- 112
- 737 392
Qaraamyahan
United States
เข้าร่วมเมื่อ 13 เม.ย. 2018
Channel kan waxaad ka dhegaysan kartaa heeso qaraami ah oo fanaaniintii horre wada leh. Codadka qaraamka oo lagu qiyaaso lixdameeyo, dhamaantood halkan ayaan idinku soo gudbin doonaa.
วีดีโอ
RAAXEEYE | KULUC | KAAHIN | HALAC | HURYO | DHUULE | MASXAF
มุมมอง 7474 หลายเดือนก่อน
RAAXEEYE | KULUC | KAAHIN | HALAC | HURYO | DHUULE | MASXAF
SOODAANI | XASAN DIIRIYE | LYRICS | GOOSGOOS
มุมมอง 1.6K11 หลายเดือนก่อน
SOODAANI | XASAN DIIRIYE | LYRICS | GOOSGOOS
SHAANSHAAN | AXMED C. CIGAAL & SAHRA AXMED | XASAN GANEY| LYRICS
มุมมอง 927ปีที่แล้ว
SHAANSHAAN | AXMED C. CIGAAL & SAHRA AXMED | XASAN GANEY| LYRICS
SUBCIS | SALAAD DARBI | MUSHTEEG | LYRICS
มุมมอง 3.7Kปีที่แล้ว
Mahad celin gooniya: Ismaaciil Xaaji Ibraahim
WALAAC | MAXAMED YUUSUF | QARSHE | SULUB
มุมมอง 1.3Kปีที่แล้ว
Mahad-naq Gooniya: Idiris Aw-Ismaaciil, Hardi
SIRTAYDII BAA BERYAHAN | CUMAR DHUULLE | LYRICS
มุมมอง 11Kปีที่แล้ว
SIRTAYDII BAA BERYAHAN | CUMAR DHUULLE | LYRICS
MIYIR - AXMED MOOGE - GUROONJIRE - XUDAYDI - LYRICS
มุมมอง 3.5Kปีที่แล้ว
Mahadnaq gooniya: Idiris Aw-Ismaaciil (Hardi)
SUBCIS | MAANDEEQ | MUSHTEEG | LYRICS
มุมมอง 5Kปีที่แล้ว
Mahad-naq gooniya: Idiris Aw-Ismaaciil (Hardi)
DARAADAA MUXIBBO | AXMED MOOGE | GUROONJIRE | CAYDARUUS | LYRICS
มุมมอง 1.7Kปีที่แล้ว
DARAADAA MUXIBBO | AXMED MOOGE | GUROONJIRE | CAYDARUUS | LYRICS
KAAR | KULUC | CUMAR DHUULE | JABIYE | SULUB | LYRICS
มุมมอง 3.2Kปีที่แล้ว
KAAR | KULUC | CUMAR DHUULE | JABIYE | SULUB | LYRICS
LAAC | CAYDARUUS | QARSHE | CAGAF| LYRICS
มุมมอง 1.9Kปีที่แล้ว
LAAC | CAYDARUUS | QARSHE | CAGAF| LYRICS
DADKOO DHAMMI HA WERIYEEN | KHADRA DAAHIR | HURYO | CAYDARUUS | LYRICS
มุมมอง 623ปีที่แล้ว
DADKOO DHAMMI HA WERIYEEN | KHADRA DAAHIR | HURYO | CAYDARUUS | LYRICS
CIIL | AAMINA FAARAX | QARSHE | CAYDARUUS | LYRICS
มุมมอง 3Kปีที่แล้ว
CIIL | AAMINA FAARAX | QARSHE | CAYDARUUS | LYRICS
TOOGO | MAXAMED YUUSUF | MAANDEEQ | BIDDE | ILBIR | LYRICS
มุมมอง 55Kปีที่แล้ว
TOOGO | MAXAMED YUUSUF | MAANDEEQ | BIDDE | ILBIR | LYRICS
RIFTOOR | MUSHTEEG | C.NAASIR MACALIN | XUDAYDI LYRICS
มุมมอง 9Kปีที่แล้ว
RIFTOOR | MUSHTEEG | C.NAASIR MACALIN | XUDAYDI LYRICS
LAYAAB | MAXAMED YUUSUF | CAYDARUUS | GUROONJIRE | SULUB | LYRICS
มุมมอง 2.4Kปีที่แล้ว
LAYAAB | MAXAMED YUUSUF | CAYDARUUS | GUROONJIRE | SULUB | LYRICS
CARWO | TUBEEC | QARSHE | CAGAF | GUROONJIRE | LYRICS
มุมมอง 1.8Kปีที่แล้ว
CARWO | TUBEEC | QARSHE | CAGAF | GUROONJIRE | LYRICS
HIGSAD | XUSEEN CALI KAAHIN | QARSHE | SUGULLE | C.NAASIR MACALIN | LYRICS
มุมมอง 944ปีที่แล้ว
HIGSAD | XUSEEN CALI KAAHIN | QARSHE | SUGULLE | C.NAASIR MACALIN | LYRICS
SHAR GUDBAN | KULUC | KAARIYE | XASAN GARAYD | LYRICS
มุมมอง 953ปีที่แล้ว
SHAR GUDBAN | KULUC | KAARIYE | XASAN GARAYD | LYRICS
JIIB | CISMAAN GACANLOW | SUGULLE | XUDAYDI | LYRICS
มุมมอง 1.1Kปีที่แล้ว
JIIB | CISMAAN GACANLOW | SUGULLE | XUDAYDI | LYRICS
DIIGGA | KULUC | HURYO | GACAYTE | LYRICS
มุมมอง 4.4Kปีที่แล้ว
DIIGGA | KULUC | HURYO | GACAYTE | LYRICS
WALAAC | M. MOOGE | QARSHE | XUDAYDI | SULUB CUMAR | LYRICS
มุมมอง 1.6Kปีที่แล้ว
WALAAC | M. MOOGE | QARSHE | XUDAYDI | SULUB CUMAR | LYRICS
DAWLIS | FU'AAD CUMAR | QARSHE | C.NAASIR MACALIN | LYRICS
มุมมอง 1Kปีที่แล้ว
DAWLIS | FU'AAD CUMAR | QARSHE | C.NAASIR MACALIN | LYRICS
MADHEEDHAALE | KULUC | SANBUUL | BULO | MASXAF | GOOBBE | LYRICS
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
MADHEEDHAALE | KULUC | SANBUUL | BULO | MASXAF | GOOBBE | LYRICS
Hargeysa Love you
War heesta ka dhexbax, qaraamyahan Studio lahaanine.
Warya uu dhintay ka sar mesha
Kulahaa " yacnoo"
Alahu akbar waxan xasuustay zhpkay Ahu carte yare laxankan higzad ziduu ugu raxaysan jiray ale ha unaxaristo carte
Yasalaam
Ina Sanwaynana u geeyoo, midhahan waxaa leh Ismaaciil Cagaf. Ma laha Duncarbeed. Sidoo kale codku inuu Kuluc yahay shaki badan baa igaga jira. Boqortooyo
Eebow labada marxuun u naxariisto xudaydi iyo magool 😢
Aun Ismail Abdi Yare waxuu ahaa Fanaan Heesaha Uu Qaado & Kuwa uu Laxameyay aan kala dhicin 🥲
Eesh cala hees waxa ugu horeeyay qaday kuluc 1983 anoo school dhigta mar reedhyoow hargeysa ka dhagaysta AUN dhamnaatood
Abtiyoooo naxariss jano
Alle haw naxaristo Maxamed Saleebaan Tubeec Iyo Marwo Maxamed Gaasira
DHEMANTII FANKA SOMALIDA Illaahay dhamantood ha unaxariisto faysal cumar musheeg iyo maxamud ismaciil xudaydi amiin amiin
Cajiibul cajiibaad weeyi cajaladaniyee qaar kalana soo raadi insha Allah
Kuluc maaha ninkaan nin shuba iyo nin shekeyaba Malahayga waa balweeye
Laxankii shimbirgood iyo boqorkii codka- two great duo- thursday - dec- 28-2024 Historic night. Heart felt salute to my cousin/friend jinac at usa, we had great fun for this night talked deeply about qaraam heydays and gone days of somali republic. That night we discussed the mind-blowing song of saynab haji ali bahsan cirrada iyo jacayku caaway igu kulmeen and one of backdays giant singer sulfa and also the heavy-weight singer salad derbi and his real love affairs song naruuraddii kalkacalka- When we have got out of touch, i clicked the youtube and straightly pick up this masterpiece jiib melody
This song is science specially Biology ,Botony while she says (plants are buried their roots in the soil it could fail down.
Ilaahow u naxariiso ilaahow qabriga u waasici yaa rabbi
2:52 kaban ooyaya hadad rabtid inad maqasho intaa dhagyso! Ya ilahal calam
Waayo waayo
Rav rag ah
Erey sixid Markii ay gaws libaax kula heshay'e Naxii maaha waa Mici ku gaadhsiisay.
Yaaa ilaaahi codka kaban ka iga yaaabiyay
Luuqda laxanka iyo muusiga waxad ka dhadhansanysaa wakhtiga la galiyay iyo talentka ay leeyihin fan fankii hore
Codkaasi ma baxsan baa mise waa maandeeq markala labaad ayey wada qadaan tubeec iyo maandeeq marka koobaad waa maxamed yuusuf iyo saynab cabdlilahi baxsan bal halkaas inoogu yara noqda
Malaa igta naarta iyo janada wey igu murantaa.😂😂😂😂
Hees kamid ah kuwa ugu murugada badan hesaha Somalida. Wxn ku xasuusta waqti adag, boholyow iyo caloolyow. Wxn waayay qof qiimo badan o aan isu aaminay lkn duruufta dunidu na kala waday. 23/10/2024 00:47:00
In Mogadishu 17/10/2024 ar Waberi District 23:04:00
Calayk Yaa maxamed cumar maxamed (FEYSAL) Adeer aad baad u mahadsan tahay waxaad nagu celisay 80naadkii. ilaahay hau naxariisto maxamed, xudeydi, iyo weliba carabkii tumayay darbuugadda meesha heestan lagu duubay waa siligii ciidda badda ah ee cumaan. SIXID DOOXA iyo dalkan waan la garan waayee) wacanaa waddan aad u dhalataa)
Alle ha janneeyo Macallin Cabdinaasir Macallin Caydiid, waxaan ku dhagaysanayaa dalka Ireland habeenimo jimce ah 10-10-2024, waxa ila jooga Ayaanle Cabdiraxmaan, waxaan u ducaynaa Cabdinaasir, Abwaan Gujis, iyo Macallin Maxamed raage oo hore u qaaday heestan.
WAA WALAALIHI HARGEYSA KOLKEY GUMEYSIGA WADANKA KA SAARAYEEN AYAGO DERYANKA MADAAFICDA ISTICMAALINE QARAAMIGA KU BADBAAADIYEY QARANKA!!😀😀😀🤣🤣🤣
Raaxada aduunyo ma raagto
Top.
Waxaan jogay magalada berbera waxaan xasuustay kii kudhacay cilmi bool dhari
Anigo berbera jooga ayaan dhagaysanayaa cawa😂
WAAB GOWRICI FANKA EE WASAARADI DIINTIYO CADAALDA!!!
Waxaan ahay ruux lakala jarayoo Jabuut iyo jow har kala jira.
Mar-la-arag Mushteeg Heewa heewa heewa taano taano❤
Rip legend hore.
heesahaan oo dhan waxay ku jireen riwaayadii alle ma iinsho marka hore waxaa metelalay baxsan iyo mohamed yuusuf 1964 laakiin markii loo qaaday cadan yemen waxaa metelay tubeec iyo maandeeq 1965, gudaha soomalliya na waxay maandeeq la meteshay mohamed yuusuf, baxasnna mar kale soo celisey iyada mohamed yuusuf.
Heele heele badan aa yeerayso
Waan jeclahay ma Ogtahay Sawaxanka buuqa iyo Sacabka Heesaha Qaaciga lagu qaado best waaye
Aad iyo aad Ismaaciilloow. Cumar na waa soo socdaaye ha moogaan.
@@qaraamyahan hayee Walal fadlan ugu soo hormari Heestii Daadkii jacaylka iqaado
Qaraamigii beeryo beeryo
Frist Comment ☝️
Rabbi baa i seed jee maxaa dhimasho leey saadshay
Oooh ustaad Aun Cabdinasir