Garxajis aya odaygan liitinimadiisa uga tagay xisbiga weliba rag ganacsato ah bilawgi xisbiga wax gashaday marka ma ismaaciil yare aya ku dhalay kolay wax tuugo lagu koriyay wad ila eegtahaye.
*567 qof ayaa comment ka bixiyey wareysigan hal qof oo diidmo so qora wan ka waayay taasi waxay cadeyn u tahay Cabdiraxmaan cirro inuu yahay madaxweynaha 6aad ee somaliland 14 nov 2024 inshallaa*
Waxa is urur mashruuc kuso qaatay inay qoomu luudeyan ummada somaliyeed kan waraysanaya kamida, iyo qaar badan oo kale, marka la qoomuluudeyo qofkana waa la gaalaysiinaya kadib. Madaxbayleyiin iyo mijoba dhaqaala lagu so bixiyey ummada sidii loo❤fidnayn lahaa
Daganantu wa waxa aynu u bahanay gulayso madaxwayne🎉❤
Cadkani tuuga ah ee khaynka ah ilaahay ma soo saaro inshaallah
@@Jannah-m4o muuse jaahil bad rabta
Bal kalsoonida inta leeg eega bulshooy
Masha alla
Madaxweyne dooran rabi haku guuleeyo
Mashaallah Allah ka dhigo madax weyne wanagsan😊
Cirro Hadalkiisu waa dhaxal gal, wariyhan waraysanayaana waa Professional
Wlhi codkaygu waa kugu bubsanaya 13 nov from sacad muse
Ala kadaa guuledow muuse ugu rid😅😞
Masha Allah, Ninkii Soomaaliland qurux badan doonayoow, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi u codee.
Wuu dhimaan dooona odeyga waa Joe Biden o kalee
@@loddidoddi5864wll maxad uhabari qofna sacadi ale uqoray ma dhafayeh
Ninkaan wadada rr waqoyi ay ictiraafka ku hele lahayeen wuu yaqaana GuuL from Galmudug ❤
Alle haku karaameeyo wll guulayso galmudug hoyga labaad ee bulshada rer somaliland weeye ❤
Shugraan Wllo ❤
sharfanid wll
Waqooyi maxaa ladhahaa isaaq afkaagu akaro
Codka wan siinayna from sacad muse 👍👍👍👍
Acad muuse ma tihid beenalayahow sheeg cidaad tahay
Sacad muuse ma tihid garac baad tahay waayo Ciro codmaad siiseen
@@FaadumoArdo fananinta habarwal soo mahan kuwi muse kurbashay😂 ee iska amus sacad muse iyo habarawal wa isbdel doon kuligod ila 5 xabo wuu cuqdadysan qabil dilay
@@NimoAden-t8i cuqdada jooji
Garxajis aya odaygan liitinimadiisa uga tagay xisbiga weliba rag ganacsato ah bilawgi xisbiga wax gashaday marka ma ismaaciil yare aya ku dhalay kolay wax tuugo lagu koriyay wad ila eegtahaye.
Madaxweyne Cabdiraxmaan waxaan ku jecelahay aqoonta, degenaanta, ixtiraamka iyo naxariistiisa.❤ Guul Waddani.❤
Guulayso from saylac
Hadal kiisu
💯👌
Wariyahuna Waa professional 👌👍
Runti wuu uqalmaa madaxwayne hadalkiisa waxa ka muuqda
1 deganan
2daacad
3 aqoon😊
4 misanka hadalka uu ku jawabayo😊
Waa runtaa😊😊
@AaminaShakir-j5r runti anigoon waligay nin siyaasiya waraysigiisa dhamaysan ayaan ciro 2 jeer ku ceshtay 😂codkaygana isagaale 🥰
Mmsh allaah wllhi hadalo aad uu qiimo badan ayuu ka hadlay musharaxul cadkayga cid aan iska ahayn siin maayo guulayso ❤❤❤❤
من تواضع لله رفعه الله او كما قال رسول الله صلى الله عليه وسلم . ما شاء احترام وهيبة . 🎉🎉
Degenaan iyo ixtiraam weyn baa ka muuqda Madaxweyne C/raxmaan Cirro.❤
😂😂😂😂😂😂😂 𝐮𝐡𝐮𝐫𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐱𝐭𝐢𝐫𝐚𝐦 𝐦𝐚𝐡𝐚
Madaxwaynaha dhaartu uhadhan tahay abdi rahman Mahemed abdi laahi cigaal (abdi rahman ciro) waana rajada shacbi waynaha soomaaliland Isha Allah ❤❤❤❤❤
Msh allh Dr abdiraxmn ciro❤❤
Guulayso Gudoomiye idamka ilaahay ...... From Habar-Awal
Guulaysta reer Somaliland iyo xisbiga #Wadani insha Allah
Indhahaga oo shana laga guulaysan doona😂😂
@XanaanCali-u6z Xanaan sharafeey inaadeero kii Hooyadaa dumaalaaba waa adeerkaa kursiga waxba kuma qabnee adeero hayska nasto isbadal ayay ubaahantahay Somaliland
@Abdirahman-1020 edo wad ku isbadel ladahay isbadelka lasamayno muxu yahay wax 5 president somaray wax kaduwan masamayno inader yaynan iswaline udddyga hanagu dhisin hurdle iska seexo dheh😂😂😂
@XanaanCali-u6z adigu adigoon cidna ku xadgudbin oo aan aflagaadoon isbadal kaduwan oo wanaagsan soowadnaaye nalataageer isbadalka quruxsaneey
FG. Jaarkiina wuu ina daawanayaaye gudaheena kor uuga bax wixii aflagaado ah mahadsanid
Madaxweynee Sharaf Leh😊 🧡🧡🤝🦁
Masha allah neo wllhi wariyuhu waa professional
Saxane Afka ayaa uu tagay Dr cabdirixman waa ka jawaab fican bixinya😊
Een een een cadkan hano xayaysiin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
waraysigaasi codkaygaad ku xalaashatay waanad igu leedahay 🥰
Maansha allah maanta uun baank Kahelay warysiga uu bixiyay musharaxa cabdi raxman guul xisbiga rajada shacabka soomaliland
Guulayso madaxwayne ilahayna hanakaa tuso adoo madaxwayne noo ah ictiraafkana inshallah aduunba keenikara ❤
Daganaan + daacadnimo+isbadell✨👍 guul mudane madaxwyne 👋👏
madaxweyne uma dhawa waa beenaale dekada berbera wuu ka soo horjeedey hada wuu dafirey
Ilahay ka xishood wll haddii aad madexwaynaha ka xishoon wayday
Daacaad 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@@cabdicasiisdaahir9741diid ama yeel waa madaxweynaha 6aad ee Somaliland ❤
Maashallh abdi raxmaan abdillhi ciro soodha waw guuliyomaagobanimo maashallh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤omaalilaand Maashallh guusha qaranka iyofarxad da qaranka soomaalilaand
اللهم صل وسلم على محمد وعلى آله وصحبه
ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ🙏
wlhi waa qof waanagsan wan ku doranana ciro madax wayneh
صلى الله عليه وسلم
*Madaxweyne cirro maanta somaliland iyadaa u baahan inuu hogaamiyo degenaan aqoon waayoaragnimo dulqaad intaasba madaxweyne cirro wa nin uu alle ku manaystay guuleyso madaxweyne inshallaa* ❤
Ogaysiis wll reer somalind
Hadaad rabtaan
1 midnimo qaran iyo wadajirka bulshada
2 horomar dhaqaale
3 cilaaqaad dowladeed
3 ictiraafka aad ku daasheen
( Ciro doortaa ) waa talo nin walaalkiiba
Ictiraafka odoyadaa ku taama ee dhalintu kama hadasho
Absolutely
😂😂😂😂😂😂😂
Hooyada mid nimadeedii wasa
Maashallh Abdi raxmaan ciro guul iyogobanimo Maashallh qarnka soomaalilaand ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
masha allah waa waraysi aad uu qimo badan alle ha guuleyo cabdiraxmaan ciiro waxa ka muuqata degnan iyo dacadnimo
*567 qof ayaa comment ka bixiyey wareysigan hal qof oo diidmo so qora wan ka waayay taasi waxay cadeyn u tahay Cabdiraxmaan cirro inuu yahay madaxweynaha 6aad ee somaliland 14 nov 2024 inshallaa*
Waa shakhsi haykalkii iyo karaamadii qof madax ah ka muuqan lahaa ku dhamaystiranyihiin runtii, guulayso hogaamiye oi ummadadan go'doonka ka saar
@@MuxsinAskar Insha Allah guul ayanu u rajenayna
Wa madaxweyne Dr c.raxman insha allah
Hoos ku dhigi mayno mudane, anigo aan qabyalad io reernimo kuugu codayn doonin balse is bedelke io Somaliland daneyn baan kuugu wata❤🎉
Waraysi wu dhafaY wana nalugu YareyaY ilhy guul dohorkan 😢
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Xisbiga Wadani Guul iyo Gobonimo🎉❤
waa Nin wanagsano Dagan ilahay Haa ku Guleyo sanadkan abdirahman maxamed abdilahi ciro ❤
Cirro Guleyso❤
Wlhi anoo habar awala sacad muuse ah waliba....2017 inan muuse dorano qaladbay ahayd.......wanan aragnay
Wadani guul insha Allah
Muxuu muuse ku yeelay laangaab yahow ninkani muuse gaafhi maayo waa cadowga somaliland laakiin wuu ka reer wanaagsan yahay oo qabiilkiisii oo fhan ayuu jabahad ka dhigay
@@FaadumoArdomalaa gurigiina hadaanay xabad ka dhicin inuu dadku kula mid yhy ayaad u haysataa
@@FaadumoArdokeebaa reer wanaagsan ninkan ciil iyo cuqdad kusoo Korey ee laangaaba waala garanaya oo isagoo madaxweyne ah dibinta qaniinsan 😂
Ciro madaxweene guuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤ 13 novener
Isbahaysigu ha guulaysto💪
Ilhy hakuguleyo madaxwyne cabdiraxmaan cirro🧡🧡🧡
𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐧𝐨𝐦𝐚 𝐤𝐞𝐧𝐨
Waraysogu macanaa goor uu dhamadayba ma ogayn. Guul madaxwayne cirro
Nio Ma araktaa, goor uu dhamadayba ma ogayn.
@@MaxamedAxmed-e2g haa wlhi cirro wa madaxwayne aan cidi latartamikarin
❤
Somaliland waxay u baahan tahay wadanoolaansho si taas loo helana waa inuu cirro madaxeyne noqdaa incha allah allah guuleeyo❤
waxad daremaysa in uu madaxweyne hadlayo marka dhagaysanayso ciro
Cod kayga waad leedaay from🌽
madaxweyne insha ALLAH
Awoowo nosodhawoow madax waynaheenoow soodhawoow🧡🧡🧡🧡
😢
😢
😢
💛
💛💚
Sii soomalilaan loo samato bixiyo waan ku doraneyna mada weyn
Muuse left ayaan ka soo qaatay ciro la jira hadah laga bilaaboh madaxweyno daacada allah ha inooga dhigo
Ciro wuu dhacay kursina imanmaayo ciidankii uu basaasay meel ha ku sheego . Guul madaxwyne muuse
Bi qabiil leeyahay somaliland uma bashana
Koonfur ayaa dhqaalaha siisa
@@FaadumoArdoWaxano cabaadku waa maxey 7 casho kadib ninkani waa madaxweyne 😂
waraysigu xili uu dhamaaday wan garan waayey adeerkay musena waan karahnay 😀
Aniguna waan bodbodsiyay ka warn😂😂
Madazwayne guulayso 😊
Wlhi waa madaxweynihii abid soomaali ugu diplomacy fiicnaa guul bn kuu rajaynayaa i.a...👍👏
❤ maashaa allaaa Alle hynugu guulysato
Masha Allah wareysi fiican oo qiimo leh
Guul guul guul Wadani
Masha Allah cabdiraxman mideeye Guulayso guul wadani guul iyo gobanimo somaliland Insha Allah
Mudane CABDIRAXMAAN maxamed abdullahi ciro insha allah guul 💯💑😍⌛😊
Nexet president of somaliland
Oo yaa dooranaya makuwii uu buurta saaray 😂😂
@@warsamaosman-Soolrer somaliland baa dooranaya mxd ka dhex raadinaysa
Insha Allah guul ayanu u rajenayna
@@warsamaosman-Sool 😂😂😂 shacabka somaliland oo dhan aya doranaysa kawaran
Hadi codba naga helo
Hadaan wixii ka danbeeya ciraan ugu ridayaa codkayga real president
Yes he is we shall a chose him.but muuse will be the thief.muusa has to be the thief 😂😂😂
Omg Dr abdiraxmaan maxamed Abdullah cirro madaxweyne dooran guuleyso ❤
C.raxmaan cirro waa nin naxariis badan, dadka dhagaysta, talada qaata sidoo kale ummadda isku wadi kara.
Ilaahay hakuu fududeeyo xilkaa aad u ordayso.
Hogaamiyuhu waa kii go'aan leh. Haddaad xanuunsato boqol qof baa kuu talinaya, kee baad ka qaadan? Arinka nin leh baa go'aanka leh, hogaamiye maaha nin qof kasta dhegta wax u saaro.
Guuuleyso madaxweyne cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi ilahay idamkii ❤❤❤❤❤
Mash allah waxa kamuqata deganaan iyo xasi looni waana calamadaha hogamiyaha soo dhowoow madax weyne ❤❤❤🎉🎉🎉
Masha Allah madaxwayne sanadkan guul ayanu ku rajenayna Insha Allah
Maxweyen Cabdirmna cirro hablyo ❤❤🎉
gulyso mdxweyne anoo reer puntlnd ba ku leh guulyso 🎉
❤mdxweyne guulyso
Wariya waa perfect
Kanoo kalaa waxwaraysan kara well done
Kanina waa musharax cirro❤❤❤❤
Wadani iyo horseed❤
Ciro guùl inshallah 🤲13Nove madaxawyne 💪♥️
Hogaamiye hayiin guul insha Allah ❤
Doorkan hadalka cabdiraxman aadbuu ufiicancan yahay ilahaw barakee haduu soo baxo hadii kalena sabirka allaw sii Aamin
Wlhy hadalka ah hadii an wayo mardanbe oo sadexaad isma sharixi doona wuxuna kuso gabgabyeyay reer Somaliland gobol iyo dagmo meel ay jogan codkina isiya😢😊
Mudane Madaxwayne Ilaahay ha kaa yeelo kii ummadan u gargaara ee Musiibada iyo kulaylka dalku ku jiro ka saara 🫡🫡🫡🫡🫡
Oday jilicsan Somalialnd uma baahna, Muuse oo faqash kaga cabaadiyey baa xukumya SNM 🎉🎉
Kk muxu kacabadiyey meeday sool meday tuka raqii😂😂😂😂
Waxaa si xiisa leh ku dhamaystay waraysiga oo ahaa mid heerkiisu sareeyo, siyaasi xisbiga wadani oo ah siyaasi dagan oo khibradiisu muuqato iyo wariye aad u dhisan oo isna barnaamijka noo soo diyaariyay aad buu ugu mahadsanyahay wariyaha waraysiyada aad qaado noo soo badi insha allah .🙏
Bilaa calay daganaanta ka muuqa eega viv wadani❤🎉
Kuhibaynay codka madaxweynenimo ee xilka qabo adaa u qalmee guul ISBEDELDOONKA❤
Masha'Allah si wanaagsan bad u hadashay Abdirhan cirooy❤
Waxaan layaabanay ninkan waraysanaya habartii dhukuro waar waxa guulaysanaya mudane madaxwayne muuse biixi cabdi inshaa allaahu tacaalaa guuuuuuuul muuse biixi cabdi
Doranid madaxweyne ❤
13 Nov ilahay nabad ha nagu gaadhsiyo, sido kaleh ilahay nabad hanaagu dhameeyo, Codeynta naga dhiman tahay 1 maalin iyo sacado kooban ❤ Codkayga madaxa banaan wlhi waxaan sinayaa Abdirahmaan Cirro, Guleyso Mudane Madax weyn
Masha allh madaxweyne daacada 😢❤❤
Wallaahi waa hogaamiye degan oo dulqaad leh
wooow madax wayne waad kabaxsatay khayr iyo guuul badan insha allah
🧡 🧡 🧡 🧡 🧡 guul wadani 2024 inshaalah guul
Mansha Allah Allaya cisig madaxwayne sharafle 🎉
Kii Kheyr leh ayaanu ilaahay ka bariney. Guul Somaliland 💚🤍❤️
Madaxwayne waad Na kaafiday Dhaartii uunba kuu hadhay Ixtiraaam Dagnaan Iyo kasooni Intaba Waa Isku darsaday❤️🙏
Wanu kaga shubanay
insha allah waad guulaysanaysaaa musharax madaxwayne.🧡🧡🧡🧡🧡
Guuulayso mudane madaxweyne✌👏
Mnchallah Abdirahman ciro guuleyzo awoowo
Waxa is urur mashruuc kuso qaatay inay qoomu luudeyan ummada somaliyeed kan waraysanaya kamida, iyo qaar badan oo kale, marka la qoomuluudeyo qofkana waa la gaalaysiinaya kadib. Madaxbayleyiin iyo mijoba dhaqaala lagu so bixiyey ummada sidii loo❤fidnayn lahaa
Guuuuuuuuuuuuul❤
Abdirahman Ali Dhimbil waa saxafi professional ah. 👏🙏
Musharax ciro guul inshallah
Guuuleyso from Muqdisho ❤
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉masha Allah ❤️ ♥️
Wabenta wabenta GuuuuuL. Wa KULMIYE KULMIYE Somaliand guul🎉🎉
Wadani guul from gabiley 🍊
@@Kkkuttkulmiye guul from laascaanood ✊🏼
@@Kkkutt sidoo kale wadani guul form berbera 🌊🐋
Wadani guul from caasimadda🧡
@@RidwaanDaahir-pw5oy wadani.guul from.boorama ❤
Mashaalah cirro 4 president 2024
Guul insha alaah. Nine days. Kadib. Isbahaysiga wadani + kaah. Iyo madaxwayne ciiro. Oo. Oo. Dalkan somaliland ka talinaaya inshalaah. Iyo. Muuso. Doorashadi. 😂Lagaga gulaysty. Bilahi kariim
today isnin
Time 12 *55. Bm
Data 4 novemper 2024