1/4 Waraysi | Beer Cajiib ah Gaalkacyo | Cali Cabdul Aadan ( Cali Daacad ).

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 หลายเดือนก่อน +3

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك

  • @King_Budnacab
    @King_Budnacab 2 หลายเดือนก่อน +9

    Waraysiga isagoo socda beerta na daawadsii 21:42 minutes 4 seconds ayaad beerta naga tustay. Somalidu ha ogaadan information ka araga ah ayaa ka qiima badan midka sheeko iyo hadal uun ah. seeing is believing

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allaha tabaarakalaah ❤

  • @xamralive
    @xamralive 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa Allaah waa Beer Qurux badan Allaah hakuu Barakeeyo

  • @Idaacada1
    @Idaacada1 2 หลายเดือนก่อน +4

    ما شاء الله تبارك الله

  • @hawomohamed507
    @hawomohamed507 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah, waa barwaaqo dhulkeena.

  • @ssctransportllc1198
    @ssctransportllc1198 2 หลายเดือนก่อน

    M. A Alaahuma baarik

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 2 หลายเดือนก่อน

    Mansha.allh waad dedaashay oo guulaysatay alle swt haku barakeeyo

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 2 หลายเดือนก่อน

    Professor Baafo aad baan kuu Salaamayaa Allaha ku barakeeyo ummadda wax wayn baad ugu fadhidaa

  • @TrikAdan
    @TrikAdan 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa allah tabaaraka Allah

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa shaqo aad u wanaagsan, waxaana rajeynayaa inaad sii wadid balaarinta dalagyada beeraha ee aas aasiga u ah nolosha! Nabadeey

  • @HassanMDahir
    @HassanMDahir 2 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa Allah waa wax lagu farxo in dadkii ay u soo jeesteen beerihii.

  • @YA-xo7ru
    @YA-xo7ru 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah, shaqo fiican Allaha idiin barakeeyo, dadkana wax bara oo shaqada faafiya aqoontiina aad liibaanteene

  • @abdirahmanismailmohamed5114
    @abdirahmanismailmohamed5114 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @abdurahmanhersi8357
    @abdurahmanhersi8357 2 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allaha idiin barakeeyo hawl ku dayasho mudan baad qabTee

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah allah haku barekeyo waan salaamey walalkaa somaliyeed ee hawsha fiican qabtey anigu beeraha waxkama aqaano lkn waxa la ii sheegay in dhulka somaliyeed 70% dhul beereed yahay inta aan marey anigu meel walba waxbaa ka baxaya min boorama ilaa muqdisho ayaan dhulka ku safrey dhowr jeer markaa somaliyey dhulkeena aan beerano oo aan ka baxno qabiilka iyo qudhunka aynu walaaqaneyno ee qeyrkeen inaga reebay 33sano dagaal iyo xabad inaga dhaafa hadii kale indhaheena oo shan ah ayaa dhulka leynaga wareejin doonaa wllalayaal allah aan ka cabsano dhamanteen dhulkeena aynu wax kala soo baxno macdan iyo dahaba wuu ka buuxaa aan ka xorowno siyaasinta somalida ee iimaan beelay dantooda uun yaqaan from awdal

  • @abeleli2651
    @abeleli2651 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah rer galkacyo way iskaga filnan karaan baahidoda

  • @mos1954
    @mos1954 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliya Waa Dhul aan Cusba lahayn oo Hadon ah .

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah guulaysta ❤

  • @abdielm3551
    @abdielm3551 2 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 2 หลายเดือนก่อน

    SOMALIYEY KU DAYDA NIMANKAN ANIGU BEERTAYDU BURCAY KU TAALA ALHAMDULILAH WAANAN KA FAAIIDAY

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid หลายเดือนก่อน

    Waraysigu sibuu u qaribanyahay,xaajigu waa kuma?

    • @zackkasim3289
      @zackkasim3289 24 วันที่ผ่านมา

      In la yaqaan qasab miyaa

  • @Mahad20110
    @Mahad20110 2 หลายเดือนก่อน

    2023,nov,29 intaso dhan maxa la qabnysen barnamijka?!

  • @khada917
    @khada917 2 หลายเดือนก่อน

    Muxuu ahaa qofkan riyonaya galmaranta Gaalkacyo seydaraynasa maxay ahayd
    Say afarta buushee baraxley kk

    • @sofieguleed2447
      @sofieguleed2447 2 หลายเดือนก่อน +1

      naxtin aad dareentay,

    • @zackkasim3289
      @zackkasim3289 24 วันที่ผ่านมา +1

      Suusacley miyaa galkacyo u taqaaan marka balaayo cuqdad badan

    • @khada917
      @khada917 24 วันที่ผ่านมา

      @@zackkasim3289 Galkacyo 90% waa Puntland taas cid walba og

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 12 วันที่ผ่านมา

      Dhabayacdii futada jilicsaned maxay la ooneysaa 😅😅

  • @abdicaziz6783
    @abdicaziz6783 2 หลายเดือนก่อน

    Professore Baaf waa mahada San tahay boqokiiba

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 2 หลายเดือนก่อน

    Wareysi sanad kahor oo anfac badan maxaa keenay iminka la soo galiyo 🤔