idinka haayo my family 😍😍😍❤🙏

  • @nasriinfarah9713
    @nasriinfarah9713 3 ปีที่แล้ว +6

    Wada jiro intey nolol jirto Muraadkiina iyo muradkena Allaha sahlo 🤲 Waxkasto khayr oo Qalpigiina kujiro Allah idin siiyo 🤲

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 3 ปีที่แล้ว +20

    Mansha Allah Ilahey ha idin siiyo ubad weyr qaba amiin

  • @faraxsancabdirisaq6733
    @faraxsancabdirisaq6733 3 ปีที่แล้ว +27

    Atrisho 1 sano iyo ku tageraay wliga love imasarin 😥

  • @Faatika22
    @Faatika22 3 ปีที่แล้ว +13

    We feeling it 🥺🥺 when we are single 💔🤦🏿‍♀️🤦🏿‍♀️

  • @suadoahmed977
    @suadoahmed977 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa soo manahay maanta inshalaah markaa afuraayo waa idiin so duceynaa inuu ilaahey owlaad dagdag lagu farxo idiinku irsaaqo inshalaaah

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah Raaliyo Atirisho Ninkii Helaa Nasiib Leh Nuura Diin ilaasho Raaliyo Atirisho Muraadkiinana Rabi Ha idinka Ajiibo

  • @violettakarm627
    @violettakarm627 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah Abayo I’m so happy for you ❤️❤️Allah will give you the thing you need insha Allah

  • @kalsoniduwaamuhiim6849
    @kalsoniduwaamuhiim6849 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah qurux alleh hydin xafido ehel mucashaq alleh awolaad khyr qabta hydin siiyo🤲

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 3 ปีที่แล้ว

    Bebe Allah idin siya bebe quruxbadan waan jeclaan lahaa inaa arko bebe dhaxdin jogee🥰🥰🥰❤❤❤

  • @ruweydaali7545
    @ruweydaali7545 3 ปีที่แล้ว

    M.a tabarakalah jcylkiina il xun iyo xaasidba ilhy ni kama tuso bayo
    Quluub adaga namiimku
    Qalbina maleh xasidiintu
    Qaarkood dhagaxa karoon
    Quraan iska Sara shartooda
    Qardhaasna ka xirta xijaba
    Ilhey awlad salixa hani siiyo oo bariyal ah adinka iyo aduun wenaha anfaca ✌❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @user-im1fl3ky5e
    @user-im1fl3ky5e 3 ปีที่แล้ว +12

    Dharkan aad ugu nuure Isla how Masha Allah 🤩🤩

  • @naciimonalka1305
    @naciimonalka1305 3 ปีที่แล้ว +1

    Horta atarisho badiyo video hadan dawaday ano kala so hdli rawo istgram ayaa jeclysty inaa inta ka shgo abyo mcn iyo dumashi horta farxdan mid ka weyn idin rajena iyo kuwi Isku noqda awoowe iyo ayeeyo inzha allah abyo mida kle oo muhiimka I ah Ina ku shgo waxa ku riyoday xly adi oo Gabar iyo wiil matano ah dhlyso wllhi xqiiiq ilaaa hada waan farxsanhy ilahyna haino rumeyo amiin yaa rabi abyo Wana ku jclhy adi iyo fmlkada

  • @najmamohamed733
    @najmamohamed733 3 ปีที่แล้ว +7

    The 0ne and 0nly nuuradin ND Atiriisha badiyoh we Love you waan dareemona waxd nagu SamaYnaysan kaftan le waaye❤😂😂

  • @ismahanhashi3902
    @ismahanhashi3902 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah amin Amin

  • @jiijoqueen1075
    @jiijoqueen1075 3 ปีที่แล้ว

    Mashlh tabaraka allaah abyo aboowe alle haidin zaaidiyo farxadiina

  • @sagalosman1473
    @sagalosman1473 3 ปีที่แล้ว

    Allh isku kiin dayo lamane aan jeclahaye runtii waxa tihiin dad walibiyo wanagsan lamne qurux badan allh waxa idnkagag barayaa awalaad bariyaa oo qayar qabaa inta aya idnak dhiman runtii allh idnsiiyo waliba gabar curada allh idnkugu deqoo

  • @hibomuxumedcisman4103
    @hibomuxumedcisman4103 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashlllh alllah idinka aqbalo sonkad somaneyd illhay muradkina gacanta midig haydinka siyo
    Alllah isku kin dhafo

  • @farhiyaahmed3897
    @farhiyaahmed3897 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashlh Rabiyow amurah iyo murad walbo hanisiyow abyo inshlh Amiin

  • @ANHARITA
    @ANHARITA 3 ปีที่แล้ว +20

    abaayo heesaha ka daay vidio yashada aad sartid walhi waa jeclahay inaa daawado lkn heesta ku nacay please ka daay abaayo waa codsi

  • @rahmoibrahim9020
    @rahmoibrahim9020 3 ปีที่แล้ว +2

    Atarisho adi nuurdiin isha allh niga qabto uwad qeerqawo allh idin siiyo mcanto

  • @munaraage5905
    @munaraage5905 3 ปีที่แล้ว

    Quruxeeey miiskaba ma sha allaaah abaaayo qish fcn aka qaatay thanks allaaah barakeyo reerka

  • @fadmaahmed2315
    @fadmaahmed2315 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah tabaarakallh Congratulation 🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️👑👑👑👑🙏🏼🙏🏼🙏🏼 brother and sister keep going ❤️❤️❤️❤️❤️waw waw wah wah ina baa cadima aha

  • @housseinguirehhoussein1701
    @housseinguirehhoussein1701 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah lamanaha qurux badan atarisho badiyo iyo nuurdiin.kl

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaaAllah Baraka Allahu lakuma Allah ha ini sahlo muraadkina awlaad kheer qabtana Allah ha idinku deeqo amin

  • @user-kd6ur1tb5s
    @user-kd6ur1tb5s 2 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الرحمن مبروووك
    Cadawgiina cagta hoostiisa hore usocda

  • @user-xt7mt6iq4d
    @user-xt7mt6iq4d 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa alaah

  • @hayathassan1319
    @hayathassan1319 3 ปีที่แล้ว

    Lamaanaha kaliyeee daaacada ku caaan ka ah
    Waan idin tagera bilawgiina ila imaka tagero N1 idiin ahay
    Illahy haysku kiin daaayo muraadkiino macsi lahayn allah haydin siiyo my couple's ❤🥰

  • @sajinaaanor5389
    @sajinaaanor5389 3 ปีที่แล้ว +5

    Lamana aan jclhy guuleysta mar walbo

  • @SANTIKUMI1
    @SANTIKUMI1 3 ปีที่แล้ว +1

    M,a m,a m,a nolada waqti Dheer oo leh caafimaad idinkoo bdn my sister and my brother.

  • @awaaleabdihassan6693
    @awaaleabdihassan6693 3 ปีที่แล้ว +8

    m.a lamanaha qarniga allah hanii barakeyo ❤

  • @mariaabdallah6298
    @mariaabdallah6298 3 ปีที่แล้ว +4

    Nuuradiin wuu baxay na leedahy haduu doono cameraduu u hayaa😂😁si kataba ha ahaatee waa idin taageeraa hormar wcan mansha allh ❤🥰

  • @farhiyomohumed1524
    @farhiyomohumed1524 3 ปีที่แล้ว +1

    Yes anaa ogu so horeeye😍
    Lamne aa jclhy alle haidin xafiDo melkistoo jogtaan😘

  • @qlbixabxab6808
    @qlbixabxab6808 3 ปีที่แล้ว +1

    insha allaah ilahy sonka ha idinka aqbalo muradaakina ha idin sahlo awlaad salixa insha allaah

  • @yacqubmoha8827
    @yacqubmoha8827 3 ปีที่แล้ว +3

    Xqiqda hdi lga hadlo wxa tihin lmaane ku dayzho mudan in bdan allha izku kiin daayo awldna allha ini siiyo nf fmly zhrfan

  • @bintiawes3947
    @bintiawes3947 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waha tihin lamano aniga aad iyo aad an jeclahay wahan idin rajenoya cafimad

  • @amtaffirahs3790
    @amtaffirahs3790 3 ปีที่แล้ว

    casho io bariis aaaa allha idin daweyo

  • @amiiraawed990
    @amiiraawed990 3 ปีที่แล้ว

    Msh allh tabarakallh allh yacizak cimrigiina allow barkeey❤💚❤🖤💙

  • @Diidnay
    @Diidnay 3 ปีที่แล้ว +4

    Insha allah mataano (NL iyo RL ) ayaan idin rajeynaa KL family

  • @Dunida191
    @Dunida191 3 ปีที่แล้ว +1

    Amiin yarabi haydiinka aqbalo muraadkinana ha idin siiyo

  • @nasriabdirasin3428
    @nasriabdirasin3428 3 ปีที่แล้ว

    M.Alllh ilhyga qadirkan adin baryeeh helah muraadkiina Abidna rabih idinma kaladiloh🤲🤲🤲🤲💋💋🥰💓💞💞

  • @apudykareim5444
    @apudykareim5444 3 ปีที่แล้ว

    Iskabulan ahay lkn MAsha allah idin leyahay Vidoe ga na 5 daqiiqo kapadan ma daa wan kari e Alle isha ha idinka hayo family qurux badan

  • @naciimayuusuf1963
    @naciimayuusuf1963 3 ปีที่แล้ว

    Mazha allah lamane aan jeclahay 💓 izha cadawga alle ha idin ka qabto wlzhy atarisho badiyo nd my brother nuradiin kl alle ha migiina ha idin rumeeyo alle awlaad khayr qabta ha idin ku deeqo waxad tihiin lapo qof oo aan aad u jeclahay waxad mudan tihiin in lay idinku daydo lamanahyga waxan idin leeyahay hore usocda waxad tihiin qoys lagu daydo cadwgiina cagta hoos tiisa farxadiinu waa farxadayada tageero buuxda idin ahay walaladayow nolozha farxad ku dhamaysta waxan idinka zoo zalamaya burco gopolkah🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️💟 ragah

  • @sahrocadey9480
    @sahrocadey9480 3 ปีที่แล้ว +3

    Mash allaah allaah idiin barakeeyo nolashiina

  • @fadumomohamed5600
    @fadumomohamed5600 3 ปีที่แล้ว

    Isha xasadka alle ha idinka qabo wllo

  • @hafsomaxamed7900
    @hafsomaxamed7900 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa alaah abayo family aanjeclahay waxxun alaa idinkaqabto aaamin yarabi 🤲🤲❤❤❤

  • @nimcomahamed8731
    @nimcomahamed8731 3 ปีที่แล้ว

    mashaa allah huno illahy ha isku kiin dayo isku waara qali ayad igu tihin ku daysho muradkina allah isin fududeyo isagoo khayra

  • @kamaalkamaal3159
    @kamaalkamaal3159 3 ปีที่แล้ว +2

    Farxadeena ilaahey ha iden waareyo
    Isha iyo cadowga ilaahow ha iden ka qabto

  • @naimanaima9148
    @naimanaima9148 3 ปีที่แล้ว +8

    mashallah

  • @nawaalnalka4894
    @nawaalnalka4894 2 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @manalbashir2015
    @manalbashir2015 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh abaayo iyo dumaashi ilxun idima aragto inaa dunida ku noshihiin wax xun ale idima tuso farxad iyo nolal wanagsan

  • @mohanapdi3273
    @mohanapdi3273 3 ปีที่แล้ว +4

    SINGLE HADA TAHAY LIKE 😥😥

  • @meyma_beauty
    @meyma_beauty 3 ปีที่แล้ว

    Waa walaashiin meyma oo idin leh soo boqo channel keyga cunta karinta idinka wax idinku ahay waxan arka kuwa ajaanibta oo maalma gudahood 100k kugaareeysa garab isiiya🙏...

  • @fadumomohamed5566
    @fadumomohamed5566 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @umumuscab4852
    @umumuscab4852 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah xbbty xajiga mar walba uroonow Allah idhin sharfa I'm so happy

  • @ikraanladanofficiall2690
    @ikraanladanofficiall2690 3 ปีที่แล้ว

    masha allaah ilxun idima aragto cadawgiina ilaah ha idinka haayo lamaane qurux badan kudayasha mudan keep going

  • @Fatush_siman
    @Fatush_siman 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah abayo aboowe waxa tihin labo quf aan aad ujeclahay allah nixafido allah qeer farabadan allah hanisiyo inshallah iskuwara oo ubad bari ah allah hanisiyo inshallah sister dear and brother dear me love you

  • @hyymoneybea3793
    @hyymoneybea3793 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a queen and king

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 3 ปีที่แล้ว

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah

  • @nimcoaden2222
    @nimcoaden2222 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allh

  • @maclinuweyscabdullahi2923
    @maclinuweyscabdullahi2923 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh abayo mcnto allh ha idiinkadhigo kowa iskuwaara anwaligod kalamarmin aamin aamin aamin

  • @maxamedxasan3097
    @maxamedxasan3097 2 ปีที่แล้ว

    Atriisho adigaba marka aad ahee waad iskaniyaysanjirtay marka aad arakto ama fiirsato dhibmalahan dedaalawuugaaraa dhibmalahan reeriskaabulo hadynunahay waankabaxidoonaa sidaan qofwalba woqtigiisa ayuusagaa adiga iyonuurdii waanidin salaamed nolol qeerah iganoolaada marwaliba sidaa sikadaran ufarxa intakaxun ayaga ayey utaalaa labadiina waanidisalaamed Salaan kadib sidaas iyonabadgaliy

  • @hanihuzzeinmohamett5925
    @hanihuzzeinmohamett5925 ปีที่แล้ว

    Wlhi markaan atarishada arko wn iska qoslaa funny wlhi 😄

  • @hannaabdifatah539
    @hannaabdifatah539 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin wlshy ilaahah muraadkiina ha idiin sahlo awladna ha idinsiiyo

  • @amiiromaxamed7197
    @amiiromaxamed7197 3 ปีที่แล้ว

    Ilhy haydin xifdiyo atirisho io nuradin

  • @asmamohamedabdi9347
    @asmamohamedabdi9347 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah lamane an jeclahy isku wara nolasha idin ma ciisho alle ubad bari ha idin siiyo❤

  • @misszuheylaabdulkadirothma702
    @misszuheylaabdulkadirothma702 3 ปีที่แล้ว

    illaahey Waxaa ka Bariya iNTaa Is Jecel IneY HerKena Garan👩‍❤️‍👨😥🤲🏻😍

  • @shamsacalhishamsabarre9991
    @shamsacalhishamsabarre9991 3 ปีที่แล้ว

    M.a abyo iyo aboo dadki isku waara Allah niga dhigo carur bari ahna ilah hani siiyo

  • @aqooniyoogaal2277
    @aqooniyoogaal2277 3 ปีที่แล้ว

    Atirishao hhhhhh anig waxaan camal ayaan jelahay masha llh abaayo yarxada wacan

  • @mahda7479
    @mahda7479 3 ปีที่แล้ว

    Mncha Allah Alle Haysu kiin barkeyoh wllahay lkn mid wlloH Cuntada aad cunysan dad ayaa jirah baahn oo aan Haysan wax ay Cunan Plz Camera iska Baqtiiya mrkad cunysan waa Codsi🙏🙏

  • @xilkas5815
    @xilkas5815 3 ปีที่แล้ว +5

    Lamaane aan aad u jeclhy noolaada yqe🥰🥰🥰

  • @kowtharmoha8080
    @kowtharmoha8080 3 ปีที่แล้ว

    Allow ubad baariyal eh ugu deeq

  • @ikranabdi9466
    @ikranabdi9466 3 ปีที่แล้ว +2

    Wcs sister ❤❤❤❤❤❤mshllh family ❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯💯💯may Allah protect you from all evils eyes ❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯💯so beautiful family ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shushuxayaticookingchanel9249
    @shushuxayaticookingchanel9249 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh love you isku wara ubad qer qaba inshlh farxad ha idin siyado xabibti

  • @mohamedamiin8382
    @mohamedamiin8382 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo waxtahey qof qalpi wankseyn 👋anina wan ku takeyraaa🙏

  • @salmaanyare2885
    @salmaanyare2885 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilaahey aa ku xifdiyo abaayo ❤️🥰😘😍😇

  • @hal-abuur-official1340
    @hal-abuur-official1340 3 ปีที่แล้ว +5

    Waa daremoyna waxa nagu samaynoysin. Ilaa aan ka guursadO maidin daawanayO.😂😂😂😂😂 M.a isku waara ebid

  • @sajinaaanor5389
    @sajinaaanor5389 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofkii 1waad noqtay atariisho badiyo qof aan taakero hore usoco

  • @istahilitamusse7286
    @istahilitamusse7286 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilahay ubad kheyr qabo ha idin sii yo waxa tihiin lamaane aan jeclahy baatihiine

  • @sawjatumahamoudcismnaan6963
    @sawjatumahamoudcismnaan6963 3 ปีที่แล้ว

    My fav fmily guuleysta lmne an tgero allow sii wx khyr qaba ameeeen🥀🤲🤲

  • @marwoahmad3528
    @marwoahmad3528 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah allah awlad kheyr qabta ha inisiyo yaa rabi

  • @muniitaahmad4525
    @muniitaahmad4525 3 ปีที่แล้ว

    M.allh lamane qurux bdn ilxun allha haniga haayo awlaad baari ah allha haidin siiyo

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarak allah Isku kiin dayo

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 3 ปีที่แล้ว

    Msh alaah msh alah wlhi wn frxay lamano sidan isku jecel hadan arko wn ilmeeya jacelka hawaaro anika neh iyysow duceeya wlalhey ayaa tihiin wlhi wan idin tageeraa

  • @ikraanmohammed3570
    @ikraanmohammed3570 3 ปีที่แล้ว +1

    MANSHA alha wllky iyo wllshy alha.idin xafido

  • @ikraanfaraax4602
    @ikraanfaraax4602 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaahay ha isku kiin daayo lamanaheena qurux da badan

  • @munajama6929
    @munajama6929 3 ปีที่แล้ว +14

    Mansha Allah I'm so happy for you 💓guys

  • @xamdidheeman4039
    @xamdidheeman4039 3 ปีที่แล้ว +2

    Woow amazing 👏 manshaa allah

  • @axmedliiban9510
    @axmedliiban9510 3 ปีที่แล้ว

    Waar inadeer waxan nagaday ad afk iz kuu galinzan gab dhiidu waxay tirahad wax noo kale isame edar gacaliye waxad ad wadii🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️ waxani romatig mahan ciyar ta naga day maye wad in ku wlhi maqaxidinan ka soo dhex hadalay wayay dahir calsow waa nakadar wlhi

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah Tabarakallah

  • @beelobbe9791
    @beelobbe9791 3 ปีที่แล้ว +3

    Owlaad saalix eh rabi haniisiiyo nuurdiin iyo atarisho🙏✌❤

  • @safiyomaxamedxusen7163
    @safiyomaxamedxusen7163 3 ปีที่แล้ว

    Amiin yarabi mcnto ilahey haa idin xiiifdiiiyo aduun iyo aaqiiro my dhiiga

  • @I.A.IBRAHIM
    @I.A.IBRAHIM 3 ปีที่แล้ว +1

    FARXAD KU NOLADA INSHA ALLAAHU AMIIN

  • @aishaluulofficial6867
    @aishaluulofficial6867 3 ปีที่แล้ว

    Awlaad baariya allaha idinku deeqo

  • @shukricali9534
    @shukricali9534 2 ปีที่แล้ว

    Mansha allah idn xfdo abayo

  • @falisabdi2866
    @falisabdi2866 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa allah ilaaheey ha idin siyaadiyo farxada aamiin ❤❤❤💖💖