Ilaahay ha ugargaaro wllheen reer qaza dhibkana allah haka dulqaado aaamin aaamin yaa rabi ❤❤❤ Ilaahow masiibo ku rid yahuudda iyo xulufadeeda oodhulka la jar Xamaas alle ayaa la jiraa wayna guuleysan doonaan insha allah
israiil wa ay maraykanka bariga dhexe ugu xidhan lkn dhulka suriya ma noqon dono timir xabaal tala lkn hadhow marka dhir baxo lagu dhufto wan is di facayay ha noqoto maraykanku hada wu dawanaya xad gudubka ay ka wado dalka suriya lkn wa la dhafin dona dhulka ay xaranta ku hayssato min falastiin min suriya
Siyad barre allaha ku naxariisto biyahan la gadayo korontadan la gadayo oo shacabka ka qeyliyan wa maxey maxa lo laha wa laga restey siyad barre waxa yab leh goboladan shirka wadatashiga lagu siiyo sida la shegey ugu yaran 6 malyan si ay mamulka wax ugu qabtan wa biyaha korontada iyo mushahar ciidamada waxa is weydiin kartan somalilend ma la siiya haa dahabshiil ba lo dhiga oo leysku og yahay in lo dhigo ka dib heshiiskii shekh shariif laga bilabo maxey ku qabtan barlaman la xisabtamo ma jiro sida lo sii wada akono lagu shubta mushaharka ciidankana waxa bixiya waqoyiga imaradka iyo shisheye dan ka leh itobiyo ciidamo lo sameyey oo dahabka gurta somalidana wey hurdan
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Mashallaah allhu kabar
Waad iga faxisay mansha Alaah iskacaabinta falastiin guul insha Alaah
Alle ha guuleeyo musliminta falastiin
Qasa faalaastin aya xoor uheeli waa mujaahidin ilaahayba siin guuuul guuuul guuul
Illahow falastiin iyo Suriya ka qabo israil iyo mareyka Aamiin Aamiin yaa RABBI
Qasa waa mujaahidin faalaastin way guulaysan insha alaah guuuul guuuul
Ilaahay ha ugargaaro wllheen reer qaza dhibkana allah haka dulqaado aaamin aaamin yaa rabi ❤❤❤
Ilaahow masiibo ku rid yahuudda iyo xulufadeeda oodhulka la jar
Xamaas alle ayaa la jiraa wayna guuleysan doonaan insha allah
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
qawaaniintii caalamigii waxay noqotay mid ay gacanta kusamaysteen maraykanka iyo sahnuuniyadu
Dagaalki isra iil 14 bilid caruurta iyo dumarkey ku leynayen wasaqdu yahud allaha mariye falastin guuul iyo nabad warta allaha siiyo binlilaahi karim
Qasa waa mujaahidin faalaastin guuuul guuul guuuul
Allaha guuleeyo muslimiinta
Qasa ilaahayba caawin guuul guuuul
My favourite journalist MOWLIID HAJJI ABDI🎉
Mahadsanid mowliid x allah ku xafido
Mowliid xaaji iyo maxamed maxamuud cade asalaamacaleykum masha alaah
Taaalaabin ilaahow guub baabi insha alaah
Magacaygu wa abdi hawaab ali Aduunkan maanta lajoogo wax qaynuun ah kama shaqayyee quwad iyo xabad ayaan waxka qaban karta waqati lamarayo nabad iyo ixtiraam hadaarabto awood lagaaga boqo lahaw
❤❤❤❤ماشاالله
Ilaahayba qaban nataniyahu wuguban insha alaah
guuul baan gaarnay
Ilaahay ha quweeyo xamaas cadawgooduna hajabo inshaa Allah
Alhayoow walaaha falstiin & kuwa suuriya yahuuda ooga hiili yaarabi ciidamadaada kudir yahuuda
Allaahu Akbar
Iswsarland ujeedaeefu waa khatsrbay xisbulaha kutahay israail taas markaa haku sheegina dhexdhexaad
Alcarabiyah mahan qadat
Talafishinka al carabiya fadhigiisu qadar baad kushektay balse waa saudia arabia casimadda sacuudiga ee riyaad hilmaami hadal maleh balse waa ka raali gelinayaa daawadayaasha kanaalka HBN
Labo Milyan hadey faqri yihiin Maxaaba Ka Soo haray yuhuud Cuqubo Ayaa Ku dhacday inkaar baa Ku habsatay
Qasa guuul guuuul guuul
Ilahow iskudiro yahuuda masiibo allahkurido
Mahadsanaid sxb
Sunniyiintan meesha qabsaday
1=maxay dalka ku xukumay aan
2=maxay ka kaga jawaabeen daandaanisaga Israa'iil
Zwesarlaln dhiiqo ayey dgexjiiftaa waana laga dhexhadlataa.
Allaha u gargaaro muslamiinta .
Reer galbed Alle dhulka halajaro wax aan qas iyi dhib ahayn lamajogan garahan maraykan
Arrintaan kasocota Siiriya,Falastiin iyo Lubnan waxaa kuxigidoona Masar,Jordan,Ciraq iyo Turki.
Xayaysiis baan unacay daawashadaada
Wankugu xiranahay wana kulashaqeeyaa mana ii odig mawliid
❤❤❤ALLAH HAGUULEYO FALASTIIN.LUGNAAN.YAMEN.SURIYA IRAAN IYO.DHAMAAN.UMADA ISLAMKA ABA ALLAH GUSHA AHSIIYO.😂😂😂 ALLAH HAJABIYO.HANA GUULDAREYO CADAWGA.SAHNOONIYADA AH 😢😢😮😢
Mahasanid.mawliid
❤❤❤
Brother Mowliidoow, aad baan u qoslaa markastoo aan maqlo QAWAANIINTA CAALAMIGA, maxaa yeelay YAHUUDDA ma qorto, cid wax ka qaadaysana ma jirto ilayn Waa Maraykanka dhashiisiiye.
Asc 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
israiil wa ay maraykanka bariga dhexe ugu xidhan lkn dhulka suriya ma noqon dono timir xabaal tala lkn hadhow marka dhir baxo lagu dhufto wan is di facayay ha noqoto maraykanku hada wu dawanaya xad gudubka ay ka wado dalka suriya lkn wa la dhafin dona dhulka ay xaranta ku hayssato min falastiin min suriya
Awey dadkii dalka lahaa
Aawey Turkigii dhibkaan u horseedey Siiriya,wasakhdaan Allaha mariyee,fakhri iyo cuduro aan daawo laheyn Allaha ku salido.
Israel waxooda waan taabsaday miyaa waxooda
Maxamad madobe waqaldanyahay
Qawaaniinta caalamiga way burburtay sharciga aduunku waa isral.iil hadba siday doonto
Way ishubaata yuhud Ina aan cidi waxa ka qaadin Karin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ninkaan qabsaday Syria iyo Isreal was is ogyihhin may iska qabtaan hadayna wada soconin
Siyad barre allaha ku naxariisto biyahan la gadayo korontadan la gadayo oo shacabka ka qeyliyan wa maxey maxa lo laha wa laga restey siyad barre waxa yab leh goboladan shirka wadatashiga lagu siiyo sida la shegey ugu yaran 6 malyan si ay mamulka wax ugu qabtan wa biyaha korontada iyo mushahar ciidamada waxa is weydiin kartan somalilend ma la siiya haa dahabshiil ba lo dhiga oo leysku og yahay in lo dhigo ka dib heshiiskii shekh shariif laga bilabo maxey ku qabtan barlaman la xisabtamo ma jiro sida lo sii wada akono lagu shubta mushaharka ciidankana waxa bixiya waqoyiga imaradka iyo shisheye dan ka leh itobiyo ciidamo lo sameyey oo dahabka gurta somalidana wey hurdan
Waa laabaabin israil
Israil ilaahayba baabi jaab iyo duuli aya kuudhici israil way jaabi insha alaah
❤😂🎉😢
War idheda wadanada kale inaga daaya
Israil carurta ayay laaysa waxkale maatarto