FILMKII BALWADA WAA DILAAGA AADANAHA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 918

  • @maankanuriso1658
    @maankanuriso1658 4 ปีที่แล้ว +323

    Qofkii kowbad baan ahay bal like igu cimaamada👍 Ramadan mubarak dhamaan umada muslimin♥️

  • @azimmohamud584
    @azimmohamud584 4 ปีที่แล้ว +131

    Asturnaanta wax laguma helo miyaa lagu dhahay walasheey
    PLZ Asturnanta waa quruxda ama bilicda dumarka

    • @aaminamucalimsiidaadam4527
      @aaminamucalimsiidaadam4527 4 ปีที่แล้ว +2

      Saxiix 👍👍👍👍👌🏻❤

    • @hodany4555
      @hodany4555 4 ปีที่แล้ว +3

      Xaqiiq wa wax ugu qalisan gabadh inay jidhkeda asturto

    • @suleimanmohamud9796
      @suleimanmohamud9796 4 ปีที่แล้ว +1

      Gabdhihi social mediaha isticmalo xijaab iyo ayaga isma yaqanan

    • @fatimaaragsan941
      @fatimaaragsan941 4 ปีที่แล้ว

      Xqiiq wlhi gabdhahena zoomaliyed dhaqnkii reer galbedka ayey soowadaan

    • @mohamedesse1380
      @mohamedesse1380 4 ปีที่แล้ว +1

      Hayaay dooliga qas qas

  • @ahmedabdullahi2428
    @ahmedabdullahi2428 4 ปีที่แล้ว +11

    Lacgto Dumarka wey qawisa wan maqli jiray lkn hada Run u arka wlhi
    Allow qatumada Notoosi Yaa rabi 🤲🤲🤲

  • @sadiaabdulkarim5567
    @sadiaabdulkarim5567 4 ปีที่แล้ว +381

    Qolka ku dhagan in telka laga soo dhex diraayo oo codka 2 dhacaayo cidii ila fahantay like dhac kusii

    • @abdirizaakhabdalla7058
      @abdirizaakhabdalla7058 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @akramak4718
      @akramak4718 4 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi zaaid

    • @akramak4718
      @akramak4718 4 ปีที่แล้ว +2

      Waalafah maah

    • @rasmifilmsvlogs5481
      @rasmifilmsvlogs5481 4 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar adigo mahadsan

    • @Mudez-Romeo
      @Mudez-Romeo 4 ปีที่แล้ว +2

      Fashil waye Wlh 😂😂😂😂😂🙆🏼‍♂️🙆🏼‍♂️🙆🏼‍♂️

  • @anwarshire128
    @anwarshire128 4 ปีที่แล้ว +10

    Najmo cudon iney u eg thay inta ila aragtay leik isar 👍qoftan been mahan waxa ey jileyso run ayee sheykoyinka. Ugu dhacan nerobi kenya 🇰🇪 sbbto ah rag badan o qurbo jog ah o dacad ayee sidan ku dhacda in xolohoda rag kle lacunsiyo lana tunto marka qof ki doqon ah ayee sida ku dhacysa runti 👍💪🙏😘wan ka helay jilinka

  • @Kalid__
    @Kalid__ 4 ปีที่แล้ว +136

    Asturnaantu Waa Muhiim 🙏
    🧕 : ✔
    🙎 : ✖

  • @ahmedmadeyaden3610
    @ahmedmadeyaden3610 4 ปีที่แล้ว +25

    Nolosha
    Nairobi talo oo sax eh xadaa iguracsantahy
    LIKE IDEX

  • @abuamal7991
    @abuamal7991 4 ปีที่แล้ว +171

    Kenya 🇰🇪 maxaa rag lacgtoooda. Lagu Cunay Xaqiiq wyaay sheeekoooyinkaaan Filim ahaanta loo Jilaaay Rago lacgtiina ilaaaashada Ka taxadira

    • @amjanm4924
      @amjanm4924 4 ปีที่แล้ว +7

      abu amal kenya miya adunka mel kisto nag xun jogto nagaha nairobi jogo rerkoda dhaqanayo kuwa somalia weka fecan yihin mahan kenya bis melkisto qumayo jogto waye somalia xita wejoga uthopia somalia qofki inan lhen ikhey kabaqayo le sameynayo dadka isku mid mahan ee gabdhaha kenya daya

    • @zahraabdi4833
      @zahraabdi4833 4 ปีที่แล้ว

      amjan m wa sax Anigaba wn jogna Lkn nago nocan ah wey jiran oo mafiya ah

    • @abuamal7991
      @abuamal7991 4 ปีที่แล้ว +2

      amjan m xaajigaga wuu jooga Soo ma ahan adiga Lkns kenya 🇰🇪 4 sano ayaan jogay ima Amani kartit leegama shekeynaaayo

    • @benaazirbunowofficial5145
      @benaazirbunowofficial5145 4 ปีที่แล้ว

      @@abuamal7991 datka kudashe kagawaramaya wey jiran abayo lkn adunka dan waye

    • @anwaryare3606
      @anwaryare3606 4 ปีที่แล้ว +1

      @@abuamal7991 4 Sano bas aha Ana ku dhashay kuna so kore iweydi sxb

  • @LaStBoRnTeCH2019
    @LaStBoRnTeCH2019 4 ปีที่แล้ว +269

    Hadaa adoo sooman videogan fiir saneysid ilaah kugu dharshee walal subcriber isaaa chenalka🙏🙏👈☝️☝️

  • @Y-shorts4
    @Y-shorts4 4 ปีที่แล้ว +9

    Wxa kaliya ee aan ka ducaystaa waa naag Kenya 🇰🇪 joogta wlhi Illahayoow wxn kaamagan galay naag Kenya 🇰🇪joogta.
    Asxaabta Aamin ta isoo raaciya

    • @kowtharaayfuad3943
      @kowtharaayfuad3943 3 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhh walalo nag khayr qabta Allah warso wayo kenya wajogaan gandhoo fiican.

  • @farhanmohamed1727
    @farhanmohamed1727 4 ปีที่แล้ว +166

    Raga qurbaha Jooga Africa dumarka kubiila riwaaayadaan waxbaa laydinku sheeegay hadaa wax fahmaysaan

    • @hibaaqabdifitah8396
      @hibaaqabdifitah8396 4 ปีที่แล้ว +6

      Raga hanaku dirin ebow

    • @Yaxye77
      @Yaxye77 4 ปีที่แล้ว +5

      Hadaan guuzsadaba guska Allah igooyo

    • @burhancumar8778
      @burhancumar8778 4 ปีที่แล้ว

      @@Yaxye77 😂😂😂

    • @kingzy6887
      @kingzy6887 4 ปีที่แล้ว

      @Yahye Mohaq 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @xafsoabdirahman9164
      @xafsoabdirahman9164 4 ปีที่แล้ว +1

      Namiim Aatahay Ma Istiri🤣

  • @ridhwanabdullahi4078
    @ridhwanabdullahi4078 4 ปีที่แล้ว +58

    tan diraca cad ee telka heysata reer tiktok qofki ila yaqaan 👍

    • @daadamohamed5507
      @daadamohamed5507 4 ปีที่แล้ว +3

      Ridhwan Abdullahi jihaan baa ladahaa

  • @Mohamediniho.usa2
    @Mohamediniho.usa2 3 ปีที่แล้ว +3

    Iidle waa nin dhaqankii iyo xeerkii kutaagan he is best jilaa and singer 🎤🥇👑🎵

  • @socdaalofficial4514
    @socdaalofficial4514 4 ปีที่แล้ว +14

    Walaahi iidle waad igabadisay anoo og iney jiliin tahay hadana qisada iyo habka loojilay waa iga gadanyahay video gaan maskaxaa murti dhasha horay usoco iidle yare💝

  • @Casrit
    @Casrit 4 ปีที่แล้ว +9

    Rayaan bajaj ku jaclahay wlhi talent ayaad ledahaay❤🇸🇴👌🏾

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 4 ปีที่แล้ว +50

    Cunugtaan gabadhii xamar jogtay oo bajaajta waday hadan setahy aduunyo Qoraa wayn aheed Abayo fananin iska dhaaf buugagtii kulaabo

    • @muhanadcosta6673
      @muhanadcosta6673 4 ปีที่แล้ว +1

      Zxp waa isku dheelaysa warlaaan

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว

      @@muhanadcosta6673
      Wll qaali SUBSCRIBE ii saar inshallah

    • @siciiddaauus3938
      @siciiddaauus3938 3 ปีที่แล้ว

      Eegey gabadhii motada wadi jirtaya miyaa yaab

    • @xalimosacdiyo9275
      @xalimosacdiyo9275 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @adansantur4677
      @adansantur4677 3 ปีที่แล้ว +3

      Waaba Hadaan damco dhillo Africa joogta.

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 4 ปีที่แล้ว +52

    Qaftaan markey taksiga bilabeysay iyo hada haben iyo malin bey Kala yihin lacag la aaney nacalad baa Kugu taal

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 4 ปีที่แล้ว +4

      Hhhhhhhhh run badanida sxb digsi dabadis bey u eked

    • @qeysarsenal2701
      @qeysarsenal2701 4 ปีที่แล้ว +2

      @@haaskeyproduction2744 🤣🤣🤣🤣waad Ku fogaatay lipaax

    • @haaskeyproduction2744
      @haaskeyproduction2744 4 ปีที่แล้ว +1

      @@qeysarsenal2701 hhhhhhh madawgaba lacag laan baa kento sxb

    • @jijoahmed2063
      @jijoahmed2063 4 ปีที่แล้ว +1

      Horee ucadeed camerada lee madoobeynrysay wagaas

    • @Zahraxasan350
      @Zahraxasan350 4 ปีที่แล้ว

      Hhh lcgta fasahaad waaye gawadhaan say uqawaanthy arag iyo markeedi hore

  • @hassanabdiqaadirhassan797
    @hassanabdiqaadirhassan797 4 ปีที่แล้ว +3

    Run ahaantii waxaan wax Runa weeye Ragbadan Oo Qurbaha Kumaqan ayaana saan wax lagaga Cunaa 🤞

  • @yuukasedow
    @yuukasedow 4 ปีที่แล้ว +13

    Inta barbaroniga iyo kabsa caleenta aragtay like haila dhafina

  • @yasminyaska.channel8849
    @yasminyaska.channel8849 4 ปีที่แล้ว

    am not a garreh but Somali tribe called garreh,all respect for them coz they are not musicians, or acting like diz wht is prohibited in Islam,keep on going like dat somalidha kale waaysafadheen yaq

  • @امحمزه-ص4و
    @امحمزه-ص4و 4 ปีที่แล้ว +20

    Wagaad bajaajta wadatay waxaad ahayd gabr fican oo danteeda iyo xijaabkeeda Ku dadaasho bal eeg oo dib isku fiiri wllashy sidaad u quruxbadnayd marku xishoodku kaa muuqday dib isugu laabo ilhy haduu noloshi hore kaa saaray u mahad naq oo dadaalkagi iyo asturnaantadi soo celi ragaana isaga dhex bax waad yartahay yaanay Ku halayn 😢

  • @Hassanynwa
    @Hassanynwa 4 ปีที่แล้ว +32

    Gabdhaha masaakiinta Ee Nairobi jooga ayaad raggi qurbaha ku diirteen, waxba ma so kordhin iidle xaasidnimo kuguma ogayn😆 Misa haddi aroosyadii corona ka xirey adigana gabdhihii ba irsaaqada ka leexine 😂

    • @ahmedqadar1763
      @ahmedqadar1763 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb waa iga qoslisay

    • @yolpziofficial2394
      @yolpziofficial2394 4 ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +1

      @Hassan Abdi Waa runtaa. Waa farriin xun.

    • @BulaalMediaEnt
      @BulaalMediaEnt 4 ปีที่แล้ว

      Addunka kalsoni jirta dumarka isku mid ma ahayn wax dhaco ka hadlayan lakin gabdhuhu ma wada xuma

  • @makaftameofficial7554
    @makaftameofficial7554 4 ปีที่แล้ว +24

    Hadaa soomantahay like

  • @sumuli.
    @sumuli. 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabadha waba jilaa iidlena actor ayuu yahay go ahead

  • @LaStBoRnTeCH2019
    @LaStBoRnTeCH2019 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlh filimka mcn uu noqon lahaa laakin qoftaan gadaal fadhisa ayaa ku ciyaart shit😡😡 inta ila qabta like dhac igu siiya

  • @marwaanlyrics2050
    @marwaanlyrics2050 4 ปีที่แล้ว +23

    Inta iLa Aragta Inay Jaad Ceynayn Ooy cunayaaN Salar Farta Taag ☹︎

  • @MaajidAlifilms
    @MaajidAlifilms 4 ปีที่แล้ว +11

    war iidlow masha allah markaan ku daawanayo cajisdhan madaremi wallhi talent ayad ledahay hore usoco kamadalo inan komentiga kamadalo melwalbo aad jogto mise janalwalbo aad ku jirto m.a

  • @farhanmohamed1727
    @farhanmohamed1727 4 ปีที่แล้ว +52

    Gabadhan reer islii way haleeyeen
    🤔

    • @aaminamucalimsiidaadam4527
      @aaminamucalimsiidaadam4527 4 ปีที่แล้ว +5

      Ayadaa ishaleesay runtii qof qofkale haleenaayo majiro qofka asagaa mustaqbalkiisa ilaashankaro😎midabkeeda ayay badashay dharkii ayay dhigatay👀👀👀🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️👀🤦‍♀️🤦‍♀️👀👀👀🤦‍♀️

    • @moenlighted7681
      @moenlighted7681 4 ปีที่แล้ว

      Aamina Mucalim siid Amuunaa diyaano miyaa

    • @buzzerpoi825
      @buzzerpoi825 4 ปีที่แล้ว

      Haa Wlhi
      Midan iyo too kalooo ismadhanto haleyeen

    • @zakitarega8790
      @zakitarega8790 4 ปีที่แล้ว

      Markii ay noo imaaneysay amay haleysneyd heee

    • @xaawomacalin3113
      @xaawomacalin3113 4 ปีที่แล้ว

      see u halaaw day ifahan siiya bal masa ruwaayada ee jileesaa ula jeetaan

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 4 ปีที่แล้ว +22

    Inta Mooday In iidle Xanjo Calashanayo Like saara😂😂😂😂😂💗

  • @fardowsahmed2731
    @fardowsahmed2731 4 ปีที่แล้ว +24

    Ramadan kariim
    Asxabta cafimad iyo
    Cibado baadsi rabi
    Haa nogu dhameyo
    AmiiN yaa Allah

  • @IchbinRex
    @IchbinRex 4 ปีที่แล้ว +13

    Xabada Atariishada Iidle Yare maa Hadalka.Laxan u saaray iido Batuulo ar🤔🤔🤔Mexey dhahday... wax fiyow dhamaan muslimiinta afkryga fahmeysa Ramadan Mubarak Insha allah Cafimaad ku sooma🤣🤣🤣🤣

  • @abdirahmannurafgy2625
    @abdirahmannurafgy2625 4 ปีที่แล้ว +43

    13:19 eedaan u ahay aa laisku babinaaa inta fahantay like iisaara

  • @salmaqurux3403
    @salmaqurux3403 4 ปีที่แล้ว +29

    Hadii aan jaakadeyda iyo xaskeyga aan katago daxanta haleysaga celiyo 😂

  • @ahmedmadeyaden3610
    @ahmedmadeyaden3610 4 ปีที่แล้ว +4

    Dadka jaadka cuno kaarto waxkucunan mawayan
    Xadaa iguracdeN
    LIKE DHAC IGUSII

  • @gallad2052
    @gallad2052 4 ปีที่แล้ว +62

    Ilaaha kugu dhaariyee iidle qoftaan qofaa eheen hanoo keenin wlhi waa lengend atariisho ah

    • @honabdifatahtiini9846
      @honabdifatahtiini9846 4 ปีที่แล้ว

      Dareen jiliinkeda kahelay wlhi waxad u maleysa in ay marqan santahay sey u hadkeyso io waliba reactionkeda

    • @husseinahmed2623
      @husseinahmed2623 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh qufta waa kala kacsanthy kap

    • @nuurbaashi4142
      @nuurbaashi4142 4 ปีที่แล้ว +2

      Walaashaa hadii ahaan leheed dareenkaaga siduu noqon lahaa bal dib isugu noqo

  • @qanciyeqalbiqaran5276
    @qanciyeqalbiqaran5276 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheekadaan waa arin jirta oo xaqiiq ah anigaane marqaati ka ah oo indhaheyga ku arag xaasas badan oo ragooda dibada jira isla markaana la qayila rag kale. Shiishad, sigaar wax walbo ha dhihin ilahay hana mootiyo Nairobi waa lagu halaabaye.

  • @youngwizz1079
    @youngwizz1079 4 ปีที่แล้ว +25

    Bajajleyda Reer Marqan Miyey Ahad 😂😂😂😂

  • @Medibrahimabdi
    @Medibrahimabdi 4 ปีที่แล้ว +20

    Fasahaad Alooow igana ilaali
    Idlee iyo team
    Allah nawada so hanuniyo

  • @abdirahmanmohamedwehlie5346
    @abdirahmanmohamedwehlie5346 4 ปีที่แล้ว +10

    Raga doorki an ka dugsanayow naftu daain abid deyninow waxan doonayaa inan dadab galnee😂Xabibo xasan toooxow wacesle legendry

    • @xasankaafi854
      @xasankaafi854 4 ปีที่แล้ว

      Mase maxameed muuse saasa kumaqlee

  • @khadarkeeyibrahim1021
    @khadarkeeyibrahim1021 3 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh Jiipsi ayay qaad noga dhigayaan

  • @Sheersxb
    @Sheersxb 4 ปีที่แล้ว +41

    Wlaalow rageynii hanugu dirin iidle nagaha qaar hadey halesanyihin kuwaa daacad ah oona haleesneen wlaalow

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 4 ปีที่แล้ว +1

      muniira henna filinkaa kuwa daacada u soo socda ee samra 😂

    • @ismailahmed5917
      @ismailahmed5917 4 ปีที่แล้ว +1

      hhhhh haa wallhi baxarka dub dadbadan lodiidi donaa biilka markuu ruwayadan firsado

    • @farhiadaganchannel3201
      @farhiadaganchannel3201 4 ปีที่แล้ว

      Beenta naga daaya dad dacad ah oo alle yaqanan jirane 😍🥰🙏

  • @abdiwaliosman4706
    @abdiwaliosman4706 3 ปีที่แล้ว

    Dadka sida loo fasahaadinayo. Miyaaa lagu fanayaaa barigiii hore waa lala xishoonjiray hadase waa welcome to fasahaaaaad

  • @kingnasri5915
    @kingnasri5915 4 ปีที่แล้ว +13

    Walee riyan Bajaj wa experience kitab wxbo hano gaban qofyhy🤣🤣 lkn is astur cawardada oo baneyso wxbo lgu ma hele wa dambi ☝️

    • @nasrocadey2957
      @nasrocadey2957 4 ปีที่แล้ว

      Caadi ma ahan idle wan kusalaamay yaaqeey

  • @sadiaabdulkarim5567
    @sadiaabdulkarim5567 4 ปีที่แล้ว +10

    First one ayaan noqday Ramadan Mubarak guys

  • @mohamudabdullahi9138
    @mohamudabdullahi9138 4 ปีที่แล้ว +12

    Ramadan mubarak wll mel walba ad jogtaan like igu Qabo plz and plz

  • @anwarshire128
    @anwarshire128 4 ปีที่แล้ว

    Idile yara waxa tahay fannka kaliya o jilinkisa an wato wad ka dhisan tahay dhan kasata bro hormar wacan ayan ku rajynya inta idle tagertay liek maxa iga hesatan 👍

  • @ayuubhirsizhaafto3471
    @ayuubhirsizhaafto3471 4 ปีที่แล้ว +8

    Plz channalkyga poqqo WLL QLI WAXAD KAHELI DONTa waxyaapo kuqanciya plz and plz 100k gaarsiya

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 4 ปีที่แล้ว +4

    Gabadha Yar aaad beey u qurxoon thy maashaa.allaah Minneapolis bankasoo salaamayaa runtii wanka helay hala igu xariiriyo hadad tol tihiin

  • @abasmhaji1986
    @abasmhaji1986 4 ปีที่แล้ว +13

    Rayaan Waxman ku qiraay inaad tahaay atarisho❤👌🏾

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 4 ปีที่แล้ว +16

    Mashallah Ramadhan mubarak somalida walalahey anjaclahey subscribe isra please

    • @istahilcaydid6649
      @istahilcaydid6649 4 ปีที่แล้ว

      Wll iso poqo pls subscerib isaar ana wan kusarayaa

  • @zakiofficial5344
    @zakiofficial5344 4 ปีที่แล้ว +10

    istaaaq furunLa ,, qoftaan qaad macunayso lkn jawibaygasheeee,, Bisinka faraaa kumudan,,👀🤗🤣

    • @muwaahib7119
      @muwaahib7119 3 ปีที่แล้ว

      Hee 🤣🤣🤣🤣

  • @vdjid2190
    @vdjid2190 4 ปีที่แล้ว

    Iidle walh marhora iskukedambese Luna park kahe ii wrn bro.. im back To Nairobi wakuxage... qoftan mirqankeda wali waye madaxa isarantihin yaqe.. Alfu bro isasoqabano de

  • @abdallaallasow2659
    @abdallaallasow2659 4 ปีที่แล้ว +10

    iidle fataale waa ku salaami sxp imtixaan thay qosl iga dhamaady

  • @xafsaquen8834
    @xafsaquen8834 2 ปีที่แล้ว +1

    Mida gadaal joogto istoon camal ujiifto maxaawaaye mawarii feeyn😅😅😅😅 rabtaa waan shakiyayee intii ila aragtay like saara pleas😣😣

  • @sydali1820
    @sydali1820 4 ปีที่แล้ว +6

    Vedio gaan Ck reaction maksoo bixin karo miyaa?

  • @abdiazizabdi462
    @abdiazizabdi462 4 ปีที่แล้ว

    inta ila aragte jaadka ay cunayaan in uu yahay kabsar, barbarooni la jarjaray iyo kawesh like iigu boowa

  • @galadaadan8174
    @galadaadan8174 4 ปีที่แล้ว +13

    Qoftaan cadi ma aha bro jilaa ficn igadheh kkkkkk idle io ayada keep going

  • @nasriinmoha5751
    @nasriinmoha5751 4 ปีที่แล้ว

    Gabadhan rayan bajaj sowma ahan hadi aan khaldaneyn wllhi gabadhan wxn xasusta gerar ka hadlaya jilbabka iney ka so jedisay masraxa furan ar aduunaa walle bini adan wey is badalaan ilaahow ka so hanuni🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @qeysarsenal2701
    @qeysarsenal2701 4 ปีที่แล้ว +18

    Iidle kaabe makii caronaha ladabar jaraan kuugu imana Kenya Insha Allah waa in aan Kula fadhistaa English kana kaabartaa

  • @molkahajjiofficial7003
    @molkahajjiofficial7003 4 ปีที่แล้ว

    waraa jaadka run run ayey u cuneysaa gabadhu see cml waxan jilin way dhaafeen
    inta ila aragtay iney caadi u marqaameen like dhac igu siya😁😂🤣🤣😂😁😀

  • @hassannoor6873
    @hassannoor6873 4 ปีที่แล้ว +7

    Rayaan REAL ACTOR wallahi

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 4 ปีที่แล้ว +1

    iidle waaba marqaam weyn inta ila aragta like isaara

  • @apdiwahaabmxaabzey5885
    @apdiwahaabmxaabzey5885 4 ปีที่แล้ว +5

    Ar hooyoy xabdaas wa muqayilad sida ay ula haysato ayaan arkaa 😂😂👍

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 ปีที่แล้ว +1

    Qofka HADU QAYILIN wa maskiin wataas LAGU dul shekesanayo 🤣🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @maxamedomar1985
    @maxamedomar1985 4 ปีที่แล้ว +13

    Waxaan ahay qofka 1 filaa yes farxad wlhi 🦁🦁

  • @Amal-Qurux-Ina-Ahmed
    @Amal-Qurux-Ina-Ahmed 4 ปีที่แล้ว

    inta ila aragte Riyan bajaaj in ay iidle yare crush ku tahay ama is gaad gaad ku hayso Like dhac 👏👏👏

  • @ahmedhussein6958
    @ahmedhussein6958 4 ปีที่แล้ว +7

    1:17 eedo magaced 😂😂 lugu laaba aa ?

  • @Mohamediniho.usa2
    @Mohamediniho.usa2 2 ปีที่แล้ว

    This guy is legend can you tell me what time is it

  • @Somaliannews
    @Somaliannews 4 ปีที่แล้ว +4

    Fadlan subscriber isaraa asxabeey
    Ramadan Karim

  • @khadarmohammedsirat95
    @khadarmohammedsirat95 4 ปีที่แล้ว

    Inta marki hees ladhageysanayo madexa luxda like dheg 😅

  • @YasirAli-mv5bv
    @YasirAli-mv5bv 4 ปีที่แล้ว +11

    Tan caadi aye u cunesaye cagaarka bisinka🙆‍♂️😂😂

  • @drseebimacow9474
    @drseebimacow9474 4 ปีที่แล้ว +1

    Hablaha sidaan miyaad u haleeysay jawaata waa xagaaga

  • @amirhassan3448
    @amirhassan3448 4 ปีที่แล้ว +8

    kenya 🇰🇪 naag joogta hadaan shukaansadaba lacagtayda halagu qayilo 😂😂😂😂😂😂😂

    • @jijoahmed2063
      @jijoahmed2063 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk SaaS waye

    • @omarali1024
      @omarali1024 4 ปีที่แล้ว

      Amiir Xasan 🤣🤣

    • @kamaal2023
      @kamaal2023 4 ปีที่แล้ว

      Gaar ahaan Nairobi dheh

  • @legend-nc3wu
    @legend-nc3wu 4 ปีที่แล้ว

    Walal gabdhaha soomaaliyeed hadeeysan shaqo haaynin mise balwad leyihiin hadii aad lacag siiso dhib malahan aniga nin rag baan ahay waana dareemi karaa gabdhaheena qaar ineey xaalad adag ku jiraan u dir lacag walaashada soomaliyeed si dhibkeeda eey ugu xaliso

  • @abdulqadirabdiaziz7426
    @abdulqadirabdiaziz7426 4 ปีที่แล้ว +13

    Iidle iyo qofta la jileysa wa iga gadan yihin jiliin koda talent bey ledahey gabdha.

  • @m.dheeka3457
    @m.dheeka3457 3 ปีที่แล้ว +1

    Eedle ma mirqaanta

  • @abdirizakibrahim1526
    @abdirizakibrahim1526 4 ปีที่แล้ว +5

    Hadalka maxaa loo jaray markay gabadha wax ka shegayso hadii aan qayaso waa la wasaa weye

  • @farduussaleban1913
    @farduussaleban1913 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlahi bilahi tolahi aaad baan uu qoslay ano soman saka nacala shaydan Kuyale Rayan iyo Iidle yare 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @teamqaxweysteoffical6190
    @teamqaxweysteoffical6190 4 ปีที่แล้ว +3

    mansh Allah nice video films kaan ayaa sugayy reaction ck wan sugaya

  • @engismailabdullahi6144
    @engismailabdullahi6144 4 ปีที่แล้ว

    Iidlow zxb gabdhahena somaliyeed sharaftooda ilaaali wll plz xitaa hadii aysan jaad cunayn gabadhani lkin dhaqankas noocaas ah ma wacna

  • @tigerkhaliif414
    @tigerkhaliif414 4 ปีที่แล้ว +6

    12:18 markas ana wazo bay dhahday😂😂😂😂😂

  • @ciiltreboyofficial9309
    @ciiltreboyofficial9309 3 ปีที่แล้ว

    Rayman Bajaj khaamteeda waawadataa walahi jiliinkeeda Caadi maaha

  • @Abdikey00
    @Abdikey00 4 ปีที่แล้ว +4

    Rayaan ma gabadhi kalumaysato,bajaajle iyo qoraaga ahaydbaa

  • @sacdiocadey5546
    @sacdiocadey5546 4 ปีที่แล้ว

    Gabdhaan iskala haysa alaha soo hadeeyo🤲uma bogin anigu noocay udhaqmaysee

  • @eyupfirari3912
    @eyupfirari3912 4 ปีที่แล้ว +6

    Hhh Wlhi waa iga qosliyeen The way They are Acting Mshaa Allah 🥰

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 ปีที่แล้ว

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @hibaaqabdifitah8396
    @hibaaqabdifitah8396 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan we halawday wlh allaha kuso hadeyo abayo

  • @ayanofficial5820
    @ayanofficial5820 4 ปีที่แล้ว +1

    EidLa yare walhi wan ku tagara

  • @captainlahmkaali3637
    @captainlahmkaali3637 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkk wa taan wakashakiye wa cabtooy show bismilah😂😂

  • @xafsamohamed7040
    @xafsamohamed7040 4 ปีที่แล้ว +1

    24 April 2020 waxa ay aheyd soon maxaa ma somanidin miyaa

  • @rkmoosland9329
    @rkmoosland9329 4 ปีที่แล้ว +6

    Nin bidaar leh Rip 😂😉🙃🙏🏼

  • @ashwaqabdi9718
    @ashwaqabdi9718 4 ปีที่แล้ว

    Rayaan Abukar Ali boqorada acting Somaliyed best Somali Female actor idle yare aa jilninka boqol uga tagtay horta Qeebta 6:41 🤩❤👌🏾 Inaba Cadi maha Qeebta Labad Channelkaga so so sodig

  • @nimcaanahmed8258
    @nimcaanahmed8258 4 ปีที่แล้ว +3

    True Story...😂Dadka Marekan Kayna😂Jogow. HYEY🐀

  • @somalitrust7447
    @somalitrust7447 3 ปีที่แล้ว

    Hadalada iskasaxay qaraye wll qaali

  • @Hakammed
    @Hakammed 4 ปีที่แล้ว +12

    Iidle waa Funny 😂

  • @kadarjama3174
    @kadarjama3174 4 ปีที่แล้ว +1

    Qoftan ayadoo jaad cuneynin ayeey mirqaan mina Allahi eh ku jirtaabee,

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 ปีที่แล้ว +6

    idle waa funny caadi ah 😂😂😂😂😂😂

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah subxanallah subxanallah

  • @zuhurqurux3043
    @zuhurqurux3043 4 ปีที่แล้ว +13

    Iidle wan iska jeclhy shactaro socoto waye wlhi😂😂😂😂

  • @axmedceebe4961
    @axmedceebe4961 3 ปีที่แล้ว

    Naasaha maba lagelaa lacagta walhi caadi mahan waa jiifaa aaaa iidle walee naag dhaxaa dabadeeda waad feeyday dheh