Waxa kasocda falastiiin iyo lubnaaan || khudbah || Dr Sh Maxamud Shibli

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia
  • เพลง

ความคิดเห็น • 65

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Sheikh Maxamud Shible Allah ku Barakeeyo adigiiyo Reerkaaga iyo Waalidkaagaba.

  • @abdallahamarweyne8280
    @abdallahamarweyne8280 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Allaha kuu barakeeyo cilmigaaga shekh mohamud shibli allaha kuu dambidhaafo allaha kaa abaal mariyo qidmada aad diinta u qadmeysay❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Culimada somaliyeed Khayr Allaha
    Siiyo , Sh umal ‘ sh mustafa waa -
    Arkay Ayagoo Qadiyada musliinta-
    Aad bay uga had laan ‘ jiza Ka Allaah Khayr ❤❤❤❤❤❤

  • @Qalaska
    @Qalaska 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shiikhaygii sh m shible ale ha ku barakeeyo shiikahanaaa ku jecliyaaa ale umada maalmo Ha kuu daayo shiikh shible

  • @garaadcabdulaahi-hn8tb
    @garaadcabdulaahi-hn8tb 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    ماشاءالله حفطه الله

  • @MangoesAddict
    @MangoesAddict 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Barakallahu feekum sheekh laakiin wadankeena ka hadla la isku cunayo oo kala go go ay habeen iyo maalina qabiilo is xasuuqayaan...qulimada ayaa ka seexatay wanadkeena ka toosa hurdada oo wadankii ku laabta aanu anaguna soo noqonee...

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @farxanyusuf1342
    @farxanyusuf1342 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa ruuun sh.maxamed ilahay haka abaal mariyo

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    JazaakaAllaah kheer sheekh shibli

  • @caishawali8198
    @caishawali8198 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nasiib baan lahaan lahayn hadaan diinta si dhab ah ugu dhaqano
    اللهم اشرح صدورنا للإسلام

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ameen yaa Allah 🤲

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runta sheekhunaa

  • @adanadow4967
    @adanadow4967 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maa shaa Allah
    Shiicada raafidada inay cadow islam yihiin ayan si fiican ubidhaamisay jazakallahu kheyran waayo dadka ugu badan oo muslimiinta maanta joogta dhamaantood waxay moodayaan Iraan inay muslimiinta utaaganyihiin oo islamka ay difaacayaan

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Is raalil haku wasto

  • @AminaIssa-q6k
    @AminaIssa-q6k 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sax

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkk waa gaal cad

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hada sheekh khayr maleh wagi hora mayane

  • @ifraxcumar6651
    @ifraxcumar6651 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc wll waxn raba inleygu cawiyo sheikh shibili nabarkisa asaga tos oga helikaro plz igu cawi

  • @xamdiIbrahim-z7j
    @xamdiIbrahim-z7j 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    LACAGTA CASUUDIGA IYO IMAARANC WAXATAHY EENABARTAY YAHUUD BATAHY OO SHAYTAN AH

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Jaa juus in aa tahay waan og nahay

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gaal adu haku wasaan

    • @ShacirqbasOsmaston
      @ShacirqbasOsmaston 57 นาทีที่ผ่านมา

      Adi hoyada wase maxa shiikha ka rabta dhiladi ku dhashi wase

  • @Salaxc112
    @Salaxc112 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa runtaa sacuudi iyo imaaraat aa masjidul aqsa xureyn doonta
    Falistiin waxa garab sinaya wa masar

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe ชั่วโมงที่ผ่านมา

      MASAR WAXAY GACAN SIISAA YUHUUDDA

  • @koorakayse4975
    @koorakayse4975 4 นาทีที่ผ่านมา

    Sheikh benta nagada siyasada wan lasocona
    Iran dhulka ay haysato yeman waxa siyay saudiga suria waxa siyay saudiga iraqna maraykan
    Lebnana xoog ayay ku qadatay israil ayay kasartay

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kani waa wax af qadhuun bee naale

    • @QaaliqueenQaalimaxamed
      @QaaliqueenQaalimaxamed ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hye yahuud maa tahay mise shiicada u shaqeyneysay

  • @AxmedXasan-yy9fw
    @AxmedXasan-yy9fw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma,,adi muslin ah

  • @cabdiwali289
    @cabdiwali289 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waabiyo Adinku qaraxyo la.dhexfadhiya caruurta iyo haweenka somaliyeed waa la.idinbartay

  • @ahamedabdi-v4v
    @ahamedabdi-v4v 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc culumada Fastin ma shiicaa mase waxba ma yaqaaniin

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 17 นาทีที่ผ่านมา

      Falastiin waa sunniyiin weeye oo waliba madhabka shaaficiga haysto weeye. Soomali hadeeynu nahay aad bee noogu dhawyihiin

  • @maden7818
    @maden7818 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii iiraan ay yuhuud ka tirtirto bariga dhexe waxaa xigi dhamaadkii boqortooyada sacuudiga iyo dhamaadkii fikirka wahaabiga ah.
    Shibile maalmahaaga wey tirsanyihiine timirtii miyaa laysku soo galay??
    Awalba wahaabiyo diin ma laheyne ee waxaan ka baqayaa in wahaabiyadu shaatiga badashaan oo la arko Shibile oo shiici ah.

  • @AxmedXasan-yy9fw
    @AxmedXasan-yy9fw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Falastiin ma ,shiicaa aamus diin ma taqaaamid

  • @omarjimale8799
    @omarjimale8799 26 นาทีที่ผ่านมา

    Cowlyahan miyaa kuwaas

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 36 นาทีที่ผ่านมา

    Walgey ma arkin culimo qabiil somaliyed ku xadgudbeysa lkn sheekhan reero somaliyed ayuu yuhuud ku tilmaamay waana xadgudub

  • @ahmedissack4875
    @ahmedissack4875 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomalidi baaba gansarkii ad kudhaxbeerteed iyo sunti ilaahada kasookabanla oo qiyaamada dushooda kadhacda ayagoo ladaalaa dhaya suntiini kuwi idiinsoodhibay suntaan waa sacudi iyo saxibadeede wana abnaaulyuhude guwa lashaqeeyo iyo ku ahmalin kadhaha iyo caruurta lasuuqaayo kahadlaayo an la arkeynine maxaadnooshegeysaa shiicidaa nadhaanta manta anaga iyo idiba anagaaba heer ahanti kudhano oo maajida kaharna adiga waaba nagasiiliidataa oo habarki xitaa waba lagaalayahay mantookalle shiico haiga caynin ayadaa nadhanta oo hadar iyo hadimo ugeysta yahuuda

    • @SacdiaSheik12
      @SacdiaSheik12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Sheeqa qadiyad hore miya heyso qayr miyu ka hadlaya mise inuu qabiil somaliyed yuhuud la barbar dhigo sheeqa somali Muslim ah ayuu yuhuud ku tilmaamey

  • @Deeq23
    @Deeq23 58 นาทีที่ผ่านมา

    Lkn boqortoyinka carabta ee zionistiga ah muu ka hadla mise waa shaambay ku aadaan wadaadka

    • @tunaamoha9032
      @tunaamoha9032 18 นาทีที่ผ่านมา

      Ruuntaa muxuu ugahadleynin boqortooyada sayonismka shibli iyo kuwaan waa wada film waa lidiimfahme

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaa tahay qaniis cad

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheeh taariikhda waad ka dhacday wax hore ka sheekaysiiintiisa waxaa kaaga ficnaa inaad falastiin u gurmato xadiis ficil lahayn waa zeero

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani waa qaniis

    • @ShacirqbasOsmaston
      @ShacirqbasOsmaston 56 นาทีที่ผ่านมา

      Siilka hoyada iyo tii dabada wayneed

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xalay ayaa lawasay

    • @MaxamedMuuse-u3p
      @MaxamedMuuse-u3p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Faasiq yahaw afka kala bax culimada wax dhintay ayaad tahaye

  • @AxmedXasan-yy9fw
    @AxmedXasan-yy9fw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Falastiin cabaas mq gaalaa ninkaa maqlaq

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Af qadh muune

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bee naale

  • @AxmedXasan-yy9fw
    @AxmedXasan-yy9fw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheeko sucuudi wadaaa beenlow

  • @zaakir2884
    @zaakir2884 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waar ninku been badanaa
    Waa markii imisaad ee uu been sheegayo?
    Shibiliyow waad ogtahay in aad been sheegayso ilaahayna waa ogyahay.

  • @tunaamoha9032
    @tunaamoha9032 32 นาทีที่ผ่านมา

    Beenale

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheydaan beenaale halaag ala kusaar

  • @mohamedroble7741
    @mohamedroble7741 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka caruurbaad Shikhow u qabtaah
    So ma ogid in dadka xafada aduunka dawadaan
    Anigu hadii aan adiga ahaan lahaa wan iska
    Amusi lahaa!!!

  • @AxmedXasan-yy9fw
    @AxmedXasan-yy9fw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuug beenaane

    • @ShacirqbasOsmaston
      @ShacirqbasOsmaston 55 นาทีที่ผ่านมา

      Yahuud ha ku wasana

    • @tunaamoha9032
      @tunaamoha9032 29 นาทีที่ผ่านมา

      Shibi iyo his sucudi masters benaale reer Gaza umanaxayaan

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Af qadh muune

    • @MaxamedMuuse-u3p
      @MaxamedMuuse-u3p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Afka qadhmuun ee waliba qudhmay aduu kugu yaalaa

    • @tunaamoha9032
      @tunaamoha9032 30 นาทีที่ผ่านมา

      Shibli iyo sucuudi benaale reer Gaza umanaxaayaan