DEG DEG Madaxtooyada oo hadda War ka soo saartay safarka Madaxweynaha.
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- DEG DEG Madaxtooyada oo hadda War ka soo saartay safarka Madaxweynaha.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa lagu marti-qaaday in uu ka qayb galo Shir-weynaha Dawladaha Adduunka ee sanadka 2025 oo ka dhici doona Dubai .
Afhayeenka Madaxweynaha JSL Xussen Aadan Cige Dayr ayaa faahfaahin ka bixiyey .
Insha allah safar farxad bishaaro iyo ictiraaf ilaahay haynooga dhigo
Guul
Horaa loo guray, guul iyo gobanimo
Guulaayso ❤❤madax weeyne
Guul Somaliland lkn arimaha dibada qaynta America dawladu xoog ha saarto oo wafuud ha u dirto
Cabdiraxmaan madax weeyne ❤❤❤❤geesi geesi dhalay❤ adigaa nasiib uleh ictiraafka wadanka
Soomaaliland Guuuuulll
Ictiraafkii waa soo hadheeyey soomaaliland Guuuuuull
Waxan ugu baaqaya dhamaan shacabka soomaaliland iney gacmaha is Qabsadaan oo
Cadowgoda ka feejignaadaan
Mnsha allh guul soomaalilaand
Maasha Allah
Shaqo wacan ❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤
Guul madaxwayne iyo jamhuuriyada somaliland
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahay ha kaa aqbalo.
إلى الأمام بلدي
Good speaker
Shirka waxa la yidhaa
'Yaa alle wax siiyey'
Dawarsi buu utagayaa
Guul somaalind
Wllhy waa been hooyadaa was khaniis weye cirro waaka quustay somaliland 😢
habalyo lenahay madaxwayne hore u sock
SHIRKAASI WAA SHIRKII UUDIIDAY MUUSE BIIXI WAA NASIIB DARO IN SUMCADII SLAND HOOS UNOQOTO
ar Puntland ama Galmudugna la soo casuumaa kkkk
Muuse biixi. Dr ciise kayd Dr adna. Waxay soo dhameeyey ayuu in lgu faano maaaha
Iskaleeflef kabahoda haku
Kkkkkcaqli yare