FAADUMIINI OO BAABAJEEY SI XUN U JAFTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 897

  • @fahiimaiskufilan9105
    @fahiimaiskufilan9105 3 ปีที่แล้ว +251

    Faadumiina best comedian wllhi cwa manooli 😂😂❤

  • @Dollsxxxxx
    @Dollsxxxxx 3 ปีที่แล้ว +163

    Baba cawada waa lagu helay faadumiina marwalbo noo keen wlhi qosolka adunka ❤️❤️❤️

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว +2

      Walashey please subscribe isar

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 3 ปีที่แล้ว +80

    Wiilo abayo haiga xumaanin baaba jay ajinabi ayuu kaa yahay gacantaada kacesho. I love you xumaan ha ii arkin❤️❤️ hadad iga xumaateyna icafi abayo. Waxan waa aduunyo qabrigii ayaa nawada sugaayo.

    • @xalimomuxamed5835
      @xalimomuxamed5835 3 ปีที่แล้ว +3

      Sax waaye ninka waka ajanabi

    • @fawsiahassan357
      @fawsiahassan357 3 ปีที่แล้ว +1

      Caatiko Caatiko maya abayo xaaskiisa ma aahan

    • @cimrocaddey5847
      @cimrocaddey5847 3 ปีที่แล้ว +1

      Xaqa xishod malahan xaqiiqada u shegty haka xumaato xitaa maxaa ga galay palayada qosolka iska keneyso ayaba ku ncy iyo ninka ay gacmaha la galeyso qofa u dhaxeyo ajnabi ayuu ka yhy wey ka dul bode subxaanalaaah

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet 3 ปีที่แล้ว +17

    Halkan ma joogaan dadkii jeclaa xabiibkeena mohamed scw like iisaara

  • @shukrisharaf
    @shukrisharaf 3 ปีที่แล้ว +19

    Wiilo xishoow abaayo gabar ayaa tahaye qosolka badan iyo gacmo taaga iska dhaaf kuuma fiicnee

  • @kpyareofficiall2755
    @kpyareofficiall2755 3 ปีที่แล้ว +121

    Baabajey & wiilo Guul wacan

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 3 ปีที่แล้ว +198

    Wiilo meelaha qaar gacantaada ka ilaali, ceeb waaye kaamiro ayaad hor fadhisaa, xishoodka waa fiicanyahay, ninka ajaanib ayuu kaa yahay.

    • @Turjumaanka
      @Turjumaanka 3 ปีที่แล้ว +1

      Oo maqabo miyaa 😄

    • @susaan5050
      @susaan5050 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Turjumaanka anaa xaly isku guriyay😂😂😂😂😂😂😂😂🙈😂

    • @healthyandnutritionhealth5284
      @healthyandnutritionhealth5284 3 ปีที่แล้ว +9

      Oo qosolkeeda ayaanba ka yaabay mey xishooto saas looma qosleee bisinka🙄

    • @farxiyahasan846
      @farxiyahasan846 3 ปีที่แล้ว +4

      Shopping ka hoose mey tabatay😁😁😁😁😬tan ma xishooto qosol dheer waye

    • @hacaaz1337
      @hacaaz1337 3 ปีที่แล้ว

      Gabadhan qosolkeed wa dabeecad ee kakac

  • @amxaar
    @amxaar 3 ปีที่แล้ว +28

    Faadimiin. Qof qalbi wanaagsan waaye 💕🙏🏼

  • @warda4257
    @warda4257 3 ปีที่แล้ว +68

    Wiilo xisho walaley qoso badan iyo gacan xaddhaaf ah maku fiicno abaayo

    • @kadra825
      @kadra825 3 ปีที่แล้ว +4

      MAYABATAY QOOSOL QASAB LOO SOORIIXAYO SUUBHANALLAH 😂😂😂😂

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 ปีที่แล้ว +2

      @@kadra825 waxwalba waxa iiga daran mel u usocdo an lagaraneyn uf qof hadu hadlaba ixixixix waba isku yaxyaxoya iyadiya ismoda ceb badanayey qof weyno damirka iskaqadaayo

    • @cimrocaddey5847
      @cimrocaddey5847 3 ปีที่แล้ว +2

      @@quruxleyqalanjo5485 ma aragtey sida lo dhahay wiilo qosolkeda ku firsana weyba iskala qawatey laba labadeda u firsan wayey wax aan lagu qosleyn xitaa qosol la iska riixayo yaab badana teeda kale ninka ayada in u qawo cml oga dheg dhege ma isku xishoneyso qiimaheda mesha ku dhomayo maba iska war qabto Alle xaqa ha fahansiiyo mar hadad xishoot la aan noqonto waa iska sidan,

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 3 ปีที่แล้ว +2

      @@cimrocaddey5847 adkeysigi iga dhamaday 🤔😏🤨abayoy dadkan caanka ah dhan dadka tagerayashoda ah dambi bey uso jiidaan inan xamano iyaga nagu kalifayo marna lacag bey nagu kor shabsadan inta dambina nasigliyan hada watasa gabdhan dulqadke lagu firsankara adna watasa malacayo nasraabtidon watasa malacayo uf dadka qar iyaga laimanaya in kagu lalabodo qosolka wilo ayu babajey hormar kugaray side umaqashayba way walatay cunug hada dhalatay cml ixixixix xita qosolka dacad ma ugaso boxoyo wayiskaso riiixeysa takale waxay aragtay shaadiyoo nimanka marky laqoslayso faraha lagalgaleyso iyadina shadiyo copiye aya kujirto babajy kidhagdhag iyada iyo babajey fadumina udhaxeysa o dumarna la.ah may faraha lagasho maxay ninka kadonanee🙄🤔😏🤨😔😠😥🤭🤨🤐😏😏

    • @kadra825
      @kadra825 3 ปีที่แล้ว

      @@quruxleyqalanjo5485 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 WAARUNTA WALAHI AANAYABAY SUUBHANALLAH QOSOL AANMEEL UUSOCDO LAGARANAYN AANIIGU WAAXAN MODAYEY XASKIISA BABA JEY GABADH QUURUX BADAN WEEYE LAKIIN WAY IISBAHDISHAY WLL

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 3 ปีที่แล้ว +22

    Maasha allah tabaaraka laah, Fadumiina aan fiirsaday ma fuurin been dheh, xamar hadaan joogo waa idin imaan lahaa!farxada allah idin siyaadsho, aamiin aamiin

  • @maryamamoalin9823
    @maryamamoalin9823 3 ปีที่แล้ว +44

    Wiilo Qosalkaga yaree abayo waayo ma fiicno is daawo muqaladada Ada arki wxn aragney

    • @wllpatoofficial8951
      @wllpatoofficial8951 3 ปีที่แล้ว +1

      Runta waye

    • @fosswarsame5524
      @fosswarsame5524 3 ปีที่แล้ว +1

      masha allah safiican baa wax ugu sheegtay qosolkeeda waa badan yahay

    • @maryanruun1034
      @maryanruun1034 3 ปีที่แล้ว

      Wllhi war anfacaayo waaye isdhageeyso sifiican ayaa ugu sheegtay ixixixixi ayeeyba eber nooga dhigtaye

  • @abdiaiziz7
    @abdiaiziz7 3 ปีที่แล้ว +41

    Faadumiina shiikh hilowle qofta kaliya ee iga qosliso nolaaw inte nolol jirto cadey shiikh hilowle 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @muujiyetube6109
    @muujiyetube6109 3 ปีที่แล้ว +33

    Fadumiin nosoo badiya walahi cawa wa ilmeeeyay

  • @shugricali2194
    @shugricali2194 3 ปีที่แล้ว +11

    Aniba ma jecli in la ila arooso gabar wllshei ahne marabo inan ninkeda la arooso oo qalbiga ka jabiyo faadumiina😂😭😭

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 ปีที่แล้ว +112

    waan idin salaamay somali maxamed

    • @akarimpro
      @akarimpro 3 ปีที่แล้ว

      Masha allah walshe qaali walaga qaday .somali israacday allahayoow

    • @salmaansomali5789
      @salmaansomali5789 3 ปีที่แล้ว

      Yawaayo

  • @cutieinka2270
    @cutieinka2270 3 ปีที่แล้ว +30

    Wiilo ceeb caleyk walaley mexey tahy qosolkan aad sas dhan ugu qeylineyso hadana gacan ayad ku dartay bisinka asigo nin ah uu ka xishoday kwrn walaley wax isku fal san kuma fiicne😌😌

  • @Koyama548
    @Koyama548 3 ปีที่แล้ว +29

    Hhhhhhhhhhhhh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Baba jey fadumina intey bixin noso qawo keep going 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🙏

  • @mohamedabdimohamedmohamed4063
    @mohamedabdimohamedmohamed4063 3 ปีที่แล้ว +8

    Naagtan xoolaha ah ninka maxeey u taatabaneeysa oo qosol badanaa Allah aqli ha kuu yeelo Ninkani sidii haweenka camal u hadlaayo Maxaa waaye Fadumiina big respect for you I love your comedy since 2012

    • @hanimohamed7526
      @hanimohamed7526 3 ปีที่แล้ว

      We love kuligooda adiga hada hal qof jeceshahay meshiisa ina gasho soo dawo kaligiis waku raxeesane qosolkoda hadana waa cayne ceeb qof weyn ba tahay wll illahay ka cabso

    • @mohamedabdimohamedmohamed4063
      @mohamedabdimohamedmohamed4063 3 ปีที่แล้ว

      @@hanimohamed7526 walaal aniga qofna ma cay uma geysan ee runta ayaan ka hadlay

  • @qalanjoluulamaxamedxaji6856
    @qalanjoluulamaxamedxaji6856 3 ปีที่แล้ว +27

    Masha Allah faadumiina yoi Baaba jeey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣♥️♥️👌

  • @fadumaabdullahixa7296
    @fadumaabdullahixa7296 3 ปีที่แล้ว +9

    Hadan reer london nahay our best comedy fadumiina iyo baba jey oo isku imaaday waa qosol qosol kudhufo kiliyaha ayaa ixanuunay

  • @hassanabubakar3001
    @hassanabubakar3001 3 ปีที่แล้ว +6

    Baabajey iyo mama fadimina qosolka aduunka. Ruwayad oo nin iyo xaaskiisa manodigtiinow 😆😆😆😆😆😆 fardowso 🥳🥳🥳🥳🥳

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 3 ปีที่แล้ว +4

    XAMAR CADDE XAARAN MA DAARE SHARTA IYO SHEYDANKA ALLAH HA KA XIJAABO AMEEN YAA RABB 🙏 ❤ 💙 👍

  • @zah8847
    @zah8847 3 ปีที่แล้ว +9

    Fadumina iyo wiiLo baaba jeey waiga qoslisen Fadumina marlabad sofadhiso ❤❤❤❤❤❤

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 3 ปีที่แล้ว +48

    Kkkkkkk wanaga qoslisen cawa wlhi

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 3 ปีที่แล้ว

      Walashey please subscribe isar

  • @fadumaabdullahixa7296
    @fadumaabdullahixa7296 3 ปีที่แล้ว +23

    Fadumiina walaahi waaruntet London waa leesku nacay uqdad adinkane farxat iyo qalbi nadiif masha Allah

  • @sacdiyoabanuur2949
    @sacdiyoabanuur2949 3 ปีที่แล้ว +33

    Wiilo gacanta cesho meel xuna u socotaaye ceeb xishow wiilo😂😂

  • @cabdulaahicr1046
    @cabdulaahicr1046 3 ปีที่แล้ว +37

    Masha Allah mamadan caadi ma aha wan qosley caawa

  • @ramlaahmed1980
    @ramlaahmed1980 3 ปีที่แล้ว +5

    Baaba lugtaaan ahlu sawar wye😂😂😂 love you faafumina wlhi😂🥰💋✌

  • @mowliidabdi786
    @mowliidabdi786 3 ปีที่แล้ว +50

    Ar faadumiinaa qof qalbi wngsn wlh

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi 🙏😢

  • @hassancaddehassan1136
    @hassancaddehassan1136 3 ปีที่แล้ว +12

    Baaba jey caawa way ku Helen wlllhi qof kaaa adg lahelay🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @newliilbalilofficiall4409
    @newliilbalilofficiall4409 3 ปีที่แล้ว +28

    Tan qosolkeeda majiree kow dheh haween waaye aanku fiirsane naga aamus 🤫

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j 3 ปีที่แล้ว +1

    Faduminah hadah jogtid xamar wah inaad sobarataah buranburkah markad kasonokhotid xamar ee adtimadid aldean
    Waxad nosamesah xaflad ad kashah keyneysid waxiih ad lakolatey markad tagtey xamar iyo sidah eykusoh dhaweyen dadkiih jogey xamar iyo fananintih
    Markah faduminah ilahaay hakuxaftiyo(amiin)

  • @aaminoslow4019
    @aaminoslow4019 3 ปีที่แล้ว +1

    Fadumiina bes igadheh cawo manoli xamilan ahay san uqoslayy wan fuuray ilno ceriin haigakeenina waniitugaa bes baba wankujec lahay

  • @mohaniahassanbarre4006
    @mohaniahassanbarre4006 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha allah fadumiin l love you

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 3 ปีที่แล้ว +4

    😁😁😁😁😁🌹🌺🌹🥰🤣👍❤Baaba Jeey , Faadumiin iyo Wiilo Cadeey❤❤❤🌺 Masha Allah

  • @munocalimunocali52
    @munocalimunocali52 2 ปีที่แล้ว +2

    Wiilo quruxleey waaye bee masha allaah

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 ปีที่แล้ว +52

    Horta gbdha maxay isaga qososha xata hadan lashegin wax lagu qoslin sister qosolka badan iska dhaf qalbigu madobeya

    • @liyaomars
      @liyaomars 3 ปีที่แล้ว +8

      Wallaahi mida lala yaabay malha xaqa maskaxda laga yaabaa wallaahi waa xadiis uu rasuulka yiri csw qosolka badan inuu qalbi Madoobaad leeyahay alloow na wada caafi

    • @wllpatoofficial8951
      @wllpatoofficial8951 3 ปีที่แล้ว +1

      Runta waye prda

    • @filsanxajji9095
      @filsanxajji9095 3 ปีที่แล้ว

      @@liyaomars caqlika ku yar

    • @filsanxajji9095
      @filsanxajji9095 3 ปีที่แล้ว

      Gamacmaha xita wa kafudhuda

    • @amirahabdi
      @amirahabdi 3 ปีที่แล้ว

      Iyo marka aye qoslaeyso camerada aye fiirinaa becus daadka ah ku daheyne qoosol ficaan qaabtaa

  • @monam7931
    @monam7931 3 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkkkkk kkkk wiil qof ka daran baa timi hadalki wuu ku dhagay fadumo minay funny weeye NOO Soo celiya Mar labaad😁😁😁😁

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaah dadnadiifa o noocan ah halkeelagahela wa muqdisho, Baba jeey iyo fadumiina walabo an aad ujeclay Allaah farxada haydiin siyaadiyo lakin wiilo walaal nin ankuqabin inaad beerka usalaaxdo mabanaana idinka wad walaalowden o sidasakenaysa lakin iskajir diin ahaan wadxadgudbaysa walaal I Love you all 👍🏻❤️🤍💚

  • @shaqaley10
    @shaqaley10 3 ปีที่แล้ว +17

    FaaDumiiNa BesT ComeDiaN ✌️😁

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 3 ปีที่แล้ว +17

    Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye

  • @ramlaahmed1980
    @ramlaahmed1980 3 ปีที่แล้ว +6

    😂😂😂😂 faadumina love you sista noso guur an kgu hesna he💋🥰

  • @barkhadhussien7157
    @barkhadhussien7157 3 ปีที่แล้ว +16

    3:51 wiilo 🥰💞

  • @abdisalanaadan5113
    @abdisalanaadan5113 3 ปีที่แล้ว +17

    Wiilo gacantaada edab uyeel walaley

  • @nunoabdi275
    @nunoabdi275 3 ปีที่แล้ว +12

    Wilo xoga weydhimantahay mexey san ugu qosle afkan weyn iga qari naya🤣

  • @headshoot4111
    @headshoot4111 3 ปีที่แล้ว

    Inta eeey faadumina kuso dariisane youtubke waa hubaal in aad heer gareeso dadbadan ayaa kadambeya fadumina soo badi🇧🇴🇧🇪🇧🇪🇧🇪🇧🇲

  • @mfool2904
    @mfool2904 3 ปีที่แล้ว +6

    namaxad ku qosli subxanallah

  • @liiasensio3047
    @liiasensio3047 3 ปีที่แล้ว +1

    Wow qof weyn level high baa youtubekaga keenty msha allah fadumiina

  • @fosiyahassa3420
    @fosiyahassa3420 3 ปีที่แล้ว +8

    😂😂😂😂Waa iga qoslisay baaba xamar kugu imana inshalah

    • @baabajeey
      @baabajeey  3 ปีที่แล้ว +6

      Diyaar wankuso dhaweynaa hadi alle idmo

  • @hafsah8689
    @hafsah8689 3 ปีที่แล้ว +5

    Gbadhan Caadi Mahan Subxaan Allah Maxay Ku Qoslaysah Maxaysan ninkah Gacantah Uggla Roorin

  • @fadumaabdullahixa7296
    @fadumaabdullahixa7296 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla fadumiina qosolka iga dhameysay lugta baba jey America ayeey aadaa

  • @axmednuurali3369
    @axmednuurali3369 3 ปีที่แล้ว +11

    Baba jey cawa fadumin mele ku sartay wlhi

  • @halimoelmi5196
    @halimoelmi5196 3 ปีที่แล้ว +1

    Baaba jay hambalyo baybiga guriga ku soo biirtay maashaa Allah illaahay hadin xafido

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 3 ปีที่แล้ว +3

    Fadumina very funny wlhi 🤣🤣🤣

  • @deeqsantiihaplaha1829
    @deeqsantiihaplaha1829 3 ปีที่แล้ว +1

    Baba jeekeey abowe shadiyo iyo mama faadumiina iyo adiga video inoo soosameyah adinkoo mahad san❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @sadiaibraahim1230
    @sadiaibraahim1230 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiilo abaayo waa danbi sidaas u qosleesid abaayo is xakamee dadka wey qoslaan lkn saan cml maaha abaayo ilaahay unoqo please waa iga waano aqiro iyo aduun waa labo

  • @dhameyskitchen
    @dhameyskitchen 3 ปีที่แล้ว +8

    Manshallah keep going brother

  • @CLoud-cp8yz
    @CLoud-cp8yz 3 ปีที่แล้ว

    Faadumiini saan maxaa u yeeshay baaba jeey galey oo kale u tuntay waa idaa weysay wiilo waa kabaxsatay 💖💖💖👍👍👍🌷🌷🌷🤣🤣🤣

  • @fartaabdullahi3498
    @fartaabdullahi3498 3 ปีที่แล้ว +2

    Ahlo sawar waaye kulahaaaa fatumiina wlhi funny aaa tihin🤣🤣

  • @nasriinnasriin8334
    @nasriinnasriin8334 3 ปีที่แล้ว +2

    Nabarkeyga idin sodira hada rabtin deynile Ina ku dalxistan👉🙏🙏🙏❤️

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 3 ปีที่แล้ว

    BABA JEEY. MARLAWAAD NOOGU SOO CELIYA. FADUMINO IYO. WIILO.

  • @qaalisiman0919
    @qaalisiman0919 3 ปีที่แล้ว

    Baba jey qofka Ku dhusay wa wiilo inta ila aragtay is mujiya👍👍

  • @minacooks5829
    @minacooks5829 3 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah this video funny🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hassanabukar315
    @hassanabukar315 3 ปีที่แล้ว +4

    Fadumina in the building 🏢😍❤️

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 3 ปีที่แล้ว +4

    Wiilwo MA aamustido abaayo 😃😃😃😃wax ma la maqlaaye qosol le MA haaysa adi

  • @dekaaweys7731
    @dekaaweys7731 2 ปีที่แล้ว

    Wiilo intii qosolkeeda iyo faro qaadkeeda batay like ha IGA ilaabina

  • @abdifatahcheick5198
    @abdifatahcheick5198 3 ปีที่แล้ว +9

    Wadareemoyna waxaa nagu sameynoysiin 🤣😂😂

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 3 ปีที่แล้ว +4

    babajey keekeep going wadmahadsantahay

  • @facdighure3110
    @facdighure3110 3 ปีที่แล้ว +5

    Wiilo qosolka yarey macsiley cml aa uqosloysa dhagdhaga yareey 😳😏

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkk macsileey aaa wlh eray aan ilaaway

  • @xafsosharif3513
    @xafsosharif3513 3 ปีที่แล้ว

    Ala ma nooli qosol iga dhameeysay fadumina waan jeclahay wlh maamo faadumo ayada iyo faarax murtiile isku fcn

  • @rahmamahamed8885
    @rahmamahamed8885 3 ปีที่แล้ว +1

    Baba jeey qoftaan wiilo la dhaho usheeg qosalka aan macnaha laheen ee iska qosleyso waqti walba waaba ku dhibsaday wlhi 😗😗😗😗😗😗😗

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 3 ปีที่แล้ว +2

    Naa qosolka qeelada badan naga dhaf

  • @boqoradainaciire7741
    @boqoradainaciire7741 3 ปีที่แล้ว +1

    Yasir alle wiilo qosolkaan waa ceeb abaayo xishoo plz

  • @mohamednuh6263
    @mohamednuh6263 3 ปีที่แล้ว +5

    Baaba jeey in bdn dad bdn waad rafaat saty lkn cwa Faadumiina ku kishay oo ku rafaad saty 😂🤣

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 3 ปีที่แล้ว +2

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 😂🙏

  • @adoonkialle5482
    @adoonkialle5482 3 ปีที่แล้ว +2

    Qofka kaliyah een fanka ugu jeclahy salanta iga garsi baba

  • @daacadyare321
    @daacadyare321 3 ปีที่แล้ว +8

    Baaba jeey faadumiina wlhi waagabar qalbi fiican ooqosal badan muuqaalo badan ayaa idinka sugeenaa labadiina

  • @jonywalter65
    @jonywalter65 3 ปีที่แล้ว +13

    Faadumiina ❤️😂😂😂😂😂

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 ปีที่แล้ว +3

    Wwww mashaallah mommy faadumiina and baaba jeey and wilo

  • @mulkinuur1971
    @mulkinuur1971 3 ปีที่แล้ว

    Subxanlh qosolka badan waa lagu qiimo. Beelaa qalbiga neh wuu madoobeeyaaa

  • @user-ze1gu7ko5z
    @user-ze1gu7ko5z 3 ปีที่แล้ว +7

    احبك فوفو والله تجنني انا ما اعرف اكتب صومالي ❤️❤️❤️

  • @alihashiyare8368
    @alihashiyare8368 3 ปีที่แล้ว +2

    Baba Please Riwayad Soo Sameya inte Fadumina Xamar jokta 😬

  • @maryanaden1675
    @maryanaden1675 3 ปีที่แล้ว

    Babajey abwe mcn fadumina noosoqabo plz markale

  • @Hana19800
    @Hana19800 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilo qosol lee ooga baxday wlhi caadi maahan hahahahahahahaha😂😂😂😂😂😂

  • @hamzasquad2207
    @hamzasquad2207 2 ปีที่แล้ว

    M.a wilo xishood aslub m.a

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 3 ปีที่แล้ว +2

    Faadumiina 😂😂😂😂😂Lgnd wlhi meelasartay baba jeey

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 3 ปีที่แล้ว

    Wiilo waalaaley QOSOLKAAGA WAA TOO MUCH SUBXAANALLAAH

  • @djhaarriswritter4082
    @djhaarriswritter4082 3 ปีที่แล้ว +1

    Markii lagaa waalo oo lugu dhaho qosol fiican aadeedahy dhibkaan ayay leedahy xitaa markii ay qosleyso kaamirada ayay fiirnee wax aan lagu qoslin ayay ku qoslee xitaa qoslkaas waxaan ku arkay shaadiyo abdifitax iyo najiib wxn ufahmay inay kuhishiiyeen👈

  • @baazi420official2
    @baazi420official2 3 ปีที่แล้ว

    Bismillah war wiilo alle ka baq ee gacanta garee babajeey ajnabi aya kalatihiin

  • @yasiraliahmed8590
    @yasiraliahmed8590 3 ปีที่แล้ว

    Allah cawa saa uqoslay nosobadiya plz inta kaheshay cawa like plz

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 3 ปีที่แล้ว

    Baba Jeey walahi maanta waxa isku wacday Fadumiina iyo Wiilo hahhaaabba

  • @amaalhajjiahmed9929
    @amaalhajjiahmed9929 3 ปีที่แล้ว

    Wan idin jeclahay baba iyo fadumina vedioyada noo so badiya

  • @ruqiyomohamudmohamed1888
    @ruqiyomohamudmohamed1888 3 ปีที่แล้ว +6

    Wiilo maxaa ka qaldaan gacantaa cesho

  • @AliAhmed-de3qs
    @AliAhmed-de3qs 3 ปีที่แล้ว

    Ar faadumina lugtaan waa laabmey miya kulaha. Kkkk BaBa ka dhamaaw baba part 2 aan sugeyna adiga iyo faadmina inshallah

  • @muqtaarsaneey5903
    @muqtaarsaneey5903 3 ปีที่แล้ว

    Baabo gawadha waani medoyaha weykucusubtahay sicaafat gee ama tababar u samee wan jeclahay wey furfurantahay islaweynin mataqaano keeb going. Baaba

  • @Fattxi
    @Fattxi 7 หลายเดือนก่อน

    Fadumina wa iska jeclhy wlhi😂❤

  • @abdallamohamed618
    @abdallamohamed618 3 ปีที่แล้ว +6

    Caawa meela lagu saaray 😂😂baaba jeey

  • @maryanruun1034
    @maryanruun1034 3 ปีที่แล้ว

    Yaahuu qosol balaa yacni ah badanaa wiilo saan isku dhaan ceeb waaye wllhi sidaan

  • @kaiffayare5
    @kaiffayare5 3 ปีที่แล้ว +1

    *Wiilo ceeb caleyk abaayo sidan wax ka badal. Qosolkaan xad dhaafka ah afka la kala weraayo. Adigo si hoosa u qoslaayo ayaa hadana afka gacanTa iska xijin karTaa"* #RaaliNoqo.