Web designer vs web developer af somali | mahdi miad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Web designer iyo web developer waa labo shaqo oo kala duwan, video gan waxaan kugu kala macnaynaya farqiga u dhexeya.
    Lets be a friend on:
    / mahdimiad
    Previous Videos:
    Graphic designer af somal | Mahdi miad
    • Graphic designer af so...
    U fikir sida Ganacsatada | Think like entrepreneur | Mahdi miad
    • U fikir sida Ganacsata...
    Qiso cajiib ah o ku sabsan ganacsiga
    • Qiso cajiib ah o ku sa...
    Sideen isku dhiirigaliya | How to get motivated | mahdimiad
    • Sideen isku dhiirigal...
    5 principals of e commerce
    • 5 principals of e comm...
    Graphic designer mise software developer keeban bilaba
    • Graphic designer mise ...
    Maaraynta waqtiga | Time management | mahdimiad |af somali
    • Maaraynta waqtiga | Ti...
    Waa maxay mobile app development | af somali | mahdimiad
    • Waa maxay mobile app d...
    Baro sida loo barto | af somali |mahdimiad
    • Baro sida loo barto | ...
    Wax kasta baro 7 maalmood gudahood | sirta ku jirta lambarka 7 | af somali
    • Wax kasta baro 7 maalm...

ความคิดเห็น • 44

  • @abdirahmanabdikadir7882
    @abdirahmanabdikadir7882 4 ปีที่แล้ว +2

    Aadbad U Mahadsantahay Ustaad👏

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  4 ปีที่แล้ว

      Adiga ayaa mudan

  • @basharyare1157
    @basharyare1157 4 ปีที่แล้ว +5

    the first one thank u so much our mentor and teacher allah haka abaal mariyo awaalkada ma gudi karno second waxaan kaa codsaneen adigow raali ah ajir allah haka siiyo miisaanka aakhiro allah haku galiyo my point is course cusub website interntional please and please waan codsi no bilaaw thanks for ur understand

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  4 ปีที่แล้ว

      Thank you walaal for your Duca and message, I do more than a job daily, but I will try to start web design and development course inshaallah soon

  • @abdishakuuryoussef5604
    @abdishakuuryoussef5604 4 ปีที่แล้ว +6

    WAA HABEEN JIMCO SOO GALAY ILAAHY ACMAASHAADA HAKA AQBALO KU SALI NABIGA❤(SCW) like+subscribe iigu caawiya walaalayaal..

  • @Abdirizak12428
    @Abdirizak12428 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah ustaad waxan kaa codsonayaa inaad oo biloowda coures ah sida websat lo sameeya bilow ilaa dhamaad adiga xoga dhaqaalo ah baad ka heli anakana wax baan ka baraneynaa

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  4 ปีที่แล้ว

      Inshaallah waan ku talo jira, dhawaan

  • @fatxadaahir3934
    @fatxadaahir3934 4 ปีที่แล้ว +1

    M allh oro usoco wllo allh ha kula garab galee anaguna dhiiri gali ta waanaga diyaar hal codsi noo biloow coer wepsat peals🙏

  • @somaliok1035
    @somaliok1035 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah sobadi libax

  • @mohamedmohidiin6787
    @mohamedmohidiin6787 2 ปีที่แล้ว

    Insha Allah(STW)s for the near future I will be Full Stack.
    A learner have a dream to become Full stack Web developer .
    Muuqal yara aad u yar lakinn aqoon badani ii iftimiyay جزاك الله خيرا maclin

  • @sheikhsoomali6652
    @sheikhsoomali6652 3 ปีที่แล้ว +3

    Graphic Desingner Vs Web Desingner Ustd.

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว +2

      Graphic design waa farshaxanka sawirada, web designer waa qayb ka mid ah graphic design lakiin ku sabsan oo kaliya farshaxanka website

    • @sheikhsoomali6652
      @sheikhsoomali6652 3 ปีที่แล้ว +1

      Alle haku barakeeyo Ustd.

  • @KaRie01
    @KaRie01 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin

  • @hamzarobleholow4741
    @hamzarobleholow4741 ปีที่แล้ว

    Macha allah mahdi en n'a bien compri

  • @hamdahapi8932
    @hamdahapi8932 2 ปีที่แล้ว +1

    wll webdesign iyo graphic design keeba fiican in aan barto

  • @halasports6924
    @halasports6924 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a ustaad mahadsanid

  • @diiddan24
    @diiddan24 4 ปีที่แล้ว +2

    Macalin anigu waxa kuwedinayaa majiraa qaab shaqoyin freelance ah laku heli karo qaasatan shaqooyinka IT ah taas inaa wax nooka sharaxadaa jeclaanlagaa .mahadsanid

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  4 ปีที่แล้ว

      Ha walaal way jiraan video channel ka ku jira ayaan kaga hadlay sida shaqo loga rafsan karo indeed.com

  • @amiinloxos381
    @amiinloxos381 2 ปีที่แล้ว

    Aad baad umahad santahy ustaad

  • @juleibibade
    @juleibibade 3 ปีที่แล้ว +5

    Asc Ustaadi Waxan Ka Codsanaynaa Inad Ino Bilawdo Casharo Ku Sabsan Graghic Desing 🙏💯

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว +1

      Inshaallah waan bilabi doona

    • @juleibibade
      @juleibibade 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdimiad Ustaad Runti Manta Ayn Chanelkada Arkay Aniga Oo Aan Radinayo Course yo Lgu Baranayo Graphic Design Aad Ban Ula Dhacy Marka Aan Farintan Soo Qoraye Ma Arag Course-yinki Aad Uga Hadleysay Graphic Design Oo Aan Oo Ilaa 4 Qeyb Ahaa Sorry Marka Ustaadi.
      Ustaad Ma Heli Karaa Meel Aan Kala So Xidhidho Si Aad I Caawiso
      Mahadsanid🙏🙏💯

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Mahdimiad.com ama facebook.com/mahdimiad

  • @salaadmaxamuud339
    @salaadmaxamuud339 2 ปีที่แล้ว +2

    Macallim ingiriiskeygu aad uma fiicno in aan web development ku shaqeestana waan rabaa. Marka clients ka ma inaan call ku waco oon English kula hadlo ayaa qasab ah mise meel email kaliya lagu wada xiriiri karo ayaa jirto?

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  2 ปีที่แล้ว

      Marka hore wa email iyo message lakiin hadi shaqadu weynato call ku wa lagama marmaan

  • @mubarikmk765
    @mubarikmk765 4 ปีที่แล้ว +2

    Waad ku mahad santahy teach

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  4 ปีที่แล้ว

      Adiga ayaa mudan

  • @sahallegend5014
    @sahallegend5014 4 ปีที่แล้ว +2

    Asc mahdiyow waan ku salamey, teedi kale allah haku dhowro waxaa tahay qof aan caadi ahayn mashllah oo wax badan ka faaidey
    Waxaan ku weyndii lahaa hal su aal?.
    Sida loo sameeyo website free ah

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  4 ปีที่แล้ว

      Waan soo wada sida website loo sameyo dhawaan inshaallah

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 ปีที่แล้ว

    Website Development sow kuma filna Wordpress adigoon is ticmaalin Code languages bro? Ileen hda aduunka wuu sii Fududaanaya howlaha la qabto

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  ปีที่แล้ว

      WordPress wa cilmi goniya, coding language na wa cilmi kale oo goni ah

  • @burhanhussein892
    @burhanhussein892 2 ปีที่แล้ว

    Scw

  • @sharmaarkee5703
    @sharmaarkee5703 4 ปีที่แล้ว +1

    Quel est difference entre un application et un site web

  • @muhiyodiinfaysal7535
    @muhiyodiinfaysal7535 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc plc we need fuul course progarming whith system

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      I am planning, and it will be live soon

  • @muhiyodiinfaysal7535
    @muhiyodiinfaysal7535 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @Muhuran
    @Muhuran 3 ปีที่แล้ว +2

    m.shalah pro waxaan u bahaanahy course online web design inan bilaabo fadlan igu caawi sidii aan u bilaabi lahaa course ma bixisaa web design

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว +1

      Walaal imika maan bilabinn lakiin waan ku talo jiraa inshaallah

    • @Muhuran
      @Muhuran 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdimiad hye wll wan kaa war sugi inshlha

  • @bile-25
    @bile-25 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsadnid wallo

  • @hamdafarah825
    @hamdafarah825 ปีที่แล้ว

    Course mad nga diyarisid

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad