FARTUN HAPPY QIYAANO AYAY GURIGEEDA KU DUMISAY!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • #dhaqaaqaaddhaxashidee

ความคิดเห็น • 231

  • @dhaqaaqaaddhaxashidee
    @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +14

    th-cam.com/video/B12QufRNTf8/w-d-xo.html
    ASXAABEEY CHANNELKAAN CAAFIMAADKA AYAAN UGA HADLAA KAFAAIDEEYSO, SUBSCRIBE IISAAR SHARE IYO LIKE-TANA HAIGA HILMAAMIN!

    • @Salma-h5e1j
      @Salma-h5e1j หลายเดือนก่อน

      Asc wr wb naciimo wll wan kusalamay adiga iyo famalkagki ilaahey ha idiin xifdiyo

  • @hibocadey
    @hibocadey หลายเดือนก่อน +14

    Fartuun wax qalad ma sameyn hadii eey dhahday reerka u shaqee ma qiyaano eey sameysay

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 หลายเดือนก่อน

      Qoftan wa danaysato wll

    • @user-ty4tk8rl3k
      @user-ty4tk8rl3k หลายเดือนก่อน

      ​@@Aaamina12 haaah xbbty waaasax waaana kuraacsanhy ineeey daneysato naqato sabbtoo ah asagaba haduu dantiisa kaaawaaayo wuu kaatagi aduunkaana waaleysku daneystaa meeel aysan Dan kuugu jirin inaad joogto waakugu doqonimo😊

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 หลายเดือนก่อน

      ​@@user-ty4tk8rl3kHaa walee doqon uumbaa meel Dan ugu jirin joogta.

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 หลายเดือนก่อน +15

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله
    اتقُوا الظُّلم فإنَّ الظُّلم ظُلماتٌ يومَ القيامَة😮

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q หลายเดือนก่อน +17

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy หลายเดือนก่อน +1

      Sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam sallaahu calleyhi wasallam

  • @malaykamohamed5358
    @malaykamohamed5358 หลายเดือนก่อน +12

    Qof cebihiisa ilahay u asturey asaga fagfagayo walle xisabyeri u arkaa subxana Allah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Xaqa ayaa kahadalsiinaya!

    • @fatmahmohamed5068
      @fatmahmohamed5068 หลายเดือนก่อน

      ​@@dhaqaaqaaddhaxashidee Allow na astur, Subxaanallaah

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +14

    Niciim walaashey runta haddan ka hadalano gawadhaan wey isceeb say fartuun ilamah aheeda kama eyasan niv aruurtaan beri wey weeynaanaayaan maragaan ay ku jirto wax fiican ma ahan nolol aad ka soo gudubtey in aad ka hadasho waa qalad dhib iyo dheef fartuun wax aad wado jooji jooji plz allaah kabaq iyo maalinta qayaamo allaah kabaq 🙏 🙏 🙏

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 หลายเดือนก่อน +11

    Bisinka gabadhan qayaano badanaa😮

  • @Ayan-ru2zp
    @Ayan-ru2zp หลายเดือนก่อน +5

    Asc abaayo waa anigoo yar ayaa laigursaday zojkeeyga marka waxba maheesan reerkoodana xoogaa gabdhaha walalihiis wey hadal adkaayeen maamada dhashay gabdhaheeda aya waxeey yiraahdan ayaa jiray lkn aniga waxan udhaqmi jiray in aan waxba dareemin hooyadeey ayaa dareentay guriga waxa kajiro lkn hooyadey waa hooyo qiimo badan waayo markasta anigoo dhib usheegan ayee kor iyo hoos wax itusaaleen jirtay mar walba iwaanin jirtay ok marka sodohdeeyda qeer rabi hasiiyo wlhi markaan soodhoofay ayaa zujkeeyga kuiri hooyadaa biil ubilaaw markaas buu igu yiri hooyadey wey ladantahay waxna noogama baahno ileen walaalihiis oodhoor qof ah ayaa soomaqan oobiila waxaan ugu jawaabay majeclaan laheed caruurtaada iney qeeb kamida ee wax kusoodiraan kwakalana eekaa aamusaan markas buu igu yiri Maya Hadaba hadaa dooneesid caruutada inaa wax kafaaiidid hooyadaa kawarqab oo biil wlhi goaankaas maalinta kuiri ilaa iyo maanta hooyadiis ayuu biilaa wlhi wuu mahad celiyaa zojkeeyga mamadii xoogaa igu hadal adkeed wlhi wiilkeeda ayee kutiraahdaa gabadhaa xajiso marka waxan oran lahaa gabdhaha samraa sadkii helaa halaisku samro

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 หลายเดือนก่อน +2

      Maashaa ALlaah ukhti Ilaahay ha Ku barakeeyo reerkaaga iyo ehelkaaga

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy หลายเดือนก่อน +2

      Asc amiin yaa allaah waa xanuun waalid kugu xumaado llaakiin waa in lasabraa oo hoyadaa xomaan uma quurtid hoyadiisna xumaan ka dhoor tan wallaalahana wey iska dhamaan qofkii nabbing gallana waa gurtaa rabiyoow of bali madam eh nabsi kamagalin rabiyoow noo fududeey

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      MaashaAllaah Ayaan Caruurta Allaha baari hakaaga dhigo,hooyada kudayashada mudan waa adiga guuleeyso! Reerkaadana waa reer duceeysan Allaha kuu xifdiyo!

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      @@tasneemmohamed8524 Aamiin mahadsanid!

  • @user-ty4tk8rl3k
    @user-ty4tk8rl3k หลายเดือนก่อน +1

    Hada anigaà kusugan xaalada eeeysoomartay waligeedba waxaa iiqorsheysned maalinkaan iskufilnasho yar helo inaan dharkisa banaanka ugu tuuro sabbtoo ah nin aaan faqiirnimo kusoo racay ilaahadana faqir ah lkn reerkiisa biilankaro baaa nafta igudhibay hadan waxyar iskuqabsano biilka lajarana hadal ficna kuma haysto hoona kumahayo dharkii baaa igu kor cadaaday canugteydana dharkeedi kuyaryaraaden asagana labiska kabaxayo wayabee marka dhahdid iigad waxaa laguleeyahay waan soo deensaday ana iisoo deymo hadaan dhaho dharnaaageed iyo ciyaal meel lagugado ma aqaani ninkaas miyuusan mudneyn inaad kudangaarto ood malinka iskufilnaato iska ceyrido😢

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j หลายเดือนก่อน +7

    Aniga qisadan waan ku lalabooday waayo markii lay guurasanaya magogeen 2 cunkana waa dhalay maquul mahan nin waa i furay waan soo cashaday ma ku qaba wax fura ma qabaa waa umad waalal 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Suaad-ls7nx
    @Suaad-ls7nx หลายเดือนก่อน +3

    Social media dadka isticmaalo qofkasto in ladhagysto uu rabaa qof baa hadlaa midkalaa reaction kabixinaa miskatana asaa islasaxan wal cilmu cinda ALLAH.

  • @user-umuAli
    @user-umuAli หลายเดือนก่อน +2

    Subxaana allaah qoftaan ilmaheda uma nixin waxaan waa social media marna kama baxayan teda kale hadaad qof qayaanto adiga qofbaa kaa jarayo teda kale abdisalan oo kaliya maxee ugu waalatay inee ka shekeso illeen nin baa furiinkeda iyo ubadkeda hore isku xiray teda kale iyada waayo arag ayeeba ahayd oo abdisalan hortisa ayee ilmo soo dhashay subxaana allaah

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 หลายเดือนก่อน +1

    Adigu waxan layabay waxan kuma falaysa ninkeda ogayne inty safar asaga weliga hoyadina so wada waxas dhaqan mhan gbdhan way khaldantahay

  • @DekoMohamud-x8i
    @DekoMohamud-x8i หลายเดือนก่อน +1

    Wlaalaay nimcaay illaahy baa runta nagu jecele haday sida fartuun sheegtay run tahay si xun maahan gar bayna uleedahay waxi danteeeda inay fiiriso laknn inay social media ha keento baa laga fiicnaaa

    • @user-gv2uf2zz1n
      @user-gv2uf2zz1n หลายเดือนก่อน

      Haa ma fiicneen in ay ka sheekayso waayo ayaa ku qasbay intii hore in ay ku dayso hooyo Singl ah ayaan ahay ku dayso hada wiil kaste wuu ka baqayaa sirteedii ayay banaanka keentay kii hore sumcad daro masuuliyd daro bilaa naxariis hooyo Uur leh umula qalan uu shaqaysanen u naxay gabar kaste way ka cararaysa iyo in muniiro ka qabato wixii dhib ka imaanayo maha qofkaga in aan ku dayso waxan u fiicnen adigoo ku raali galinaayo in uu saxsanyahay walaalka sax iyo qalad ku kala sheeg si ay reer ku dhaqato way ku adkaanaysa fartuun

  • @AhmadMuhammad-lo6ih
    @AhmadMuhammad-lo6ih หลายเดือนก่อน +5

    Asc wiilka hooyadiis may diideeysay hee waa macquul waalid ka ninkaaga waa waalidkaa hadii rabbit ilmo too san iney kuu noqdaan adigane kuwaaga wanna nontoosan hadii waalid kids aaday duco oowdoontay beri eyka shalaaynee naaga qaar kood aan umaleeynaa aniga ahaan warka dhan hadii lasso koobo hooyadiis aan umaleeynaa inaa lagu nacay

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon หลายเดือนก่อน +3

    Qaladaadkiisa way sheegtayee maxaa uso qaadi waysay hadaa 2dooda udhaxeysay samirka laguu shegayo sow isku danaysi ma aha oo ilmahaaga usabar ma.ahanoo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Weli qalad eey kasheegtay maba jiro, hadalkeeda dhageeyso oo fahan ineey iyada qiyaano kula socotay unbeey kusheegtay kuli!

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli หลายเดือนก่อน +5

    Caafimaad maha Aabe aan hooyadaa daryeelayn ee cunugta si cilmi leh hadii aadan nolosheeda uga hadlayn aamus aamus.
    Gabadhaan iyada nafsi ahaan uxanuunsaneed xitaa dhageyso walasheed oo ka hadlaysaa ilaa guurkii ilaa guurka 2 aad.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +4

      Dulmiga waa lagu xanuunsadaa, usheeg kudheh dulmiga iyo qiyaanada iska daa!

    • @fatimaabdirizak2117
      @fatimaabdirizak2117 หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee afka ilaahay kuma gooyo nacima wll please meel aan kaala soo xiriiro ma ii sheegi kartaa,? Yurub bn joogaa ariin baan rabay inaan talo ku waydiiyo please.

  • @maryanosman4076
    @maryanosman4076 หลายเดือนก่อน +7

    She need too stop is enough 😢😢

  • @ShamsoSidowbashiir
    @ShamsoSidowbashiir หลายเดือนก่อน +6

    Nayaaa ka leexo Fartuun happy wexee nosheyti maxaa ka kalay adiga

    • @nuuraabdalla5927
      @nuuraabdalla5927 หลายเดือนก่อน +4

      Ma runtaa ku gubtay saw ayadu meeshan may soodhigin si looga hadlo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +3

      @@nuuraabdalla5927
      Nuura waan kusalaamayaa walaal Allaha ku xifdiyo! Waa kuwii guriga kadumiyay naagtaan Shamso ugu qoran tahay, waa kuwii kaxumaa gurigeeda siduu udhaqanayo ninkeeda, kusoco ayay dhahayaan si ay god ugu sii ridaan!

    • @nuuraabdalla5927
      @nuuraabdalla5927 หลายเดือนก่อน +3

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee waan kaa qaaday wllo sidoo kale inta wanaagsan ayaa kabadan waligaa xaqa kahadal anaga nagudaa naagahan

  • @aminaahmedmohammed1056
    @aminaahmedmohammed1056 หลายเดือนก่อน +3

    Wcs shukran jizakallaah qeer, aniga waxaan ka xumaadey markuu Hooyo soo wedaaye wuxuu ku dhahay gurigeega aan ku geynayaa, inta uu bixin ayey aheyed in ay u sheekato runta si uu ugu sii tashado, ayeyda isheeda ilamaha Allah ha ka haayo Aamiin khiyaanada ma fiicana, mahadsanid !

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Iyadaa afkeeda kusoo sheegtay SubxaaAllaaah, ayeeyda leebkeeda meel cidlo madhacaayo naxtintaas kawaran!

    • @aminaahmedmohammed1056
      @aminaahmedmohammed1056 หลายเดือนก่อน +1

      Wcs adiga waxa ku soo geliye ayaa anagana na soo geliye, waalidka waa in laga duceystaa ayadaa afkeeda ka sheektey inta uu bixin mey runta u sheekato wuu ka tigii lahaa, waxa aan dhegeheena ku maqalney ayaan shegney adiga si fiican u soo dhegeyso si aad u fahantid!

    • @aminaahmedmohammed1056
      @aminaahmedmohammed1056 หลายเดือนก่อน +1

      Anaga qof ma dulminin figradeena aan ka hadalney, runta wey xanuun badan tahay!

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      @@ubah4241
      Iyadaa nagu tiri sidaan ayaan u qiyaamay ogaada, anagana waxaan ugu jawaabeeynaa maxaa uqayaantay qayaanada mafiicna!

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      @@aminaahmedmohammed1056
      Walaasheey Aamina sharaf aad ayaad kuugu mahadcelinayaa Allaha ku xifdiyo!

  • @ifrahmohamed8030
    @ifrahmohamed8030 หลายเดือนก่อน +6

    Suubxanallah 😮😮😮 Ilahow na hanaxunu kuwa runta kudhaqmo Ilahow nagadig Allamumma Amiin

  • @adnaabdille3651
    @adnaabdille3651 หลายเดือนก่อน +2

    Qof saan qof dhabarka ugu toogaanaayo xitaa gabdhaha asxaabteeda xitaa hada waxii ka dambeeto wey iska ilaalinaayan . Ilmaha aabahood hadey San ugashay saxiib Mey unaxee ?

  • @ashoabdi7018
    @ashoabdi7018 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia people they like money 💰 to much subxaanallah

  • @ZuZuDahabo
    @ZuZuDahabo หลายเดือนก่อน +3

    Subhannallah
    Imika gabadhan ma ay isla fiicantahay.
    Tani ayaa nolosheeda aaminindoona?
    Wiilka Ilaahay baa jecel hadii u tan kala tageen

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 หลายเดือนก่อน +1

    We ku saxantahay ine so ceshato si e cawinad u hesho hadu is bedali lahana we si heesan lahed lkn wu is bedeli waye hade is wali lahed na wu ka dhaqaqi laha we ila saxantahay ani goan fcn e gaartay adiga ma fahmi kartid wayo xaladas o kle kuma qabsan gabadhan yaranteda nin kle so xumeye wa gabdhada o kle e haku diganin inta youtube lacag kara dinesid lacqwi ha isku galin adigaba gabdho we ku joogane

  • @SundusDahir-abdi
    @SundusDahir-abdi หลายเดือนก่อน +1

    Wll gabdhahan waa ku fogaaty please iska dhaaf meeqo mar ka hadashay

  • @adnaabdille3651
    @adnaabdille3651 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhan waa qiyaaano weyn waxay sameesay . Shirqool qiyaano ah ayee sameeaay waayo qalbi nadiiif meysan kula naqnin

  • @fahima6666
    @fahima6666 หลายเดือนก่อน +2

    Qoftaan Qof Qalbi fiican maaha Subxaana laaah Walaahi bani aadan lama amino karo Walaahi fartuun waan ka cabsaday🙉🙉 wataa o badanaa maxaa ku dileysaa cadow Nina Daan Qoftaan maarts ilah ha dhaafiyo 🙉

  • @Shankaroon-kq1ww
    @Shankaroon-kq1ww หลายเดือนก่อน +3

    Qofkii Ceebaha bini aadanka astura ilaahey ayaa ceebtiisa astura hada ma eheyn markey kala tagaayen markas maka hadlin maxaa hada is badalka keeney 🤔 Waa Ceebeysey wlahi wax la anta leeskuma noco niman baa jira aya goo wax heesto kubaqiilaya xaaskooda kan aan wax heysan maxaa loogu sabriwaayey Meehan kuyaawaan fadhaa😂😂

  • @sahraahmed4810
    @sahraahmed4810 หลายเดือนก่อน +6

    Shugri maxamed gabareey waxaa kuu sheegaa Fartun iyadaa sheekadeeda public ka dhigtay meel walbay yaaceysaa naciima inaa u gafto maahan mana ay hoogin maashaa allaah waa gabar xagmaadi iyo cilmiba ka dhisan gabadhaha iyo qofkasta oo ay qalad ku aragto wax u sheegta waaniso cey maleh qofna iyadoo la jirsan ha dambaabin malaaig ayaa garbahaaga fuushan itaqi allaah gabadha walaasheed ma aysan caayin xaashaa kulilaah naciimo inaad gaari kartid umaleyn maayo taa waxaan ka dhadhan sanaa saa u hadleysid allaah yahdiik anagoo dhan alaha na hadeeyo niciima halkaa nooga sii wad alaha ku xafido ❤

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Sahra mahadsanid walaal sharci ayaa kayaala, inaan sii wadaayo inshaaAllaah!

  • @munir69420
    @munir69420 หลายเดือนก่อน +3

    Farting happy taas weey kuqaldan tahay I xaqa ayaa afka kadilaacay subxanal laah she is crazy

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 หลายเดือนก่อน +3

    Iyadaaa ismaxkamadayse qiyaano laysku qirayo maxaa ka danbayn doona aduuun niman aqoon baaa ororda

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli หลายเดือนก่อน +4

    Gabadhaan yar dhib nafsiga baa haystaa.
    Anigu qalad uma arko furiinkaan runtii

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +2

      Kuwii guriga kadumiyay ayad ka mid tahay, ee iyadoo qaldan dhahayay kusoco, yaa ku arkaa dhaqankeeda ayaad ka xumeed!

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee Aniga hadalkayga maba aadan fahmin yacni gabadhaan maskixiyan bas dhib uhaystay. Qof kuna marka uu go'aan gaarayo waa in maskax caafimaad qabta haysto.
      Furiinka dhib ka weyn baa jira adigu daawo. Aniga gurigeeda kama dumin mana dumiyeen guriga ay rafaad la'arkay umartay ilaa family cilaankii bixiyeen. Xaga qowska baa xooga wax uga jeedaa gabadha.

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli หลายเดือนก่อน

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee gabadhaan maskixiyan ifiiri aniga hooyo xaasa baan Allhamdullilah. War walasheed dhuux/fahan. Sida ay usharaxdey fartun psychology ufiiri!!

  • @lionsxxx3968
    @lionsxxx3968 หลายเดือนก่อน

    ASC waa aduun godoon aniga iyada waba fahmaa lakiin walasheed gabadhaan iney gacan ku qabato ey Aheed meshaan carur AA jiro furiin hadow dhaco ma aha noloshada horey intaad Ka hadasho .cajib..Somalida maxaa ku dhacay wallee siyaad bare Allaha u naxariisto yiri (dal aan Ka tagay dad Kama tagin) inkaar AA nagu dhacay subxanalah

  • @younusmahamoud9784
    @younusmahamoud9784 หลายเดือนก่อน +1

    Waa Naag Aqli Yar Xigmad Dhimatay Acudubillaah

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhan umul bay aheeyd ilma yaryar oo isku nuug ah oo lagu qalay bay heeysatay ninkana goaan beey kagaartay madaama ayada aynoqotay inay nolol maalmeedki sodhiciso oo ayadoo qalan isbitaal kujirta routine duubto caruurta in buuq looga furo ama laga qaato meysan rabin sidii kuwii hore aykuweyday ookale aragtidayda sidaa bay udhuumatay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      Siduu kulayahay goaankaas marka?

    • @aminaahmed9583
      @aminaahmed9583 หลายเดือนก่อน

      Weey kuu saaxsantahay ineey kasoo taagtoo ❤

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b หลายเดือนก่อน +2

    Abaayo ani waxa urkaa inay saxantahy inay shibdhahdo ay baxdo coz buu kufurmi lahaa laga yaabee ilmaha in looga dhago umulna weey aheeyd

    • @Aymo72
      @Aymo72 หลายเดือนก่อน

      Laakiin khiyaano waaye sababtoo ah sitoos ah iney ugu sheegto

  • @user-dx7eb6dm3j
    @user-dx7eb6dm3j หลายเดือนก่อน

    Waa yaabi fartuun adigu ku calaan caleysid claankey waalidkey aa iga bixiyay dey adigu waalidakaa mahar maqaadani myaa ayaka maa ku karfaneen oo sida gabdhaha laga naadinaayo misaajidyada camal baa u hadashay

  • @aminaabdurahman3056
    @aminaabdurahman3056 หลายเดือนก่อน +1

    ka dağ gabadha qof weyn ayaa tahay.iyadaa danteeda taqaano nin aan waxba ku soo kordhinayn hadiii ay iyadu iş anfacayso maxay ka aqaban

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 หลายเดือนก่อน +3

    Wax fican ma ahan qiyano ayey sameysay Tas waxa ku dheer in iyada ku faaneyso Dhabar toogashada ay Ninkeda ku sameysaay Xita hadey sameysaay iney baraha bulshada ka sheegto ma aheynin hada inu ilmaha ka qaato ayu awood uleyahy hada waxay uhadleyso waxay isledahy wad ka foogtahy aduumyada in wareegto tahy ma oga miya walashena fartuun midkale walashed ka weyn meshi ugu caqli celin lahed ugu yaran iney dhahaddo waxas wa marxalad kaso gudubtay ilmaha ado u aboo firinayo iska daa wa ceebe mar ayow dhar ku ahaye Ma habona inad ka sheekeyso meshi ku dhihi lahed wayba is sa so raceeen Yaab

  • @deeqohassan7918
    @deeqohassan7918 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa arin la,yaab leh sheekada fartuun subxannallah.allow kaa magan

  • @sucdihussein7427
    @sucdihussein7427 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah inta lunsan ilahey ha soohadeyo adigana wa kumahadsantahay washey ina umadaada u iftiimiso dadka dadka dhuminaayo

  • @user-cr3rw7qi3l
    @user-cr3rw7qi3l หลายเดือนก่อน +6

    Asc abayo sethaya adiga iyo carurta abayo ruunata ayadatabata guuleyaso❤❤❤❤nagaaha maradoda khahadayana weye xanuusanyiina❤

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla หลายเดือนก่อน

    Subxaana Allah khaayinadu ma fiicna wiilkan waxaa muuqata inay khiyaantay laakiin isagu daacad buu ahaa

  • @user-gc9ij8tc8h
    @user-gc9ij8tc8h หลายเดือนก่อน +2

    Qayaano mafiicno lkn marwalba ilmaheeda lakareeban lahaa nimanka sidaas badanyihiin xal u araktay inee kadhuumato hadiikale ilmaha laga qaadana ninkii horeba ilmihiisa wuukaqaatay ilmahaaga intii lakaa qaadan lahaa kadhumo waaye sheekada

  • @deeqaabdullahi5777
    @deeqaabdullahi5777 หลายเดือนก่อน

    Sheekadaan waxaa kadambeeysa oo qorsheysey waa walaashed muniira channel keedana weyka sheegtey ineey 300k subscribers gaarsisa rabtey lakin fartuun waligeed waala gacmeysansyey guurkeda wax fiican maaha in sidaas wax lootadiyo

  • @toxa_misty
    @toxa_misty หลายเดือนก่อน

    Niciimo abaayo inteen kaahelaa walal? Isoosheeg please

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 หลายเดือนก่อน +1

    Nacimay adiga iyo anigaba yaraanaa nahay wiliba yaraan 2badooda waalid gacantooda ku koray meelna ugu dhaqaaqin Alxamdulillaah reer keenana waan dhaqanaa laakiin fartun sabarka ayaa kuyar reerna wuxuu kudhisan yahay dulqaad iyo isku tanaasul waxkastaba waxan kayaabay sidey uqiyaantay ey dhabarka ugu toogatay wiilka welee waad is ceebeysay danbi weyna wey gashay hadeyna isqabanin ay tobadkeenin cafisna weydiisanin ilmaheeda aabahood weyka shalayni waa musiibo wele tan ninkale ma habeysan doono subxaanallaah Allaah yahdiik

    • @Beingme541
      @Beingme541 หลายเดือนก่อน +1

      Dhaqan hade Ka weysy oo bilna Ka weysy ee masuliyas qadiwesay hade Iska furtana qiyano miyaa rer ma dhaqikartid Hadi xalada kugu adkato isbadalna anan jirin

    • @fartunsufi6152
      @fartunsufi6152 หลายเดือนก่อน

      @@Beingme541 walaal dhaqan kama weynin iyo biilba 2badooduba waxey ka shaqey sanayeen yuotubka waxiikasoo galana bisnis ayeey ku furteen markooda horana ay isbara naayeen 2badooduba waxey ahaayeen yuotubaro marka wax yaabaha fartuun ay ka shegeyso sax ma ahan wax reer lagu dumiyana ma aha hooyadeedba iyadoo aabahood jooga sow shaqo uma aadin wadankale oo kama eytagin caruurteeda sey ugu soo shaqeysato mala dhihi karaa aabahooda mashaqeystuu ahaa marka hooyooyinkeena ragooda wey garab istaagi jireer oo weysabri jireen marka gabdhooy qiil yaan laga dhigan waxaan qiil eheeyn oo caruurtiina unaxa ilmo kala aabo ah mafiicna sida hada frtuun labo kalena weykasoo taktay kuwaana aabahooda weykasoo fogeysay mawax fiicanbaa subxaanallaah

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      Sax waaye wallaahi reerkeena waan dhaqaneeynaa, qofkasto ceeb wuu leeyahay lkn ufiirsashada qofka kula nool ceebtiisa halis waye, walaal waan kusalaamayaa Fartun. Caruurta ayaa caasi laga dhigayaa!

    • @Aymo72
      @Aymo72 หลายเดือนก่อน

      ​@@Beingme541qof ninkii hore sookala tageen hadana kii labaat kalatageen malagayaaboo iney iyada kasocoto maxaa ninka kaligiis dambo loosaaraa

    • @Beingme541
      @Beingme541 หลายเดือนก่อน

      @@Aymo72 oo asna xaas Kalu furay iyo ilmo horteeda soo Málaga yabo in dhankisa tahay ilen dumar guri kadumo majecle

  • @naeemanaeema6595
    @naeemanaeema6595 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك يا سميتي❤

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 หลายเดือนก่อน

    Naagtaas waa bilaa abaal qof lasoo ciilay oo nolol cadowtanimo ah kusoo korty hadalkeda 90kaba isburin lacag aysan waligeed arag TH-cam kaheshay meshay allaah kuxamdin lahayd bay bakh bakh gashay Balaayo been badan Abdisaan intaan kabarty waa wil akhyaar ah 😣

  • @sihamyusuf-c8p
    @sihamyusuf-c8p หลายเดือนก่อน +1

    Fartuun in ee xanun santahay or walashed yaaa kulatalisay😂😂😂😂😂😂

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah xasbunallah wa nicmal wakiil 😮 yaab iyo amakaag afkiibaa juuqda gabay iyadaa kashalaayi

  • @amaladan5579
    @amaladan5579 หลายเดือนก่อน +1

    Weey ku faanee in nin hooyadiis xanuusan soo wado in ey saas u gashey. What goes around cames around. Nabsi lama dhigto

  • @CHICKEN-64v
    @CHICKEN-64v หลายเดือนก่อน +1

    Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah Subxaanallah

  • @monafarah4324
    @monafarah4324 หลายเดือนก่อน

    ASC RUNTA WAA SHEEGIS WAA QAYAANO QOYS WAXAAN MAQLI JIRAY QAYAANO QARAN

  • @user-ly7tb9gs5t
    @user-ly7tb9gs5t หลายเดือนก่อน

    Soo ma dhici karto
    Waxay samaysay in gadaal kala xumaatay
    sabatoo ah hada sanka gabadh kaluu wax la duu duubaa
    Fartuun marka
    Nabsiga ma fiicna
    Jacaylkii baa ku laba kacleeyay iyada marka hada
    Waxaan oo dhan kharaar baan aniga u fahmay😂😂😂 isagana uu go,aan qaatay

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t หลายเดือนก่อน

    Hada waa la yaabay maxay ka istafiidee qisadeeda ineey dad aan dhibna ka qaadikarin dheefna uheli karin walaahi ilmaheeda aaba hood kama xishoon

  • @lahyatahya4885
    @lahyatahya4885 หลายเดือนก่อน

    Nasiib weeye gabdhaan dareenkeeda iyo cashar badan ayay soo gudbisay lakin habruhu way ku soo waalanayaan yahuu gabadha yar qalbiyan ayay ka hadashay isku xisho cajuuso quranka afka ka dhig subhanallah xitaa hadaad dadka wax u sheegayso nasiixo ahaan ugu sheeg uf

  • @user-xb1dx1sb5w
    @user-xb1dx1sb5w หลายเดือนก่อน +5

    Mansha Allah sidaaaad runta u cadaysay ilaaahay misaaaanka xasanaaaaad hakuuuu saaaro runtaaaad. Cadaysay anigu gabadha lama yaaabani kuwa coment ku difaaaca Xumaaanta layaaaabaa oo baaadilka taaageera weligaaa xaqa ku adin jizaaaaka laaaaha

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +4

      Waa beentood BERI haduu asaga soo fadhiisto, kuligood xageey hadana qoraal qiiro leh kaqorayaan. Ha aaminin weey ujeedaan dulmiga lkn wexeey rabaan ineey god kusii ridaan! Ciyaalkeeda aabahood caro kasto uqabto, ineey naag feceed soo caayso ee like ay usaarto waa damiir daro, caruurtana weey arki doonaan! Sideey baari kunoqonayaan, hadhoowaa ladhahaa Somaaliyeey IISOO DUCEEYA!

    • @umuclaahi5562
      @umuclaahi5562 หลายเดือนก่อน

      ​@dhaqaaqaaddhaxashidee naciima maashaa Allaah saxiix ilmahaaga aabahood waa qaali wlhi hadii, uuw calaf ku Kala geeyo meesha ixtiraam baa la rabaa waayo caruurta si naba ukuma maarmaan maantay illaaheey Kuma sababee hadii aay wax gaaraan ama aay ayaka geeystaan waxa uku horeeyo ee laku weeydiinaa waa aabahood waayo waa iska dhiigiisii isakaana u xaq leh oo ka talinayo tii u maleeyso dhaqaale aay haaysato in aay ku kaafi karto imaheeda waa maangaab baarinimadoodana waxeey ku jirtaa tacaamulka wanaagsan ee aad u muujiso aabahood❤

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 หลายเดือนก่อน +2

    mansha allah aamiin aamiin

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 หลายเดือนก่อน

    Waxaan xasuusty waa gay wada joogen maalin dhahdey ashaqaala noo shaqeya wuu lafadhiyey wuxuu dhahy abaayo beenta iskadhaaf

  • @esyakitchen
    @esyakitchen หลายเดือนก่อน

    Reer coment le falaqayn kara reer youtube content samsysta

  • @zamzamahmed2226
    @zamzamahmed2226 หลายเดือนก่อน

    Noloshaa qof ka fudud maraag qayano qif ku fanan maraag subxanallaha

  • @toxa_misty
    @toxa_misty หลายเดือนก่อน

    Hadakadib in aykafiirsadaan waaye 😂

  • @AminaAhmed-p6t
    @AminaAhmed-p6t หลายเดือนก่อน

    Waxay ismoodey ineey qof caqli badan tahay laakiin weey is ceebeysay nin danboo rajeeynayana inuu guur lawadaago majiraayo liana qof ninkii ay dhareerka wadaagen ka sheekeeynayo nin aaminayo majirto

  • @rahmanur5957
    @rahmanur5957 หลายเดือนก่อน

    View radis aya tahay ma cadab ayee kujiree mise in ee so oysa rabtay fuurinka in in guri ladumiyo marbey banantahay ee wax ba diin haku so ganbanin

  • @freuhassan8175
    @freuhassan8175 หลายเดือนก่อน +1

    Awalba rer dhaqasho marabine dan kale laheet wiilka yarka ah ayaan dusha kasarnen sorry abdisalam qoftan waa qiyanoley

  • @derejoart1602
    @derejoart1602 หลายเดือนก่อน

    Dumarka somalida waxam kula yabay gabadhaas haday dhihi lahayd shaqeeso dhahay oo uu diiday kadib wu u samray hadana dhiba ihaysata
    Waxa la dhihi laha maxad ugu samraysay aad marku diday uga tegi wayday
    Hada markay tidhi shaqesan dhaho wuu diday ana wan ka daneestay oo wan gulaystay
    Waa lagu dheganyahay
    Iyada danteda taqana gabadha silic miyad la rabteen

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 หลายเดือนก่อน +4

    Naagtaan waa masiibo

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      Naagteee??

    • @magoolomar1424
      @magoolomar1424 หลายเดือนก่อน +1

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee waxaan ka hadlaayey gabadhaan fartuun eh, walaahi waxaan dhihi karaa arrintan waa masiibo, waxaan khaatiyan kataganahay gabdho kahadlayo noloshi khaaska ahaad iyo gogoshodi, subxaana'allah, gabdhihi somaliyed waxay u qaybsamen kuwo iscadeeyo iyo kuwo kahadlo nolashii khaaska ahaad, waa niyadjab.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      @@magoolomar1424
      Aaad iyo aad dhalinyarada soo koreeyso waa in laga badbaadiyaa fisaqooda!

    • @munamnir171
      @munamnir171 หลายเดือนก่อน

      Sssssssss imagine wallahi qayanadas wey kasobaxee hadana illahay ayaba fashiliyay subhanallh she is regretting now

  • @fahima6666
    @fahima6666 หลายเดือนก่อน +2

    Wey is ceeb say fartuun

  • @user-ey6zn9rl6t
    @user-ey6zn9rl6t หลายเดือนก่อน +1

    Walaashay nimco fartun hada waxa ka keenay intan oo war ah, waxay maqashay Abdi Salaam ayaa naag guursanayo, marka way masayrtay

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      Mexeey uheeysan weeysay hadii ay u maseereeyso. Yaab badanaa!

  • @nuuraabdalla5927
    @nuuraabdalla5927 หลายเดือนก่อน +6

    Indho cadayskeeda iyo islawaynaanteeda ayaaban layaabaa arintan waxay usoo ban dhigaysaa waa inay TH-cam ku kala kacsato oo daawasho ku hesho hal xalqad xataa kamaan daawan waaban necbahay dadka markay kala tagaan isa sii jiita hada wiilku wuuba aamusan yahay lkn ayadaa isceebeenaysa uun

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      Xaqa ayaa ka hadalsiinayo!

    • @munamnir171
      @munamnir171 หลายเดือนก่อน

      Very true​@@dhaqaaqaaddhaxashidee

    • @aminaahmed9583
      @aminaahmed9583 หลายเดือนก่อน

      ⁠@@dhaqaaqaaddhaxashidee waax ayee xaaq kaagasheey malahaan qofkaa waax heysto asaag iyo rabii giisa ayaa isoog aniga wanku racsanahaay ineey kasoo taagto

  • @naimaahmed423
    @naimaahmed423 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah Illahay ha kaa abaal mariyo walaashay Nacimo runt ayaan kugu jeclahay ❤❤❤💯💯💯

  • @farduusHamble
    @farduusHamble หลายเดือนก่อน

    Hada iyadoo waxaasoo dhanba ka soo baxday why ay uga sheekaynysaa maxaa faaiido hada ah, mida kale gabdhow hadaad cabanaysaan Alle miyaad ilowsantihiin inaad ucabataan bini aadamkana afka ka hysataan 🤔

  • @ifrahhersi4559
    @ifrahhersi4559 หลายเดือนก่อน +3

    Ameen🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @user-dx7eb6dm3j
    @user-dx7eb6dm3j หลายเดือนก่อน

    Hhhhh fartuun hpy waa kaa yaabi adigu janadaa ku goorsanaa baa is dul saarey qof oo ayada dulun ku dhacay camal oonah adigaa wx dul Mayay runtii hadanah wxaa kusii raacadeynee ninka wiilka cilaanka fartuun ka dhiibi waaye wxaa kalaa kula yaabi ee janada goorkaa makaa xiktee ee adiga nin oo kugu soo dagdagaayo maleh so adiga wxaa dhistay nin umugu baahna naag sidaa camal u hel maameyso walaatansoo fadilga allaah iyo raxmadiisa so wlaal fartuun hpy cadaalad usoo samey wxaa usoo bandhigtay wlaalahaa Somalia 🤝

  • @toxa_misty
    @toxa_misty หลายเดือนก่อน

    Miskiin Abdifatah ilaahay ayaa uhiililay dadka wanaag san aa uhiilinaayay.

  • @khadrarashith
    @khadrarashith หลายเดือนก่อน

    Gabdhan say sheegtay caruur hore ayaa laga qaatay sow waxaa laga yaabaa inay ka welwel sanayd inuu ilmaha ka qaato haday u cadayso dareen keeda runta inay ka hashayna maa ha wax khaldan cidiii runta kugu nacaysa yaynan ku jeckanbo qabiga iyo dareenka ilaahay ba xukuma

  • @faizahassan4250
    @faizahassan4250 หลายเดือนก่อน +4

    Qiyano mayna samayn waxwalba wayshegtay. gabadha malaha sifican umanad fahmin. dhariga kulelka maxa kakenay. wakulelka marki hore muxu waji udhigan waysy nin somali %90 faido malaha

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      Naagtii xun ee qiyaano wada gurigeeda wuu bur buraa, ilmahana weey la balan baleeysaa! Hadalka saxda waakaas!

    • @hanideeq9482
      @hanideeq9482 หลายเดือนก่อน

      Thnks hadalkada waxba igaso baxey weliga ina u samirtid ilmahada abahod ​@@dhaqaaqaaddhaxashidee

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj หลายเดือนก่อน +2

    Oo sowtey leheed waley sixray hadana wakufaraxsana oo ana kugalay faqirnimada

  • @khadra3941
    @khadra3941 หลายเดือนก่อน

    Walee waa yaaab inantan yar waxa dhakada kaa saaray
    Hoy hablaad Leedahay iskadaa inantan yar salamaad

  • @FH-qt4up
    @FH-qt4up หลายเดือนก่อน +4

    Asc walal mashe Allah runta ban kugu jecelahay kusoco Illahay haku xafidho.

  • @kaltuunxaashi1951
    @kaltuunxaashi1951 หลายเดือนก่อน +1

    yaakuu dirsaday in aadfalanqeyso

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql หลายเดือนก่อน

    Abaayo Naciimo waa runtaa walaasheen in ay asaga wax u dhinteey moodaa laakiin ayadaa si toos ah isku toogatay taana waxaa keentay qiyaamaday ku socotay iyo asaga daacaduu u arkaayay

  • @aniisasabah5357
    @aniisasabah5357 หลายเดือนก่อน

    Way ku saxnayd yaa kale oo howshaa qaban lahaa soo uurka isaga umay lahayn hadaa ma iyadaa kaligeed ayaa dhibanaan lahayd

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 หลายเดือนก่อน

    Ninkale wey kabiqin walasheed kacelin cause reerku ayadey qobaan filinkaan walashed kadanbeysa

  • @Sahraomar-ln4hg
    @Sahraomar-ln4hg หลายเดือนก่อน +2

    bismi allaah

  • @zainababdi7956
    @zainababdi7956 หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo nololshaadi hore social media lama keeno garta Alle ayay taqaanaa

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 หลายเดือนก่อน

    malintas aybaxay say wan is wy diyay waxan is dhahy odaygedii majogee maxa dhacay inbadan ban is wy diiyey sowtii lahayd noso duceeya hooya xanun sanaysee

  • @naimoabdirahman2083
    @naimoabdirahman2083 หลายเดือนก่อน

    Ceeb iyo calool xumo waaye 😢😢 salamaad

  • @user-qd7uz9dc3s
    @user-qd7uz9dc3s หลายเดือนก่อน +1

    Abyo aniga waxaa kugu jeclaaday kartida iyo inadan waxba ka gambanenin runta booskeeda dhigtay,aniga arintan ayaa kala simanhy dadkana waxee idhahan doqnona thy haa waa ahy lee dhahaa🤣

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      Doqon matihid qofka kudhahaya ayaa ah doqon wexeey rabaan wexeey ayaga ahaayeen ineey adiga kugu yiraahdaan si ay xasilooni udareemaan. Ku dheh m'ihi doqon!

  • @harunking6257
    @harunking6257 หลายเดือนก่อน

    Ayada ahadee ceebsheegte adigana waa kucaawise inee sii faafto sister

  • @user-kd7gd7xj5n
    @user-kd7gd7xj5n หลายเดือนก่อน

    ‏لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
    وعند الله تجتمع الخصوم
    ‏و الله أنها لخيانة العظيمة نسأل الله السلامة والعافية
    ‏والأسوأ أنها تتفاخر في خيانتها وحرمان الاب عن أولاده وهدم البيت واسرارهم وفضائح الأسرة كاملة على ملأ خلق سبحان الله و الله أنها آخر الزمن الناس تدعو ليل نهار اللهم استر عوراتنا وهي تفضحها نعود بالله 😮😮😮

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 หลายเดือนก่อน +2

    Hadii ay hadal rabto waxaa jiraan psychologist

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  หลายเดือนก่อน +1

      Wax lakala qarinayo waaye, dadka xirfada leh sidas ayaan loo aadeeynin!

  • @samirajama1180
    @samirajama1180 หลายเดือนก่อน

    Ninka way jeceshahay lkiin hada maseer ayaa sheekadaaan ka keentey ee labo sano kor ayay hadli lahayd ee ninkii ayaa hada tashtey waa maseersan tahay

  • @RB-up7dt
    @RB-up7dt หลายเดือนก่อน

    Walaashey naciimorunþaada ajar alaha kaa siiyu walaashey

  • @User_19567
    @User_19567 หลายเดือนก่อน +1

    Ha iska sabro miskinka koley Rabulciza madayacayo

  • @Hafsa_forever
    @Hafsa_forever หลายเดือนก่อน +1

    Dhabar toogasho tii ugu xumeyd 😮 nabsiga wukaso baxa

  • @faa5352
    @faa5352 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah alaha kuxafido naciimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmocali-wi1dz
    @raxmocali-wi1dz หลายเดือนก่อน +1

    Walahi waxaa dhihi lahaa aa adhahday waana kusax santahay