Maanshaa Allah DAAHIR CALASOW IYO OOMAAR RAG RAGAAD TIHIIN LAAKIIN PLEASE WAAR MADAXDAN WAREERTEY EE DALKEENII SOOMAALIYA BAABIIYEY BAL BARA SIDA RAGU U WADA HADLAAN, MAXKAMADAN PLEASE HA LA SOO FADHIISIYO KUWAN DALKII ETHIOPIA IYO DJIBOUTI IYO KENYA SIINAYA. DAAHIR & OOMAAR THANKS LOT.
Mudug yaa intuu far naara ku wareejiyo soomaaliya ka go'doimiya 😂😂😂 Dhib aan gobolkaa bar,beer iyo patrol midna lahayn aan ahayn somaali kama jiro waa dadkan wada afmaalka ah ee il adayga meel ufadhiya😅😅
Mashallah ❤️ ❤️ omaar iyo Daahir cafigu waa wax fiican
ilahay haku xifdiyo ina adeer macane oomar
Maanshaa Allah DAAHIR CALASOW IYO OOMAAR RAG RAGAAD TIHIIN LAAKIIN PLEASE WAAR MADAXDAN WAREERTEY EE DALKEENII SOOMAALIYA BAABIIYEY BAL BARA SIDA RAGU U WADA HADLAAN, MAXKAMADAN PLEASE HA LA SOO FADHIISIYO KUWAN DALKII ETHIOPIA IYO DJIBOUTI IYO KENYA SIINAYA.
DAAHIR & OOMAAR THANKS LOT.
Kkk waad iga qoslisay kuwaas ilahay oo xaqa tusamooyee cidna mamaqalayaan ilahay wadaniyiin haka dhigo umuda soomaaliyeed
mansha allaah wll omaar keep going
Oomaar❤❤❤
Waa laysgaadayas
Ilaah aa wax dili kara waxna nooleen karo
waa runtaa
😂😂😂😂😂😂😂
Dahir wali vital suqnimo KU jira dacad maha
Doqon calasow bal muxuu ka rabaa Cawaale Aadan mar walbo hadaladiisow kusoo labaa laakiin oomaar waa daacad iskaga fogow Daahir Calasow.
Masham,allah
Daahir waa necbanahay lkn kaama weeyno wah.
Hhh omar bar bar bac ayaa ku xiran maxa so aqrine ku alah 😂😂😂
Fadarada ugu weyn Somali Social Media waa Daahir Doofaar walee, Qabyaalad iyo Ceebeynta Dumarka Somaliyeedna ku caan baxay!
Doofaar maaha lkn inta kale waayahay.
Daahir waa fariid
Daairwaankua
Wallaahay somali waawalaalo
Daairwaankuattaaaa
Daahir calasow hablaha majeerten cayey wallhi Xininyo xumo in Aad kahor calaacasho adeer ragg waa noolyahy wali adeer calasow inantii Reer Xirsi uu dhowrka sano cayey wllhi baan kudeyn hadii illahy nafta iidaayo
Cay soomaali dhan ayaa isceyso dhiiga .Muslin ayaa dharan.
Omar maxay tahay faraha uu Daahir Alasow ka hayaa ee uu saa isaga maslaxayaa😮
Idinka soomaali dagaal miyaa jeceshihiin
@@Selma-p2m
Haaa😂
Yaan lugiyaahi Oomaaroow
Omaar Wa Doqon Wana Waalanyahay Waar Omaar Wa Lagu Sicraya Nacasyahow Dahir Calasow Reerkiinu Dunida Unecebyahay Xoolayahow wa Omaar barbar
Yaa 😂😂😂
😂 war maxamadoow kiis kaan Adaa igalisay haba agilsid maxumee bartankaan ogajiraa meel aan kabaxo majoogi.😂
Raga soomaaliyeet sidaan ayeey dhaqan koodu yahay runtaa wanaagbadan naxasku waa liid
Halluqad haldhaqan haldiin
Dahirow farxad iyo cafimad ku nolow
Omar dada leh wa calacal maha wa.geesinimo
Barbar. Adigana kadeg
Haa daahir valasoow baa xukuma ikaraaji kkkk walee oomaar barbar waa cajiib
2 Dan nin oo waalan dadka dawanaya ka daran
Caku qof u calaacalo daahir waa nin shaqsi xun allaha soo hadeeyo.
No
Mudug yaa intuu far naara ku wareejiyo soomaaliya ka go'doimiya 😂😂😂
Dhib aan gobolkaa bar,beer iyo patrol midna lahayn aan ahayn somaali kama jiro waa dadkan wada afmaalka ah ee il adayga meel ufadhiya😅😅
Maxaan u calaacalay saa Oomaaraw
Somali waamid qura umaqeysano toban
Iidle shaw waa munaafaq
Kkkkkkk
Siwerkaakwaako
Kkkkkk naaga no garnaqay
Omaar kan in adeerka ma aha calasow 5sano a ki Mj Naimo Jokar video been ah ka haya 5sano ilaah dulmigi ka so saray
Oomaarow caqliga xagee kaga jiraa sidaadaba inaad sidaa daciif u tahay ma moodeyn weligey hada waba isdhiibtee macsalaama calacalka wa maxay
When it comes to mj he is very brave insulting them r
Tani calacall maaha daahir waa nin raga haduu danbigiisq qirtay qofka libintiisa waa laqiraa anaa qiraya anoo oo maar wallashi ah
Laba wiilo SOMALIYED ilahay Nabad haydin DHEXDHIGO dad ku waa dagalaa hadana waa is cafiya , is wada, cafiya, ilahayna Hayna wada cafiyee,
Qabiil Maxaa keeney horta Dadka garacyada ah waxeey jecel yihin waxeey jecel yihin dadka walaalada ineeey dab ka dhex shidaan qofkii cafis weydisto walalkiisa waxeey u heystaan inuu cabsaday