Dood Ciise ma Saliibka Dushiisuu kudhintay | Dr Zakir Naik & Baadari Carab ah Pastor Ruknuddin Henry

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น •

  • @nimcohodan2350
    @nimcohodan2350 4 ปีที่แล้ว +27

    War waad fiicanthy wllo ee saa isusooraaci maalin dhan oo jimce ah ayaan daawanaayay waanan ka faaiday masha allah. Adna thank you

    • @fartunbarre3477
      @fartunbarre3477 3 ปีที่แล้ว +3

      Ani maanta iigu horoyasa waana jimce ☝️

  • @yahyeabdinor4200
    @yahyeabdinor4200 4 ปีที่แล้ว +136

    Jizakallah wll khadar ,doodan waxan ka fa'iiday waxayabo badan sida:-
    1.kirishtanku inaysan aqoon uleheyn bible -koda
    2. in bibile-ka qudhiisa awsan aheyn book ay iskuraacsanyihiin dhamaantood
    Oo qola walba ay mid gaar ah watan .
    3. in marwalba xaq iyo baadilka oo xaqu sareyo iyo in shikh zaki yahay geesi gaaladu ka cabsato.
    JIZAKALLAH WLL KHADAR, wa inoo dooda xigta inshaAllah.

    • @omaribrahinm1724
      @omaribrahinm1724 4 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid wlle

    • @hodansalah1209
      @hodansalah1209 4 ปีที่แล้ว

      1qqqq

    • @Masago2026
      @Masago2026 3 ปีที่แล้ว +3

      Yahyr Abdi Nour wax kastoo qalad ah leyskuma raaco qolo kasto seey rabto ayeey u dhigataaa aniga mid masiixi ila shaqeeyo waxaan arkay asoo sooman waxaan ku iri meeqa maalin aad soontaa 55 maalin aw ku jawaabay waxaan iri soo dhawoow aniga 30 biri aan soomaa waxaan aamin sanahay inaan jina kuhelaa sida ku taalo quraanka hadaba mey tusi kartaa meesha ay uga taal bibalka 55 maalin inaad soonto waxow dhahay markaan joogay wadan keygi aa baadari ii sheegay lkn markaan qurbaha imid bibbalka dib habeeyn aa lagu sameeyay kuma qorna hada waxaan iri salaada meeqaad dukataa 49 salaad aw kujawaabay waxaan ku iri 5 salaad aan dukanaa wax kasto oon samey nayno quraanka ay ku qoran tahay 1442 sano ilaa hada waxba lagama badalin

    • @cabdiwasic2976
      @cabdiwasic2976 3 ปีที่แล้ว

      Q

    • @liibaanfamily
      @liibaanfamily 3 ปีที่แล้ว +3

      Runti qof walbo muslim ah wax laga raba ino ilaha umahad celiyo wayo qofka muslinimo kudhasho waa qof nasib baďan kan kudhaqmo kasi fican

  • @hiba_hurrin
    @hiba_hurrin 4 ปีที่แล้ว +86

    Masha allah waxaan la yaaabay kuwaan christanka maalin kasta isla baybal kooda baa lagu ceebeeyaa
    Alhamdullilah ilaahi islaam inaga dhigay anagoon ka dalban
    Wllkeen noo soo turjumayna wu mahadsanyhy jasakallah wll

  • @shiikeyofficial4299
    @shiikeyofficial4299 4 ปีที่แล้ว +16

    Mahadsanid saxib waan kula socdaa sida quruxda noogu turjumayso iyo dooda quruxda noo so bandhigto jasakallah

  • @ridwanhussein1715
    @ridwanhussein1715 4 ปีที่แล้ว +27

    Shukran brother run ahaantii wax fcn ayaad u soo gudbisaa bulshada somaaliyeed fahmaana waxyaabo badan oo diintooda ka mida jazakallah wll khadar 👍🏽🙏🏾

  • @mohamedfarah7762
    @mohamedfarah7762 4 ปีที่แล้ว +15

    جزاكم الله خيرا
    Dr.zakir, iyo culumada la shaqeyso, iyo tarjumaagaba.
    Adinka waad ku oogtteen xujadii oo waad u cadeyseen xaqii, hanuunka qalbigase Allaa haya, ciddii xaq doona sidii salmaan alfaarisi Allaha hanuuuniyo.
    ءامين.

    • @hanadcumarxaaji4443
      @hanadcumarxaaji4443 3 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah'Alle janada haynagu kulmiyo dhamaan teen

  • @suhaybinhosuhaybinho5911
    @suhaybinhosuhaybinho5911 ปีที่แล้ว +19

    l want to be shiekh Al Islam inshallah 💯❤

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 4 ปีที่แล้ว +11

    Doodu Waxay Ku Fiican Tahay Inay Sidan Ookale U Dheeraato Masha allah Sadex Saac Oo Waxyar Dhiman Markay Gaabantahay Walahi Waxay Iga Dhamaantaa Anoo Dhagta Sifiican Ugu raariciyay Caawa Waan Ku Raaxaystay Sidookale Guusha Dr Zakir Waa Guul Islaamka Usoo hoyatay

  • @abdikadirhajjiali9821
    @abdikadirhajjiali9821 4 ปีที่แล้ว +12

    Aaad&Aad Bad U Mahadsantahay Walalkay Wan Dhamaystay Walibo, Anoo Aad U Xiiiseyna Eey Iga Dhamate Waxay Ahayd Dood Aad U Xiiiisa Badan Wax Badana Wan Ka Faiday Masha Allah Allah Jazakallah Walalkay!

  • @SAHAL_MAHAMUD
    @SAHAL_MAHAMUD ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walal wa dhameytay . Alle hakaa ajar siiyo sida noola wadagtay waxa ii siyaaday iimaan. Waxaa rabbi u baryaa dr zakir abdikaariim nayik alle cimri dheer ha siiyo . Amiin hadaa qof alle dartiis manta u jeclahay oo nool waa dr naik

  • @NUXURMEDIA
    @NUXURMEDIA 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Alaah aad ayaan uga helay dooda waana dhameystay. Inkastoo marhore aan ku daawaday english. Hada ayaan si fiican u fahmay meelaha mugdiga iiga jiray .jazakaalah.

  • @moohaayare4411
    @moohaayare4411 4 ปีที่แล้ว +13

    Thanks bro aad baan ugu helaa marka ay doodaha daqiiqadahooda sidaan u dheeryihiin

  • @nia8672
    @nia8672 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha ALLAH Alhmhmdullilah
    ALLAH wa mahadii Islam iiga dhiigay. Doodahano kalee noosoo baadi PLEASE. 👍👏

  • @sadaka.idiris7752
    @sadaka.idiris7752 4 ปีที่แล้ว +54

    Halmar inta taawatay fidiyowga like iisaara

  • @madaxey1994
    @madaxey1994 4 ปีที่แล้ว +16

    Yaaa alh diinta nagu dil oo qaatumadeena wanaaji
    Bal fiiri baadirigaas cristianka beenta uulasoo taganyhy meesha
    D.r zakir naik ❤🙏 alh yaxfiduk ❤

  • @khadarsomalie1682
    @khadarsomalie1682 4 ปีที่แล้ว +31

    Anaga Muslim baan- nahay
    Allmadulilah) ilahaay waa mid☝
    Nabi mohammed Scw Scw waa nabigii ilahaay☝

    • @azharudinmehmet2345
      @azharudinmehmet2345 3 ปีที่แล้ว +3

      Nabi ciise wuu noolyahay markuu soo baxo mahdigu oo uu la wareego xukunka makka iyo madina ayaa waxaa soo baxaya masiixu dajaal kadibna dadka ayuu fidnaynayaa kadibna muslimiinta waxay iskugu tagayaan buur yar oo ku taalla suuriya gaar ahaan dimishiq agteeda. Kaddibna xilli habeen ah ayaa waxaa cirka ka soo dagayaa nabi ciise oo ay wadaan laba malag kadibna muslimiinta ayuu uyeerayaa wuxuu ku dhahayaa "muslimiinay "hadhow muslimiintu way baqayaan marka dambe wuxuu doono ha ahaadee aan soo eegno qofka qaylinaya markay u tagaan waxay arkayaan nin dhallinyaro ah oo 33 jir ah kadibna muslimiintu way garanayaan inuu yahay nabi ciise markaa waxay aadayaan qudus say u furtaan kadib salaad ayaa soo galaysa markaas mahdigu wuxuu dhahayaa (nabi ciisow adi tuji salaada)(Maya adigu tuji ayuu dhahayaa nabi ciise )kadibna waxaa tujinaya salaada mahdiga nabi ciise na wuu ku daba tukanayaa markaa waxaa dhacaya dagaal u dhaxeeya muslimiinta iyo gaalada yahuuda iyo gaalada kale waxay masiixu dajaal ku dhahayaan qudus nooga dhig caasimad iyagoo masiixu dajaal u malaynaya inuu yahay ilaah muslimiintana waxaa hoggaaminaya nabi ciise iyo mahdiga gaaladana masiixu dajaal iyo shaydaan xataa jinka gaalada ahi suurad biniaadam bay yeelanayaan gaaladu waxay ku dhuumanayaan geedka layiraahdo geed yahuudka Somalia xataa wuu ka baxaa geedkaas muslimiintana geedaha kale dagaalka waxaa badinaya muslimiinta 'xilli casar ah ayaa nabi ciise dilayaa masiixu dajaal kadibna qudus ayaa la furanayaa .nabi ciise wuxuu markaa samaynayaa khansiirka ama doofaarka bahalka la dhaho wuu dilayaa kulligood saliibkana wuu jajabinayaa kadibna caalamka waxaa lagu dhaqayaa diinta islaamka markaa ka dib ayuu nabi ciise dhimanayaa .nabi ciise intaan cirka loo qaadin ka hor ayuu ilaah ka baryay "ilaahayoow iga dhig ummadda nabi muxammad scw"ilaahayna wuu ku aqbalay ducadaas wuxuuna ka mid yahay ummadda nabi muxammad scw wuuna noolyahay hadda cirka ayuu ku noolyahay

  • @maxamedwardi8099
    @maxamedwardi8099 4 ปีที่แล้ว +13

    Diinteena waa naxariis iyo macaan badan allow diinteena islaamka nagu dil🤲🤲🤲🤲🤲

    • @aaliyacdy7185
      @aaliyacdy7185 4 ปีที่แล้ว +2

      Aamin🤲🤲🤲😭

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 4 ปีที่แล้ว +1

      Allahumaa aamiin aamiin aamiin walal shukran 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @ardaymna
    @ardaymna 4 ปีที่แล้ว +21

    Ma sha Allah wll, dadaal badan iyo waqti badan Ayaa kaa galay turjumaadan, Alle sw Ha kaa ajar siiyo!

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 4 ปีที่แล้ว +9

    Walaalkii noosoo tarjumayow ilaahey jannadiisa hakuugu bishaareeyo innaga iyo aDigaba waxansa layaabanahay
    Iyadoo baadariyadii ay saas uceeboobayaan soomaalida wax magaratada ah ee diintoodii sharafka lahayd ee islaamka kabaxaya subxanallah

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson9975 3 ปีที่แล้ว +5

    Jazaakallahu khayral jizaa wllkay tarjumadaada iyo dabcan soo gudbintaads.

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 4 ปีที่แล้ว +20

    mashaa allah tabaraka raxmaan runtii dadaal dheeriya ayaad galisay wakhtifarabadana waadku bixisay illahay hakaa abaalmariyo hada kahor intaana doodahaga aadsooturjunto dawanin waxfikrad ah kama haysanin diimaha kale lkn hada waan ogaday nimcadan haysto iyo badidaay kusuganyihiin ilaahayoow xaqa nagusug mahadsanid ustaad

  • @alashrafchannel5218
    @alashrafchannel5218 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha allaah , mahadsanid ustaad
    Allaa mahad leh i guuleeyay

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jH5LPCHMuLQ/w-d-xo.html
      Linkigaaas Kore Waa Macalin English aan Wax Badan ka bartay
      Sida Wadasheekeysi, Vocabulary, Telegram, Paragraph, composition writing, Transitive And intrinsitive,Active And Passive Voice,Adi Waa Cashiro Lasoo Koobi Karin Alle Habarakeeyee Macalinka
      Cashiro Wanaagsan Ayuu Bixiyaa M.A..

  • @luulahassan1430
    @luulahassan1430 4 ปีที่แล้ว +16

    Jizaakumullaah qeyr illaahey haku xafido ee noo soo dir qeyrkaan oo kale mahadsanid habaryar

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 4 ปีที่แล้ว +5

    MASHA ALLAH ZHP ILAHAY HA KU DAAYO .WAAD KU MAHADSANTAHAY SIDA AAD NOOGU SOO GUDBINAYSO DOODAXA XIISAHA LEH .THANKS BROTHER

  • @somali756
    @somali756 3 ปีที่แล้ว +15

    Dr zakir naik is Lion of islam
    حفظه الله

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 3 ปีที่แล้ว +20

    بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل شيخ زاكر نايك وجزاك الله خير الجزاء

  • @direduse7241
    @direduse7241 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalah ilaahey ha idin barakeyo Dr zakir iyo turjumanka afsomaliga

  • @axmeddaahir7690
    @axmeddaahir7690 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah 100/100 waan kahelay dodan wll adigana waa ku mahadsantahay turjimitada khar allaha kasiyo kuwi kuwano qato anaka allaha naga dhino 🤲

  • @farhiyobdhh3758
    @farhiyobdhh3758 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allaah wa wanag kasi oo allaah loogu dhawanayo àjarna allaha kaasiiyo adiga iyo sheekhaba insha 6

  • @mursalapdi2219
    @mursalapdi2219 3 ปีที่แล้ว +5

    MshllH mshalllH ilahoow maskaxda iyo caqliga Dr zakir isiìii amiin

  • @khadarhassan1314
    @khadarhassan1314 4 ปีที่แล้ว +6

    Waa la dawwan kartaa wll. Dadkani waa dad si kale u fikiraaya . Ilahay hakaa jasaa'i siiyo

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 3 ปีที่แล้ว +3

    Wa qoom qalbiga laga xiiray Allahaw mahad uu sugnatay

  • @kaylacoangare3216
    @kaylacoangare3216 4 ปีที่แล้ว +4

    doodan baaka fiican Ku bad iyo filim waa runtaa wll ma ogtahay indaa tahay qof qiimo badan leh wll alah haku xafido

  • @craximmustafe3576
    @craximmustafe3576 4 ปีที่แล้ว +18

    Wll waad ku mahadsantahay turjumadada khayrka aad ku faafinaysid
    Dr zakir waa geesi dhuunta ugalay baadariyal oo ay ka kaaji layihiin

  • @mohamedibrahim.6938
    @mohamedibrahim.6938 4 ปีที่แล้ว +7

    mashaallah wll wasidaad sheegtay dooduhu waxay kufiicantahy inay dhamaystirnadaan waana kugu taageerayaa 3omin iyo 20min doodlagumadaawado ee waxa lagu daawada khudbada ama movieska ama barnaamijyada ama waraysiga .lakiin doodaha waxay ku fiicanyihiin dhamaystir..... jazakalahu khayran

  • @deqoxasan9699
    @deqoxasan9699 4 ปีที่แล้ว +28

    Didnteyno macn badanaa alxmdulilaah

    • @suwara863
      @suwara863 4 ปีที่แล้ว +2

      Alxm
      Waa diin an dood kasta ka badbadeysa
      Sobobtunah waa iney tahay diinteenu mid xaqiiq ah ilahyow iygnah so hadee
      Dr sakir nah allow janadah geee 🤲

  • @federicolopez5572
    @federicolopez5572 3 ปีที่แล้ว +1

    ajir iyo xasanaad alahi idinka siiyo kheyr iyo xasanaad tariikh ayaan idika faa,iidnay.

  • @salahhasan7497
    @salahhasan7497 4 ปีที่แล้ว +9

    Ilahey kheyr hakaa siiyo sidaan ayaaba diinta kufaafineysaa❤❤wax badan ayaa ka faa iiday
    Mahadsanid waad runtaa filmka iyo ciyaartuba waa waqti badan
    Lkn wlhi videokan ayaa ka qiima badan iimanka ayoo siixojinaa waxaana ka faa iidenaa su'aalaha ee kiristaanka naweydiiyan jawaabta aan sii lehen ❤❤

  • @caynanaxmed7143
    @caynanaxmed7143 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah halkaa kaga hay wll adbad u mahadsan tahay doodana sidaa inoogu wad so dhamaytir wanu u haynaa jaanis thx wll

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 3 ปีที่แล้ว +10

    ماشاء الله تبارك الله فيك وجزاك الله خيرا أخي الكريم

  • @MN-rh1vy
    @MN-rh1vy 4 ปีที่แล้ว +11

    walaahi biloow ilaa dhamaad sidaano kalaa fiican,,, qayb qayb wax fiican ma aha,,, thanks

  • @sokoreya4697
    @sokoreya4697 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc masha allaah jazkalaahu qayr habo allaah ku barkeeyo habo

  • @milleyariisow4879
    @milleyariisow4879 4 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanit akhuuna walhi said ugaaga faaiiday mahadsanit alle hakuu siyaadiyo sida aad noogu hagarbaxday akhuuna

  • @maxamedyussuf5168
    @maxamedyussuf5168 4 ปีที่แล้ว +48

    Dhexdhexaad waadtahy lkn inaad xaqa lajirsado macneheeda ma ahan inaad cid uhiilinayso wlle horay usoco

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 4 ปีที่แล้ว +6

    Allow aanaan halaagsamin aduun iyo aakhiro ilaahow dariiqa wanaagsan nagu hanuuni oo naga kori kurbada aduun iyo mida aakhiro

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 4 ปีที่แล้ว +3

    Waa lladawan kara ee nooso badi shaqan aada markan imadan waan daawada Mashaa allaah shiikhi shakir illaahay habara keeyo Lkn cajilkan waa mar hore u ahaa

  • @deqoxasan9699
    @deqoxasan9699 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah walal jasaka Allah hore usoco nosobadi somali Lagama edbelee

  • @yaziidjamaal7525
    @yaziidjamaal7525 4 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa.allaah.allaha ku xafido jazaakallaah khrre

  • @yahye972
    @yahye972 4 ปีที่แล้ว +5

    Mzha allh Dr zakir alle khayr ha siiyo

  • @najiibalfa6173
    @najiibalfa6173 4 ปีที่แล้ว +94

    Dadkas wa dad an damiir la heyn anan imaan laheyn wll dadkas kugu edeynayo matihid dhexdhaxad wxy donay yan iney ku fidneyaan sabab ad dhexddhaxad u noqoneysa wyo islaam bad tahay marwalbo neh islaamka ayad u hiilineysa kaliya wxy ka xun yihiin jabka logeysto kuwey wax moday yan alle hakula garab galo howshan adg od no heyso anaga aya kugu garab taagn kugu faraxsn wlhi inad qof imaan leh ad tahay an marak kacay ya wnaba jeclahay sidad ugu farxeyso jabka galada yo qosolkaba waliba tii shiikha somaliga marwalba kuso ceshada alle hku xafido wll

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 4 ปีที่แล้ว +3

      th-cam.com/video/jH5LPCHMuLQ/w-d-xo.html
      Linkigaaas Kore Waa Macalin English aan Wax Badan ka bartay
      Sida Wadasheekeysi, Vocabulary, Telegram, Paragraph, composition writing, Transitive And intrinsitive,Active And Passive Voice,Adi Waa Cashiro Lasoo Koobi Karin Alle Habarakeeyee Macalinka
      Cashiro Wanaagsan Ayuu Bixiyaa M.A..

    • @abdirisaqyusuf6839
      @abdirisaqyusuf6839 4 ปีที่แล้ว +3

      جزاك الله خيرا ؛هذا الكلام هو الذي أريد أن أقول ولاكن سبقتني

    • @guuleedyare5936
      @guuleedyare5936 3 ปีที่แล้ว

      v suE

    • @guuleedyare5936
      @guuleedyare5936 3 ปีที่แล้ว

      Wax zz ugh my

    • @guuleedyare5936
      @guuleedyare5936 3 ปีที่แล้ว

      zoe’swu

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla aboowe wanku salamay abow nosoobadi sidan ookale doodan aat ayan u hiiseya intressa jag intress so mach this tankyou burur.

  • @mascamo3772
    @mascamo3772 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahbaan ku dhaartee dood ka quruxbadan imasoo marin,gaar ahaan habtturjunkaaga,walaal Sharaf korkaaga ha ahaato mahadna rabi korkaaga hayeelo.
    Mahadsnaid.
    Midakale Carabkaas ridoobay,wixiisu waa suuqgayn uun Naftiisa(magaciisa) iyo Buug uun suuqgaynayay.

  • @libanabdule548
    @libanabdule548 4 ปีที่แล้ว +14

    Masha allah rabi hakaa abaal mariyo
    wlh wax badan ayaan kaa faaiday

  • @ayaaissenuur9235
    @ayaaissenuur9235 4 ปีที่แล้ว +19

    Wllky waxaad tahay qof Muslim ah diintada in aad uhiliso xaq baay kugu tahay cid aan muslin ahayn ha ujoojin nacdal ha ku dhacdee gaalada kabaha la dulmar kufaar ha u Nixin horay usoco wllky alle ha kuxafido

  • @badalmaxamuud5197
    @badalmaxamuud5197 3 ปีที่แล้ว +1

    Khdaraow mahadssnid noo soo badi

  • @AhmedOsmnn
    @AhmedOsmnn 4 ปีที่แล้ว +24

    Allah ha ku dhawro dhexdhexaad waatahay inaad xaqa uhiilisana xaqbaad uleedahay 💓💓

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jH5LPCHMuLQ/w-d-xo.html
      Linkigaaas Kore Waa Macalin English aan Wax Badan ka bartay
      Sida Wadasheekeysi, Vocabulary, Telegram, Paragraph, composition writing, Transitive And intrinsitive,Active And Passive Voice,Adi Waa Cashiro Lasoo Koobi Karin Alle Habarakeeyee Macalinka
      Cashiro Wanaagsan Ayuu Bixiyaa M.A.........

  • @axmad_dahir3944
    @axmad_dahir3944 3 ปีที่แล้ว +2

    From tiktok taarihk yahanka

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 หลายเดือนก่อน

    Aadbaad umahadsan tahey waasax in aad soo dheereysey jasakallaahu kheyr

  • @abwaancabdiodowaa4673
    @abwaancabdiodowaa4673 6 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ajirna alaha kaa siiyo turjumidaada waan kaaga mahad celineynaa

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 4 ปีที่แล้ว +15

    Adam khadar❤❤❤😍😍😍😍😍😍

  • @farxiyamohammed4976
    @farxiyamohammed4976 2 ปีที่แล้ว +1

    mshlll waall khadar waaad mahd sntahy allha barkeeyo sheekh zakir nak

  • @ismabio9390
    @ismabio9390 4 ปีที่แล้ว +32

    Alla video gan yaa tusa kuwa iskushega somali masiixi blse ruxii alle hadeeya ayaa so hanuuna

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 4 ปีที่แล้ว +4

    Soo badi wllo ilaahay carabka ha kuu barakeeyee

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 4 ปีที่แล้ว +4

    Mashaa allaah shiikhi seki illaahay haku barakeyo❤❤

  • @sihammukhtar9679
    @sihammukhtar9679 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Tabarakalah walal jazakallah kheyr. Intan oo sacad waligey manan dhameysanin dood halmar lakin cawo wan qatay taladadi ehed inla dhageysto halmar, wane dhameystay ee noso badi dodahan oo kale jazakallah kheyr.

  • @mankaboy3955
    @mankaboy3955 3 ปีที่แล้ว +3

    Sax wye wlhi thnks ilahay hako xafido

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 4 ปีที่แล้ว +4

    Dhexdhexaad Maba Noqon Karno Sxb Oo Inagoo Xaqa Arkayna Baadil Utanaasuli Mayno Siday Doodu u Dhacday Sootabi Lkn Sxb Geesi Dhexdhexaad Haba Noqone Xaqa U Hiili Dadkan dhexdhexaad Noqo Kule Maan Fahmin Waxay Uga Jeedaan Malaha Waakuwa Muxaadirada Sheekhu Jeediyo Tusaale Sida Sh.Mustafe ookale Ayay Dhis #Like Saaraan Markaa Dad Inagu Dhexjira Oo Hadana Uur Kagaala Badan Malaha Wan u Malaynayaa Uun Ee Yaanay Ku Fidnayn Wall

  • @ahmedyare2801
    @ahmedyare2801 4 ปีที่แล้ว +2

    mansha allaah walal doodahan oo kale noosoo badi qofkii ilaahay hanuuniyaa hanuunsan ilaahayoow na hanuuni

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 3 ปีที่แล้ว +40

    رب أشرح لي صدري و زدني علما يارب العالمين اللهم امين 😥🤲

  • @ismabio9390
    @ismabio9390 4 ปีที่แล้ว +43

    *walaalaha waxan kuboorin lahaa inay dhegeystaan muxaadaro aad u qiima badan oo uu sojeedinayo dr cali maxamed saalax, cinwaankeeduna yahay latacaamulka yahuuda & christanka, walaahi wax badan baan kafaa iidey gaar ahaan wax badan oo ay soomaalidu iskuwalaaqan!!!!! mahadsanid walaal*

    • @buqaarijaalle7861
      @buqaarijaalle7861 4 ปีที่แล้ว +1

      Waan waaye sxb linkiga so comments gare

    • @munanuur2210
      @munanuur2210 4 ปีที่แล้ว +1

      Link soo gali aboowe

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jH5LPCHMuLQ/w-d-xo.html
      Linkigaaas Kore Waa Macalin English aan Wax Badan ka bartay
      Sida Wadasheekeysi, Vocabulary, Telegram, Paragraph, composition writing, Transitive And intrinsitive,Active And Passive Voice,Adi Waa Cashiro Lasoo Koobi Karin Alle Habarakeeyee Macalinka
      Cashiro Wanaagsan Ayuu Bixiyaa M.A..

    • @sahroaxmed6225
      @sahroaxmed6225 3 ปีที่แล้ว

      Wll ciwanka muxadarada ku qoran inoo sheeg adoo mahadsan asc

    • @ahmedabdi4362
      @ahmedabdi4362 3 ปีที่แล้ว

      M.a

  • @nasrasayid8504
    @nasrasayid8504 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah illahay xaqa iyo baadilka muusimin jazaakalah shèkhaanaa

  • @faadumowiilocumar297
    @faadumowiilocumar297 ปีที่แล้ว +1

    Alxamdulilaah calaa nicmatil Islaam

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 4 ปีที่แล้ว +15

    14 ayaan marayaaaye isoo ducee inaaan dhamaysto bilaaa samir ayaaan hay suport from canada keeep it up

    • @maqalcusub3254
      @maqalcusub3254 4 ปีที่แล้ว +3

      Wll igarab qabo 🙏🙏🙏

  • @badalmaxamuud5197
    @badalmaxamuud5197 3 ปีที่แล้ว +1

    Msrkaas camal wanasgsan ha samynim waa laguu shafeeco qaaday weeye warkiisu

  • @habibaabdullahi1791
    @habibaabdullahi1791 4 ปีที่แล้ว +7

    Baadarigani waxba meesha ku mahayo xaqqa ALLAAH HANAGU SUGO

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaha. Waay ku habontahay in a tan lagu bixxiyo saccado. Jizakumalaaju qeyran

  • @himilochannal1547
    @himilochannal1547 4 ปีที่แล้ว +7

    Doodan waxan ka faa'iday in dadka Adoonka ku nool oo dhami Aanay aheyn dad Xor ah Caqligoodu Uu Aad u kooban yahay oo waxay Aaminsan yihiin Aan Aqoon u lahayn bibleku waa wax iska hor imaanaya oo iskhilaafsan lkn dadka muslimka Ahi waa dad xor ah oo Allah kitaabka quraanka iska qaata oo rumeeya muu Dhihin lkn wuu inagu qanciyay oo Allah wxu yidhi bal u fiirsada Quraanka Hadii Uu meel kale ka yimi Quraanku oo aanu Allah xagiisa ka iman waxaad ka heli lahaydeen iska hor imaad farabadan 23sanadood ayuu Quraanku soo dagaayey ilaa Allah nimcadiisa noo taam yeelay wlhi doodahan oo kale iimaankay iisiyaadiyaan Waan ooyaa markaan dhegaysanaayo xitaa salaada uguma ooyo saan doodahan ugu ilmeeyo😂😂

  • @xurmobadanofficial1700
    @xurmobadanofficial1700 4 ปีที่แล้ว +10

    Mashalaah ilahayoow diintada kor marwalbo amiin yaa alaah🤲🤲🤲

  • @abdilahiyuusuf3698
    @abdilahiyuusuf3698 4 ปีที่แล้ว +11

    Waxaad mooda inuu caruur u waramayaad mooda.Allah diin la'aantu xumaa. Alle ha soo hadeeyo.inshaallah

    • @maqalcusub3254
      @maqalcusub3254 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll igarab qabo 🙏🙏🙏

    • @abdilahiyuusuf3698
      @abdilahiyuusuf3698 4 ปีที่แล้ว

      @@maqalcusub3254 halkaad joogta W alaal waakuma

  • @العفوابینالمسلمین
    @العفوابینالمسلمین 3 ปีที่แล้ว +2

    ماشاءاللہ في أمان الله
    جزاكم الله خيرا و احسن الجزء

  • @nasriabdirahmaanelmi8485
    @nasriabdirahmaanelmi8485 4 ปีที่แล้ว +28

    Bal ka warama dadka soomaaliyeed ee ku dhashay diinta islaamka ee intay diintaa macaan ka tagaan aadaya diin qofkii damiir lihi aanu qaateen

    • @ahmadkeysemohamad6989
      @ahmadkeysemohamad6989 4 ปีที่แล้ว +2

      Wlll ilaahey inagu diinteena macn cawa dhan waa qoslayey marna waa yaabayey

    • @mariyacali6541
      @mariyacali6541 3 ปีที่แล้ว

      Walahi somalida gaalada ah yaa tuso dr zaki walahi waxbaa ku nici lahaaa

    • @khalidkilas.6552
      @khalidkilas.6552 3 ปีที่แล้ว

      Waa dad dhaldhalaalka addunyo raaci waana lagu fidnayey iney diintoodii macaaned baadil ku bedesheen alx illah naga dhigey islaam.

  • @midnimodoon8724
    @midnimodoon8724 4 ปีที่แล้ว +3

    Muhiimadu waa inaynu fahano dooda iyo mawduuca dhamaan.
    Waad mhadsantahay wll

  • @cabdallakaynaan5697
    @cabdallakaynaan5697 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc Masha Allah Masha Allah dr saki good good good waa nin muslin ah oo ah fafiyo diinta islamka waxa dhehena nolow dr saki

  • @hasenabdiasismohamed2321
    @hasenabdiasismohamed2321 4 ปีที่แล้ว +2

    asc wllkey sooturjuma muxaadaroodhikaan aad iyo aad ayaad umahadsantahay adiga iyo cidii kaacaawidaba akhii aadbaan kuugudhiirigelinayaa inaad siiwado turjumida aad turjumeysid

  • @maxamedxasan8670
    @maxamedxasan8670 4 ปีที่แล้ว +3

    Shugran waan daawan karaa mid xitaa shansaac soconaysaa soowad saaxiib

  • @munaisse7745
    @munaisse7745 4 ปีที่แล้ว +12

    Thnkz a lot Zakir naik الله يحفظك ويخليك للإسلام، والله العظيم دمعت عيني ، فخور بك يا عبدالله🙏🙏

  • @hanadbarud9451
    @hanadbarud9451 3 ปีที่แล้ว +1

    ASC SHUKRAN WALALO
    ANIGU WSAN DHAMAYSTSY
    DOODAHA DR SAKIR AAD AYAAN
    UDHAGAEYSTAA

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha ALLH BARAKALLHU CALEYKI AKHII

  • @guxayequdhanjo7936
    @guxayequdhanjo7936 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa allah alle haku anfaco xaqa iyo diinta xaqa ah eemuslimka

  • @faas9480
    @faas9480 4 ปีที่แล้ว +11

    masha allah soo tabin aad u wanaagsan

  • @ismamohaa6494
    @ismamohaa6494 3 ปีที่แล้ว +4

    qeyr Allaha kusiiyo cashar ayaan ka bartay

  • @cabdifitaax2151
    @cabdifitaax2151 3 ปีที่แล้ว +1

    mshlh wll alah haku barakeeyo wan wada dawaday waxana leyahy xaqii bayimi badilkiina wa baxay

  • @jacfarislam1351
    @jacfarislam1351 2 ปีที่แล้ว

    Jazaa kallah dr zakir naik iyo turjumaanwaliba

  • @amiinamiin1503
    @amiinamiin1503 3 ปีที่แล้ว +1

    masha allah jasaukumullah bro waxbadaanbaan ka faaidnay doodan ee allah ku barakeeyo bro

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah sxb Noo wada Qayr Ilaahay Hakaa siiyo Amiin

  • @OOmarDirieh
    @OOmarDirieh 22 วันที่ผ่านมา

    khayrka allaha idin waafajiyo dhamaantiin

  • @252callmezalaz4
    @252callmezalaz4 3 ปีที่แล้ว +3

    Alla ya cizak thank u wll😍

  • @hodanabdirahman8415
    @hodanabdirahman8415 4 ปีที่แล้ว +28

    Dad ka Ku leh dhexdhexaad matihid waa munaafiinta xaqa shakigu kaga jiro ee ha ujoojine xaqa u hiili markasta

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 4 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/jH5LPCHMuLQ/w-d-xo.html
      Linkigaaas Kore Waa Macalin English aan Wax Badan ka bartay
      Sida Wadasheekeysi, Vocabulary, Telegram, Paragraph, composition writing, Transitive And intrinsitive,Active And Passive Voice,Adi Waa Cashiro Lasoo Koobi Karin Alle Habarakeeyee Macalinka
      Cashiro Wanaagsan Ayuu Bixiyaa m.a........

    • @uhdhsjsndnd6077
      @uhdhsjsndnd6077 3 ปีที่แล้ว

      Min cise

  • @hanadaouled1873
    @hanadaouled1873 4 ปีที่แล้ว +3

    Si ficn ayaD oo turjumtay macha Allah

  • @munaborechannel5529
    @munaborechannel5529 3 ปีที่แล้ว +7

    أللهم اني اسألك الجنه وما قرب إليها من قول وعمل صالح شكران دكتور زكير نايك