SALUUGLA' | CUMAR DHUULE | LYRICS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @XaqeeyTagi94
    @XaqeeyTagi94 5 หลายเดือนก่อน +1

    Illahow kuu naxariiso cumarow hadhkii janada hadhso Amiin.

    • @RossanneCiise
      @RossanneCiise 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin yaa rabbi ❤

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland ปีที่แล้ว +1

    waa heestii Saluugla oo si deggan uu ugu luuqaynayo macalinkii dhanwalba ku ahaa khabiirka hadday Kaban, ereyo iyo laxan Cumar dhuule AHUN ameen

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 ปีที่แล้ว +2

    Cumar dhuule iyo heesihii waayo waayo❤️

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 5 หลายเดือนก่อน +3

    00:00 𝐒𝐚𝐥𝐮𝐮𝐠𝐋𝐚𝐚𝐲 maxaan samir
    00:00 Ku weynaaday ALLAHAYOOW
    00:00 SaLuuglaay maxaan samir
    00:00 Ku Weynaaday!
    00:00 Intaa samo ka talinayey
    00:00 Maxay talo I Seegaysay
    00:00 Sidii Aabahay Sulub
    00:00 Ku dhacay cadowna
    00:00 Seeteeyey Saqda dhexe
    00:00 Maxaan reemayooh
    00:00 Seexan kari waayey
    00:00 Maxaan sabab aad leedahy
    00:00 Darteed sahanku xoogoobay
    00:00 Nin ILLAAHAY siciidkiisa
    00:00 Ahbaan belo-ba saaqayne
    00:00 RABBI baa i seejayeh
    00:00 Maxaa dhimasho Lay saadshay!
    #Page2
    00:01 Dhaaxaad i sidatoo
    00:01 Aduun kuu Samraayoo
    00:01 Nafta kugu Sasabayee
    00:02 Dhaaxaan sir iyo caad
    00:02 Wixii aad samaysabah
    00:02 U sacabo Tumayeeeh
    00:02 Ogow samirkii waa jiray
    00:02 Waan'se kaa Goostoo
    00:02 Sadkiisaa dhamaadaye!
    00:02 In Suldaanku boqor Yhy
    00:02 Faqiirkuna SabooL Yhy
    00:02 In Sareedo khayr Thy
    00:02 Sal fudaydna Daran Yhy
    00:02 ILa garo SaLuugLaay!
    #Page3
    00:03 Dhaaxaan Samaayooh
    00:03 Sixin iyo ahaa maLab
    00:03 Kuu YaaL sintaadeeh
    00:03 Adiguna SaLuugLaay
    00:03 Saadaasha khayrkiyo
    00:03 Luminaysay Saaceeh
    00:03 Ogow samirkii waa Jiry
    00:03 Waan'se kaa Goostoo
    00:03 Sadkiisaa dhamaadayeh
    #Page4
    00:04 In Sibraarku maqiiL Yhy
    00:04 Oon saa'id Lagu darin
    00:04 Inay Siigo boodh Thy
    00:04 Saxan saxo Udgoon Thy
    00:04 ILa Garoh SaluugLaay!
    00:04 Inan Yahay mar ka hore
    00:04 SaLaan Guud Oo weliba
    00:04 Sooryo Ah waa inaan
    00:04 Ku Siiyaaaaaaaaaaah
    00:04 Marka xiga Sir teeenii
    00:04 Saadaasha Wadateeh
    00:04 Loo Sacabo Tumayee
    00:04 Seetada Lahaydeeeeh
    00:04 Aan Ku xidhay sibraarkee
    00:04 Ku QufuLay sanduuqeeh
    00:04 Muftaaxeedii Suubaneh
    00:04 SaabLayda hoosiyooh
    00:04 Sanba bada Agtoodiyo
    00:04 Wadnahaaga Aan Sudhay
    00:04 Soodigan ka saareeeeeeh
    00:05 Soodigan ka Saareeeeeeh
    00:05 Durba Siiyey ruux KaLeh.
    00:05 Sadar kaasi ii xidhan
    00:05 Midna socoto weeyaan
    00:05 Waa badi sirtaydiyoh
    00:05 Waxan aan ku Suganahay
    00:05 Inkastooy sisibashaduh
    00:05 Aadmiga ka siman Tahay
    00:05 Layma kaa samaynineh
    00:05 Ama aad i sidatooood
    00:05 Muddo ii Samraysooh
    00:05 Ii Sama Falaysooood
    00:05 SaLma dhiga ka Wcn Thy
    00:05 Sidaad maanta Yeeshiyo
    00:05 Saan saanka Muuqdaa
    00:05 Kaa Siisan Maayeeeh
    00:05 Waa maxay SaLuugLaay
    00:05 SakaLahan Is dhaafsamay
    00:05 Sideebuu xaalku Kaa Yahay?.
    00:05 Sidee buu xaalku kaa Yahay?.
    ==================END!.
    من لا يحب سوتل حلوه يحتاج إلى ظبيب ❤
    الله يرحمه ملك الملوك العود بصيقته الصومالية و هو المسيقار عمر دوله علي امين يارب العالمين امين امين.

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland ปีที่แล้ว +1

    Cumar dhuule cali alle hakuu naxariisto walaahi dhaxal weyn buu inooga tagay

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 ปีที่แล้ว

    Hees waa dhaaftay❤

  • @AiSomaliland
    @AiSomaliland ปีที่แล้ว +1

    Sidee buu xaalku kaa yahay xaliimooy?!! Xasuus

  • @najuuissa9723
    @najuuissa9723 9 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar dhuule ❤❤

  • @cmc-iskachannel2335
    @cmc-iskachannel2335 3 หลายเดือนก่อน

    Rabbi baa i seed jee maxaa dhimasho leey saadshay

  • @abdikhaliqjamaali4359
    @abdikhaliqjamaali4359 ปีที่แล้ว

    Waaw axyaa

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 11 หลายเดือนก่อน

    Slow gaiter AHU cumar dhuule Ali 💯🫵🙆‍♂️

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 ปีที่แล้ว

    Yeh