SUNDUS AMIISH IYO ANIGA NAFTAADA BADBAADI CIYAARTII UGU QOSOLKA BADNAAY..😂😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 834

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 2 หลายเดือนก่อน +154

    Ala amira adna makeyntid qosol noqona gemka😂😂😂adi iyo adna iyo sundus plz adna keen qosolka aduunka dhacayo walahi😂😂

  • @hajiyowwalaalmountsuufto4446
    @hajiyowwalaalmountsuufto4446 2 หลายเดือนก่อน +260

    Next kooko sundus iyo amiiro qurux inta igu raacsan like 👍

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 2 หลายเดือนก่อน +113

    Wllhy sundus funny weye meelay ku jirto waa shax shax miidhan😂❤ m.a

  • @BayanSheikh
    @BayanSheikh 2 หลายเดือนก่อน +42

    Wlhi gemkan wan jecle sundusey before and after 😂😂😂😅😅 sundusey wan kuwata walashey💞🫶

  • @dhelatira
    @dhelatira 2 หลายเดือนก่อน +56

    Wlhy sundus funny weye meloo ku jirto leygma wayo iyada amiro😂😂😂😂😂

    • @MaxamedMoha-vo9ni
      @MaxamedMoha-vo9ni 2 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤

    • @khaamgamer1253
      @khaamgamer1253 2 หลายเดือนก่อน

      Abayo horta sundus melahay ku jirto wa inte

  • @xaliimogeenyo1982
    @xaliimogeenyo1982 2 หลายเดือนก่อน +50

    Sundus wlhi waa gabar qalbi wanagsan owkuuku eey u ekaatay

  • @DahaboMacalinaxmed
    @DahaboMacalinaxmed 2 หลายเดือนก่อน +40

    Alla amish waa ku heesanaa amiira muqalda haka soo reebin

  • @Sagaliitacadey
    @Sagaliitacadey 2 หลายเดือนก่อน +33

    Amiiro game ka ad so galiso TH-cam ka waa kan ugu jeclahay wllhi funny 😂😂😂😂❤ plz noso badi❤

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale 2 หลายเดือนก่อน +34

    Amiiro abaayo please wlhi gamekaan qosolwaaye samiyo iyo koko kusoodar iyo sadexdiina 😂😂😂

  • @RuwaydaIbraahim
    @RuwaydaIbraahim 2 หลายเดือนก่อน +47

    Habraha amiiro kunaxasan saaid usoo bateen ikahey isha cadowga haka qabto👸👯‍♀️

    • @Fartuun.qaali-x2b
      @Fartuun.qaali-x2b 2 หลายเดือนก่อน +4

      Aamiin

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน

      habrahaasi waxba kama qaadayaan hal mar oo qososhaa ku filan iyaga dhan daa danbiga ha badsadaane

  • @SucdiQurux-cm3eh
    @SucdiQurux-cm3eh 2 หลายเดือนก่อน +95

    Amiiradeena amiish noken wan ku hesana ayada iyo sundus Tom and Jerry isku yihiin jh😂

  • @UBAX-8
    @UBAX-8 2 หลายเดือนก่อน +32

    Alla Sundus iyo Amiira funye waye wlh😂😂😂

  • @BLACKPOI15
    @BLACKPOI15 2 หลายเดือนก่อน +19

    Wlhu sundus sxbtinimda waxbey ka taqaan amiira ilaasho❤🎉

  • @IdoFarah-jl8pp
    @IdoFarah-jl8pp 2 หลายเดือนก่อน +90

    Ala ceyda saddex haben ma arkiini team ceymiir uxisayy wada jogidi😢😢❤

    • @SihaamYaxye-y1r
      @SihaamYaxye-y1r 2 หลายเดือนก่อน +9

      Marabno gabdhaha ku heysanaa 😂

    • @SihaamYaxye-y1r
      @SihaamYaxye-y1r 2 หลายเดือนก่อน +3

      Marabno gabdhaha ku heysanaa 😂

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali 2 หลายเดือนก่อน +5

      Ma rabno ceyda haben kasto gabadha 1m qof aya ku xiran wax ayaga ka helayan ma in ay so galiso so 2m dhaqsi u gaarto

    • @SacdiyodaudQasim
      @SacdiyodaudQasim 2 หลายเดือนก่อน +3

      @@IdoFarah-jl8pp gabdha ku haysna camer leynini jog 😂😂😂

    • @Jamal-zw6xq
      @Jamal-zw6xq 2 หลายเดือนก่อน

      Ceyda waan u xiiznay

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil 2 หลายเดือนก่อน +85

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️

  • @C_Vilage
    @C_Vilage 2 หลายเดือนก่อน +58

    Amiiro markey keento waxaa larabaa in labada kale fursad lasiiyo qofkii keeno woo badbaaday Kan gafana loo maariyo } team Amiira one like

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 2 หลายเดือนก่อน +21

    Amiiraden qayba kale noso same koko iyo samia lkn adi iyo Sandusa haka maqananina lantina abra waye walhi wa marki uhorysan ka codsado pls ❤😢

  • @Cadarmaxamed58
    @Cadarmaxamed58 2 หลายเดือนก่อน +21

    Alla manooli sundus iyo amiish ilaahy iskudiray😂😂😂😂

  • @NawaalSheekhnuur
    @NawaalSheekhnuur 2 หลายเดือนก่อน +27

    Sundus zxiip wngsn m.a sey ugu naxeyso illahow zaxip wngsn hano weyn❤

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 2 หลายเดือนก่อน +4

      Attation isn't easy

    • @mariasaidmariasiman8934
      @mariasaidmariasiman8934 2 หลายเดือนก่อน +5

      ​@@Uqtimuslimahadi sundus Lee ku sasanthay naa cml yeelo 😅😅

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 2 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@mariasaidmariasiman8934islamaha xaasidmada la gaabtey leyma tuso😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mariasaidmariasiman8934waa dadka sxbtinimada ku xanuusada hala yaabin

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 2 หลายเดือนก่อน +33

    Amiish cawadey hogtay sunmir o walan dhexda kaso gashy amiiro amiish iyo sundus habeen kale no keen walhi qosol udhiman garay😂sundus iyo amish ilahy lee kala rebi kara😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน

      dadka saas is kugu faraxsan bay naago qalbiga ka jirani caynayeen oo dhahayeen Amish baa lagu goobtay xaasidiin baad tihiin

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@adoontiallesiman262 saa hada anigu amisha lagu gobtay man dhahy agah😂

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 หลายเดือนก่อน +49

    Allah kuwan dhib badNaa yaa iska dhalay 😂 sundusteena iO Amiiradeena 😂😂

  • @AwaleAwale-zx8xj
    @AwaleAwale-zx8xj 2 หลายเดือนก่อน +34

    Wax walbo waxaa ugu daran sundus qosol ma igu harin wlle hhhhh😂😂😂😂

  • @SahraAbdi-hm3gv
    @SahraAbdi-hm3gv 2 หลายเดือนก่อน +144

    Inta cawa amiiro koko iyo sundus rotiin ka sugesey ee sideyda cml qac ka yertey like 😂😢

    • @FarxaaanFantastic
      @FarxaaanFantastic 2 หลายเดือนก่อน +9

      Hada la duubi rabaa haweyn danbe

    • @DhamestiraN-h9x
      @DhamestiraN-h9x 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@FarxaaanFantastichage ka maqashayyy inayy dubayan

    • @SahraAbdi-hm3gv
      @SahraAbdi-hm3gv 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haa sas miya cawa sugeney anaga​@@FarxaaanFantastic

    • @yousra52
      @yousra52 2 หลายเดือนก่อน

      Hwen danbe dawaneyna cawa mha😂

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali 2 หลายเดือนก่อน

      Maxa jiro o ay routine u so dubayaan

  • @FaisoCabdi-ve4wt
    @FaisoCabdi-ve4wt 2 หลายเดือนก่อน +11

    Wllahi waligey maarag team san isku jecel waliba dhan ka gabdhaha ❤❤❤ team 27 isnot eazy wllahi ❤❤😊😮😅❤❤

  • @SaidhajiHamed
    @SaidhajiHamed 2 หลายเดือนก่อน +11

    Iso duceya team Amira qurux pls natijo exam sugayaye ilahay adna muradka haku rumeye 40 qof ducadooda wala aqbalay pls

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 2 หลายเดือนก่อน +4

    Sundus sidy zxpdeed.amiira ugu naxtso ayaaa wax loo.dhigo.jirin😢😢😢😢

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +8

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 2 หลายเดือนก่อน +17

    7:42 naa gabadha margeyga ugu dhagan tahe ka fuq sundus naag nool😫😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 2 หลายเดือนก่อน +15

    Sundus fanay waye❤❤❤

  • @falisShiikhDooncabdi
    @falisShiikhDooncabdi 2 หลายเดือนก่อน +12

    Sumdus soo funny wlhy😂😂😂

  • @Raxmocabdifataax
    @Raxmocabdifataax 2 หลายเดือนก่อน +40

    amiira caawa maxasan nogashay waxaaka sugayni rootiin adi iyo sundus iyo koko next nosoosameeey

    • @Rahma-rv7wt4po6j
      @Rahma-rv7wt4po6j 2 หลายเดือนก่อน +3

      Amiro caawa waynagu boodaday 😂

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Rahma-rv7wt4po6jaqwan inte ka maqashey routine ka

    • @Rahma-rv7wt4po6j
      @Rahma-rv7wt4po6j 2 หลายเดือนก่อน

      @@SuhuurcaliSuhuurcali video sundus channelkeeda ay soo dhigty hbn hore ee sheegaayeen labadooda

  • @zaytuunyusufhassan
    @zaytuunyusufhassan 2 หลายเดือนก่อน +38

    Amiira iyo sundus qofkay nolosha ku qaabtan bes weyee wlhy dhibadanaa labadan😂

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amira 2daba wey u sineed

    • @RaxmaIsaaqRahma123
      @RaxmaIsaaqRahma123 2 หลายเดือนก่อน +2

      Amiiro iyo sundus wey isla so jabeen wlhi😂😂 away game cimraan e nacnac kuleyka 😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@RaxmaIsaaqRahma123😂😂😂

  • @queenruun9709
    @queenruun9709 2 หลายเดือนก่อน +11

    Amiiro hbenka aad routineka nosoosameyneysaan games yar yar xataa ku dhex dheela turub io ludo io caga istaji oo lays tumayo chooser oo wax laisku xujeysanayo

  • @Leyla--qurx
    @Leyla--qurx 2 หลายเดือนก่อน +16

    Koko io adno io samia isku balami Qatar waye 😂😂😂

  • @UbahMuhudiin
    @UbahMuhudiin 2 หลายเดือนก่อน +10

    😂😂😂 ar sundusaa la aanteed TH-cam nuur maleh😂

  • @Eragatoo
    @Eragatoo 2 หลายเดือนก่อน +5

    Amiirooy vidoeyoishe amiish ku soo dar hadda kadib 😂❤

  • @RaxmaIsaaqRahma123
    @RaxmaIsaaqRahma123 2 หลายเดือนก่อน +6

    Amishey cawa noloshada wey u dhamaty😂😂😂sumirka ku helay labo isla soo jabay bad la ciyareysa is adkee 😂😂😂sundus iyo amiiro wa balayo lo bhnyhy😂😂😂

  • @Amiira603
    @Amiira603 2 หลายเดือนก่อน +9

    M.a amiish teamka ayaamhn aad bay isku dhexgaleen❤am happy for her

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน

      Amiira waxad moodaaba inay in badan is kasayeen aad bay isku fahmeen

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 2 หลายเดือนก่อน +28

    Amiish m.a waye waaba jecladey kaso muuqo apaayo challengeska❤❤

  • @IsmaaciilSiciidaxmed
    @IsmaaciilSiciidaxmed 2 หลายเดือนก่อน +47

    Amiiray Koko adiga iyo sundus Soo samee ita iguraacsan one like👍

  • @Daaci-bilan10
    @Daaci-bilan10 2 หลายเดือนก่อน +22

    Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ

  • @AnzalmaxamedZiyaad
    @AnzalmaxamedZiyaad 2 หลายเดือนก่อน +6

    Amiiradeena amish noo keen markasta waa ku heesanaa

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ala sundus qosol nogudisey walahi amiiro sobadi abayoy ❤❤❤😂😂😂😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 2 หลายเดือนก่อน +10

    Sundus amiira weka naxesa❤❤

  • @falisShiikhDooncabdi
    @falisShiikhDooncabdi 2 หลายเดือนก่อน +48

    Lkn sundus way kaa naxaysaa maskinta Ala zxptinimo❤🎉

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 2 หลายเดือนก่อน +5

      Attation kas bey rabta😅😅

    • @kiyoka_bl
      @kiyoka_bl 2 หลายเดือนก่อน

      @@Uqtimuslimah😂😂😂 Waa la heshay

  • @Maaidomaxamuudmaxamed53
    @Maaidomaxamuudmaxamed53 2 หลายเดือนก่อน +21

    Beerka ixaanuunay qosolka aduunka
    Next koko 😂😂😂😂

  • @raxmamahad2092
    @raxmamahad2092 2 หลายเดือนก่อน +5

    Sundus waa zaxiip wngzan m.a❤

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 2 หลายเดือนก่อน +12

    Sundus mxd sandhan ugu xumaty gabadha wlsha ah kaxisho waxanj WA game

    • @iqrahassan6529
      @iqrahassan6529 2 หลายเดือนก่อน

      Wa doqon dadka sundus ka badbadiyey yasitaan ka gabdha haka deyso😂doqonta

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@iqrahassan6529Adiguba gabadha cayda ka daa midna kuma taqaano iyagaa asxaab eh

  • @IkranMoh-m5u
    @IkranMoh-m5u 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ala walhi sundus dacd u jeclhy waa fariid yar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NawaalSheekhnuur
    @NawaalSheekhnuur 2 หลายเดือนก่อน +24

    Sundus io turaaxada wey is ku akaadeen😂😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน +16

    Amiira sundus iyo Adna maa ka dhigtid oo aad gabadhan iska daysid yacni waan ogahay inaad is fahamteen sidii dad sanado is yaqaanay oo adi qofka aad is fahamtaan markiba waanay kula duubi kartaa lkn hadalka waxan u dhahay waxan arkay dad idinku dhagan adi sundus iyo koko oo dhahaya naagahani waa xaasidiin gabadhii bay saan yeeleen intay ka baxday so faraxa uga qaada bal aan aragno xumaanta waxay ka dheefaane

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 2 หลายเดือนก่อน +7

      Maxay thy xasidnimo intaas la eg gabadha ku diide amira iyo koko sowti zunduz darted lo caynayey ilaa qabiilkoda sheeko amira qalbi wanag hadey caay cid u deyneyso zunduz bey u deyn lahed niicda mesha kala tag

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@Uqtimuslimah naa doqon yahay niicda aad sheegayso adi igala dul tag ani xaasidnimo ma iga ahan balse naagaha Amiira iyo koko sundus soo.caynaayay gabadhan darteed baan arkay saasa u dhahay faraha uga qaada taas miyaa markaa xaasidnimo u taqaanaa bal soo baro xaasisnimada horta

    • @sihamahmed5632
      @sihamahmed5632 2 หลายเดือนก่อน +3

      Xaadsinimada amiish eey ku hayaan weey muqata teda kale amiish cidna uma baahna iyakaa vidow karaba teyda kle markii team 27 Sundus qabiil keyda caay jireen bilaa sabab iyo waxa jirin miya ilowday 😏

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน

      @@sihamahmed5632 naa ani Amiish baa idiin baahan ma dhihine waxan dhahay dadkii xumaanta waday gabadhooda u dhaafa waana runtay wax xaasidnimo la dhahaana ma jiraane wuxu waa Game meel walba hadii cuqdad iyo isku dir lala soo fariisto waaba dhimasho

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@adoontiallesiman262iska dhaaf hadi wax lo dhafayo amira zunduz bey dhaafi lahed o ila sinjigeda la caayn jiray darteed magaratay naya e gabadha yarta farxanada haka nabad gasho xaasidmo ka nag nagsineyse

  • @SalmoNuur-m6d
    @SalmoNuur-m6d 2 หลายเดือนก่อน +3

    Amiiro abaayo Sundus,saamiyo,adno,Koko,isku,Balami.abaayo.codsi.weeye.❤❤❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 หลายเดือนก่อน +130

    TEAM AMIRA QURUX ONE LIKE 👍🫶🏻

  • @ikranfatxi3544
    @ikranfatxi3544 2 หลายเดือนก่อน +7

    i cant sundus waa dhinte saa u qoslaye🤣🤣🤣🤣🤣

  • @NajmaNuur-zk2uq
    @NajmaNuur-zk2uq 2 หลายเดือนก่อน +7

    Okko sundus iyo amiira qurux kusooxiji

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 2 หลายเดือนก่อน +7

    Team Amiira qurux is muujiya ❤❤❤

  • @CUMEERMOHAMED
    @CUMEERMOHAMED 2 หลายเดือนก่อน +28

    Ar Adunkanaa Amiiro managa war qabto familaka oodhana TH-cam kedha feel ayey usogalayan 😂

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 หลายเดือนก่อน +4

      Anaga xataa yar iyo weyn safa lagu jiraa amira dena dawa nonaa😂😂😂

    • @AxlaamHasan
      @AxlaamHasan 2 หลายเดือนก่อน +3

      Amiira dad badan bey qalbiyada kaxaday😂❤

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 2 หลายเดือนก่อน

      Same here...family & friends sida musalsal cml lo sugaa ❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน +1

      dadka Qalbiga wanaagsan oo dhan baa jecel gabartaan Famliy fiican baad tihiin ❤

    • @safsafsaid7041
      @safsafsaid7041 2 หลายเดือนก่อน

      @@adoontiallesiman262 ❤❤❤❤

  • @XamdiXiis-y3o
    @XamdiXiis-y3o 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asxapta amira qurux waa cusbahy plz youtubekeyga ii boqda 😢😢😢😢😢

  • @QadiijoxasanAbaayle
    @QadiijoxasanAbaayle 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla qosol igumaharin ellhi😂😊

  • @Muhiimmohamudomar
    @Muhiimmohamudomar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Anba wlhy video ugu jeclahay😂saan ugu ceshto leee😅😅

  • @munamanaal
    @munamanaal 2 หลายเดือนก่อน +20

    Sundusey abayo amiish mxa ka rabta manto dhan iyada lee sixun ula hadlee cadi iska dhig sundusey😂

    • @BintuShariif-f7c
      @BintuShariif-f7c 2 หลายเดือนก่อน

      Haa wllhi sikle kunoqoty😂

  • @nasteexaxuseen1761
    @nasteexaxuseen1761 2 หลายเดือนก่อน

    Fav game wlh afkaba iskuma qabto qosol drtiis😂😂😂tnx guys😂😂

  • @SahroSaciid-dh6ue
    @SahroSaciid-dh6ue 2 หลายเดือนก่อน +6

    Amira sundus love buuran❤🎉

  • @SumayomaxamedsumayoSumayomaxam
    @SumayomaxamedsumayoSumayomaxam 2 หลายเดือนก่อน +3

    Alla guys wajigan ma ka marabtan kulahaa😂 maya xabbti kama maranni😂❤

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn 2 หลายเดือนก่อน +14

    Ar amiraa adi samboor qabto ma bur Challenge sameyne 😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน

      naag adag waaye ani sanboor saa u necbahay waxa igu kicinaayo waan iska ilaaliyaa intaan awoodo

    • @QueenAmiira-fw6cn
      @QueenAmiira-fw6cn 2 หลายเดือนก่อน

      @@adoontiallesiman262 haa amiira Adag waye 😘

  • @UpahMaxamed
    @UpahMaxamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sundus Before io After Aa lrba 😂😂😂
    Saan uqsly waan daaly funny 🤣😁

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 2 หลายเดือนก่อน +7

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like ❤Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @SafiyaIbrahim-i1t
    @SafiyaIbrahim-i1t 2 หลายเดือนก่อน +7

    Amiiro koko iyo Adna Samiya isku balami

  • @ahmedhashi812
    @ahmedhashi812 2 หลายเดือนก่อน +3

    Midaan afraid blaring xin badanaaa😢uuff

  • @Yaxye.IbraahimWllshiis
    @Yaxye.IbraahimWllshiis 2 หลายเดือนก่อน +2

    Quruxdii youtube iyo amiish😍

  • @HoodanAli-e9b
    @HoodanAli-e9b 2 หลายเดือนก่อน +3

    Amiish maskiin waye walhi😢😢😢❤❤❤

  • @QueenTushey
    @QueenTushey 2 หลายเดือนก่อน +11

    Sondus indeheda 😂😂

  • @Abas-AR_M
    @Abas-AR_M 2 หลายเดือนก่อน +12

    Adunka maso marin rux ka kheir badan Nabigeena udgoona Mohamed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya inad Ku Salidid Xabibu Raxman❤❤

  • @NasteexoAhmed-by5in
    @NasteexoAhmed-by5in 2 หลายเดือนก่อน +5

    amiira tacsideyda kasoo qeebgal 😂😂 waa dhintee saa uqoslaye😂😂

  • @FatimaAbdisalam-f8e
    @FatimaAbdisalam-f8e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira xafsa zone yotubkàaka maka soo muqato laakin tiktokaaka haa abayo ma na tustid wan uxiisnee😊❤

  • @Ednah_143
    @Ednah_143 2 หลายเดือนก่อน +7

    Saan wax ka fican 3daxdin ina dheshan qofki gafo halo galiyo😂

    • @boqoradainaali3311
      @boqoradainaali3311 2 หลายเดือนก่อน +1

      Haa 😹 amiiiro Ine arakto rajenaa ee sameeyan waa isku tasho oo cad markas🤭😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 2 หลายเดือนก่อน

      qofkii keena ayaa burka soo dalbaday waaye 😂😂

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 2 หลายเดือนก่อน +11

    Sundus maxaa ka qaldan maxay gabdhan cusub ugu sasantahay

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 2 หลายเดือนก่อน +4

      Mid bari jaceyl keda ka qaaday malaha ula egtahay😂😂😂

    • @Cayuni1
      @Cayuni1 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@Uqtimuslimah ma aragtay🤣🤣🤣

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Uqtimuslimahala manoli😂😂😂

    • @SuhuurcaliSuhuurcali
      @SuhuurcaliSuhuurcali 2 หลายเดือนก่อน +2

      Amira inte ka so tagten miya sundus u waregteen

    • @iqrahassan6529
      @iqrahassan6529 2 หลายเดือนก่อน +1

      Wan la yabay doqonimadeda 😒gabdha way daba dhigatay 😒

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 2 หลายเดือนก่อน +6

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran team cumer team cadnaan team armhna team ladan team 27❤

  • @dhaxiroshekhcali
    @dhaxiroshekhcali 2 หลายเดือนก่อน +2

    Next koko sundus amira soo samey pls

  • @RabiaYoussouf-c5f
    @RabiaYoussouf-c5f 2 หลายเดือนก่อน

    Sundus ayale 😘😘wan Kuu jeclahay habbty

  • @FatumoSacid
    @FatumoSacid 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ala amiira noo Soo badi ❤❤🎉😂

  • @ameenabubakar2514
    @ameenabubakar2514 2 หลายเดือนก่อน +2

    والله هذا الفيديو مره يضحك صراحه ضحكتيني سندس واميره كلكم ضحكتيني صراحه ما هذا الفيديو مره انا احبه لما تصور هذا فيديو ما شاء الله عليكم حطي زياده زي الفيديو😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hodan-modamed
    @Hodan-modamed 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sunduseey aaway filimkii quruxeey

  • @Akwadani
    @Akwadani 2 หลายเดือนก่อน

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @RuwaydaIbraahim
    @RuwaydaIbraahim 2 หลายเดือนก่อน +2

    Oh my wow jceyladaydiii💋💅

  • @SaamiyaAbdirahiim
    @SaamiyaAbdirahiim 2 หลายเดือนก่อน +6

    Sundus waa daalantahay😂😂😂

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 2 หลายเดือนก่อน +3

    Amiish maskiney qofki ku ixtirama ixtiram qofki edeb daro iyo kibir kula so dontana hai cunin dheh mel iska sar 🫶

    • @sihamahmed5632
      @sihamahmed5632 2 หลายเดือนก่อน +1

      Amiish waxe u ektahay dad ka daacada ah aan aqoon xinka

  • @Abdizepoi55
    @Abdizepoi55 2 หลายเดือนก่อน

    Wlhi the best game waye cawa dambe koko iyo samia soqawo sister amira❤

  • @Ifrahdhaqne-x3u
    @Ifrahdhaqne-x3u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alla ma nooli sundus dhib baada a😂😂😂😂

  • @asriahmedkediyeaak5782
    @asriahmedkediyeaak5782 2 หลายเดือนก่อน +1

    Challenge nocas samey Amira

  • @Maxamedeeq436
    @Maxamedeeq436 2 หลายเดือนก่อน +4

    Amiira soobadu geemkaan sundusna soocili caawa qosol igumahari walaahi dad kale oobadan keen gays 😂😂😂😂😂😂😂😂❤ waamaasantahay sida quruxdabadan eenoogu qoslisid TNK wl ❤❤ TEAMiiro one like

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p 2 หลายเดือนก่อน +3

    Amiiro Amish no keen malin walibo😂😂

  • @LayloHassan-o5v
    @LayloHassan-o5v 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira aaway vlogii baayo

  • @kaahaahmed6778
    @kaahaahmed6778 2 หลายเดือนก่อน

    Ala waa qoslay sundus eyelasheska iyo wajiga in loo dhawado ma jecla😂❤

  • @Suusu863
    @Suusu863 2 หลายเดือนก่อน +27

    Amiiro pls short film inoo soo samee codsi waaye 😢❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha"Allah 🎉 Faraxleey Faceeda Ka Roon 🎉 Horay U Soco 🎉❤🎉

  • @bilandahir
    @bilandahir 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sundus meel ayjoogto caajis maleh😂😂😂😂

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂qosolkii baa iga dhamaaday ax amiira adi sanboorku yuna kugu kicin iskadaa ❤

  • @jiijocabdicasiis3536
    @jiijocabdicasiis3536 2 หลายเดือนก่อน

    Nolosheydi mcn amiira qurux wnkujeclhy 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @maxamedxasanmaxamedmaxamed48
    @maxamedxasanmaxamedmaxamed48 2 หลายเดือนก่อน +3

    Amiish cawa naftada qatarba galisay mesha lagu wadayo ka fiirso