Jacaylka & Soomaalida | Jacaylka Dhabta Ah Sidee Ku Hellaa?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 มิ.ย. 2020
  • Baraheena Bulshada:
    Facebook: / aadansahan
    Instagram: / aadan_sahan
    Teitter: / aadansahan
    Tik Tok: vm.tiktok.com/T2beUu/
    Waxa aan jeclahay aqoonta Taariikhda, Juqraafiga & Falsafadda.
    Waxa aan aad u xiiseeyaa akhriska, qoraalka & Tarjamaadda.
    Higsigaygu waa bulshadayda oo wada indheergarad ah.

ความคิดเห็น • 346

  • @AbdirahmanHAhmed-wl3ks
    @AbdirahmanHAhmed-wl3ks 4 ปีที่แล้ว +117

    Walaalayal walaalkeen markan dawano video like Haloosaroh sii uu helo dhiraglin wasalamcalykum.

    • @asmayoussouf9162
      @asmayoussouf9162 4 ปีที่แล้ว +2

      Ani runtii waan jeclahay in aan iusaaro lkn arinta kali ah ihaysato wiilka Allah habarakeeyee hadalkiisa ayaa xadka iga saaraba markaa vide bilaabo dawashadiisa midba midkuu ku xigo halkaa ayaaba ku iloobaa like lkn waad mahadsantahay waa mid loobahanyahay dhiirigalintiisu if aakhiroba Allah hasiiyo farxad 🤲🤲🤲amiin amiin

  • @kamalgiftin1448
    @kamalgiftin1448 4 ปีที่แล้ว +75

    Adam khadar ali
    adam sahan
    wlal an jeclahay
    mahadsanid
    (From xmr

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 4 ปีที่แล้ว +33

    Alle Jacayl dhaba haku siyo Oo aad if iyo aakhiraba ku degto

  • @SalmaAhmedzh
    @SalmaAhmedzh 4 ปีที่แล้ว +56

    Jacayl seeskiisu yahay kuxidhnaanshaha ilaahay iyo cabsida ilahay hadafkiisunayahay inlaga dhabeeyo hadafka goalka nolosha laynaga leeyahay oo ah cibaadada

    • @somalidocmantery9692
      @somalidocmantery9692 4 ปีที่แล้ว +3

      Caqligaga hdy hablo bdn.leyihiin guil ba la gaadhilhaa iyo qoyzaz fcn ba l.heli lhaa

    • @abdiasiissomali8339
      @abdiasiissomali8339 4 ปีที่แล้ว

      Illahay caqliga hakuu daayo.

  • @masutmasut4
    @masutmasut4 4 ปีที่แล้ว +14

    All my love is for @nabiyulahi mohamed (s.c.w)$❤❤

  • @wihiipyaazin7503
    @wihiipyaazin7503 4 ปีที่แล้ว +41

    Asc ustaad aadan sahan
    Wll waxan ahay arday ku nool m.hargeisa
    Kaligay ayan nolahay da'daydu waa 15 walidkay lama noli wll lama nooli azxp ma lihi wn ogahay wxd is weydinaysaa see kaligaa unolatay hooyoday waxay jogta wadanka Germalka abahayna sucuudi wllhyna Ethiopia waligay family dhamaysa ma noqon kumana kulmin
    Waxa ishegta seen ufarxaa kaligay ano nool

    • @sahanka97
      @sahanka97  4 ปีที่แล้ว +38

      Wcs
      Naftaada firaaqada ka ilaali

    • @wihiipyaazin7503
      @wihiipyaazin7503 4 ปีที่แล้ว +8

      𝐇𝐲𝐞 𝐮𝐳𝐭𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐬𝐚𝐧𝐭𝐡𝐲

    • @abdimajiid5351
      @abdimajiid5351 4 ปีที่แล้ว +5

      Wax akhri oo waliba diinta baro dabadeendna bugaagta horumarinta qofka ,taariikhda iyo aqoota kaleba kusaabsan akhri
      Waxaad noqonaysaa qof faraxsan xikmad badan garaad sare gorfaynkara arimaha kuyimada si,uu uga dabaasho.

    • @hodancabdi2879
      @hodancabdi2879 4 ปีที่แล้ว +4

      wll ilahay hakuu gargaaro anagaba noo kaalkaalay ana azxb ku noqone

    • @ahmedapdirizak4172
      @ahmedapdirizak4172 4 ปีที่แล้ว +4

      @@hodancabdi2879 naxariiz badana dumaekeenu ax

  • @mohamedAf-rasaas
    @mohamedAf-rasaas 4 ปีที่แล้ว +26

    war Adan barnamijyadan oo kale maanta ayaa loogu baahi badanyay ☝️

    • @abdulbasitsamad1319
      @abdulbasitsamad1319 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa waa runta wllo

    • @haniitaaxmed575
      @haniitaaxmed575 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix mantaa logu baahi badan yahay barnamijyadan

    • @Dhaanka5485
      @Dhaanka5485 3 ปีที่แล้ว +1

      Odaygaaagan Weyn Show Illaa Barigaasa lagu Hayay😂

    • @mohamedAf-rasaas
      @mohamedAf-rasaas 3 ปีที่แล้ว

      @@Dhaanka5485 oo ma waxbaad na waydiisaa sawdigan Maqaskii qaliinka la ordaaya 😂

  • @ayubliban7524
    @ayubliban7524 4 ปีที่แล้ว +54

    War goormeed dhageesateen waaba 4min intuu yaalo muuqaalka😂

  • @cawomaxamed442
    @cawomaxamed442 4 ปีที่แล้ว +31

    Wllo dadku ha iska hadlen aniga fikirkayga qodob muhiima ayaad ka hadashay haba ugu ficnadaan 10-14daqiiqadodee ugu danbeya sida kamuqata kanalkaga waxa ku xidhaan haween badan amaba hablo badan waxtarkagana waxa kamida.(1 )mar aad naga dhisto dhanka aqonta mulxidka ,dhanka (2) diinta hadana dhanka, (3)bulshada . waxad no qabatay ma soo kobi karo Adan wll noolaw intay nolali jirto!!!

  • @realmhd7008
    @realmhd7008 4 ปีที่แล้ว +7

    Khdka ka maqna wxn jeclahy inan qoFka ugu horeeya inan noqdo baLze waY ii suuro geLi weYdeY waxy haataba
    Adan sahan hore usoco wll👍👍

  • @asmayoussouf9162
    @asmayoussouf9162 4 ปีที่แล้ว +19

    Waxan jeclahay in aan mar uun dareemo jecelkaa runtii waayo gadib dawashada vidéo waxba majeclaan intii aan aqaanay xiiso ayay ahayd 🤔🤔🤔🤔

    • @abdivetahmohamed1791
      @abdivetahmohamed1791 4 ปีที่แล้ว +1

      I am also like that but i don't want to feel it

    • @xasanaxmedxasan4683
      @xasanaxmedxasan4683 4 ปีที่แล้ว +1

      Allaah hakuu sahlo wlllo Aamiim Aamiin

    • @apdirahmanzilvo1476
      @apdirahmanzilvo1476 4 ปีที่แล้ว +1

      WaligaY jaceel lamaTalo mooYe jaceel rùn aH ma aaminin inanTaan kahelana waxaaN is dhiHi jiraY waxba halugoYn ileYn waxba majeclide Yaduun qalbiga hakadilin hadhow 😢

    • @maxamedsaalax7541
      @maxamedsaalax7541 4 ปีที่แล้ว

      Hʜʜʜ ɪɴsʜᴀ ᴀʟʟᴀʜ ᴡᴀᴅ ᴅᴀʀᴇᴇᴍɪ ᴅᴏᴏɴᴛᴀ ᴅᴀʀᴛɪɪsᴀ

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 4 ปีที่แล้ว +12

    Si loo helo jaceyl dhab waa inay nimanku ka tanaazulaan quruxda iyo cadaanta ay gabdha ku dooranayaan markaas dumarku waxay ka tanaazulaan lacagta ay raga ka qaadayaan ileen qarash baa galay oo cosmetics bay lacagta uga baxdaa
    War gabdhaha akhlaaq iyo aqoon ku doorta si level ka aqoonta iyo akhlaaqda kor ugu kaco
    Midkasto madow iyo midii laga qurux badan yahay waxay u malaysaa inay nin helaynin markaasey is wada cadeynayaan jir artificial ahna sameysanayan

    • @Sacdadhamac
      @Sacdadhamac 4 ปีที่แล้ว +2

      Muhiimadu waa ind naftaada ku kalsoonthy
      Mnta hdaad is cadyso beri ka waba imaan somlida qurxda wxy uyaqan cadnto oo kliya Wlhi anaa soo tijabiyy dumrkais cadeeya dhibty qabaan kulay uma adkysan kran qorxdu way dhiby oo wajiha wda dhiigroor noqnya kgaa sii daranta xididdii maaha soo bxya xubnaha faraha ui madabsa taasi ma qurx by nqony abuurta ilhy wx ka Qurux bdn lhn wllshh
      لقد خلقن الانسان في احسن تقويم
      Xsuusnow ayaasa
      Asc❤

    • @abdullahi196
      @abdullahi196 4 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂

    • @gumaysidiid6463
      @gumaysidiid6463 3 ปีที่แล้ว

      Xaqiiqa Ani wali Uma hitin gabar cad ee adinkana maal raadiska iyo xalal ka xanaaqa naga daaya qof xalal radisaa la dhahaa keen 1000 💵 💰 iyo aroos qaasa

  • @BuuxCokiye3321
    @BuuxCokiye3321 4 ปีที่แล้ว +13

    That is right my brother aadan keep going

  • @abdifataha7008
    @abdifataha7008 4 ปีที่แล้ว +6

    ILahaw inan Khayr Qabta oo Diin iyo iimaan Leh i Bar Ameen 👋. Gabadheey inan Single ah oo Dabeecad Leh baan ahay ILa soo xidhiidh MahaDsanid 🙏🙏

  • @ibraahimahayir5667
    @ibraahimahayir5667 4 ปีที่แล้ว +16

    Moncha allah.
    Jacaylku waa base ka mida nolosha

    • @nimcocabdi559
      @nimcocabdi559 2 ปีที่แล้ว +1

      hh wili maku qaninay oo maska goysayna

  • @ridwanmohamed1745
    @ridwanmohamed1745 4 ปีที่แล้ว +8

    القول إن الحب يبدأ من أول نظرة !!!
    تلك هي خرافة
    الحب يبدأ عندما تشعرالمرأة أنك رجل

    • @cabdiraxiin5562
      @cabdiraxiin5562 9 หลายเดือนก่อน

      ليست الخرافه😂😂😂😂😂😂

  • @cabdimaxamedcabdi3316
    @cabdimaxamedcabdi3316 4 ปีที่แล้ว +4

    Aadanaw wll aan kaftamee muuqaaladaada markaan daawanayo waxaan xasuustaa oday duqa oo weyn oo coodhcoodhsan oo talinaya,sababta isku eekaanshiyaha muuqaaladaadu wey xog fiican lkn wey arag iyo editing daran yihiin .
    Ha yeeshee hadana waanu dhageysanaa sida loo dhageysto qofkaa weyn ileen waa walaalo midna NATURAL midna ELECTRONIC yahay
    From Hargeisa
    Waa kaftan gaaban 😘

  • @Saaxille
    @Saaxille 4 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walaal. Mararka qaar ayaad ia dhahaysaa jeceylku waa danta ugu weyn ee naftaada marka ay dadka noqoto inay wax idin dhexmaraan ama noloshadaa timaadid.

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 4 ปีที่แล้ว +3

    Waad asiibtay, in jacaylka laga hadlaana waa arin diini ah iinshaa ALLAAH. Kuma qaldanid inaad Jacayl ka hadasho si wanagsan ayaad uqaadaa dhigtay ''Jzaaka ALLAAHU qayran...

  • @marwaahmed2542
    @marwaahmed2542 4 ปีที่แล้ว +9

    ماشاء الله كلام جميل جدا
    الحب حلوة عن صدق

  • @abdiasiissomali8339
    @abdiasiissomali8339 4 ปีที่แล้ว +8

    صلى الله عليه وسلم.

    • @cabdirisaaq2560
      @cabdirisaaq2560 4 ปีที่แล้ว

      macalin lkn xeetahay maxamadoo, kale saas xushmo maaha(لاتجعلو دعاء الرسول بينكم كدعاء بعضكم

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 4 ปีที่แล้ว +6

    Mansha Allh Wax Badan Baad Ka Run Sheegtay Wllkayow,

  • @maritimegamer335
    @maritimegamer335 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad ba umahadsanthay wll aadan جزاك الله خيرا

  • @proffmedia510
    @proffmedia510 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah Adam Sahan Wll Allah haku xafido Hormarkaagu waa keena HOREY USOCO MAGACA HAJIRO ❤❤❤🏃‍♂️🏃‍♂️💋

  • @asmaaismail9827
    @asmaaismail9827 4 ปีที่แล้ว +6

    In bdn ban sugayay in ad masaladaa ra'yigaaga ka dhiibato talooyinna dhalinta ka siiso👌
    Ugu danbaynna waad keentay, mhdsanid aadam waa ra'yi qurxoon oo anigu kolay an kula qaatay sida dhamaan ba afkaartaada an ugu ugu bogo 👏👏
    Keep going brother 🍀

  • @xamsebulkaofficial18
    @xamsebulkaofficial18 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha llh wll Adan aqoon yahan buuxa rabi somalida haku daayo qof wax badan aan ka faa iday aa thy

  • @nadaadam5127
    @nadaadam5127 4 ปีที่แล้ว +2

    i like this topic masha Allah wllo ilahey ha waafajiyo dhalinteena runta

  • @abdulmajidsultan7631
    @abdulmajidsultan7631 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allaah.
    Shukran bro.

  • @abdilahiabdirahmanismail7107
    @abdilahiabdirahmanismail7107 4 ปีที่แล้ว +5

    Aadan the Great 🥰, I support you !

  • @ameincabdilahi7200
    @ameincabdilahi7200 4 ปีที่แล้ว +2

    Adem kader ali you are far sighted really keeb-Going you'll realize your objectives 🌼

  • @apdifatahhapiip9808
    @apdifatahhapiip9808 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa wax jira wlhi #Aadan khadar Ali Alle Cimriga Iyo Cafimdkaba Haku dhereyo

  • @nimcokoosnimco1683
    @nimcokoosnimco1683 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaw wllhi wllo waa run waa aragtiyo waxbadan lagalasobixikaro mahadsanadin alle caqliga hakuu barakeyo

  • @haniitaaxmed575
    @haniitaaxmed575 4 ปีที่แล้ว +1

    Beentaa maaha wlhi jacelka waxaan jeclaadaa markaan xasusto jaceylkii rasuulka scw iyo qadiijo rc💖💖💖💖

  • @mohamedfarhan3164
    @mohamedfarhan3164 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah wllky adan wiil marwalpa oo dhalintu ka liidato ka caawiya dhiiri galiya jasakalahumu khyr❤❤

  • @aleelriidwan83
    @aleelriidwan83 4 ปีที่แล้ว +4

    Wanu kasugaynay tan iyo kuwakalo badan Runti jaceyilku waa xikmada noloosha 💝

  • @abdillahiosmanomar9612
    @abdillahiosmanomar9612 4 ปีที่แล้ว

    Maansha ALLAH
    Waa barnaamij aad u fcn oo loo baahnaa inaad ka hadashid Ustaad

    • @mohammedsharifali3938
      @mohammedsharifali3938 4 ปีที่แล้ว

      M.a alle haku barakeyo waxa tahy qof aan warbixinadisa jeclhy walow yanan ku aqoonine hore usoco wll waxa ano fa iideysane alle haka abaal mariyo

  • @ifraaxmacalincabdulahibost4476
    @ifraaxmacalincabdulahibost4476 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll aadan waadnaga jaahilbixisay jaceylka tnx wllqaali waanakuguraacsanhy allehakuxafido waxathy mid waxnagusoobiiriyo marwalbo saxib aadan hormarwacan

  • @hamsevlogs8714
    @hamsevlogs8714 4 ปีที่แล้ว

    Hore usoco runtii aqlipaa kugu dhan ilaahy cimriga iyo ajarka iyo caafimadka hakuu dhawro aamin

  • @bartearday3152
    @bartearday3152 4 ปีที่แล้ว +4

    walalayaal jacaylka runta ahe waa kii nabiga scw ee walaalayaal hadad
    is jeclaanay saan is jeclaada kii nabiga scw scw

  • @heersare3662
    @heersare3662 4 ปีที่แล้ว +1

    waxan kamaqnaa jamacadda sahanka xogaha ayaamo hadda se alx waan kusoolaabtay

  • @engyahye4307
    @engyahye4307 4 ปีที่แล้ว +11

    kuuskuusyar 😂😂

  • @yaxyeabdi2502
    @yaxyeabdi2502 4 ปีที่แล้ว +1

    Baarakallaahu fiik Aadan sahan

  • @haykalraygal6070
    @haykalraygal6070 4 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid

  • @zhbarre641
    @zhbarre641 4 ปีที่แล้ว +7

    اقول احدرو يا إخواني من هدا الجب واتبع كلام سيدنا آدم خطر على من كلام أحد من شعراء يقول
    ادا لعب الرجال كل شيء
    رأيت الحب يلعب برجال

    • @sahanka97
      @sahanka97  4 ปีที่แล้ว +4

      هذا البيت من الشعر هو ابلغ ما سمعته عن الحب

  • @apdirahmanzilvo1476
    @apdirahmanzilvo1476 4 ปีที่แล้ว +4

    WeI maad gaadhsiin halkii laga filaYaY inaaD gaadhsiiso soomalidu waY kubtalax tagTaY macnaHa ereYgan waxaD arkas khabiiro ama xeeldheeraYaaL caruur ku aH oo fanka kujira ama tiktok iskaga duubaY garana maYsid meelaY kubarTeen cudurkaY là ildaran YiHiin wuxuu YaHaYba
    Waxaad arkaYsaa barnaamij dhan oo Tv dhami qabanaYo oo fanaankii HeesTii uu qaadaba jaceYluun TaHaY magaranaYo meeYe heesiHi bulshada kalE ubaaHnaYd hadhowna wuxuu dhaHaYaaa afka bulshadaan cabiraa rag iYo dumarba aadan sahan keep going
    From burco🙏

  • @najaxdalmar6221
    @najaxdalmar6221 3 ปีที่แล้ว

    Aadam khadar cali
    Caaqil cilmi leh
    Garaad badne garasho weyn
    Aqoon iyo akhlaaq kuu qiray anigu
    Rabbi haku barakeeyo🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ibrahimismail8414
    @ibrahimismail8414 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah aden sahan hore u soco walal. Waa program runna.

  • @deeqhanad8213
    @deeqhanad8213 4 ปีที่แล้ว

    Adaam Khadar cali
    Aadan Sahan
    Waa tiirka mid ah Tiirarkaan ku taaganay alle haku barakeeyo zxb Guullayso labada daarood ba

  • @Laugthchannel
    @Laugthchannel 4 ปีที่แล้ว

    masha allah wll alle cilmiga ha kuu barakeeyo

  • @hafzaahmet8200
    @hafzaahmet8200 4 ปีที่แล้ว +3

    Alle Ha Ino Sahlo

  • @gudgudestudio7568
    @gudgudestudio7568 4 ปีที่แล้ว +5

    Jacaylka dhabta ah waaka diinta ku dhisan jacaylka runta ahina wuxuu yimaadaa guurka kadib

  • @cantarcaddawe8993
    @cantarcaddawe8993 4 ปีที่แล้ว

    Allh haku barakeeyo walalkey aadan sahanka♥️

  • @mustaphegabobe9993
    @mustaphegabobe9993 4 ปีที่แล้ว +2

    Go forward bro Adam

  • @mawliidqawdhan8165
    @mawliidqawdhan8165 4 ปีที่แล้ว +4

    Aden maccalin Hore usoco jacelkaa noogu dedaaal waanu la il-daranahey..!!

  • @maxamedbashiir1328
    @maxamedbashiir1328 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadan khadar Cali Aadan sahan

  • @mohamedcabdi8640
    @mohamedcabdi8640 4 ปีที่แล้ว

    wallaahi walaalkay Aadan maanta dhalintii xaqiiqada ayuu u sheegay alle garaadka iyo garashada hakuu siyaadiyo walaalo.

  • @nabihajamal3877
    @nabihajamal3877 4 ปีที่แล้ว +1

    Maqaal xııso leh mashllh wllky Adan sahan axsanallahu ılayk

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير اخي

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll Aadan

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll adam

  • @ahmedsane4703
    @ahmedsane4703 4 ปีที่แล้ว

    You are best you TUBER Thanks my TEACHER

  • @hhsjshhkgkh9899
    @hhsjshhkgkh9899 4 ปีที่แล้ว

    Ilahy cilmigaaga hakuu barakeeyo

  • @suldankeo4206
    @suldankeo4206 4 ปีที่แล้ว +4

    allaH keeps you pr0

  • @mamomaryanali334
    @mamomaryanali334 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @mohamedabdirahman4732
    @mohamedabdirahman4732 4 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah wll Adan afkaga cano lagu qapey . Xaqiqo la hadashy sidad nogu so gudbizy mahatzanid

  • @saidaabdirashid5939
    @saidaabdirashid5939 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo

  • @muhanadcabdullahi3251
    @muhanadcabdullahi3251 4 ปีที่แล้ว +2

    Jir iyo jeeb jacayl galay
    Janno laguma gaaree
    Waa lagu jabaa uun💔

  • @daganaki6136
    @daganaki6136 4 ปีที่แล้ว

    Wall kasoo hadal hasawaha internet ka hada waxaa bilabatay sawirkada isoodir iyo aan casho tagno angoon isqabin malinta koowadba wall arintas kasoo hadal thnks

  • @azia_sweety
    @azia_sweety 4 ปีที่แล้ว

    Wll adan waxad nooso macnesa buga carabiga ah ee منزل التعوذة mahdsanid

  • @ugbaadmaryama187
    @ugbaadmaryama187 4 ปีที่แล้ว +2

    mushkiladduba waxa weeye in dhalinyarradu ay mooday in muuqalka sarre hadlayyo oo dhaqankiiba layska ilaabay
    hadiu aad qof xidhiid idinka dhexeeyo aad kullantan wuxuu ku odhanayaa waad nuuraysaa ama dumar ama rag
    xataa is ka warn iyo xaaladada laguma waydiinyo

  • @ahmedsane4703
    @ahmedsane4703 4 ปีที่แล้ว

    You TUBER ka ugu fcn ayaad thy wllhi wllhi wx walba waad uqalantaa TEACHER 👍👍👍👍👍👍👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @ahmedibrahim366
    @ahmedibrahim366 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah horey u soco

  • @hoodoqani4126
    @hoodoqani4126 4 ปีที่แล้ว +2

    Alle haku xafido wllo

  • @jamiilaquruxwanaag128
    @jamiilaquruxwanaag128 4 ปีที่แล้ว +7

    تبا لحبك هدا
    حقيقة مرأه
    الله يبارك أخي

  • @sudaysiquraysh3834
    @sudaysiquraysh3834 4 ปีที่แล้ว

    Maansha allah sahanka xogoha hore u soc

  • @deeqacumar9657
    @deeqacumar9657 2 ปีที่แล้ว

    Msha allah walaal hore u soco

  • @Dayr12
    @Dayr12 4 ปีที่แล้ว

    Keep going wllkay aadan khadar ali

  • @abdifatahbasey566
    @abdifatahbasey566 4 ปีที่แล้ว +18

    First coment

  • @eidomohamedali2227
    @eidomohamedali2227 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle maskaxda hakuu barakeeyo dhalinyarada ha garansiiyo xogtaa muhiim ka ah ee aad soo gudbisay

  • @alayuubi9489
    @alayuubi9489 4 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha Allah mclin Aadan Alla ha kaa Abaal mariyo

  • @shukrikasim1009
    @shukrikasim1009 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah waa sida dhabka jaceeljarika guurka kadiba jaceel ruuxiga hani huur kahor illaahey abaal mariyo waxaad uheesid bulshada uu qeer ah

  • @aaminaacc5878
    @aaminaacc5878 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll waxa kalo kaso hadasha shukansiga iyo jacaylka xalalka ah

  • @shamsobashiir9086
    @shamsobashiir9086 4 ปีที่แล้ว +5

    Waayahan dambe Wuxu isku bedely xirirki jclka mid si qaldan lo dhisaayo bilowga horeba o Allena loga foganayo waxyabo ay Diintena ogolen na wa la baneysty o la isku fasaxy😒Aad ayan uga xumhy in jclkii fikradas qaldan laga aamino o Anshax xumo dadka qar ku dhaqman😔Waa marki igu horeysy o an faalo ka baxsado chanelkn☺Sbbtana wa mawduca uun😊

    • @Sacdadhamac
      @Sacdadhamac 4 ปีที่แล้ว

      Dadka isku mid maaha inta saxan alle hku sii hnuuniyo jidkooda inta khldan ilhy hsoo hdeeyo

  • @user-dh8wd4be4r
    @user-dh8wd4be4r 6 วันที่ผ่านมา

    M.a.nosoobadi ilhy hakuxafidee

  • @akdream5313
    @akdream5313 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Sxb

  • @queendaryeela2214
    @queendaryeela2214 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadan sahan much love wllo♥️

  • @abdilahiali4668
    @abdilahiali4668 4 ปีที่แล้ว

    Thanks aad baa Runtaa uga hadashaY jacaylka bro

  • @cabdilaahicabdikariim5209
    @cabdilaahicabdikariim5209 4 ปีที่แล้ว +1

    Wad mahdsantahy inad intii karnkaga ah nasoo gadh siso wll qli 🙌🏻🙏🏻

  • @cismaanzhaka7429
    @cismaanzhaka7429 4 ปีที่แล้ว +1

    Thankz Legend

  • @teamzaki8880
    @teamzaki8880 4 ปีที่แล้ว +4

    ADan khaDar ali xamar kasugaynaa

  • @suldanabdulahi4132
    @suldanabdulahi4132 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah adam sahan sxp libaax wax badan bad iftiimisay allah yacizak

  • @muktarcadde6413
    @muktarcadde6413 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah taem sahanka idin jecelhy

  • @somalidocmantery9692
    @somalidocmantery9692 4 ปีที่แล้ว +7

    Runtan ku wada dhaqmi jirny nolozhydana runta ayn ka wada zheegi jirnay alle ha xifdiyo zhakura c.rizhid mire cali mize jeer wkhtigu labaday izku wacan ma waaanjiye

  • @wlltheo446
    @wlltheo446 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll aan jeclahay

  • @abdallaaliwarsame7933
    @abdallaaliwarsame7933 4 ปีที่แล้ว

    Walalky AADAN SAHAN
    AAD AYAAN KUU TAAGEERAA USTAAD

  • @sucdicabdi3407
    @sucdicabdi3407 4 ปีที่แล้ว +2

    Gabar hada rabto ina ogato inay diin iyo akhlaaq leedahay si fudud dadka ayad ka maqli karta muhiim ma ahan ina iyida waydiso o social media kala hadasho taas waxay sababaysa qalwo oo shaydan aya idin sadaxeen kara , marki aad rabto gabar oo xiisaynayso ayada ku xiisaynayso qof ha idinla ogado arrinka si aysan waxu ahanin wax iska ciyar ah taasi waxa ka sii haboon ina si fican isku baratan marki aad ka doonatid ehelkeda oo la idinka aqbalo oo arrinku hada ciyaar iyo dheeldhel ma galo e , ehel aya mesha yimid. Taas aya ila quman aniga jeclan lahaa in la igula dhaqmo aniga iyo gabdhaha kale ee asaagayga ah. Tas ayan kugu darsan adan qadar

  • @somalidocmantery9692
    @somalidocmantery9692 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadan zahan alle ha ku zharfo abti qof wx bdn badhy bd thy

  • @haniitaaxmed575
    @haniitaaxmed575 4 ปีที่แล้ว

    Waan kugu racsanahay wll Adan 😍💯💯
    Mhdsanid

  • @Hakan_fidan1
    @Hakan_fidan1 4 ปีที่แล้ว +1

    wlhi aniga iyo Boojasheydi si dhaba ayan isku jecel nahy hadana waa bilaa makeup anigana dharkeyga ayn ugu haasaawa tagaa😍😍😍

  • @saidnachi3066
    @saidnachi3066 4 ปีที่แล้ว

    Adan iyo jacaylka bal nala dawada azxabay ❤🌏🌎