inna Lillaahi Wa Ina illahey Rajucun Ya Allah Ya Rabi Ya Waduud Waa Dullcarshil Cadiim illahow Dumi Mareykan Ya Allah ilahoow Dumi Yahuuda Ya Allah ilahoow Dumi MasarYa Allah ilahoow Dumi Jordan Ya Allah Allow Madaxda Muslimiinta Wada Dumi 😢😢
Thanks HBN, ma waxaa iira dad rumeysan in mareykan waxaa uu shubo ay xaqiiq ka yihiin, miyeyse ku qaldan yihiin, anba ma aqbaleen qof aan u dhalan dalkeyga asal ahaan inaan siiyo mansab heer qaran ah .ma arin cajiiba ayaad u aragteen 😂 ( caruurtaa lagu cabsiiyaa Caws iyo Biyo ku nool )
S A W Sallaallahu caleyhi wasalam Yaaaaaa Rabb save uma Muslim Gaza Yaaaaaa Allah save uma Muslim Palestine Yaaaaaa Rabb save uma Nabi MuhammadRasululh Sallaallahu caleyhi wasalam Yaaaaaa Allah ☝️🤍🤲😭Allahuma ameen ya Rahman Rahim S A W 🤲🤲🤲😭😭😭🙏
Dhib malahan waaa aduunyo ciil nagu dilay lkn Allah haka saaro shacabkaas hiilka heysan ee cadowga lagu fiirsanayo wlh markaan dhageysto ama aan arko gaza waxa ka dhacaya ciil baan iskala ooya 😭😭😭😭😭
Mareykanka ma la dacweyn kara haddii la dacweyo wax laga qabanaya inta ay jogan yuhudda oo ku shaqeysto magaca mareykanka oo dowladda ku jiran iyo kuwo garub ah oo luubiga la yiraho oo mareykan u jogan gar iyo gardaro iney israiil difacan

Aamiin Aamin
Alahu Akbar Alahu Akbar waa arin naxdinleh ilahayow ugargaar dulmigana kadulqaad yaa Rabi🙃😭🙏😭🤲😭🤲🙏🤲😭
Asc.mawliid.xaaji.iyo.maxamad.cade.iyo.dhamaan.HBN.
inshaa alaah dadkaas waa shuhadaa jirkoodana hagubaan ama danbas hanoqdee waxan urajeyheenaa janatul firdowsa in shaa alaah
Allah ha u gargaaro hana u maciino walaaha falastiin yaa rabi ka dulqaad xasuuqa ku socdo walaalaha qasa aamiin
Yuhuuda ilahay habaabiyo insha alah
Thanks HBN, ma waxaa iira dad rumeysan in mareykan waxaa uu shubo ay xaqiiq ka yihiin, miyeyse ku qaldan yihiin, anba ma aqbaleen qof aan u dhalan dalkeyga asal ahaan inaan siiyo mansab heer qaran ah .ma arin cajiiba ayaad u aragteen 😂 ( caruurtaa lagu cabsiiyaa Caws iyo Biyo ku nool )
S A W Sallaallahu caleyhi wasalam Yaaaaaa Rabb save uma Muslim Gaza Yaaaaaa Allah save uma Muslim Palestine Yaaaaaa Rabb save uma Nabi MuhammadRasululh Sallaallahu caleyhi wasalam Yaaaaaa Allah ☝️🤍🤲😭Allahuma ameen ya Rahman Rahim S A W 🤲🤲🤲😭😭😭🙏
Ilaahow ugargaar reer qasa waxay sheegtenawood way qasaarayaan ilaahow muslimiinta midee.
Illahow ada weeyn oo waxiida ee umada rer qaza unaxariiso dalimintasna kaqabo
Waxaas waxaa keenaya sahyunoyadda mareykanka oo awood ku leh dawlanimada mareykanka lkn kuwa yurub sidaas uma sii buurno awoodooda
إنا لله وإنا إليه راجعون
Dhib malahan waaa aduunyo ciil nagu dilay lkn Allah haka saaro shacabkaas hiilka heysan ee cadowga lagu fiirsanayo wlh markaan dhageysto ama aan arko gaza waxa ka dhacaya ciil baan iskala ooya 😭😭😭😭😭
Mareykanka ma la dacweyn kara haddii la dacweyo wax laga qabanaya inta ay jogan yuhudda oo ku shaqeysto magaca mareykanka oo dowladda ku jiran iyo kuwo garub ah oo luubiga la yiraho oo mareykan u jogan gar iyo gardaro iney israiil difacan
Walahi arintani waa itaxaan
dadlalka carabtuna waa dalal dhintay oo aan damiir lahayn
oo dayacay walaalahood
halka ay garabtaagan yihiin
israa,iil maraykanka iyo reer galbeedku
🎉🎉
Warnin yahaw 7bilyan aduunka maxay ku soo kordhiyeen
Waxa cajiiba inay ka aamusanyahiin dawlaha muslimiiintu caajiib cadawga r xasuuqaya ayaa hadana lasooxiganayaa oosheegaya banbooyinka lala dhacayo qasa.daacad kama aha
Caalam.islaamka.way.kufashil.meen.in.Ay.kaqabtaa.duqayta.naxarisdarada.arxanka.daran.ee.si.ulakaca.lobgu.geysanayo.shacabka.falasin.inkii.loo.xiiroow.adan.sooqoso
American ku waa crusiders kii shaati ilbaxnmo loo gashay democracy ay nooshegan waa beem
Mawlidow.
Maanta.hallaaga.fastiin.haystaa.waxaakuxiga.masar.jordan.sacudiga.
Yahuudi.falasti..kasojedsato..
Carabi.nabadkujogimayso
Masar ayaa Soomaaliya amxaaro kacelinaysa miyaa? GAZA ayaa ladaris la,ah may wax kaceliso waxaa haysta Masar cawaan fuley ah.
Bidhka haysta qaza waxaa kadanbeya arxanlawayaasha 1 khawarijta wahaabiya 2 TV aljazeera 3 masar 4 Turkish 5 qadar 6 enaratis 7 sudi arabiya iyo kuwakale