MAXA KU CAATOWI WAA TANA JAWABTINA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ส.ค. 2023

ความคิดเห็น • 251

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 11 หลายเดือนก่อน +41

    Alle Wuu Naxriis Badan Yahay ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 11 หลายเดือนก่อน +76

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 11 หลายเดือนก่อน +1

      Scw Scw Scw ❤❤❤

    • @kheertoalinuur7084
      @kheertoalinuur7084 11 หลายเดือนก่อน +1

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

    • @iloveyouallahalhamdulillah4742
      @iloveyouallahalhamdulillah4742 11 หลายเดือนก่อน

      SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤

    • @fatxinura-fo4ke
      @fatxinura-fo4ke 11 หลายเดือนก่อน

      As t

    • @Hannah-sg4sr
      @Hannah-sg4sr 11 หลายเดือนก่อน

      She keeps going people page and commenting fake TH-cam channel I will be reporting this account

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 11 หลายเดือนก่อน +4

    بارك الله فيك يا اختي

  • @shukriaabi3517
    @shukriaabi3517 11 หลายเดือนก่อน

    Tuunay gadal aa su aashayda jawabteeda ka helay thnkx sister

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 11 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah my sister 🤲👑🌹💯👍👏👏🎉🎉

  • @abdulahihussenkarshe496
    @abdulahihussenkarshe496 11 หลายเดือนก่อน +1

    M.a isnelo dhaxyar dubo Ayan noqotay quruxeey dhabti ❤❤❤

  • @user-jo5fp7vk2m
    @user-jo5fp7vk2m 11 หลายเดือนก่อน +2

    شكرا حبيبتي ❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 11 หลายเดือนก่อน +9

    Masha Allah Tuuney caatada ku qurux badan tahay cayilka foolxumo Ka dhigaa dadka ku qurxan ma tihid 😮😮😮 Allah ku caafiyo

  • @jooharamohammedtube7707
    @jooharamohammedtube7707 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah xxbti
    Me too I feel like that thanks

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah wa dada shay abayo ❤❤❤❤❤

  • @user-jl3ii9mf7u
    @user-jl3ii9mf7u 7 หลายเดือนก่อน +1

    maansh Allah wllashy fartuun habi

  • @NadiifoShuceyb-jw8wk
    @NadiifoShuceyb-jw8wk 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha. Alah

  • @amaalhassan2253
    @amaalhassan2253 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fartuun bes saan bad ku qurxan tahay intan ha dhafin

  • @farhiyoahmad9008
    @farhiyoahmad9008 11 หลายเดือนก่อน +7

    Masha allah abaayo taladaan anika waa kudhaqaaqay maanta aaba bilaaba insha allah illaah ha iku guleeyo hamigeey ga insha allah

    • @aishaabdi5709
      @aishaabdi5709 11 หลายเดือนก่อน +1

      Meqa iskaride wll hda❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 11 หลายเดือนก่อน +3

    MAASHA. ALAA HORE. MAR. WACAAN❤

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 11 หลายเดือนก่อน +1

    fartuun baayo no sheeg caleentaturkiga laga helo la isku caateyo na tus baakadkiisa ama magaciisa no sheeg online aan ka iibsade inshalah

  • @ifrahmohamed3213
    @ifrahmohamed3213 11 หลายเดือนก่อน

    M.a 🎉guleyso walshey

  • @Aragzan371
    @Aragzan371 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaaaaah🎉❤

  • @modernsomalifood
    @modernsomalifood 11 หลายเดือนก่อน +3

    Well-done sis 👏

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤️

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 11 หลายเดือนก่อน

    Asckm ❤masha allaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Hodanomar592
    @Hodanomar592 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xaladaas Ana ku sugan hurdo la an isi dheer madax xnuun ka iyo wadno garaac 57KG ahy

  • @Amaya96999
    @Amaya96999 11 หลายเดือนก่อน +2

    abaayo waxad cuntid video nogaso sameey please 🙏🏼🙏🏼

  • @fatumahaji7346
    @fatumahaji7346 11 หลายเดือนก่อน +1

    Pliz tel me the name of the tea leaves

  • @lulhassan9185
    @lulhassan9185 11 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @ubahhussein3252
    @ubahhussein3252 10 หลายเดือนก่อน

    Cayilka ayaan ku qurxoon tahay fartuun

  • @Great.666
    @Great.666 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤

  • @SaynabMawliid-dy7be
    @SaynabMawliid-dy7be 11 หลายเดือนก่อน

    Masha alah

  • @samiroabdisalaan6410
    @samiroabdisalaan6410 11 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alah ayeyo macan

  • @farhiyaabdiqaadir857
    @farhiyaabdiqaadir857 10 หลายเดือนก่อน +1

    Fartuunay abyo timir macuni kara

  • @mariammuhudin2511
    @mariammuhudin2511 11 หลายเดือนก่อน +10

    Mansha allah Hambalyo xbbti caatinimada Wax dhaamo maleh 25 kiilo iska riday alxm Wax kasto waa go aan ❤

    • @amaanimoha8997
      @amaanimoha8997 10 หลายเดือนก่อน

      Abyo maxaa sameese❤

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 10 หลายเดือนก่อน

      @@amaanimoha8997Abaayo wax adag ma ahan miisaan dhimis go’aan gaar Allah talo saaro. Macaan dhan iska daa sida shaaha iyo wax kasta oo sokor lagu daro, bariis baasto iyo wax kasta oo bur laga sameeyo ka har socod badan samee.

    • @fadricaisse5750
      @fadricaisse5750 12 วันที่ผ่านมา

      Abayo mxaa samaysay😢

  • @ruweidayusufibrahim9226
    @ruweidayusufibrahim9226 11 หลายเดือนก่อน

    Aby noso badi plz fartun abyo waxyabaha ku caatowi karno ma cayilni lkn inaa is sii cateyo rabaa oo an cayilin 🤍🥰🙏🙏🙏🙏

  • @maidaqurux8371
    @maidaqurux8371 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allhaa

  • @NaciimoCabdirashiid-pt3fz
    @NaciimoCabdirashiid-pt3fz 11 หลายเดือนก่อน

    M.a dhuubo cadeey maantana waalintii sheekhaal cadey sooma ogid fartuuney

  • @neeyruuscadey4248
    @neeyruuscadey4248 11 หลายเดือนก่อน +3

    khalka sidee u isticmaashey nooma aadan shegin

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 11 หลายเดือนก่อน +2

    M.a habo mcn

  • @Nadia-wx1rg
    @Nadia-wx1rg 11 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah mcnto ❤

  • @user-ul4of7wt6w
    @user-ul4of7wt6w 8 หลายเดือนก่อน

    Abyo mcn taladada waan ku dhaqaaqin qli ilhow nacateeeh

  • @aminaharun6545
    @aminaharun6545 11 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaalah ani 50 anahay

  • @zuzanali5962
    @zuzanali5962 10 หลายเดือนก่อน +1

    caleenta musqushaa lagu galaa mana fiicno hooyo nuujinayso iyo hooyo uur leh inay cunto ma fiicno anigaa caleenta salbuktada ay leeyihiin aniga dukaan ka soo iibsade waxay igu dhaheen hadii aad nuujinayso ama uur leedahay ha cunin igu dhaheen gayz

  • @queenfatima8019
    @queenfatima8019 11 หลายเดือนก่อน

    Habo caleentii aad gadi jirtey hooyo nuujineeso macabi kartaa aniga caato ahy laakiin caloosha aan rabey hapo isheeg plz

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 11 หลายเดือนก่อน +1

    Fartuunee abyo safarmii aya la catoowday ee nagada beenta

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 11 หลายเดือนก่อน +1

    MashAllah

  • @najmohassan6424
    @najmohassan6424 11 หลายเดือนก่อน

    Walashey calenta ado nujinayo ad cabtay nosogali blz

  • @shankaron22
    @shankaron22 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wadhibka iheesto hda gbdhaha la qawo is hard 😢😂❤❤

  • @nasriinabdiaziiz3610
    @nasriinabdiaziiz3610 11 หลายเดือนก่อน +3

    Sawirka aad soo sartay iyo mawduucaga ismalha way?

  • @samanabdi3201
    @samanabdi3201 11 หลายเดือนก่อน +4

    Isbucaaan deit calosha la iskaga jaraayo ayaa ku jiraa iyo hada deit dhan kuma jiro isma qaado sxbey se cml😂 ma is ilowday

  • @xawa2604
    @xawa2604 11 หลายเดือนก่อน +1

    Je ss la première personne 😊 qui est écrit les message machallah

  • @qanarcabdiqadirfaracade7997
    @qanarcabdiqadirfaracade7997 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo ii soo jawaab calool qadi lahay 😅😅😅 sxby

  • @SafaanaChannel1
    @SafaanaChannel1 10 หลายเดือนก่อน

    Asc asxaabta fartuun

  • @aishaabdukaadir2215
    @aishaabdukaadir2215 11 หลายเดือนก่อน

    Guuleeso

  • @hanicaraay9485
    @hanicaraay9485 11 หลายเดือนก่อน +1

    Routine aaba ka arki jirnay

  • @nimoabdulle868
    @nimoabdulle868 11 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah ❤❤❤ keep going sister

  • @user-lp3di9iq7b
    @user-lp3di9iq7b วันที่ผ่านมา

    Ilovr you hooyo

  • @fartoqaali7340
    @fartoqaali7340 11 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤

  • @sahrokalif-ik6re
    @sahrokalif-ik6re 11 หลายเดือนก่อน +1

    tuney cadey wan ku salmay abyo caleta magceda

  • @khalo4095
    @khalo4095 11 หลายเดือนก่อน

    abayo

  • @nimoabdi6499
    @nimoabdi6499 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Queenkiin1234
    @Queenkiin1234 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo meeqo ilma lagu qalay iisow duceyay qalena kabaqa caadi aan raba inan udhale

  • @aishamacan7462
    @aishamacan7462 11 หลายเดือนก่อน +1

    Abyo manuujisi miyaAa qaali

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 11 หลายเดือนก่อน +1

    Farun shukrn qaali ana maanta bilabya salbukadi no baris no baasto qado qurac casho kuli salbuko igu ogtahay hhhh

    • @faisadahir4686
      @faisadahir4686 11 หลายเดือนก่อน

      Hhhh waali waaye nafaqo daro yeeysan kugu dhicin

  • @gamer5Real
    @gamer5Real 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ❤❤❤❤

  • @hanicaraay9485
    @hanicaraay9485 11 หลายเดือนก่อน

    Cunta kastana waacunta markasta kudawadaa

  • @generalkamal9189
    @generalkamal9189 11 หลายเดือนก่อน

    59 ana ab sasna ma ihi fartunay😂

  • @canabcabdi5582
    @canabcabdi5582 11 หลายเดือนก่อน

    Asc abayo wxn qabaa barashar macabikaraa❤

  • @user-wo4mx3ve2p
    @user-wo4mx3ve2p 8 หลายเดือนก่อน

    Salbuko maxa laga wada isheeg wll

  • @shugriaxm3d214
    @shugriaxm3d214 11 หลายเดือนก่อน

    Biyaha kulul isa daaa walaley subaxa adoo bahan aa cabaysiid dhibato ayaay sababta shaxaa bigasa cab subixii inta adan qureecan xadha dhanuu kaa dajina hanaa badsan lakiin biyahaa kulul iyo lindhantu dhibatooyin badan ayaay sababan inkasto aad adii dhahday biyo kulul oo kaliya ayaa cabijiray oo bilaa linaa

  • @khalo4095
    @khalo4095 11 หลายเดือนก่อน +2

    abayo caruuurta qalin ayaa kudhashay sida aan maqlay aniga sidoo kale wxaan kudhalaa qaliin lkn calosha ayaa xulus iga fushay maxaaan kujaraaa madama aad catada kahadleyso

    • @ilwadbire5054
      @ilwadbire5054 11 หลายเดือนก่อน

      Walal iskuma xidhna inaad qalin ku dhasho iyo inad is caatayso qalinkaga hadi bil camal ka so waregtay wad is catayn kartaa dhaqtarkaga waydina asa talo ku siinayah

  • @zamzamxurmochannel4074
    @zamzamxurmochannel4074 11 หลายเดือนก่อน

    Natus sawirka caleta piz❤😢

  • @hodanabdi2508
    @hodanabdi2508 11 หลายเดือนก่อน +7

    Maasha alh farta lkn hadaa iscateyn ku jirtid cuntada jooji ma ahan macnaheyda waxyar oo health ayaad cuni lahey ani hda cateyn baan ku jira baasto iyo bariis karka lagasoo tago waxyqabha kle waan cuna 😊

    • @SaynabMawliid-dy7be
      @SaynabMawliid-dy7be 11 หลายเดือนก่อน +1

      Cayilka waxa keenayoba waa baris and baasto and shaah sonkor kabuxdo inatas hadii lajojiyo waa lactooba wlhi toos waliba 😂😂😂

    • @salmaali8162
      @salmaali8162 11 หลายเดือนก่อน

      Basto iyo baris io canjeero io sukor hadi la jojiyo maxa ka cuna😢

    • @hodanabdi2508
      @hodanabdi2508 11 หลายเดือนก่อน

      @@salmaali8162 waxad cuni salarka iyo ukunta fish chicken cuntada dulka kasoo baxdana waa cuni

    • @gudonmohamud277
      @gudonmohamud277 11 หลายเดือนก่อน

      @@salmaali8162 intaba wn joojiyay halmakina cunto la an ma noqon

  • @user-pc7ft3uy4w
    @user-pc7ft3uy4w 11 หลายเดือนก่อน

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 11 หลายเดือนก่อน +3

    Nagha qar wax ksta way ku waydinayan yaab cml la.aan

  • @user-pg2zc6wx5f
    @user-pg2zc6wx5f 10 หลายเดือนก่อน +3

    69 ahay Allah hay fududeyo aniyo inta jecel inay iska ridan misanka

  • @shukrimohamed-hd5lx
    @shukrimohamed-hd5lx 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @zeinabahmed3784
    @zeinabahmed3784 11 หลายเดือนก่อน

    Abayo wax lagucayelo

  • @sadriyaofficial7594
    @sadriyaofficial7594 11 หลายเดือนก่อน

    abayo nas ma nujisay miyah

  • @fatximohamed6686
    @fatximohamed6686 11 หลายเดือนก่อน +1

    salbukada wa cuni karya mar walbo waa vitimin

  • @MadadIsmail-hq3gi
    @MadadIsmail-hq3gi 11 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah washy fartun Malaika bedelkiisa mastic malikaraa timir wayo malb saafi ah lamahlo inta badan wamhdsnthy

    • @user-fh3mo3pt9c
      @user-fh3mo3pt9c 11 หลายเดือนก่อน +1

      Abayo malap safi hooyadey aya xeso wlhi m.a wye wuficnya

    • @xajiyosuufi4841
      @xajiyosuufi4841 11 หลายเดือนก่อน

      Timirta caadi waaye abayo waa lacuni karaa

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 11 หลายเดือนก่อน +2

    Markaas waad xijaabneyd hadana taraxad 😂

  • @aalaa2023
    @aalaa2023 11 หลายเดือนก่อน +5

    Hilib ado cunayo iscaate muhimada waxa waaye cuntada waqtigeeda cun hana dhargin cashadana maqrib kahor cun sokor iyo saliidna yaree

    • @najmaaden1046
      @najmaaden1046 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wa sax mcneey anbo sidaas aasameye hada 6kg aa igadacde 1bil salid cusbo iyo sokor wajoojiyay cuntada neh Hala yar cunaye biyo badan cabaye iyo cardio exercise samenaye bes

  • @qanarcabdiqadirfaracade7997
    @qanarcabdiqadirfaracade7997 11 หลายเดือนก่อน +2

    Fartuun abayo inaa iscaateyo rabaa umul ayan ahay baahi dhan uma dulqadankaro talo isiii sokorta wan jclhy maxaa ku badashaaa

    • @rayaanrayaanilla4894
      @rayaanrayaanilla4894 11 หลายเดือนก่อน +1

      Hada ha iscateen ilmaha yarna umafiicna ilaa 3bil ama 6 bil iscatee lkn hada ilmaha yar caana laan kaaadhaceyso heath food badso hadaa awooda 😊

  • @shukriaabi3517
    @shukriaabi3517 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo gabadha naaska ma ka dhaaf tay

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 11 หลายเดือนก่อน +9

    Walaashey igayar waxkasto oo sokor leh wey cabtaa shaaha buskutka doorshaha hadane sidaa ay tahay hadey Exercise sameeso wey caatoowi exercise caloosha iyo midk garbaha ayey sameeni calooshii wey yaraatey xataa murqo ayey yeelatay 😂😂 laakiin iyada wey joogteesaa inta badan inkastoo ay yaro caajisto hadane marna kama garto midakale guriga ayey ku sameesaa exercise ka waliba kuuriyaanka ayey aad ugu xirantahay

    • @MaariyaWacan-eh6zc
      @MaariyaWacan-eh6zc 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo exerciseka garbaha waa nocee

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MaariyaWacan-eh6zcexercise shoulder youTube ku qor wad heleysa

    • @shshss1192
      @shshss1192 11 หลายเดือนก่อน +5

      Wllsha gabar miyaa mise hooyo waaye? Hooyonimada iyadaaba howl kale eh oo calool wadatee😂

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 11 หลายเดือนก่อน

      @@shshss1192 waa gabar 😄😄😄😄

    • @amaanimoha8997
      @amaanimoha8997 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂❤❤❤talo isiise wlhi uuskan iska Rida bas wayee

  • @selmahamuud
    @selmahamuud 11 หลายเดือนก่อน +2

    Fartuneey sacada sidaa ma fahmayne sidana u sheeg sida kalana nagu sheeg sida May rajo ❤

  • @farhiyaabdiwali7298
    @farhiyaabdiwali7298 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami1466 11 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haldhaadumar3833
    @haldhaadumar3833 11 หลายเดือนก่อน +2

    Heedhe tuuneey ani exercise ka marka sameyo waxa ubaahda macmacan😂😂😂😂

  • @user-gr2jd4jn8w
    @user-gr2jd4jn8w 11 หลายเดือนก่อน +1

    Asc abyo fartuun wan ku taageeree wan ku jecelahsy walaashay

  • @nuurtokabaqori9937
    @nuurtokabaqori9937 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo calaamadaha aasheektay waxaa leh
    Vitamiin d haduu kayar yahay

  • @farhiyaabdiwali7298
    @farhiyaabdiwali7298 11 หลายเดือนก่อน

    Fartuunay waxad isheegtaa Caliente ugu fiican aan xamarka hilikaaro jawaab wacaan

  • @fortunjelani9982
    @fortunjelani9982 11 หลายเดือนก่อน

    Cambulada maxa ku darsaneye

  • @nawaleeeeey7510
    @nawaleeeeey7510 10 หลายเดือนก่อน

    Canbuulada nooso sawir he boqol canbuula jirtee

  • @muunacumar2735
    @muunacumar2735 11 หลายเดือนก่อน

    Na is astur xijaabki aawy

  • @habimohamud603
    @habimohamud603 11 หลายเดือนก่อน

    Baasto iyo hilib baa iska celcelinaya hada😂

  • @zamiira.abdi.
    @zamiira.abdi. 11 หลายเดือนก่อน +1

    Shaaxa caanaha leh maa lagu cayilaa iso sheega bl

    • @EBYAN5
      @EBYAN5 11 หลายเดือนก่อน

      Haaaa gclo

  • @aminaabdulahi4321
    @aminaabdulahi4321 11 หลายเดือนก่อน

    Abaayo ani cayil radinoo yaa hadaa murayade istaago waa is nacaaa😢😢😢ila Tali abaayo

    • @najmaaden1046
      @najmaaden1046 11 หลายเดือนก่อน +1

      Fruitka iyo weight gain smoothies cab

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 11 หลายเดือนก่อน

    Digirta sis na tus ma aqan magacaa thankz

  • @nimaamohamed7137
    @nimaamohamed7137 11 หลายเดือนก่อน

    Ano umul ah aya 12 kilo iska rede walina hadafkeyga ma garin goan lee waye

  • @xafsoosman2802
    @xafsoosman2802 11 หลายเดือนก่อน

    Abyo fartuney qalina kudhalay oo waxa dhalanahay 27 malin alx wan fcnhy ee macabi kara abyo calosha iga fakatay ee nunanha an nujinaya iyo mesha qalinka dhib Mey iga kene plz iso jwb

    • @farxadaqoyskawaaisfahamka
      @farxadaqoyskawaaisfahamka 11 หลายเดือนก่อน

      Abaayo hada wax ha cabin wayo ilmaha yar uma ficna nunahaga marku 6 bil garo bilow insha allah

  • @msscakif4730
    @msscakif4730 11 หลายเดือนก่อน

    Xanunka ku cateyay bahashas laguma catobo