❤❤❤❤ ALLAH HAGUULEEYO.MAQAAWAMADAX❤XAMAAS❤XUSBULAHA❤XUTIYINTA❤ KATAABUL.QASAAM❤ IYO.DHAMAAN.UMADA ISLAMKA AHBA ALLAH HAMIDEEYO😂😂😂 GUULDARO ALLAH HABADO CADAWGA SAHNOONIYADA AH
alaahu agbar alaa wayn horta mid ayadu waligeed lama filayo in uu maraykan iyo reer galbedkisa ay heshiis ay hogaan ka yahiin uu dagaalka yuhuuda joojiyo kolaba yuhuud iyo maraykan dagaalka ma joojinayaan in reer falastiin la baabiiyo in la duqeeyo Ina la gaajaysiiyo oo saas shacabka gasa lagu baabiiyo waa hadafka iyo aragtidoda fog ee yuhud iyo maraykan iyo saaxiibadood mana sugayno nabad uu maraykan hormuud ka yahay oo gasa ka dhacda laakiin waxaan rajo iyo kalsooni ka qabnaa alaah subxanahu wa tacaala in uu reer falastiin xagiisa UGA keeno nasri xornimo iyo dawlad falastiin ah wayna dhici insha alaah
sck wariye intaa ka dib rabiga boqorka ah ee uusan jirin boqor kale oo koonkan leh rabiga waxwalba og ee aan waxba loo sheegayn ee isagu baaqiga ah rabiga cadaaladiisu ay badantay ee aysan jirin cadaalad kale ilaa tiisa mooyee boqorow reer falastiin aday magan kuu yihin aday adoomadaadii yihin ee rabiga xumaanta ka nasahan rabiyow reer falastiin ka dulqaad culayska cadaadiska xasuuqa godoominta iyo gardarada dulmiga ah ee kufaarta baadilinta ah yuhuuda iyo reer galbedka rabi gargaarkaga iyo guushada ku saacid reer falastiin rabi xore gasa iyo alaqsa aamiin yaa rabi
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Alahayow guusha sii muslimiinta falastiin iyo mujaahidiinta muqaawimada iyo suuriya iran iyo xisbula kuwa kasoo horjeedana alle hajabiyo oo ugu horeeyaan yuhuud iyo maraykan amiiin
Guul fastiin
Allah jabiyo cadawga islaamka Aamiin aamiin
Ya Allah protect falastine from Isreal ameen ya Allah 😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qasa way guuulaysan insha alaah ilaahayba caawin guuul guul
Faalaastin guuul ilaahayba siin insha alaah guuuul guuuul
Xaamas way guulaysan insha alaah
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Maraykan ilaahay baabiyo cadawga insha alaah
Mahadsanid
Qasa ilahayow quuwe cawi insha alaah
Allaahu Akbar
🎉🎉🎉🎉 good luck 🎉🎉🎉
Wcs wll mawluud xaji
Heshiisku..yahuudu..kadh..maaha..run
Ilaaaahoooow Adigaaaaaa Xoooog badan
Wcs mahadsanidiin jmacale/maxamud aadban ulasocdaa warbinada calamka iyo jihada loosocdo
Yuhuud Aaminid ma taqaano,Illaahay ha halaago dulmifalayaadha marina qaza ubaabi-inaya kaliyavwaa idinka awood badanahaye,Aamiin yaa Rabi, wasala-Allaahu calaa nabiyinaa Muxammadin wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
Taalaabin aya laa iskugu iman in laaqabsado way kaajaabi israil taalaabin insha alaah
❤❤❤
❤❤❤❤ ALLAH HAGUULEEYO.MAQAAWAMADAX❤XAMAAS❤XUSBULAHA❤XUTIYINTA❤ KATAABUL.QASAAM❤ IYO.DHAMAAN.UMADA ISLAMKA AHBA ALLAH HAMIDEEYO😂😂😂 GUULDARO ALLAH HABADO CADAWGA SAHNOONIYADA AH
Atha warirayah ehh xalathaha adunka intey marayan
alaahu agbar alaa wayn horta mid ayadu waligeed lama filayo in uu maraykan iyo reer galbedkisa ay heshiis ay hogaan ka yahiin uu dagaalka yuhuuda joojiyo kolaba yuhuud iyo maraykan dagaalka ma joojinayaan in reer falastiin la baabiiyo in la duqeeyo Ina la gaajaysiiyo oo saas shacabka gasa lagu baabiiyo waa hadafka iyo aragtidoda fog ee yuhud iyo maraykan iyo saaxiibadood mana sugayno nabad uu maraykan hormuud ka yahay oo gasa ka dhacda laakiin waxaan rajo iyo kalsooni ka qabnaa alaah subxanahu wa tacaala in uu reer falastiin xagiisa UGA keeno nasri xornimo iyo dawlad falastiin ah wayna dhici insha alaah
sck wariye intaa ka dib rabiga boqorka ah ee uusan jirin boqor kale oo koonkan leh rabiga waxwalba og ee aan waxba loo sheegayn ee isagu baaqiga ah rabiga cadaaladiisu ay badantay ee aysan jirin cadaalad kale ilaa tiisa mooyee boqorow reer falastiin aday magan kuu yihin aday adoomadaadii yihin ee rabiga xumaanta ka nasahan rabiyow reer falastiin ka dulqaad culayska cadaadiska xasuuqa godoominta iyo gardarada dulmiga ah ee kufaarta baadilinta ah yuhuuda iyo reer galbedka rabi gargaarkaga iyo guushada ku saacid reer falastiin rabi xore gasa iyo alaqsa aamiin yaa rabi
Amiin Ya Rabi❤Amiin Ya Allah Amiin Ya Waduud❤😢😢
Yuhuudu beri ayay jebinaysaa heshiiska la wada gaaray
Asc
Qasa israil way kuudhaman yuhudu qasa insha alaah
Warkaan mowlit haji garmaa tabisay
Jaab iyo duuli israil ilaahow kuurid insha alaah
Maraykanku waabenale israil ah ayan laa amin israil waa laa iskaa celin cadawga ilaahayba jaabin insha alaah
Waxan waa geeym waa munaafaqiin kuligood gaalo waa is oktahay
Waxba kamajiraan heshiiska yaahuudu maraban waaxy rabaan qasa inaay qabsadan
Yuuhuudu.heshiismayaqaanin.laakiin..xaariifguyihiin.isgudirka..
Caalamku India has ayuu kaqersadey waxa Israel sameyneyso laakiin alle kamaqarsadoono
Marey.kanka.wamunaafaqada.aduunka.wuxuuna.iskadhigaa.nin.fiican.mArka.waxaanleeyahay.israaiil.iyo.mareeykan.walabamukharbad.gaza.nà.waawada.burburiyeen.wabayey.san.uqabane.amaan.masiinkaran
Israil shacabka ayay laaysa waxkale maasamaynkarto abodmale
Ma la og yahay diyaradaha lagu laaynayo shacabka falastiin ya waddo ma israiil mase qoloyin kale ma shegen dadka aqonta u leh dagalada ka socdo Qasa
Asc
Asc