YURUB GEENYO MAXA HELAY GARASHADII OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 220

  • @AdnaMohamett-i4u
    @AdnaMohamett-i4u ปีที่แล้ว +3

    Wlhi heesatanii melo badan ayaya tabanysa saw mahn allhayow iga reeba qalbiga uu dhabaya uf dheh imka halkeena ka deena farxdana aan haystay yaakhii 😭😭😭😭😭😭💔

  • @LaylaMaxamed-wt2ut
    @LaylaMaxamed-wt2ut ปีที่แล้ว +2

    Wlhi qofka eryaad qoraya wa qof wax garada allow ku xafid wll❤❤

    • @ahmedhassan648
      @ahmedhassan648 6 หลายเดือนก่อน +1

      Thank you walshay

  • @zaka5173
    @zaka5173 ปีที่แล้ว +3

    Sowtu Raxma my sester Alfanaan yurub genyo waaw Masha Allah xabiibti boqorada soomaaliya guuleso wllsheyda guul wcn abaayo ♥️♥️♥️❤️♥️❤️♥️❤️♥️❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @rahmamahdi4259
    @rahmamahdi4259 ปีที่แล้ว +8

    Allow wxn rabo heygu dhipin yaa rabiii😢😢😢😢aniga howshaa jaceyl
    😢😢😢sow imey halleyn😮

    • @daahiromar7178
      @daahiromar7178 ปีที่แล้ว

      Aamin Alle hano wada sahlo io jcyl hagagsan

  • @allahismylife1206
    @allahismylife1206 ปีที่แล้ว +5

    Yurub mahamed abdi zowtu rahmada kaliyee qalbigayga gilgilsha ya salam ❤💢💯👋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💕

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว +8

    Yurub walal gacaliso write ✍️ the lyrics for us the song is pure gold 🪙🥇 MashaAllah keep going

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 ปีที่แล้ว +5

    SAWTU RAXMA YURUB MOHAMED ABDI YURUB GEENYO TAAGEERO BUUXA AYAAN KU AHAY 💯 💶 💯
    AMAZING 👏 VOICE 💯 💶 💯 GEENYO NOOLLOW
    BEST SONG 🎵 ❤️ 💯 💶 💯

  • @AdanIsacAliIbrahim
    @AdanIsacAliIbrahim ปีที่แล้ว +1

    Dhaxaan murugtii Kuu xuroo macaan xila kumarshee intaan heeso kuutirshee mahaa helay garashadi hantina caashag baa

  • @engabdirahmanaidid7726
    @engabdirahmanaidid7726 ปีที่แล้ว +8

    Yurubey Goorma Garasho Laga Tagay

  • @nasraahmed5697
    @nasraahmed5697 ปีที่แล้ว +7

    Naftan hiilbay rabtaa waa rumtaaz wax dremay rabtaa naftni lkn mee de wax xun moye wax wngzn wuu ku yryhy naziib wcn rajynyaa🥲

  • @drmahdinuur4698
    @drmahdinuur4698 ปีที่แล้ว +5

    Sowdu raxmo markaa ubixiyay waan ogaa inay thy ruux cod macan ❤❤❤❤fanka markaa ka baxdo iigu danbayso aniga 😢

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +8

    Love is understanding an important element that makes love perfect 💖💖💖💖💖💖💖 outstanding voice Yurub Geenyo❤❤❤❤❤❤🎉😂❤😊😊😅😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asmahasan6428
    @asmahasan6428 ปีที่แล้ว +3

    Aniyo yurub geenyanba
    Si wayn ayay qalbigu
    Noo dhawacan yahay
    Mid aan dawo lahayn
    Waliba inta cirku noo
    Jiro ayay noo jirtaa
    Farxad wale 😢😢😢😢😢

  • @rahmaali2697
    @rahmaali2697 ปีที่แล้ว +5

    Yurub adunka ugu jeclehe cotkeetha from kenya

  • @BaroonCabdi-z2u
    @BaroonCabdi-z2u ปีที่แล้ว +1

    Yurub maxamed cabdi mathars ❤❤❤love

  • @barwaqoosman6121
    @barwaqoosman6121 ปีที่แล้ว +6

    Yurubeey maynu calaacalna uun😂😩❤️🥺ala qalbiga wliga adoo qlpiga ka gubanaya dibnaha qosl maku qasabga😢

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 ปีที่แล้ว +4

    Yurubey TH-cam waa kaso dahti wlhi . Hormar wacan

  • @Kaabanuura1433
    @Kaabanuura1433 ปีที่แล้ว +8

    Yurub geenyo my fanaanadayda aad ban u jeclahy wlhi yurub fanankasto so baxa iyada ayaa iiga Qiimo badan meelkasta iyo markasta wxan ku rajaynaya farxad my Quen wxad daawaysaa quluub badan aan anigu kow ka ahay
    Heestani si gaar ah ayay iitaabanaysaa😭❤
    Alle intii is jecel haysu so dhaweeyo🤲🤲

    • @sshigsshigow
      @sshigsshigow ปีที่แล้ว

      cajiib waxaasaa jaceyl ah

  • @ayaanismail5516
    @ayaanismail5516 ปีที่แล้ว +5

    Quruxdii oo qofa codkii oo qofa

  • @ismahaan8117
    @ismahaan8117 ปีที่แล้ว +3

    Yuruub geenyo yaa ciilay hoorta cabd fataax midan aahan

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 ปีที่แล้ว +1

    Axyaa cod ❤❤❤ sawtu raxma

  • @ridwaangoohe344
    @ridwaangoohe344 ปีที่แล้ว +4

    Manshalah sowtu Raxma shodhadeydi Boqorada Coodka

  • @haboondeeqaofficial4610
    @haboondeeqaofficial4610 ปีที่แล้ว +4

    masha alah sxb marna dumashiday yurub maxamad cabdi yurub genyo wan ku wata 🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Walal isoo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh

  • @wardasuldan5758
    @wardasuldan5758 ปีที่แล้ว +3

    Yurubey goormaad masala View timi waba jarkaygee waxba noma dhexeyane hhh

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 ปีที่แล้ว +3

    Yurubey walaalo cod dahab I luv your song 🎵 💖🥰🙏

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle ปีที่แล้ว +4

    Yurub geyno respect abyo long live ❤😘

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 ปีที่แล้ว +1

    Yurub gennyo❤❤❣

  • @sundusabdirizaaq
    @sundusabdirizaaq ปีที่แล้ว +4

    Yurub teeena 😊❤sawtu raxma

  • @ayaancabdi6750
    @ayaancabdi6750 ปีที่แล้ว +4

    Poqorada jacaylka respect 🙏 👏 🙌 👌 💯 ❤ 🙏

  • @zainabkalgacal5179
    @zainabkalgacal5179 ปีที่แล้ว +5

    Yurub geenyo alle haku xafido inder masale view jawigiisu hadal ma karayo

  • @allahismylife1206
    @allahismylife1206 ปีที่แล้ว +4

    Yurubey walhi wan ku jeclahay waliba aaad waxa u shabahda qofan ifka ugu jeclhy 🥰

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Walal isoo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh

  • @abwaancaqlisame
    @abwaancaqlisame ปีที่แล้ว +5

    Sawtu raxma👑Yurub geenyo 👏👏

  • @somalisonglyrics8509
    @somalisonglyrics8509 ปีที่แล้ว +6

    Yurub geenyo my fav singer🎻♥️

  • @nimo4971
    @nimo4971 ปีที่แล้ว +1

    Yurub beautiful

  • @abdimogueh4815
    @abdimogueh4815 ปีที่แล้ว +3

    Yurub geenyo the best voice last year mashallah

  • @Kaabanuura1433
    @Kaabanuura1433 ปีที่แล้ว +25

    Wxaan ka gubanaya qalbiga ma garan karo sababta aan sidaa ugu jiro😭
    Haa wxan jeclahy qofka, ilaa hadana wuxu ka midyahy asxaabtayda wxan isku dayaa Inan uso dhawaado hadana dib ayaan isu qabtaa ano aaminsan inu jirin xagiisa rabitaan waayo qofka markasta xidhiidhiyaa wa aniga qofka ka warwaraa wa aniga qofka jecel isaga wa aniga wxaan ka Cabsada hadaan is idhaahdo usheeg inad jeceshahy armu inta ka badan ka si fogaadaa💔😭 aduunka ayaan u jeclahy balse ma oga isagu mana jecli inan dareensiiyo waayo wa ibnu aadam laga yaaba inu iga si jeesto wxaan la noolahy xaalad jecel oo xanuun badan blse ma oga😭😭 kelia wuxu moodayaa inan asxaap ahaan uxidhiidhiyo balse macnahu inta ka wayn ilahy wxan ka baryaya inu fahansiiyo jacylkan u qabo xadiga uu le,egyahy markasta sacadkasta iyo xiliwalba xitaa iminkaa aan qoraalkan qorayo wxu ku jiraa niyadayda wana riyadayda ugu wayn helitaankiisu 😭😭 yurub geenyo wxay ka mid tahy fanaanada aan heesaheeda ku dareemo Dareen gooniya wlhi 😭😭😭😭💔
    Dhaxaan murti ku huroo
    Mcn heello ku marshoo
    Intaa heeso ku tirshee
    Maxaa helay garashadii
    Naftani hiil bay rabtaa
    Halbowlaha lo dhayana
    Intaan way ku hamidaa
    Aniga hawsha jacayl
    Saw ima halayn
    😭😭😭💔

    • @fartunmohamud9179
      @fartunmohamud9179 ปีที่แล้ว +1

      Allaha kuu sahlo xabiibti waad helee insha allah

    • @queennuura6818
      @queennuura6818 ปีที่แล้ว +3

      😭😭😭😭wllo mcn anigay qisadasi igu dhacday mudo ka dib marki aan u sheegtay jid dheer ka dib wuu igu gacan saydhay wlhi imika 7 years bay maraysaa ila hada waan naawilaya balse wuu iga fogaday😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wxn rajaynaya inu nabsigaygu ku dhaco mar uun

    • @Kaabanuura1433
      @Kaabanuura1433 ปีที่แล้ว +2

      @@queennuura6818 waa sababta aan uga baqayo inan usheego 😭😭

    • @abdirahmanahmed2547
      @abdirahmanahmed2547 ปีที่แล้ว +1

      @@Kaabanuura1433 talo ahaan waxan kuu siin laha inaad qoraalkan u dirto iyo heesta
      Ka dib markuu ku weydiiyo cida aad sheegayso aad ku tidhaahdo waa adiga.
      Haka bixin nasiibkaaga wll

    • @hassandweeu4096
      @hassandweeu4096 ปีที่แล้ว +2

      Talo ahaan waxan ku siin laha in aad la hadasho qofka si kasta ha kugu adkate wayo xaladan aad ku jirto mid ka duwan bad geli lahayd hadu ka yeelo iyo hadii ka diido ba lkn hada naftada meel cidlo ah bad ku silcinisa

  • @bobbyhuska6758
    @bobbyhuska6758 ปีที่แล้ว +35

    Nabiga Hadad jaceshahay lovta hayla dhafin❤️🥺

  • @ahmedgurxan5068
    @ahmedgurxan5068 ปีที่แล้ว +6

    2014-2019 waxaan is oron jiray yurub geenyo qalbiyada mucashaqiinta ya uga warama wakhtigaas hees walba oo ay soo saarto xaalad markas jirta ayey ka hadlaysay
    Gaar ahaan heesta ( NAXLI )

    • @dekanadifhassan6196
      @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว

      She's also a human being she knows what's going on in our community

  • @zamzamabdi5279
    @zamzamabdi5279 ปีที่แล้ว +2

    Yes geenyoo love from baligubdlee.

  • @ccasiiscismaan9098
    @ccasiiscismaan9098 ปีที่แล้ว +1

    Yurub geenyo sowtu raxma

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +49

    Hadal Afkaaga Kasoo baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎{ ﷺ } ❤️😭❤❤❤🇸🇴🥰🥰🥰🥰💢💯❤🤍💚💟
    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan

    • @bashirhassan744
      @bashirhassan744 ปีที่แล้ว

      SAW

    • @maryamabdi632
      @maryamabdi632 ปีที่แล้ว

      sallalahu calayhi wasalam sallalahu calayhi wasalam sallalahu calayhi wasalam sallalahu calayhi wasalam sallalahu calayhi wasalam sallalahu

    • @hanadahmed6322
      @hanadahmed6322 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @maxamedaadan8422
      @maxamedaadan8422 ปีที่แล้ว

      صلى الله عليه وسلم

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
    @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 ปีที่แล้ว +3

    💐ubax iyo adaa haga dareenka
    Uduga iyo dheehii jacayl qaba
    Dareenka codkaagee mid kula midaa
    Mikaad dareenka qalbi kuladhee
    /)???💞

  • @muneraaaa11
    @muneraaaa11 ปีที่แล้ว +11

    Hal wax ayan idin sheegyaa kuwiina mucaashaqiintow
    Qofka aad wax Kaste isla soo marteen ood noloshada siisay marnaba wado cidla ha uga tagin garab isku noqda oo is ilaashada jacaylku waa hantiye❤️🥹
    Ha isku nicina dantaa waayo aduunku wuu is badali karaa is daryeela oo isku naxariista ilaa intad guulaysanaysan gurina wada tagaysan
    Markad isku dhacdan qalbiyadiina isku dhayaa dhakhtaro idinku isku noqda ha aqbalina inuu midba goonidiisa u ooyo isago u bahan qofka kale
    Wad kala hinaasi kartan,wad isku cadhoon kartan ,
    Wad kala amus kartan, oo jacaylka dhabta ayan intasiba leh balse ha qarinina dareenka gudihiina ku jira ha laysku soo dhawado oo ha lagu nolado jacayl 😭

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan6724 ปีที่แล้ว +4

    My yorub geenyo cod Dahab

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 ปีที่แล้ว +12

    fanaanadeena yurub uma qalanto 5000 kun subscribe kor uqaada siday inoogu hagar baxdo hesaheda kor uqada 😭🥰🥰🥰🥰🥰🎉

  • @suleimanabdirahman5295
    @suleimanabdirahman5295 ปีที่แล้ว +1

    Sawtu raxma keeeep going

  • @abdallaahmed9105
    @abdallaahmed9105 ปีที่แล้ว +1

    Yurub waay waynatay

  • @hibomoud1565
    @hibomoud1565 ปีที่แล้ว +16

    Yurub ma chanteuse préférée tu chantes avec beaucoup d'amour

  • @kingsudichenail1963
    @kingsudichenail1963 ปีที่แล้ว +7

    Sotu Raxma 🥰 Yurub Genyo

  • @Odey.biiqay
    @Odey.biiqay ปีที่แล้ว +1

    Fanaanadeena yurubgeenyo gold voice halookalakiciyo TH-cam ka

  • @shukranshuku1097
    @shukranshuku1097 ปีที่แล้ว +4

    3 da fanan en dhageyso e hesa soomalida gabdhaha ayad ku jirtaa fananadeeda ❤

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Walal isoo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh

  • @siciidburcaawi7463
    @siciidburcaawi7463 ปีที่แล้ว +1

    Woow nololshay da noloshaydiih

  • @samircagayare6978
    @samircagayare6978 ปีที่แล้ว +2

    Yurub mxamed cabdi geenyo sawtu raxma

  • @SUUGAN1
    @SUUGAN1 ปีที่แล้ว +4

    Mashaaaa allaah yurub geenyo

  • @muhudinali4688
    @muhudinali4688 ปีที่แล้ว +1

    Sowtu Raaxma Geenyo Dhameystiran Nolaaw walashey quruxsan

  • @rayadhawa7826
    @rayadhawa7826 ปีที่แล้ว +11

    Isoduceye waqti adag aan maraaya, seygeyga kala taagna ,axxx qarar nolosheyda uugu fican baan Qatey insh Allah Khyr

    • @ayaandagan668
      @ayaandagan668 ปีที่แล้ว

      Ax ilahy khyr kaga dhigo wll

    • @snrotho
      @snrotho ปีที่แล้ว

      Allah kusalho waxkasto aad jeceshahay

    • @daganmaxamed9378
      @daganmaxamed9378 ปีที่แล้ว

      Qalbiga ilahy haku qabojiyo hno badal khayr qabana Raxmanku baryay inzha Allah qof maraya dhibatads unba ku daremikaree

    • @dekanadifhassan6196
      @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว

      Don't grieve for the person who left instead get ready for the one who's going to knock your door very soon inshallah Allah has better plans for you pray and trust Allah wholeheartedly

  • @mukhtarsalaan530
    @mukhtarsalaan530 ปีที่แล้ว +1

    Wooow axya Sowtu raxma wan ku raaxaysta yurub

  • @mukhtarsalaan530
    @mukhtarsalaan530 ปีที่แล้ว +1

    Yurub waa qaayb nolasha ka mid

  • @sacdaabdilahi1340
    @sacdaabdilahi1340 ปีที่แล้ว +2

    Waw jacayl igadhe sawtu raxma

    • @Sumayawan
      @Sumayawan ปีที่แล้ว

      Walal isoo booqo adoo mahad san subscribe isoo dheh

  • @maxamudobsiye469
    @maxamudobsiye469 ปีที่แล้ว +5

    ereyada macaan
    cod macaan
    iyo
    qurux macaanba
    wad haysaaaa
    yurub geenyo

  • @dekanadifhassan6196
    @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว +7

    Yurub my dear if it were not for you I would've stopped listening to music 🎶 by now but you keep attract me with your beautiful voice 😭😩as much as I want to flee from music I end up coming back 😢iinoolow oo ilajoog

  • @jamilanuuh3243
    @jamilanuuh3243 ปีที่แล้ว +5

    Wooow codka macaan we dagan noolow yyurub

  • @najmakayze463
    @najmakayze463 ปีที่แล้ว +3

    Yurub geenyo ❤

  • @ahmedabdi4729
    @ahmedabdi4729 ปีที่แล้ว +4

    Yurub Mohamed abdi geenyo boqtooyo. 😭😭😭

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 ปีที่แล้ว +4

    Caleek Caleek Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤ ♥ 😍 ✨ 💖

  • @bashirhassan744
    @bashirhassan744 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah nartul jahim Allah nagabadhbadio

  • @naimabarre3099
    @naimabarre3099 ปีที่แล้ว +2

    Kan cod Waa dhaafay waleee

  • @gem2144
    @gem2144 ปีที่แล้ว +3

    Intii garashada leheed wey dhinteen

  • @khadarxasan9899
    @khadarxasan9899 ปีที่แล้ว +2

    Sawturaxma yurub mahamed abdi

  • @mohaahmet7235
    @mohaahmet7235 ปีที่แล้ว +8

    Yurub geenyo qalbiyada dadka heeso tabanaya ayey qadaa inta qadaa 🥺tariikhda somalida baal dahabad kaga jirtaa #Yurub_Geenyoy

  • @abwaanyuusufcabdiraxmaanji1893
    @abwaanyuusufcabdiraxmaanji1893 ปีที่แล้ว +4

    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆Caashaqii Hodonka Ahaa☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    Hanaan caashaq lahaa
    daymadu hubaali lahayd
    quruxda hanashadu lahayd
    hilmaamidu ka hadhanayd
    hubin hagashada lahaa
    hirashada ha halay buu
    hadiyo jeer i yidhaah
    halbeeg caashaq hirkii
    buu wali hiigsadaa
    hayaan wakhtigu ku jiro
    mar ha marin habaabino
    haka dhaafin hareerte
    hubsiimada xusid furaa
    maan halayn garashadii
    xilashaday hoyga u lahayd
    hufnaan dedaal huraan
    ugu diraa habalyada
    hirarkiyo fariimaha
    baan hagaag ugu dira
    salaamaha caashaqu
    ku huraan kuna hirtaa
    habeeniyo maalmahee
    haboon garashadu lahayd
    miyaan xusid halmaamay
    hodon caashaqii laha.
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆Abwaan Yuusuf Cabdiraxmaan Jibriil☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆ABWAAN JIBRIIL YARE☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆Wabilaahi Tawfiiq☆☆☆☆☆
    ☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆☆

  • @abdirisak972
    @abdirisak972 ปีที่แล้ว +2

    Mamo yurub anoo tar ilaa hada codkaga kama cajiso

  • @Maxamed__Muuse
    @Maxamed__Muuse ปีที่แล้ว +1

    Yurub geenyo boqoradi codka🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @ayaanismail5516
    @ayaanismail5516 ปีที่แล้ว +2

    Really waa Boqortooyo

  • @Kamalmax287
    @Kamalmax287 ปีที่แล้ว +1

    Waaw codka boqorada yurub

  • @maxamedmuuse745
    @maxamedmuuse745 ปีที่แล้ว +4

    ❤ Axya sawtu raxma

  • @shukrishaaluuofficial6502
    @shukrishaaluuofficial6502 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤

  • @saxansoxoabdimahamed6786
    @saxansoxoabdimahamed6786 ปีที่แล้ว +5

    Hes iyo Bar Weye Hubal Heskan Iyo Daren Cajiiba Yurub Genyo Qof Wada Jacayl Ah

  • @aliindo4283
    @aliindo4283 ปีที่แล้ว +8

    Yurub you are my best singer in this world i always love you and say congratulations ❤ god bless you dear ❤ you always check my heart and make me love you so where are you?, i think the person you research on your love songs will be me, thanks again.

    • @dekanadifhassan6196
      @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว

      Maybe you're her prince charming try your luck and heal her wounds and feel that empty places

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 ปีที่แล้ว

      What a love good luck ❤❤

    • @rahmaali2697
      @rahmaali2697 ปีที่แล้ว

      She is in hargeysa

  • @abdulahihasan3376
    @abdulahihasan3376 ปีที่แล้ว +1

    Heeso wa

  • @sulub5065
    @sulub5065 ปีที่แล้ว +1

    Cod dahabley yurub maxamed cabdi yurub geenyo

  • @sana_qli
    @sana_qli ปีที่แล้ว +2

    Yurub geenyo

  • @najiibcabdi9566
    @najiibcabdi9566 ปีที่แล้ว +1

    War wuxu cod macana m.a ayy

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 ปีที่แล้ว +1

    Eesh calaa fanaanad

  • @kingbariyow219
    @kingbariyow219 ปีที่แล้ว +2

    Boqoradii odkaaa

  • @gujismursal1358
    @gujismursal1358 ปีที่แล้ว +1

    Heesa mcn geenyo

  • @shamai1570
    @shamai1570 ปีที่แล้ว +8

    The excellent voice of the diva ❤️❤️❤️ of all voices splendid

  • @omardanyerow8449
    @omardanyerow8449 ปีที่แล้ว

    Salaada subax ayaan isku taagayaa oo Allah kaabaryayaa sidi Mubarak iyo farxiya fiska deeta visa lottery ayaad igu iimaan ama anigaa kuu imaan halkaa kasiiwad murtida

  • @engsaleeban7687
    @engsaleeban7687 ปีที่แล้ว +1

    Yurub geenyo sawtu raxma ciyar kugu ma bixin

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤is a very 😅

  • @waladhoussein3158
    @waladhoussein3158 ปีที่แล้ว +1

    waw ech cala hees

  • @saylacmediagroupe9844
    @saylacmediagroupe9844 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah yurub ģeeyo Iska Nollow

  • @abdimanan_yusuf
    @abdimanan_yusuf ปีที่แล้ว +2

    Sowtu raxma❤❤❤❤

  • @faraxmaxmud5853
    @faraxmaxmud5853 9 หลายเดือนก่อน +1

    😊😊😊😊😊😊😊

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😂❤

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤😂🎉❤

  • @hodanali4440
    @hodanali4440 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤ inadertya

  • @Myway3801
    @Myway3801 ปีที่แล้ว +3

    You are my favorite Lakin calcalka badan inaga daaa

    • @dekanadifhassan6196
      @dekanadifhassan6196 ปีที่แล้ว

      As long as there's something called love she'll continue calacal

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤😢😢😢

  • @shunmohamedhassan8913
    @shunmohamedhassan8913 ปีที่แล้ว

    HEAVANE
    HEAVANE