DOOD: Qur'aan ka mise Bible ka / Sh.Ahmed Deedat & Baadari carab ah Dr Anis Shorrosh / Q.1aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 145

  • @INAMuhumed-ch9wh
    @INAMuhumed-ch9wh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jasa kalhu khayr ❤ alle ha unaxariiso sh Ahmed diidat 😢

  • @abdirisak9807
    @abdirisak9807 3 ปีที่แล้ว +10

    sheekh Ahmed diidaat oo ka le i laahay ha iga dhigo
    fadlan ii soo du ceeya

  • @natural-23-mx
    @natural-23-mx 3 ปีที่แล้ว +15

    SH.Ahmed Allh naxariistii janna fardowsa haka waraabiyo
    Allh denbigaaga ha dhaafo

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 ปีที่แล้ว +32

    Allah unaxariistee shekh Ahmed deedat daacig weeyn muslimiinta

  • @geedquruxchenel3808
    @geedquruxchenel3808 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha alah walkay khdaran isu soonoqod wanaagsan kadib in mudo ah oonkamaqnaa iticmaalka khadka waxan rajaynayaa inan kadaba tago barnaamijyadii idhaafay ❤❤❤❤

  • @madashaaqoontaislaamka9030
    @madashaaqoontaislaamka9030 3 ปีที่แล้ว +6

    Maashala Allah Khadar joohaar Allah hakaa abaal mariyo shaqada diinta ee Aad hayso hana kuu fudaydiyo Waxaanu ku leeyahay hore u soco Oo guulayso idamka Allah wxd soo Turjumtaa Doodo muhiim ah oo daaha ka qaadaya Xaqiiqada dhabta ah.
    AHN sheekh axmed deedaat waxa inooga tagay dhaxal ah hub aynu iskaga celino Christian ka iyo gaaladaba Libaaxii islaamka Allah swt u naxariisto

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      Inaad daaci noqoto inyar ood akhrido uunba kaa xigta,ahmed deedaat muu ahayn qof yaqaana luuqadaha kitaabka bibleka ku qoranyhy sida arami latini cibri,

  • @seaditeyib9070
    @seaditeyib9070 3 ปีที่แล้ว +6

    Waan dhamaystay waad mahadsantahy sxb jazakallaah khayr
    Dadaalkaa siiwad insh allaah haka caajisin

  • @abdirahmaan.9470
    @abdirahmaan.9470 3 ปีที่แล้ว +7

    Mnsha allah thank you wll
    Ustad khadar joohaar 🙏🏻🙏🏻inta ila tagerta like isara

  • @deeqsuldaan6091
    @deeqsuldaan6091 3 ปีที่แล้ว +3

    Allow kuu naxariiso
    Kuwo sidiisa ookalena
    Noogubadal AAMiiN

  • @calicabdi5701
    @calicabdi5701 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah sida aad uturjuntay laakin yahuudaan waxay kuhadlayaan ama ay qorayaan wax loo adgaysan Karo runtii MA ahan subxaanallah

  • @safiyaxasan5426
    @safiyaxasan5426 3 ปีที่แล้ว +4

    maa shaa allaah illahay haku barakeeyo wll siwanaagsan ayaad noogu turjumtaaa جزاك الله خيرا و احسن الجزء

  • @laylaali8812
    @laylaali8812 3 ปีที่แล้ว +5

    Subxanallah waligey ma maqlin falastini masiixi ah
    Ilaahey hasoo hanuuniyo

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha Allaha masha allaah walaal aadbaad umahadsantahay. Aadbaan usugayay Doodaan thank you thank you 🙏🏽 😍

  • @k.j214
    @k.j214 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariisto shekh axmed deedat

  • @najiibmaxamed1290
    @najiibmaxamed1290 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allah run ahaantii aad ayaan uuga helay sida giican ee usootabiso

  • @geedigeedlaacmedia7660
    @geedigeedlaacmedia7660 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan ubogay wll sida wacan eed usoo tabiso doodahan muhiimka ah
    Halkaa kasii soco

  • @abdifatahamin3220
    @abdifatahamin3220 3 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallahu khayr wll, turjumaada waadaxsan, ALLAH miisaanka xasanaadka ha kuu saaro, inshallah Amin

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb Qaybta labad soo raci wadku mahadsan tahaya 🌺💯👏🇸🇴

  • @khadarcabdilahi5410
    @khadarcabdilahi5410 3 ปีที่แล้ว +4

    Jasakalahu khayr

  • @looxmooyo9253
    @looxmooyo9253 16 วันที่ผ่านมา

    Walaalkayow Allah kaa abaal mariyo sida quruxda badan aad inuugu soo fasirtay

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 3 ปีที่แล้ว +1

    ILLAAHOOW SHEIKH AHMED DEEDAAT U NAXARIISO

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +3

    Mnzha alh khader jowker God bless

  • @amiinsaleban7908
    @amiinsaleban7908 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi libaax aya tahay mashalah runtii waan ku jeclahay waxan joga yurub lkn sxb mashalah so dhawaw mashalah waad ficanty mashalah Muslim ☪️mashalah somaliland ☪️😄

  • @baacaking4557
    @baacaking4557 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a allh wllo alaha ku barakeeyo doodoo dhamaystiran noosoo helo thank

  • @khadaraxmedmaxamed8400
    @khadaraxmedmaxamed8400 3 ปีที่แล้ว +1

    maashaa allah waadkumahadsantahy fasiraada

  • @daahamuxudiin779
    @daahamuxudiin779 3 ปีที่แล้ว +2

    Khayr alle ahakusiyo masha allaah

  • @munira005
    @munira005 3 ปีที่แล้ว +8

    Jazaka Allah kheyran bro keep going👌

  • @calicabdi5701
    @calicabdi5701 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah good translation

  • @apdirazhitt
    @apdirazhitt 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh wll qli wiil fiican alle haku barakeeyo wll qli ❤❤❤

  • @abdishakurcabdullahiafrax6551
    @abdishakurcabdullahiafrax6551 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah my teacher. I'm interesting

  • @najiibmaxamed1290
    @najiibmaxamed1290 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaaa allah mahadzanid wll jazaakallah

  • @abdiraxmaanfarxaan7759
    @abdiraxmaanfarxaan7759 3 ปีที่แล้ว +1

    Allahu akbar jasakallahu khayer sedad noogu soo gudbisaay ❤️

  • @cabiraxmaanyare4402
    @cabiraxmaanyare4402 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a allow janadageu

  • @batuulok3624
    @batuulok3624 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Wllhi in bdna sugayay 😋😍

  • @ilhaancali6169
    @ilhaancali6169 3 ปีที่แล้ว +3

    Walaahi niyada ayaa kajecleestay in shekhu kaawad noqdo Siduu shekha kowaad ugu soobaxay diinteena suubana waa awal iyo aaqir iyada uunbaa diinta xaqa ah

  • @nastehoadan3147
    @nastehoadan3147 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah alaha kaa ajirsiyo

  • @nasraabdullahi4409
    @nasraabdullahi4409 2 ปีที่แล้ว +1

    Maansha allah aniga waxaa doortay rabi muusaa wa haaruin alxamdulillaah rabilcaallamiin

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Jazakalah sheekh

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah yarxam deedat Allah will give him janah

  • @mohametzedrimodk7580
    @mohametzedrimodk7580 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sifiicanbaad uturjum tay wll

  • @libanarka9898
    @libanarka9898 3 ปีที่แล้ว +2

    Qebti kale meday wllo

  • @amiinaxmed7452
    @amiinaxmed7452 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay janada ha galiyo

  • @arday2695
    @arday2695 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walal

  • @umuasma5881
    @umuasma5881 3 ปีที่แล้ว +3

    Thanks walalkay walahi shalay baan doodo cusub ka egayay dodaha aad so turjumto wa wada dawaday india ba ka dawada English xoogaga aan kuso adegto baan ka aqan hindigana sido kale walalow waxa noso badisa dodaha dr zakir naik iyo maxamed hijab ay la galan dadkan muslimka ahayn

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      Dakir naik doodo badan mabuu galin wax yar oo faro ku tirisa ayuu galay,
      Lkn gaaladu waxay dakir naik u arkaan qof khatar ku ah diinta christianka maxaa yeelay luuqadaha uu bibleku ku qoranyhy oo dhan ayuu yaqaan,
      Maxamed xijaab iyo shamsi iyo daacigayga aan ka helo hamze
      Waxay ku doodaan meel england ku taala oo la yidhaa haidabark, youtube na wey leeyihin hadaad carabiga taqaano,

    • @xamdamaxamuud6686
      @xamdamaxamuud6686 3 ปีที่แล้ว

      @@franskafka5913 haa zakir naik waa ruux khatara diinta Christian kana dadbadan ay sababtiisa uga baxeen waana daaci Aan gabasho aqoon mana umalaynayo in ruux la midi mashrax soo istaagay dhanka doodaha diinta marka laga yimaado axmed deedaat

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdamaxamuud6686 zax,dakir naik iyo ahmed dedat hadii lays barbar dhigo daakir naik ayaa aad uga yaqaan maxaa yelay wxu yaqaana luuqadaha carabiga cibriga araamiga hidiga englishta urduuga waana dhakhtar lkn dakir naik ma uu galin doodo badan sida ahmed deedaat,
      Ahmed deedaanta waxaan ku jeclhy runta kama gabado oo xataa xaraabad weeYi markuu نقد ku sameynayo bibleka😂
      I really appreciate him😘😘😘

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      @@xamdamaxamuud6686 kaftan aan kgu daree,
      Isma lahyn hblha somalidu doodaha wey daawadaan e adigu nin miyaa thaY inkastoo magac hableed kgu qoranyhy

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah for the information

  • @cabdisalaad4971
    @cabdisalaad4971 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid ustad

  • @bashiirabdul4627
    @bashiirabdul4627 3 ปีที่แล้ว +2

    asc macalin inyar ayd ka booday mahadsanid

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah

  • @sahankaguusha2543
    @sahankaguusha2543 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay naarta ha kugu fogeeyo isagoo carab ah ayuu kiristan yahay!
    ●●●●●●●●●●●subxaanallah ●●●●●●●●●●●●

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 3 หลายเดือนก่อน

      War ka carabtii rasul la kulante hadase beenise ku mahdi rabigaa 🤝🏽

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre 3 ปีที่แล้ว +1

    Barakada beel asagoo muslim ahaa buu gaaloobay

    • @ahmedqasim460
      @ahmedqasim460 3 ปีที่แล้ว

      Saan qiyasayo wa carabti an muslimin

  • @aweeysikhlaas3954
    @aweeysikhlaas3954 3 ปีที่แล้ว +1

    Quraanka iyo beebalka miyaa dhaxdhaxaad ka noqoneeysa waxaa dhaxdhaxad noqan kara qof aan Muslim aheen sibxaana Allah quranka wax kaso haray majiraan

  • @hakimmohumad8106
    @hakimmohumad8106 3 ปีที่แล้ว

    Mzllh wllhi kaalinmuhiima weeyan

  • @shukrishinow120shinow2
    @shukrishinow120shinow2 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sxb sare soo badi

  • @ismamohaa6494
    @ismamohaa6494 3 ปีที่แล้ว +2

    walaalkey qeyr aan lasoo koobi karin Allah ku siiyo

  • @afifabdi4759
    @afifabdi4759 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allah

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 3 ปีที่แล้ว +5

    ninkan yar Ee dhalinyaradaa hala dhirigaliyo wax wanagsan ayuu wakhti intaa leeg inogaliya

  • @siadmedia3522
    @siadmedia3522 3 ปีที่แล้ว +1

    Hore soco wllo

  • @mohamedhirow1042
    @mohamedhirow1042 3 ปีที่แล้ว +1

    Doodii haweenka islaamka madulmiyey may eheet aawey ayadoo dhameystiran mise qeebteeda kale ustaat

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 3 ปีที่แล้ว +2

    Good job

  • @khalidnaynka1423
    @khalidnaynka1423 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah keep goin bro

  • @zidiiqidiriz1268
    @zidiiqidiriz1268 3 ปีที่แล้ว +1

    Alhha qapriga ha uwaasiciyo

  • @apdihamiidofficial7808
    @apdihamiidofficial7808 3 ปีที่แล้ว +3

    *```💙Qof pa hami ayukaleyahy social media garahn youtup Ka hamigay gu wa1k Ada igarsin Kara wlshy or walkay👏```*

  • @AliAhmed-zc8em
    @AliAhmed-zc8em 3 ปีที่แล้ว

    MASHA.ALLAH

  • @hassanfaisal7050
    @hassanfaisal7050 3 ปีที่แล้ว +2

    Noso badi wllo

  • @amiinaxmed7452
    @amiinaxmed7452 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha allaaah

  • @sagalahmed9585
    @sagalahmed9585 3 ปีที่แล้ว +4

    Qebta 2aad soo dadaji 😂😂insha allah

  • @cabdijabarahmed2159
    @cabdijabarahmed2159 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah sxb horay usoco

  • @muuminsalmaan3253
    @muuminsalmaan3253 3 ปีที่แล้ว +2

    Quraanka

  • @nimoabdi5909
    @nimoabdi5909 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah may Allah rewords you I can’t believe someone who speaks Arabic and understands If he /they read the Whole book of Allah the Quran, yet they believe shaydan shocking situation indeed

  • @abdikadirmacalin6823
    @abdikadirmacalin6823 3 ปีที่แล้ว +2

    Raximahullah

  • @mohamedqaasim9403
    @mohamedqaasim9403 3 ปีที่แล้ว +2

    Saxib halmar iyadoo dhameystiran soogali saan ula socono dooda

  • @tiktokheroes2884
    @tiktokheroes2884 3 ปีที่แล้ว +3

    Wr zxp wn dhaqalaYsta dooda part2 wa ka sugaYna

  • @SomaliTopMedias
    @SomaliTopMedias 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxaa jira waxyaalo dhexdhexaad laga noqonkaro iyo waxyaalo aan dhexdhexaad laga noqonkarin sida diintaada marka adiga oo xiriiriye ah haddana dhexdhexaad kaha noqon ee diinta islaamka aan taageerno waana anagu waa jib

  • @safiyobaardheere7720
    @safiyobaardheere7720 3 ปีที่แล้ว

    Aaway hee qebta 2

  • @najibabdullahinaleye6509
    @najibabdullahinaleye6509 3 ปีที่แล้ว

    "Ragu hablahooda ayay wax kadayaan" ree koofurku waxay ufahmayaan xaasaskooda ayay wax kadayayaan. ree koofur ahaan waxaan dhahnaa "ragu hooyooyinkood ayay wax kadayayaan" sida ay qudbadda ugu jirto. Mahadsanid walaal.

  • @amiinsaleban7908
    @amiinsaleban7908 2 ปีที่แล้ว

    Mashalah Muslim ☪️ somaliland mashalah somaliland mashalah ☪️♥❤✨💖

  • @saleebaanxasan2979
    @saleebaanxasan2979 ปีที่แล้ว

    Adaa kudaray waasifiican

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll iimam omar mohamed suleiman turjumaad ka keen doodihiisa insha allh.

  • @qaamqaammadridmedia5048
    @qaamqaammadridmedia5048 3 ปีที่แล้ว +2

    ASXPY AHMED DIDAAD DALKEE U DHASHAY PLZ
    👇 write down

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  3 ปีที่แล้ว +2

      Asal ahaan waa indian, laakiin wuxuu ku koray oo dhalasho kaqaatay south Africa

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 3 ปีที่แล้ว +2

      @@jawaahiri
      Waliba wll waa urduu waa qawmiyadaa sidaa u fahan wll

    • @qaamqaammadridmedia5048
      @qaamqaammadridmedia5048 3 ปีที่แล้ว +2

      @@jawaahiri thank you

  • @najiibmaxamed1290
    @najiibmaxamed1290 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa cajiib walhi yaab caeab gaala

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 3 ปีที่แล้ว

      😅😂
      Carab gaala way jiraan ,xiligii nebi muhmed csw waa jireen
      Xitaa Qabilka quresh e u suubanaha csw ka dhashy ba qar gaala ahaa
      Abii lahabna Ilaahy ba shegy inu narta galyo isaga iyo xaaskii
      Carabta qaar inay gaalo yihiina ma ahan wax cajiib ah

  • @cabeeytaakow7640
    @cabeeytaakow7640 3 ปีที่แล้ว +2

    Qeyta 2aad soo saar
    Mahad sanid walaal

  • @prozakariyeabdisawdhe5926
    @prozakariyeabdisawdhe5926 3 ปีที่แล้ว +1

    Q-2aaad so daa wll

  • @khadarmango6062
    @khadarmango6062 3 ปีที่แล้ว

    A deer xaqu waxba Kama xiishoodo

  • @munarhussein1360
    @munarhussein1360 3 ปีที่แล้ว

    Ascending

  • @abuucubayda9963
    @abuucubayda9963 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi dadka way marxabaysanyihiin

  • @cilaajkadaarusunah3139
    @cilaajkadaarusunah3139 3 ปีที่แล้ว

    Asc walalaha kusoo dhawaada Xarunta cilaajka daaru sunnah nairobi kenya soo booqa chanel keena mahadsanid

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 3 ปีที่แล้ว +1

    Assalamucaleykum brother

    • @somaliislamicchannel8951
      @somaliislamicchannel8951 3 ปีที่แล้ว +1

      WLLOYAL ADUUNKA CISI IYO SHARAF KU NOOLAADA AKHIRONA JANNO KU NOOLAADA WLLLOYAL IDIINKO MAHDSAN SUBSCRIBE ISAARA

  • @abuucubayda9963
    @abuucubayda9963 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheekhu wuu ka wadi la'yahay muxadarada

  • @sharmarkeahmed7987
    @sharmarkeahmed7987 3 ปีที่แล้ว +4

    Wll waxaba haka xushoona wayo ilahaa uu ku dalacanaya inianad xuman anda uu jeedina marka cilmiiga xishod ma gaalo markaa waanu ka fa ideesana waxaba haka tagiina waxanu dhalneeya caruur yar yar oo iskuulada digataa mae kaa madamaa aanaa fahami kariin ee reyada qara koda waxanuu ka codsanaay naa in aadana wax ka ree biina 😅😅😅😅

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      Wllo carabiga diinta ku baro taasa waajib ahe

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว

      Xataa chaneldan somalida ee kusoo turjumaya waad iska dayn doonta asalkooda ayaad heli doonta insha alh

  • @XULKAXIKMADAHA
    @XULKAXIKMADAHA 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa dood aaan ubaahanahay runtii soomaliyay dhaqankiina halkan ka bartath-cam.com/channels/aeNmsyfOBqXZn1T85ST4IQ.html

  • @seaditeyib9070
    @seaditeyib9070 3 ปีที่แล้ว +5

    54:13🤣🤣🤣👍acuudu bilaah

  • @balqiizaomar9298
    @balqiizaomar9298 3 ปีที่แล้ว +1

    Qaybtii labaad meeday wllo

    • @jawaahiri
      @jawaahiri  3 ปีที่แล้ว

      Waatan
      th-cam.com/video/V6TeYcLvku0/w-d-xo.html

  • @nimcaanbashiir6467
    @nimcaanbashiir6467 3 ปีที่แล้ว +1

    M,a

  • @rayaanmohamud5318
    @rayaanmohamud5318 3 ปีที่แล้ว

    🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏👍☝️

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 3 ปีที่แล้ว +1

    #1

  • @taherhussen4497
    @taherhussen4497 3 ปีที่แล้ว +2

    Zxp dr zakir naik soo turjun wll

    • @kadiye0622
      @kadiye0622 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkaani waa shiiqii dr zkir nayk

    • @taherhussen4497
      @taherhussen4497 3 ปีที่แล้ว +1

      @@kadiye0622 wan ohahay zxp

  • @khalidoutman5629
    @khalidoutman5629 3 ปีที่แล้ว

    Wll video lama heli karo isagoo dhamays tiran

  • @nimcaanbashiir6467
    @nimcaanbashiir6467 3 ปีที่แล้ว +2

    😅wax uma reebin wallahi

  • @mymaydho9656
    @mymaydho9656 3 ปีที่แล้ว

    Hhhh what a fantastic

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 2 ปีที่แล้ว +1

    Somali qaar dharkaas bee diin u heeystaan waa dharka dhaqanka carabta sida somalideena dhar dhaqan u qabno