Fannaan Soomaali ah oo Ka Cabanaya Habar Hog u Qoday

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 314

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 ปีที่แล้ว +14

    Alla ha cafiyo sayiid cafimaad taama alle ha siiyo cid kasta oo xanusanaysa aamiin yaa allaah

  • @NasserAhmedIlwad-jb7vq
    @NasserAhmedIlwad-jb7vq 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah habo from Djibouti 🇩🇯❤❤

  • @reercaligamaan714
    @reercaligamaan714 2 ปีที่แล้ว +17

    Guddoomiyaha iyo inta innaga xanuunsaba dhammaan Allaha caafimaad siiyo. Aamiin.

  • @mmh8047
    @mmh8047 2 ปีที่แล้ว +6

    Asc,maa Shaa Allaah. Maamada waa macalimad heersare ah oo loobaahanyahay!! Xaruun haloofuro😍

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว +4

    Faadumo Ibraahim iyadaaba cod macaan leh. Ilaahay haku xafido.

  • @abdit8270
    @abdit8270 2 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahay caafimaad ha siiyo isga iyo xanuunsanaysa.

  • @moha786
    @moha786 2 ปีที่แล้ว +8

    I really appreciate and recommend Horyaal 24 TV preserve our culture and literature

  • @KaabetechnologyLanguage
    @KaabetechnologyLanguage 2 ปีที่แล้ว +6

    Insha Allah illahay ha caafiyo isag iyo intii xanuun sanba illahay ha caafiyo dhaman muslimiinta

  • @mohamedamir7418
    @mohamedamir7418 2 ปีที่แล้ว +3

    legen ciyaalkii afsoomaaliga iyo heesahaba ku ciyaari jiray faadumo var ayaa usoo baxday thank you mama

  • @dromarhabeb
    @dromarhabeb 2 ปีที่แล้ว +1

    Horyaal waa warbaahin qarnigani Mama Fadumo waan bogadinayaa walibo Hadalo guuleysta Eebe idinkisa. Baahi tirta fanka.

  • @FnafNanoOffical
    @FnafNanoOffical 2 ปีที่แล้ว +9

    May Allah grant forgiveness to to all those who are complaining

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 8 หลายเดือนก่อน +2

    Fadumo. Legenad weyn.
    👍

    • @ZahraMaha-e9h
      @ZahraMaha-e9h 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤

  • @neimamedbouh3061
    @neimamedbouh3061 2 ปีที่แล้ว

    I love you habo❤️❤️❤️from Djibouti 🇩🇯 Macalimad wanagsan👍👍👍

  • @nazdalaan
    @nazdalaan 6 หลายเดือนก่อน

    She’ have a free spirit, Fadumo waa funny

  • @abdimohamed8851
    @abdimohamed8851 26 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay caafimaad degdeg ah ha siiyo gudoomiyaha aamiin yaa raabi

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Alaah Ilaahay Haku Xafido Faadumo Ibrahim I loved your Program God Blessi you

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 2 ปีที่แล้ว +1

    Alloow cfmd tamah ku sii yaaa rabbii aamiin

  • @halimaahmed9660
    @halimaahmed9660 2 ปีที่แล้ว +2

    Alle cafimaad hasiiyo Isaga iyo intiimugtaba

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 2 ปีที่แล้ว +5

    Bar naamijkan caadi maaha Faadumo (Edo, apsulutly your talent ) Masha Allah

  • @deeqawaeys2376
    @deeqawaeys2376 2 ปีที่แล้ว +15

    Respect 🇩🇯 habo

  • @Ahmed-ce6ev
    @Ahmed-ce6ev 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto gudoomiye saxafi sayid

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 2 ปีที่แล้ว +2

    Mama faaduma waan je calahay waa hooyo soomaliyeed oo garsho dheer

  • @crashiidbashiir2009
    @crashiidbashiir2009 2 ปีที่แล้ว +3

    gudoomiya iyo inta xanuunsanba alle ha caafiyo Aamiin;
    inanta tidhi anigoon garaadsan, garaad wayna aan noqon
    malaha in suldaan ama garaad beeshoodu u caleemo saaro ayay doonaysay

  • @rugsanofficialchannel9369
    @rugsanofficialchannel9369 2 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha caafiyo weriye sayid iyo inta xanuunsanaysaba amiin

    • @abdulkadirsaid8582
      @abdulkadirsaid8582 2 ปีที่แล้ว +1

      Maashaa Allaah, Afkeeni
      Hooyo dhiman maayo inta ay jiraan dad u taagan inuusan naga lumin. Aad baan barnaamijka usoo dhoweynayaa iyo Abwaanada inoo daadahaynaya (Faadumo & Hadalo). Thanks from
      SHOODHE Abwaan: Abdulkadir Said (Argos)
      Seattle, WA (USA).

  • @MAKOGUIRREHEGUEH12
    @MAKOGUIRREHEGUEH12 6 หลายเดือนก่อน

    Ale ha cafiyo insha allh❤❤

  • @kingmoha9965
    @kingmoha9965 2 ปีที่แล้ว +1

    Mamadan alaah cimeiga ha u dheereeyo waa dhaxalkii murtidii la qalday mana nolow we love you markasta

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 2 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan Tvga Horiyaal24 waa in ay Mama Faadumo mishaar Qiimo leh loo qoraa.

  • @dddfff110
    @dddfff110 7 วันที่ผ่านมา

    Ilalahey ha cafiyo

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 ปีที่แล้ว

    ilaahey caafimaad taam ah ha siiyo ASaga iyo inta xanuunsan oo muslim ah Ameen yarabi 🤲🥺

  • @jamalofficial2974
    @jamalofficial2974 2 ปีที่แล้ว +2

    Allow Caafimaad Taama Sii Sayidka Horyaal24 Tv🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdulkadirabdi7373
    @abdulkadirabdi7373 2 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij aad u wanaagsan kana hadlaya suugaanteena hodanka ah.thanks. walaalo. Heesihii hore murti ayey xambaarsanaayeen. Kuwa hada.oo micno beelka ma aha

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 2 ปีที่แล้ว +5

    Allaah ha caafiy amiin amiin amiiin yaa rabi

  • @cabdifataaxmohameth9601
    @cabdifataaxmohameth9601 2 ปีที่แล้ว +1

    Ale ha caafiyo isaga iyo inta inaga xanuusanaysaba aamiin

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 2 ปีที่แล้ว

    Illaahey hacafiyo Amin Yaarabi

  • @abdilatif701
    @abdilatif701 2 ปีที่แล้ว

    Faadumo Maasha Alaah Waan Kaa Qaaday Salaanta Wax iga Maqnaa Baan Kaa Faa,iideystay

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 ปีที่แล้ว +14

    I like this lady Wallahi .❤

  • @fadumomaxamed5054
    @fadumomaxamed5054 2 ปีที่แล้ว +1

    said allah ha naxariisto laakiin faadumo adigu inta aad heesaha waqtiga siinayso quraanka sii wllo

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 ปีที่แล้ว

    Alla maxaan fanaan hees kid jiidaya
    Saluugay saxa saxa dhalinyarada af soomaaliga haloo saxo 🎉

  • @redback043
    @redback043 2 ปีที่แล้ว +1

    Doowga lama lamaayo libinteey ki diyeere mic naheeduu waa doow waa hadal lama lamaayow waa labe afle ama lawa wajiile libinteey ku deere libin waad garanaysaa oo arka aad guleysato sidaa daraadeed hadu taagnaato👏👏👏

  • @unspokengamesfnfgamer2176
    @unspokengamesfnfgamer2176 2 ปีที่แล้ว

    Duqdan faadumo wali waxay haysaa good energy

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 2 ปีที่แล้ว

    Marwo faadumo soo qaado cabdiwali kingeero

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 11 หลายเดือนก่อน

    Subxanalah waar iyaa fadhisiyaa may illahay uu nokhoo khof waeyn baatahay

  • @anissamahmoud1652
    @anissamahmoud1652 2 ปีที่แล้ว

    Machaallah il xunii kuma aragto habo macaan 🥰

  • @umismail8037
    @umismail8037 2 ปีที่แล้ว +3

    Salan sare reer Ismaciil Xamaargood, Siciid iyo cabdo laabo fanaan oo reer djibouti aah. Allah uu naxaariisto labada legend. MashAllah reer Djibouti daadki horee ayaay salantaay mamo fadumo, reer magaal.

  • @alicigalasma6825
    @alicigalasma6825 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha caafiyo gudmiyha isgoo caafimad qaba haidink soo nabad celiyo

  • @abdimohamud3967
    @abdimohamud3967 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah caafimad taama hasiiyo

  • @nimoyusuf3627
    @nimoyusuf3627 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha caafiyo gudoomiya tv ga iyo inta inaga xanuusanaysaba

  • @fadumocabdi8971
    @fadumocabdi8971 2 ปีที่แล้ว

    Asc allaha caafimaad taam ah allaha siiyo asaga islaamka jiran oo dhan aamiin aamiin

  • @dromarhabeb
    @dromarhabeb 2 ปีที่แล้ว +1

    7:13 ka af-feefta in qoralka heesta uu san sax noqon karin sababto ah muqalka qoralkani ee heesta ah waa qalad. Fannaaninta waa in ee iska dhaffaan in xigtaa qorallada youtube ee qorallada youtube ka heesaha si wacan u dhuuxan heesta ee dib u qaadayaan.❤😂🎉😊

  • @munaabdi855
    @munaabdi855 2 ปีที่แล้ว +1

    Mogadishu got talent
    Gabadhii ku guilaysstay
    Herestii ay ku tartameysay
    Way qaladay
    Ereyadu Waa farta Bogotá aan daro
    Iyadu waxay tiri
    Horta fooda aan daro

    • @KhalidAlirunsheeg
      @KhalidAlirunsheeg 2 ปีที่แล้ว

      Miyay ka saxeen markay qaaday? 😂😂😂

  • @kassimabdi2966
    @kassimabdi2966 2 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah I love mama fatuma

  • @Abdiisse7
    @Abdiisse7 2 ปีที่แล้ว +5

    Asc waxa Jira Hees la Dhaho gobogabo coladeed oo Wuu Qaadi Jirey Xarago Hadana Waxa Soo Qaadey Wiil Mohamed la Dhoho Oo Fanaaan Da Yar ah Hal Erey Buu Khal Dey oo Macaha Heeska Badali karta Hesstu Waxay Aheed Nin Oo Goabankii raacayna Isna Waxa ka Dhigey oo Gabankii laacayna Soo eega oo Ila Tijaabiya Khaladan mahad Sanid Daadiyasha barnaajka ❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +4

    waar ilayn abyaanintii shaacir iyo wedhsame dumarka somaliland baa ka daran !!! mashalla macalimaad fasiraad maca cod maca actions.... chapeau !!!!!!!!!

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 2 ปีที่แล้ว

    Sllow cafii 🤲🤲🤲🤲

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว +6

    Walaahi waa macalimaad maraa waaxid , waxbadan ayaan qaladka ku xafiday heeso badan waaliba aan moodayay inaan saxsanaa zero bay nagusoo celissay si aanu u barano afka hooyo!!!!!!!!!!thanks Horyaal24 Tv and macalimada mamada reer somaliland .from saylac!

    • @minursa02
      @minursa02 2 ปีที่แล้ว +1

      Maa adigoo Sylaac joogtaa ayaad zero tahaay, Sujuui Waudamateey. Waxaa daraan fanaanada reerka aafsoomaliga mutacalimiin u aah oo na qaaldanteey ayadoo Hargeysa degaan.

    • @qwertyaserty8404
      @qwertyaserty8404 2 ปีที่แล้ว

      @@minursa02 reer hayhayssa ilahaybaa farfay !! waxaa ay si fican u yaqaanaan hadal iyo xarago

  • @calinurcsalam6072
    @calinurcsalam6072 ปีที่แล้ว

    Ilaahey caafimaad taam ah ha siiyo

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay ha cafiyo aamiiin

  • @anissamahmoud1652
    @anissamahmoud1652 2 ปีที่แล้ว

    Cafimaad tamaa inchaallah

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allaah faadumo👍

  • @fatxiyabintujama8799
    @fatxiyabintujama8799 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahayow caafimaad taama oo dega-dega ugu deeq asaga iyo xanuunsanba

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 2 ปีที่แล้ว +1

    Faadumo tv gan way shiday

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 2 ปีที่แล้ว +1

    Bi idmi allah caafimaad sareecan ah Allaha siiyo amiiiiiin yaa rabbi

  • @mustafeanshaxaxmed9254
    @mustafeanshaxaxmed9254 2 ปีที่แล้ว +2

    Allah hacafiyo amiin amiin amiin yaarabi

  • @macruf4307
    @macruf4307 2 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamij wakhtigiisa taagan maamadu caadi maaha 🎉

  • @abdipp595
    @abdipp595 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay ha caafiyo isaga weyn oo waxid ah

  • @douksiehfarah9228
    @douksiehfarah9228 2 ปีที่แล้ว

    Long life mom Fadumo Ibrahim

  • @amaladan2259
    @amaladan2259 2 ปีที่แล้ว +3

    Allaha caafiyo gudoomiyaha Sayid Amiin

  • @fadumojama5716
    @fadumojama5716 ปีที่แล้ว

    Fadumo waa Qatar . Waa run war heesaha ha bedelina

  • @mohammednuur2939
    @mohammednuur2939 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc Abdiqani & fadumo waan idiintagera lakiin walaashey faadumo qaali ducadi wey ku dhacdey waayo wexey tidhi inta af somaaliga ku hadasha somaali waa somaali hagana raali noqoto

    • @M.Suriyan
      @M.Suriyan 2 ปีที่แล้ว

      Waad ila aragtay weedhaas maamo faadumo ulakac uma oran ayaan filayaa

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu Fadumo arimahaan iska daa waliba waqtiga aad ku jirto iska ilaali adigoo waxan dhex maquuranaya yaanay yaqiintu kuu iman ILAAHAY ha kaa hanuuniyo

  • @abdillemahathussein932
    @abdillemahathussein932 2 ปีที่แล้ว

    *Lakubenda mina sanaa* maaho dee waa *nakupenda mimi sana*😂😂😂

  • @sulimanahmed4973
    @sulimanahmed4973 2 ปีที่แล้ว

    Fadlan ka daa inta afsoomaliga ku hadasha
    Waxaa ka haboon dhammaan ummadda soomaaliyeed

  • @foziaabdullahi5966
    @foziaabdullahi5966 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah
    We love you two

  • @GRONINGEN60
    @GRONINGEN60 2 ปีที่แล้ว +2

    ALLAH HA CAFIYO AMIIIIIN

  • @dayxa561
    @dayxa561 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha caafiyo insha Allah

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay hacaafiyo yaa rabii🤲🤲🤲🤲

  • @mjamac5261
    @mjamac5261 2 ปีที่แล้ว

    Wasiirka maaliyada waa nin tuf leh uga duceeya

  • @yayayaya5993
    @yayayaya5993 2 ปีที่แล้ว

    Alle ha caafiyo sayid iyo inta xanuunsan ee kale ee reer somaliland

    • @shukridahir3925
      @shukridahir3925 2 ปีที่แล้ว +1

      Mam fadumo meel ayeey saartay reer waji xuna

  • @maxamedmaxuud3651
    @maxamedmaxuud3651 2 ปีที่แล้ว

    Ereyadii Alhun Cabdi cali wayd

  • @faraxcabdixasan7533
    @faraxcabdixasan7533 2 ปีที่แล้ว +1

    Amiin.amiin.amiin shaman.inta xanun.alle.hacafiyo

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha caafiyo gudoomiyaha iyo intii kale ee xanuunsan

  • @maida9959
    @maida9959 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 ปีที่แล้ว +1

    Adna ILLAAHAY u noqo heesahan inaga jooji #FAADUMO sayidna allh ha caafiyo

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay ha caafiyo isaga iyo inta islaam ah ee xanuunsan

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman ปีที่แล้ว

    Wow ❤❤❤

  • @diniali612
    @diniali612 2 ปีที่แล้ว

    Fadumo waa legend

  • @salahalisacad7913
    @salahalisacad7913 2 ปีที่แล้ว

    Waa hooyo afka iyo sugaantaba hodan ka ah ❤

  • @SaleebanJama
    @SaleebanJama 7 หลายเดือนก่อน

    Alahacaafiyo Aamin Aamin

  • @fartunosman9010
    @fartunosman9010 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah caafimad tam ah ha siiyo aamin yaa rabi

  • @adamabdodini1456
    @adamabdodini1456 2 ปีที่แล้ว +1

    Félicitation fatouma continue à préserver la langue maternelle et la culture en général.
    Bonne journée

  • @ruqiya9698
    @ruqiya9698 2 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin Aamiin ay rabi

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 ปีที่แล้ว

    Inta af soomaaliga taqaan sax ma aha. Dadka Soomaaliyeed dheh walaal

  • @samiyahussein9420
    @samiyahussein9420 2 ปีที่แล้ว

    Hayayy mamadaan waa cajaayib waleh waa theater ama faaniku oo socoda my allah bless you 🙏

  • @adendhicisow9375
    @adendhicisow9375 2 ปีที่แล้ว

    Illahay hacaafiyo intii anaga xanuunsan oo dhanba oo islaam ah

  • @abdillemahathussein932
    @abdillemahathussein932 2 ปีที่แล้ว

    *Mimi abana tisaki okuona wewe* maaho ee waa *mimi apana, sitaki kukuona wewe*😂😂

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc illaahay ha caafiyo dhamaan waalid iyo walaalba

  • @ifrahmaxamed7436
    @ifrahmaxamed7436 2 ปีที่แล้ว +2

    Allahumaa aamiin

  • @cabtanmohamed4514
    @cabtanmohamed4514 2 ปีที่แล้ว +2

    Mama fadumo Ibrahim add u jclhy sida ay u kala dhigto miraha iyo laxanka

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 ปีที่แล้ว

    Mamadu Masha'Allah maay quraanka saubarato

  • @maxamuudxasan261
    @maxamuudxasan261 2 ปีที่แล้ว

    Horyaal waa tv ga ugu macquulsan se lagama filayo inuu dadka buka soo taagaan.