Ibrahim Caydiid oo Daaha ka qaaday qorshaha Somaliland lagu burburinayo iyo cida hawsha wada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 84

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Salaamaad Alloow guuuul SLND Alloow jebi cadawga SLND Alloow jebi cadawga SLND aamiin yaarabii ☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❣️❣️❣️

  • @SiciidIiman
    @SiciidIiman 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guulayso inta guulijirto.Ibraahin Caydiid.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hadaafi
    @hadaafi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Msshallah nolow Ibrahim Caydid , Somaliland waa lo dhiimanaya siida mujaheedinkii SNM illahey uu naxiristo

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waallayalow maaxa kuu dhaacay raagan isaqa ee dooqomaha

  • @KawsarOmer-v4l
    @KawsarOmer-v4l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilahay cimriga haku dheeriyo Ibrahim caydiid cadawgena Allah ha jabiyo

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    XasbiyaAllahu wanimal wakiil.wa makaruu makran Wallahi khayrul makiriin.

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin geesi garan guulayso dadku waxba ma ooga ee tooshka ku iifi oo had iyo jeer ba wixi jiira waa in laga hoortaga oo lagu kacaa

  • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
    @AbdirahmanMohamed-hm8nd 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ax ax yaa somaliland

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Haday nu wax fahmayno waa inan iska qabano dawladan cusub intay cusubtahay guul Somaliland

  • @SiciidIiman
    @SiciidIiman 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guul Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reer Somalilandow Toosa Toosa Toosa , Cadawgeenee waxa ku faanayaan in Cirro iyag u dhashay .. ILAAHAY Somaliland ha dhawro Cadawga Somaliland na ILAAHAY God dheer ha ku rido ..

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    MANTE DAALKA WAXA GODA DHEER KUU REEDYE HABARJECLO IYO GARXAJES ISAAQOW INAAGA QAABTE INTE XALASHA KAA KACA FAADHYGE😮😮😮😮😮😮

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 24 นาทีที่ผ่านมา +1

    Dawladu waxa mulkiile ka ah shacabka reer Somaliland, shakhsiyaadka ay u doorteeen in ay xafiiska uga shaqeeyaan ma ah mulkiilayaal shacabku waa in ay intaa fahmaan , awooda shacabka ayey gacantooda ku jirtaa , xafiiska ha ka soo dareeriyan.

  • @raqiyamagan5577
    @raqiyamagan5577 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ilaahay ciriga caafimadka hakuu daayo

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadalkan badan jooji ha la toogto cirsi iyo wixi Somalia soo hadalqaada

    • @ayaanleg
      @ayaanleg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walaahi waxaan la yaabanahay sababta loo toogan la yahay Xirsi, ooyaaye iyo midgaanka iyo Khadar kan eyga ahba
      WAAR cidda Somaliland qarannimadeeda ka soo horjeesata U dhuunta OO weerara OO toogta.

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muhiimadu Waa in Hargeysa tahay tuulo Somalia 🇸🇴 ka mid ah

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anuu maalinti layidhi wadani baa soo baxay warka soomaliland waan dhigay

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Dee inaga kiciya oo ha loo daato madaxtooyada hala laga soo saaro waxan xanuunsanaya ee meesha inoo galay hala lagu dilo gudaheeda

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ILLAHOW ADIDA NAAGA FIILYAN CADOWGA

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ILLAHOW AWODADA NAAGA QAABO CADOWGA IYAAGA ILLAHEYE XABASHODA HAAL BUUDDHEGO🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAA ISAAQ UUN AYAA GURIGOODII IYO QARANKOODII GODKU KU RIDAYA TAASINA WAXWY KEENI DOONTAA IN REER WALBA TIISA U TASHADO

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Koroshankii doorashadii uu danbaysay Ibrahim dhukumantar ka soo saar siidu uu dhacay oo fah fahsan oo muudo sacaad ah sooconayaa insha allah ilahay guusha reer somaliland ha siiyo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KAMA NAAHIN DAAGLE HAA LAAGU QAADO HORE GALDA FAAQSHA

  • @raqiyamagan5577
    @raqiyamagan5577 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Khaain manejexee illaahay iyaguu isku diri

  • @kinzimahamoud3393
    @kinzimahamoud3393 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hargaysa ha kacdo calanka somaliland ka maraykanka ka ingiriiska waa in la horjoogsadaa madaxtooyada hala dagaalamo hala dhinto guul somaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GARXAJESOW WAALE WAA CEEBOYDAN ISDABA QAABTE DAALKA HAA XARASHYNE WAXA DEGLAHOW KACA

  • @sadiiqmohamed3365
    @sadiiqmohamed3365 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maxaynu samaynaa?

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAADA IMAANE KUU SUUGE EEYOW EEYGU DHALAYE

  • @Xasmas
    @Xasmas 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ISBADAL. ISBADAL ISBADAL

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ibrahim Caydiid Geesi Qaran. Isaaqa marka laxasuqo danba wey u kicidoonan.

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shaleyto jubaland war saxafaded ay so sartay waxay cidhidhka ugu jartay hassan sheikh kolka ma mesha intii wada jogtey si kala socoto ayey u xaqaltagayaan cajiib.

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haysku dayina inad hor jogsatan Aqonsiga somaliland , ma xukumi dontantan hadad Dib u dhigtaan Aqoonsiga.

  • @cabdicali2869
    @cabdicali2869 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mujaahid sadly way hurdaan waday ubaahan yihiin in bustaha lagaa qaado adna aad iyo aad ayaan kuugu mahad cilinayaa sidaa gaadhka iga hyso dalkaaga iyo dalkaaga nimanka tooshku ifi

  • @Idiris-t2t
    @Idiris-t2t 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    isbadal bay baratee
    Caco hakadhanto

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bagaad tooshka ku ifisay oo waxay qarsanayeen oo dhan aad soo bandhigtay.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guys ka kaca gudo iyo Debedba waa in laga Mudaharaadaa 😮😮😮

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    kuwani wax ay kabadalayan rabitanka dadka majirto

  • @DayrOday
    @DayrOday 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAAR URURKI SOOYAAL EE KASOO JEEDAY HALGAMAYAASHII MAXA AAMUSIIYEY EE AYE U HADLI WAAYEEN IYAGA OO MIDAYSAN WAAR ARINKA KA HADLA SI DHAKHSO AH.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inta Maraykanka joogtaa Dacwad ha ku furaan Wasiirka Arimaha Debeda 😮🤨🤨😡

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SIDAAN ARKAYO DALKU DAGAAL SOKEEYE AYUU GALAYAA OO AH KOOX DIFAACAYSA WARANKA IYO KOOX DOONAYSA IN AY AFDUUBAAN MASIIRKA UMMADA WAANA SIDAY RABAAN CADOWGA SOMALILAND XAL IYO KA HORTAG AYAA LOO BAAHAN YAHAY

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    BASASKI MAHADI GUULED NACADL KOORKA LAAGA AARE IDIINKA RAABYE GARXAJES😮😮😮😮😮😮

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SIDEE AYEY KU DHICI KARTAA INASIIRKII UMADA AY DHOWR QOF AFDUUBAAN OO 34 SANO KADIB LADOONAYO IN XAMAR LA GEEYO TAASI WAXAY KEENAYSANA DAGAAL SOCKEYE OO DHRXDEENA AH

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibrahimow ha biqine waligood way dadaalayeen manay ku guulaysan somaliland kaxayteeda sabta oo ah qalinkoodo wax u tarayaa ma jiro oo illaahay qalinkiisa ayaa ka xoog badan waa laynaga gar daran yahay somaliland way ka wayntahay wax qayd lagu qaado xirsina haadu ciro jaanjaamio sidii u galay siiraanyo waxay samayn karaan ma jirto oo allaa ayaa ka,wayn inaguna maalinta runta timaado waayo adiga noo sii sheegay waad arki reer somaliland waxay sameeyaan markay timado midnimo xirsi iyo dhukurko ayuun ba xamar tagi doona wakhtigeeda ayay leedahay waan sugay naa adiguna guulayso dadaalkaagu wax badan bu iftiimmiyay oo wu na toosiyaa guulaso mujahid

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ma ethiopia ayaa ka baxday mou ga mise somaliland yaad waxaa ugu sheekayn kulmiyihii qalibmayow

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ina caydidow dadkana damiirkii ka dhintay imikana laçage badan baa ka soo socota ina Gaëlle iyo ina shekh

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Matag baa qabta dadka reer Soomaaliland haday maqlaan wax ladhaho midnimo somali ay kadhaxleen xasuuq iyo dabar goyn

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaalin wayn buu inoogujiraa mujahid Ibraahin Caydiid hadaynu nahay Soomaaliland Xogtaa uu soodhigay waa cadaan fiiro gaara halooyeesho

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😢

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar somalilaan 4 ninbaa inagadumiyay waana laiibiyay dalkii

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Barnaamij ma hayside dadka wareerka Kala tag

  • @ayaanleg
    @ayaanleg 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaahi waxaan la yaabanahay sababta loo toogan la yahay Xirsi, ooyaaye iyo midgaanka iyo Khadar kan eyga ahba

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    JAMCA GAABUSH WAA CIIRO INADERKI RUUMA IMAANKA LAAGA QAAD MUUSE CABDLE NAAMA GEEYN KAARO XAMAAR TUUGE BASASA😮😮😮😮

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Cadawgaa reer sheekh isaxaaq ku sheegaya argagixisada buu ciro rabaa inuu inagu daro yaab

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MOU ga sow kii abiye ka baxay ee xasan turkiga kula galay heshiiska

  • @mahmoudxasan7041
    @mahmoudxasan7041 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta nimankani mabay qarsan oo anigu waxan ku gartay inay daacad ahayn waxan socodka ku lulaada waa kii lahaa snm ma jirto kii inaderkii ahaa ee jabuuti tegay waa kii lahaa jiil cusub baa dhashay oo snm waqtigeedii waa dhamaaday ta kalee cadaynaysa waa ninka uu arrimaha dibada ka dhigay iyo aamusnaanta badan ee xaqa waddanka laga aamunsan yahay

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibrahimow is daji somaliland cid ibin karta majirte

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar wadankani Rag iyo Rabi ayuu leeyahay After Nin ee Lacagta Doonayaa nama Afduubi karaan Qoorta ayaa laga soo qabanayaa 🚫

  • @ahmedosman6344
    @ahmedosman6344 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ابن انتم الآن لمادا لم يقم الشعب ادا باعوه

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warun garxajis iyo ciro usheeg

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiiq badbado ayu bahan yhy dalku dhakhso ah.

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibraahim qadhmuunow sow kumaan adhan lacagtii muuse kusiin jirey waa lagu siinayaa waa la hayaa liiskii aad wax ku qaadan jirtey bisha labaad ayaa laguu bilaabayaa

  • @AhmedmohamedyoussoufYoussoufah
    @AhmedmohamedyoussoufYoussoufah 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qofku kolku noqdo ku nolosha ka dhacay waa sidan ibrahim oo kale oo Malin walba ummada laa hor imanaya been cad ibrahinow sxb iska ciibadeyso oo masajidka iska xadirii runti waa talo tii ugu wacneyd ban ku sinaya

  • @SiciidIiman
    @SiciidIiman 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Fadhiga halaga,kaco.

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxbaa nagama kharsonaa ee maxan khaban karanaa ? waar wadani inay hosfadhiyo cadawgaa somaliland ayey rabaan

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    budhcad ayaaa ina qabsatayyyy

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hada ayey dadku bararujin u bahan yihin. Fadhiga halaga kaco.

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Intaasoo nin ah ood sheegtey nin umada somaliland dooratey kuma jiro.
    Madaxweynihii wadalka loo doortey mee ???
    Weli miyuu hurdaa??

  • @MursalAlaahi
    @MursalAlaahi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    In aanu dhicin dagal sokeye oo fawdo abuura baabiya somaliland Dib u Celiya inanu dhicin ba laydin doortaye ha isku dayina in ay din aqonsiga qaranka dumisan hadad ta samaysan ogadaa in aydin ka qomayn dontan dalkana aanay dhacayn inaad xukuntaan!!!!¡

  • @KeyseMuuse-hb8vf
    @KeyseMuuse-hb8vf 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ibrahim mudaharaad salmiya hala abaabulo

  • @baaseaxmedbaashe9982
    @baaseaxmedbaashe9982 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaad tahay( sita calaama)

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Calaacal looma baahna faqashta laaya

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Aqoonsigii Ethopiya ee lagu dhawaaqayay bishiii Juun 2024 xaguu ku dambeeyay?
    Kkkkkkkkkk
    Hadda Donald Trump ayaad caashaqdeen kkkkk
    Maraykan ayaaa inna aqoonsanaya kkkkkk
    Engriiskii waa lagu sooo mooday.
    Beeeniba been ha u dhiibto masaakiinta ama munaafaqiinta Isaaq eee lafaha sita.kkkk
    34 sano ayay lafo sitaan.

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Reer galbeedku waxay inagu yidhaahdeen ethiopia ayaa africa furaheeda haysa ciday aqoon sato ayaanu anaguna ku daba faylaa ethiopiana way ka baxday heshiiskii

  • @lander2023
    @lander2023 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Too late. The damage is done. You collect what you sow.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KAMA NAAHIN DAAGLE HAA LAAGU QAADO HORE GALDA FAAQSHA

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    KAMA NAAHIN DAAGLE HAA LAAGU QAADO HORE GALDA FAAQSHA