YURUB GEENYO HADMAD YEELI SAN RABO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Ereyadii: husen Garacad
    Laxankii: Abdilahi yarow
    Music: Ahmed weli furinle
    V-Recording : Garaad Ahmed

ความคิดเห็น • 165

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 11 หลายเดือนก่อน +15

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍❤

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 11 หลายเดือนก่อน +1

      Waar illaahay iyo nebigiisaba ka xishoo meel heeao iyo qudhun ah ha ku so dhex qorine iala yaab uf waxay maxay ahayen meel kaste la taagan suubanihii waa isla qajila oo meelaha fiaqiga ka daaya

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 11 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw❤❤❤

  • @MO10.
    @MO10. 11 หลายเดือนก่อน +5

    jacaylkaygi Yurub iyo roob oo so curanaya esh cala jawi
    caashaqayn yab yabaa markan yagleele sumada aan uyeelaba waxuun ba yugyugaayo
    yeelaha kafura oo af yaxaas kutuura’e yohashada dareen kaleh
    qalbigu ku yasiran baa ku yahoobinaaye Hadma iyeeli saan rabo ❤😢

  • @iidaxmed3249
    @iidaxmed3249 11 หลายเดือนก่อน +4

    Yurub mohamed abdi
    Waa fanaanada kaliye e aanan heesaheda ka xiiso go in
    Markaan dhageysto jaceyl ayaaba igala mana aqaan cidaan jecelahay
    Keep going inader
    Inta ila midka like

    • @اسماء-ج3ل
      @اسماء-ج3ل 11 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedyasiinrays5527
    @ahmedyasiinrays5527 11 หลายเดือนก่อน +3

    Yurub iyo Abwaankaba aad baan u salaamayaa
    Waa hees aad u wanaagsan oo xarafka Y ah waana ereyo aan fududayn run ahaantii

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 11 หลายเดือนก่อน +5

    Maashaa Allaah Yurub Geenyo Cod Dahabi Ah Ilaahay Amarkii Codkaaga Waan Kahelaa

  • @ccasiismaxamed6871
    @ccasiismaxamed6871 11 หลายเดือนก่อน +3

    Wllshy yurub maxamed abdi
    Ms:sawtu raxma waxan odhan karaa rug cadaagii so rogaal celi sawd kaa macane niyadiyo dhagaha culla ❤❤❤😊

  • @daganmomo
    @daganmomo 11 หลายเดือนก่อน +4

    Heesaha calacalka ee geyno ma deyn karo Yurubey Qalbiga daweysa😢💔😭

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 11 หลายเดือนก่อน +2

    Qalbi kuu yasiran baa ku yaboohinaayee
    Waawareey🙇‍♂🫀♥️

  • @abderahmanqaalib1056
    @abderahmanqaalib1056 11 หลายเดือนก่อน +6

    Had maad ii yeeli sidaan rabo
    One the best Somali singer
    Sowtu raxma 🐐🫶🏻👑🎧🪕🎸🎺🎷🎤♥️

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Alah best voice Ilaahay wuu siiyay Iyo daganaan ❤️ heesaheeda Yurub Geenyo noolow all the way USA ayaan kaa salaamaa sister one day Ilaahay wuu iikaa tusin karaa insha Alah wlshay mcn noolow

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow 11 หลายเดือนก่อน +2

    ALLE ha inoo yeelo sidaan rabno
    (وهو فعال لما يريد )

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah boqoradii jaceylka yurub geenyo

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 11 หลายเดือนก่อน +8

    Boqorada Qarniga Sowtu raxmo inaan dhegeysto kama dhergo 24hrs Noolow inta nolol jirto
    ❤Yurub M.A. Geenyo❤ waxaan taagere u noqday ayadoo jigjiga joogta.

  • @abdiqani2133
    @abdiqani2133 11 หลายเดือนก่อน +8

    Hablaha soomaaliyeed haday Geenyo macalimad kadhigan lahaayeen, oo heeesaheeda bas noo qaadi lahaayeen, asxaabu jecel noqon lahayd somalida dhan❤

    • @manshaallahtabarakallaah275
      @manshaallahtabarakallaah275 11 หลายเดือนก่อน +3

      Oo idinku maxay diin cumar dhulee alle haa u naxastee uwada noqon waydeyn anaguna wada jaceyl ayanu noqon laheyn🤔

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@manshaallahtabarakallaah275anagu mana so Garin dee asaga 😂 lakin yurub haday wada noqn lahayen hablaha sabanka jooga walahi wala yabi laha

  • @shiva-1019
    @shiva-1019 10 หลายเดือนก่อน +1

    Geenyo is coming back ❤

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hobolad aan ka jecellahay ma jirto yurubeey tan iyo barigaad soo gashay fanka

  • @naimaidirs1611
    @naimaidirs1611 11 หลายเดือนก่อน +2

    Yurub geenyo waa dareenki qof ah walhi waa fananad aan jeclahay ❤❤🥰🥰🙏

  • @bushratayasiir5424
    @bushratayasiir5424 11 หลายเดือนก่อน +1

    Geenyo 🥰👸👑💎cod dahab ❤❤❤❤❤heesta😭 waxkale❤ 💋💋🔥🔥

  • @afaycali
    @afaycali 11 หลายเดือนก่อน +7

    Yurub Maxamed Cabdi Geenyo
    Bravo on your latest song and video clip! Your talent shines brightly, and the production is outstanding. Keep creating amazing music! 🎶

    • @Supr93
      @Supr93 8 หลายเดือนก่อน

      😂 Come on are going good 👍 and being in your own i love it 🥰 so and everyone who saw 🎉

  • @cabdirashidmaxamed-cy9xw
    @cabdirashidmaxamed-cy9xw 11 หลายเดือนก่อน +4

    Sawtu raxma fananinta somaliyed gabarka cod macaan wali ma arag ❤😢❤❤😢😢

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 11 หลายเดือนก่อน +3

    Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤ Keep Conig

  • @nazriitaxasan6434
    @nazriitaxasan6434 11 หลายเดือนก่อน +1

    Tolow fan bilaa yurub geenyo ah siduu Noqon lahaa❤

  • @Sabrina-ro9sd
    @Sabrina-ro9sd 11 หลายเดือนก่อน +2

    Boqorta codka sowtu raxma ❤ yurub geenyo wooow woooe❤❤

  • @bahjaali3982
    @bahjaali3982 11 หลายเดือนก่อน +2

    Best is best always ❤️ 💓 💕 💖 💙 my geeenyo🎉❤❤❤❤😊😊

  • @macoowistaadi108
    @macoowistaadi108 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fanaanad igu Qaali ah Yurub Geenyo, Weligaa jir oo joog.

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 11 หลายเดือนก่อน +2

    Woow wa qadan la ahay yurub geenyo come back adaga bay noso samesay axya cod 💯 wan ku xisnay

  • @Ismahaan_Xaashi
    @Ismahaan_Xaashi 11 หลายเดือนก่อน +2

    Codka mcn iyo farshaxanka luuqda iyo habka xaragada leh ee ay microphoneka ay ugu raaxaysanayso, ayaa ah hibo gaar ah wlshy yurub maxamed cabdi , waa mid kamid ah fanaaniinta soomaali ugu mudan sebankan hada aan ku jirno , waxa kale oo intaa uraacda dadnimo iyo shaqsiyad xaruuri ah

  • @aminasaidamina
    @aminasaidamina 11 หลายเดือนก่อน +1

    mach'alla yurub Mohamed la voix d'or somalie

  • @tuseofficialsfanproj3867
    @tuseofficialsfanproj3867 11 หลายเดือนก่อน

    Mncha allah mncha allah mamo❤ yurub mohamed abthi____yurub geenyo mami allow noka daa waa maalmo dunidiyo ❤❤❤❤❤

  • @Dhagacadde_10
    @Dhagacadde_10 10 หลายเดือนก่อน

    Laxanka, Ustaadkayga Cabdallilaahi Yarow.

  • @mjaangoow5780
    @mjaangoow5780 11 หลายเดือนก่อน +1

    Yurubeeyo erayo macaan iisoodir an laxan kuusoo saaro waan isku dayaa laxamada waliba heesaha dareenka le ayaan aad u jeclahay aniga iyo adigu isku wado ayaa nahay heesaha jugta ah kama helo

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 11 หลายเดือนก่อน +2

    WAAAAAW NICE SONG BOQORADA CODKA PIC RESPECT KEEP GOING GUULEYSO MAR KASTA INSHA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NAJIIBB123
    @NAJIIBB123 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sawtu raxma wan kuxisnay come back bad noso samesay axya cod ❤jecliya alow daa yurub anoon arkina ha idilin

  • @abdifatahjireqalinledagaal5575
    @abdifatahjireqalinledagaal5575 11 หลายเดือนก่อน +2

    alle haku barakeyo ax yurub maxamed abdi sawtu raxma❤❤❤

  • @abousadek-oz5im
    @abousadek-oz5im 11 หลายเดือนก่อน +3

    Waaaw wa yurub ❤❤❤

  • @abdisiman5177
    @abdisiman5177 11 หลายเดือนก่อน +2

    machallah yurub qali

  • @mjaangoow5780
    @mjaangoow5780 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah boqoradda codka yurub mohamed sowtu raxma

  • @cabdirizakofficial2224
    @cabdirizakofficial2224 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wooow yurub maxamed cabdi sawtul raxma ❤❤❤❤

  • @SawdaCawad-wi6hy
    @SawdaCawad-wi6hy 11 หลายเดือนก่อน +2

    Yurubgeenyo fankii oo qofa

  • @indhodeeqdaadcaafi4356
    @indhodeeqdaadcaafi4356 11 หลายเดือนก่อน +3

    Eraygi ogu adkaa ee sugaan laga sameeyo Y
    Heesti yaxyax yaa iga dhadhami🎉

    • @ubax7758
      @ubax7758 11 หลายเดือนก่อน

      Yufle ku dar

  • @ubax7758
    @ubax7758 11 หลายเดือนก่อน

    Yurub waxay la gartahy af gabni cod dahab ehel jacayl❤❤❤❤❤

  • @abdiayanleh1155
    @abdiayanleh1155 7 หลายเดือนก่อน

    Waw waw maachaallah hees aad u maacan

  • @abubakarbilabuuq7055
    @abubakarbilabuuq7055 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wow Maaansha Allah

  • @alicbofficielle7179
    @alicbofficielle7179 11 หลายเดือนก่อน +3

    Yurub geenyo the best of the best ❤

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 11 หลายเดือนก่อน +2

    Yurub moh abdi warsame geenyo sowtu raxma ❤❤❤

  • @mustafebulshaale2648
    @mustafebulshaale2648 11 หลายเดือนก่อน +1

    Esh qiyaazek Sowtu rahma Yrub Genyo.

  • @FardusWarsame-mh2hc
    @FardusWarsame-mh2hc 11 หลายเดือนก่อน

    Wooooow mnsh allaah wllshy hore usoco sawtul raxma

  • @abdirahmaanabdilahi
    @abdirahmaanabdilahi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Yurub wa kutaageraa wll xagee kalaa soo xiriiraa

  • @alfanaanmohamouthkaarloz
    @alfanaanmohamouthkaarloz 11 หลายเดือนก่อน +1

    Yurub maanta oh malin igu farxad badan heestada arkay sakanah layga soo dayey jeelka magalada ceerigaabo 😢balse qof aan aad u jeclhy unah taagero baa iga soo hor baxay wan ku tagera soth raxma guul io goba nimo 14/11/20/23 time 2:35 duhur nimo 😢😢

  • @aliasair3214
    @aliasair3214 11 หลายเดือนก่อน +3

    Simple you’re the lagend

  • @siciidcadde6870
    @siciidcadde6870 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sowtu raxma yurub geenyo ❤

  • @yaasiincabdillahi1638
    @yaasiincabdillahi1638 11 หลายเดือนก่อน +2

    Hestan waxay so baxaday xili ku munasibahtahay❤❤❤❤❤

  • @ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny
    @ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny 11 หลายเดือนก่อน +2

    Poqorada codka yurub geeno manta hestan Shan Goor baan ku ceshaday

  • @Realwaryaa-1
    @Realwaryaa-1 11 หลายเดือนก่อน +3

    Sawtu Raxma Yurub Maxamed Abdi❤🙏

  • @kaafiofficial2101
    @kaafiofficial2101 11 หลายเดือนก่อน +4

    Qarnikan la joogo yurub geenyo fananad ka cod macan wali ma arkad sowtu raxama ❤❤

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 11 หลายเดือนก่อน +1

      Waligay anba ma arag axya cod sawtu raxma ❤jecliya

  • @aswantube
    @aswantube 11 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤Waaw hees iga dheh jigjiga ayaa laga sugayaa

  • @superzaara2421
    @superzaara2421 11 หลายเดือนก่อน +2

    marka aan ka yaaba la yaxoobsadaa meel nooluhu ka yacen ax yaaa sawtu raxma we miss u❤

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 11 หลายเดือนก่อน +8

    Geenyo is back with energy and her golder vioce.🎉❤

  • @abasshalyey5375
    @abasshalyey5375 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sowtu raxma 🥰 codkaga macan markan dageysta nafta naxariis dareenta😘😢

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alllllah yurub ad u cod macaaan iyo heees macaaan nolow qaali❤

  • @suhaybmuxumed1933
    @suhaybmuxumed1933 11 หลายเดือนก่อน +1

    Boqoradii❤

  • @yusra_hassan
    @yusra_hassan 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sowtu raxma is back 😍

  • @UbaxCiiise
    @UbaxCiiise 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sowtu rama Nice ❤❤❤❤

  • @CabdiCalinuur-f2l
    @CabdiCalinuur-f2l 11 หลายเดือนก่อน +2

    Yurub geenyo weli energy ayeey heysaa boqorada codka❤❤❤️

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 11 หลายเดือนก่อน +1

      30 Sano so socota codkeeda isma nadakayo sawtu raxma axya cod bay haysa ❤

  • @zainabahmed4198
    @zainabahmed4198 11 หลายเดือนก่อน

    Geenyo maalintay fanka ka qalin jebiso ayaan dhegeysiga heesaha ka qalin jebin

  • @LaylaAlimuse445
    @LaylaAlimuse445 11 หลายเดือนก่อน +2

    Fanaanadadydiii yurub❤

  • @caaisha71
    @caaisha71 11 หลายเดือนก่อน +2

    Boqorada codka fanka nool❤❤❤❤😊

  • @sudaizabdisamad1012
    @sudaizabdisamad1012 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sowtu Rahama is back ❤

  • @FarxaanCumar-lq7kt
    @FarxaanCumar-lq7kt 11 หลายเดือนก่อน +2

    Dhagahaa ku basasay axyaa yurub ....

  • @ahmedsouleiman
    @ahmedsouleiman 10 หลายเดือนก่อน

    Way qurux badan tahay oo qurux badan tahay.

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waad Geenyo iz back Wacdarro Cusub 2024 kaa rabnaa 🎉

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 11 หลายเดือนก่อน +2

    masha Allah sowtu raxma geeyo ❤

  • @NadiaJama-tw1gq
    @NadiaJama-tw1gq 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sowtu rahma yurubteydi❤

  • @iskufilan2754
    @iskufilan2754 11 หลายเดือนก่อน +1

    Yuurubteeydii cashaaqa😢❤❤😊

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 11 หลายเดือนก่อน +1

    Sowtu raxma hobalad la nooci qarnigan ma noola ❤❤

  • @jimcaale_baadiye
    @jimcaale_baadiye 11 หลายเดือนก่อน +2

    Geeeeenyo boqorada codka keep going

  • @kingkhalid511
    @kingkhalid511 11 หลายเดือนก่อน

    The one and only sawtul Raxma yurub Mxmd geenyo

  • @ikraismail-r4x
    @ikraismail-r4x 11 หลายเดือนก่อน +2

    Queen 🎉❤

  • @talomedia4769
    @talomedia4769 11 หลายเดือนก่อน +4

    🖤🖤🖤💯💯💯🖤🖤🖤

  • @fatuushshafeec2536
    @fatuushshafeec2536 11 หลายเดือนก่อน +2

    Sowtu raxmaa geenyo❤❤❤❤

  • @utun_jaceyl
    @utun_jaceyl 10 หลายเดือนก่อน

    Qalin japinta ugu weyn❤

  • @Ubahshideofficial
    @Ubahshideofficial 11 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw sawtu raxma yaa salaam 💃💃🎤❤️❤️🙏

  • @1972543
    @1972543 11 หลายเดือนก่อน +2

    That voice 🎉🎉🎉

  • @DhaweeyeGq-ub8io
    @DhaweeyeGq-ub8io 11 หลายเดือนก่อน +1

    Geenyo she's back 😊😍

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 11 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤the only one yurub geenyo mansha allah 🥰

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 11 หลายเดือนก่อน +2

      Inaba caadi maaha. Khadra farah

  • @AdanAye
    @AdanAye 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wow sudraxm ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉😅

  • @samiirstudiofilmsanimation3560
    @samiirstudiofilmsanimation3560 11 หลายเดือนก่อน +2

    sowtu rahma yurub geenyo

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 11 หลายเดือนก่อน +1

    Axyaa hees sowtu raxma

  • @AsmaAbdinasiir
    @AsmaAbdinasiir 11 หลายเดือนก่อน +3

    Sawtu raxma ❤❤

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤wwwwwwww. M.a.sawtu.raxma.bqd.fanka.xafidula.ha.quee

  • @XamseBooss
    @XamseBooss 11 หลายเดือนก่อน +2

    Yurub geenyo isnot easy poqorada fanka sawtu raxma

  • @MuxiyadiinCraxmaanKoodbuurgums
    @MuxiyadiinCraxmaanKoodbuurgums 2 หลายเดือนก่อน

    ❤Qalbigan rMadka 🌹ahi hatmuu rimayaa❤

  • @mumtazkhadar1239
    @mumtazkhadar1239 11 หลายเดือนก่อน +2

    Our kajol❤

  • @suuribr1335
    @suuribr1335 11 หลายเดือนก่อน +1

    Yurubey 😢

  • @mohamedabdulqadir2917
    @mohamedabdulqadir2917 9 หลายเดือนก่อน

    Love you❤️🥰👑 Sowtu raxma

  • @abacaskayare6999
    @abacaskayare6999 2 หลายเดือนก่อน

    ustaad cabdulaahi yaroow marwalba laxankiisa qaado aad ayaad iigu soo baxaysaa mhdsanid wlshy

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc 11 หลายเดือนก่อน

    Maad iska nasatid habar yar kan fankaaagi maaahane waaa fan ku dhaafaye

    • @NAJIIBB123
      @NAJIIBB123 11 หลายเดือนก่อน +1

      Maxad kadhadlesa adiguba de iska daysid dhagaysiga hesaha maxa ka galay waxay hesayso war nio somalida qaar layabay yurub codkeedi wa joga anagana jecel noga leexo adeer

  • @sabahegeh425
    @sabahegeh425 11 หลายเดือนก่อน +2

    Had maad yeeli saan rabo soon.

  • @YoniscalinKafiya-fs8sb
    @YoniscalinKafiya-fs8sb 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hadmaad ii yeeli saan rabo😢😢😢

  • @sadiiqboolow9889
    @sadiiqboolow9889 11 หลายเดือนก่อน +1

    Yaaaa yurub😢