DOOD Sheekh Ahmed Deedat Iyo Jimmy Swaget (Bible ku ma hadalkii ilaahay baa, Is the Bible God's Word

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Dood la qabtay 1986 dii laguna qabtay maraykanka taasoo udhaxaysa sheekh ahmed deedat iyo jimmy swagget, ciwaankeeduna yahay "Bible ku ma hadalkii ilaahay baa?."
    Kanaalka MA OGNAHAY wuxuu sooturjumaa
    1: Doodaha caalamiga ah ee Mulxidiinta iyo Dadka diimaha kale haysta muslimiintu lagalaan
    2: khudbadaha waawayn ee jaamacadaha iyo fagaarayaasha laga jeediyo
    3: Iyo muuqaalada kusaabsan "Islam International Dacwah"
    HADAFKEENU WAA;
    Isla fahan Islaamka iyo Afkaaraha Reer Galbeedka iyo Diimaha kale, Kadib Islaamnimada ayaad jeclaanaysaa
    My Gmail: Khadarjowhar@gmail.com

ความคิดเห็น • 624

  • @M0ha00
    @M0ha00 3 ปีที่แล้ว +259

    Dadka Youtubka looga baahanyahay Waa adoo kale Oo Dadka Wax U faaiidaynaya Thanks wllkey

    • @ridwanabdirahman6117
      @ridwanabdirahman6117 3 ปีที่แล้ว +10

      adigana waxaa tahay dadka illaahay maskax fiican usiiyey inay wax fahmaan maasha allaah

    • @awesabdullahiosman1438
      @awesabdullahiosman1438 3 ปีที่แล้ว +3

      @@ridwanabdirahman6117
      Maasha allaah

    • @ridwanabdirahman6117
      @ridwanabdirahman6117 3 ปีที่แล้ว +4

      @@awesabdullahiosman1438🙏

    • @aamindaada4418
      @aamindaada4418 3 ปีที่แล้ว

      Wqq. Doos. Sax ah kiris. Taankana faa. Iido. Uleh. Muslimiin. Tans. At. Fahab. San. Yihiin ALLE KITAAB. KIISA.

    • @xuseenaxmad188
      @xuseenaxmad188 3 ปีที่แล้ว

      Ok

  • @liyoyare26
    @liyoyare26 3 ปีที่แล้ว +19

    She.ahmed deed cajib u ahay ilahay sw Ha u Naxaristo qabrigana Ha u wasaciyo diintena dad badan ayu fahan siyay

  • @abdallahhajir3502
    @abdallahhajir3502 3 ปีที่แล้ว +14

    King of stage Ahmed deedat may Allah reward him macalin keyga ibaray bible iyo sida gaalada lola doodo

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 3 ปีที่แล้ว +31

    Khar Allah ha ku siiyo waxaa ay ay samaysteen oo aan diin ahayn oo ay malmalluuqdeen waad arkaysaa.
    Allah ayaa mahad keligii leh naga dhigay ummad muslimiin ah na haleelsiiyey tawxiidka

  • @behumble3829
    @behumble3829 3 ปีที่แล้ว +11

    Thanks my brother timeka & juhdiga aad ku bixisay tarjumadan quruxda badan aad guulaha sheikha & muslimiintaba noogu soo bandhigeyso

  • @a-alfatixi.3017
    @a-alfatixi.3017 3 ปีที่แล้ว +25

    Mahadsanid walalkayow.
    Hawl muhiima ayaad bulshada uhaysaa noo dadaal walaal. Wixii faaiido bulshadeena u ahna noogu dadaal.
    Barakow walaalkayow..🤲❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 ปีที่แล้ว +13

    Sheekh waa u geeriyoidey markaas Allaha u naxaristo amiin ya Ra'bby Aalamiin ya ALLAH ya Wadoud

    • @Kamaldaarichannel
      @Kamaldaarichannel ปีที่แล้ว

      Sheekhu waa kee wll?

    • @faarax1965
      @faarax1965 ปีที่แล้ว

      ​@@Kamaldaarichannel waa shiikh Axmed diidaat

    • @ayuubmaxamedaadan
      @ayuubmaxamedaadan ปีที่แล้ว

      ​@@Kamaldaarichannelwaa horuu dhinta shiikha koofiyada cad Allah ha unaxariisto😢

  • @cashadahir7241
    @cashadahir7241 ปีที่แล้ว +10

    Igula saliya nabigeenii suubanaa ee muxamed scw❤❤

  • @abdiraxmaanfarxaan7759
    @abdiraxmaanfarxaan7759 3 ปีที่แล้ว +10

    Mnsh allh jasakallahu khayer wall alle haka abal mariyo Ameen yarapi 🤲🤲🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️☝️☝️☝️☝️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hassanabdirahmanharbi8778
    @hassanabdirahmanharbi8778 3 ปีที่แล้ว +14

    Masha Allah tabarakallah aad iyo aad baan ugu faraxsanahay caawa inaan si bilaa rabshada ku dhamaystay gabi ahaanba dooda waxana ii saamaxayinaan sii macaansado xaga turjimida mr khadar Lkn markii hore waxa ii qorshaysnaa inaan dhagayso qaybta Hore balse just I changed my mine alhamdulillah wax badana way iiga baxeena iiguna kordheen aqoontayda xaga islaamka alhamdulillah, Waxaan ku faraxsanahay inuu isku dhexyaacay ninkii sh. Ahmed daat ka soo horjeeday 😂😂😂🤝🤝

  • @abdijama6019
    @abdijama6019 3 ปีที่แล้ว +8

    Aad ayaad ugu madsan tahay
    Tacabka iyo wakhtiga aad gelisey
    In aad noo soo turjunto oo noo soo
    Gudbiso mar walba wax na anfacaya
    Oo aan ka faaiidaysanno.
    Kheyr Alla ha ku siiyo

  • @cabdixakiinxaajiinaxaaji-fc7do
    @cabdixakiinxaajiinaxaaji-fc7do 3 ปีที่แล้ว +8

    Maasha Allah Alle ha barakeeyo sheekh Axmed diidaat jiroo joog cadawgaagana illahay ha jabiyo Aamiin

    • @najmoomar8285
      @najmoomar8285 3 ปีที่แล้ว +1

      Gabrigiisa allaha uwasiciyo Ahmed diidat wuu geriyootay marhore

  • @libanarka9898
    @libanarka9898 3 ปีที่แล้ว +7

    Wllo marna zxp kheer ayad gacanta ku haysa ilaahay ha Kula garab galo 👏👏👏👏👏🤗🤗🤗

  • @maxamedmuslimgaalnimodiiis824
    @maxamedmuslimgaalnimodiiis824 3 ปีที่แล้ว +14

    MAASHAA ALLAAH ALLAHA KUBARAKEEYO TURJUMO FIICAN OO AQOON & WAQTI LAGALIYAY WAANA WAXA AAN AAMISANAHAY EE U NOOLNAHAY EE XAQA AH JAZAAKA ALLAAH

  • @ilyasilyo9295
    @ilyasilyo9295 3 ปีที่แล้ว +7

    Soo badi wll dooda islaamka iyo diimaha kale si ay dadku uga faa idaystaan wad mahadsan tahay wll wax wanaagsan ayaad samaysay

  • @nimcaabdi9450
    @nimcaabdi9450 3 ปีที่แล้ว +38

    Maba aqaan si aan kugu mahadceliyo wlh becoz wax badan ayaan doodaan sugaayay mar hore ayaan ciwaankeeda arkay lkn ayado turjuman ma daawan markii aad tiri waam soo gelin maalin walba channelkaada waan soo fiirin jiray sidii inay idhaafeyso walaal qaaliya kun iyo kowjeer ayaad mahadsantahay sababto ah waxaas iga caawisay My draamkayga sababto waxaan jeclahay Daaciyat inaa noqdoo waxaan ka bartaa doodahaan sida dadka diinta loogu sharaxo
    Waxaan ku rajeynaa walaal inu alle kaa abaalmariyo🤲🤲

    • @ahmed-dekalimusse1175
      @ahmed-dekalimusse1175 3 ปีที่แล้ว

      mansha allaa mahadsanid wllshy ilaahay hammigaaga wanaagsan ha kuu rumeeyo.

    • @MullaMadar
      @MullaMadar 3 ปีที่แล้ว

      *Nimca Abdi*
      Masha allah walaashey alle hakula garab galo wanaaga aad rajeyneesid

    • @franskafka5913
      @franskafka5913 3 ปีที่แล้ว +1

      TH-camka ku qor corner park adaa heli doona doodo aad u mcn WlhaY oo rag aqoonyahano ah sida Mahamet hijab haashim mansuur Xamse just soo daawado

  • @shiirkoleofficialy8440
    @shiirkoleofficialy8440 3 ปีที่แล้ว +20

    Doodan m.a waxay u muqataa inan Axmed didat ku gulaysta
    Sidoo kale videogan wuxuu noqday videogii ugu dheeraa an youtube ka fiirsado😄
    2 saac iyo bar ban firsanayy melo qar ban kusoo ceshanayy
    Sxb m.a ad bad uga mahadsantahy turjamantada🙏

  • @abdulismaisma5069
    @abdulismaisma5069 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha'Allah! Saaxib sifiican baad u turjumtay ajar badan oo aan lasookoobikarin Alle haakuugu abaalmariyo. Sheikh Axmedna qeerbadan Alle hasiiyo. Waxa uu hayaa waa camal aduun kii uugufiicnaa runti.

  • @omeymamohamed6481
    @omeymamohamed6481 3 ปีที่แล้ว +8

    Sheikhaan Allah ha unaxriiste sow maha dr zakir naki macalinkiisi

  • @fahimacadey3546
    @fahimacadey3546 3 ปีที่แล้ว +3

    Allaah swt ha unaxariisto Sh Ahmed rabbi raali kaa noqoy sheekh

  • @fawsaan.6770
    @fawsaan.6770 3 ปีที่แล้ว +14

    M.Allaah. Ahmed deedat waa daaci diinta wax badan usoo qabyay. Kaalinteena waa inaan ka qaadanaa.

  • @muxammedcrashiid6720
    @muxammedcrashiid6720 3 ปีที่แล้ว +7

    Waan kaaga mahd cekinayaa wll, hawsha culus eed adigu noo fududaysay, maadaama aynu muslim ahaan guusha wada leenay, in aanu soomaali ahaan aanu fahano, nooca ugu qaalisan ee mujaahidiinta iskaamka iyo guulaha ay soo hooyeen. Adigoo waliba luqadeenee kuturjumay, waana mawduuc faaiido badan gaar ahaan qurbo joogta inaga maqan ee u nugul duufsiga gaalda

  • @awilkeire6055
    @awilkeire6055 3 ปีที่แล้ว +13

    Thnks bro.. nosoo fasir doodo oo ay soo muslimayan dadka laladodayo

  • @cabdiqadir1114
    @cabdiqadir1114 2 ปีที่แล้ว +30

    Plenty of thanks perfect, pure , and sweet translation brother to spread Islamic throughout the world may Allah reward you and all Muslim in the paradise

  • @xogtaxaazim9266
    @xogtaxaazim9266 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks pro laakiin dooddu intan way ka badnayd waad Soo koobtaan rajaynayaa

  • @dhegnaas
    @dhegnaas 3 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allaah aad yaan kaaga mahad celinayaa sida wanaagsan aad runtii u tarjumtay. Baakallaahu fiik. Waana ku taxnaan doonaa page-kaada Insha-Allaah. Shukran.

  • @mohamedalihersi9057
    @mohamedalihersi9057 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ajar weyn allaha kaasiyo tarjumaadada Iyo Soo gudbintaada
    Aad ayaan U fahanay erayadaada oo ah erayo fudud oo soomalidu wada Fahmi karto

  • @kaderabdiadam9443
    @kaderabdiadam9443 3 ปีที่แล้ว +61

    Mahadsanid wll doodan 10 sanno ka hore baan daawaday aniga oon English si wacan u aqoon waxan ahaa 16 jir waxan joogay turkiga 2010kii

    • @caydarusabdillahi6956
      @caydarusabdillahi6956 3 ปีที่แล้ว +3

      Hore waan u daawaday iyadoo English ah balse caawa ayaan si fiican u fahmay anoo ku sugan Turkey

    • @jamesaimed1406
      @jamesaimed1406 3 ปีที่แล้ว

      Xage jogta hada wll khadar

    • @caydarusabdillahi6956
      @caydarusabdillahi6956 3 ปีที่แล้ว +1

      @@jamesaimed1406 isla Turkey uun walal

    • @kaderabdiadam9443
      @kaderabdiadam9443 3 ปีที่แล้ว

      @@jamesaimed1406 france 🇫🇷

  • @axmedyare3044
    @axmedyare3044 2 ปีที่แล้ว +6

    Manshallaah wallaahi imaan ayaa ii saa iday illaahay ha ku barakeeyo

  • @abdurahmanbuhmuuse4994
    @abdurahmanbuhmuuse4994 3 ปีที่แล้ว +4

    Jaza,akAllahu khayran,
    Aad iyo aad baan u fahmay insha Allah waxaan rajaynayaa in ay walaahayna ay u Bogeed,sida wanaagsan u turjimtay Masha Allah.
    Wsc wr wb
    Abdurahman

  • @faliyare4681
    @faliyare4681 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shiikh and ustaad axmad diidaat jazakallah galadana allah haso hanuuniyo insha allah

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad baad ugu mahadsantahay sida quruxda badn ee aad noogu soo Turjumtay, hore u soco

  • @icmjmk603
    @icmjmk603 3 ปีที่แล้ว +22

    S.c Qadar qeyr Allah haku siyo e muxamad ha dhihin rasuulka ama saliga raaci inshallah koly wad iga cilmi bdnthy lkn sidas aya ila fcn inshallah mhdsnid howshad inoo hyso waa mhim 👍👍👍👍👍👍👍.

  • @cryptocarrency
    @cryptocarrency 3 ปีที่แล้ว +12

    Wlhi wiilkaan noo soo gudbiyay barnamijkan waa wiilka TH-cam looga baahan yahay 🙏🏾 walaal

  • @hodanabdimohamed3556
    @hodanabdimohamed3556 3 ปีที่แล้ว +17

    Doodaan sida aan urabay ayadoo afsomali ah hadaad ogaan laheed runtii ma aqaano wxaan kuugu abaal gudo wllo maanta ayaana iigu horeeso channelkan mahadsanid ayaana ku leeyahay

  • @al-caliimchannel9919
    @al-caliimchannel9919 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah waa dood aad u qurux badan si fcnna loo turjumay mahadsanid #Maognahay

  • @cusmanmaxamuud92
    @cusmanmaxamuud92 3 ปีที่แล้ว +73

    Inta ogansho ka timid like saar

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 3 ปีที่แล้ว +10

    Jazakala Khadar Juhdi baakaaga baxay ilahey hakaa abaal mariyo!

  • @kadijasaid5175
    @kadijasaid5175 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah turjumiddada aad baan uga helay halkaa ka sii wad

  • @zakiheersare3773
    @zakiheersare3773 10 หลายเดือนก่อน +3

    الهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @husseinherrsi2462
    @husseinherrsi2462 3 ปีที่แล้ว +14

    Mashaa Allah waan kaaga mahad celinayaa turjumaada doodan iyo qaarkaloo badan sxb🙏

  • @ilyasilyo9295
    @ilyasilyo9295 3 ปีที่แล้ว +6

    SHEKH AHMED DEEDAT ALLE CILMIGA HAKU BARAKEEYO

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +12

    Wali Ma Dhagaysan Lkn Offline Baan Ka Dhiganayaa Wax Badana Inaan Ka faaidayo Waan Hubaa ThanKz Sxb

  • @geelemoha3100
    @geelemoha3100 3 ปีที่แล้ว +7

    Waan arkay bro mahadsanid lakiin kuwo badan ayaa jira sowmaha

  • @dequmar7494
    @dequmar7494 3 ปีที่แล้ว +1

    Diinta in la faafiyaa waa naxariis iyo badbaado naareed waana shaqada islaamka oo dhan

  • @luuleyali5171
    @luuleyali5171 3 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allaha inta dhagaysanayay guriga ka shaqaynayay jazk khayr

  • @mohameddahirkeynan5446
    @mohameddahirkeynan5446 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashlh Shukran Wllky, khyr farabdn Allah haku siiyo

  • @guledkilaaz7496
    @guledkilaaz7496 3 ปีที่แล้ว +5

    Alle haw naxariiso sheekh Ahmad deedaat

  • @mohamedahmedabdirahman9844
    @mohamedahmedabdirahman9844 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll aad ayaad u Mahad santahay sifiican oo la fahmi Karo ayaad usoo turjuntay jasakallah khayr

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 3 ปีที่แล้ว +2

    Brother aad ayaa ugu mahadsan tahay soo gudbin taada iyo turjumada iyo wakhtiga badan aad gelisay Jazakalah khayr

  • @Turjumaanka
    @Turjumaanka 3 ปีที่แล้ว +10

    Runtii aydoo soomaalia ayaan raadinayay
    Ilaahow wiilka noo turjumay khayrsii
    Bulshada haba yaraate
    Kuwo waxaa lga helayaa
    Cilmi lasoo banaan taga

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 ปีที่แล้ว

      Ogaansho ayaan kasoo raacay
      Ninkan ahmed deedat

  • @fartuunxasanxuseen3081
    @fartuunxasanxuseen3081 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah allah hakuna barakeeyo wall dadka ayaan u fa idaysaa shukran

  • @sheykalhudson9975
    @sheykalhudson9975 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay haw naxariisto janadiisiina ha ka waraabiyo Libaaxii weyn Islamka, oo bilaabay qaab doodedka noocan ee cristaanka lagu garaacayo biblekooda iyo logicska.

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 3 ปีที่แล้ว +2

    Diidaat Allaah ha u naxariisto isaga iyo muslimiintaba.

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah walalkayga qaliga ah juhdiga aadkubixisay iyo dadalkaga allah ajar haka siiyo walahi waxyabo badan ayan ka faaidaystay waayo xaq iyo baadil mel islama marayan allow kunaxariso dacigii weyna sh axmed diidaat wuxu aha halyey muslim ah oo ay kabaqayen dhaman kuwo dimaha kale aminsan marwalbana wuxu difac u aha dintena xaqa ah

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 ปีที่แล้ว +51

    Inta ogaansho ka timid ismuujiya ✌😁

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheekh AHMED DIDAAT MASHAALLAH ALLAHA CIIMRIGA U DHEEREYO AMIIN YA RA'BBY YA ALLAH YA WADDOUD

  • @Noura-cy8ns
    @Noura-cy8ns ปีที่แล้ว +1

    Jazakaallh wllo wakhtiga aad ku bixisay muxaadiradan qiimaha badan Allah nagu dilo diinteena Mcn

  • @housseinabdourahman5125
    @housseinabdourahman5125 3 ปีที่แล้ว +24

    Merci brother pour votre temps, je pense que c était magnifique débat.
    From Djibouti

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allaah jasakallahu kheyran yaa aqi fillaah

  • @abdulaziizabiib4690
    @abdulaziizabiib4690 3 ปีที่แล้ว +30

    Khadaraw waxaadba moodaa inaad quluubtayada ka dhex hadashay zxb Turjmaad Tafatiran Shugran Akhii..

  • @omaryussuf2454
    @omaryussuf2454 3 ปีที่แล้ว +24

    Very good translation mashallah

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 3 ปีที่แล้ว +43

    Khader inder aad ayaan ku salaamay..
    Walaalo waxan jeclaan lahaa #Doodi Oxford university please

  • @bulshawishow7865
    @bulshawishow7865 3 ปีที่แล้ว +3

    Walhi ilahay ha ku barakeeye.noo soo badi doodahan oo kale wllo.khadar johar.mahadsanid wll

  • @asiyahassan5905
    @asiyahassan5905 2 ปีที่แล้ว

    Alaha unaxariisto sheekh ahmed deedat danbigisina alaha dhaafo shekhena islamka ayuu uhiilinjiray

  • @ahmettozman3627
    @ahmettozman3627 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah walal shukran waaba raadinaye

  • @ramlaaxmedciise
    @ramlaaxmedciise ปีที่แล้ว

    Jasaakalahu khayran Alle ha ku xafido illahay baa ku karsiiyayaansha Allah akar badan baad shaqaysey Dadka islamka ah ee luuqada yaqaano ha u faa ideeyo soomaalida

  • @dequmar7494
    @dequmar7494 3 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaaalaaa waad ku mahadsantahay turjumaadaa ....aadbaanu ugu baahnayn

  • @cabdirahmansaladkilwe155
    @cabdirahmansaladkilwe155 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay ka raali noqo shiikhan mida kle sxpkaan noo turjumay waxan kugu mahadceliyo garanmaayo

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 ปีที่แล้ว +6

    Thanks sxb qaali Wali waan dawanaya good lucky 🍀

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 3 ปีที่แล้ว +18

    Every Muslim Proud To Muslim

  • @laalo-os2hm
    @laalo-os2hm 3 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allah Sxb Ilahay Ha Ka Abaalmariyo

  • @abdullahiabdigedi1060
    @abdullahiabdigedi1060 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waad mahadsantahay walal sida quruxda badan oo aad ugu dadaashay turjumida

  • @hamseali9875
    @hamseali9875 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadlan 🙏waxaan naga codsi ah in aad noo soo badiso turjumaada axmad diidaad. Thanks 😊

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 3 ปีที่แล้ว +2

    Allow qabriga ku nuuri sheekhunaa

  • @farhiyohusen
    @farhiyohusen 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaha jizakalah kheyran ustaad anigu waxan leyahay alaha akbar sheekh axmed raximahu laha raxamata wasicaa

  • @hanadtallawi4326
    @hanadtallawi4326 3 ปีที่แล้ว +4

    Walal aad Ayaad u mahadsan tahay sida aad noogu turjuntay doodan ilahay haka abaal mariyo❤️

  • @AaarkaXamar
    @AaarkaXamar 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha,allah waa mahadsan tahay qeyr alle haku siiyo,runti wax badan ayaan ka faa,iidnay

  • @jamaaldiiniyo5704
    @jamaaldiiniyo5704 3 ปีที่แล้ว +19

    mahadsanid wll
    dooda xigta ka dhig Axmed diidat iyo Aniz sharoosh plz

  • @dahirruquia7027
    @dahirruquia7027 3 ปีที่แล้ว +4

    asc mansha Allah mahad sanid wll jasakumullahi

  • @ursadxasan
    @ursadxasan ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah waadood cajiiba oo xaqiiqooyin wadata waana ladareemaya sida u axmad u cadcadyaha

  • @cilmigawaanuur4
    @cilmigawaanuur4 3 ปีที่แล้ว +4

    Jazakalah khayran

  • @jamaadan3348
    @jamaadan3348 2 ปีที่แล้ว +1

    Mchaaaa allaaah wllky janadi fardusa ku raxaysta inti turjumty iyo dhamaaan wixi kahawlgly

  • @zekiabdi6464
    @zekiabdi6464 3 ปีที่แล้ว +12

    masha allah doodaan aad bn usuganay

  • @sacadsaleban3330
    @sacadsaleban3330 3 ปีที่แล้ว +2

    Sh Axmed diida wuxu aha nin wx badan diinta difaacay alle Qabriga haw waasiciyee

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 3 ปีที่แล้ว +8

    cilmiga allha kuziyadiyo 🌷♥️♥️♥️

  • @Baxnaanshe
    @Baxnaanshe 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaalkay aad ayaa umahadsa tahy runtii muxaadarada dammaysaty waxaan kamuuqata erey bixinta ku sameesay runtii waqti ayaa baxay waqtiga allaah barakeeyo noosoo badi waxbadan ayaa ka faaiday ,horay usoco sxp.

  • @Ubahdahir1229
    @Ubahdahir1229 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah waan kugu amaanayaa sidaa noogu soo gudbisid doodaha diinta ku saabsan

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 3 ปีที่แล้ว +6

    Maa Sha Allah

  • @riimhas2432
    @riimhas2432 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah walal ajar Allah ka siyo 🤲🏼

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 3 ปีที่แล้ว +9

    Wll thanks waxn sugnaa tariikhda mohamed xijaab

  • @abdiaziz3507
    @abdiaziz3507 3 ปีที่แล้ว +2

    Gaalnimo xumaa mahad ilaahay baa iska leh muslim iga dhigay aniga iyo awawyaashay alxm

  • @mukhtarmaxamed8098
    @mukhtarmaxamed8098 3 ปีที่แล้ว +2

    Alaha unahariisto sheekh ahmed diidaat

  • @mohamednoor926
    @mohamednoor926 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah wll wax badan baan kasugeynaaa

  • @abbisaid4659
    @abbisaid4659 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Walaalkay aad iyo aad ayaad uga shaqaysay barnaamijkaan luuqad ahaan iyo cilmi ahaan waanan ku raaxaysanay sidaad usoo gudbisay jizaka Allahu khayr.

  • @mohamedbashe3508
    @mohamedbashe3508 3 ปีที่แล้ว +8

    شكرا لك أخي المسلم الاستفادة

  • @shukrihassanhared9701
    @shukrihassanhared9701 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Dad Rabo In Ay Ra yigoida Diin Ka Dhigaan . Sanadwalba Waxna Way Kudaran Waxna Way Kasaaran . Anshax Xumo Oo Dhan Ayaa Diin U Ah . Naagaha Coowradoida Ayay Qarin Lahaayeen Haday Diin Raacayaan .

  • @hariirmohamed1743
    @hariirmohamed1743 ปีที่แล้ว +1

    McH allLH wll qlih jasak laaah khayren

  • @hibaaqmawlid4192
    @hibaaqmawlid4192 3 ปีที่แล้ว +1

    Walla noso badi waxaybo kale dood ah thnx wallo

  • @umufaaiz1571
    @umufaaiz1571 3 ปีที่แล้ว +3

    In badan khadarow jazakal laah inkastoo iga qoslisay wlhi