ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Ilhaan Xarago oo kashiftay sir badan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ค. 2020
  • Waa wareysi Ilhaan Xarago ku faahfaahisay sababta eey uga baxday kooxdii eey ka tirsaneyd.

ความคิดเห็น • 681

  • @ayanohagi
    @ayanohagi 4 ปีที่แล้ว +44

    Runta markaan ka hadlo kaaf iyo kala dheere marka aadan ku jirin xiiso ma lahayn wlh laf dhabar baad u ahayd xarago magacaa ha jiro💋😍🌹

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction  4 ปีที่แล้ว +91

    Ramadaan Kariim asxaabta TH-cam waxaan rajeeynaayaa in Ilaaheey idinka badbaadiyay cudurki halista ahaa. Ayaantaan waa kala raagnay laakiin waxaan idiin cadeeynaayaa inaan idinku soo maqanahay, xaalada jirta darteedna aan idinkaga maqneeyn iyo badbaadada kooxda. Riwaayadi Dulmi ma eeysan dhamaan, qeybaha dhimana hadii laga baxo lockdownka ayaan dib u bilaabi doonaa.
    Be save all of you guys and we love you!!!

    • @daahirjv
      @daahirjv 4 ปีที่แล้ว

      Alxamdilillah thanks bro

    • @ahmedwayneofficial8738
      @ahmedwayneofficial8738 4 ปีที่แล้ว +4

      Dhamaan asxaabta ku xiran goobe video production waan idiin salaamay si kal iyo laab anigoo kuhadlaya magaceyga daacad/dulmi waxaan idiin leeyahay ramadaan kareem iyo ciid mubarek ❤️❤️🙏

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  4 ปีที่แล้ว +2

      @@ahmedwayneofficial8738 bro Ramadaan Kariim. Raashinka ha iska badin orod iyo darbi fuuloow aa lagaa rabaa marki la soo laabto Insha Alaah.

    • @drjabir8136
      @drjabir8136 4 ปีที่แล้ว

      Love u abayo laki iyo familkaga dhan wanagaragtee inosonoqo @ ilhan xarago waa jilaa anjeclhy haujabin cadhowgine horay usocda.....

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว +1

      Goobe Video Production 😍😍😘😍😘😍😘😍😘😍😍😍😍😍😍😍😍😘

  • @najmamaxamed5173
    @najmamaxamed5173 4 ปีที่แล้ว +50

    Iskudiro janada magalo buu nabigu yiri war diinta halagu dhaqmo waa ladhimane

  • @cabiiralive
    @cabiiralive 4 ปีที่แล้ว +15

    ilhaam xarago haday kooxda ka baxday abuukar mahdi kooxdiisa waa u dhamaatay ilhaam xarago waxay ahayd xidigta kooxda waxay ahayd jilaa weyn umada soomaaliyeed na aad ay u jecel yihiin

  • @abdirahmanducesane2377
    @abdirahmanducesane2377 4 ปีที่แล้ว +44

    Ilhaan xarago go'aan maleh bari baad arkesa ayado kasoo muuqata chanalkas

  • @daahirjv
    @daahirjv 4 ปีที่แล้ว +11

    Walahi saa u qosley ilhaan quruxeey i love you walahi warkeeda waa cadyahay hore u soco

  • @minamina4318
    @minamina4318 4 ปีที่แล้ว +11

    Laki Abaayo waa ku jeclahay horumar wacan ilxasid & mid jinba Allaha kaa hayo Allahana ku xifdiyo I love you sister 🙏❤️❤️💋

  • @rahmobaariyow9525
    @rahmobaariyow9525 4 ปีที่แล้ว +16

    Ilhaan ineey runta ka hadleeyso ayeey u egtahay

  • @ayanosman2485
    @ayanosman2485 4 ปีที่แล้ว +10

    Atariishada qarniga Ilhaan Xarago ❤️❤️❤️

  • @keefsiyaad2679
    @keefsiyaad2679 4 ปีที่แล้ว +19

    Iyaa mugoo Aniga in aan wax dhagayso lee ufadhiyaa meshaan Laki nosoo daay wax kasto oo qiima leh ✌️&❤️

  • @makoahmed9651
    @makoahmed9651 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah anigoo hooyadiin mako ahmed oo kasoo qoray commentigaygan magaaladan Seattle wa laki iyo Ilhan xarago aad iyo aad baan idiin jecelahay laakin waxan kaxumahay kala daadaadanka fanaaniintan soomaaliyeed ama jiilayaasha wallalahay ee somaliyeed Allaha waxaan uga baryaya inoo bogooda burcad isu mariyo amin anigu wxaan idiku waanin laha inaad xalool xumada iyo kutidhi kuteenka iska dhaaftaan ood wada hadashaan ood heshiisan anigu waxaan kudhashay somali galbeed waan jecelahay walaalahay somali wyan I wish shanta somali inay midoobaan may Allah unite all somali brothers and sisters amin please qofkii akhrista commentigan iigaadhsiiya sheem on you i would like all of you make pease and work to gather anigu filimyadan qurxoon inaad habaysan oo English kuturjumtaan oo laga daawado movie theather yaasha America si aad millions $ uga heshaan hada wasalam الله یحفظکم اللهم امین 👏

    • @Abdullahiahmedxallane77
      @Abdullahiahmedxallane77 3 ปีที่แล้ว +1

      Hooyo maka waxad tahay Qof aad iyo aad u qiimo badan, salaan Qiimo leh ban kuso diraya.

  • @yaaasalaamu1320
    @yaaasalaamu1320 4 ปีที่แล้ว +102

    Qurba dhan saan le waye wallahi wa la yiri iyo saa ba taha laga shegay ku cade ddadka dhan ina kala dhimatan alx hada 3sano ban xamar cadey dagantahay wan ka restay wallahi waxaso dhan

    • @HooyoFartuun
      @HooyoFartuun 4 ปีที่แล้ว +2

      Nasiibka abayo noso duce anagana .xbt

    • @xalimoducaale1058
      @xalimoducaale1058 4 ปีที่แล้ว

      Wale soomaali maryoolay baan hishiin

    • @Naimalove
      @Naimalove 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa ruuntaa

    • @fardowsoabdulahimuhamud8978
      @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 ปีที่แล้ว +1

      Been. Mahan

    • @muqdishogirl9244
      @muqdishogirl9244 4 ปีที่แล้ว +1

      Xamar cadey naima nalka waa fresh ,,cunto nadiif ah , qorax ilaahow nabad waarta sii xiisnaa xisaab la.aan ❤

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 4 ปีที่แล้ว +4

    Lucky Xaji masha allah. Universal xili fiican ayeey ka carartay

  • @muqdishogirl9244
    @muqdishogirl9244 4 ปีที่แล้ว +2

    Kaaf iyo kala dheeri qeyb fiican ayaad ka gashay actar ad aan inaba caadi aheen. intii fiirsata og . Aniga OSCAR ayaan kugu siin lahaa ILHAANEY ❤

  • @kanzagelinbacayn
    @kanzagelinbacayn 4 ปีที่แล้ว +10

    3 harsansa waxan ku qiyaasay:
    #Muunye, Mama #Feynuus iyo #Ilhan.
    Muunye bil ka hor buu baxay, Ilhaanna caawa, halka qaf ee harey waa Mama Feynus.

  • @shacnisharaf6798
    @shacnisharaf6798 4 ปีที่แล้ว +23

    Barnamijkan wanka helay noso badiya halogu magac daro iswaraysiga xaqiiqda jirta.

  • @hargeisacadey803
    @hargeisacadey803 4 ปีที่แล้ว +6

    maskax yaraan ku dhashay ku lahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ilhaan xarago wlhi kal iyo laab ayaa u jeclay waa gabadh qalbi furan oo daacada mazha allah hore u soco

  • @fadumohassan1540
    @fadumohassan1540 4 ปีที่แล้ว +5

    Aamina muuse iyo laki Xaaji
    Beri hore ayey isaga carareen
    Kuwa ay IS fahmi waayeen

  • @zamzamfarah8327
    @zamzamfarah8327 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah walahi qosol nafta iga baxday wall gumaysan waa maxay sorr ilhaaan 🙏

  • @bosteyaabdulle9940
    @bosteyaabdulle9940 4 ปีที่แล้ว +7

    Waxad ku cishotan ma jirto idinka ayaa waday ruwayad ama film waxuu ahaadaba ha u bixina ninkasina marki horeba kameresta un buu ahaa hore u socda yoolkina wad gareysan Alaaha ha idin dhowro Masha Alaaha

  • @najmaaliseedi1143
    @najmaaliseedi1143 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha dhal boqortoyo Laki xaaji iyo ilhan xarago runtii aad baan idin jclahay allow idin dhoor Laki xaaji iyo ilhaan xarago waxan jclahay inaan idin la soo xariiro mahaayo meel aan idinka la soo xariiro si aan rayi iyo talooyin wanagsan 💚🧡🌹❣💝❤💖💛💞⚘💕💋 insha allaha wey imaan doontaa runtii inan idinku daydo ayaan jclahay ilhaan xarago iyo Laki xaaji alle idinma jabsho cadowgiina

  • @TheWacan
    @TheWacan 4 ปีที่แล้ว +5

    Oh that's how we're..😪😭😢 we don't love each other, respect each other, and listen each other. No matter what that's how we're🤨😏🙄

  • @jirtooabkeey2100
    @jirtooabkeey2100 4 ปีที่แล้ว +6

    Asc wana idin salamey walalahey qaaali Ramadan mubarag cafimada tama illaah ha idin siyo dara Allaah ayan idin jecelahay idin iyo inkalo badan👑👑🌷🌷🌹🌹🌹

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa ruunteed ilhaan Waa qof afgaaban oo dadka aan sidaas uu dhexgelin

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 4 ปีที่แล้ว +16

    Kaaf iyo kala dheeri cawka laha Allaha unaxariiste

    • @fadumohusseinhassan4217
      @fadumohusseinhassan4217 4 ปีที่แล้ว

      Erayga Kaaf iyo kala dheeri bra ayuy lahaa lkin riwaayadda waxba kama ogeyn

    • @cawomaxamed814
      @cawomaxamed814 4 ปีที่แล้ว

      Laakiin may xusin runtii soomalidu waa cajiib

  • @Mohamudkhadar
    @Mohamudkhadar 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad baan idin salamaye laki iyo ilhaan
    Mama malyun waxan ka haye been bay barta balaha layka rifaya anigu waan ku racsanahay ilhaan in ay sheegto waxi jira baa thanks ilhaan

  • @axmadducaali7478
    @axmadducaali7478 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alah runti ilhan waa gawar wanagsan jitanta masrexedka ad ayay bulshada ku jecel yahin dar daran aragti fog ilhan by laki wad salamantahy

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 4 ปีที่แล้ว +20

    Our super stars lucky haji and Ilhaan wan idin salamay 😂😂😂😂😂😂😂waxas dhan wa kala dil, wey idin kala dilaayen,
    Ilhaan adi darta ayu superhit ku noqday flimki kaaf iyo kala dheeri, ilhaan hadeynan kujiri lehen kaaf iyo kala dheeri nothing bu ahaa.

  • @abdifataahmoha1360
    @abdifataahmoha1360 4 ปีที่แล้ว +5

    Ceeeb baa dhacdey abuuker mahdi waa 10 wajiile munaafaqa subxaaaan

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 4 ปีที่แล้ว +8

    Asc maasha alaah ciid mubaarak laki la aanta abaar weriye nimo heesa jiraa il cadaawo alaha kaa qabto waan ku taageera 💕❤️🙏🙏

  • @leilaomar8966
    @leilaomar8966 4 ปีที่แล้ว +23

    SOOMALI YEY HOREY MAALOOSOCDO UYIRI EY TIRI LEENMAAKUJIREYNAA

  • @abdihakimismail743
    @abdihakimismail743 4 ปีที่แล้ว +7

    Somali hadaan nahay cudurkaa kooxda ku dhacay aya dowladnimadiina inagaga dhacay.
    Bal markaa xalka kooxda ayaa dowladeenana u xal ah .

  • @xamdixiis9949
    @xamdixiis9949 4 ปีที่แล้ว +8

    Is cafiya walaala tihiin waan idin jecelnahay

  • @munajama9258
    @munajama9258 4 ปีที่แล้ว +3

    Hi ilhaan love you sis will always be your biggest fan
    Also I feel sad about the fun story, hope you all sort it out. We love you all🌹🌹❤️💕

  • @anzalabdi524
    @anzalabdi524 4 ปีที่แล้ว

    Waxii dhacay waay dhaceen wax so noqonayo ma jiraan lkin waxad ahaydeen dad shacabka aad aga farxiyey masha Allah. Hada noso sameeya group isku xiran so sameyo filimo aad u fiican 🤝🤝🤝🤝

  • @mahiiryareofficial2916
    @mahiiryareofficial2916 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilhaan wlhi waa gasiyad hore Usoco wllo

  • @halimosharafofficial8344
    @halimosharafofficial8344 4 ปีที่แล้ว +15

    Wlhy wx iga qosol sisey laki kulahaa hadan racineynaa wlhy so funny 😂

    • @aminamoussa8374
      @aminamoussa8374 4 ปีที่แล้ว

      Reer Djabuti warkogu uu cadeyahay
      #Viva guruleyda #ilhaanXarago #down #covid19mahdiabukar

  • @istanbuulali9723
    @istanbuulali9723 4 ปีที่แล้ว +12

    Maasha allah laki cdey iyo ilhaan xarago

  • @misshelaan5455
    @misshelaan5455 4 ปีที่แล้ว +10

    Kkkkkkkk allah beerka runti ilhan waad iga qoslisay.

  • @wadani7695
    @wadani7695 4 ปีที่แล้ว +53

    Yaa baye qofka maskaxda yar asbaro miyaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @shaafiyare465
    @shaafiyare465 4 ปีที่แล้ว +2

    I love laki and ilhaan xarago 🙏👏💯💙

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 4 ปีที่แล้ว +1

    Bimi Allaahi Allrahmaani Allrahiimi Asalaamu Calaykum warahmatu Allaahi Wabarakaatuhu ciid mubarak taqabal Allaahu minaa wa min kun Gabdhaheena Alle siiyey mowhibo Sllaha idin barakeeyo hada jawiga waxaad noogu badashaan Alle inaad shaqeeysaan Taas ayiina ku hungoobeeyn taas Ayaad RAXMAD iyo soo dhaweeyn ka helaysaa waxaan la yaabanay BEENTA IYO ISKU DIRKA FAA'IDADEE AYAA KU JIRTA AAQIRIYO ADUUN ALLE KA BAQA GABDHOOW ISU NA CEEB ASTURA OO HA CEEBAYNINA DHEXDIINA KA FARIUSTA WIXII DHIBAATO LAYSU GAYSTAY ALLENA UNOQDA OO KA TOOBAD KEENA WAX KASTOO AAN QAYR KUUGU JIRIN WA BI ALLAAHI TOOWFIIQ🌳🌴🌲❤💜💚

  • @marian5607
    @marian5607 4 ปีที่แล้ว

    Ilhaan waxaan idinkula talin lahaa waxaad tihiin dad very talent ah markaa tv gaar ah samaysta
    Dhalinyaro cameramen ama cameraladies waa buuxaan
    Markaa abukar iyo tv universal ka hoos baxa. Faaniintii waaweynaana masuulka u dhiibta.
    Waayo tv gan iyo abukar mahdi gan waa laga qaylinaayay in badan.

  • @Janno190
    @Janno190 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah sidii nimco degan loo galay ayaa laydiin galay ilayn xarago keep going sister haw joojin

  • @Mudane-
    @Mudane- 4 ปีที่แล้ว +3

    Laki haji waceys waa geesiyad anan ogaleyn dulmiga iyo xaq darada guu gobonimo walashay qaaliya

  • @samiya096
    @samiya096 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa dhaqan Soomaali wax bay wada dhisaan hadana way kala yaacaan ama dukan ha furteene ama ruwaayad hawada dhisaane ama dowlad ama maamul gobaleed ha noqotee dhaqn soomaali waa dhis oo dumu

    • @yasminmohammud2861
      @yasminmohammud2861 4 ปีที่แล้ว

      Hadal iso jiitay xaqiiq wayee manta waa lis waata bari wa laa kaal fogaday yaab

  • @sawdaabdiahmed8826
    @sawdaabdiahmed8826 4 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkkkk wakudayey wakudaysay le iga dheh xan live udawaday 2020😁🙈

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 4 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi waa jaamacad sheekadaan

  • @Qalanjo.14
    @Qalanjo.14 4 ปีที่แล้ว +30

    Laki we love you, aaway riwaayadii dulmi wali waiting na ku jirnay.💖💖💖💖

    • @GoobeVideoProduction
      @GoobeVideoProduction  4 ปีที่แล้ว +8

      Nasra Dulmi walaal ma eeysan dhamaan sababo la xiriira xaalada jirta ayeey u hakatay. Insha Alaah markaan ka baxnana waa bilaabaneysaa. Thanks

    • @Qalanjo.14
      @Qalanjo.14 4 ปีที่แล้ว +7

      @@GoobeVideoProduction ilaahay ha idin aamansado cuduradda iyo cadowgana dhinac ha idin ka mariyo dhamaanteen aamiin yaa rabbi🤲🤲🤲🤲

    • @aminamoussa8374
      @aminamoussa8374 4 ปีที่แล้ว

      Reer Djabuti warkogu uu cadeyahay
      #Viva guruleyda #ilhaanXarago #down #covid19mahdiabukar

  • @Random-uf6ky
    @Random-uf6ky 4 ปีที่แล้ว +7

    Ninka waa ciyaalsuuq War heedhe ninkaan xabashka wuu idiintashay

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 ปีที่แล้ว +8

    My sister Laki are you working before police woman i need you answers ASAP.

  • @waxdagaydiigsimalahan469
    @waxdagaydiigsimalahan469 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha allaah my lovely sister ❤❤❤❤

  • @ibrahimfarah577
    @ibrahimfarah577 4 ปีที่แล้ว +3

    Manshallah. Waan ku farxsanhy. Wallhi. Kaku. Iyo. Ikran. Xarago Best legend smartest girls I wish see the life for two girl❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍💕

  • @amreenfarah9017
    @amreenfarah9017 4 ปีที่แล้ว +8

    Thank you ilhaan madamo naso wargalisay hada wan aragna in lagu gu qaldamay,, Wasax you have to speak up hala aamusin Hadi kale adoo laga qaldanyahy aya qalad lagu saari.

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 4 ปีที่แล้ว +5

    waa daacad ilhan xarago halkaas ineey oga biloowdo ma aheen

  • @puntlandgirl7198
    @puntlandgirl7198 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi ilhaan waday sheegayao waxbaa ka jira hada ka Horbaa anagii 3 dumara nin ganacsi sheekadan camal nagu dhacday

  • @kafiayoonis2984
    @kafiayoonis2984 4 ปีที่แล้ว +47

    Xan online ah waa si fcn in si live ah laysu xantu kolba hadaan xanta la dhaafayn😂

  • @xasanyare5160
    @xasanyare5160 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc laki waan ku faraxasanahay in aad samayso baranaamijka oo kale faana waan kuu ahay magacaygu waa foosiya Aadandheere laakiin magaca iigu qoran waa wiil yar oo aan habar yarah u ahay waxaan rabaa in aan ku biiriyo in aad miis qurux badan dhigata faraawil qoyan oo qurux badan aad saarato istuuyawga ayaa kuu quuux badanaanaya shaqo fiican ayaan kuu rajayanaa iyo wax kasata oo qarsoon in aad banaanka keenitid

  • @farxiyacali5694
    @farxiyacali5694 4 ปีที่แล้ว +13

    Hadi lais fahmi wayo wa lakala danesana maxa kenay dhago hadalka

  • @abdiazizdarwiish
    @abdiazizdarwiish 4 ปีที่แล้ว +2

    Laki Xaaji wariyey ahaan jirtay ETN TV bay ka shaqayn jirtay shaqoyinkeedi by kuso labatay 🔥

    • @alisaaram8287
      @alisaaram8287 4 ปีที่แล้ว

      Benta maha mawelda carurtaa anikey naga Dubii hirty

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 4 ปีที่แล้ว +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣laki iyo ilhaah caadi matihidin cashar baan idinka bartay koox qofkasta dhiniciisa ubacaysan yay subxaanallah

  • @shaafiyare465
    @shaafiyare465 4 ปีที่แล้ว

    America wexee dhahaan freedom of speech, waligaa ha aamusin dulmiga ma fiicno. Lake keep going sis👏👏👏❤

  • @balqiisz.lyricsz2746
    @balqiisz.lyricsz2746 4 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah laakii waxaan ku jeeclaheey caad kureed maa qadaato maacnaha caad xuun maa qadaato noloow abaayo horeey uu socoo

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah runtii leki fanaaniinta aan xiiseeyo bey ku jirtaa hambalyo ayan ku leeyahy aad ayan kugu xirnaan doona

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Ilhan Harago big legend.

  • @munaabdimakaran4529
    @munaabdimakaran4529 4 ปีที่แล้ว +4

    Magaca kaf iyo kala dheri cuke allah ha unaristo aya laha

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 4 ปีที่แล้ว

      War xabashka yuu indin istimaalin hadaa aqli qabtaan adinka maameel isku bahaysataan😆😆😆😆😆😆😆👌😎😎😎👍

  • @goumanehbifti7867
    @goumanehbifti7867 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc marka hore inii salamey dhamaanteen gaar ahaan laki xaaji wacays ramadan karim salaan kadib ilhan xaraq waan kuu hambalyo geesinimadan in waax waliba loo dhaho kan kale machall sida saxiibta laki ay horey u cadeysay o dadka bay bn journe j vous aime trop waan inii jacalaxay

    • @safiyadirsche3782
      @safiyadirsche3782 4 ปีที่แล้ว

      Ilmaha xarago adiga ayaa ku baray goomaar?walaahi waan qoslay😆reer xamar dadka la dhaho dhaqan xumo ayay yaqiinin reer jabuuti goomaar la baray walee dadkan waa dhaqanka xun yahiin iska ilaaliyo 👌🌷😍👍😆😆😆😍❤😷😷👑

  • @sahraisaaq5854
    @sahraisaaq5854 4 ปีที่แล้ว +2

    Show umad sumeesan ban daawan jirney alle sharkiina hayna dhaafiyo🤔

  • @bintuabdullahi2077
    @bintuabdullahi2077 4 ปีที่แล้ว +43

    Daycare aan ka shaqeen jiray baa naag joogta dadka saan is ku dirijirtay 😂😂😂dadka dhan buufis ilaahbaan ku dhaartay 2 sano baan la shaqeenayat waan walan gaaray

    • @hodmanabdi5293
      @hodmanabdi5293 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh

    • @hibodagen6421
      @hibodagen6421 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkklk

    • @bukhaaribooker82
      @bukhaaribooker82 4 ปีที่แล้ว

      Hadii aad aragtid naag naag kale iihi u dhahayso ka carar waa rufyaan isku dirtood

    • @muquteste8443
      @muquteste8443 4 ปีที่แล้ว

      Adiga makubadashay mise waafiicantahy dariskaga kudayo ama kudiin aa ladhehee

    • @malabsida8735
      @malabsida8735 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂 they are everywhere these days ruufiyaaniin iyo ku dhaga hadal joogta ah. iyo mashquul aanan dhamaaneeynin.

  • @mahamedismail1037
    @mahamedismail1037 4 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ilhan wallhi waa fani i love you xarago ❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuehaabofficial9704
    @umuehaabofficial9704 4 ปีที่แล้ว +3

    Ilhaan hada waxey noogu sheekeynee miyaa in dad waa weyn ah la dhoho ha hadlina kaas waa saas aa ku amausanay mey dhihi rabtaa

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว +1

    C etait hier LACKIIIIII WAIKADACHAATAAAAAAA WA ISKOUFILANNEWAWENNE FILANTAHAIIIIIIII ADOWGAIGOUSSS HAAA JAABOOOOOOO MAMA SIRADKAFIA DJIBOUTI DJIBOUTI NANT FARGO ND J VOUS FELICITEZ GRONTUALATIONSFELICITATIONS

  • @falastiinhappyofficialhapp4034
    @falastiinhappyofficialhapp4034 4 ปีที่แล้ว +9

    Walhi qofka uku horerye ayan ahay lkin waxn kafhmay man arag😂

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 ปีที่แล้ว

    Ilhan my sister your free woman you can go what ever you like.

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว +1

    TRES JOUER TON ROLE DS FILM KAAF&Kaladheri MY CHERIE DJIBOUTIENN FANANDAJIILAKAII ILHANHARAGO DJIBOUTI ROLEEEE KALIIIIISIHADDA HOU BOURDAA KAHIHATAAA MY SOEUR ILHAMHARAGO J TE NOTERRR 100/100 MACHALLAH ALLAH Tabarak ALLAH hibarik fike ILHAMHARAGO YO LACKIBISCHAROO ISKAJADAAAS&ISTAGUEISADAAAA A VOUS RIEN VOUS DIRE NILIMA HOUNOOOO NILIMAA WORWOOOOOOO HABOHINNENT DEUX SOEURS HORREYHOUSOWDAAA

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 4 ปีที่แล้ว +4

    Abuukar mahdi qofku ku dhaga hadlyey ma aduu aha ilhaanay kkkk waaa ku daysa wa ku dayey ba ka dhacday abukar saas dhan miyi u xuma waba nin waalan maskixiyan ayuu u jiranyhay

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว +7

    MACHALLAH ALLAH TABARAK ALLAH HIBARIK FIKOUM ALLAH HIRAHISSENT HIHAFFIDAKOUM.ALLAH GRONTUALATIONS KULANKALACKI HAMBALLO..FELICITATIONSGRONTUALATIONS TRES BIEN PARLER WALACHAYDJIBOUTIGIRL FANANDIWEYNE ILHAMHARAGO YO YOU BEST FRIEND WARIYERFANANDAWEYNE CHERIE LACKI BOTHS BESTEST FRIENDS AGAINST GRONTUALATIONSFELICITATIONHAMBALLO ALLAH VOUS PROTEGENT DU MAUVAIS OEILS OUHOUNALLE HASSIDINENT ASBIYALLAH WA NIRBOURDE ALWAAQUIL Y AM HALIMSURAD MAMA DJIBOUTI ALLAH NIWADA BARAKEIWOS NIWADA GARGAROOH LONGUENT LIFE AMINE ALLAH SCW SCWSCW SCW KOULOU AMMANENT ANTOUNNENT BY KHEIRRENT KATIRAAS HAPPY RAMADAN MOUBARAK RAMADAN KARIM LONGUENT LIFE AMINE ALLAH SCW SCWSCW SCW

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 3 ปีที่แล้ว +1

      🤗😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @artiiwaberi7525
    @artiiwaberi7525 4 ปีที่แล้ว +18

    War la sheego oo san loo sheego weligey ma arg hadiiba allha laga baqi wayey bini aadan xaraya kadinaaya in laga cabsado ma ahn nin walbo oo xun san hadii la yeeli lahaa mar kale qof kale wax kama shegeen dadka oo kala dili jiri yahuudaa nag nol iga dheh galoos lawa bag la nol cawa mel aa sarty ani shaley asaa ila saxny waxaan is dhihi jirey nago lee waye markii ragii la fahmeen hee kac dheh

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว +1

    OF COURSE IS TRUE ATRICHOOOOOOMMELACKI BISCHARO HARAZGADISSA ALLAH KAFFALAGADAAAAA LACKI HADJ HIDANTAA MAHADDEE JALAIIIHAHOUBAAHDICHAAA WYAAA GARTILEEEEE A STRONGER COURAGEOUS INTELLECTUALINTELLIFENCE WAYAAA WAIKATACHAITAIIIIIIII GOOD LUCK KULANKA LAKIIIII &GOOBE PRODUCTION VIDEO LOVELYLIKELI ALWAYS APPRECIATE AM TAGAIRAHAJIIIIIIIIIII MY CHERIEGARLIGOUMANEH LACKIIII KKKKKK ADIGOOO DJIBOUTIENNE.GORMARRELAHOUBARRAIIII YES OF COURSE ILHAMHARAGO SAID HAAAWADKOUGASBANTAHAIIIII

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 4 ปีที่แล้ว +1

      😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😍😍😍😘

    • @the4rqueens555
      @the4rqueens555 3 ปีที่แล้ว

      waxba kama fahmin😊

  • @hayaatali7785
    @hayaatali7785 4 ปีที่แล้ว +1

    Baaye hore u soco Laki sharaf hor u soco Laki shacni hor u soco

  • @nihaalnaasir433
    @nihaalnaasir433 4 ปีที่แล้ว

    Waxan sugayay waliba u xiiso wabay filmka xujo, lkn nasiib aad baan uga xumay inay saas u dhaqmaan fanaaniinteena inshaAllaah intii is fahmaysaaba si nadiifa ha u wada shaqaysato.

  • @idilali2217
    @idilali2217 4 ปีที่แล้ว +5

    Xaq feeruhuu ka dilaacaa baan maqli jirey kklkkk walee Abuukar Mahdi godkiisa biyo ugu galéen kkk

  • @iskaadagofficial9332
    @iskaadagofficial9332 4 ปีที่แล้ว +3

    Laki libaax waaye labo labo ma qaadaneyso waxaa kaa soo salamaya sxbteey from turki Stanbul

  • @nimcoyaasiin8748
    @nimcoyaasiin8748 4 ปีที่แล้ว +4

    Xan fireesha ah wllhi abuukar waa nin xun bisimka 😆😆😆😆

  • @moha-hi6dg
    @moha-hi6dg 4 ปีที่แล้ว +4

    Somali sheeko xun walhi .war cusub ..intay isku sheeko qarsadaan ayey hadana Iska sheekeeynayaan ...
    Dadoow Sirtaada Hala wadaagin qofna .....

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 ปีที่แล้ว +5

    Sax runta lagama leexdo waa kugu raacsanahay Ilhaan. Laki walaahi waa parnaamij fiican u hiili dadka dhiban.

  • @fartunabdullahi5172
    @fartunabdullahi5172 4 ปีที่แล้ว +5

    ilaah hore u soco ninka waabo qof xun salaamad

  • @nazhwaaa3275
    @nazhwaaa3275 4 ปีที่แล้ว +7

    Dad waa wayn baaba tahiin oo hadana fanaaniine koo caqli leh inkuma jiro miyaaa waaxay sheeko ciyaaliinta😱

  • @codshini7249
    @codshini7249 3 ปีที่แล้ว

    Boss baas waa ku daayey
    Muno waa ku daysay hala raacsho

  • @naciimaabdi7338
    @naciimaabdi7338 4 ปีที่แล้ว +2

    Laki dhibleey weeye
    Waxaan yaa samaynaya ma kooxbaa markay tiraahdo ,Abukar mahdi inay dhahday rabtaaa

  • @fathiabdirizak3960
    @fathiabdirizak3960 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhy abukar mahdi dadkiiyoo dhanbaa ka cabty hal halaa lobaxsanaa wax kale

  • @sadoabdi2256
    @sadoabdi2256 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxan Allaha Allahu akbar

  • @husseinaden4509
    @husseinaden4509 4 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah ilhaan xarago, uma baahnid qof ku zeg xagta ee hor u soco sis

  • @munaayomohamed3034
    @munaayomohamed3034 4 ปีที่แล้ว +5

    Mideda kale kaaf iyo kala dheeri cawke aya badh laha

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 4 ปีที่แล้ว +23

    Laki barneemijkaan noosoo badi xanta fireeshkaa noosoo badi ilhaan waaiga qoslisay maskaxdaa kuyar 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maalowchenal2565
    @maalowchenal2565 3 ปีที่แล้ว

    Wllee ilhaan xarago wax badan bey iftiimisay

  • @Ardo270
    @Ardo270 4 ปีที่แล้ว +2

    Subhanallah sᴜʙʜᴀɴᴀʟʟᴀʜ

  • @abdirahmanabdalla8462
    @abdirahmanabdalla8462 4 ปีที่แล้ว +1

    Lakideyda cashaqa wariye maa isku bedeshay 😍🙏

  • @faaisalove848
    @faaisalove848 4 ปีที่แล้ว

    Ilhaan oo kale lama arkaayo walee warninka abuukar mahdi xaa ka qaldan wariye waa sidaan

  • @umuehaabofficial9704
    @umuehaabofficial9704 4 ปีที่แล้ว +5

    Horta fan waa fisqi awalbo anaga allaha naga madoobeeyo fanka soomaliyeedna hormar lagama gaaro fanaan cod macaan baad arkee haduu xanuunsado hal fanaan caawinayo ma leh darxumo iyo dayaca buu u dhintaa walaa dowlad walaa shacab baa u nixin bal subscribe ii saara