Deg Deg Natenyhu O Dil ka Badbaaday & Yaxya Sinwar Wixii laga helay Jeebkiisa & Jirkiisaba

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Deg Deg Natenyhu O Dil ka Badbaaday & Yaxya Sinwar Wixii laga helay Jeebkiisa & Jirkiisaba
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 111

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +21

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @HaAli-1
      @HaAli-1 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      hi

    • @suldaanmax9900
      @suldaanmax9900 48 นาทีที่ผ่านมา +1

      الهم انصر اخواننا في الفلسطيني
      وار حم موتاكم

  • @aamfatima852
    @aamfatima852 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +44

    I am the daughter of Gaza. My greetings to you, my Muslim brothers, and I ask you by God, my brothers, to pray for us 🇵🇸🇵🇸...

    • @maxamedahmed1674
      @maxamedahmed1674 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Allah yahfiduka yaa akhti

    • @degaghedi1738
      @degaghedi1738 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      We always pray for u and insha allaah u are the winners

    • @SurprisedElectricGuitar-kq5qo
      @SurprisedElectricGuitar-kq5qo ชั่วโมงที่ผ่านมา

      We always pray for u and insha Allah u are the winners باذن الله الباري

    • @sabrinayounisaden7238
      @sabrinayounisaden7238 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Been waye iskajira .

    • @ahmedjamac7764
      @ahmedjamac7764 56 นาทีที่ผ่านมา

      Illaahay haydiin gargaaro walalayaal isagaa awood badane

  • @fartunahmed7224
    @fartunahmed7224 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Allow yahuuda dhamee yaa rabbul caalamiin 🥹🥹

  • @Mohamed-e2d2k
    @Mohamed-e2d2k ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    صلى الله على رسولنا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Naciimomaxamednuir
    @Naciimomaxamednuir 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Yahuuda Allah jabiyo

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 48 นาทีที่ผ่านมา +2

    Ilaahoow natayaahuu gubtaa oo gacanta wiil yar oo xamaas ah ku dilaa mar aan dheereeyen rabi yaa daljilaalu walikraam aamin guul falastiin

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    عليه افضل الصلاة والسلام على رسول الله صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    الله يرحمه ويغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة🤲🥺😢

  • @zahramaow2052
    @zahramaow2052 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahey ha badbaadiyo geesiyada carabta e falastiin qaasatan Qasa sabra walaalahenow guushi wey dhowdahey cadowga yuhuuda waqtigoda waa dhamaadey.

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Allaha u naxariisto yaxya sinwaar .

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    الله اكبر ولله الحمد ❤❤❤❤❤❤❤❤الله جل جلاله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyomaxamed4106
    @farxiyomaxamed4106 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    ilahoow u gargaar walaheena😢

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ASC YAHUUDA IYO XULUFADEEDA ILLAAHAY HA JABIYO

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Duliga Allaha Dilo muslimiinta waa dhameeye sii fool xun Allaha udilo Natanyaahu

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 19 นาทีที่ผ่านมา

    اللهم انصر اخواننا في غزة يارب

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Inshaa Allah guushu way imaan

  • @UmuAbdallah-m4j
    @UmuAbdallah-m4j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dhintaha alle hadilo Netanyahu sheydaankana xasuuqey walaalaheen

  • @MaamoDeeqo-nz7xr
    @MaamoDeeqo-nz7xr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Ilaahay ha u naxariisto hogaamiyeheena yahya sinwaar

  • @Theballchallenge
    @Theballchallenge ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheikh nettanyahu dilki uu kabadbadii waa filan la jilayaa

  • @Madaale04
    @Madaale04 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shiekh news kaan.. Waa la soodahday. Ee update iska dhig

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    n.b c iyo al carabiya waa gaalo raac waa in la burburiyaa xaaraanta guul reer falastiin

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @maryami2299
    @maryami2299 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaas dawlada carved baa la hadlaayay Ninkaan Waa la shirqoolay

  • @MuraayoCumar-gr7qd
    @MuraayoCumar-gr7qd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Habadbaadin ilaahay idankiis

  • @hassanteetano5736
    @hassanteetano5736 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ASC maanta waa sheegtey taariiqda aad so dhitey warka

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaarabi Yaarabi ugargaar dhamaanteen

  • @somalisareone6198
    @somalisareone6198 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alla xanuun badanaa marka qof cadowgaaga is dagaalaaysaan oo inta wlaalkaa kuu imado
    lugaha kuu bixiyo meeshaa hiil kasugeysay
    Lkn layaab maleh in warbahinta carabta qaar sidaa sameyaan
    Dadka un baa iabadala lkn munafaq waligii waa munafaq

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @MakoCawaaleMILATARIYO
    @MakoCawaaleMILATARIYO 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    cassha caziizan wa maata kariiman raximallaahu yaxya sinwaar

  • @aishawayrax9003
    @aishawayrax9003 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc sheekh sacudiga waa ka sii darayan xaqa Allah tuso

  • @MakoCawaaleMILATARIYO
    @MakoCawaaleMILATARIYO 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    asc sh maxamed dulmi diid

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wuu bakhtiyey

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw sheikh dulmi diid mahadsanied Press wcsعاش بطلا ومات شهيدا لنا أن نفخر بكل رجال المقاومة .اللهم انصرهم على القوم المجرمين Yahya sinwar shaahiid

  • @AaminoFarax
    @AaminoFarax 24 นาทีที่ผ่านมา

    Scw

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Alle muudhinto looma waan dabaadag lahayne

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SAUDI IYO EMARAT waxeey u jaajuusaan yuhuuda iyo mareykan laakii XUUTIYIINTU HADUQEEYEEN GOOBAHA SHIDAALKA IYO GOOBAHA SALIIDA FAQRI HANOQDEENE MUNAAFAQEENTU

  • @mahmoudkulatein5449
    @mahmoudkulatein5449 13 นาทีที่ผ่านมา

    Dulmididow sucuudiga ha dhihin ee waxad dhahda dowladda sucuudiga

  • @gurdan5841
    @gurdan5841 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wcs❤

  • @Caliya7
    @Caliya7 44 นาทีที่ผ่านมา

    Sigtaa manoola ayaa layidhi rucbi iyo rafaad ha udhinto Allaah ayaan uga barinee oo meeluu galo hawaayo. Sidaas ayyba kubaqtiyey.

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah ya Raxma walaalken gesiigi islaamka Yahya sinwar sucuudiga waaba wasaq kancaada hadey aheen maaba layga maqleen

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 3 นาทีที่ผ่านมา

    Geesi garab waa yay way ciil badana marku wllka garabkaga ka baxo alliw u gargaar

  • @IkranAhmed-m5g
    @IkranAhmed-m5g 54 นาทีที่ผ่านมา

    Sucuudiyiinto dhan maaha wll waa munaafiqiinta

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    CARABTA madax ku sheegyadooda waa sida credit card 💳 oo kale waana ku SHUBO kana SHUBO. Waxaana lagu cabsi galiyaa, haddii ay guulaystaan muqaawamada in xukunka waayi doonaan.

  • @omargasleshop
    @omargasleshop 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc
    Iskuday dll maaha
    Ee waa weerarlguqaaday

  • @GamalFarah
    @GamalFarah ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yuhuud waxay soo bandhigty cidi ma rumaysan karto yuhuuda way been badan yihiin hadal kaliya oo runa kuma hadlaan

  • @IsmahaanHersi
    @IsmahaanHersi ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wey baqayan

  • @xuseenxssan4843
    @xuseenxssan4843 25 นาทีที่ผ่านมา

    Abu Ibrahim Book ma haasanin ee waxey aheed adkaar subax & habeen fadlan sidaas u sheek

  • @bariisrbariidenm
    @bariisrbariidenm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    N.YAHU BAA DIL KA BADBAADEY RUN MATAHAY??? MISE WAA SHIRQOOL SIYAASADEED OO LOOLA JEEDO IIRAAN?

  • @CabdikariimBarkhad
    @CabdikariimBarkhad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aduu yuhuudad buun bunisaa

  • @NuurBooboole
    @NuurBooboole 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maxoow udhiman waye kufaarka

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xukuumada sucuudiga ka jirta waa duli Daba dhilif u ah Yahuud

  • @liibaanguuleed
    @liibaanguuleed 20 นาทีที่ผ่านมา

    Kuwa duruucda waa weynle iyaga ka xun cadawga yuhuuda waana Saba dhilif ushaqeya cadawga ilaahey hakibiyp gaaloo dhan oo dhulka hala Jaro muslimiinta alle swc haguuleyo

  • @MaxamedIbraahimcali-zp4pd
    @MaxamedIbraahimcali-zp4pd 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa kasoo daahday hurda kula tegtey😂

  • @bariisrbariidenm
    @bariisrbariidenm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaking la can waxa ah inay asalkodayihiin yuhuud sacudi

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laaxowlow walaa quwati ilahow cadawga naga qabo

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahaw Netanyahuu umadda islaamka ka qabo. Ilaahaw adaan talada ku saarnay. Nabadda ninka hor taagan waa shaydaankaas ilaahay adaan kugu halaynay

  • @foodcade9168
    @foodcade9168 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sheekh hadii sual ku weydiiyo maxaad ula yabeysee TVyada Saudia leedahay adiga page kaga ayaa kala beqysaa in aad Tusbax inaga tusto adiga o in laga xiro o aduunka ka soo galayo ka gao darteed😮

  • @CabdikariimBarkhad
    @CabdikariimBarkhad 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aduu yuhuudad lashaqaysaa

  • @HasanHanad-q2u
    @HasanHanad-q2u 13 นาทีที่ผ่านมา

    Yaxye sinwar waa shahiiday allaha ka aqbalo geesi cadowgiisu ka cabsado ayuu ahaa, kooxda sacuudiga u fatwoota reet alla sacuud maxay uga aamusan yihiin xasuuqa muslimiinta gasa ka socda, kuwaas waa in mecca iyo madiino laga xoreeyo.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tusbax iyo hub kale uu waddatay naftiisa wey badbaadin kari waayeen balse lacagta muxuu ku falalaayay mu xaaskiisa iyo caruurtiisa uuga yimaado ileyn qabrigiisa ayuu agfadhiyay ?

    • @DekoMohamud-x8i
      @DekoMohamud-x8i 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maxaa badbaado ah halkuu rabay inuu ku dhinto asxaabtii waynaana tamanin jireen buu maray allaah siiyo shahaadada

  • @FaisaIbrahim-k5l
    @FaisaIbrahim-k5l ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    free falastin

  • @asmaosman8198
    @asmaosman8198 53 นาทีที่ผ่านมา

    Qalabkaan wuu cusubyahau isagane jirkiisa dhan buur wada qabsade sidee macquul ku noqdeen

    • @MisMursal-ui4su
      @MisMursal-ui4su 9 นาทีที่ผ่านมา

      Wa mida isweydiye aniga xita

  • @itzManha125
    @itzManha125 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wallhi israel mujahid shujac ah lee sheegi kartaah wee ku dhiiqodaye in eey ku fanan oo jilaan dilkiisa oo ka dhigaan nin ka baqaye dhuunteye allah awoodiisa waxuu ka dhigaye faaris dhimashadiisnah nin rag dhimashada ugu fiican allah jandiisa ugu sareeso ha geeyo ragaas dahabkaah kuwa cadowga is hayaanah allah ha siiyo guul eey cadowga iyo cadowraacba ka naxaan oo naxdintaas eey u dhintaan yaa allah qaaimiinta muslimka gaar ahaan carbeed ha u naxriisan iyagaa cadowga noo jabiya

  • @Nina55870
    @Nina55870 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mbs iyo sisi waa in la tuura

  • @two-faced6562
    @two-faced6562 45 นาทีที่ผ่านมา

    Sacuudiga iyagaa ayaa argagixiso ah ,xamaas waa mujaahidiin xoraynayso masjid al aqsaa iyo dhulkooda

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 56 นาทีที่ผ่านมา

    Sucuudigu waa jaasuuds reegalbeed iyo yuhuud wax maicno ahna maleh waa dad aad u dambeeya kuna socda mugdi aan la Qoon meesha uu kundhamaan doona waayo digtaatuur la siiyey kaar firii ah
    Shacabkiiasna uu ku qasbo sida isagu rabo markaa waa dad iyo boqor digtaatuur ah oo isla baaba,ay
    Aybay u jihaysteen jaahnaama iyo masiibo

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Video ga galab 16:00 saacada europe ayuu nasoo gaadhey adna wax aan saaka maqalney baa galab noso gudbineysa aar soomaaliyaa xayisiin bay nafta nooga qaaden

    • @MaamoDeeqo-nz7xr
      @MaamoDeeqo-nz7xr 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Shiikha inaa saas dhahdo waa laga fiicanyahay

  • @maan8746
    @maan8746 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan ame qorsha yihiin ee israaiil sameymeyso si ey marmarsiyo usamsysato kadib ey dad madax caan ah ey disho ama ee meelo muhiim ah ey weerarto

  • @maryamArafat-v4c
    @maryamArafat-v4c ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sucudiyiintoo dhan ma aha waa qaar kamida

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Geesinimada xamaas ayay ka xaasidayaan iyo jecaylka umada islaamkaa

  • @maryamaonline6869
    @maryamaonline6869 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    sixid ereyga dagaal ayaa ka dhexbilooday xamaas iyo sucudiga waxaa kafiican inaad dhahdo caalamka xorta ah iyo sucuudiga

  • @abdiwahabismail2049
    @abdiwahabismail2049 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    you got busy sheekh maalmahan, today you r outdated

  • @jawaahircabdi3936
    @jawaahircabdi3936 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sacudiga waa meshii diinta loo adayey cabsi ay yahuud ka qabaan ayey sas usaneynayan Allah awodisa wey ilooben yahuuda iyo Amerika ayey awod inay leyihiin uyaqanin yahuud waa fulayal Meydka ugarsado wax ay yihiin maleh Mareykan aa kibrinayo Allaha jabsho kibirka yahuuda

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allow dagaalkan jooji

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WCS WALAALKEY 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ALLAAHU ☝️

  • @NuurAbdirisaq
    @NuurAbdirisaq ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidee kidhici kartaa hogaamiye dhan,oo daldhan ugaaminaaya,
    Ilaa 3wadana taageeran ama taakuleeyan
    Se macquul kutahay in ladilo isagoo bilaa staff ah. haba ladilo ma xumee inla dilo isagoo ul io bastod kudagaalamaya.
    See macquul kutahay arintaas??????

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SUCUUDIGA IYO IMARAADKU WAA WAHAABIYA OO WELIGOOD TAAGEERSANAA CADOWGA..!!!

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenaalayaal weeye

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 33 นาทีที่ผ่านมา

    يا شيخ رافض الظلم لي عتاب و انتقادات عندك لان أري إنك بحر ثقافي و إنساني و ماشاءالله إعلامي موهوب فلماذا لا نراك على الشاشات العربية مثل قناة الجزيرة أو القنوات الأسلامية تدافع عن القضية الصومالية التي تنتهك و تهان من معظم العرب و حينما نرى أي مسول من الحكومة الصومالية نجد أنهم لا يعرفون اللغة العربية لغة القرآن و على رأسهم رئيس المتخلف الجاهل حسن الشيخ الذي دمر البلاد و العباد ولا نجد علماء أو شيوخ قادرين على مواجهة كميات من الاهانة و تطاول و سباب و العنصرية على الشعب المغلوب على أمره الصومالي على القنوات الفضائية العربية أليس فيكم رجال أو نساء رشيدة ، أغيثونا بالله عليكم ( أنما الأمم الأخلاق ما بقيت وأن ذهبت أخلاهم ذهبوا)

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ar sucudi haramen iyo masdilquba iyo nabiga scw iyo saxabada ku asan melnodhiga lkn xukumada katalisaa wahalista islamka wanamunafiqiin wana sababtaan hika uadikrin😡

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax ka jiro warkaas maleh, waxay rabaan si loo yirahda falastiin baa weeratay ra'isul wasaaraha si markaa dagaalka u daba dheeraystaan

  • @caliyusufkulane3309
    @caliyusufkulane3309 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga salafi garweyn ayatahay tusbaxa waxaad u araktaa bidco

  • @saafi1302
    @saafi1302 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sucuudi goormuu heshiis lanoqday xamaas waa cadaw reer aaslasucuud beydka alle halaga xoreeyo ay gaalada ufasaxeen

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    اللهم انصرإخواننا في غزة يارب