Barashada Web design | HTML iyo CSS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Cahsarkan waxaad ku baran doonta web design ama web development.
    Contact me on:
    mahdimiad.com
    Lets be a friend on :
    / mahdimiad
    / mahdimiad

ความคิดเห็น • 125

  • @Zaynab_033
    @Zaynab_033 ปีที่แล้ว +1

    waxaaaan kaa barte mahdiyoow 12sano waxaa baraayeka faaiido bdn i barte respect ustaad

  • @Khaliil0yt12
    @Khaliil0yt12 3 ปีที่แล้ว +5

    Sanad cusub macalin mid khyr iyo bash bash iyo barwaaqo wata ilaahay ha inooga dhigo insha alah

  • @fadumodaud8360
    @fadumodaud8360 3 ปีที่แล้ว +1

    Eng mahdi allaha kheyr ku siiyee walal meel qaas ah aan kaala soo xiriiro iisheeg suaal bn qabaa oo xal gaar ah u baahan

  • @dharaartechnology5309
    @dharaartechnology5309 3 ปีที่แล้ว +2

    Asalaamu caletkum ustaad mahdi runtii aadbaan ugu faraxsanahey inaan kamid.noqdo ardeyda kafaaideysneysa waana kaaga mahad celinayaa sida aad noogu hagarbaxeyso thak you teacher

  • @siraajizakariye1756
    @siraajizakariye1756 3 ปีที่แล้ว +6

    Ad ban ugu farxay wlhi Viedogan ajar allha kusiyo wll ad bad umahadsantahay sida aad nola jeceshahay hormarka si hagar la an ah bad nola wadagta rabi haka awal mariyo ❤️

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Jazakallahu khairan waad mahadsantahay walaal

  • @MiiyoGeedi-of9ye
    @MiiyoGeedi-of9ye ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waad mahadsantahay ❤

  • @JaamacAbyan1
    @JaamacAbyan1 3 ปีที่แล้ว +2

    masha alllh wllo
    khamiis walba waan ku sugaynaa insha allh aduu ale idmo adna noo soo dadaal

  • @AbdinoorfarahIbrahim-v9g
    @AbdinoorfarahIbrahim-v9g 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you, teacher, for this great lesson

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 3 ปีที่แล้ว +3

    Mncha allaah wll in badan baan sugayay muqalkan

  • @khaledhassanali2390
    @khaledhassanali2390 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaad aad ayaad umahadsanthy cashiradada si wanaagsam ayaa loo fahmayaa 🙏🙏🙏

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay walaal

  • @hagahaofficial9868
    @hagahaofficial9868 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad Mahadsanid USTAADII MAHDI😍📚

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Adiga ayaa mudan walaal

  • @ahmedmacalin111
    @ahmedmacalin111 3 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALAAH USTAAD WAX BADAN AYAN KA FAAIDAY WAADNA KU MAHADSAN TAHAY WAXAANA KU LEEYAHAY CILMIGAAGA ALAH KUU BARAKEEYO HORAY INOOGU SII WAD CASHIRKA MAHADSANID

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Jazakallahu khairan

  • @suhaibkader7929
    @suhaibkader7929 3 ปีที่แล้ว +2

    Happy to start wlhei ❤👑 web development

  • @abdisamad6398
    @abdisamad6398 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa ka faaidaysan doonaa i.a
    Ajar allaha kaa siiyo

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay walaal

  • @mohamednurmohamed9537
    @mohamednurmohamed9537 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustd sida usoo koobtay

  • @abdirahmanabdikadir7882
    @abdirahmanabdikadir7882 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Mahadi Alle Haku Sharfo

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay

  • @AbdirisakDayib
    @AbdirisakDayib 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad mahad baan kaaga heynaa.🙏🙏

  • @BossladyBosslady-y7h
    @BossladyBosslady-y7h ปีที่แล้ว +1

    thnkz ustad mid an kugu daro talefon website malagu samen kara hada kadib shaashada zoom noso dheh 🎉

  • @abdijellefarahfarah2710
    @abdijellefarahfarah2710 3 ปีที่แล้ว +2

    Inshalah wan ka faaideysan donaa
    Thank you wll

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      You are welcome

  • @zizoyare365
    @zizoyare365 2 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah wall ad ayadumAhadsantahay sifiican ayan ufahmay thank you 😊 🙏🤍

  • @mahamedcabdi6871
    @mahamedcabdi6871 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah macamalin
    Cashirka qoran

  • @ibraahinmaxamed3218
    @ibraahinmaxamed3218 2 ปีที่แล้ว

    Thanks macalin noo soo badi casharada

  • @abdirahmanyuusuf9917
    @abdirahmanyuusuf9917 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a ilaahey ajir hakaa siiyo ustaad

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay walaal

  • @feisal4866
    @feisal4866 3 ปีที่แล้ว +1

    Wa mahadsntahy ustad
    Se ugu shaqysan kara marka
    Ado mahdsan iso jawab

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Video ayaan ka samayn doona inshaallah

  • @zerzayid
    @zerzayid 3 ปีที่แล้ว +2

    ustaad jasakalah khyr

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad baa ugu faraxsanahay runtii sida aad noola garabtaagantahay dhirigalinta iyo casharadaada walaalo

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay walaal

  • @ayaan4286
    @ayaan4286 3 ปีที่แล้ว +1

    Shukran wllo nosoo galih

  • @abdallebukhaari8817
    @abdallebukhaari8817 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @khaledhassanali2390
    @khaledhassanali2390 3 ปีที่แล้ว +1

    Insha alah waan rajaynayaa markaad nabartid web developer inaad noo raa cindoontid App developer mahadsanid in badan 🙏🙏🙏

  • @achille1704
    @achille1704 3 ปีที่แล้ว +6

    You are good person God bless you bro

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Thank you walaal

  • @bile-25
    @bile-25 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid

  • @abdirahman163
    @abdirahman163 3 ปีที่แล้ว +3

    Nin wanagsan,oo aqoontiisa uga faaiideeya umada afka soomaaliga ku hadla

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay walaal

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 3 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid sxb qali waxan kuleyahay noo siwad casharad insha allah

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 2 ปีที่แล้ว

    Thank you sooooooooooooo much abowe my allah reward you jannah🤲🏻🤲🏻

  • @XamseXamseAbdirashiid
    @XamseXamseAbdirashiid ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teecher

  • @aamiinquubecabdulle5508
    @aamiinquubecabdulle5508 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother may Allah reward you for your efforts

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว +1

      Jazakallahu khairan

  • @mohamedyusufali4143
    @mohamedyusufali4143 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a ustaad
    Thanks 👍

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      You are welcome

  • @omarabdirahman5891
    @omarabdirahman5891 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalin mahdi waxaan kuwaydiin rabaa waxaan haystaa computer macbook ah oo igu cusub magaranayo sida software da loo set up gareeyo iyo website laga heli karo software diisa
    Fadlan igu caawi adoo mahadsan
    Thank you so much

  • @AaminamuxumedHassan-fy5ho
    @AaminamuxumedHassan-fy5ho ปีที่แล้ว +1

    Macalin mudo intee leeg ku baran karaa plz iisoo jawaab

  • @wllmoha7795
    @wllmoha7795 3 ปีที่แล้ว +3

    Ustaaad aaad ayaa umahadsanthy time inteee la eg ayey nagu Qaadanee in uu couse siga soo gabagaboobo oo aan kuzameyn karno website yadaa quruxda padan

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว +1

      Qiyaas ahaan kuma hayo lakiin waan wadi doona inshaallah

    • @wllmoha7795
      @wllmoha7795 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdimiad
      Oki ustaaad allaha kubarakeeyo 😍💯

  • @daadaheeyetv8231
    @daadaheeyetv8231 3 ปีที่แล้ว +1

    ThNks

  • @mahamedmahad7458
    @mahamedmahad7458 3 ปีที่แล้ว +1

    Tnx iilhy akudayo 💯

  • @amiinabdiqadir
    @amiinabdiqadir 3 ปีที่แล้ว

    Visual studio maxay kaga duwanyahiin applicationskan kale

  • @malimansamir9846
    @malimansamir9846 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid bror ❤💯

  • @yaasiinjaamac7643
    @yaasiinjaamac7643 ปีที่แล้ว

    Zxp su a, aan markan samaysto xage ka galaya marka danbe

  • @mohamedhussein1433
    @mohamedhussein1433 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad mahadsanid abaalkaada ma gudi karno video gaada markaan daawado waxaan yeshtaa hami sare fadllan waxaan jeclaan lahaa isbuucii 2 xiisad inaa nasiiso ajar Allah kaa siiyo ustaad video gaada dhiira galin ayaan ka qaadaa

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay, lakiin walaal wakhtiga ayaan ii asmaxayn

  • @enghassanwarcade8941
    @enghassanwarcade8941 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahdi walal inteen kala so xariiraa

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Facebook.com/mahdimiad

  • @musemohamed1064
    @musemohamed1064 3 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Wll MAHDI MIAD.
    waxan kaa codsan inaad Javascript iyo React full video noogaoso diyaarisid i. a

  • @iskokomianbouwy3275
    @iskokomianbouwy3275 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad lkn qoralka wayareysi e zoom as dixi laxed e sifcn lomaarki haya e

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      ku danbe ayaan zoom ka dhigi doona inshaallah

  • @lipanofficial3708
    @lipanofficial3708 3 ปีที่แล้ว +1

    Azc Teacher Mahdi Miad, HTML AND CSS iLaa wxaaD ku zoo dhisi dontaa website miyaa mise waxaad na tusaysaa sida loo sameeyo mise ilaa Designkoodii raacinysaaa Teacher

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Haa website ayaan ku dhisi doona inshaallah

  • @abdullahisaidmosse6010
    @abdullahisaidmosse6010 3 ปีที่แล้ว +1

    Guuleeyso bro
    Aaad ban kuula socda
    Waxaan aad u xiisaynayaa Html & Css

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay

  • @Youtuber-xn9it
    @Youtuber-xn9it 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad hal suaal baan wata ustaad htmlka aan rabo inaan sameeyo waxa aad qortay maahe wax kle oo cusub miyaa la imanaya markaan rabo inaan qoro ani mise wadadaada uun baan raaci ama waxa aad qortay baan web kusameeyaa mhadsanid

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Imika ahaan raac sidaan sameynayo kadibna mid kale samee

  • @Abdiwazic
    @Abdiwazic 3 ปีที่แล้ว +1

    Su,aal ku waydiin rabay macalin:
    Web design & Web development!
    ma isku mid baa?

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว +1

      Maya way kala duwan yihin.
      Web design waa: qaybtab hore ku sabsan quruxda. Web development waa qaybta danbe ee programming ah

    • @cabdijabarhamud6817
      @cabdijabarhamud6817 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdimiad thanks macalin

  • @HothanAndi
    @HothanAndi ปีที่แล้ว +1

    Wll android malagu istacmala karaa

  • @shamsudindahir
    @shamsudindahir 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad ani visual studio ayaan isticmaalayaa mida kale adoo mahdsan weegii labo cisho nooga dhig

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Walaal wakhtiga ayaa ii asmaxayn

  • @hamseahmedyousuf9529
    @hamseahmedyousuf9529 3 ปีที่แล้ว

    thank u Mahdi maid

  • @wanaajiyeofficial5745
    @wanaajiyeofficial5745 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad
    Step by step noogu wad
    Zoom soo dheh meelaha aad taabaneyso

  • @maan7005
    @maan7005 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a ustadh Mahdi miad waan sugaye course mahadsanid thanks alot

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      You are welcome

  • @daadaheeyetv8231
    @daadaheeyetv8231 3 ปีที่แล้ว

    Noo soo diyaari cashiro bdn

  • @cabduqaadircadaawe846
    @cabduqaadircadaawe846 3 ปีที่แล้ว

    Thnks
    ustaaad

  • @cadceedchannel3734
    @cadceedchannel3734 2 ปีที่แล้ว

    Asc Ustaad Mahad Aad baad ugu mahadsantahay Sida Aad Noogu sharaxdid oo Aad noo fahnsiisida hadba Cilmiga Aad soodiyaarisay waxaan kaa codsanblahaa inaad inoo soo diyaarisao Course kusaabsan Database Administrator hadi Aad wakhti u hesho . Thanks

  • @cumarsacidhassan9422
    @cumarsacidhassan9422 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad softwere aad isticmaalaysi Visual code miyaa

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Brackets wa mid lamid ah visual studio code

  • @ayuubsaciid2523
    @ayuubsaciid2523 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi saan kugu mahad celiyo ma sheegi karaa lkn ilaaheey hakaa abaal mariyo

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  2 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay walaal

  • @abdirahmanjaamac7828
    @abdirahmanjaamac7828 2 ปีที่แล้ว

    web creation aplication ma shaqaynayo

  • @beerlulahasan9453
    @beerlulahasan9453 3 ปีที่แล้ว +1

    Kalmadaha macnahoda side ubarta ustad

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      w3schools aya ku wada jiraan

  • @bashirsharif7069
    @bashirsharif7069 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc macalin الله يحفظك marka hore tan kale hadan web sida aliexpress oo an online ganacsi rabo xitaa sidan miyaa loo sameeyaa.

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว +1

      Mayana sidan loma sameyo lakiin hadii casharkan aad fahamtay way ku dhibyaraan

    • @bashirsharif7069
      @bashirsharif7069 3 ปีที่แล้ว +1

      @@mahdimiad Waad mahadsantahay walal qali ilahey haku xifdhiyo

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Adiga ayaa mudan walaal

  • @ahmedabdihussain8788
    @ahmedabdihussain8788 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaal Allah

  • @Asiya5309
    @Asiya5309 3 ปีที่แล้ว +1

    m.a wllo

  • @aknamaadan3336
    @aknamaadan3336 3 ปีที่แล้ว +1

    Html coding Hadaan Dhamystiro sidee haawaada uso galaya webka

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Casharo kale ayaan kaga hadli doona inshaallah

  • @lemondeaujourdhui1973
    @lemondeaujourdhui1973 3 ปีที่แล้ว +2

    Tout d'abord je vous salue teacher mahdi miad et je vous souhaite bon année que dieu nous garde la santé et accorde à tous les musulmans la paradis. Je suis un étudiant dans le domaine informatique puisque je suis intéressé par le web développer donc j souhaite d'avoir plus de connaissance grâce à votre vidéo classe par des thème vraiment essentiel.
    Mercii

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Je vous en prie

  • @suhiepfantastic3873
    @suhiepfantastic3873 2 ปีที่แล้ว

    Mcnlin fb soo gal wx ba iga khaldame

  • @maslahabsh5372
    @maslahabsh5372 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kaa abaal Mariyo Wll Ha Caajisin Plz

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Waad mahadsantahay walaal

  • @najmadiamond2452
    @najmadiamond2452 3 ปีที่แล้ว

    Abti thanks 😊 hada lay bilaabay cashirkaas English ahantana xogaha igu yar adkatay inan fahmo😩🙏

  • @abdulazizharirchilal7298
    @abdulazizharirchilal7298 2 ปีที่แล้ว

    macalin website kaaga iima shaqaynayo

  • @calijaamac385
    @calijaamac385 2 ปีที่แล้ว +1

    bonjour mon frer

  • @jamaal8999
    @jamaal8999 3 ปีที่แล้ว

    Asc Si privat ah ayaa rabay inaan kula soo hadlo Haday suragal tahay

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Facebook.com/mahdimiad

  • @abdiqanimusa8955
    @abdiqanimusa8955 3 ปีที่แล้ว +1

    asc wll markaan doonayo inaan save idhaahdo qaybta ugu horaysa ee hello wuu diidayaa inuu ku dhex save gareeyo folderkii hore
    mahadsanid

  • @safiyomaxamed4322
    @safiyomaxamed4322 3 ปีที่แล้ว +1

    What is difrent b/w HTML/CSS

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      HTML for content and CSS for styling and colors, everything that is giving you beautiful design

  • @fatuaabi5942
    @fatuaabi5942 3 ปีที่แล้ว +2

    mahdi bro qoralka lama arko

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Waan isku dayi inaan wayneyo

  • @xamzealli8805
    @xamzealli8805 3 ปีที่แล้ว +1

    Css inkastoo aanan aqoon ulahayn html ku aad buu u fudud yahay😊😊😄

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Html wu fudud yahay, lakiin shaqadu waa css

  • @wanaajiyeofficial5745
    @wanaajiyeofficial5745 3 ปีที่แล้ว +2

    M.a

  • @mahamedcabdi6871
    @mahamedcabdi6871 2 ปีที่แล้ว +1

    Cashirka qoran inosodir

  • @xamseshow409
    @xamseshow409 8 หลายเดือนก่อน

    Jjj