Waa Been Muqdishadii Lay Sheegayey 30-ka Sano Documentary Xamarta Runta Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 2K

  • @DayaxFilms
    @DayaxFilms  3 ปีที่แล้ว +1027

    Share-ta Xamarta Maanta ku wac waciya

    • @sahroahmed7763
      @sahroahmed7763 3 ปีที่แล้ว +5

      Msha allaah

    • @nimoahmed2155
      @nimoahmed2155 3 ปีที่แล้ว +9

      Mnsha Allah soomali ha israacdo Insha Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @zagalzagal60
      @zagalzagal60 3 ปีที่แล้ว +9

      Mansha allah hadala daada qalbiga ayay so jiiteen wllo

    • @sahroabdihakim1825
      @sahroabdihakim1825 3 ปีที่แล้ว +9

      Walal sida qalbiga uga jeceshay in aan somali wado noqone ban wlh anh ujeclhy mar walpbana ku duceya

    • @iqbaalmukhtaar6738
      @iqbaalmukhtaar6738 3 ปีที่แล้ว +10

      Waan qiiroday runtii

  • @bishaaragahmedia
    @bishaaragahmedia 3 ปีที่แล้ว +368

    “Wakaa Nuurku Baxayee Barakee Allow Xamar”❤️‍🔥💪🇸🇴

  • @lil_saajin__r.x_7141
    @lil_saajin__r.x_7141 3 ปีที่แล้ว +253

    FROM SOOMAALILAND ❤ 🤍 💚
    I LOVE YOU MUQDISHO 🇸🇴

    • @qadrayussuf6912
      @qadrayussuf6912 3 ปีที่แล้ว +4

      We love you too wallo♥️♥️🙏🙏

    • @iamboss4371
      @iamboss4371 3 ปีที่แล้ว

      Like ta ha kuraadsan Somaliland

    • @adulahiycazear3719
      @adulahiycazear3719 3 ปีที่แล้ว

      Allow wdankena barwaaaqo noga dhig

    • @deeqcade6936
      @deeqcade6936 3 ปีที่แล้ว +2

      Ilhay ha ineeysko ku keen soo celiyo

  • @abdirahmanabdullahiali4301
    @abdirahmanabdullahiali4301 3 ปีที่แล้ว +145

    Mahadsanid documentigagan quruxda badan, waa rajeynaa in umaddu xamarta runta arkaan sido kle walaalaheen somaliland same iyo wanaag baan u rajeynay

  • @farahidiris8134
    @farahidiris8134 3 ปีที่แล้ว +90

    Mnsha allah Allow barake muqdisho walaalahen from Somaliland 🥰

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 3 ปีที่แล้ว +88

    ماشالله تبارك الله فيك واحسن الله إليك. Habo wallaahi aad baad iiga qiiraysiisay waameeshaan ku dhashey kusoo wax bartay. Usoo dhoofay inaan wax usoo barto nasiib xumo may dhicin. Qadar kasta waa, Allaah mahadiis. Nolashayda intii badnayd dibadaan ku qaatay. Runtii kama baxdo qalbigayga saan uga soo tagay ayadoo nabad ah kuma noqon. InshaAllaah markaan is iri tagna (Corono) baa dunidii qabsadey. Waan ku taahi inaan mar uun tago, Bi'idnilahi Baari. Waxaad igalisay xasuus dheer. Runtii qiimaha uu dhulkeenii lahaa waxaa fahmi kara cidii qiimaha wadaninimo garanaya.
    Aloow muxuu aabahay noo kaxeeyay tarabuunka markii loo dabaaldagaayay sanadguurooyinka. Waa xasuus dheeeeer. InshaAllaah way soo noqon, Soomaaliya. Wabilaahi Towfiiq.

    • @sunaiabdalla
      @sunaiabdalla 3 ปีที่แล้ว

      Maashallaah

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว

      Eeyahee magac dumar maad Ku qoratid

    • @mariyaadam4865
      @mariyaadam4865 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah aqligada allah hakuhafido wiriyashakelena allah hasohanuniyo

  • @hanad6666
    @hanad6666 3 ปีที่แล้ว +249

    Wadna qiro galisay wxa lonodidan yahay ayaba ah inan dalkena si xor ah ugunolano
    Mahadsanid muwadin 🇸🇴♥️😭🙏

  • @ugpathduniyo2231
    @ugpathduniyo2231 3 ปีที่แล้ว +498

    Wlhi walaalahayga reer somalia aad baan idin jeclahaY hore u socda dib ha u noqonona abid from somaliland 💚🤍❤️

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 3 ปีที่แล้ว +13

      Soomaali isjeclaanaysay indhahaygu hayaane alle hanamideeyo

    • @bilicsanhassan5207
      @bilicsanhassan5207 3 ปีที่แล้ว +5

      Amiin wll qaaliya

    • @safiaomar5711
      @safiaomar5711 3 ปีที่แล้ว +3

      Thanks

    • @DhuugaalRk
      @DhuugaalRk 3 ปีที่แล้ว +8

      Reer Somalia adigu ma tihid miyaa?

    • @siradm
      @siradm 3 ปีที่แล้ว +4

      Sharaf iyo karaamo soo dhawow wllmcn

  • @caaqilkaxaafada3162
    @caaqilkaxaafada3162 3 ปีที่แล้ว +115

    Cajiib cajiib runtii waan qiirooday.
    Muuqaalku waaba igu yaraaday.
    Allah ku xifdiyo wll dayax.
    ♥️👏🙏 full respect my brother.
    Inta xanuunsan allah caafiyo

  • @qamarismail2280
    @qamarismail2280 3 ปีที่แล้ว +23

    Dad isku dhiig ah ban nahaye danteena allah natuso somalinimo🇸🇴🤍🔥
    Dadkaygo wada faraxsan marlan arko farxad la ilmeeya wlh🥺💜

  • @mohamedabdifatahosman9001
    @mohamedabdifatahosman9001 3 ปีที่แล้ว +34

    """"Dhaayaha aragtida fiyoobi samaha kama owdanee wadanka dhismayey arkaa la dhagax dhigayey arkaan"""
    Best documentary well bro 👏👏👏♥️♥️♥️

  • @haniqueen1123
    @haniqueen1123 3 ปีที่แล้ว +84

    Muqdisho Hooyadii jaceylka mudneed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🙏

  • @Ciyaalkomandi
    @Ciyaalkomandi 3 ปีที่แล้ว +194

    Somalia guul wlhi wan iman goor an imato🥰Hore u socda qabyalada iska ilaliya🙏From somaliland burco💚▪️❤

    • @Fatima-yt4rb
      @Fatima-yt4rb 3 ปีที่แล้ว +3

      Inshallah wll so dhawow

    • @MHAJI100
      @MHAJI100 3 ปีที่แล้ว +4

      Masha Allah soo dhawoow walal rog cas baa ku yaala

    • @samiahmed6921
      @samiahmed6921 3 ปีที่แล้ว +3

      Welcome
      Wadankeegii cidna kaama xigto

    • @mohamedmaanka7193
      @mohamedmaanka7193 3 ปีที่แล้ว +2

      Welcome wllo cidna kaama xegto muqdisho sxb

    • @sacdiyomaxamed6010
      @sacdiyomaxamed6010 3 ปีที่แล้ว +2

      Soo dhawaw wllo meesha waa meesheeda welcom wll

  • @queenkushkush8490
    @queenkushkush8490 3 ปีที่แล้ว +104

    Waad iga oohise wlhi dal jecel aan qawo😢😢😢

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh anigana waad iga qoslisay adigu

    • @ybyasin
      @ybyasin 3 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamed88466 itiopian maa tahay mise kenyan ani somali matihit kolay

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว

      @@ybyasin hhhh soomaalinimadu ma waxa weeyi Wax la isku khuukhiyo

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 3 ปีที่แล้ว

      @@ybyasin Mise naagtan yar baad waji Ka samaysanasaa hhhh

  • @salman-gamer22
    @salman-gamer22 3 ปีที่แล้ว +22

    Maashalaah markaad argto wax qurux badaan
    Walaal dayaxaw ilahay hakaa farxiyo sida aad
    Nooga farxisay waa iftiin inoo soo baxay hadaan nahay umada soomaaliyeed from djibouti ❤🌹🇸🇴🇸🇴♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @faaid327
    @faaid327 3 ปีที่แล้ว +171

    4 Mar Ka Badan Daawatay Mahadsanid Walaal Dayax.

    • @asdas9252
      @asdas9252 3 ปีที่แล้ว +2

      Masha. Allaah. Wiilkan. Wlh. Wa iga. Oohiyey. Illaahaw. Qeer iyo. Barako ku sii. Aamiin

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 3 ปีที่แล้ว +1

      Ana kamid ah🇩🇯

  • @fuadbashir6618
    @fuadbashir6618 3 ปีที่แล้ว +27

    Muqdisho muuq wanaag
    Love u reer Muqdisho from OGADENIA 🇸🇴 alow nabada u siyaadi

    • @qaaliabdirahman9102
      @qaaliabdirahman9102 3 ปีที่แล้ว

      Aamiin walaal qalbiga idinka jeclahay

    • @shacniali7647
      @shacniali7647 3 ปีที่แล้ว

      Amiin yarabi walal mahadsanid👏

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 ปีที่แล้ว

      War amxarada magalada jigjiga idinka qabsan rabta iska qabta nimayahow iyo cafarta umadda gumadysa

    • @maryanhassan7386
      @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว

      Sidoo kalaan idin jecelnaha walahaan isku dhiiga nahay qalbiga ayaad nooga taalan walaalahay from xamar cadey

    • @fuadbashir6618
      @fuadbashir6618 3 ปีที่แล้ว +1

      Ethiopia 🇪🇹 odhan baaa meel iska saray ciidankeedii oo dhan anagay nagu maqan yihiiin canfar iyo axmaaro u daahi maayo muqdisho na nabad bay ahaaan intaas baa ka xuntahay baan umalayne😂😂😂

  • @mo_cazorla1949
    @mo_cazorla1949 3 ปีที่แล้ว +155

    This Decumentry Deserve 100k like🥰😍

  • @abdirizeckabdirrahmantarab7789
    @abdirizeckabdirrahmantarab7789 3 ปีที่แล้ว +43

    This is Obviously a kind of documentry that can provide a good and nice flash mirror for the 90s peace, security and independent

    • @qali8884
      @qali8884 3 ปีที่แล้ว

      Masah allah wall Somalia 🇸🇴 🙏 ❤ ♥ 💖 😢 🇸🇴 🙏 ❤ ♥ 💖 😢 🇸🇴 🙏 ❤ ♥ 💖 😢 🇸🇴 🙏 ❤ ♥ 💖 😢

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allaah soo dhowow ku so dhowaaw muqdisho cadeey 👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖💖💖💖💖💜💜💜💜💜💚💚💚💚💚💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹✈✈✈✈✈✈✈✈✈✈✈

  • @Amiirka77
    @Amiirka77 3 ปีที่แล้ว +98

    Brother Dhalinyaro badan ayaad Dal jacayl kusii abuureysaa Guuleyso🇸🇴♥️🙏

    • @mohamoudahmed685
      @mohamoudahmed685 3 ปีที่แล้ว +2

      Waxan away reer galmudug waxaan kuusheegaa sxb ma jecleysan qeybta aad ku sooqaadatay siyaad bare waayo siyaad bare qeeyb Kuma laha somali is jecel ama xusuus fiican waa aabahii halaaga somalia marka laga reebo qeybtaa maxuma documentary gaago siyaasadba aan ka dhex arkee

    • @Amiirka77
      @Amiirka77 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mohamoudahmed685 Aabe siyaad ilahay ha unaxariisto 👍

    • @vill14333
      @vill14333 3 ปีที่แล้ว

      @@mohamoudahmed685 cuqdd baad qabta dhiladi ku dhshy waze qadad wayney🤮

    • @mohamoudahmed685
      @mohamoudahmed685 3 ปีที่แล้ว

      @@vill14333 walaal Kuma oran daarood Ayan necbahay ama mareexan waxan necbahay xukunlkii siyad bare wax uu iigeystay adigu ma ogid fadlan adigu aqlaaqda hagaaji weliba waxaad wadataa magaca Islam

    • @vill14333
      @vill14333 3 ปีที่แล้ว

      @Baba Foodle cuqdda izkada dhiladi ku dhshy waze mxmd syd bre wuxu motanyahay 25 sano misana wuxu dalka u qabtay aya muuqda🤔

  • @Anisa-pd7qd
    @Anisa-pd7qd 3 ปีที่แล้ว +127

    From somaliland love you somalia🇮🇹🇸🇴💋❤️

    • @hassandahir9693
      @hassandahir9693 3 ปีที่แล้ว +8

      Calanka Italia intaad qaadan lahayd soo kaagama wanaagsana inaad iskaga adkaysatid kaaga bluuga 🇸🇴 ah oo xaqiiqda ku noolaatid.

    • @ayaanqueen6677
      @ayaanqueen6677 3 ปีที่แล้ว +1

      Mee toooo

    • @hindima3lin735
      @hindima3lin735 3 ปีที่แล้ว +2

      Anaga xitaa faraxad ku noloada

    • @AFX-n9n
      @AFX-n9n 3 ปีที่แล้ว +1

      Leave that Italian flag lone somaliland is a region in Somalia 🇸🇴

    • @Anisa-pd7qd
      @Anisa-pd7qd 3 ปีที่แล้ว +2

      @@hassandahir9693 Kaad wadato Anagaa shalay kusiinay maantana midkle samaysanay anagoo goankayaga ku taagan wallahayga reraomaliaya ee qalbiga kanadiifta ah waanu lajecelay wanaga 😍

  • @axmadbile3476
    @axmadbile3476 3 ปีที่แล้ว +150

    M.a wlhi xamar dagal kuma qurxoona aadna waan ujeclahay ilhy nabada ha usiyaadiyo wllhayga somaliyeed we love 💘you ♥from somaliland

    • @beeloqurux2839
      @beeloqurux2839 3 ปีที่แล้ว +4

      Adinkana Allah idiin siyadiyo nabada wllo
      From Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴specially Mogadishu muuq wanaag❤❤

    • @samatarluuqaani3208
      @samatarluuqaani3208 3 ปีที่แล้ว +4

      Sidoo kale wllo from Nairobi

    • @nasir6916
      @nasir6916 3 ปีที่แล้ว +3

      ku soo dhawow casimadada muqdisho

    • @siradm
      @siradm 3 ปีที่แล้ว +4

      Soo dhwada dhammaantiin dhiigga

    • @deekjr7872
      @deekjr7872 3 ปีที่แล้ว +2

      Aamiin walal adinkana allaha idiin siyaadsho🤲

  • @maimunahassan204
    @maimunahassan204 3 ปีที่แล้ว +2

    Form somaliya galgaguud bartamaha Soomaaliya Hargeysa anaa iskaleh Jabuuti anaa iskaleh Muqdisho anaa iskaleh Boosaaso anaa iskaleh Kismaayo anaa iskaleh jigjiga anaa iskaleh intaa somaliga looga hadlo anaa iskaleh allaah dhulkii awoowehey iga tagay anigaya iyo wllhey somaliyeet rabi ha is jeclaysiiyo kuli somaliya anaa anaa Soomaaliya wa aftaqar

  • @OmarHassan-sl5cb
    @OmarHassan-sl5cb 3 ปีที่แล้ว +30

    Best documentary I ever watched mugadisho eye light of Africa insha Allah once again u will stand strong and become one of beauty's city's in Africa we are, and the rest of whole world.

  • @jiijouk5013
    @jiijouk5013 3 ปีที่แล้ว +39

    Maashaa allaah muqdisho waa meeshaan ku dhashey oo aan u hiloobey 30 sano ma tegin waan ooyey sidaad u soo duubtey quruxda muqdisho aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay walaalo dayax

    • @princessamalinda5617
      @princessamalinda5617 3 ปีที่แล้ว +1

      sorry waad iman in sha allh ani 23 jira waligey kam bixin aniga kaa farxd bdn waayo waan xasusta xalda wax kusoo baranay iyo xiliyada qaar sidee xaladena ahyd 😢🙏alxmdullh hda waan ku faraxsanahag

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 3 ปีที่แล้ว

      @@princessamalinda5617 wiilal saaxiibaday ah oo Hargaysa ila jooga ayaa iiga sheekeeya xaaladihii xamar soo martay, dagaalladii, kuwii maxkamadaha, kuwii itoobiyaanka, kuwii sagaalka hoggaamiye-kooxeed iqk. Runtii aad ayaan uga qiiroodaa waxa dhib iyo hoog ay soo mareen ummadda Soomaaliyeed ee reer Muqdisho. Ilaahay nabad iyo barwaaqo waarta haydin siiyo walaal.

  • @zekobowy7493
    @zekobowy7493 3 ปีที่แล้ว +30

    Hdaan muqalkan ku qironin wlleh somalua dhap ah matihid tnx pro mogdisho muuq wacnaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  • @aliafrika06
    @aliafrika06 3 ปีที่แล้ว +58

    Xamareey if iyo nolol
    Xasilooni iyo guul
    Xurmaan Kuu Baryaaya
    Xaakim kaaga Tuuga
    Inaa Xanaf Colaad iyo
    Xinjir kugu dhex quban oo
    Xumaan aadan Arag baan
    Xaakim Kaaga Tuuga
    We love you so much
    Mogadisho🇸🇴😢✊💯🙏

    • @beeloqurux2839
      @beeloqurux2839 3 ปีที่แล้ว +4

      Allhuma aamiin wllo fariintan waxay u hadleysaa si qalbiyan ah🥰🥰Allow nabad iyo xasiloonida inoo siyaadi🤲🤲🤲

    • @muxubocadowcismaan9173
      @muxubocadowcismaan9173 3 ปีที่แล้ว +1

      Amiin ya Allah mugdisho we love you so much

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 3 ปีที่แล้ว +1

      Wax kale

    • @deekjr7872
      @deekjr7872 3 ปีที่แล้ว +1

      Thankz lagend maskaxdada rabi ku barakee

    • @fatumaiftin6787
      @fatumaiftin6787 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yaa rabi alah noo aqbalo ducada inshallah bi, idnilaahi Kariim

  • @faizafilsan8387
    @faizafilsan8387 3 ปีที่แล้ว +13

    Aboowe mcn waad ku mhsanthy documentary gaan quruxda bdn aad xmr kadiyaaridy sidaad oo kle ayn u hecelnhy somaliland ❤💚💬💯

  • @itsebyan
    @itsebyan 3 ปีที่แล้ว +8

    I feel so proud 🥰 inaan magaaladeyda sidaan togan ugu warantay runtana ka sheegtay baan ku faraxsanhay 🥰🥰

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 3 ปีที่แล้ว +21

    Ana waan soo socdaa dayaxoow allah swt nabad galyo taam ah ha siiyo waa casimada umadee cadawga ialahay haka qabto amiin ilahayoow ha idilin anaigoon tagin amiin from hargeisa

    • @kamalgiftin1448
      @kamalgiftin1448 3 ปีที่แล้ว +4

      U👐wlcome
      wlshey mcn❤💯

    • @cadar1499
      @cadar1499 3 ปีที่แล้ว

      Amin ilahay cadawka haka qabto qaraxa dad xaasid ah oo hormarka muqdisho ka xun baa sameeya ilahay hanaga qabto insha allah

  • @adoontiialle5328
    @adoontiialle5328 3 ปีที่แล้ว +18

    Dayax films walal qof gabar qiimo iyo qaayo badan leh qofkii la siin jiray baa tahay , xaqiiqdii si xamar aad ugu yeelato family yacni reer xamar caruurtada Abti u noqdaan, masha allah hadii aaadan xaas laheyn waan kagu dari lahaa runtii hadi aad iska heshaan 🇸🇴🇸🇴

  • @fartunabdullahi
    @fartunabdullahi 3 ปีที่แล้ว +25

    Masha allah walalkay thanks so much Ilahay haku xifdiyo aduun iyo aqiro we love you from USA 🇺🇸 lkn before from 🇸🇴moqdisho lkn I love you ❤️ Somaliland🌹🤝👋

  • @faizaabdi690
    @faizaabdi690 3 ปีที่แล้ว +3

    DAYAH WAA KU SALAMEY WALALKEY WAXAN KU NOLAHAY United States 🇺🇸 WAXAKASTA OO SOO KELISO WAA FIIRSADA WAXAAN KA SOOJEEDA MUQDISHO WAXAN KUU ARKAA INAA TAHAY QOF SOMALINIMADA KU WENTAHAY We love you and keep going❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Mastersalaam
    @Mastersalaam 3 ปีที่แล้ว +10

    Mogadisho waa hoygaadii ku noolow inta nolol jirto brother. DALKA İYO DADKA WAY İS JACELYİHİİN SİYAASİNTAA NAKALA DİLA OO SHİSHEEYE U ADEEGAAN 💙♥️💚

  • @queens5170
    @queens5170 3 ปีที่แล้ว +21

    🥺Best video🇸🇴❤
    Boowe kuraaxeeso muqdisho muuq wanag cidna kaama xigto❤🥰🤞
    Ilaheyna nabada hanoi siyaadiyo🤲❤

  • @muhsinhussein1469
    @muhsinhussein1469 3 ปีที่แล้ว +34

    Allow Horey Mooyee dib Ha U Celin Caasimadeena Xamar Sxp dayax KuLa Mid Baan Ahay Waligay Maan Arkin Aniba D D S Masoo dhaafin Insha Allah Mar Uun waa Arki😢

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 3 ปีที่แล้ว

      Insha allah mar dhow waalagu sugaa wey baahan tahay ogoow muqdisho adoo nabad qabo allaha ku keeno

  • @inaaadan706
    @inaaadan706 3 ปีที่แล้ว +64

    Wllhi markii hore muqdisho meel lagu baaba'y baan u haysaty lkn imika sida dhabta ah ay thy baan ogaaday Masha Allah muqdisho way qurux badatay waliba saa'id insha allah waan iman doonaa somali way isjeceshahay lkn somaliland muse biixi ayaa loo nacay wllhi insha Allah isna wakhtigiisu waa dhamaadba. We love you somalia🇸🇴 from 💚🤍❤

    • @Fatima-yt4rb
      @Fatima-yt4rb 3 ปีที่แล้ว +1

      So dhawow wll

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +1

      Somaliland Hadaysan Sideedaa Kugu Cajabin Waad Iskaga Tagi Kartaa Just No More Dhaleeco✌

    • @MHAJI100
      @MHAJI100 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah walal waa ku soo dhaweynaya

    • @nastehochanell3391
      @nastehochanell3391 3 ปีที่แล้ว +5

      Wlhi waanii jeclahay isfahmiwaay ee dadkii waweynaa niiga dhaadhiciyeen ayaa idin haayo wlhi walidiinteena waligayn nama oran somali land way xuntahay halka waalidkiina eey marwalbo dhahan xamar waa amxaara oo kale adinka intaad na nacayseen anaga wan ordeynay malintaan dhashay ilaa 2010 waan ordeynay oo kolba meel ayaan u qexeetnay adinkane adinkoo inacaayijiray oo na habaarijiray aad hadane madaxa noo saarantihiin😭😭😭😭

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว +4

      @@nastehochanell3391 Tan Iyo Maalintii Aan Dhashay Waligay Kamaan Maqal Waalidkayga I Dhalay Iska Daaye Waalid Kale Xataa, Hadii Xamar Layga Sheekaynayo Xaqiiqada Ayaa Lagu Salayn Jiray, Runtuna Fanto Maaha Anagoo 🇸🇴kan Hoos Hadhsanayna waatii Anagoo baabuur lanagu Layn karayo diyaarado nalagu rusheeyay... sidaasooy tahay wlhi wali qof xamar Habaaraya ama caayaya dhaayaha ma saarin wanu idin jecelahay, walalaHaybad Tihin ee khalad yaan lagaa dhadhicin

  • @diqo8361
    @diqo8361 3 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiraxman kusoo dhawoow magaalada muqdisho,
    Magaadu waa magaalada dadkuna waa dadkaaga.
    Waxaan daawan jiray barnaamijkii qisa iyo qiiro, waxaana ee Hargeysa,
    Waxaan soo dhaweeyneeynaa fanaaniinta Reer Hargeysa garahaan adiga, stay, dayax, madar, Ubax Dugsiiye, Cadnaan, Ridwaan CK iyo Amiin, dhamaantiin soo dhawaada!!!

    • @diqo8361
      @diqo8361 3 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa illobay Muna oo aan aad iyo
      aad u jeclahay welcome to muqdisho

  • @yuuuofficial721
    @yuuuofficial721 3 ปีที่แล้ว +17

    İt was my best documentry that i have ever whach thnks 😍😍😍

  • @malapo8636
    @malapo8636 3 ปีที่แล้ว +63

    Wow M.a🇸🇴😭Allow somaliYa Oo mida Natusi Farxad Noga WaYn ma jirdhe Amin 🇸🇴🇸🇴😭😭Bowe no so same Barnamijdaso Kle

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 3 ปีที่แล้ว +29

    Masha Allah, Abdulrahman aqligan kugu jeclahay, dad ka runta u sheeg adoo xaqiiqda ka hadlayo.
    Masha Allah, xafidullah

  • @bashar_10
    @bashar_10 3 ปีที่แล้ว +8

    Dhiig somalinimo hadu kugu jiro liketa ha ila dhafin🥺❤️🇸🇴

  • @AFX-n9n
    @AFX-n9n 3 ปีที่แล้ว +59

    This is top class well done Dayax

  • @queenimaan5156
    @queenimaan5156 3 ปีที่แล้ว +26

    Noso badi walal ❤️😭😭I love it thank you dayah ❤️❤️💓

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 ปีที่แล้ว +57

    Ku raaxeeyso muqdisho muuq wanaag masha allah Tabarakallah ❤ anigana mar baan jeclahay inaan hargeysa❤ harwanaag inaan tago insha Allah. Laakiin reer ayeeyo mumina liinta ma rabo inaan cabo

    • @halimaabdulla6790
      @halimaabdulla6790 3 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🥰

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 3 ปีที่แล้ว

      Hhh Jamiila, wallaahi Funny baad tahay walaal.
      Walaal macaan, noo kaalay cid wax ku yeeli kartaa ma jirto. Malaayiin reer Muqdisho ah ayaa nala jooga Hargaysa. Qofkii hdadkiisa dhinac ka raaca cidna kuma mashquusho Jamiilaay walaal.

    • @boyofficial3348
      @boyofficial3348 3 ปีที่แล้ว

      @@davidjohn1285 kkk qof moqdisho arkaayo maa hargeisa oo abaar ah aadaayo😃🤣😂

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 ปีที่แล้ว +1

      😄 liinta ka ilpixi maayaan miyaa rer hargysa

    • @jamiilanuur2007
      @jamiilanuur2007 3 ปีที่แล้ว +2

      @@davidjohn1285 reer ayeeyo muumina waan idin jeclahay❤❤❤ Allah ha idin barakeeyo. Waa hagaag waan iman doontah bi idmi Allah walaal qaali

  • @muslimoahmed7265
    @muslimoahmed7265 3 ปีที่แล้ว +4

    Reer muqdisho is muujiya ha la idinka arko meesha😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ilhanisha2813
    @ilhanisha2813 3 ปีที่แล้ว +22

    Muqdisho waa magaala madaxda Umada Somaliyeed lkn dadkedi baa nijad jabiyeen lkn Muqdisho MashaAlaah wey soo labatay sidii lagu ogaana wey ulaabani INSHAALAH 🥺

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 3 ปีที่แล้ว +17

    Maasha allah, soomaaliya iyo somaliland waa walaalo Marnana kala tegi maayaan.

  • @iam_abdi_manaan230
    @iam_abdi_manaan230 3 ปีที่แล้ว +1

    Meede muqdishidii xaalka xun laga tabin jiray🥰🇸🇴🥰🥰🇸🇴🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @shifaasheq9699
    @shifaasheq9699 3 ปีที่แล้ว +39

    Muuqaal ka qurux badan waligay ma daawan😍

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +10

    Waligay Ma Arag Xamar Hadana Iimana Qorshaysna Lkn Qalbigaan Ka Jooga Hooyadi Umada Soomaliyed Xamar Cadey Allow Barakee🥰

  • @mabdi1406
    @mabdi1406 3 ปีที่แล้ว +142

    This documentary 👏 deserve 100k like

  • @sadaamkuulkuul8542
    @sadaamkuulkuul8542 3 ปีที่แล้ว +1

    Dayax muqaalada noocaan ah waan jaclahay walaal inoo soo bari adigoo rai ah dayax aadbaan kuujaclahay walaal qali masha allah

  • @nboss8028
    @nboss8028 3 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allah thanks for sharing walaal muqdisho my beautiful home allaha cadawgeena qaboto inshallah

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 3 ปีที่แล้ว +14

    Muqdishoooy lasoo noqo
    Mulkigiyo awoodii
    Mawlee kugu manayste
    Africaan dhamaantii
    Kuugu marxabayn jiray❤
    Hooyo dul-qaad badan
    Muqdisho cadey❤🏅🙏
    From Burco Togdheer

  • @ikraanabdiaziz5431
    @ikraanabdiaziz5431 3 ปีที่แล้ว +27

    Wiil Somali oo Sidan decumentry uduwa manan arag msha Allah

  • @cilmibdn4365
    @cilmibdn4365 3 ปีที่แล้ว +93

    Wlaalahen somliland wan jclhy si kasta ha ino nacan wali wa dadkeni

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 3 ปีที่แล้ว +20

      Waligay waalidkay wax xun iigama sheegin Somalia iyo Muqdisho, nacaybna layguma ababin. Inkasta oo dhibaato laxaad lihi qoyskayga ka soo gaadhay dawladdii kacaanka haddana waligay iyaga oo wax xun ka sheegaya ma maqal!
      Walaal umayl maayo cid Soomaali naga jeceli inay jirto; balse maalin walba waad cuqdadaysan tahay iyo cunsuri baad tahay ayay nagu dhahaan saaxiibadayada Soomaaliyeed, dhibse uma aragno oo waa dhallinyaro lagu dhahay reerkaasi waa cuqdadaysan yihiin.
      Somalinimadu ha waarto.
      Dayaxoow, walaal inta Muuse iyo Kulmiye ina dhaafayaan ayaad Hargaysa ka maqan tahay. Sabir oo dulqaado, dalkaaga iyo dadkaagana farxad kula noolaaw, Hargaysana waad iman adiga oo aan cidna ka baqayn.

    • @zakariye2037
      @zakariye2037 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaqiiq wye midas wlshy

    • @cilmibdn4365
      @cilmibdn4365 3 ปีที่แล้ว +2

      @@davidjohn1285 madaxweyne xun dalka wu so mari kara dadka wu kala diri laha lkn markasta halka ad ku dhalatay melkale kama jaclanesid ani ahan hdn arko qof rer somaliland wlhi wa jclhy dadkane wan istixgalina siba wlalahen calankena ha guban ama god haku diran waqti kasta wa walalahen

    • @naagadagofficial3744
      @naagadagofficial3744 3 ปีที่แล้ว

      john mhdsanid wll🥰👏

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 3 ปีที่แล้ว +1

      @@cilmibdn4365 dadka calanka gubayaa waa wax-magarato walaashay.
      Labada dhinacba waxa jira dad xaalad-abuur ah oo ummadda walaalaha ah had iyo goor ku hawllan sidii ay isu nacsiin lahaayeen.

  • @edelsom5948
    @edelsom5948 3 ปีที่แล้ว +25

    We all Somali people and we have one country. Honestly one day you will know who we are

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah habo adigoo kale 5ta somaliyeed Allaha noo badiyo👍🏼Muqdisho cidna Kaama Laha . 5ta Somali❤️❤️❤️Allaha bogeena burcad isku Mariyo Inta cadawga u shaqeeyana Allaha noo soo hanuuniyo. Habo Dayax Hore u soco oo dayaxa gaar … noqo mid ka mid ah hogaamiyayaasha mustaqbalka somaliweyn.

  • @imyussufcamash8974
    @imyussufcamash8974 3 ปีที่แล้ว +105

    This kind Of documentary Desarve 200K Like 🙏❤️

  • @khalidinhoofficial3923
    @khalidinhoofficial3923 3 ปีที่แล้ว +6

    Run ahan tiii wlHi ma jiro youtuper u dhshty dlka inuuu decumentry saan cml ka diyariyo dlkuu jogay blse waaba adigoo dhwan yinid ooo duceme try saan cml ka diyriyeyey runtii muqalka anoo ku rxysanya ayuu iga dhmaday tnx you so much bro waana muqal ku frxd kliyanaya runtiiiii viva somalinimo wlHo

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa Runtaa Wllo Hal Ayaan ka Saxayaa Waxa aad tiri TH-cam u dhashay Dalka!!!! isaguba wuu u dhashay Dalka waxaa Sax ah TH-camrada Xamar Ma so dubaan Adigo Hargeyso Ka yimi baa so Duubtey waad ku mahadsan Balse Ogow kums xirna mid jooga iyo mid maqan Duubista waxaa jiro Ajanib iyo Soomaali Taga wadan kasta so Duuba Quruxeeda Xamar taga Hargiasa taga Gawoowe taga Kismaayo Marka baydhabo Dhamaan Oo xitaa Dibida taga so duuba TH-camrada Xamar Masha’Allaah Qaar baa horey noogu so Duubay xitaa beeraha Afgooye ka mid tahay Nasro Abtidoon xitaa badiyaha inoso duubtey Masha’Allaah Tabarakallaah
      Raalina iga Noqo Hadaad Qalad i aragto keliya waxaan Diidana Dalka kuwii u dhashay cml isaguba wuu u dhashay baan ka waday labo wadan makala joogno cml Hargiasa ka yimi xamar u yimi waa Dalkiisa wadankiisa Labaduba cml Xaqiiqdii aad baan ugu farxay Dhowr jeer baan fiirsaday Masha’Allaah Tabarakallaah

    • @salmaansamaan1603
      @salmaansamaan1603 3 ปีที่แล้ว

      Asigaba dalkuu udhashay haka dhigin shisheeye

  • @abdifatahmoh8505
    @abdifatahmoh8505 3 ปีที่แล้ว +18

    Haa waa Run Hargaisa Waan Ku dhashay Calanka Tawxiidka Leh na waa Ka Dalkayga. Lkn waxaan jecelahay Nabada iyo Horumarka Wllahay Somalia kaliya kala Aragti baan nahay. Balse Colaad nagama dhaxyso 💚🤍❤🇸🇴.

    • @Top_G_forever
      @Top_G_forever 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiq dalkyga💚🤍❤

    • @sadiowarsame
      @sadiowarsame 3 ปีที่แล้ว

      👏👏👏👏👏👏👏

    • @wacanali3595
      @wacanali3595 3 ปีที่แล้ว +2

      Somaaliya waa mid reer walba calan qaaday dalka iyo dadka waa mid land wuu dhamaan doonaa

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว

      @@wacanali3595 Hurdada Ka Kac Waad Dambaysay3

    • @umusheikhabdalaikhyaar2082
      @umusheikhabdalaikhyaar2082 3 ปีที่แล้ว +2

      @@lamajofficial2446
      Waa Sax Wax Hurdayi malahan Land wey dhamaan wakaa Abdirahman iyo dhamaan dhalinyarada Runta so Aragtey Xamar iyo Hargiasa Dhamaan Soomaali Gacmaha Ayeey is Qabsan Cadawgeeda jecel in ay kala jar jaraan si ay ugu taliyaan rabana wey ka Gulaysan Doonaan insha’Allaah

  • @fahadkeynan5001
    @fahadkeynan5001 3 ปีที่แล้ว +1

    Runtii youtuberkaan wuxu na dareensiiyay wadaninimo iyo qiimaha ay somaalinimadu leedahay maasha allah soomaaliya ha israacdo

  • @ramaazruuxi173
    @ramaazruuxi173 3 ปีที่แล้ว +8

    Ano qarxayaa dhismaa 🇸🇴❤️ Thnk u dayax filims wanku wataa ani abowe keep going

  • @xaajiaadanproduction174
    @xaajiaadanproduction174 3 ปีที่แล้ว +47

    best documentary for Mogadishu goforward pro wishes you to the best 💯🙋‍♂️🙏🤲

  • @rakia143
    @rakia143 3 ปีที่แล้ว +54

    You are best TH-camr of Somalia keep up brother 👏👏👏 I hope you will make another documentary about hargeisa❤❤

    • @AFX-n9n
      @AFX-n9n 3 ปีที่แล้ว +1

      He’ll get arrested if he goes back to hargeisa and you know it why are you acting stupid

    • @fill-me-in
      @fill-me-in 3 ปีที่แล้ว

      @@AFX-n9n politically may be he will be arrested but don't forget he lived most of his life in Hargeisa so he doesn't need going to hargeisa physically he has many videos abt somaliland

  • @mahamedherromohamedherro5520
    @mahamedherromohamedherro5520 3 ปีที่แล้ว +6

    Tani waxay kuu noqon doontaa mid xasuus wayen kuu reebta iyadoo saan ka qurux badan waan
    arki doontaa i.a dayax horay u soco.fifa caasamida umada soomaaliyeed ee muqdisho🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah aad bay u qurux badantahay ilaahow u siyaadi, tolow wiilkaan haduu hargaysa ku noqday LIINTII maka badbaaday mise weli Xamr bu xoogaa ,si baan yara uga nqxsanahay

  • @ahmedyosufomar4373
    @ahmedyosufomar4373 3 ปีที่แล้ว

    Dayax alla ku barakeeyo sida wacan ee xaalada muqdisho aad u soo bandhigtay. dadka xanuunsan ee ka xun horumarka xamarna alla caafiyo

  • @pilanpoqoro697
    @pilanpoqoro697 3 ปีที่แล้ว +21

    ماشاءالله تبارك الله. Inzha allah Wllee waa inan taga muqdizho anno purco joga. Wallhi waan qiroodey😢😘😘😘😘

  • @hassanadan1609
    @hassanadan1609 3 ปีที่แล้ว +31

    Waan ku raxeystay runtii muuqaalkaan adigana waad mahasanthy walow ow nagu gaabnaa muuqaalku keep going brother

  • @abdirahmanabdikani8833
    @abdirahmanabdikani8833 3 ปีที่แล้ว +85

    The best documentary I've ever watched keep going bro

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah Muqdisho cadey Allaah ha u naxariiso aamiin Yaaaaaaa Allaah 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💙🇸🇴💙🥰🥰🥰🥰🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🎂🥰🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙🥰🥰🥰🥰🥰💙💙💙💙💙💙🙏

  • @Najmaabdi09
    @Najmaabdi09 3 ปีที่แล้ว +1

    Isaaq lagama xigo muqdisho because ayagaa sameeyay calanka ka taagan ciida xamar Allah yaxfad durriyadda barakaysan love you in badan 🇸🇴😎

  • @zhaakildeekh6498
    @zhaakildeekh6498 3 ปีที่แล้ว +98

    Best documentary for ever keep arising legend 🙌

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 3 ปีที่แล้ว +26

    Masha allah si fiican ayaa u soo diyaarisaym keep going walal🌷😍👌👏🏼👏🏼

  • @Hassan-Aadle
    @Hassan-Aadle 3 ปีที่แล้ว +11

    Wakaas wallken dayax aad ayaa ugu mahdsathy diyaarinta documenrtygan bro umadda soomaliyeed waa ay is jecelyihiin ha joogo hargaisa ama muqdisho wallow ay jiraan dad dhif ah oo aan waxba fahansaneyn somalia ha noolaato 👊🤚

  • @muhammadbashiir2426
    @muhammadbashiir2426 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllhi this is touchable and heartfelt documentary 😭 I just started watching the previous videos about Somalia I really appreciate what u did n the truth u showed us. Kindly provide with us a lot more information about our mother land's capital

  • @shukri4250
    @shukri4250 3 ปีที่แล้ว +1

    I love muqdisho caddey

  • @HassanAhmed-jq3ed
    @HassanAhmed-jq3ed 3 ปีที่แล้ว +84

    This is fantastic and I like the way this guy express his documentaries

  • @Maaliki133
    @Maaliki133 3 ปีที่แล้ว +13

    Masha allah our home muqdisho meshan ku dhashay oo aan ku bar baaray😍 thank you dayax flims ku raxeso dhulkaga bro

  • @diinimedia4187
    @diinimedia4187 3 ปีที่แล้ว +32

    Masha Allah wankufaraxsanahay sida wacan ee ad maskaxdada waxa wanagsan kuutusiday , dadka diidan caqligoodu hashaqeeyo

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 3 ปีที่แล้ว

      DIINI MEDIA
      xamar wax naga quseeya ma jirto ee Hargaysa iyo berbera ayaa naga badan

  • @fazuubbe547
    @fazuubbe547 3 ปีที่แล้ว +1

    Best document beautiful muqdisho cadey thanks dayax fims

  • @fartafaraantiga6729
    @fartafaraantiga6729 3 ปีที่แล้ว

    M.a runta maqarsoonta allow barakeey xamar🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤😍

  • @Raysmedia8159
    @Raysmedia8159 3 ปีที่แล้ว +25

    Msnsha allah waxan uga baryaynaa inay nabad ku waarto xamar🇸🇴❤️💚🤍

    • @shacniali7647
      @shacniali7647 3 ปีที่แล้ว

      Amiin yarabi mahadsanid walal👏

  • @shamuzofficial987
    @shamuzofficial987 3 ปีที่แล้ว +16

    M.a illahay hanoo siyaadiyo intaan iyo inkabadan I.a waana sugayaa qeeybta xigto I.a🥰🥰🥰Somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴hanolaato, hana jirtoo hajoogto I.a ,I love my country 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 3 ปีที่แล้ว +43

    beautiful documentary.
    thanks

  • @dahaboabdi2495
    @dahaboabdi2495 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ilahey nabad ha nooga dhigo wadanka qof kasta oo soomali ah waa ogyahay iney muqdisho tahay magala madaxdi dalka soomaliya inta kalena ey tahay maamul goboleed
    Waxa la sheegaa wadan baan nahayne waa MAAWEELO CARUUREED welcome to muqdisho wadankadi baad joogtaa dhul shisheeye ma joogtid waa magala madcdaadi oo aad soo degtay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @omarw5124
    @omarw5124 3 ปีที่แล้ว

    Dayax haduu muqdisho sii jogo 1M subs🤏🏽🤏🏽👍

  • @khaalidkaamilofficial7166
    @khaalidkaamilofficial7166 3 ปีที่แล้ว +11

    Dayax films waxaa tahay qofka dadka indha ufura m.a bro keep going

  • @mtrmcofficial6008
    @mtrmcofficial6008 3 ปีที่แล้ว +26

    Wow so amazing and so beautiful city in Mogadishu. Wll dayax wxn kuleyahay horey usoco. Keep going bro.

  • @sweetkokii
    @sweetkokii 3 ปีที่แล้ว +6

    Somaliyey waan awoodna Dalkeena inaan dhisano 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Thank you very much Mr.Dayax 💙

  • @hawoaden867
    @hawoaden867 3 ปีที่แล้ว

    Manshaa àlaah walkeen qali waadmahadsantay wàa uxiisay meeshaankudhashay farxad waan imaan mardhaw inshaa àlaah

  • @abdirahmanahmed2913
    @abdirahmanahmed2913 3 ปีที่แล้ว +1

    legend dayax films

  • @aliyaahmed4460
    @aliyaahmed4460 3 ปีที่แล้ว +48

    Mash,allah thats good documentary❤️❤️🔥🔥🔥👏👏

  • @mohamedtogdher3682
    @mohamedtogdher3682 3 ปีที่แล้ว +9

    From gobalka raga best ducment zxp dayax

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 ปีที่แล้ว +7

    Gacana dunide kula tartantaa
    Gacanna inti hore ugu lumisay bey kudoonta, aadmiguse madhameystirnee muhiimadu waa hore usocodka
    #Muqdisho 🇸🇴

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad1673 3 ปีที่แล้ว

    Nin wanaagsan baad tahay sxb, mahadsanid....I left Muqdisho at the beginning of the civil war in 1990, and I had never been back. I wish to be back soon inshallah.
    Allow nabadsii xamar iyo koonfur oo idil.

  • @Hooyo309
    @Hooyo309 3 ปีที่แล้ว

    Xamar waan jecelnahay hadaan soomaali nahy waan axuduntii soomaalida.
    Waa Gobolada hooyadood Muqdisho. ee Ilaahay habarakeeyo cadawgana hanooga qabto.
    Meelka wanaagsan aduunka kuma taalo ee balaayo baa umadeena isu adeegsaneysa, oo qaxooti nabaday.Alloow nabad waarta Aamiin.