Dhaantadii baalbaal iyo Huruuse xaashi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 ปีที่แล้ว +8

    «Beeledka intaan ku noolahay qofkii balwo qaada waa u been» baal baal Allah ha u naxariisto

  • @AhmedMohamed-vf6nl
    @AhmedMohamed-vf6nl 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla ha u naxariisto baalbaal

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 5 ปีที่แล้ว +3

    Weeriyahani weeriyeyaashi hore buu ka haysta👍🏼👍🏼

  • @dalmarsheikhabdi728
    @dalmarsheikhabdi728 4 ปีที่แล้ว +2

    Dadka somaliyeed waxaaa ku jiray afmaal lkn iminka afkeenii waa dhumey
    Qaasatan dhulkeema koonfureed ee somaliya

  • @hassancarab1037
    @hassancarab1037 4 ปีที่แล้ว

    Ahun Baalbaal Reer Ceerigaabo ayuu ahaa aamiiiiiin kooxdii Waaberi qaybta hidda iyo dhaqanka ayuu ka mid.

  • @ridwaanmohamed9581
    @ridwaanmohamed9581 5 ปีที่แล้ว +7

    Wariyahan Waxaan ku Wareeray In uu yahay Wariyeyashi Hore Ee BBCda iyo Kuwan Cusub ee Hada aad bu u cod wanagsan yhy wlhi

    • @Cukaashe.
      @Cukaashe. 5 ปีที่แล้ว +1

      Zxp Waa nin dhalin yaro ah oo hadda Dhalinta kamida

    • @noorjimale9918
      @noorjimale9918 3 ปีที่แล้ว

      waa wariye hore oo bbcds u shaqeynjiray eeeg halkaas>>>Waraysi raysalwaarihii soomaalia by wariye huruuse xaashi

    • @Saadaqiijiile123
      @Saadaqiijiile123 2 ปีที่แล้ว

      Waa afhayeenka madaxtooyada Somalia

    • @Saadaqiijiile123
      @Saadaqiijiile123 2 ปีที่แล้ว

      @@noorjimale9918 weriyan waa afhayeenka madaxtooyada Somalia cabdirashiid duqa

    • @farahjamaismail7028
      @farahjamaismail7028 2 ปีที่แล้ว

      @@Saadaqiijiile123 hhhhh maaha waa wllkii

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 8 หลายเดือนก่อน

    Ina reer ugaas ka dhashay markas baa dhaantada loo sixiixay
    Waa reer ugaas magan Ugaas warfaa, Mida dhulbahante wuu soo qaadanayaa iyo sanaag
    Dad badaan iyo qabaliilo kala duwan

  • @mahadow1
    @mahadow1 4 ปีที่แล้ว +2

    Ragana boqor caadiloo wacan iyo ninkii diinta eebeheey baray iyo barbaar xoog leh baan u baahnahay.
    Hubkana midka haatan soo baxay iyo kan boodaya baan u baahnayeey.
    Faraska xamar boodaara lah iyo baroorka cas baan u baahnahay.
    Lo,dana bulla bey guudka cad iyo bariis is dhalaan u baahnahay.

  • @tiigsade
    @tiigsade ปีที่แล้ว

    Weriyahani waa Osman badawi

  • @laylatul3qadri856
    @laylatul3qadri856 2 ปีที่แล้ว

    Dad wa dadki hore

  • @dalmarsheikhabdi728
    @dalmarsheikhabdi728 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaaaah

  • @abdirashidbarre1
    @abdirashidbarre1 5 ปีที่แล้ว +1

    Baalbaal

  • @maxamedjamac7948
    @maxamedjamac7948 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaha u naxariiso

  • @bashiaden2847
    @bashiaden2847 7 ปีที่แล้ว

    Allow kuuu naxariiso

  • @khaliifmahamoutt7037
    @khaliifmahamoutt7037 4 ปีที่แล้ว +2

    Wariyahan miyaysan araG B B C ...
    Cod cajiiba ayuu leyahu afka somaliga wuu ku xeeL dheer yahay....

    • @abdinasirmohamedelmi1714
      @abdinasirmohamedelmi1714 4 ปีที่แล้ว

      BBC hadda codkarnimo iyo aqoon luuqadeed laguma xusho.
      Idaacadaas waxaa la wareegay Qolyo zujuu ah cidina sidaas uma dhegeysato.

    • @a.m.k9976
      @a.m.k9976 3 ปีที่แล้ว

      BBC da raggi rugcadaaga ahaa ama wariye xirfad leh waa wax dhintay iyo qaar isaga tagay gaar ahaan xiligii uu la wareegay Yuusuf Garaad inkastuu aakhirkii asna ka tagay.

    • @Saadaqiijiile123
      @Saadaqiijiile123 2 ปีที่แล้ว

      Waa afhayeenka madaxtooyada Somalia cabdirashiid duqa

  • @mahadow1
    @mahadow1 4 ปีที่แล้ว

    Baalbaal ma Ogaadeen buu ahaa?

    • @abdillahiisse8902
      @abdillahiisse8902 4 ปีที่แล้ว +1

      Waa dhulbahante baan filayaa sida sheekadu ku socoto

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 3 ปีที่แล้ว +1

      Ama waa dhulbahante ama waa Isaaq

    • @nurhidike7990
      @nurhidike7990 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa dhulbahante reer sanaag naalaye ahmed xaaji baal baal alaaya raxma

    • @Saadaqiijiile123
      @Saadaqiijiile123 2 ปีที่แล้ว +1

      @@dailyxiin dhulbahante naalaye axmed reer ceerigaabo ayuu ahaa

    • @laylatul3qadri856
      @laylatul3qadri856 2 ปีที่แล้ว +1

      Kkk ma dhaantada yad ugu malaysay

  • @ahmedabdulkadir3151
    @ahmedabdulkadir3151 5 ปีที่แล้ว

  • @qarantoosiye1002
    @qarantoosiye1002 5 ปีที่แล้ว +1

    Baalbaal