ROMANTIC BREAKFAST OO AAN XAAJIGA GADIS UGA DHIGAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 262

  • @Atarishobadiyo
    @Atarishobadiyo  3 ปีที่แล้ว +45

    th-cam.com/video/K50b0k-XT0w/w-d-xo.html Ozzy 100 k waxyar igu dhiman gaarsiya

    • @safiawaye8029
      @safiawaye8029 3 ปีที่แล้ว +2

      Ok waala gaarsinaa insha allaah xabibti

    • @ramlomuhudin9566
      @ramlomuhudin9566 3 ปีที่แล้ว +3

      Ex kayga sa xasuustey markan quraac u sameyn jirey shanta subax nima

    • @zamzamabdi1002
      @zamzamabdi1002 3 ปีที่แล้ว

      Ya salm in comenti laga bexeyo ma ahan vdio lagama amusi karo horsy usocdo lamana qurx badan

  • @sihaamcadey2737
    @sihaamcadey2737 3 ปีที่แล้ว +8

    💑 ما شاء الله تبارك الله الله يهديكم اولاد صالحين و بنات توام يا رب قولوا امين انا احبكم من قلبي قسم بالله انا دائما لما اشوف المقطع حقك ما افرح نفسي الله يحفظكم و تجيكم عين شوفوا لكم اولادكم وبناتكم و احلى شيء صراحه فخور فيكم الف مره فوغر فيكم

  • @muniish4448
    @muniish4448 3 ปีที่แล้ว

    Nurdiin abowe anookuujeedaa maa hortayda wax ku cunoosaa😂😂😂 m.a allha iidin barskeeyo atriisho wan ku jeclhy ilahydartiis kuu jeclhay one love abid allpi

  • @leylomoallim7467
    @leylomoallim7467 3 ปีที่แล้ว +1

    Aba mcnei Awal quraac fiican mausameyn jirrin miyaa waa yaab✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 3 ปีที่แล้ว +3

    Aniga dad i daawado mahaysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo walal lagu yahay

  • @samiyacumar3575
    @samiyacumar3575 3 ปีที่แล้ว +8

    Iskabulada maleysiya jogto tinaa iyo qawan cali qeebta qaraarka dab iskiiga dhajiya

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 ปีที่แล้ว

      XAN LACAG LA’AN AH AYAAN KU HAAYA DAAWO MUQALKAN🥰
      th-cam.com/video/wHA1DfhQDIg/w-d-xo.html

    • @shukrimajiid5002
      @shukrimajiid5002 3 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh qeebta qaraaka miyaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @queenmohamed5024
    @queenmohamed5024 3 ปีที่แล้ว +9

    M.a foods is wllhi beautiful keep going My sister and my brother Farxad kunolada marwalba nuurdiin kl iyo atarisho badiyo wllhi wan idtin jacelahay marwalba nuurdiin kl iyo atarisho badiyo 😍😍😍😍

  • @halimoadan5983
    @halimoadan5983 3 ปีที่แล้ว +5

    Way way waxas Romantic ladhaha mansha allha allha hidin barkeyo 🤲🤲🤲❤️❤️❤️

  • @iqroabdullahi9671
    @iqroabdullahi9671 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh💔 abaayo mcnto iyo abowe wallhi wan idin kufarxaa❣ markan idin dawanayo💋 mashallh cadawga cagta hosteda inshalaha 🤲atarisho abaayo adiga horta aman wad kadhantahay🌹💔 sharafey ilaahay haku sharfo mcnto mideda kale sida aad hada sameysay🥰 oo kale ayaan ku gu ogahay quraxey💞 abaayo waligaa ha ujawaabin qof kucayay waayo gob ayaa tahay🌹garidii hablod💝🌹👍💗💘

  • @ayanmusa645
    @ayanmusa645 3 ปีที่แล้ว +6

    m.a hppti naag waad dhaaftey ee magac kle aan kuu bixino😂😍

  • @ayaanabdi4438
    @ayaanabdi4438 3 ปีที่แล้ว

    MashAlla wllo farxad ku waar aad baan idinka hela hore uu socda

  • @aminohamdi9510
    @aminohamdi9510 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah allaha iskugiin xifdiyo

  • @karbaashxalaalah4663
    @karbaashxalaalah4663 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah 🥰🥰 from single ismujiya😅😅😅🙏

  • @boqorkanakivali3
    @boqorkanakivali3 3 ปีที่แล้ว +2

    I wish inaa noqotiin lamanahaa ogu qalisaan adunkaaa

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 ปีที่แล้ว

    Nuradiin kl sxp bidixda waxba laguma cabo lagamuna waa sune

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 ปีที่แล้ว

    Wxan sameya shekoyinka Cartoon somali iso booqda nd Support mhadsanid wllo ❤️

  • @saabiriinsaladmoha1503
    @saabiriinsaladmoha1503 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha aalah😰💔wlhi wan idin jeclhy 🤲🤲🤲😭😭💟💟💔💔💔💔💔💔

  • @kaafiyokaynaan6338
    @kaafiyokaynaan6338 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah hadaan idinka daawanayay tiktok nuradiin isla markiiba vediogiina kor iga soo dhacay noolaaada abid faraxd ku waraa wllhi wan idiin taageera farxad waarta Allaah idinku deqo iyo ubad baari ah

  • @drszamzamabuukaraadam1636
    @drszamzamabuukaraadam1636 3 ปีที่แล้ว +24

    Masha Allah sister cil xun maidin arigto keep going 🙏

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 ปีที่แล้ว

      XAN LACAG LA’AN AH AYAAN KU HAAYA DAAWO MUQALKAN🥰
      th-cam.com/video/wHA1DfhQDIg/w-d-xo.html

  • @somalifurniturefadigaasari2295
    @somalifurniturefadigaasari2295 3 ปีที่แล้ว +9

    Beautiful family love u

  • @laylaladan2741
    @laylaladan2741 3 ปีที่แล้ว

    mansha alla family qurxoon wan idanwadan hor socod dad aaan taaaageero…💙💙💙💙💙

  • @sacdiyaahmedmohamed7257
    @sacdiyaahmedmohamed7257 3 ปีที่แล้ว

    M.A best couples nolosha hanii wacnaato🥰❣👈

  • @eliasdezzyboy1371
    @eliasdezzyboy1371 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah qurux dumar hore usoco ❤🙏

  • @ducoofficial
    @ducoofficial 3 ปีที่แล้ว

    Alle haydin barakeeyo . Dadaan haysanbaa jira alxamdulillah dheh wll

  • @farhiyadaud4928
    @farhiyadaud4928 3 ปีที่แล้ว +2

    Qeybta romantiga noso badiya i like it 🥰

  • @faizaabdi7330
    @faizaabdi7330 3 ปีที่แล้ว

    Abyo mcn intaan kabadan wad uqalmata proud to be somalian gal ❤❤❤❤❤💔💔💔👌👌👌👌🌎🌎🌎

  • @xafsoinaxasan2920
    @xafsoinaxasan2920 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxas canjera yaa nicunirabo alle ha nidabeyo lamanaha qarniga

  • @jamiilamahamed5797
    @jamiilamahamed5797 3 ปีที่แล้ว +1

    ATARIISHO RAALIYO🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰😇FAV COUPLE

  • @ashokashokk9662
    @ashokashokk9662 3 ปีที่แล้ว

    Masha allha my best mama aan aduunka ugu jecelhy allha ha idin xafido 🥰♥️♥️💯 wax thy boqradad aan ku faano

  • @omarisse7878
    @omarisse7878 3 ปีที่แล้ว +1

    First person abid marki igu horesay like 1k i garsiiya welige ma garine🤣

  • @caashomaxamed1582
    @caashomaxamed1582 3 ปีที่แล้ว +1

    Walle cadowgiina baa unooshihiin jah alle cadowga ciil uu udhinty

  • @yurubahmed8275
    @yurubahmed8275 3 ปีที่แล้ว +1

    sunta Single Ka Ka Ilmaysisa Mzha allah Sister Barakow ❤🥀🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺👍

  • @nasiibshuuriye9554
    @nasiibshuuriye9554 3 ปีที่แล้ว +12

    MASHA ALLAAH❤❤LAMAANAHAYGII❤❤❤❤

    • @fadumomohmed7997
      @fadumomohmed7997 3 ปีที่แล้ว

      mansha allah lamane qurux badan allah ha idin barakeyo

  • @safaamaxamed5361
    @safaamaxamed5361 3 ปีที่แล้ว +1

    Farxdo bdan kunoolaada aduunka aaqirana mid ku ahaada janada inshlh

  • @ashodakane5245
    @ashodakane5245 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah gari dumar

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaa alllah nolashiina farxad kunamaysta

  • @israelladhams
    @israelladhams 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah The best chef 👩‍🍳 in the world is back.

  • @nuuronalka3353
    @nuuronalka3353 3 ปีที่แล้ว +2

    Abyo shrfy waxan kaa codsanayaa falacseed faaidada uuleeyahay hadaad taqaano noo faaideey alah ku barakeeye

  • @abdulrazakhussein4102
    @abdulrazakhussein4102 3 ปีที่แล้ว +6

    Manshallah my favourite ❤ couples

  • @cusmaanwardheerecw5648
    @cusmaanwardheerecw5648 3 ปีที่แล้ว +6

    Msha allah couples my Allah bless them♥️♥️♥️♥️

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 ปีที่แล้ว

      XAN LACAG LA’AN AH AYAAN KU HAAYA DAAWO MUQALKAN🥰
      th-cam.com/video/wHA1DfhQDIg/w-d-xo.html

  • @iloveyoumum2922
    @iloveyoumum2922 3 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله تبارك الله
    Tiinaa farey hakugu taagnaato

  • @Shamrek
    @Shamrek 3 ปีที่แล้ว

    Waaw nuurudiin way ugashey haduu gabadhaan guur sadayjambalaya wllahiya 👋👋😂😂😂😂

  • @muniiraxuseen2040
    @muniiraxuseen2040 3 ปีที่แล้ว

    Barakooba

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah most beautiful couple Allah ha idhiin xifdiyo Ameen yaa Rabb 💞 😍 😘 ❤ 💙 👍

  • @antgantg9028
    @antgantg9028 3 ปีที่แล้ว

    Mansha,Allah cafimad ku cuna
    Alle nimcada haidin siyadiyo
    Intaan heysana Allaha siiyo

  • @asturmohamed4926
    @asturmohamed4926 3 ปีที่แล้ว

    Ilahay ha isku kin daayo byo

  • @nawaalabdi6286
    @nawaalabdi6286 3 ปีที่แล้ว

    Atirsho baadiyo xppti bilaa makeup ayaa ku qurux bdn thy 🥰🥰🥰

  • @hal-abuur-official1340
    @hal-abuur-official1340 3 ปีที่แล้ว +1

    Ozzy free maskiinkas waa dhiban yhy 🤣🤣 saan macqulmaaha

  • @fatuushmtuushey3384
    @fatuushmtuushey3384 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah

  • @boqorkanakivali3
    @boqorkanakivali3 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kusharfo adun iyo aqiro

  • @hawaaden7218
    @hawaaden7218 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a break fast fantastic www dear keep going

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 ปีที่แล้ว

      XAN LACAG LA’AN AH AYAAN KU HAAYA DAAWO MUQALKAN🥰
      th-cam.com/video/wHA1DfhQDIg/w-d-xo.html

  • @mustafekaraama8199
    @mustafekaraama8199 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh inta haysana alla hasiyo dadku mawada sine💜

  • @umalkhayraxmed5921
    @umalkhayraxmed5921 3 ปีที่แล้ว

    M.a alle ha isku kiin dayo

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah😍😍👍👍👌🏻👌🏻

  • @amrangas4481
    @amrangas4481 3 ปีที่แล้ว

    Waw masha Allha Allha idan xafido dhamantin familj qurbadan tihiin dhamantin

  • @Rabiyownabadbaadi
    @Rabiyownabadbaadi 3 ปีที่แล้ว +6

    Maansho allah tabaarakalaah

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 ปีที่แล้ว

      XAN LACAG LA’AN AH AYAAN KU HAAYA DAAWO MUQALKAN🥰
      th-cam.com/video/wHA1DfhQDIg/w-d-xo.html

  • @aminahassan6494
    @aminahassan6494 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah xooga Allah ku barakeeyo familien ku caawisay mashallah

  • @xidigataciyaalxamarcade3381
    @xidigataciyaalxamarcade3381 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallaha tawarakalaha gacantada allaha ku barakeyo my queen sister

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 3 ปีที่แล้ว

    Mashalah gabdho casho quruxbadan ban so dhigay Soo dawada

  • @naftauron5203
    @naftauron5203 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah keep going guuleysta✊💕

  • @ayansuleiman5358
    @ayansuleiman5358 3 ปีที่แล้ว

    Tiinaa gaarsiiya maserka adunka

  • @ahmedkeeaden397
    @ahmedkeeaden397 3 ปีที่แล้ว

    M.allah Isha cadowga ilahay idiin kahayo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @umalkhayrm.guleid7975
    @umalkhayrm.guleid7975 3 ปีที่แล้ว

    Adi kaliya may kuu diyaarin caruurti iyo ozzyna wey udiyaarisey

  • @hothanabdi1457
    @hothanabdi1457 3 ปีที่แล้ว +1

    Love you my sister sidha udiyarisee nosogalii qali

  • @annisaali6527
    @annisaali6527 3 ปีที่แล้ว

    Farxadiina hawaarto idin alle

  • @faraxsancabdirisaq6733
    @faraxsancabdirisaq6733 3 ปีที่แล้ว +1

    atrisho ilbaabka iga fur TH-cam ikla kici hadii kle wakuso caaynaa😂😂😂🥰

    • @hamidamohaa1076
      @hamidamohaa1076 3 ปีที่แล้ว

      Atrisho badiyo caay iyo gulgul wey kaweynthy hhhggggggggghhg

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z 3 ปีที่แล้ว

    Gabadha uu kajabsadey cameras baadiyow iyo dameerkeeda somaliland ismuujiya gabar somaliland ah ayey yutoberka kajabsadeen eehaloo gurmadi

  • @dekamohamed5102
    @dekamohamed5102 3 ปีที่แล้ว +1

    Love you my family tabarakallah ❤🤲

  • @hibadomer172
    @hibadomer172 3 ปีที่แล้ว

    Fatimiina hala isodhaweyo hada so galay bajka

  • @mashaaalaahnig3444
    @mashaaalaahnig3444 3 ปีที่แล้ว

    mashaa alaah cajiib cajiib abayo farxad wacan

  • @aminafeisal1595
    @aminafeisal1595 3 ปีที่แล้ว

    Atariisho abayo waxad noso samaysan conversation English
    Trump and Obama 😂😂
    Wlhi wan jeclahay markad English
    Ku dhelaysid please abayo

  • @faisacudoon2497
    @faisacudoon2497 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allah xbbt Isha xasidku idinka Dan🥰🥰🥰

  • @shamsaabdullahinor6074
    @shamsaabdullahinor6074 3 ปีที่แล้ว

    Atariisho baadiyo mcnei gacataada allh kubarakeyo💯💯💯❤️❣️

  • @safiawaye8029
    @safiawaye8029 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah waaye abaayo

  • @fardowsohussein7477
    @fardowsohussein7477 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle haysku kinbarakeyo rer faraxsan batihin

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan idin jecellhy Couples illahy haysku kiin daayoh

  • @nadifoxasan9609
    @nadifoxasan9609 3 ปีที่แล้ว +1

    Badar cunow hadd rabto nagrer xamar gurso wa shashi yaah

  • @rukiokassim9764
    @rukiokassim9764 2 ปีที่แล้ว

    Wa qurux guriga

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 3 ปีที่แล้ว

    Wall fadumo gabdhaha jaa sheganayo caawi oo garab qabo adigaba waa lagu so garab qabtee adun waa 2wo maalin

  • @sabnacismanahmed5269
    @sabnacismanahmed5269 3 ปีที่แล้ว

    M.a best couple for ever noolada inta nolashiina ka dhiman

  • @nawalhassan5636
    @nawalhassan5636 3 ปีที่แล้ว

    M.a iLahy ha isku kiin daayo m.a💖💖💖🥀

  • @foosiyomire4811
    @foosiyomire4811 3 ปีที่แล้ว

    Masha alh xabbti alhu kuxifidyi

  • @jihaan9197
    @jihaan9197 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah my sister welcome my sister

  • @queenhijaaby3625
    @queenhijaaby3625 3 ปีที่แล้ว +3

    Guriga igafur noh yummy yummy

  • @munociise9214
    @munociise9214 3 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah mcnto

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 ปีที่แล้ว

      XAN LACAG LA’AN AH AYAAN KU HAAYA DAAWO MUQALKAN🥰
      th-cam.com/video/wHA1DfhQDIg/w-d-xo.html

  • @muzamil2891
    @muzamil2891 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah ❤❤

  • @fatuushmtuushey3384
    @fatuushmtuushey3384 3 ปีที่แล้ว +12

    Xajiga sas ugu farxi xapipti ❤️

    • @reerweedow8227
      @reerweedow8227 3 ปีที่แล้ว

      XAN LACAG LA’AN AH AYAAN KU HAAYA DAAWO MUQALKAN🥰
      th-cam.com/video/wHA1DfhQDIg/w-d-xo.html

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 3 ปีที่แล้ว +1

    Big different atarisho

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah isku waaaaaara

  • @ramlonur8704
    @ramlonur8704 3 ปีที่แล้ว

    Waxaaan sugayay inuu afka u galiyo lkn waa nin somali sorry waa ilowsanaaaaa

  • @haawokiin9454
    @haawokiin9454 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alh my sister

  • @inamuusecumar2812
    @inamuusecumar2812 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allh cadow ga Allh idinka xijabo 😍🥰🥰🥰😍😍

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah sister allahidinxafido

  • @isramoha9213
    @isramoha9213 3 ปีที่แล้ว

    Farahas farihii ozil uekaa isaga maa kuù japrjaray qudarta

  • @khadrauk
    @khadrauk 3 ปีที่แล้ว

    Manshallah Cafiimad ku cuuna.👍😋💯

  • @caashaandi669
    @caashaandi669 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah ♥️♥️♥️💞💞💞💞💞

  • @ssssssssss461
    @ssssssssss461 3 ปีที่แล้ว

    Atarisho prank baan ka sugaynaa 😍😍😍😍

  • @shukrixade2826
    @shukrixade2826 3 ปีที่แล้ว

    Comntiga uhoreyo ahy yes atarisho mcney 😪

  • @asmamohamed907
    @asmamohamed907 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah my sweet cauple long live