ALI DHAANTO 2023 - NEW VIDEO (PETROL)2023-DHAANTO CUSUB 2023- DHAANTADI BATROOLKA 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • #alidhaanto #alidhaanto2023 #dhaanto2023
    Sow Badroolkaygiyow kaama gaajo baxo
    Dhaanto Aaad U qiima Badan weeyo fadlan la wanaag asxaabtaada
    • ALI DHAANTO CALI DHAAN...
    • DHAANTO CUSUB DIRGAAX ...
    For all inquiries email Alidhaanto571@gmail.com

ความคิดเห็น • 609

  • @maxamedmarsin5812
    @maxamedmarsin5812 ปีที่แล้ว +22

    Inta jecel illaahay iyo rasuulkiisa farta taaga kusaliya rasuulka salalaahu calayhi wasalam

  • @mohamedqaderabdihakim3369
    @mohamedqaderabdihakim3369 ปีที่แล้ว +126

    Waxaan daawaday 10 daqiiqo ayadoo taalo
    Hadda iga danbeeso like ii saar

  • @bashiiromar
    @bashiiromar ปีที่แล้ว +19

    Walalka tirida badan bilaa sawabta ah iyo hor usocod la, aanta guusha nolashaada waa salaad la, aanta walaal salaada ku dadaal jazaa kalah

  • @HaruunDigriyow
    @HaruunDigriyow ปีที่แล้ว +51

    A million Doller Dhanto weeye
    Aniguna bahdayda Hadba
    Meeshi Banan kama Baaqde
    Afkan ugu bahiya ❤
    Boqorka Dhaantada 😊

    • @issaabdullahi6524
      @issaabdullahi6524 ปีที่แล้ว

      Dhadkuu baahanaa balamuhuuna badha

    • @issaabdullahi6524
      @issaabdullahi6524 ปีที่แล้ว +2

      Buugta qatoo cilmiga sowtaan bartaa laaha ,badawnimada soo marna kama ilbaxoo.....wale wa erayoo xigmad kudehan

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab ปีที่แล้ว +3

    Tani dhaanta maaha,waa dhaanto dhaanto lagu daray oo dhaanto dhaaftay.

  • @Abdure_Osman
    @Abdure_Osman ปีที่แล้ว +21

    2 Days And 4 Hours Waiting Boqorka Dhaqanka Iyo dhaantada Ali Bashir

  • @somaliGigsdriver
    @somaliGigsdriver ปีที่แล้ว +7

    A billion dollar dhaanto 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻🔥🔥🔥🔥

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash ปีที่แล้ว +81

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲love

  • @mohamedbisle5776
    @mohamedbisle5776 ปีที่แล้ว +6

    The great Ali dhaanto 🙌

  • @dreamboy3781
    @dreamboy3781 ปีที่แล้ว +18

    Ogaadeen nimo❤️🇬🇲from sheekhaal🇾🇪❤️🤚🦁

  • @farahmohamed1294
    @farahmohamed1294 ปีที่แล้ว +6

    Dhaanto Badh weeye Legend # Ali Dhaanto

  • @cqaadirxuseenmaxamed972
    @cqaadirxuseenmaxamed972 ปีที่แล้ว +74

    Ethiopia ilaa aan kaxorowno gajo iyo rafad kabixi mayno inader freeee Ogadeeniya ❤️🇬🇲🇬🇲🇬🇲❤️

    • @Maankoriye.
      @Maankoriye. ปีที่แล้ว +1

      Runbad ka Hadashay

    • @cabdinasirmuxumed6591
      @cabdinasirmuxumed6591 ปีที่แล้ว +4

      Jaahil ayaa tahay ee ma adaa ogaadeen siiyay dhulka soomaali galbeed dhe doqonow waxaan socconayn haku dhawaaqin wllhi haddii itoobiya nasiiso xoriyad ninkastaa gobolkiisu gaar ugoosan

    • @noorsahin3413
      @noorsahin3413 ปีที่แล้ว +1

      Ina Ader OGADENIA marka laleyehe qabil maaha ee wa degan magici oo reer ubadan balse Somalida kale nah qeyb ka aah, teda kale 8/11 gobalada Ogaden aya kataliyo marka xageed ledehe adiga?

    • @owfarahtv8284
      @owfarahtv8284 ปีที่แล้ว

      Somalino soo nama deeqo ilma adheer yaalow.. Yac.. illahow adhaa noo maqan.

    • @owfarahtv8284
      @owfarahtv8284 ปีที่แล้ว

      Somalinimo*

  • @muniiryyare1027
    @muniiryyare1027 ปีที่แล้ว +23

    Cali dhaanto Ninka dhaanto oo dhan dartiiz u jeclahay ❤✌
    Guuleyzo lipax🙏
    Love Dhac igu zii zxp😁

    • @cdt-zn1xl
      @cdt-zn1xl ปีที่แล้ว

      Calidhsnto

  • @mustafeismaacil4525
    @mustafeismaacil4525 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaha
    Cali baashir
    Cali dhaato boqorka dhaqanka soomaaliyeed
    Allaha Ku xafido ugaaskii deeganka somaliyeed

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 ปีที่แล้ว +7

    Legend cali dhaanto ogadenia 🇬🇲guul

  • @abdirahmaanilkocasse8313
    @abdirahmaanilkocasse8313 ปีที่แล้ว +2

    Wow cajiib Boqorka dhantada
    Ali Bashiir Ali Dhaanto Guuleyso

  • @maxamedabshir9463
    @maxamedabshir9463 ปีที่แล้ว +3

    Hal saac kadib baan daawanyaa man sha allah cali bashiir keep going wllo

  • @calimahadcabdiraxmaan4593
    @calimahadcabdiraxmaan4593 ปีที่แล้ว +4

    song is fine I'm from Somalia hargeisa I love ali dhaanto

  • @abdinasirahmed3803
    @abdinasirahmed3803 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhaanto abwaan muxtaram ah.
    Dhaanto mussuq maasuqa aad kaha hadlaysana noo soodaa.

  • @raysraaxo73
    @raysraaxo73 ปีที่แล้ว +1

    Ali dhaqan Alle haku xiftiyo gumaysiga ethiopiyana alle ha inaga saayo

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah tabarak Ali Bashiir halkii uu allaha u naxariisto abdulahi suldaan timacade waa hore dhigay gabayhiisa goobaabo ama dhaga hadal ayaad adna hada dhigaysaa goobaabo somali balse ummadaan uma jeedaan in Dadyowga kale la ficiltamaan taa badalkeeda iyaga dhaxdooda isla ficil tamaan waagii hore oo cilmi maadiga ay ka aqoon yaraayeen bay ku dhaameen Rabi aqoon oo hadii roob iyo dhibic la waayo xaga rabiga loo caban jiray cilmigii iyo aqoontii reer magaal waay eedey somali oo hadii roob iyo dhibic la waayo ama dhib dhaco halkii Somalidii hore Rabi ama alle baryi jireen israaqadna ay way waydiisan jireen rabigooda somalida cusub gaalo iyo hay, ado bay u ordaan waxna waydistaan hataa roobka

  • @Updisalaan
    @Updisalaan 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan dhanto wa dhaftay cali Bashir cali dhanto❤❤
    Keep going ina adeer❤

  • @Sitti360
    @Sitti360 ปีที่แล้ว +6

    Amazing song keep Ali Dhaqan

  • @ameirali5183
    @ameirali5183 ปีที่แล้ว +2

    Another level dhaanto

  • @ahmettrealman2413
    @ahmettrealman2413 ปีที่แล้ว +7

    Boqorka dhantada walee inad libaax tahay😍🦁

  • @asiayesuf3731
    @asiayesuf3731 ปีที่แล้ว +2

    True massage but who can understand keep goin bro caliyow

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 ปีที่แล้ว +4

    Nin wax sofahmey maasha allah dhantadu iney noqoto dhiiri galin ummadeena lagu dhiiri galinayo horomar ... siiwad walal ..kuhanbalyeeynaya dareenkaaga qaaliga ... from norwey ..

  • @ilkacasebashiir7371
    @ilkacasebashiir7371 ปีที่แล้ว +5

    Ali dhaanto nin culus wan kuwata bro

  • @falasamemamakhadar613
    @falasamemamakhadar613 ปีที่แล้ว +3

    dhanto xaqqiqda Deganka ka hadlaysa Runtii legend ali dhaanto haoray u soco

  • @aalinofficial
    @aalinofficial ปีที่แล้ว +6

    Soo Patrolkeyga kama gaajo baxo hees iyo bar thanks bro ali dhaanto

  • @abdullahiahmed3025
    @abdullahiahmed3025 8 หลายเดือนก่อน

    Waa ku wataa ugaas Ahmed budul iyo Garaad Cali dhaanto
    Somali haday wax fahmayso wax waad usheegteen waxan qirayaa inaa tihiin rag dadkoda jecel VIVA GUYS

  • @geesideeq6370
    @geesideeq6370 ปีที่แล้ว +1

    Ali dhanto waa hadlay

  • @ahmedmohamedbunow4518
    @ahmedmohamedbunow4518 ปีที่แล้ว +16

    The long waiting dhanto finally received!

    • @abdullahimohamedxoosh3898
      @abdullahimohamedxoosh3898 ปีที่แล้ว

      Maansha allah noolow mr Ali , waxaad tahay haldoorkayaga ,waan kujecelahay

  • @TILMAANTV
    @TILMAANTV ปีที่แล้ว +1

    Great man this is one of the dhaanto to wake up our people

  • @MohamedAhmed-el2rd
    @MohamedAhmed-el2rd ปีที่แล้ว +2

    Ali bashir abdi wll wad asiibtay ninka kaliye ee shacabka u hadlo waan ku tageera

  • @abdilahifarah9202
    @abdilahifarah9202 ปีที่แล้ว +1

    waan kabaxaynaa cali dhaanto mar dhoow in shaa alaah huuno mcn wiikanagi

  • @Saydika101
    @Saydika101 ปีที่แล้ว +2

    Ali dhaanto ina adeer saaxiib waan ku salaamay from afmadow jubaland SOMALIA 🇸🇴 ❤❤❤❤❤

  • @Updy2256
    @Updy2256 ปีที่แล้ว +1

    Kenya io Ethiopia anagoon kahorooobin gaaajo nama deyneyso ...io carabta an wadakeeena kasaaarin 😭😭😭 love uh mu somalia pple from kenya dul gaalet

  • @idleyare142
    @idleyare142 ปีที่แล้ว +1

    Legend cali dhanto keep going

  • @ridwanbare
    @ridwanbare ปีที่แล้ว +5

    Boqorka dhaantada
    Ali dhanto❤️

  • @mohameddagane2764
    @mohameddagane2764 10 หลายเดือนก่อน

    The dhaanto carries special message for dds residents.Salaams legend Ali dhaanto.

  • @akapdikaafimohamed778
    @akapdikaafimohamed778 ปีที่แล้ว +1

    The One n Only LEGEND @ALIDHAANTO

  • @axmednuurcabdi1154
    @axmednuurcabdi1154 ปีที่แล้ว +1

    Best Dhaannto Ali xaqiiqada kahadli ogaa

  • @xaalaysmedia
    @xaalaysmedia ปีที่แล้ว +6

    Legend Cali bashir cabdi (Cali dhaqan)keep going on your own way.🥰

  • @hassanqaalib350
    @hassanqaalib350 ปีที่แล้ว +1

    cali dhaanto hobolka qarniga waan kuwadanaa waleee

  • @habiiboahmed6307
    @habiiboahmed6307 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaaw caadima aha.

  • @mohamedsuleimangeid923
    @mohamedsuleimangeid923 ปีที่แล้ว +2

    Leggen cali dhaanto somali dhab ah waan ku wataa dhankayga ❤❤

  • @ramadanabdi6395
    @ramadanabdi6395 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan Ali Geesiga Cawshaqani Keepgoing

  • @whizcarab7781
    @whizcarab7781 ปีที่แล้ว +4

    Legend Ali dhanto afkada ugu hili ddsi 🇬🇲🇬🇲💪🙏

    • @nimcomohamed9576
      @nimcomohamed9576 ปีที่แล้ว

      Dds Kaliya Weye No Ethiopia 😊

    • @farhandiriye1632
      @farhandiriye1632 ปีที่แล้ว

      Dds Warya iga Sax👋🏾. Onelove#Family❤️💙💚

  • @nafizoapdirizaaq-ze1pj
    @nafizoapdirizaaq-ze1pj ปีที่แล้ว +1

    CALI DHAANTO THE LEGEND OF SOOMAALIYA THE ITOOBIYE

  • @alensameofficial1840
    @alensameofficial1840 ปีที่แล้ว +3

    Dhaantada sanadka King of Dhaanto ❤️

  • @mohaqays2146
    @mohaqays2146 ปีที่แล้ว +1

    Tani dhaanto waa dhafty legend Cali Dhaanto keep going

  • @raandhiisccasiisshdayib
    @raandhiisccasiisshdayib ปีที่แล้ว +13

    Legendku maanta wuu iga oohiyay ilmada waan xajin waayay

  • @khadramohamud999
    @khadramohamud999 ปีที่แล้ว +1

    wadan wuxuu ku horumaraa khayraadkiisa dabiiciga ah

  • @maxamedabshir9463
    @maxamedabshir9463 ปีที่แล้ว +5

    Soo fasax zhp caliyaw waan ku sugaynaaye

  • @guddigaraad1236
    @guddigaraad1236 ปีที่แล้ว +2

    Boqorka dhaanta cali legend

  • @Cuzayro_pro
    @Cuzayro_pro ปีที่แล้ว +3

    ALI DHAANTO THE LEGEND ✅

  • @lestokychannel4236
    @lestokychannel4236 11 หลายเดือนก่อน

    Masha slaah cali dhanto sxb fanan somaliyed weliga jir waliga cadowgaga kuma arko sxb wan kutageer sanahay

  • @macanbhaaninahassan376
    @macanbhaaninahassan376 ปีที่แล้ว

    MashaAllah tabaraAllah walakey Ali bashir Ali dhanto 🌹🌹🌹🌹🔥🔥🔥🔥👌👌🥰🥰🥰

  • @osmanmohamedkeire5459
    @osmanmohamedkeire5459 ปีที่แล้ว +1

    Cali dhaanto. Dhaanto ma ahee waaba xadiis

  • @Mohamed-abdalla24.
    @Mohamed-abdalla24. ปีที่แล้ว +4

    Xaqiiq jirta weeye dhabtii❤

  • @AbeyMuktar
    @AbeyMuktar ปีที่แล้ว +1

    Aaaaaaa walahi waruntis

  • @abdiomarali8762
    @abdiomarali8762 ปีที่แล้ว

    Whi waa dhamestay Ali dhabta no low viva waa ku tageraa

  • @abwaancmc_official6862
    @abwaancmc_official6862 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allaah. Libaax laba ma ah Cali Dhaanto Waddani dhaba❤

  • @TahliilTosNe
    @TahliilTosNe 2 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 ปีที่แล้ว +5

    Legend always legend keep going brother🤩🤩😍😍

  • @ibrahimhassan644
    @ibrahimhassan644 ปีที่แล้ว +2

    Allahu akbar

  • @abdullahisagal475
    @abdullahisagal475 ปีที่แล้ว +1

    Dhanto iyo bar iga deh long waiting dhanto finally received Boqorka dhantada Ali Bashir dhanto

  • @dirqoolas
    @dirqoolas ปีที่แล้ว

    Cali dhanto waa nin dhaqan yaqan ah
    Qalbiyada dadka ayuu ka sameeyaa erayada ka dhex guuxaya
    Respect 🙏

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 ปีที่แล้ว +2

    Walee Biyo sacabadaadaa looga dhargaa gacmo wadajir bay wax ku gooyaan maskaxdii la shiilo la kulmiyo baa horumar lagu gaaraa

  • @abdikadirmohamed978
    @abdikadirmohamed978 ปีที่แล้ว

    Ali dhanto keep going brother 💪

  • @kaltummohamud1267
    @kaltummohamud1267 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtii, Manshaa Allah
    Alow nafahansii wax sheega iyo dhirigelinta

  • @abdirisaaq8766
    @abdirisaaq8766 ปีที่แล้ว +2

    Woow another level

  • @maxamedcarab1705
    @maxamedcarab1705 ปีที่แล้ว +24

    30 minutes i waiting ✋

  • @asiawarsameh5020
    @asiawarsameh5020 ปีที่แล้ว +3

    Runti midhaha heesto waxa kujira erayo run ah oo kahadlaya xaqiiqada somalida dhan haysata lkn wa dhiiri galin qaaliya ❤

  • @adanahmed6656
    @adanahmed6656 ปีที่แล้ว +11

    I love any Somali singer who always sing about our real culture nooloow cabdi dhaanto

  • @maamecade5864
    @maamecade5864 ปีที่แล้ว +1

    Ali dhaanto marka hore waan ku salaamay wll aaadna waan kuu bogaadinayaa
    Nin boogaha dhayaa thy bulshadana wax y iftiiminayee in lagula fahmaan rajaynayaa.

  • @hajijama2429
    @hajijama2429 ปีที่แล้ว +1

    10M ayey uqalanta dhaantadan qofkasto oo somali ah ayay kusocota massage kan

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 ปีที่แล้ว

    Wow Wow Beautiful song My brother Keep going don't give up🤲💯👑🌹🏆⭐️🥇👋🇨🇦👋♥️

  • @omsrsharif8308
    @omsrsharif8308 ปีที่แล้ว +2

    Also i enjoying
    the dhaaanto i hope he willl make more dhaanto 😊

  • @mustafmaxamed4060
    @mustafmaxamed4060 ปีที่แล้ว +1

    M,a caliyow dhaanto ayaan soosidaa miyaad iihagaajin

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah, mahadsanidiin Alfanaan Cali Bashir iyo Abwaan Xassan Xukun. Waa dhaanto xaqiiqada dhulkeena ka hadleysa. hore u soco Cali Dhaqan

  • @SaedMohamed.
    @SaedMohamed. 5 หลายเดือนก่อน +3

    Dadku baahanaa
    Balmahu badnaa
    Saw badroolkaygiiyo
    Kaama gaajo baxo .
    Very true

  • @MukhtarAnshax
    @MukhtarAnshax 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan xassan xukun waa Abwaan farta xidhan

  • @Scarface744
    @Scarface744 ปีที่แล้ว +3

    Imisa darood ah 😎

    • @abdiqafaarbashiir5672
      @abdiqafaarbashiir5672 27 วันที่ผ่านมา

      Ninka heestan qaadaya daar ood ma ahan

    • @mohamedbashirahmed-r6d
      @mohamedbashirahmed-r6d 7 วันที่ผ่านมา

      Yaa kuyidhi ninka waa nin og ah 😅​@@abdiqafaarbashiir5672

  • @abdirizaq626
    @abdirizaq626 ปีที่แล้ว +1

    Wwww axsan dhanto ✅🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @husseincabdo4885
    @husseincabdo4885 ปีที่แล้ว

    Allah yaciizka cali dhaanto afkaga caano lugu qabay

  • @Young_Abdi_Ali_official
    @Young_Abdi_Ali_official ปีที่แล้ว

    Loading 1 million

  • @sarbeebsaa4536
    @sarbeebsaa4536 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 dhaaantadani soomaali oo dhan way taaban doontaaa waan hubaa%100

  • @xasanaadan7502
    @xasanaadan7502 ปีที่แล้ว +1

    Waaw waaan ka haynaa boqorka dhantada masha alaah

  • @yaskalamella5369
    @yaskalamella5369 ปีที่แล้ว +1

    Abo jawaabti wan sowada aliyow

  • @axmedcade5068
    @axmedcade5068 ปีที่แล้ว +2

    Cali dhaanto nin culus ayd thy waxan kaso salamaya muqdisho gar aha kaxda xarunta ow fiqi cumar

  • @barkhadawjama2677
    @barkhadawjama2677 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhaanto qiiro gaar ah leh

  • @engr-kingabdirahmanahmed
    @engr-kingabdirahmanahmed ปีที่แล้ว

    Cali Bashir Cali dhaanto dhaanta yahan the legend of the all the time

  • @mohomedabdigole7439
    @mohomedabdigole7439 ปีที่แล้ว +1

    M.a dhaanto aan caadi ahayn

  • @GanacsadeCabdi-sf4cx
    @GanacsadeCabdi-sf4cx 11 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsantahay.cali dhanto waxan kula yabay.cilmi bashi an Lahey wey banantahay

  • @mahamedmahamuudabdi7453
    @mahamedmahamuudabdi7453 ปีที่แล้ว +1

    Ninka dhanto somalida baray will hog aliyow abtiyow gulayso

  • @gorsefilmsstudio3813
    @gorsefilmsstudio3813 9 หลายเดือนก่อน +1

    Walalhy ogadeen xoriyaad ayn u rajyanya walalhy from isaaq somali midaa

  • @Tourwold
    @Tourwold ปีที่แล้ว +2

    Afkaaga Allaha barakeeyo.. xaqiiq

  • @tufahabdi1450
    @tufahabdi1450 2 หลายเดือนก่อน

    allah run badanaa cabdi dhaanto👑❤️