Tani Waxay Cadayn Buuxda U Tahay Farqiga u dhaxeeya hargaysa iyo muqdhiso sabata oo ay atahay yaxye hunter soo eeg muqqalkiisii hargaisa labadii habeenimo ayuu muuqaal drone ah ku dhex duubaayay meel madaxtooyada u jirta 100mter wax ka yar
Waa aa Fikirka Dhab ah oo Ka jira Muqdisho Uma maleynaayo in uu Ka jiro Dhibkan Gobolada Kale Ee dalkeena Somaliya Cumar Tani Maha Wax Adiga Keliga Kugu Kooban Sida Aad Ka dhawajisay Anagii Oo joogna Waan Qabna Problemkan Hase Ahaate Amanka Oo iska Xun Aawgii Wad Iska Qarsaneysaa Sharafi Korkaaga Ha ahaato Masuul Well Done..
Anigu dalkan horaan uga quustay,, Hal talo iga qaado omar inshaaraw , mar hadii aad nimankaas musuqa dhex jiifa aad ka dhawaajisay , fadlan muqdisho iska soo bax. Wabilahi tawfiiq.
انا للاسف تم نقلي الى مراكز الشرطة اكثر من مرة في هرجيسا، فقط بسبب حملي للكاميرا ولكن ما حبيت اتكلم عشان ما اشوه سمعة البلد قدام اخواننا العرب. هذا الموضوع منتشر في بلدنا من شمالها الى جنوبها وللاسف ما له حل، لانه صار طبيعي. 🌹🌹
انا من متابعينك بو هلولي. وطنا الصومال مو ما فيه شيء إلا اخترب الدنيا اطورة وحنا الحين ما تعدينا خطوه لا في نطافه ولا في امن زباله ورا زباله انا كنت ساكن دولت امارت خاستن امارة راس الخيمة ١٠ سنين و وصلت صومال ٢٠١٠ وهي تعور القلب ولي الحين ما تغيرة في شيء
Sxb Cumar waxeey aheyd in aad iga waraysato aniga mida iga qabsatay oo Aan xittaa ku sigtay in la I toogto, ilma yar oo Bistoolado loo dhiibay ayaa meesha la daadshay oo muuqaal duubistaba sas ka qaba Cajiib🤔
Masha Allah eebow Hora usuco waana ina ufas la sameeya dhinac dulada oo arimahan oo kale ka hortago la ano waa ciiyl in muwadin somaliyeed dalgiisa xur ku eheen نسأل الله العافية والسلامة
Exactly brother. These corrupt warlords still influence our law enforcement/soldiers. May Allah guide them from ignorance. Dadkaan ruunta wii necabyihin.
@@kashuusevenk7 dadka dhaman wxe leyhn kuwo fican iyo kuwa xun lkn askarta bdnkod wa kuwo xun sbbta ne wxay thy in aan la barin dhaqanka wanagsan ee keliya la baray sida xabada lo rido
Tani Waxay Cadayn Buuxda U Tahay Farqiga u dhaxeeya hargaysa iyo muqdhiso sabata oo ay atahay yaxye hunter soo eeg muqqalkiisii hargaisa labadii habeenimo ayuu muuqaal drone ah ku dhex duubaayay meel madaxtooyada u jirta 100mter wax ka yar
Dad ayaa laga yaabaa inay si khaldan kuu fahmaan ustaad , inta badan arrintaan way dhacdaa si maalinle ah ayaana u argnaa caadi ayayna nala noqotay oo waan laqabatinnay Xafiis dawladeed maanta wallaadan si xalaal ah wax uga soo dhamaysan karin illaa inyar mooyee hadana sida muuqata xafiisyadii alle bayba lagaleen wlhi waa ayaan darro , Ustaad waan kaa raalli-gareynaynaa haddaan nahay dhallinyarta soomaaliyeed arrinkaan kun iyo kow jeerba 🙏❤️
Omar inshaar Legend 👑 waxaad ka hadashaa mar walba wax ubaahan inlaga hadlo 10 adi oo kale ah hadii ay dalka xil ka qaban lahayeen wan hormari lahayn runti
Tani Waxay Cadayn Buuxda U Tahay Farqiga u dhaxeeya hargaysa iyo muqdhiso sabata oo ay atahay yaxye hunter soo eeg muqqalkiisii hargaisa labadii habeenimo ayuu muuqaal drone ah ku dhex duubaayay meel madaxtooyada u jirta 100mter wax ka yar
@@malabey197 dadkoo idil ma wada xuma e hergaysana mdaxaeh noo sarantahyoo waanu jecelnahy alle amniga ha usii siyaadshe malin uun inan booqdo wan jeclan lahaa oon sheikh Mustafa lakulmo😢🌻❤
Waligey wajigaga ma arag hadana waan ku aaminaaa waana kutaagera waxad ibartey alle kasakow wax yaalo aana aqoon badanana aan ku anfacey aad bana kugu mahad celinayaa wll 👍
Waxad soo bandhigtay waxay dad ka kale awoodi waayeen inay soo bandhigaan sharaFi korkaaga ha ahaaTo waxana rajeynayaa in dadkaa daLkooda iibsanaya wax Laga qabTo HOLA SOMALIA❤
Waa midii nagu dhacday bilowgii 2020 ee aheyd inan magaca kanalkeena ka dhabeyno bandhigno laakin may dhicin Sorry Wadankeena U jeedkii ayaan u badalnay qorshihii channelka
Somalia Allow noohagaaji amiin🇸🇴
Aamiin
Mr.Abdihaliim Ali
Aamiin
Amiin
Aamiin🥺
Waxaa codsana in ustaadka garab lagu siiyo howshaan quruxda badan, ustaad waan kaa rali galineena hada nahy dhalinta reer muqdisho.🙏💯❤
Wasax wax halaga qabto arinkaan waa halis
Tani Waxay Cadayn Buuxda U Tahay Farqiga u dhaxeeya hargaysa iyo muqdhiso sabata oo ay atahay yaxye hunter soo eeg muqqalkiisii hargaisa labadii habeenimo ayuu muuqaal drone ah ku dhex duubaayay meel madaxtooyada u jirta 100mter wax ka yar
@@nasirnaska3533 wali waxa badan kaaga dhiman muqdisho farqiga aad sheegisid iska fiiri
@@nasirnaska3533 maxaa kaa galay 😡
@@nasirnaska3533 dadkan bdnkoodu cudur Somaliland nacayb ah ayay qabaane u dhinta wixii Somaliland neceb adna kaagan yari filimka maxaad sanka uga marmarinaysa Somaliland dhawr jeer ayaan ku arkay meeshana waxa looga hadlayay Somaliya u duce waa walaaladene haku diganin is barbardhigana dhaaf
Waa aa Fikirka Dhab ah oo Ka jira Muqdisho Uma maleynaayo in uu Ka jiro Dhibkan Gobolada Kale Ee dalkeena Somaliya Cumar Tani Maha Wax Adiga Keliga Kugu Kooban Sida Aad Ka dhawajisay Anagii Oo joogna Waan Qabna Problemkan Hase Ahaate Amanka Oo iska Xun Aawgii Wad Iska Qarsaneysaa Sharafi Korkaaga Ha ahaato Masuul Well Done..
Way jirata ee ha inkirin alle kabaq
Wadankeni dhan waa musuqmaasuq
Omar intaas waxaa ka badan inta kale ee aadan ogeyn sxbnaa waxaa jira waxyaabo hadiii aad ogaato xitaa aad ka quusaneyso Muqdisho iyo guud ahaan dalka
sxb dal madaxdiisii ay iyaga baad qadanayaaan goormaaa ayay hagagayaaan ciidankana hadii mushaarkooda si joogto looosiin lahaaa musuq masuqaan illaa xad wuu yaraan lahaaa
@@mohammaddeck warkaaga waa sax
@@xaawocali5439 mahadsanid 👏
Maya ugaas arinkas waxay khaas ku tahay muqdisho ma aha dalka oo dhan
Intaas Waxa ay idin gaarayaan Runta iyo Wadan jaceylka Ee maaha Kibir iyO isla weyni Ee Walaalka naga weyn way kugu dhacday Waliba madaxeena Ku qaadO Asalaamu Calaykum .
Anigu dalkan horaan uga quustay,, Hal talo iga qaado omar inshaaraw , mar hadii aad nimankaas musuqa dhex jiifa aad ka dhawaajisay , fadlan muqdisho iska soo bax.
Wabilahi tawfiiq.
Rayi wanaagsan
@@farhiakaftan7689 Heego
@@saedibrahim441 macanheeda erygaas Bro
@@farhiakaftan7689 ereygee!!
انا للاسف تم نقلي الى مراكز الشرطة اكثر من مرة في هرجيسا، فقط بسبب حملي للكاميرا ولكن ما حبيت اتكلم عشان ما اشوه سمعة البلد قدام اخواننا العرب.
هذا الموضوع منتشر في بلدنا من شمالها الى جنوبها وللاسف ما له حل، لانه صار طبيعي. 🌹🌹
والله انك صاج يا ناجح بلادنا استوا مثل مقبره وحالته تقطع القلب الله يستر بس
انا من متابعينك بو هلولي. وطنا الصومال مو ما فيه شيء إلا اخترب الدنيا اطورة وحنا الحين ما تعدينا خطوه لا في نطافه ولا في امن زباله ورا زباله انا كنت ساكن دولت امارت خاستن امارة راس الخيمة ١٠ سنين و وصلت صومال ٢٠١٠ وهي تعور القلب ولي الحين ما تغيرة في شيء
@@GGuulleedd✔ الصومال
ارض الصومال ❌
😐😞
@@GGuulleedd انت ويش قعد تقول شنو قصدك بطبت ويش كل هدي وساخه يا آدمي صومال واحد ولا يقدر أن يفرقها واحد تافه مثلك مالت عليك
Waa sax, Alle dalkeena ha hagaajiyo, waxaan ku rajo weynahay inaan noqono dalka ugu wanaagsan adduunka.
cumar inshar allaha ku barakeeyo walaal.
nio nin engrisa ma lahadle mxa somaligaga ku didy🤔🤔
@@abduwalimohamud3246 mahadsnid saxib wan badalay qoraalka weliba adi dartaay.
@@jeylaniali9370 MashAllah qof qadarin miiran baa tahay! May Allah bless you brother.
@@kamaalhasan763 mahadsanid saxib.
One love team Ogansho isboqdh ♥️♥️🥺
Adiga nin xanuunsanaa thy
Waa inlaguu duceeya booqasha dawadada ma ahan
@@kabayareyare4966 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@kabayareyare4966 markan dooxa somaro waa dhabecadodee haciyan Dameruhu dameer cadiya tahay even u don't know how to speak someone someone
Alle dadkeena ha fahansiiyo wanaagga.
Majadsanid Cumar Inshaar
Vedio kan qofkii dhameysta ayaa si fiican wax ugu fahmi karo🤔
Waan sax wllhi markaa dhameystay wax badan aan ka fahmay videokaan
Waa runtaa Baaraka Allahu fiyk
Wlhi bro labada misaajid eed shegtay waxey iigu jireen qorshe ah inaan macluumaad kaso sameeyo 25 bishaan insha allah, lkn ilaah baan tala saaran 🤲🏽
Xamar caasimada umada somaliyeed sumcadeedu waajib Bay inagu tahaY hadaanu nahay somali allow brakeee xamar
From hargeisa
Ina ader taasu waligeed hagaagi mayso
Waar nio Waax xamar ladhoho majirto wa quruun aqashh
@@bisharahmedbishar4676 cuqdad baa ku dishay neefow nabigeena Mohamed scw wuxuu yiri waxaad naftaada la jeceshahay walaalkaa la jecloow mafahantay xamar waa caasimadeena adeero ruuntaan kuu sheegayaa hadaynu Somali naHay
@@aliyare3898 Waa ruunta lkni dadki ba daad xuun Aniga xitaa reer Mudisho ba ahy fahimta Bro let me tell I you I love muqdisho more than you
@@bisharahmedbishar4676 OK wllo reer muqdisho waa tahay sax muqdishona waa wada leenahay soomali oo dhan Bay caasimadeedii tahay lkn waa in aanan cid uga daba fadhiisan dalkeena oo aynu dhisano hadaynu nahay dhalinyarada waa waajibkeena insha Allah wakhtigeena waa lagaari Waynu iska sugi insha Allah
6:21 Waxan muqalka ojojiyay inan qoslo waxan oo dhanway iska tagi insha allah cumarow
Insshallah
Sxb Cumar waxeey aheyd in aad iga waraysato aniga mida iga qabsatay oo Aan xittaa ku sigtay in la I toogto, ilma yar oo Bistoolado loo dhiibay ayaa meesha la daadshay oo muuqaal duubistaba sas ka qaba Cajiib🤔
salaamaad , alxamdulilaah cala salaama .
ماشاء الله ماشاء الله ربي يحفظكَ من كل شر ومكروه 🥰
Walaal dalkena waa dal tariiq dheer leh haa lakin waxan musmasuqaa waa wax ha da na haayo oo dalkeena dib u dhigaayo insha allaah guul ayan gareenaa
Haa dhabta muqdisho taalo ayaa ah
Waaka xumahay wadankaga hooyo inaa xoriyad la.aan kuadeerntid
My bro keep going
Waa arrin xanuun badan wlaal keep going ayaan ku leeyahay
You touch the Reality Mr omar inshar
Masha Allah eebow Hora usuco waana ina ufas la sameeya dhinac dulada oo arimahan oo kale ka hortago la ano waa ciiyl in muwadin somaliyeed dalgiisa xur ku eheen نسأل الله العافية والسلامة
Mashaa allaaah
Jazaakalaahu kheyran
Igul saliya xabibkena mohamed «scw»❣️
Mansha Allah Eebe Wayne Haku Dhoowro Walalkay Cumar Maxamed Inshaar
Aadban uga xunay waxa kugu dhacay wll cumar
Xamar ayay dhibaatadaasina ku eegtay ee alle khayrka hagaradsiiyo aamiin
Wallhi waa nasiib xumo
Ilaahey haa inaga hagaajiyo aamiin 🤲
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا
اللهم صل وسلم على سيدنا محمد ❤️
Cumar inshar waxba la tusay waxna waa u hadhsanyihiin, hadii aanu muqdisho ka laaban.💯💯✅
Masha allah wllo
بارك الله فيك
كلامك صحيح
Mashaa allh wllkey somaliaya wan jeclahay illahey nawad haka dhigo
That's true seriously 👏👏👏👏
wlh waa wax aad looga xumaado wadankeena dulmi ayaa kabuuxa subxaana allah
Masha allh my dear youtuberkeyg Omar inshar 🥰
Waa wax laga xumaado runtii Ilahey dalka nabad haynoga dhigo ❤️
شكرا لك الف مره
The one N only Legend ogaansho Keep up
Somalia is A Bueatiful Country 😊🤍
Masha allah brother 🙏❤
Shukran wlll cumar🥰🥰🥰
Since you talked the truth be careful my brother 🙏🏽
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin.
What a meaning?who understand??say something
@@c.m.a.1937 sxbow ma ila aragty dadka sanadkan jiro af English ee wax kle umaleyan, war luuqadiina hormariya kuna hdla, kuna qanacsanada jecladaneh
Exactly brother. These corrupt warlords still influence our law enforcement/soldiers. May Allah guide them from ignorance.
Dadkaan ruunta wii necabyihin.
Hhhhhh stop is not a Bollywood movie 😆
Xaqiiqada jirta ayaad sheegtay
Mahadsanid
Subhanallah muqdisho waxas kamafileynin 😢
Maalin walba ayee waxas nagu dhacdaa hadana ma'aragno qof kahadlo
@@mohamedofficail8866 wlx umamaleynenin inay arintu sithas taxay 😢
@@kashuusevenk7 dadka dhaman wxe leyhn kuwo fican iyo kuwa xun lkn askarta bdnkod wa kuwo xun sbbta ne wxay thy in aan la barin dhaqanka wanagsan ee keliya la baray sida xabada lo rido
@@MKMuzak wllal taas wadanka dib udac weyn ayay ukeni hadan lagaqabanin dadkas
@@kashuusevenk7 hadii loogu tala galo wx bdn ayaa laga bedeli kra oo laga qaban kra lkn dowlad qabiil lagu dhisay hormar ma sameneso hadi shacabka ay ahan lahayen kuwo iyaga dorto madaxdoda wx un wa iska bedeli laha Ilahay markasta waxan waydisanena kuwena xun iyo kuwena wangsanba inu jidka toosan nagu wada hanuniyo noona dembi dhaafo dhamantenaba. Adiga waa mahadsanthy wll
Sxpow hdalkan waxaa dareemi karaa omar inshaar qurbahaa qofkii joogo
Wadamadan aan qaxootiga ku nhay xita waa barnay mel walba laalush lala taaganyhy iyo qararac wax fududees
Subxanallah waa arin naxdin leh subxanallah
Waan kaxumahay wllhi waa laga gudbi doonaa insha allah
You need to organize a union. Join all the Somali Journalist and battle this together. InshaAllah
Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor, halkan afafqalaad dhammaantoodba loogagama baahna weeyna ku liidanyihiin
Mahadsanid omar xaq ayad ku hadashay muwadin ilahey haku xafido Runti wa wx lga xumado 💔😭♥️ 🇸🇴🙏👑
Maxaad garabsisaa adaaba malin walba wadoyinka lagaa celsha oo lagu dhahaa mamari kartid Ama lacag iskabixi
Alow Somalia 🇸🇴 nobadbadi🤲
Tani Waxay Cadayn Buuxda U Tahay Farqiga u dhaxeeya hargaysa iyo muqdhiso sabata oo ay atahay yaxye hunter soo eeg muqqalkiisii hargaisa labadii habeenimo ayuu muuqaal drone ah ku dhex duubaayay meel madaxtooyada u jirta 100mter wax ka yar
Aad baan ugu xumahay omar inshaar
Fadeexad aad ufooL xun insaas LaguuLa dhaqmaY wllky 🥺
Guriga nabada ee puntland imow wllky 😍
puntland boqortooyo
@@hapyyhilwa2831 aad iyo aad
Puntland taariiqda taalo maxay tahy caasimadeeda dhamba 20sano jirwaaye🤣🤣🤣🤣
@@cabdifataax4085 baxsoo baro dhulkii uduga 🥰
Waa run Puntland iyo Somaliland waxaa degan dad nasab ah
Wow omer🖤 really xaqiiiqda dhabta ah ee taalla waddankiii ayaad ka hadashy🙏
Waaw ✅
Cumar ✅
Dhabtii = really = حقىق
Hal adeegso tan soomaaliga
Kajirta ✅
Ilaahay khayr ha ku siiyo. Halkaa jihaadka ka wad
maansha alaah alaha ku xifdiyo nin wanaagsan baa thy
سبحان الله الحَمْدُ ِلله الله أكبر
Masha allah keep going sxb waa kutaageeraa
Somaliland kaalay hoygi nabada macha allah ilaahay hano siyaadoyo
Somaliland wuu yimid wuxuuna yiri cid kula hadleeyso ma jirto. Maxaad u duubeeysaa wax ku dhahaayo ma jirto.
Ayada xitaa waa 🇸🇴 somalia lasoco
@@inamahamad9428 afkaad katidhi dhulkii dhiigow
Soomaaliland ✅
Soomaaliya ✅
MaaShaaAllaah ✅
Maa Shaa Allaah ✅
2 cabdibile horay ukaxeyso ustaadi 🙏🏾
M.nsha allh wll halkaa kasiiwad waad guulaysan doontaaye🔥
Lagend ogaansho 500k coming soon 🔥🔥💪🇸🇴
Keep going 💪brother
@Marian Qurac waa sax wll
Walaal Allah ku aman sado ayuun iyo aaqiirabaa
Dad ayaa laga yaabaa inay si khaldan kuu fahmaan ustaad , inta badan arrintaan way dhacdaa si maalinle ah ayaana u argnaa caadi ayayna nala noqotay oo waan laqabatinnay
Xafiis dawladeed maanta wallaadan si xalaal ah wax uga soo dhamaysan karin illaa inyar mooyee hadana sida muuqata xafiisyadii alle bayba lagaleen wlhi waa ayaan darro , Ustaad waan kaa raalli-gareynaynaa haddaan nahay dhallinyarta soomaaliyeed arrinkaan kun iyo kow jeerba 🙏❤️
Meel ubaahneed kahadal ayaad kahadashay masuul 👍👍
Mashallah ❤️ horay usoco inshallah wall
Cumar inashar Allah ku xifidiyo
Omar inshaar Legend 👑 waxaad ka hadashaa mar walba wax ubaahan inlaga hadlo 10 adi oo kale ah hadii ay dalka xil ka qaban lahayeen wan hormari lahayn runti
Omar insharow Allah hakuxifdiyo wll mcn
M.a wllkeen omr guuleso
I always support you ❤❤❤❤
Rest In Peace jaalle siyad 🇸🇴💯❤️
Ameen
Criminal man ayuu ahaa boqalaal kun oo qof ayuu dilay ilahana kala xisabtami dona
Ninkii shuuciga ahaa ee xasuuqay culimadii iyo rayid. Wuu dhintay imikana waxba kama sheegi
Laakiin ilaahay ka baqa carruurta afwyne.
Ninkaa hadalkiisa maad nagadaysid
@@musliman8886 soomalida dil mooyaane sikale wax ku maqaataan ,markaa way u qalmeen inuu dilo, dilitaan ayey dowlad ku ahyeen maanta markii laga daayayna waad arkysaa halky marayaan iyo bilaa dawlidnimadooda.haatana siyaad barre maaha hogaamiyihii qudhiyeee wax diley hunno. Siilaanyaba xasuuqu la gaysty buuhoodle MXAA looga hadli waayyey
Wa dhibaato jirta allah hanaga caafiyo
Thanks bro ilaahay hakaa jazai siiyo xaqa aad gudatay, waayo runtu waa xaq in la sheegay.
Waa arin jirta runtii cumar ciidankaa maxa ka shegesaa dadkii dalka xakumayay ama madaxda u ahaa ayaaba sidaa kula dhaqmaaya xaqiiqda inaa dadka u soo godbisaa waa arin muhiim 🙏😰😰shukran C inshar
Waankugu ceebeysanahay wllhi cumarow 👍😭💔
Waa musuq masuq aanba aan ugu dalxiisi la nahy dalkeena 😢💔💯
hhhhh wllo malaguu diiday adna samira
Tani Waxay Cadayn Buuxda U Tahay Farqiga u dhaxeeya hargaysa iyo muqdhiso sabata oo ay atahay yaxye hunter soo eeg muqqalkiisii hargaisa labadii habeenimo ayuu muuqaal drone ah ku dhex duubaayay meel madaxtooyada u jirta 100mter wax ka yar
@@nasirnaska3533 Hargeysa waa dhulkeenii lkn dadkii ayaa xun wadanka maahan
@@mohamedawfaas7347 💯💯😢
@@malabey197 dadkoo idil ma wada xuma e hergaysana mdaxaeh noo sarantahyoo waanu jecelnahy alle amniga ha usii siyaadshe malin uun inan booqdo wan jeclan lahaa oon sheikh Mustafa lakulmo😢🌻❤
Waligey wajigaga ma arag hadana waan ku aaminaaa waana kutaagera waxad ibartey alle kasakow wax yaalo aana aqoon badanana aan ku anfacey aad bana kugu mahad celinayaa wll 👍
Xaqiiqdii arin jira baad ka hadashay waxaan rajeyn in fariintaada ay gaari doonto laamaha dowlada. İnshallah
Xalbaana loo heli mahadsanid Ogaansho
Subxanallah, accudubillah, waa waxa dhalinteena duleeyay daruuftanna Nagaliyey..
Mashallah wllo thanks
WE LOVE OGAANSHO 💘❤💗💜💕♥
Ustaad sxb hakufugaani caasimada inaad sidaa ugu sameeysay dumaan
9:50 mins thank you walal. Absolutely dibato ad qarsata adi uun bay ku qurmisa ba hore lo yiri
Omar inshaaroow waan daacad qoslay 5:59
6:12😂😂maxaan canjeelo ugu quraacdaa subxwalba🤣🤣Walhi si daacada uqoslay
Masha Allah
❤
cumar inshar chanelska ayuu love u saaraya uun inta ila aragtay farta taag.😀😀😀😀😀😀
May Allah bless you all
Lol, wa iga qoslisay, is Garo may ku dhaheen. 😂
Well. Wa wax laga xumaado inay saas u dhaqmaan.
Adiga na best of luck. 👍🏾
😂😂😂😂😂
Waa ayaan daro wayn walahi in qof wadankiisa u yimi inuu caalamka la wadaago quruxdiisa in sidaas loola dhaqmo.
Be careful and Go forward bro🐐✌️
Waxad soo bandhigtay waxay dad ka kale awoodi waayeen inay soo bandhigaan sharaFi korkaaga ha ahaaTo waxana rajeynayaa in dadkaa daLkooda iibsanaya wax Laga qabTo
HOLA SOMALIA❤
Waan kaxumahahy cabdi xaafid xafidullaah
Subxana allah waa wax laga xumaado
Musuqmaasuq soomali waa meheradeeeed 😭😭😭😭😭😭😭
Alle hano hagaajiyo asaga be awood ulleh
FROM MOGDISHO ISMUUJIYA 👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴
muqdhisho baad yaahuu
AlxamdulillaH 4 Masjid Oo weyn ayaa Iiga muuqato oo kala ah Al-muslim,Al-raxma,Bilaal oo Wali la furin iyO Al-qaaliq Warta Nabada iyo H/wadaag ku kala yaaliin .
Mahadsanid walal
illahay dadka ha inoo hagaajiyo
Ustaad cumar wadankan waa musuq zaa id waxa wangsan in qof dowlada kujiro cml aad wadatid
Waa midii nagu dhacday bilowgii 2020 ee aheyd inan magaca kanalkeena ka dhabeyno bandhigno laakin may dhicin Sorry Wadankeena U jeedkii ayaan u badalnay qorshihii channelka
wll omar waa laga yaabiyay wlhi.
Lkn daarul salaam illaa suuq bacad soo booqo .
Kabahaa laga saaraa
@@rabitaloudaa32 markaa kabaha ha saareysid ma magaaladaa ka xigtaa
@@rabitaloudaa32 kk waar ninku waa laandheere ogaadeena nacasoow
@@rabitaloudaa32 waxii laga hadlayey halke kaa mareen sxb kucayimaye dadka xun adgaraneysid gaarsii
Omar inshaar kuwa turkey gu tababaraan waa kuwa ugu qamra cabis badan somalia wa meel dhimatay runti