Lamaanaha Fartun Happy iyo Abdisalan Sanka Jaceylkii 3-da Sano

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • #Fartun Happy,#Banadir Vision,

ความคิดเห็น • 421

  • @askarjr7158
    @askarjr7158 4 ปีที่แล้ว +131

    Inta is jecel oo kala fog Rabboow isku keen misna isku waari☝️🙏😍

  • @xaawoluulxassan2520
    @xaawoluulxassan2520 4 ปีที่แล้ว +76

    kkk fartuun waalahi qeebti maseerki shaadiyo sharaf uga e thy yaa igu racsan wadada nolada walaliyal

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 4 ปีที่แล้ว +12

    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin
    Aad ayad ugu mahadsantihiin sidaad noola wadagteen marxaladii jacaylka idin soo dhexmarey Mashaa Allah, guushisii wad hesheen, isku waara abid walashay fartun Iyo Walalkay cabdisalam, wariye cabdiqadir koronto JazakAllah khayr. From Fartun happy iyo banadir vision.

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed 4 ปีที่แล้ว +22

    M.a i have not ever seen like this famalilly as we see fartuun has good attitude and behaivior keep your boss also abdisalam keep your lady and try to her happiness

  • @asiaaar5002
    @asiaaar5002 4 ปีที่แล้ว +18

    Cabdisalaam iyo Fartuun Alle ha idiin barakeeyo reerkiinana ha idiin xifdiyo shar iyo shaydaanba Alle ha idinka ilaaliyo❤️❤️

  • @saidofarah9195
    @saidofarah9195 4 ปีที่แล้ว +38

    Wiilkaan waanba wayey ileen waa la xareeyey🤣🤣🤣🤣🤣 masha allah

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 4 ปีที่แล้ว

      Ani camal riwayado aan ku arkay mar hore waqti dheer kuma arkin laakiin sifiican ayuu sameeyey hadu Iska dhaafay ruwaayadaha

  • @kheyrsheeg8655
    @kheyrsheeg8655 4 ปีที่แล้ว +12

    mshlah fartun wakutagera mabruuk adi io xajigaada

  • @sulekhosimandhore739
    @sulekhosimandhore739 4 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah lamanahan aadban ujeclahy Allah barakeyo awlaad qayr qaba kala hela

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 4 ปีที่แล้ว

      Sulekho siman Dhore walal subscribe isaar

  • @khadijajibriil8399
    @khadijajibriil8399 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah ameen ameen talad iyo suaalaha wacan aad nasiiseen dhamantiin jazakalahu khayr 👏👏👏❤️

  • @fadumomohamud4275
    @fadumomohamud4275 4 ปีที่แล้ว +5

    Mash alah abaayo fartuun iyo Abdi salaam isku waara walaal waan idin jacelahay mash alah😘💖❤🥰😍

  • @maryamaabdikadir9612
    @maryamaabdikadir9612 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashallah tabarakallah lamane qurux bdn long life 🤗

  • @naciimomaxamuud5725
    @naciimomaxamuud5725 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah qoys qurux bdn allaha isu kiin barakeeyo oo hela farxd waarta

  • @sahrotoxow5993
    @sahrotoxow5993 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh famil qurux bdn Ale ha idin barakeeyo wllhy qaaliya

  • @hafsabashe7585
    @hafsabashe7585 4 ปีที่แล้ว +7

    mansha allah tabaraka allah illahy haysku barakeyo qoyska qurux badan❤

  • @idilhassan2944
    @idilhassan2944 4 ปีที่แล้ว +4

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير شاء الله 👏👏👏👏👏

  • @ruunsharaf4350
    @ruunsharaf4350 4 ปีที่แล้ว +47

    Wlh waa sax markaaa rabto qf aad jcshahay inaad jarto wey adag thy anigoo u xnqsn ka maeersan jcl ayaan rabaa hadana inaa ka fogaado asna wuuu i soo jiidana markaasta dadalkiisa uu laba jibaara anaga dhibka jira ah waan kala fog nahy marka allaha nagu guuleeyo jclkeena idinkana farxad ku dhameesta jclkiina

    • @fawziyamohamed160
      @fawziyamohamed160 4 ปีที่แล้ว +4

      Abaayo wlhi anigoo kale thy miskiinkeyga wuu iga fogyhy isku dhaceena wuu bdanyahy lkn markaa isku dhacno taleefan mala joojihaayo ilaa uu iga qosolsiiyo m.s i love him but ilahey baa ka rajeyaa inaan kulano in shaa allaah

    • @ruunsharaf4350
      @ruunsharaf4350 4 ปีที่แล้ว

      Insha allah xbbti allaha kugu guuleeyo adigana🤲❤

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 4 ปีที่แล้ว +1

      @@fawziyamohamed160 sister tala kusiina macquul ina ka khibrad badanhay gur kagag hireyay ina iga khibrad badantahyna macquu khilaafyada baden ina hor istaagto isku day Marku isku DHACA bato malinba her tagaysa akhiraan ina isbucyo Isla Hadlin marka ina sanadki ama lixdi bil mar khilaaf yimado taas iska normal Wayne

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 4 ปีที่แล้ว

      Ruun sharaf allh isku kin Keene abayi

  • @fathihirsi37
    @fathihirsi37 4 ปีที่แล้ว +22

    viva jcylka Facebook ka bilowdey❤

  • @faaizadheman5235
    @faaizadheman5235 4 ปีที่แล้ว +2

    masha allh fartuun iyo abdisalam alle hydinka dhigo reerki isku wara insha allh an aragno awladiina oo halkan naga soo salamysa wn idin jeclahy

  • @cawaleliban6853
    @cawaleliban6853 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    hambalyo
    Hambalyo
    Hambalyo
    Wlshey fartuun
    Iyo SANKA
    Sxb cabdi salaanow marka hore
    Hambalyo
    Hambalyo
    Hambalyo
    Fartuun Allaha isku kiin barakeeyo
    Hadaan kaftamo daahane hortiisa dafanaa joogo igu dhacday waana aqbalay.....

  • @Indho123
    @Indho123 4 ปีที่แล้ว +14

    Maasha allah Dhisma oo dhaqma lamaanaha qarniga

  • @nasroinafarah4852
    @nasroinafarah4852 4 ปีที่แล้ว +13

    C/salan waa nin geesi ah walibo jecelkisa waxkasto usaneyay Fartuun way uqalanta waxkasto in losameeyo Farxad kuwaaro abid🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @bushradagan2144
    @bushradagan2144 4 ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله تبارك الله
    آلله يحفظكم جميعا

  • @qadraahmed8181
    @qadraahmed8181 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah barakallah fartun iyo Sanka isku wara ubad salixin Allah idin siyo wllo xisaha wararka wan salamayaa

  • @sacdiaganeyofficial3128
    @sacdiaganeyofficial3128 4 ปีที่แล้ว +10

    Family qurux badan oo aan taageero rabi ha xifdiyo

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 4 ปีที่แล้ว +11

    Caadi maha isku waara waan ka helay qisadooda faftun iyo sanka

  • @ilhaansaafi8691
    @ilhaansaafi8691 4 ปีที่แล้ว +7

    Fartuun wa anigoo kle insh allh bay dagen tahay

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 ปีที่แล้ว +6

    Maaaaaasha allaha kkkkkkkkkkk 🙏🙏👌👌👌🇸🇴🇸🇴🎉🎀🌾🎀🎉♥️🥰🌹🥰🥰♥️♥️♥️♥️♥️🧨🎊🎁🌱⚘💐💐💐🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @abdikadirak9939
    @abdikadirak9939 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah fartuun iyo seygeeda wxaan leeyahay kal soonida halkaas ka sii wada insha Allah

  • @marieabdi5494
    @marieabdi5494 4 ปีที่แล้ว +6

    Kkkkkkkkkkkk fartun wllh waa iga qoslisay

  • @hamdacabdalla8626
    @hamdacabdalla8626 4 ปีที่แล้ว +16

    hhhh m.a family farxad kasamesan onku xiranahy sanka and fartuun farxadiina hawaarto sanka sidaa shale uguso samirte ugu samir marwalbo halisku samro siyaa anagane idinkugu daysano

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allh

  • @hamdaomer8238
    @hamdaomer8238 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allaah hanbalyo qoyska quruxda badan ❤❤❤

  • @aminacismaan8812
    @aminacismaan8812 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaaaaah faamily qurux badan Allaaaah haydin xafido ❤️🌷🙏

  • @leilaomar8966
    @leilaomar8966 4 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allah tabarakallah fariid Sanka

    • @hibomaxmaemailhibomaxma7229
      @hibomaxmaemailhibomaxma7229 4 ปีที่แล้ว

      Mashallah 😍 😍👍👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️♥️♥️❣️❣️🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣✊

  • @mohamedmuse2751
    @mohamedmuse2751 4 ปีที่แล้ว +43

    raga Nairobi jogo wlhi gabdhaha cabsiye kaa qaban raga xuna Nairobi uu badan allh gabdhaha rag fcn hau sahlo kuwa Nairobi jogo waliba

    • @mohamudjakaarta7140
      @mohamudjakaarta7140 4 ปีที่แล้ว +1

      Sxb waa runtaa raga joogana dumarka qaar in Alle ku aadiyo ka cabsadaa jira naago guriga kiradiisa kaa raba iyo huteel lacagtiis

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว +7

      Wlhi ben ma aha wllkey aniga anigo frta wadnaha ku haya ba rerka iga so dontay wil qarabda ah oo wadad ah oo shaqeysta oo qof wngsana walidma qof xun kuma so doqayo hhh wayo malin jimco ah ba is aragnay axadina wn aqal galnay walidku mrku i yiri wilkan ba ku rabo e nimcoy ma aqbaleysa hhh shimbir camalaa ula buubay wayo qof wngsam ma dooqan karo sida walidlu iguso doqay gbdhi waku yeshay mrkii la yiri bu i ymi horan ka xaronay wlhi hhh ma jecleyn nin ehelku kenay balse cabsida raga nairobi ba wlhi tas i baday xata 14years bu iga weynyhy waa 39jir alx lkn wuxu kuso baxay axlaa nin san isku fahanay alx calaakuli xaal

    • @hgh6577
      @hgh6577 4 ปีที่แล้ว +2

      @@mohamedmuse2751 wllkey anigaba wn arkay wlhi rag noocas ah balse runta aya wxy thy raga bes ma sareyno edeynta wayo dumrkuba wey leyihin kuwa nocas oo kale ah nairobi gbdhii la gursado aros aad makeup is maris ninkey gursaty mana daryeleyso bilka dib wala so fura mrka wxy kala saari wayen mrkey xoryihin uusan nin qabin iyo mrkii la aroso mrkii lagu aroso mel ma adi kartid amar la anta ninkada mrkad mel adeyso wad u shegeysa asxaap wxd laheyd rag iyo dumr wakala hareysan wayo guri dhan ba masuliyad lagaga dhigay dumrka qarna ayako la qabo iney waregan bey raban mrka raga inta xun in la mid ah oo dumr ah ba jirta rag fcn hadey raban xolha raga ha dayan ay cunan nin xolihisa ad cuntay miya awalba ku daynay wu ka matajina wlhi

    • @roodoxaaji1899
      @roodoxaaji1899 4 ปีที่แล้ว

      Mohamed Muse mashallah wiil waxatahay fahansan xalada xaqiiqda eh ee maanta hablaheena kusugan yihiin illhey haku xifdiyo midna aan ku darsadee wllhi mararka qaar waxa ka xishoda ina iraa Nairobi kunolahay because waxa badan dhalinteeda haleysan rag iyo dumarba leh inti wanagsaned kuwi xuma aya wasaqeynayo magacodi marka waxa adkaneyso in lakala ogaado keeba xun kebaase wabaagsan cajiib ! Illhow wa aakhiro zamaane qerka nawaafaji oo wax wanagsan calaf nogu amiin 🤲🤲

    • @roodoxaaji1899
      @roodoxaaji1899 4 ปีที่แล้ว

      Nimco Nimco mashallah abyo allha ku barakeeyo awlaad salixina kasiiyo nasiibkaga allha ku ziyadiyo alxm dheh way adagtahay si lagu helo nin ahlu diin eh sabankaan oo hadana shaqrysto mashallah weynan waxba madhimeyso muhiimada wa ina isku farsxsantihiin

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 4 ปีที่แล้ว +6

    Maashaa Allaah ILLAAHEEY HAA ISKU QIIN HAAFIIDO

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed5137 4 ปีที่แล้ว +6

    Wcs m.a family qurux bdn guuleysta had iyo goor respec❣❣🙏🙏🙏❣❣

  • @mulkinabadonmuse3757
    @mulkinabadonmuse3757 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshaa alllh abaayo fartuun hambalyaa kuleeyahy adiga iyo saygagaba mnshaa allh dhismoo dhaqma

  • @AliMohamed-wh2nz
    @AliMohamed-wh2nz 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah lamanaha 100% hadalkoda ixtiraam iyo kalsooni ayaa iga muuqata keep going

  • @filsanbae3031
    @filsanbae3031 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnshaallh ......lamanaa lamid ah lamahelayo........iskuwaraaah abiiid ........farxdh kujogaa nolashinaa

  • @naciimamatan2116
    @naciimamatan2116 4 ปีที่แล้ว +5

    fartuun daadax wllo alle ha isukiindaayo

  • @foldumarofficiall6967
    @foldumarofficiall6967 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allh Alle haysukin xifdiyo Lamana qurux badan

  • @hiboahmed5889
    @hiboahmed5889 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah wllo waxa tihiin qoys qurux badan oo soo koraya allah ha idinka dhigo kuwii farxad kuwaara intay nololi jirto keep going

  • @rodaadbikadirosman
    @rodaadbikadirosman 4 ปีที่แล้ว +9

    Illhy ha xifdiyo dhamantiiin fartuuun ugu samir sidad shalaya igu samirtay

  • @foosarabowbare7140
    @foosarabowbare7140 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah

  • @aminokhalif5368
    @aminokhalif5368 4 ปีที่แล้ว +1

    Gabshaan waa gabar qaali oo xigmadle maansha alaah

  • @cadarcarab163
    @cadarcarab163 ปีที่แล้ว

    Mash allah

  • @raahomohamed9729
    @raahomohamed9729 4 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah mahadsanid koronto fartuun iyo c.salaam qisadooda
    Madaama aad noo soo gudbisay anaga somali war jecel aan iska nahay iga daba geey wan ku dheereynaa wanadaadana waa mid aad u muhim ah wana tan dadka ku dhaqmo ay guuleystaan hubaal

  • @maryamaabdikadir9612
    @maryamaabdikadir9612 4 ปีที่แล้ว +33

    Hhh 🤣🤣 wlhi fartun waa anigo kale inshaallah iyo haye madhaafo 🤣

  • @dunxx2140
    @dunxx2140 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah

  • @fardowsaibrahim1625
    @fardowsaibrahim1625 4 ปีที่แล้ว +1

    gabar caqli bdn iga dheh m.a

  • @maryamamohamed4429
    @maryamamohamed4429 4 ปีที่แล้ว +2

    Izha bini adamka ilhy haidnka indhazaaabo ilhy haiskubarakeeyo 🥰🙏💝

  • @nimconadar8114
    @nimconadar8114 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha my favourite family allaha idin dhowro

  • @deeqaahmed6716
    @deeqaahmed6716 4 ปีที่แล้ว +15

    Fartuun wanadaada wadku mahadsanatahy abaayo aniga hada idinma aqaano lkn gurkiina wanku farxay inaad waligiin wada joogtiina wan idiiin rajeyna 3diina chanal subscribe ayan kadhigtay intasne aqoon an idin leyahay majirto lkn lamaane kasto isku faraxsan aad ayan ujeclahay farxada gurigeyga taalo iney guri kasto muslim eh kajirto ayn jeclahay❤♥️💯

  • @nasrocabdinuur9993
    @nasrocabdinuur9993 2 ปีที่แล้ว

    M.....a alle haidin xafido

  • @galgacalcali3118
    @galgacalcali3118 4 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah family qurxu badan

  • @fadumohaarun4116
    @fadumohaarun4116 4 ปีที่แล้ว

    m.a hambalyo walaashey alh idin barakeyo adi&xajigaaga

  • @hassanabdula
    @hassanabdula 4 ปีที่แล้ว +3

    Waan dawada xiisa wararka siiba saaxib key ku waraal oo aan isku xafad kuso wada kurnay keep going bro by from Seattle Washington

  • @fardozajama9834
    @fardozajama9834 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah wllahy Allah ha din xifdiyo ❤💋💋💋

  • @umualmasdahiye
    @umualmasdahiye 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah family qurux badan farxad igu wara 2deydi garbod

  • @redshadow1296
    @redshadow1296 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalahaaa

  • @sacdiyoali9501
    @sacdiyoali9501 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah 🤩🤩🤩🤩

  • @nastexoraage386
    @nastexoraage386 4 ปีที่แล้ว +9

    waanidiinsalaamay Masha Allah🌷🙏💝💖💋💟

  • @maryanjimale9241
    @maryanjimale9241 4 ปีที่แล้ว +2

    Very happy, innocent,and intelligent lady walahi of all she is very decent and religious (the word in sha Allah and Masha Allah) nwai congrats abaayo and abowe...xisaha wararka mshllh

  • @sumeyyak1154
    @sumeyyak1154 4 ปีที่แล้ว +2

    Lamaano Qurux Badan Allah Haidin Xafido Walalayaal❤️❤️

  • @fartuunabdi7469
    @fartuunabdi7469 4 ปีที่แล้ว

    Masha alh wlhi waa nin ficn alha isko keen daayo

  • @meymuhudiinchannel9872
    @meymuhudiinchannel9872 4 ปีที่แล้ว

    Mash allaha labada lamane oo quruxadabadan fartuun iyo segada wa dada qalbi wangasa allaha siku kiin dayo inshallah farxad ku nolada inshallah

  • @naciimaxasan1461
    @naciimaxasan1461 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allaa

  • @hamdasheikhdahir8138
    @hamdasheikhdahir8138 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaha famali quraxbdn

  • @fardowsamacalin995
    @fardowsamacalin995 4 ปีที่แล้ว

    Waxaas baa kaa jaceel ah eebow isko waaraan aamiin aamiin aamiin

  • @sihaamahmed2143
    @sihaamahmed2143 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah family qurux badan👌👌🌹🇸🇦

  • @aishaadan1920
    @aishaadan1920 3 ปีที่แล้ว +1

    wallahi fartuun hapyy waa gabadh adag ninkii oo bannakas joogay amarty wana gabadh akhalaq badan

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 4 ปีที่แล้ว +13

    Mansha allah nin iyo nasg sharafle baa is helay legeno

  • @saamiyaahmed2274
    @saamiyaahmed2274 2 ปีที่แล้ว

    Guurkii aanu la colownay ayaad noo xayey siiseen walaahay maan sha allaah oo noo xiiso galiseen thanks

  • @mawliidahmed6447
    @mawliidahmed6447 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa idin Salaamay toronto iyo Lamaanaha

  • @saladmohamed4785
    @saladmohamed4785 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah bro horo usoda

  • @mariadaimond4710
    @mariadaimond4710 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allah ilahy ha isku kiin barakeeyo family aan ka helay baa tihiin❤️🥀

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 4 ปีที่แล้ว +5

    Liike love Saara

  • @yaasmiincumar3742
    @yaasmiincumar3742 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh lamana qurux badan iskuwaara waaxa nooso badhigteen tusalee aad uwanaagsan

  • @asaldhalad7614
    @asaldhalad7614 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah wada jira abidkiin ❤

  • @umusuleymanmohamedabdi4681
    @umusuleymanmohamedabdi4681 4 ปีที่แล้ว

    From fartuun happy 🎉👑💁🏻‍♀️imadey

  • @leylaladanm2290
    @leylaladanm2290 3 ปีที่แล้ว

    From Banadir vision

  • @مريممريدي-ص3ي
    @مريممريدي-ص3ي 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi jaceyl oo daacad uyhy masha Allah

  • @hibaqmohamed2201
    @hibaqmohamed2201 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh allah diin xafido walalhey qaliya 3qoof oo qalbii wanasan we love you💞💞💞💞

  • @nasracabdi1553
    @nasracabdi1553 4 ปีที่แล้ว +6

    Manshalh family kan cml ayaan jecalhye

  • @kafiyanoak2482
    @kafiyanoak2482 4 ปีที่แล้ว +10

    insha allah ana wan iska sugaya inkasto 3year's iga maqan tahay kuwa anokala illahna hausahlo

  • @roodomaxamedfaarax5662
    @roodomaxamedfaarax5662 4 ปีที่แล้ว +5

    M.n isku wara Abid💞🥀

  • @sacdiyahassan9862
    @sacdiyahassan9862 4 ปีที่แล้ว

    masha Allah Rabi haidinbarakeeyo dhamaanteen

  • @MohamedOmar-vt8xk
    @MohamedOmar-vt8xk 4 ปีที่แล้ว +1

    Mshll keep going

  • @mohamedgaraadmire4056
    @mohamedgaraadmire4056 4 ปีที่แล้ว +15

    Wlhi waa Family aad uqurux bdn Il cadow idin ma aragto❣

  • @ahmedabdille5884
    @ahmedabdille5884 4 ปีที่แล้ว +8

    Fartun very good waxaad dhiiragalineesa odoyasha in gabdhaha yar yar laga ilaaliyo ... dhalanyaro vs dhalanyaro

  • @maryamaabdikadir9612
    @maryamaabdikadir9612 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah

  • @bushramowlid3417
    @bushramowlid3417 4 ปีที่แล้ว

    Mash Allah keep going

  • @zuheyramao1548
    @zuheyramao1548 4 ปีที่แล้ว

    Asc maasha alaah tabarka laah

  • @aminaadan3068
    @aminaadan3068 4 ปีที่แล้ว

    Masha allh aniga gawadhan waligey wa iska jicla dar alla hadana ninkeeda wala jicladay san kadareemay wil dagan dulqad leh waye ilaah haisku barakeeyo wan jiclahay raga dumarka u tanasola ilaah ha isku dhaqo hana isku barakeeyo famil qurux bdn waye ubad qeer qaba alla ha idin kala siiyo dar alla ku jiclahay walashay fartun habi

  • @harisikarimi
    @harisikarimi 4 ปีที่แล้ว +17

    "Charity begins at home"

  • @shukriali4455
    @shukriali4455 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waan idiin salamy ❤❤❤💯

  • @nimcoxasan1426
    @nimcoxasan1426 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaalayaalow alle haysu kiin barakeeyo insha allaah lkn noloshiina idiin khaaska ah iyo farxadiina ha ku ekaato halka loogu talo galay waayo waxaynu joognaa aduun wanaagi iyo macaankii ka dhamaaday dadka intooda badani isuma quudhaan nolosha ee rabi ku xamdiya farxadiina iyo noloshiinu idinka hAydinku ekaato dadbadan oo idinka horeeyay lkn maanta la kala geeyay tusaale haydiin ahaadaan xasadku noocwalba wuu leeyahay

  • @faraxdiiriye784
    @faraxdiiriye784 4 ปีที่แล้ว

    Manashalaah habalayo ilacadawakadhar waladay

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allh iskuwaara