Yaa Baastada Ku Dhex Cunay Xabaalaha Dhexdiisa? FAAF-REEBKA FANKA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV TH-cam Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

ความคิดเห็น • 281

  • @alimuse7779
    @alimuse7779 ปีที่แล้ว +5

    Kkkkkkk waa barnaamij aad u wanaagsan oo murtidii lagu feegaray soo nooleeyay, aadna u qosol badan Faadumo Ibrahim waxa tahay gabadh caqli badan oo waayo arag ah Fanka Soomaaliyeedna duunka kaga jiro aqoon badana u leh, waan kuu hambalyaynayaa kuna bogaadinayaa.
    Mahadsanid ❤️❤️❤️

  • @abdirisaqmohamoud8740
    @abdirisaqmohamoud8740 ปีที่แล้ว +8

    Waa dadkii fanku ubahna inay faaf rebaan, afkeenu waa hodan , iyagoo ereyadii midhahodu qoran yihiin bay khaldayan hadana sababta magarnaysan wakhti banay gelinayn inay waxan fahmaan.!!! Halkaa kaga hay maamo fadumo, hawl fican badhaysan Horyaal Tv 📺 👏.

  • @maidahussein4068
    @maidahussein4068 ปีที่แล้ว +5

    Juweriya jano mar hora arkay inay fanaanad buuxda tahay 🌺 mashallah fadumo ibrahin 💐💐♥️

  • @shukriomar8393
    @shukriomar8393 ปีที่แล้ว +16

    Fanaaniinta been beey noo aqrin jireen🤣🤣Remember

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 ปีที่แล้ว +8

    Fadumo Ibrahim ismaciil waa laandheere laandheere dhalay waxayna leedahay talent fanaanimo inkastooy ayna kafaa idayn yeelko keep going baanan leeyahay

  • @fatimahhashi494
    @fatimahhashi494 ปีที่แล้ว +10

    walaashey Faadumo Allaha ku barakeeyo e waxaad tahay qof qalbi wanaagasan oo hadana fahmo badan waxaan kula jeclaaday fahmadaadaas wanaagsan Allaha kuu siyaadiyo e quraanka ku baro ooku xafid wax badan baa lagaa faa,iidayaaye xaga barashada diinta u leexo aadbaan kuu jeclahay waadna qalbi furantahay Allaha ku xafido walaashey qaali

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran ปีที่แล้ว +14

    Astaqfirullah qosol iguma hadhin marwo faadumo waa tageeraa ❤️

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว +9

    What an amazing mom and program!!! I don't wach songs but this program is becoming my favor program. Keep going guys. I really have high respect for you!!!.

  • @hassanfarrah4483
    @hassanfarrah4483 ปีที่แล้ว +7

    Manshallah mama fadauma wa loo bahna aad iyo ad naga qabo caycayankan meytida xita ka xishoon heesahooda xita iska qadaya without permission) mararka qarkood confused yey umada fanka somaliga la helo sida dhalanka yar hada sookacaya Kana hela heesihi hore qiimaha badna iyo macnaha badna sida jacaylka iyo dhaga helka sida markay lab iyo dhadig wada qadayan,( keep going team of the year)

  • @crqvss4227
    @crqvss4227 ปีที่แล้ว +2

    Faadumo Ibrahim waad ku mahad san tahay heesah lakufsaday xaqooda raadi dawashadaad iyo hadal kaaga Somalidu adoo kale ayay u baahan yahiin noolow gobaatahay. salaan sare from Buhodle 👍👍🌹🌹🌹🌹🙏🙏🙏🙏

  • @osmanhassan580
    @osmanhassan580 ปีที่แล้ว +3

    Juweeriyo Jano
    Roodo Keyf
    Hambalyo
    Guddida Faaf reeb ❤❤

  • @karti-soor
    @karti-soor ปีที่แล้ว +7

    Hanbalyo Barnaamij xiiso leh horyaal24 Tv Wooooof caleek: Faadumo Ibrahim Ismacil 👏 🙏🙏🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @FnafNanoOffical
    @FnafNanoOffical ปีที่แล้ว +9

    it’s very good program that revives the story, and it’s very funny fatumo Ibrahim is a smart girl with experience and knowledge
    Of Somali art in the world, I congratulate you and praise you. Thank you ❤

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 ปีที่แล้ว

      very true 💯💯💯may Allaa bless her and her family

    • @maxamedjabse6854
      @maxamedjabse6854 ปีที่แล้ว

      Fanka iyo suuganta

  • @jibrilawed4586
    @jibrilawed4586 ปีที่แล้ว +3

    Walaahay bilaahay 2 daa hablood ee ay sheegtay waa 2 da aaan taageero een dhagaysto faanaaniinta danbe ee hersihiii hore qaada ooo dhan mahadsanid faadumo ibraahim

  • @qabuulquube7727
    @qabuulquube7727 ปีที่แล้ว +7

    Yurub geenya igu qosol bdnayd dhagdheer bay saaran thy😁

  • @hiboawciise5433
    @hiboawciise5433 ปีที่แล้ว +3

    Faadumo kkkkkkkkk way igaqoslisay waa runtii oo qofa hore usoco horyaal tv

  • @firdowzn5494
    @firdowzn5494 10 หลายเดือนก่อน +1

    I love this program and this amazing lady MashaAllah keep going!!!! ❤️❤️

  • @sosbaska4366
    @sosbaska4366 ปีที่แล้ว +6

    Please horyaal habeen walbo axada ah noo soo dayay Monday iyo wariyahan fanfare ka fanka

  • @ahmedyasin6796
    @ahmedyasin6796 ปีที่แล้ว +5

    Faadumo masha allah waa laandheere sacad muuse ah oo nuux ismaaciila From Arab sh.isxaaq

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 ปีที่แล้ว

      Waa hooyo Soomaaliyeed ee maxay macno kuu samaynee inaad qabyaalad ku mashquusho walaal?

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888 ปีที่แล้ว +7

    Walaal weriyoow waxaan kaa codsanayaa inaad gaadhsiiso qofkaa dumara ee aad waraysanayso inay ilaahay kabaqdo oo qofweyne ay joojiso qaylada aan qiimaha lahayn codkeeda qaylada ahna ha ,asturato waxan ay kubuuqaysona hakubedelato xaqa,alle iyo tawxiidka rabi, iga gaadhsii fariintaas walaalo weriyoow, waan kanaxaa wallaahi gabadhaas, subxaan, allaah

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 ปีที่แล้ว +2

      Saadyi salim
      Maxay samaysay sheekadii Alshabaab ha la imanin murti ayay ka hadlaysaa waanay asturantahay
      Inaanay ilaahay ka baqin maxaad ku ogaatay ma qalbigeeda ayaad ku jirtaa yaab

    • @Hiiraan_boy
      @Hiiraan_boy ปีที่แล้ว

      kuwa sida qaldan u isticmaalayo baraha bulshada u nasteexey

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 ปีที่แล้ว

      Tiktok ka ilaali ciyaalkaga

    • @bogaayeofficialtube4233
      @bogaayeofficialtube4233 ปีที่แล้ว

      Sheeko xume iska eeg meesha

    • @truth8422
      @truth8422 ปีที่แล้ว

      Habayaraatee wax qalad ah oo ay samaysay majirto. Cid kuu dirsatay majirto inaad dadka gaadh ka hayso ee taada ku mashquul jaahilyow.

  • @halyey
    @halyey ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid
    Afkeena iyo dhaqankeena aan dhowrno

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi ปีที่แล้ว

    Fadumo Ibrahim mama aad u maskax badan o fahantay muhiimada afka hooyo leeyahay. Mahadsanid mama fadumo iyo barnaamijka dadka soo diyaariyay. Hore u socda….

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. ปีที่แล้ว +4

    Maamadu legensanaa waaba faarkii oo qofa keep going hooyo❤

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r 2 หลายเดือนก่อน

    Muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💯💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹💋🙏 Respect Muqdisho 🇸🇴💋

  • @cabdiraxmaan5591
    @cabdiraxmaan5591 ปีที่แล้ว +3

    Qabo wixii qaldan faadumo Gooood

  • @amiin4299
    @amiin4299 ปีที่แล้ว

    Bravo Faadumo. Halkanaad ku fiican tahay ee ka fogoow siyaasada xafhigeeda ma hayside. Hibadaadu waa faalada fanka.

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 ปีที่แล้ว +7

    Horyaal tv hore usoco 🌨🌧

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah ❤❤❤

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 ปีที่แล้ว +2

    Ma sha allah👍

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 ปีที่แล้ว +1

    Horey u soco horyaal tv iyo mama Faadumo

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j ปีที่แล้ว +3

    Walaal faduma mama fariid ah baad tahay aftahan nimadaada iyo xifdiga heesaha quraan iyo diin fidis ku bedalo ilahaha ku koryeelo.

  • @AliYusuf
    @AliYusuf 10 หลายเดือนก่อน +1

    Amazing

  • @maxamed4626
    @maxamed4626 11 หลายเดือนก่อน

    Thanks kuwaan fanaaniin maaha wax labakhti waso waa isdaahilaan
    Faadumo kusoco

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 ปีที่แล้ว +5

    Mamadu cajalad bay liqday 😆 Cabdi Good haloo keeno..

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 ปีที่แล้ว +2

    Maamo faadumo toos ayey la daba gashay kuwa fanka ceebeyey

  • @xaafuunimedia6121
    @xaafuunimedia6121 ปีที่แล้ว +7

    Heesaha qaybtood ay dhalin yaradu qaado qaraamiga ah,
    Markaan dhegaysto wan qoslaa bal aan aan idinla soo wadaago hees aad in badan qosli doontaan.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ปีที่แล้ว +3

    gabadhan wa inay dadka heesta inay bixin soo mariyan oo ka eegtaa loldadkan afsomligii way ka sii guurayaan bal siday u fahmi wayeen inay ayaadaha yidhahdan waa wax lala yaabo

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 ปีที่แล้ว +1

    masha allah mama farida meesheda dhigtay

  • @halimadar
    @halimadar ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah fadumo iyo barnaamijkuba hambalyo walaalayaal.

  • @yawayehe1022
    @yawayehe1022 ปีที่แล้ว +1

    Hesta Fourchette magaceda igu cawiya walalyaal 3:36

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 ปีที่แล้ว +2

    Juweyriya mar hore ayan arkay..

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 ปีที่แล้ว +3

    Waarislaantani waa khatar walee

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 ปีที่แล้ว +3

    Aduunyadu dadkan oo kale maxkabad ayaa lasoo taagi lahaa

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 ปีที่แล้ว +2

    Mnzha ALLAH WLHI WAA BATMAMIJ QAALIYA IYO MAAMA QAALIYA

  • @bardacad
    @bardacad ปีที่แล้ว

    ❤ waan weheshana gavadhaas somaliwayn deeeqa weeye
    Danbigaaaga alaha dhaafo❤

  • @famabmi7340
    @famabmi7340 ปีที่แล้ว +5

    Bravo Fatouma, très bonne mémoire.
    Nolow.

    • @abdiwahidabdallah9939
      @abdiwahidabdallah9939 ปีที่แล้ว +1

      Yaa isoo dira telfoka mama
      Fadumo Ibrahim

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 ปีที่แล้ว

      I love her may Allah grant her Jannatul firdos without ANY Trials Insha Allaah!!💝💝💘💝💘💝🥺😥😥

  • @hani8826
    @hani8826 ปีที่แล้ว

    Lagenda. Fadumo ibrahim.🌹♥️🌹♥️

  • @dudubqaraammusic731
    @dudubqaraammusic731 ปีที่แล้ว +1

    macalinkan ubaahna waan heley aad baan ugu mahad naqaya

  • @sahramohamud6993
    @sahramohamud6993 ปีที่แล้ว

    Walee faadumo meel xun bay kaga soo hadhay wejiyo xuntii very talented fadumo ibraabim keep going

  • @libanaliwaiss7687
    @libanaliwaiss7687 ปีที่แล้ว

    Machallah hoyo fadumo horey u soco

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 ปีที่แล้ว +2

    VAR-ka Fanka Fadumo ( VFF ) or faaf reeb ka fanka iyo Fadumo ( FFF )

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 ปีที่แล้ว +4

    faadumo fani soo qabqabo heesaha erayadooda lakhalday

  • @burjibiixi2317
    @burjibiixi2317 ปีที่แล้ว +2

    Faadumo waa qof culus . waa runteed juweeriya jano waa fanaanada kaliya ee buuxisay kaalintii fanaaniintii waa waynaa. Horyaal barnaamijkan aad baa loogu baahnaa

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 ปีที่แล้ว

    Maashaa Alaah mam Fadumo alaaha kuxafido.

  • @suleimansh.adamhererbritis128
    @suleimansh.adamhererbritis128 ปีที่แล้ว

    C/Qani iyo Faadumo waan idin haystaa.
    Juweeriya jano waa fananad cod macan lkn heestaa aad sii deysay ee Amina qaadi jirtay way qaladay juweeriya beydka dambe

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 ปีที่แล้ว

    Faadimow Rabbi ha barakeeyo maskaxdaada qaniga ku ah afSomaliga , suugaanta iyo jacaylka intaba.

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 ปีที่แล้ว +2

    Gabadh baa uso baxdaay ugadh sataay fanaanintii maanta so qabqabo fananintii hore ee sharafta laha baay ka bah dileen heesihii

  • @kayd5054
    @kayd5054 ปีที่แล้ว

    Walaahi Juweeriya Jano waa fanaanad dahabi ah waad asiibtay.

  • @muusemaxamed2342
    @muusemaxamed2342 ปีที่แล้ว +2

    Inaabti maad diinta baratid Faadumow, quruxdaada waxa qiimo u yeelaysa waa diinta ood ku dhaqanto

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 ปีที่แล้ว +1

      Waliba siday quraanka uxiftiyi lahayd se ugu duceeyaa faadumo in ay Quran ku akhriso codka fiican

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 ปีที่แล้ว

    Mnsha Allah

  • @yasminesalmo7772
    @yasminesalmo7772 ปีที่แล้ว

    Masha Allah faadumo.aad iyo aad ayad u mahadsanthy

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 ปีที่แล้ว +4

    Wax ku qaata kuwa iska soo cabaadaw

  • @fuadahmedfarah6096
    @fuadahmedfarah6096 ปีที่แล้ว

    Mama we love you from muqdisho

  • @salmaa2871
    @salmaa2871 ปีที่แล้ว +1

    Legend legend dhalay!!!! I love her so so Sooooooo MUCH ❤️❤️❤️❤️💘💘💘💘💘😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭will EVER see her alive eye to eye ??!😥😥😭😭😭😭I love her more than my own mother and family Walahi 😭😭💘💘❤️💝

    • @ahmedadem1829
      @ahmedadem1829 ปีที่แล้ว +1

      She is our mother ididnt see her even we living same city one day iwill see insha allah . She is carrying our calture

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedadem1829 Trueee!!!! you’re so lucky my brother. 😊🥰🥰

    • @ahmedadem1829
      @ahmedadem1829 ปีที่แล้ว

      @@salmaa2871 thank you wll qli ♥️ u will see her insha allah salma 💋

  • @abdiabdi4390
    @abdiabdi4390 ปีที่แล้ว

    I Like this Lady

  • @omaromar-mc9vi
    @omaromar-mc9vi ปีที่แล้ว

    Thank you

  • @user-dg7ms9te5k
    @user-dg7ms9te5k 10 หลายเดือนก่อน

    Aad Ayman idiin salamaya horyaal tv

  • @badrihassen7527
    @badrihassen7527 ปีที่แล้ว

    Big fan for fadumo barnaamij yadeeda halasoo badiyo

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 ปีที่แล้ว

    Juweriya jano is the best

  • @samiirabdullahiolat1520
    @samiirabdullahiolat1520 ปีที่แล้ว

    Aad Ayaan ubogaadinaa hooyo Fadumo she is a great role model for us

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 ปีที่แล้ว

    Horyaaal TV Wa Halka Barnaamij Ee Faaiido Leh Ee Loogu Hanbalyayn Karo.

  • @abdihassan2397
    @abdihassan2397 ปีที่แล้ว

    Hooryaal 24 tv
    Wa mxy ciwanka cayda ahi
    Qalad Qalad laguma saxo wa side

  • @abdirisakkahen
    @abdirisakkahen ปีที่แล้ว +1

    Belo ku ciyaartay. Faadumo waaba oo lugeynayaaa

  • @mahadallahaahmed8676
    @mahadallahaahmed8676 ปีที่แล้ว

    Mama ❤fatouma ❤❤ naag qabo dadhak faannka sharfta ka saraye mash allah mama we love you nolow

  • @crashiidmaxamed4834
    @crashiidmaxamed4834 ปีที่แล้ว +3

    Kkkk waar ciidanba is helay waar maantay go een yaryarkii hesaha calalin jiray

    • @ayanhashi7111
      @ayanhashi7111 ปีที่แล้ว +1

      Wallee waa la helay kkkkkkk

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 ปีที่แล้ว +1

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉 Naga qabta budhcad faneedka

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah

  • @ibrahimwarsame6746
    @ibrahimwarsame6746 ปีที่แล้ว +2

    Ma dhagdheer ba Mise dhigdheer bay saarantahay

    • @buuxciise1382
      @buuxciise1382 ปีที่แล้ว

      dhigdheer weye
      lkn yurub dhegdheer bay tidhi

  • @maaadamm298
    @maaadamm298 ปีที่แล้ว

    Waa loobaah Fadumo Ibrahim waa cajiib halkeebey kumaqneyd mudo badan? Siwacan u wad.

  • @kaltumamuhumed3145
    @kaltumamuhumed3145 ปีที่แล้ว

    Maasha allah mamo wa run waxaa hadad sideyda u keyney wa inad dhafta

  • @axmedobsiiye4179
    @axmedobsiiye4179 ปีที่แล้ว +2

    Adigaaba faaf reeb u baahan, waayo waxaad tidhi waxaa ila soo jeedinaya ( dee qofka kula soo jeedinaya ma ninbaa mise waa naag ) bal adigu is faaf-reeb

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 ปีที่แล้ว

      War wuu bukaa, barnaamijyadiisii hore haddii aad dhageysato qaladaad badan baad ku arkeysaa, hadana isma saxo.

  • @goba.nimo.miidhiya5238
    @goba.nimo.miidhiya5238 ปีที่แล้ว

    Msh.allah. horyaal.tv.faadumo.ibraahin

  • @dekosharaf6823
    @dekosharaf6823 ปีที่แล้ว +1

    Jeesto waa socodka xaragada leh jeesana wa tan sabuurada lagu qoro o dabashiirta afka carabiga lagu yirahdo tan madaxa leysku hertiyana waa testo o ah af talyaani madax ayana loga jeda

  • @maxamedjabse6854
    @maxamedjabse6854 ปีที่แล้ว

    Wy iga qoslisay faadumo. Wa runted. Wana loo bahanyhy

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 ปีที่แล้ว

    Faadumo waa Cajiib walee.

  • @cabdishugri6220
    @cabdishugri6220 ปีที่แล้ว

    Faadumo qof qiimo badan oo luuqada afsomaliga khabiir ku ah

  • @yaameen305
    @yaameen305 ปีที่แล้ว +4

    Islaantu hadal badanaa ma cajalad bay liqday

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 ปีที่แล้ว

    Juwerya jano ❤

  • @libanodowa
    @libanodowa ปีที่แล้ว

    Maraa waaxid aad baan barnaamijkan u xiiseeyaa

  • @fathiyaluul6033
    @fathiyaluul6033 ปีที่แล้ว

    Bravo bravo bravo

  • @user-eu4yn5bl9k
    @user-eu4yn5bl9k 10 วันที่ผ่านมา

    Waasax.heesta.hakaqabanfoota❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 ปีที่แล้ว

    Faadumo waa macalin wax badan laga baranayo

  • @mcwadaad6046
    @mcwadaad6046 ปีที่แล้ว

    mama fadumo aad bay ugu hamadsan thy sida ay heesa u faaf rebayso o waxay aragtay fanki o la kufsaday

  • @xaafuunimedia6121
    @xaafuunimedia6121 ปีที่แล้ว +1

    Lkn sahra ilays ayaa heesta saxday waana ku amaanayaa sahro ilays inay deelqaafka kasaartay heestaas abwaankasta u geeya oo waydiiya qaafiyda saxda ah. qaafiyad iyo macno ahaanba
    Way qaldanayd ii giijay seetada qaafiyad ahaan waa qalad, diiday baa sax ah wayo seeto iyo dabar waxaa sahlan seeto
    Howl adag baad haysan mahadsanid fadumo ibrHim iyo bahada tv ga.

    • @mmimmi9391
      @mmimmi9391 ปีที่แล้ว

      Kkkk mxdsoo weydisay abwaninta oo sx ku tahey sahra ileys waayaabe

    • @xaafuunimedia6121
      @xaafuunimedia6121 ปีที่แล้ว

      Malaha afsoomaaligaadan aqoonine. Anigu iyagaandhahy soowaydiiya 😎😎

  • @suleimansh.adamhererbritis128
    @suleimansh.adamhererbritis128 ปีที่แล้ว

    Faadumo malaha baydka hore ee juweeriya uun baad dhagysaty, hayaaaaaaaay Juweeriya waa dhex dabaalatay inta dambe oodhan.
    Laaqi jiray bay tidhi , halkii ahayd , LAANQAYR KU DHIGAY
    LIQI JIRAY WARMAHA AYAY TIDHI HAYAAAAAY
    WAA lisan jiray warmaha sida saxda ah

  • @Huzzayn
    @Huzzayn ปีที่แล้ว

    Ayaan Wadani is my favourite

  • @mohamedosmaan5999
    @mohamedosmaan5999 ปีที่แล้ว +6

    Legendary still live keep going mama

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 ปีที่แล้ว +1

    wlhy waa Run juweria janno waa Ayaad waaban iska jeclahay taa yar

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 ปีที่แล้ว +2

    sxbyaalow heestaad Khadra Daahir ee ah ( yeelaha ugoysay) magaceedii igu caawiya way igu wareegaysaa, waanse Soo qaban waayey

  • @alkenalken9460
    @alkenalken9460 ปีที่แล้ว

    cabdi good naag ah baa soo baxey hoo baaruuda