CASHO ROMANTIC ANIGA IYO JACEELKEYGA❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 412

  • @ifrahqaliif5819
    @ifrahqaliif5819  3 ปีที่แล้ว +166

    Nolosheyda Subscribe u saara plz th-cam.com/channels/u5qgd6XK0hkkYDI4kkmDzw.html

    • @nimcoaragsan5977
      @nimcoaragsan5977 3 ปีที่แล้ว +2

      Hye wa balan😘😘😘😘😘😘

    • @nimcoaragsan5977
      @nimcoaragsan5977 3 ปีที่แล้ว

      Woow kamirafu cadi maja masha allh👍👍👍👍❤❤❤❤

    • @sadaomat5891
      @sadaomat5891 3 ปีที่แล้ว

      Wada jira abid

    • @hassanreally8305
      @hassanreally8305 3 ปีที่แล้ว +3

      Ifrax ogow ma tihid single waxi hada ka dambeyo

    • @dunicusub0
      @dunicusub0 3 ปีที่แล้ว +3

      Sodhaww duma

  • @amiinkaid9615
    @amiinkaid9615 3 ปีที่แล้ว +17

    Runtii waxa ka sii farxi lahaa anoo cawa daawanaya arooskii waah waah ani iyo xaaskayga qolka jiifka idinka so salaamayna beautiful couples 💑 ❤💯🌏

  • @khadhijaabdi2373
    @khadhijaabdi2373 3 ปีที่แล้ว +55

    Sidaan sax ma aha ee isxalaashada kadib fartaad doontaan qora

  • @amalomar380
    @amalomar380 3 ปีที่แล้ว +18

    It’s amazing sister
    Balse waxay ku quruxbadnaa laheed in aad guurka xalaasha naga soo gaba gabaysaan.
    Keep going huuno

    • @nafiisanuura9322
      @nafiisanuura9322 3 ปีที่แล้ว +2

      Qof aqli badan ayaad tahay qali amaal

  • @mariahassan2472
    @mariahassan2472 3 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah wan jeclahay dadka is jecel markay wada faraxsan yihiin waana qurux bilaawga lkn waxaa ka danbeeyo xanuun aad udaran 🥺markaa qofka si xad dhaaf ah ujeclaato qadarin, daacadnimo intaba siiso bay xariga kulasii jaraaan 😭😭
    Raga badankod waa bilaaw afku-malablayaal 🥺ee gabdhow isjira idinma dhahaayo daacadnimada, kalsonida iyo wanaagaba ka guura lkn qalbiyadiina ilaalsha oo naftiina yaysan gaarin heer aad is xakamen waysaaan.
    Nolosha intay u qurxon tahay alle kama xumeeyo intay ku adkaatayna mid qurxoon allaha siiyo🤲

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 3 ปีที่แล้ว +40

    Camera 📷 woman amaal keep going 🥰

    • @faadumoabdallah2187
      @faadumoabdallah2187 3 ปีที่แล้ว +1

      Maansha aalah able macan waxa.tahay will wanagsan oo decad aah wan kujeclahay

  • @naimamuhiadiin9824
    @naimamuhiadiin9824 3 ปีที่แล้ว +6

    subxanallh xishood majiro wuu dhamaaday allha kacabsada waxaad sameenesaan waa danbi aduungan waa laga daka

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 3 ปีที่แล้ว +23

    Ifraxe hada ku arko wa iskaqosla 🤣 prank xalay
    Amal : ifraxe abyo mxa kugu dhacay 🤕
    Ifrax : us booskina fadhiista 😂🤣🤣🤣 so fanny wlhi 🥰

  • @sagalsuu8270
    @sagalsuu8270 3 ปีที่แล้ว +12

    Plz yuusans shaydan idinka faa,idaysan is guursada hadiiba aadbad isku jeceshihine masha allah

  • @shukrimohamed7090
    @shukrimohamed7090 3 ปีที่แล้ว +9

    Amaal taarikhda jecelka ifraah iyo jaabir ku xusidoonta sida ugu qeybqaadaneyso jecelkooda

  • @abdulaahimuuse8540
    @abdulaahimuuse8540 3 ปีที่แล้ว +19

    no one can live without love

  • @nuurahassan1093
    @nuurahassan1093 3 ปีที่แล้ว +8

    Mash Allah tabaraka Allah love is Beautifull and Love is compassion❤️❤️💯

  • @sophiaiprahim5021
    @sophiaiprahim5021 3 ปีที่แล้ว +2

    Afaarahn jclkyga io jaabirkyga kala.kacsi lee inee tahaa umalenaaa wlh wiilkaan jarer waye dad aan oghyna jarer wey iskala weenyihn inee guursadaan balse m.a bani aadam hdaa nahay alle ayaa na karaameye hdee jclka run idinka tahy alle ha iskukiin daayo❤❤

  • @qadarwashington6585
    @qadarwashington6585 3 ปีที่แล้ว +23

    Labadiina maseer ayaa igiliseen kkkk keep going

  • @fatimabintumahad4991
    @fatimabintumahad4991 3 ปีที่แล้ว +4

    Ifrax wlshy wxn kugula talinya wilkan hda is jeceshihin is gursada dad is qaba cml ayad udhaqmysan mana banana dad aya utihin role model idin dawanaya intas waiga wano hda dhibstyna cfwn wlshy hory usoco

    • @mukhtarali8800
      @mukhtarali8800 3 ปีที่แล้ว

      Walaahi waa run is xalaalsada

  • @haldoorbusiness5513
    @haldoorbusiness5513 3 ปีที่แล้ว +16

    Amaleey sedereeme hageemaroosaa 🤦‍♀️😔🙄

  • @qaaliqamar1336
    @qaaliqamar1336 3 ปีที่แล้ว +3

    Ifrah&jaabir rabi ha idiin xfdo guur qeyr qba io guri qayr qaba nigu duceyay isha xaasidka rbi ha idinka dhwro

  • @adenhassan3805
    @adenhassan3805 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allaah Jaabir dhibkastoo horaan usogaaray caawa Ifraax weey kameertay. Waxaan leenahay Ifraax, maasha Allaah Jaabir waad kameertay xumaan kaste, ee meherkiina iyo arooskiina soodadajiya. Kheyr badan ayaan idiin rajeeyey.

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 3 ปีที่แล้ว +24

    Wow amazing

  • @nastexobashiir1901
    @nastexobashiir1901 3 ปีที่แล้ว +1

    Yaa khey meherka naga soo garsiyah wixibah hormar kadhigten vedio quruxbadan sugaynah insha allaah❤❤

  • @xaawocabdi5694
    @xaawocabdi5694 3 ปีที่แล้ว +2

    Jacelka ha jiro oo ha jòogo alla yaa caawo xajigeyga yaa isoo dhawe🥰🥰🥰🥰🥰🥰yaa

    • @asmalaki5982
      @asmalaki5982 3 ปีที่แล้ว

      Insha allah wlshy waad isku soo dhawaan doontaan iskuna waari doontaan🥰

  • @ديمةمحمدسعيد
    @ديمةمحمدسعيد 3 ปีที่แล้ว +3

    Idinku waa is rali gelisiin ma xuma lkn ogada allihii idin abuuray ma raali gelin sbbtoo ah wa isku dhagdhagysiin axsan inad qarsatan oo bulashada la wadaagin ayaa fcneed lkn sidii dad isqaba bulshada uso bandhigi totally waa qalad.

  • @hothenhoney3231
    @hothenhoney3231 3 ปีที่แล้ว +4

    Amaaal see daremysa hlke mrysaa anga wd nga dranty kolye😂😂😂😂koly dulqadka kugu yare😂

  • @bushracabdulecilmi2364
    @bushracabdulecilmi2364 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaw waaw mash alaah farxada igu noolowda waligiin ilaahay dhib idima tuso waaw wlhi wada jirkiina farxada baan ka qaadaa markan arko ilaahay ha idin xafido meelkasta oo aad joogtaan guul

  • @abdiqanimohamedhassan415
    @abdiqanimohamedhassan415 3 ปีที่แล้ว +3

    Axsan Romantic lkn thnks ma isku lehidiin waaye waxaa tihiin lawo quf dadka iskaka dhaw waliba love isku ah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 illhay ha idin dhowro

  • @fatuushmohamed7218
    @fatuushmohamed7218 3 ปีที่แล้ว +3

    Abayo icaawi waxaan ahay gabar aan femlkeeda la joogin waxaa idhibta iga haystaa wax barashada lacagteedii 😭😭 😭

    • @ilhaanabdi9934
      @ilhaanabdi9934 3 ปีที่แล้ว

      Dhibkas qofki somara daremi karo arday mrka tahy lacagna lagarabo meelna kusarnen waxa kuqabaneso jmcda ma iskaga harta alx hada waa dhameye abyo iska sabar waadkabixi insha allah

    • @fatuushmohamed7218
      @fatuushmohamed7218 3 ปีที่แล้ว

      @@ilhaanabdi9934 inchlh abayo 😭😭 inkasto hada aan ka harey
      Balse alhamdulilah calaa kuli xaal

    • @fatuushmohamed7218
      @fatuushmohamed7218 3 ปีที่แล้ว

      @@ilhaanabdi9934 abayo adi experience hada ledahay ma iga caawin kartaa
      Jamacad dhigta sanadkii labad maraya
      Lkn hada daruufo lacag awged uga harey

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaw masha Allah tabrikllha so beautiful ifrax iyo my brother jabir isku waara ayan idin leyahay ❤❤❤❤❤❤

  • @Anzaliita
    @Anzaliita 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah beautiful couple isku waara abid waad kabaxsatay camera woman amal baqare siqurux badan aya udubtay ❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

  • @moh_dream574
    @moh_dream574 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh allow isha cadow ga idin ka haay ' war masha allh dhaha couple 💑 hadaad afka ka dhihi weydo xitaa niyada ka dheh si adna maalin taada farxada heysatid lagula faro masha allh ❤❤ keep going

  • @sabnaamacalin9682
    @sabnaamacalin9682 3 ปีที่แล้ว +6

    M.a abaayo illah haku xifdiyo Guuleyso xabbti cadawgaaga cagta hoos tiisa

  • @hanaahussein3961
    @hanaahussein3961 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh jaabir gabdhas waliga hanaga murjinin I.a quruxey adigana wiilka no ilaali ilhey ha isku kiin daayo❤🙏💯

  • @AliHassan-rx2pm
    @AliHassan-rx2pm 3 ปีที่แล้ว +24

    Waa dareemoynaa waxaa nagu samaynaysaan we feel it

  • @fathiabdi3983
    @fathiabdi3983 3 ปีที่แล้ว +2

    Waawareey ifraaxey naga dhaaf nooh waxa Nagu wadid😩😭😭😂😂😂iskabulo lives matter😭😂😂😂😂😂

    • @jiijoqueen1075
      @jiijoqueen1075 3 ปีที่แล้ว +1

      Hhhh ma aragtay mashalh aa udhehno anaga WA iska helayna inshlh

    • @fathiabdi3983
      @fathiabdi3983 3 ปีที่แล้ว

      @@jiijoqueen1075 😂😂hye huno coming soon malinteyda🥰👸🏻hamplyO isoo dheh ani xita😂👍👸🏻

  • @dhamaysdumar7147
    @dhamaysdumar7147 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadaaa oo kale waxan is dhaaha jacelkda haduu kuu dhawaan lahaaa 😢😢😢 ilahay ha isku kiin barakeeyo 🤲🏼mnsha Alh 🙏🥰

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaah hawaaaro jcylka 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 xalwada nasiiiya heee saaa isku fiirinesiiin lee jcyl jcyl leee 😂😂

  • @fadumosaid9019
    @fadumosaid9019 3 ปีที่แล้ว +2

    Romantic bacdal guur imadaan is guursada allaha idin fududeyo

  • @naftauron5203
    @naftauron5203 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Lamaha qarniga guuleysta✊ Allah idin xafido🙏💕

  • @mariaqurux602
    @mariaqurux602 3 ปีที่แล้ว +2

    Jacelkan inuu prank ka bilowdey inta ila aragtey like saar

  • @xaawaluul4178
    @xaawaluul4178 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah apyo

  • @nimcominivlogs7836
    @nimcominivlogs7836 3 ปีที่แล้ว +2

    Wooow xaladkale💏💏💏💏💏💏waiting wedding anigu durba 🥰

  • @naimaahmed8612
    @naimaahmed8612 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh isku waaara😘😘😘😘😘noqda kuwii calaf isku yeeshà

  • @farhiyaladan4412
    @farhiyaladan4412 3 ปีที่แล้ว +1

    Abayo ilah ka cabso ajnabi ayuu ka yahay xishodkana ha ilobin gabar muslimad ayaad tahaydintenana sidan ma ogola insha allah xumana ha iga malaynim wanaga in aan is farno waa wajib insha allah

  • @nuuraiftinofficial9325
    @nuuraiftinofficial9325 3 ปีที่แล้ว

    Wawarey omg wa iga xanajisen manta jacayl jacayl ledarema say masha aalh 😘😘🤩🤩🤩

  • @seakSeaca
    @seakSeaca 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah keep going sister wada jira ebedkiin nin aan ku qabin saas ha u sameynin cadow ayaa jira ee iska ilaali

  • @naemasaleban7494
    @naemasaleban7494 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha'allah aniga dhan jawi kle ayaan dareemay
    Farxad ku waara dad aan jeclahy🥰😘💞

  • @sabirinmohamedebrahim1318
    @sabirinmohamedebrahim1318 3 ปีที่แล้ว

    M.a ilxun rabbi idinma tuso .xirirki wuu dhismee rabbiyow guur iyo guri xalal ah ku mideee 🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @jamilaabdi584
    @jamilaabdi584 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay amarkiis aniga labadaan qof ilahay dartiisa ku jeclahay hadana iyagii aa is jeclaaday ilahay Isha cadawga ha idinka qabto 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @salmasiman3452
    @salmasiman3452 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 🥰

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 3 ปีที่แล้ว +1

    Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay

  • @samiiromahamed3703
    @samiiromahamed3703 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh allh wllshy ifarha and king dumaashi jabir wxan indin leyhy wxa idina kal fogeya ilhy idanam tuso amiin amiin 🌹👌

  • @badriyabadriya101
    @badriyabadriya101 3 ปีที่แล้ว +1

    Omg hadalkaygii kuma khasaaarin ifraaxeeey vedoiwyada nooocana sooobadiya inshalha

  • @deeqocabdisalaam1789
    @deeqocabdisalaam1789 3 ปีที่แล้ว

    Wow wowow wllhi wax kle masha allaaah w//
    Waxa kasii qurux badnaa laheed adinkooo is xalashaday l.a maalintaasna waan sugeynaa l.a illahey kuwii isku duqoobo ha idinka dhigo
    Amin yarabi
    l.a👫💘💍🌹❤

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw masha allah tabarakalah 💞💞💞💞💞💞💞💞💞🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌻🌻🌻🌻🌻🌻😍😍😍😍

  • @aminaelmi747
    @aminaelmi747 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaw masha allah jacelka hawaaro 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mssqurux5498
    @mssqurux5498 3 ปีที่แล้ว +1

    wlhi ilaa xalay wanku celceshanayey videogan ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ibrahimofficial2116
    @ibrahimofficial2116 3 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLH APYO 🥰🥰🥰

  • @Nestexanaka13
    @Nestexanaka13 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah naag nool naftu mesha u roon way taqaan yaan laga bojayn fariid ilasho xajiga 🌹🌹❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏guulaysta jecliya dadka is jecel

  • @najmoabdi5173
    @najmoabdi5173 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Haben qurux badan wllhi🥰❤️💯

  • @hurrioahmed1125
    @hurrioahmed1125 3 ปีที่แล้ว +3

    Intii ila aragtay jaabir inuu uegyhy qoslaaye oo ka shaqeeyo astaaan TV

  • @ayaanmahamedali4341
    @ayaanmahamedali4341 2 ปีที่แล้ว

    Waaw Masha allh isku waara

  • @fahimagood5742
    @fahimagood5742 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarika allah hore uu socoda waad isku soo baxaeysan

  • @thegoats274
    @thegoats274 2 ปีที่แล้ว

    Mansha alaah beautiful ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @monahusseinhassan5829
    @monahusseinhassan5829 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah alle haydin xiftiyo
    Soo dadajiya guurka hee

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 3 ปีที่แล้ว +3

    Xabadka ifrah qaliif inu yusuf xaybaro u eeg yahay inta ila aragtay like saara 🤣🤣🤣👍👍

  • @najaxcabdulahicabdulali11
    @najaxcabdulahicabdulali11 3 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣team amal hadah nahay xaqeenah rapnah🤣🤣🤣🤣😜sanaah ifrax io jabiir isku waraah

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaha ma sister ifrah and ma brother jabir keep going love you soo much keep forward ♥️🥰🥰🇬🇲🇸🇴♥️♥️♥️

  • @khadiijohassan4822
    @khadiijohassan4822 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla qofka dubaayo Damiir badanaa ani msehsba kusuxi lahaa maseer dartiis😢😢😢😢🤣

  • @umuiqraaahmed4686
    @umuiqraaahmed4686 3 ปีที่แล้ว

    After guur ayeey kufiicantahay brother and sister

  • @sidraabdiwelli7365
    @sidraabdiwelli7365 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah😍😍😍😍😍

  • @vxvmwv1617
    @vxvmwv1617 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha hamblyo walashey 💋💋💋💋💋💋💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟

  • @zahraibrahim6411
    @zahraibrahim6411 3 ปีที่แล้ว +2

    War ma is aroosen shaley prank jecel loo sheganaayey jaa mala isku yacey🙄🙄🙊🙊

    • @bargainchannel4312
      @bargainchannel4312 3 ปีที่แล้ว

      Ani waayaabanhy durba laisku yaacey 🙄🤭🙊🙊

  • @hibanuura4233
    @hibanuura4233 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh alle haiski kiin daayo walalaheyga 🤲🤲🥰🥰 camera women amal baqare waakusalaamay 😅

  • @ishwaaqaxmed5073
    @ishwaaqaxmed5073 3 ปีที่แล้ว

    Ayyyyy😍maanshaAllh ilaahey calaf ha iskugu kiin daro

  • @aaminocadiraxmaan8797
    @aaminocadiraxmaan8797 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allh ifrah jabir isku wara abid wllo qali ah❤❤

  • @sacdiyociise7500
    @sacdiyociise7500 3 ปีที่แล้ว

    Walle cidan adinka aheyn TH-cam uma sogalo ma sha allh ❤❤💯💯

  • @rahmaali9893
    @rahmaali9893 3 ปีที่แล้ว

    Ifrah khalif hambalyo wan ku faraxsanhy ina arko jecelkaga iyo ado farax san ex ahmed gurey saxib qaliya isla so qadany waqti 🎁💋❤️

  • @ubaxqalbi843
    @ubaxqalbi843 3 ปีที่แล้ว +1

    Amazing romantic masha Allah farxad waarta insha Allah guurka noo soo dadajiya alle calaf ha iskugu kiin daro markad lamanowdan ayey kasii farxad badnaneysa

  • @xasanlove5019
    @xasanlove5019 3 ปีที่แล้ว

    Jacel dhaxalgalry wax dhaamo lawaa Hormarwacan Boqorada Ankufaano my sister ifrax khaliif

  • @saynabmohamed6256
    @saynabmohamed6256 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh

  • @maryanmuqtar2275
    @maryanmuqtar2275 3 ปีที่แล้ว +2

    Ceelaa I dilee Ani Ceelaa I dileee😫From Asad😅✋

    • @Qadra-pn4ed
      @Qadra-pn4ed 3 ปีที่แล้ว

      ceel maahn jaceyl dhh😂😂

    • @maryanmuqtar2275
      @maryanmuqtar2275 3 ปีที่แล้ว

      @@Qadra-pn4ed 🥰Quruxee waa ku faraxsanahy jcylkooda Lkn Ani😫🥺walaalkaa igu darso yqee

    • @Qadra-pn4ed
      @Qadra-pn4ed 3 ปีที่แล้ว

      @@maryanmuqtar2275 walaalkey wuu yarhy xabiibti alpiii ilaahey mid wanaagsnoo baari ah hakugu simo انشاءالله😘😘😍

    • @maryanmuqtar2275
      @maryanmuqtar2275 3 ปีที่แล้ว

      @@Qadra-pn4ed Anaa korsahaaa 😳😅🤭
      Mhdsnd quen 🥰

    • @Qadra-pn4ed
      @Qadra-pn4ed 3 ปีที่แล้ว

      @@maryanmuqtar2275 😂😂haye alpi so dhwoow😘

  • @Liverpoolfan18
    @Liverpoolfan18 3 ปีที่แล้ว +1

    Ifrahey kolay ani waxan sugaba waa arooska iyo inad carur nodhashan I love guys jclka hasideynina 🥰💗❤👩‍🏫👨‍🏫🚶‍♀️🚶‍♂️🚣‍♀️🚣‍♂️

  • @salmacabdilahiharuun8974
    @salmacabdilahiharuun8974 3 ปีที่แล้ว

    Camera 📷 woman 👩 amaal keep going xbbt kusoco siwacan uduubtay video ga

  • @ilhaancumar9371
    @ilhaancumar9371 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa sheko kale 😍💖♥ Jecel iga dheh

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 2 ปีที่แล้ว

    Mashaaa alllah

  • @Phatma9
    @Phatma9 3 ปีที่แล้ว

    Waa dareemoynaa ifraax iyo jaabir waxaa nagu sameynoysaan

  • @nasteexoxasan1003
    @nasteexoxasan1003 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa nasiib qof kujecel ina heshid mnshlah prank 😆ba jcylkan dhaliyy

    • @sowdomaxamuud7376
      @sowdomaxamuud7376 3 ปีที่แล้ว

      Haaa jacel aan prank leha majiro kkkkkkkkk

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon 3 ปีที่แล้ว

    Abayo farxad waarta alaha idin siiyo
    waxan youtube waaye wax fcn ma aha inad isa salaantaan kaliya xirirkiina is taabashada ka ilaaaliya waa intaasoo aad is calfan waysaan

  • @farxiyoqayari4414
    @farxiyoqayari4414 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha

  • @faisocrahman5986
    @faisocrahman5986 3 ปีที่แล้ว

    Ifrax anago meshan jogno an idhaha naga abuyus gareysen camer woman 😢 soryy sis hhhh

  • @ibrahimofficial2116
    @ibrahimofficial2116 3 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLH ABYO 🥰🥰🥰

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaalayal Saan Dintenu ma ogala Hadadan isqabinina shekada so afjara. Wa igatalo ilashada aduunkina iyo aqiraba

  • @hadalheynta1412
    @hadalheynta1412 3 ปีที่แล้ว

    Dulqaad Badanaa inata Camera Maanka ah .

  • @mohamedabdirahman5840
    @mohamedabdirahman5840 3 ปีที่แล้ว +1

    Cajiiib LABA AAAN IS QABIN OO HADANA U DHAQMAYA SI DAD IS QABA ILAAHY WAA LA ILOOBAY TAKALE MAY IS GUURSADAAN HADAY SIDAN ISKU JECELYIHIIN

  • @saciido1235
    @saciido1235 3 ปีที่แล้ว

    Mn sha allaaa lamanaha qarniga. Casumad quruux badan iga dheh ❤️🌹🍷🍷amaal baqare. Calool hur waa kugu dhacay scbey sxbka u yeer san talo ma ahaneeee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣kaftan ❤️💯💯🇸🇱

  • @sagalsuu8270
    @sagalsuu8270 3 ปีที่แล้ว

    Abyo plz noso same saiidaha dagdaga timaha kubixiya waa codsi xabiibti masha allah jcylki guulaysta ilahy haa idinla yeelo

  • @sudaysiismail172
    @sudaysiismail172 2 ปีที่แล้ว

    qoftan kaliyah TH-cam ku shukansata video😂😂😂😂

  • @munaali4357
    @munaali4357 3 ปีที่แล้ว +3

    Amal dulqaad badanaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 qaybta dubista miyaa

  • @abdimaalikayshka2432
    @abdimaalikayshka2432 3 ปีที่แล้ว +2

    Ifraaxeey Muuqaaladan ookale naga jooji Pls waxbaa nagu kacayee 💞💓

  • @mohayarevshawalul561
    @mohayarevshawalul561 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah the one only my dumashi or my blood sister ifrah iyo the one only my blood brother jabir keep going guys the really love ❤ 😍 💖 never end 💯 so guys we can't wait your wedding or Arooskiina insha Allah I think your wedding coming soon ♥ ❤ 💜 💗 💖 we love you guys ♥ ❤ 💜 💖 💙 💕 ♥