YURUB GEENYO HEES XASUUSTII KHADRA DAAHIR HIDO DHAWR SHOW

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • #SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#

ความคิดเห็น • 200

  • @Darwiish12
    @Darwiish12 2 ปีที่แล้ว +18

    Heestan.haben habenada kamida ayan ku murqamay sidi ban ujeclahy markasta wan so boqda💯❤

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 2 ปีที่แล้ว +13

    Masha Allah nice voice fananada Yurub Geeyo heeskii hooyo khadro Daahir cige ilma adeerteey hooyadood big ✊Respect 🥰🇺🇿xafidullaah hooyo Khadro love from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸🥰🥰🥰

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 ปีที่แล้ว +2

      Khadra Allah how naxariisto, ilmaadeerta hooyadood, waa la gartay

    • @khadaraadan4237
      @khadaraadan4237 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤​@@mhassan0163

    • @AbdilahiMed-r5k
      @AbdilahiMed-r5k หลายเดือนก่อน

      😊

  • @warsamebadar3526
    @warsamebadar3526 3 ปีที่แล้ว +8

    Wow. Gantaalaha Yurub Geenyo looma adkaysan karo. Ha socoto hawshu

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 2 ปีที่แล้ว +55

    Adigaan ku yaadshaa,
    Ku yaboohiyaa weli,
    Yuuskana adaa i baray,
    Yablas-ciille igu riday,
    Adiguna yaqiintii,
    Qalbigeenii wada yiil,
    Yeelahaad u goysee,
    Xageebuu yabaal,
    Kaaga yeedhayoo,
    U yahoonsan tahay,
    Iga yaabsatee?
    Adigaan ku yeeshoo,
    Kuna yeelan waayoo,
    Adiguna yahuuntii,
    Yacaygeedii dumisaye,
    Anna waxaan yaxoobaa,
    Weli yuururaa meel,
    Shimbiruhu ka yaaceen,
    Halkeebuu yabaal,
    Kaaga yeedhayoo
    U yahuunsantahay
    Iga yaabsataye? Erayadii Abwaan: Hassan Abdillaahi " Hassan Ganey"

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 2 ปีที่แล้ว

      Waxa Alifay Abwaan Abdi Ali Wey Alle ha u naxariisto

    • @ahmedabdijidhe6663
      @ahmedabdijidhe6663 2 ปีที่แล้ว

      @@cismanabdi2416
      Ich bin somalisch
      Bite kansst du

    • @amedomar3717
      @amedomar3717 2 ปีที่แล้ว

      Love it. Thanks.

    • @nickal2018
      @nickal2018 ปีที่แล้ว

      Erayo sax ah caleek👋

    • @adnaonline
      @adnaonline 3 หลายเดือนก่อน

      Heesta kaliye personality ii qusaysa😢 Anah waxan yaxooba wali yuururaa meel shinbiruhu ka yaceen💔

  • @cabdirisaaqgataachannel6368
    @cabdirisaaqgataachannel6368 3 ปีที่แล้ว +24

    Dadka haddii yurub iyo khadro isu raacaan jacaylbay ku laynayaane maad kadaysaan🤣🤣😁

  • @kederhagy3751
    @kederhagy3751 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ha hawnaxariisto legend Khadra dahir Aamiin.yurub did excellent reminding thanks Yuri geenyo

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 2 ปีที่แล้ว +5

    Yurub geenyo waxan kaga fadhinaa heesti khadra daahir e wa iska xaal aduun plz ❤🙏

  • @mustafeahmed4274
    @mustafeahmed4274 2 ปีที่แล้ว +3

    Wow khadra love vs yurub geenyo love
    Iyo heesihi dhaxal galka jacaylka ahaa

  • @JalagoBaraf
    @JalagoBaraf 4 หลายเดือนก่อน +2

    Tu est la meilleur chanteur au Somalia vive Yurub Geenyo ❤❤

  • @nugaal7690
    @nugaal7690 3 ปีที่แล้ว +13

    Yurub geenyo alle haku amaan sado cod ka waxan jeclan lha ado quran ka alle ku akhriya

  • @maxamedyuusuf3656
    @maxamedyuusuf3656 3 ปีที่แล้ว +13

    axsan codka wlle aad ayaan uga helay god

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 ปีที่แล้ว +1

    Sawtu raxma yurub mohamed abdi geenyo ❤ alle haw naxariisto boqoradii codka khadra daahir cige ❤ aamiin

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks a million 😊😊😊😊 yurub for singer the late khadra Dahir song

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 3 ปีที่แล้ว +14

    Fanaananada sigaara u tageero Allaya cizk Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤🌷🔥💘💟🔥🏆💯💢👍👏💋

  • @yasinmuqtar1496
    @yasinmuqtar1496 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaaaahw yurub duni kle ka timi
    Inkastoo aan kasii jeclaan lahaa kaban sidi kii daaud ah Inad kuso qaado WALIBA heesahaga dhamaantod

  • @abdilaahiahmedmohmud5262
    @abdilaahiahmedmohmud5262 2 ปีที่แล้ว +4

    Yurub geenyo si gaara Ayay ugu xaragoota heesah khadr daahir Sawtu Raxma❤

    • @FarhiaFarah-wg5qe
      @FarhiaFarah-wg5qe 4 หลายเดือนก่อน

      Ya, murtiiso Wax taqan shahshahlEEy Brinseseseses boqorad Yartayarta Yartan YariisEey dagan fariidad facyaashay troonEey Qaasatan QatraaayqaranEEy cadayyareey Quruxdumaroo Ya Yabalba Qiimobadan cadceeddumaaroo Ruuneey RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey murwodumaroo

  • @yusufomar6021
    @yusufomar6021 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah ha naxariisto khadra daahir waa hees macaan baden mahadsanid heestani.

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii Xassan C/llahi Ganeey
    Xasuustii Khadra Daahir Cigge.
    Yurub geenyo Boqorad 👑

  • @saedcasioti4358
    @saedcasioti4358 2 ปีที่แล้ว +2

    Woow
    Wxn dhagaysanyey anoo laascanod ka baxay o ku socda ceerigaabo iyo waqti uu dhulku barwaaqo ahaa
    Hadan maalin dhawayd ayn so maray abaaar xun ayaa ka jirta
    Alle ha inaga so furto culayska iyo abaaraha

  • @Haadi-Budul
    @Haadi-Budul 3 ปีที่แล้ว +7

    yurub waa khadra daahir ta hada/samanka waa fanaanad qaaliya

  • @hassandahirabdille7329
    @hassandahirabdille7329 2 ปีที่แล้ว +3

    Yaa salaam . Allaha kuu daayo codkaagan markastoon dhageeysto i diiriya

  • @abdisalanali4114
    @abdisalanali4114 3 ปีที่แล้ว +7

    Ax waa heesahaan dhagaysan jirey barigaan mirqaanka baran jirey

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +5

    Her voice always amazing and joyful 🥰😍🥰 to listen yurub Geenyo the golden voice like no other

    • @Dr.Shiixaaye
      @Dr.Shiixaaye 9 หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤ You can't imagine how much I would Want Have Her Beside Me

    • @mohamedqaray847
      @mohamedqaray847 7 หลายเดือนก่อน

      (Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed).

    • @mohamedqaray847
      @mohamedqaray847 7 หลายเดือนก่อน

      (Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle-eyed).

  • @khalifhaji6396
    @khalifhaji6396 2 ปีที่แล้ว +2

    Inaba caadi masha xulashadaada keep it up

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +5

    Wonderful 👄👄👄 yurub geenyo for keeping the memory of khadra Dahir alive by singing one of her famous songs a million thanks for your kind contribution

  • @Abdikariinkhadar
    @Abdikariinkhadar 3 หลายเดือนก่อน

    Khadra alle hawnaxariisto bari hore sida yurub inagu dhici laha jacaylku

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 หลายเดือนก่อน

    Dadka lama xasdo very sweety voice .the same of mama khadra.🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MawliidMuuse-my4iz
    @MawliidMuuse-my4iz 9 หลายเดือนก่อน

    16/1/2024 habeen arbaca so galayso 11:17 habeenimo khadra dahir alle ha unaxariisto ..amiin
    Alle ha ina gadhsiyo bisha barakaysan e ramadan ❤❤❤❤

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 ปีที่แล้ว

    Axzan cod yurub geenyo boqorada jiilka danbe weeye halkeedii ayaay dhigtay heeska. Maamo khadra daahir
    Sidaa ayaa loo heesa ma waa layska amusaa ❤

  • @ahmedabdi5559
    @ahmedabdi5559 2 ปีที่แล้ว

    Erayadii Xasan Xaaji Cabdulaahi Ganey
    Yurub Maxamed si fiican bay u qaadday. Waa hees cajiiba laxan Iyo erayaba

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 3 ปีที่แล้ว +4

    That is figure 👌looking good 👍👌😍 injoy the song 🎵🎶🎵thanks Yurub Geenyo .

  • @1972543
    @1972543 3 ปีที่แล้ว +38

    Khadra Dahirs best ...and yuurub did not dissapoint ...👍👍

    • @somalidev
      @somalidev 2 ปีที่แล้ว +3

      Totally agree!

    • @abdishakuurmaxamuud8405
      @abdishakuurmaxamuud8405 6 หลายเดือนก่อน +1

      Aayadaha u goysee mise ayeelaha ugoysee weeye

  • @HambaIsmail
    @HambaIsmail 10 หลายเดือนก่อน

    Lov yurub genya musc 1 big love❤❤❤❤❤

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 หลายเดือนก่อน

    Soo dhawoow inbadan WELDOOOOOOWN jiroo joogoo Nolow Akhiroooy jano Qatimo QEyr offcourseee offcourseee QatraaayqaranEEy

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 หลายเดือนก่อน

    Islaaam YaladuwanE Yala cayn inbadan shuqul iskumalahinba lama soo koobinba nololba oo dhan , Nacam, Wadajir muqtishooy somali , dumaaaaaaaar iyo Rag.E mashaaaaalah tabaarakalah Runeey saxaneey samawadeeey Sabiriineey jEmaadeeey Yanogasho JEMAADEEEY Ya.Familyyyyyy systems jiilbajiilba

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 ปีที่แล้ว +12

    Breathtaking I’m like wow 🤩 her vocal control is another world 🌍 geenyo ur are or Queen 👑

    • @mohamedabdalla7587
      @mohamedabdalla7587 2 ปีที่แล้ว +3

      Somali inaad ku hadasho ayaa kuu dhaamta inaad luuqad ajinabi ku hadasho

  • @WEELEEMAHADHADA
    @WEELEEMAHADHADA 2 ปีที่แล้ว +3

    YURUB GEENYO SI KA FIICAN SIDAN AYAY UGU RAAXAYSAN LAHAYD HADDII AANU DEGDEGA DHANKA MUSICIAN KU JIRIN....
    YURUB WAABERI SOO HABSAANTAY💕

  • @litegamer5989
    @litegamer5989 2 ปีที่แล้ว +1

    War gawadhu qurux badanaaa oo qaaya badanaaa, jecel ba ihaya ba .yurub genyo.calal macannnnnn

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +3

    Bravo Yurub for singing the original song of Khadra dahir you're a shinning 🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟 love you

  • @Gaasiraguuled
    @Gaasiraguuled ปีที่แล้ว

    Qlbigeena wadayiil
    Ayeelaha ugoyse
    Xagebu yabal kaga
    yedhay wad yuhun santahy❤

  • @fardawsaibra1082
    @fardawsaibra1082 ปีที่แล้ว

    Adigaan ku yeeshaaaa❤kuna yeelan waaayaaa😢😫😊

  • @farxanko8108
    @farxanko8108 3 ปีที่แล้ว +4

    Codka yurub genyo waa hadiyad u gaar ah.

  • @abdirahmanahmed3165
    @abdirahmanahmed3165 3 ปีที่แล้ว +23

    Hi Yurub Geenyo we more great songs like this ones keep going and bring your best year believe that (Huuno)thank you

  • @balqeisahmeth1037
    @balqeisahmeth1037 2 ปีที่แล้ว +2

    Waaw sawtu raxama cod iyo qurux ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @shamsoosman2047
    @shamsoosman2047 3 ปีที่แล้ว +9

    Caadi mahan heestan 🥰🥰🥰

  • @Jonas11444
    @Jonas11444 2 ปีที่แล้ว

    My Kadra Dahir plus Urob G. Best of bests

  • @abdihayd3415
    @abdihayd3415 3 ปีที่แล้ว +8

    Ma heestii khadra daahir baa cusub, ciyaal ciyaal dhalay.

    • @fatimagobaad3403
      @fatimagobaad3403 3 ปีที่แล้ว +1

      abadi had halayabin sxb adi kii baa halka maraya ciyalkas ba mahaysto hada

  • @sadrisiman4711
    @sadrisiman4711 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha naxaristo qadro dahir

  • @mohammedsharif9411
    @mohammedsharif9411 2 ปีที่แล้ว +1

    Yurub codkeedu waa golden really

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +2

    The way yurub Geenyo sings this song is utterly beautiful andama

  • @awodagan1897
    @awodagan1897 2 ปีที่แล้ว

    Alla yacisak halkeedibay dhigtay eesh calaa fanaan

  • @Iron.8
    @Iron.8 ปีที่แล้ว

    Mom khadara daahir😢 alleh ha unaxriisto ❤🫶

  • @muqtaarbabadeh2648
    @muqtaarbabadeh2648 3 ปีที่แล้ว +6

    Yurub Mohammeth Abthi Sowtu Raxma

  • @abdallanur9521
    @abdallanur9521 ปีที่แล้ว +1

    I’m in love with songs but I don’t understand any words help me to understand in comments please 🙏
    Thank you 🙏

  • @sundusladan7971
    @sundusladan7971 2 ปีที่แล้ว +1

    adigaan ku yeeshaaa❌
    adigaan ku yaahshaa✅

  • @abdilleisaack8896
    @abdilleisaack8896 5 หลายเดือนก่อน

    Abig fun of KD and yurub qenyo golden voice MashaAllah, Garissa, Kenya.

  • @GorGor2023
    @GorGor2023 8 หลายเดือนก่อน

    Ayyyyy Sawtu Raxma
    Cod kedu wa Raxmad 🥰✊

  • @khadaraadan4237
    @khadaraadan4237 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan ปีที่แล้ว

    Yaa sowtul Raxma Yurub mohamed Cabdi ❤❤❤🎉

  • @habonhassan3291
    @habonhassan3291 3 ปีที่แล้ว +6

    Ooff aleik yurub nolow

  • @roodo22mojamed15
    @roodo22mojamed15 3 ปีที่แล้ว +4

    Yurub Geenyo hees caadi mahan

  • @caliyareYusuf
    @caliyareYusuf ปีที่แล้ว

    Alle hau naxriisto heestaan yabaal waxaa horay ogu luqeysay fanaanada weyn maama khadra daahir waa hees cajiib ah

  • @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399
    @cadnaannew.suhaibhrrehurre6399 3 ปีที่แล้ว +4

    This song is so cute however geenyo is back

  • @ishqiahmed5441
    @ishqiahmed5441 ปีที่แล้ว

    Music dhagaha u fiican ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaaraSiman-sj6eg
    @SaaraSiman-sj6eg 8 หลายเดือนก่อน

    Best voci😢

  • @AhmedHassan-jg5hp
    @AhmedHassan-jg5hp 3 ปีที่แล้ว +5

    Ereyada heestan Muran baa kataagan cida sameysay ma xasan geney mise huryo khadro waxay sheegtay inuu aun huryo u dhiibay. Xasan geney na waxa yidhi anigaa sameeyey laakiinse laxanka waxaa leh Cigaal

    • @cismanabdi2416
      @cismanabdi2416 2 ปีที่แล้ว

      Waxa sameeyey Abdi Ali Weyd Allah Swt Ha U Naxariisto

    • @saidelmi7550
      @saidelmi7550 2 ปีที่แล้ว +1

      Ciddi samaysayba maalin ayaa iman doonta laka murmi doono ,midba ka kale ku odhan adiga sameeyey,,
      Anigu weligayba hees na sameen ,,
      Waa qiyaamaha

  • @MawlidMawlid-tu8yu
    @MawlidMawlid-tu8yu ปีที่แล้ว

    yurub genyo way cod macantah lakin midhaha way jajabisay

  • @khaledjapo1686
    @khaledjapo1686 7 หลายเดือนก่อน

    Iga qora yurub 2024.27.February ❤

  • @farhanyareofficiall
    @farhanyareofficiall 3 ปีที่แล้ว +5

    Boqorada codka yurub cabdi geenyo halkeed dhigtay

  • @maxamedyuusuf3656
    @maxamedyuusuf3656 3 ปีที่แล้ว +11

    aad ayan kuu taageernay hadaan nahay dadka jecel heesaha soomaliga aj

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 หลายเดือนก่อน

    Yurub geenyo heesta weey khaladay kaligeedna ma aha kuwa heesaha erayadooda bedela

  • @safagaydh9370
    @safagaydh9370 11 หลายเดือนก่อน

    Wonderfull❤❤❤yurub geenyo

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 2 ปีที่แล้ว

    Badalkii Khadra Dahir, huno hore u soco

  • @garadagmediaproductiongara4636
    @garadagmediaproductiongara4636 ปีที่แล้ว

    Habeen igu adag dheh si kale Kuma garatide 2023

  • @mogeabassbakar4193
    @mogeabassbakar4193 ปีที่แล้ว

    Fadlan yurubey soda ii noqo huuno

  • @caanoboodhe3943
    @caanoboodhe3943 2 ปีที่แล้ว

    adigaanku yeeshaa kuna yeelan waayayooo 😎

  • @muqtaarbabadeh2648
    @muqtaarbabadeh2648 3 ปีที่แล้ว +6

    Fannaanada aan si Khaasa u Taageero

  • @shamai1570
    @shamai1570 2 ปีที่แล้ว +5

    Her voice is utterly Amazing

  • @NimcaanAli-uk9iy
    @NimcaanAli-uk9iy ปีที่แล้ว

    Yurub cabdi maxamed yurub geenyo

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 ปีที่แล้ว

    Adigaan ku yeeshaan
    Ku yaboohiyaa weli
    Yuuskana aday i baray
    Yuclo seerna igu riday
    Adigana yuhuuntii
    Qalbigeenii wada yiil
    Ayaa yaddaha u goysee
    Xaggeebuu yabaal
    Kaaga yeedhayoo
    Ood u yahuunsan tahay
    Iga yaabisee

  • @mohammedabdi7061
    @mohammedabdi7061 3 ปีที่แล้ว +11

    She represents the unbreakable bond of Somali girl beauty. I can't off my ears listening to her song.
    Mansha Allah

    • @QuranAlShifa
      @QuranAlShifa 2 ปีที่แล้ว +2

      That’s her song .this is qarami song

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 2 ปีที่แล้ว +2

    Sowtul raxma ilove you 4 ever

  • @farhanahmedfarhan1771
    @farhanahmedfarhan1771 3 ปีที่แล้ว

    Xasus.axsan khadra dahir boqorada codka yurub wa khadra dahirta sanadaka

  • @ruuxaani6868
    @ruuxaani6868 2 ปีที่แล้ว

    Yurub codkeeda muran kama taagna oo waa taf'e ee anigu waxaan aad u la yaabban yahay ninkan muusigga tumayaa siduu u ga ga hadashiinayo. Yaa salaam. Tolow ma Digaale Yaraa mise Bulshaawi?!

  • @najaxismaaciil491
    @najaxismaaciil491 3 ปีที่แล้ว +2

    Way tolay aaaaaah

  • @MohamedAli-ul7ts
    @MohamedAli-ul7ts 2 ปีที่แล้ว +2

    Nice

  • @eng.abdirahmanhassan758
    @eng.abdirahmanhassan758 2 ปีที่แล้ว

    02 July, 2022kii ayaan dhageysanayaa 11:30 habeenimo, Goor aan dhowr saacadood ka badneyn ka hor ayay dhimatey Maamo Khadra Daahir Cige oo heestan hore u qaadey.
    "Godka Eebahay kaaga yeel guri barwaaqeed".😭😭🤲

  • @napoparte2382
    @napoparte2382 3 ปีที่แล้ว +2

    Beautiful song but who recorded like this WTH!

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 2 ปีที่แล้ว

    Wa laal jecel channel
    Wan kuso boqanay e nasoboqo

  • @abdiqadir1232
    @abdiqadir1232 7 หลายเดือนก่อน

    Anugu cawaanku mirqaamaynaa 20/3/2024 10 kii ramadaan

  • @jabanehirsiofficialchannel5098
    @jabanehirsiofficialchannel5098 ปีที่แล้ว +1

    #20/8/2023
    Adigaan ku yeeshaa ku yaboo hiyaa weli😢

  • @AhmedDahirMohamed-v8i
    @AhmedDahirMohamed-v8i ปีที่แล้ว +1

    Hesaha

  • @faisalfarah8476
    @faisalfarah8476 2 ปีที่แล้ว

    Hestan waxaa midhaha leh cumar yare fuaad cumar abihii

  • @axmedciise6016
    @axmedciise6016 2 ปีที่แล้ว

    Salaan gobbled iga gudoon yurub geenoyo

  • @HodanismaciljamacHodanismacil
    @HodanismaciljamacHodanismacil ปีที่แล้ว +1

    2023.8.29. MALIN SALASA AH HEESTAN XASUS GAR AH AYAY ILEDAHAY😢

  • @nevertolate288
    @nevertolate288 3 ปีที่แล้ว +7

    Heestan. Calool xumaa single mama ku bashaalA😩😂

    • @umufadumosahra1421
      @umufadumosahra1421 3 ปีที่แล้ว +1

      Khyr baa kuu soo socda ha warawrin .rabbi baa faraj bixiya

  • @AhmedDahirMohamed-v8i
    @AhmedDahirMohamed-v8i ปีที่แล้ว

    Ahmed❤

  • @qooqane65
    @qooqane65 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤waaaaaaaw

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 2 ปีที่แล้ว

    please yurub geenyo salaan iga gaadhsiya

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 3 หลายเดือนก่อน

    27 /june/2024
    Iga yaabisayeeee😮😮😮😮