DRS. FADUMO SH ALI JIMALE- WAA MAXAY WAALI?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 258

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว

    Wa waraysi Xiiso badan oo aan wax badan ka faa"iiday dr faadumo ali jicmaale wa aqoon yahanad wax badan oo adeeg iyo talaba ah bixiso
    Dad badan ayay xanuunka dhimirka qabo ayay dawayse
    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤

  • @jabbark5902
    @jabbark5902 3 ปีที่แล้ว +10

    Maa shaa Allaah.
    Dr. Faduma nasiib baad u heshay aqoon weyn. Waxaan kugu waaninayaa xijaab dhameystiran iyo ku dhaqanka iyo cilmi diinta ku dadaal

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 ปีที่แล้ว +14

    Wow mashaAllah tabarakallah Doctor Fadumo you look amazing, young and beautiful may Allah bless you guys

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed 3 ปีที่แล้ว +8

    Ayaanle weriye aad ugu fiican xirfaddiisa qofka uu wareysanaya siiya ixtiraam aad u heer sarreeya. Waana tan keenaysa in la wareystuhu uu si daah furan u baxsho wareysi wax laga faa'iidaayo. Well done Ayanle Hussein Abdi.

  • @ibrahimegal7186
    @ibrahimegal7186 2 ปีที่แล้ว +1

    fadumo ali is asset to our somali nation inspiring doctor

  • @roonaywarfa
    @roonaywarfa 3 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa Allah 💕beautiful drs. Fadumo Allah bless you and give you Longer life 😘

  • @ashamohamud5893
    @ashamohamud5893 2 ปีที่แล้ว

    Dottoresa Faduma Ahmed Sheikh Ali, Illahay haku xafido! Hawsha aad haysid Waa hawl aad u qiima badan! Keep up the good work.

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma sha Allah Fadumo uma ekidh 70 jiir.
    Du må blev ved at passe godt på dig selv ven. Vi har brug for dig.
    Mange tak for det absolute flot arbejde i Somalia. 🇸🇴

    • @sahragacal5031
      @sahragacal5031 3 ปีที่แล้ว

      Jeg har lyst å kontakte Dr, Faduma. Jeg har mentall illnes. Selv om jeg har blitt frisk nå. Manga i familien min sier det er straff fra Allah at jeg ble syk.

    • @ummaisha876
      @ummaisha876 3 ปีที่แล้ว

      @@sahragacal5031
      Salaam Sister Sahra, ilaahay caafimaadka hakuu siyaasidiyo.
      Walaasheey ilaahay bari insha allah waad caafimaadaysaa,Qur,aankana aqri insha allah waa fiicnaanaysaa

  • @aragsan9200
    @aragsan9200 3 ปีที่แล้ว +5

    Ma sha allah waa hooyo qurux badan aqli badan ♥️♥️♥️♥️♥️sharaf Ku noolow 🤲hooyo qaali ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +4

    Maamo caqli iyo aqoon leh... Maashaa Allah Noolow Maamo intey nolloli jirto..... Qofka waalan isaguba waa nafley in la jeclaado u baahan laakiin waa inaan loo qarin reerka uu ka guursanaayo.... Wiilal ku caafimaadey guurka waan arkey.

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 3 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamij muhiim noo ah hadaan nahay bulshada Soomaalida
    Mahadsanidiin Drs Faduma iyo Ayaanle waqti giina ILAAH ha idinn barakeeyo
    Amiin .

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +1

    Allahuma xafidnaa yaa mama cilmi fiican aa noo soo gudbisay ayaanle adiga iyo dectoresa faduma jazaa kallaa kheer ❤️👍🙏 en keep en going

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 3 ปีที่แล้ว +6

    Sh Cali jimacaale caruurtiisa aad ayuu wax u baray Allah ha u naxariisto

  • @muusemaxamed7767
    @muusemaxamed7767 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Dr.fadumo sh.cali oo kale
    iney noqdan aya rajeynaa inta gabdhaha somali jecel like isaara smn jcl

  • @nuuraali1972
    @nuuraali1972 3 ปีที่แล้ว +8

    mashaAllah tabarakallah very beneficial message to our community (Somali Community)

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 3 ปีที่แล้ว +6

    Maansha alaah Dr Fadumo ilaahay ha ku barakeeyo

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud333 3 ปีที่แล้ว +2

    Maansha.aalaah allah yaxfidig cimrigada allaha barakeyo dhaqtarka dhimrka dalkeena aad ugu baahan runtii fadlan please mama diinta iyo asturada ku dadaal aqiro laguma baasayo digrii ee waa diinta adun iyo aqiro janadii udgooneyd ayan dhaman umada somaliyed u rajeynayaa aamiin

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 3 ปีที่แล้ว +22

    Maamada waxaan u hayaa siwirka aabaheeyd oo dhalinyaro ah waana 1960kii waxuuna kusawiranyhey buug aan abtigey kadhaxley oo ay sxb ahaayeeyn buugaas abtigey ayaa qorey

    • @cilmifaradheere
      @cilmifaradheere 3 ปีที่แล้ว

      Buuggaas intee laga heli walaal?

  • @Syfyany
    @Syfyany 3 ปีที่แล้ว +11

    First of all, my greetings to you and those of your brothers who are alive, and my condolences to those who died among them. I remember the father, Sheikh Ali Jamali, who is famous and well known, and one of the most prominent Somali personalities in Somalia, especially in the quiet and dear city of Baldwin. Remind your brothers of the sixties on school holidays when you used to visit Baldwin for school vacations for a while in Baldwin.We wish you good health

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah digdoorayso horay usoco guulayso al cilmi nuur waad ku quruxbadantahay aabihii kusoo dhisayna janada alle hageeyo

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 3 ปีที่แล้ว +4

    Very good dr Fatima thanks waxaa aad ufiucnaa lahaa barnaamijyadaas oo kale

  • @maryanunshey3519
    @maryanunshey3519 3 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allaah ilaahey cimrigeeda how barakeeyo maama Dreso Faadumo Sheekh cali jimcaale

  • @guledguray2663
    @guledguray2663 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah.waa qof dhisan,waa qof aqoonteeda iyo kartideedu wada socdaan.waa dadka yar ee somalidu haysato ee wax baddali lahaa lakin aan helin fursadihii ay wax badan ku qaban lahaayeen.masha allah again!!!

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 3 ปีที่แล้ว +5

    Very interesting; thank Ayanle and Drs Faduma C. Jmcale. it's nformative and contributing. We also congratulate Drs and parents avoid to directly involved the abusive Somali dictatorship system that created much of the deep rooted problem related to this far reaching illness (waali cabsida)
    Ka waran haddii uu yurub kaaga Soo hor baxo ruuxii asigoo awodi iyo amaanadii dowladda adeegsanaya ku dhibaateyay, misna halkan turjubaan lagaga tashto somalida weli ka Yahay.

  • @ismailshafici748
    @ismailshafici748 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah drs fadumo cali jimcaale ilaahey cimri dheeer iyo caafaad iyo cibaada suuban haku siiyo

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 3 ปีที่แล้ว +14

    Mama iyo dhaqtarad aan la heli karin MashAlh 🌹♥️

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 ปีที่แล้ว +2

    ManshaAllah. Aad ba ogu Quruxoontahay dadaada 🤩
    Waa waqti dadka Somalida ilbaxa Shaheen caafimadna at qabteen.

  • @abdile
    @abdile 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah waxan ayaa la yiraa dhaxal reeb aad ayad u mahadsan tihiin bahda hanoolato

  • @fnw8688
    @fnw8688 3 ปีที่แล้ว +6

    Drs Fatima wa runteed Hanoolaato iyo Ayaanle ada aya uu mahadsan tahiin

  • @leyloabdulle308
    @leyloabdulle308 3 ปีที่แล้ว

    Asc maasha Allah ilaahey ha xifdiyo mamma dr faaduma sh iyo mammooyinka kula mid ah.
    Mammatii i dhashay uu kale ayaat tahay ee xijaabka qaado mamma haddad qalad u fahanteyna raali iga noqo. Wax badan ayaan ka faaideystey intaad noo soo kudbisey waxaan jeclaan lahaay cilmi kale ee aan ka faaideysano in aad noo soo kudbiso aan jeclaan lahaay.
    Ilaahey ayaa mahad leh.
    Ayaanle waad mahadsantahay barnaamijyada aad soo kudbiso wax badan ayaan ka faaideystey.

  • @mariaabdirahman6680
    @mariaabdirahman6680 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc mansh aallah Maamo ilhay cimriga hakuu barakeeyo cimri dheer iyo caafimaad

  • @saaradahi6675
    @saaradahi6675 3 ปีที่แล้ว +6

    Reer Baladweyne iskuulkii sh cali jimcaale intii soo martay MaashaAllah

  • @indhokafiya4567
    @indhokafiya4567 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah mamo cibado suuban iyo cimri dheer iyo caafimaad ilahay haku siiyo mansha alaah

  • @safialoriinachannel8293
    @safialoriinachannel8293 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah Drs fadumo sh Ali jimcaale iyo weriye Ayaanle waa mahadsamtihìn

  • @sungul6877
    @sungul6877 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlhi dhaqatadan wadankena aad ayu ugu bahan yahay daganashaha isku kalsonanta ilaahay ha inoso badiyo dadkan oo kale adunka way wada qaban dhaqatirta dabib nafsiga marka ilaahay hano xifdiyo ayadana

  • @adamismail2813
    @adamismail2813 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayanle iyo hanoolaato team barnamijyo tayo leh iyo dad wax badan laga faiidayo ayad keenta keep going.

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Alan Dr sada aadbaan usalaa mayaa dadka wayka fiican yihiin dadka kubar baaray aadbaan ugu faraxa sana hay horu soco Dre fadumo Cali jimcaale

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 3 ปีที่แล้ว +3

    mansha Allah walahi warunted xanuncebmaahan allow intaxanunsan cafi anakane hanagukenin Amiin yarabi

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah barnaamijyadaan eey kahadleyso Drs waa wax aad iyo aad loogu baahanyahay si eey uga faaideysato umada specially dadkeeyna soomaaliyeed oo aad iyo aad ugu baahan wacyigelinta iyo daaweynta cudarkan maadaama aynu nahay umad waqti badan dhibaato kusoo jirtay marka waxaa jeclaan lahaan dadkan markii lawareeysanaayo in waqti badan lasiiyo si aan uga faaideysano mahadsanid ayaanle sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbiso dadka waxtarka leh

  • @ayanmohamed1707
    @ayanmohamed1707 3 ปีที่แล้ว +7

    Aadbaan idiinku mahad celileynaa sida wanaagsan oo deggan warayste ayaanle iyo ditooreyso Faaduma waana inaan qaadano qeexidda fiincan

  • @nasraabdullahi504
    @nasraabdullahi504 3 ปีที่แล้ว +1

    Baaraka allah fiikum

  • @R0n41do
    @R0n41do 3 ปีที่แล้ว

    AYAANLE
    Walaal aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay barnaamijyadada aad baan ugu taxanahay wallahi ajir baa kuu socda faaideynta ummadda aad u faaideyneyso una soo gudbineyso ummaddada mowduucyo waxtar u leh garaadkoda xagga diinta dadnimada dal jaceylka taariikhdooda xataa dhisiddda caafimaadkoda dawladdii booskeedi ayaad qeyb muhim ah ka haysaa adiga oo isu xil saaray qeyb maqan xataa aad u safreysaa adigoo raadinaya xog ummadda anfacda walaal mahadsanid allaha kuu abaal gudo ilaheyna ha inoo badiyo adoo kale guuleyso AYAANLE

  • @ummaxamada4872
    @ummaxamada4872 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah nolosha aduunka waxbaad ka baratay laakin mid ka muhiimsan ayayey ila tahay in ay kuu dhimantahay oo ah nolosha aakhiro oo ah mida aan laga soo noqon doonin cilmiga nafaca badane waa kan ilaahey uu naga rabo markaan hor istaagno oo ah mid la hubo oo weliba ah sabababta naloo abuuray waayo sababta naloo abuuray waa cibaado taas macnaheeda hadeynaan fahmin meel xun ayaa lagu dambeynaya waad mahadsantihiin allaah waxaan ka baryeynaa in uu na waafajiyo

  • @kadijaali8681
    @kadijaali8681 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Doctor 👩‍⚕️ Faadumo

  • @xasanmaxamedmacow4503
    @xasanmaxamedmacow4503 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc Dr Faadumo baarakallaahu fiiki

  • @falsamehabsame3268
    @falsamehabsame3268 3 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa Allaah . Diinta ha barato maadaama ay u fududdahay, Maxaa yeelay waa qof wax soo bartey.

  • @OMARCali-x7s
    @OMARCali-x7s 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah,Drs Faadumo Sheikh Ali ,Contacts ma la heli kara?.

  • @ikruuzhcirmar6853
    @ikruuzhcirmar6853 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan soo maray dhibaatooyin waaweyn oo shaqsi ah oo aan la xariirin famlykayga dhibaatooyinkaas xanuunka aankala kulmay lama wadaagin hal qof runtii keligey ayaa isku koobey😢
    Calaamadaha bilawga runtii waan isku arka in badan ooka mida waana dareemaa marar badan inaan dr ubaahanahay ilaahay ayaan ka rajaynayaa caafimaad buuxa🙏

    • @omiirahoney2141
      @omiirahoney2141 3 ปีที่แล้ว

      Cafimaad waara ayaan kuu Rajeynaya

    • @ikruuzhcirmar6853
      @ikruuzhcirmar6853 3 ปีที่แล้ว

      @@omiirahoney2141 amiin mcnt

    • @cilmifaradheere
      @cilmifaradheere 3 ปีที่แล้ว

      Ha qarsan intaa ka badan walaal ee la wadaag qof aad ku kalsoon tahay oo ku fahmaya.

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 ปีที่แล้ว

      Same here laakiin cognitive therapist baan utagey Allhamdulilah naftayda waan dhaqey. Family kuu garaabi miyaan dhibka ay geystaan

  • @ibrahimosman7165
    @ibrahimosman7165 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanlow su'aal qaldan oo aan aheyn inaad meesha soo geliso ayaa Dr weydiisay nasiib wanaag Dr si cilmiyeesan ayeey uga jawaabtay laakin adiga way kugu maqan tahay oo gantaalo badan baa kugu soo jeeda. Thx bro

  • @geenyoogadeen1641
    @geenyoogadeen1641 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi waa runteed soomaalidu culimada ayay dhageystaan Dhakhtiirta ma dhageystaan culimadu cilmiga cfmd ka jirka wax ba kama ogaa qof waliba meel ayuu ku fiican yahay dhaqtiirta hala dheygeysto ☺️☺️☺️

    • @Baconisgoodd
      @Baconisgoodd 3 ปีที่แล้ว

      Culimada Cilmiga ey wataan yaa soo dajiyey?

  • @fadumo5598
    @fadumo5598 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you mama

  • @mohamedibraahim6579
    @mohamedibraahim6579 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnaamij aad ufiican alle ha idin xafido drs keep going

  • @umixasaan644
    @umixasaan644 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah tabaarakalaah illahay ha xifdiyo maamadeena

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 ปีที่แล้ว +3

    Dr maashallah weeye❤️

  • @amuu8286
    @amuu8286 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah 🌹, jazakallah kheer 🌹

  • @ronaldojr1256
    @ronaldojr1256 3 ปีที่แล้ว

    ka faideysta mama fadumo mashllha

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay cimrigaaga hakuu barakeeyo cafimaadna hakuugu daro amin waa mamo qali ah

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin 3 ปีที่แล้ว +2

    Way mahadsantahay Dr.Fadumo Sh Ali Jimale .

  • @ZahraHAli-wt2gm
    @ZahraHAli-wt2gm 3 ปีที่แล้ว

    Dalka aad ayay ugu badan tahay, waaliddu ALLAAH cid wax u qabata u keeno
    Aamiin

  • @Xushmohalgan114
    @Xushmohalgan114 3 ปีที่แล้ว +2

    Drs fadumo & ayaanle salaan sare form baladweyne

  • @xisaabiyehakiye6653
    @xisaabiyehakiye6653 3 ปีที่แล้ว +5

    Walaal title 'Drs' la yidhaahdo oo Officially recognized ahi ma jiro. Nin iyo gabdhiba Wa Dr. Thank you in advance.

    • @saaradahi6675
      @saaradahi6675 3 ปีที่แล้ว +1

      Dr+s dumar utaagan lol

    • @amazingtranslator8234
      @amazingtranslator8234 3 ปีที่แล้ว

      @@saaradahi6675 lol

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe 3 ปีที่แล้ว

      @ Xisaabiy Hakiye: adiga ayaa u saxay qaladka. Soomaali maryooleey weligood qaladkooda ma qirtaan, waa waxa ay Soomaali la burburtay.

    • @hamdiahmad2116
      @hamdiahmad2116 3 ปีที่แล้ว +3

      Drs waxaa yiraahda waa talyaaniga walaal

    • @xisaabiyehakiye6653
      @xisaabiyehakiye6653 3 ปีที่แล้ว

      @@hamdiahmad2116 Do you have a proof?!

  • @adarsiad3555
    @adarsiad3555 3 ปีที่แล้ว +3

    adigo waxaan ku talila haay nin waalan yaan gabadha lago qaldin subxaala alah 😭😭😭

  • @mustsphe7820
    @mustsphe7820 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah drs faadumo alle cimriga iyo cilmiga alle ha ku barakeeyo hooyo aqoon leh wxy soo saarta bulsho aqoon leh

  • @boqoradainaciire7741
    @boqoradainaciire7741 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mama xijaabo plz waxad thy qof qaliya

  • @r.mohamed1106
    @r.mohamed1106 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah cilmi soomaalida ku yar ayay baratay dhaqtarada. Waan ka xumahay in xannuun daawo leh cabsi aan dad fikirkiisa ka cabsanayno dartiis nolosha dhan uga harno.
    Mahadsanidiin team hanoolaato

  • @kaahgarowekaah7225
    @kaahgarowekaah7225 3 ปีที่แล้ว

    hanoolaato waligeed hanoolaato
    m.a

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah, waa maamo xirfad leh

  • @abwansuldanmuuseali
    @abwansuldanmuuseali 3 ปีที่แล้ว

    Ì haď have a mentaĺ health probĺem but now i got beetter would you exam me.

  • @brawdwachick
    @brawdwachick 3 ปีที่แล้ว

    Walee anigaa arkay Wiil dhalinyaro ah Oo ka yimid Somaaliya ee Nairobi yimid intuu wadada ku jiray isbadalay
    Wuxuna bilaabay markuu yimid Kenya inuu dhaho Waa lay Raadsanayaa ee Albabada xira ,daaqadaha xira ee Askarta keenyaanka yey i arkin ayuu ku haayay .waan Ilmeeyey .

  • @sundussiimn8723
    @sundussiimn8723 3 ปีที่แล้ว

    Wcs walalkey hanolto mamo 2diinabo wa idiinsalmy masha allhh masha allhh mamo ciimri dherr caafimad allh hakusi siiyadiyo 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @safiajama7517
    @safiajama7517 3 ปีที่แล้ว

    Faadumo sheakh Cali waanku salamaaya we were going friends we work to grader
    Illaheye ciimer dheer iyo cafimad baan kuu raajanaya Doctor faadumo somalida Denmark and baay uu jeaclyde uu gaar gaar

  • @Isko790
    @Isko790 3 ปีที่แล้ว

    gabadhani cisbtaalka burco ee maandhaye ayey joogi jirtay waa gabadh naxariis badan

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaal Ayaanle xageen ka heli karaa Dr Faduma please i so jawaab

  • @sihamyusuf4288
    @sihamyusuf4288 3 ปีที่แล้ว

    Drs kheer allaha ku siiye kheyr we need information about mently youtub furo

  • @maryan3892
    @maryan3892 3 ปีที่แล้ว +5

    Soomaali dabeecad xun bay haystaan,qof xanuunsan muxuu guur ka ogyahay

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว

      aniga og inuu waalan yahay ilmadeerkay baa dalkii la geeyey oo gabar miskiin ah loo soo guuriyey cajjiib

  • @اوسو-ش7غ
    @اوسو-ش7غ 3 ปีที่แล้ว +6

    ما شاء الله 😀😇😍

  • @xamdixiisproducts3039
    @xamdixiisproducts3039 3 ปีที่แล้ว

    Wlh waa bonti somaali ey u bahantahay thnks bro ayanle

  • @talabsi123
    @talabsi123 3 ปีที่แล้ว +1

    Walalahayga qaaliga ee somaliyed please 🙏 isoboqda idinko mahadsanPp

    • @deeqelmo5558
      @deeqelmo5558 3 ปีที่แล้ว

      Waa kuuku dhuftey wallal

    • @talabsi123
      @talabsi123 3 ปีที่แล้ว

      @@deeqelmo5558 wad mahadsan tahay walalkay qaali 👍

  • @farhiyaali3344
    @farhiyaali3344 3 ปีที่แล้ว

    Wlaaahi maa aqaan wax aan qoro soomali dad noocanaa kujira maamadan ilaahey waxan uga baryayaa aakhiro janno aduuna kheyr iyo nolol wacan waa dadkii waagii hore wax bartey isu tayo maaha dadkii hore iyo dadkan maanta alaha kudhoowro maamadan Drs faadumo

  • @maryanmohamed7478
    @maryanmohamed7478 3 ปีที่แล้ว +8

    Dr fatuma came from well-known family👍

    • @LibanSKahie
      @LibanSKahie 3 ปีที่แล้ว

      So…

    • @LibanSKahie
      @LibanSKahie 3 ปีที่แล้ว

      @@ahmedomar6031 if it is so, what’s your point? I mean it is her business.

  • @foos7330
    @foos7330 3 ปีที่แล้ว

    Asc ayaanle iyo dokterso iyo asxaabta waa barnaamij aad uqurux badan laakiin doktereso waa ka gaabsatay dadka soo faago qabuuraha iyaga naftoda waa dameg mentel mana rabaan ilaa iyo hada iney qaladkoda saxaan wadanka dhan qalqal bey geliyen iyagan way isla saxan yihiin????

  • @husseinhassan976
    @husseinhassan976 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah mamo faadumo waa qof ay ka muuqato aqoontii ay baratay waxase fiicnan laheyd iney wadankii kuso celiso qibradeda

  • @abdisulub9531
    @abdisulub9531 3 ปีที่แล้ว +1

    Ayaanle waxaan joogaa fiidland walaal waxaan qabaa xanuunka dhimirka fàdland faadumo jimcaale ugu xidh

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 3 ปีที่แล้ว

    cimrigaaga allaha kuubarakeeya waaqofka kaliya ee dadkii hore uu wanaagsan,

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 3 ปีที่แล้ว

    Masha,Allah maamadaan Somalia may kashaqayso

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 3 ปีที่แล้ว +1

      Weey kasoo shaqaysay somaliya iyo somalilandba allahaw barakeeyo cimrigeedee

  • @saadiaali2860
    @saadiaali2860 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah

  • @ebyancadeyxaaji245
    @ebyancadeyxaaji245 3 ปีที่แล้ว +3

    Drs. fadumo wareesi ay ka hadlayso cudurka daawadiisa oo taaftiran ayaan dalban laheen waayo isla hadalka soomaalida aad ayuu oogu batay waayahaan danbe .

  • @Naturalthingschannel
    @Naturalthingschannel 3 ปีที่แล้ว

    From Beledweyne

  • @saynabmaxamed577
    @saynabmaxamed577 ปีที่แล้ว

    Wll dr numberkeeda igu caawiya muhiim aa u ahay

  • @indadeeqmahmud5916
    @indadeeqmahmud5916 3 ปีที่แล้ว

    Salam Fadumo Ali.
    Du er bare sej xxbti.

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 ปีที่แล้ว

    M.A Allaah ha dhowro dhaqtaradaa shararta leh waa wax lagu faano gabdhaha noocana aqoonta iyo hayvada leh@#€%%

  • @lipanfaarah9508
    @lipanfaarah9508 3 ปีที่แล้ว +3

    RUQQIYAH ayey wahabiyadu noo keenen si dadka ay lacagta uga gurtaan ayagoo dawo kadhigaya markaasay dadkii ay sii waasheen

  • @ogadenia2011
    @ogadenia2011 3 ปีที่แล้ว +4

    Ayaanle aad iyo aad ayaad umahadsantahay sidoo kale Drs Faadumo sh Cali xanuunka dhimirka wuxuu ubaahanyahay in inbadan laga hadlo si bulshadu ufahanto inuu yahay xanuunlamida xanuunada jidhka kudhaca

  • @odaygasadiq9281
    @odaygasadiq9281 3 ปีที่แล้ว +4

    Ayanlow wll
    Hargysa miyaa lagugu dhaartay
    Maxad maalin Un Uman wayday Sxb
    Wa laga jecelyahay
    Hrgysa wa magaalo Somliyeed
    Wa magaalo Horumarka kaga jecelyahay
    Wa magaalo nabada laga jecelahay
    Wa magaalo jecel Dadka somalid ah Ee Horumarka Samaysa jecel inay Ku noolaadan Caasimadan
    Hargysa
    Welcome Hrgysa sxb...

  • @somaliabelongstosomalis7374
    @somaliabelongstosomalis7374 3 ปีที่แล้ว +1

    Caafimaadku waa qaali wlh

  • @markisshamsudiin9127
    @markisshamsudiin9127 3 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay kabaq ilaahay kabaq oo is astur SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH waad dhiman🤗🤗🤗🤗🤗 rabtaaa

  • @halimamohamud2695
    @halimamohamud2695 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah

  • @fatimaabdilahi2785
    @fatimaabdilahi2785 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah dr faadumo waa xaqiiq waxay ka hadleyso markaan jidadka maraayo ayaan arkaa qof waalan hadana dadka dilaayo lkn waa xaqiiq teeda kale guurka dadka waalan waa caada dhaqameed ila ma ahan in ay diin tahay

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 ปีที่แล้ว +1

    Ascwtb hooyo soomaaliyeed oo aan xijaabnayn,kolay qurbaha aya saamayn ku yeeshay,haloo shergo xijaabka inay qaadato.

  • @aidarusasad2220
    @aidarusasad2220 3 ปีที่แล้ว

    wakhtiga ayaa nugu yar ee officiall page nugu soo tuura