Maashaa Allaah, Illaahay ha idin barakeeyo. Wax fiican oo dadkeena iyo dalkeena anfacay ayaad la timaadeen. Aad iyo aad ayaad uga fiican tihiin kuwa saraha ka dhistay Kenya. Ee maalgashaday dhul shisheeyo oon sharcigu sarayn. Dadkeena waxaan kula talinayaa si aan iskugu filnaano xaga wax soo saarka, inaan kaliya iibsano waxa ka soo go`a dalkeen. Sababtoo ah: 1) Lacagtii adkayd way inoo baaqanaysaa oo wax kale ayaan ku qabsan doonaa. 2) Dadkeena ayay shaqo abuur u noqonaysaa. 3) Waa wax soo saar aan hubno inuu ka soo baxay, dhul dihin oon sumaysnayn, oon lagu buufin kimikooyin badan, qofka cunaana caafimaad u ah. Mahadsanidin:)
So interesting agricultural more beneficial way maashallah tabarakallah abdi daacad waa waxqabad ballladhaan beerta Alle haku barakeeyo huno
ASC prof Baafo Mr Cali Daacad iyo dhammaan Shirkadda Dalsaad Allaha idiin barakeeyo waxaad haysaan hawl Ummada faa'iido u leh Allaha idiin ku guuleeyo horay ugu sii soda
Mashalah aadban kaaga mahadcelinaya profesor baafo aqoonta iyo wareysiyada cilmiyeedka aad umaddaada usogudbineysida inshalah wareysiga xiga kasooqaad aqonyahan dr xuseen xaaji. Macow
Masha allah
Maersk
Honey u soco
Maashaa Allaah Tabaarak Hambalyo ilaahdy ha idin barakeeyo
Maashallah
Maansha allaah.
Mansha Allah, su'aal biyaha siduu kuhelo ayaa wali maqan. waa su' asha aaan xiisaynayey in la waydiiyo.
Maashaa Allaah, Illaahay ha idin barakeeyo. Wax fiican oo dadkeena iyo dalkeena anfacay ayaad la timaadeen. Aad iyo aad ayaad uga fiican tihiin kuwa saraha ka dhistay Kenya. Ee maalgashaday dhul shisheeyo oon sharcigu sarayn. Dadkeena waxaan kula talinayaa si aan iskugu filnaano xaga wax soo saarka, inaan kaliya iibsano waxa ka soo go`a dalkeen. Sababtoo ah:
1) Lacagtii adkayd way inoo baaqanaysaa oo wax kale ayaan ku qabsan doonaa.
2) Dadkeena ayay shaqo abuur u noqonaysaa.
3) Waa wax soo saar aan hubno inuu ka soo baxay, dhul dihin oon sumaysnayn, oon lagu buufin kimikooyin badan, qofka cunaana caafimaad u ah. Mahadsanidin:)
See loola xariira Cali Daad ama shirkada dalsaad? Si iskaashi loola sameeyo?
Proffesor xagee kala soo xiriirnaa numberka dalab baa ubaahanahay inaa kadalbano waana mahadsantahay
Beeraha xoogaa baa iiga baxsan waxaan Rabaa inaan xoogaa kugu darsado ciidaadu waxay kaloo aad ugu fiican tahay baradhada xilliga qaboobaha beer si cajiiba ayey u baxaysaa animal huba. Thank you.
2 tiktoker ku xidhnow
1. macalin bocoreey
2 .ifiyaha umada
Nasiib wacan zhp