Shirka Madaxda Caalamka ee Imraadka iyo Doorka Somaliland Elon Musk iyo Aqoonsiga
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 10 ก.พ. 2025
- Kamid noqo Saaxiibada 100K ka badan ee halkan ku jira
www.youtube.co...
★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 / elsarchannel💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
FOLLOW ME on Social Media
➜ / abdirahmanelsar
➜ / abdirahman.elsar
➜ / elsarmediapr
➜ / abdirahman.elsar
Website ➜ sanaagmedia.com
chat.whatsapp....
WhatsApp: #+252634333309
#Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA
Xaasidin somaliya darod& hawiye .waan idila socona idinka qudhuna .
❤I love s/land somaliya waxy dawlad ku ahayd Somalilaan markay ka goday somaliya waxay noqotay Shan dawlad qoboleed shantaa mideeya markii hor 60kii s/laan dawlad calmiya iyado ahayd ayay iyadoo doonaysa shanta somaliyeed inay midayso ayay koonfur ku biirtay macaa aqooniga somaliya ku fadhido qaramada midoobay waa kii somalilaan la soco waxa lagaadhay xiligii aqoonsiga somalilaan ka quusta oo dalkiina nabadeeya oo mamul gobolleedkiina mideeya oo xaasid ma aflaxee u hambalyeeya somalilaan way socotay
Qadaad weyntii godkoodii baa biyo ugu soo galeen somaliland guu ishall ah 💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Malaa s/l la,aanteed ma noolaan kartaan xaasid maaya aflax bal ragan waawayin ee ooyaaya eega
❤ you from Kenya 🎉
Intaas oo dhan faaladiinu waa xaasnimada Somaliland, intee baad ka shaqaynaysaan xaasidnimada Somaliland.
Qasaad wayintii oo barooranaysa sida bisadaha mawda gura
REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER AND IT'S WIN WIN SITUATION.
Hoyadaa day was anagu madanaybaanu isku meeqaanahay
Imaradku isaga ayaa raba in ay barbari noqoto dakad caalamiya oo u shaqaysa itoobiya kana gasho afrika
Wakaa cadowgii Somaliland cabaadku ka baxayo
Kan xasidka ah kalinta qaliga ah
Ee dakada barbari dakadaha
Calamka kagashaybu maskaxguur
Ka qaday wa qof amadelasan dulli
waa market waalan jireen. qadaadweyenta. Iyo kuwa makhluuqiintaah
Eryay eryaay waa hoboladii wabari minister yidhi madhilo xamarjogta dhul iga qadaysa dhulka ay kufanayso fadis makujirtaa aryay aryay waydhamatay qiiro jabaantii soomalilaan way guulaysalanysa insha allah guul wadada uugu xaara soomlilaa
Waxa layidhi nin 17 danood kuguqaba oo aad danqudha kaleedahay dantaada qodha ayaa laguwataa markaa hadaanahay reer Somaaliland dantayada qudha ayaan ugalaynaa waayo wadada yari wadada waynbay kuguridaa maanta waxa naga xumaada markaan yabyabano ama dantayada gaadhno wixii maanta in aan diidno duruuftu noodiiday hadhow dib u eegis waan kusamaynaynaa waxaan na anfacin waan daadinaynaa Soomaaliland
Wadada uugu xaara soomlilaan way guulaysanaysaa
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk jecliyaa markuu jaboo cadowuga rer somaliland somalikushega konfureed Kkkkkkkkkkkkkkkkk way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa
Falaqayn Mahee Waa xaasidnimo nacalaa idindhalay!
Qayla roorkani muxuu markaa yahay 😂
AGA AGA MEESHA MID OGAADEEN OO SOMALILAND NECEB AYAA KA HADLAAYA😂😂😂😂😂
Warka cusub
Horta hadaan7 nahay dadka reer soomaalilaandr mawaaxaydun noo aragtaan dad cadaw idunka ah oo idin babaanaaya waayo doodiina ayaan kafahmay
Duli bal wuxuu ku halayo dhegaysta inuu curyaamo buu doonayaa ,adigu maxaad doonay.inaad fadhido ,oo anagana bala fadhiizato.kaayeelinayno waxaan aad akhriyayso,si kasta ha ahaate, koley soonaliya waa noo dhazmaan
Waar dameerkan meeshan dhuusada daran dooriyaa wa maxay?
The imaraties roles is allready over, they can play any more the game, talk for nothings like yours us hypocrite
Beenaale