Magacyadda iyo qabiiladda Mukhalasiinta badda ku shubay Somalidii Masar ka tahriibay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 เม.ย. 2016
  • Daawo full Video magacyadda iyo qabiiladda Mukhalasiintii tahriibayaasha Somalida badda ku shubay
    Mukhalasiinta Masar jooga ee dadka Soomaaliyeed badda ku shubay ,waxaa ugu weyn .
    1- Mukhalaska qaaday dadka ugu badan ee dhintay waxaa lagu magacaaa Xamse Cabdiraxmaan,wuxuu u dhashay Ciidagale ,wuxuu doomtay quustay saaray 85 qof oo u dhashay Habaryoonis iyo Ciidagale,waana ninka la saaxiibkaa Mukhalasiinta Carbeed ee Masaaridda ,waxaa dhamaan dadka la qaaday ay dhigteen Lacagtooda Xawaaladaha Dahabshiil iyo Mustaqbal Express,waxaana lacagta inta badan loo dhiibay nin lagu magacaabo Bashiir Baaruud oo u dhashay isaaq Habar Awal.
    “Wiilashii ka badbaaday doomta qalabintay ayaa xogtaan na siiyay,waxeey sheegeen iney lacagtooda dhigteen Dahabshiil iyo Mustaqbal,uuna ka qaaday Bashiir Baaruud”
    2- Mukhalaska 2-aad ee halista badan,dhalinyaradana u diray Visayaasha ay Hargeysa,Garowe iyo Muqdishu uga yimaadeen waa Ku simaha Safiirka Somalia u fadhiya dalka Masar oo u dhashay beesha Tuni laguna magacaabo Ilyaas Sheekh Cumar ?
    ilyaas Sheekh Cumar waa ninkii diiday in la Aaso wiil Somalia ,kadibna meeydkiisa gashtay filinti jeer. sida ay horey u sheegtay gabadh la dhalatay wiilkaas oo Talyanigga uga tagtay iney duugato meeydka walaalkeed.
    3- Ninka 3-aad ee Mukhalaskaa, haligayna nolosha boqolaalka qof ee Somaliga waxaa lagu magacaabaa Axmed Maxamed Jamac ,waxaa loo yaqaan Axmed Khaliif,wuxuu Jaamacad ka dhameeyay Masar,waana ninka dadka ka soo tahriibiyay Hargeysa.
    Ninkaan Axmed Khaliif waa ninkii Xafiiska ugu furnaay Hargeysa,waxeey isku reer hoose yihiin Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mr Cadani oo la xaqiijiyay inuu si weyn ugala shaqeeyo hoowlahaan tahriibinta dadka.
    Axmed Khaliif Aabahiis wuxuu ahaay Caaqil Muuse Caare,halka walaalkiina Caaqil yahay.
    Haddii aad xasuusataan ninkaan u dhashay Isaaq,Garxajis,Habaryoonis,Muse Caare waa ninkii lagu sheegay qunsulka Safaaradda Somalia ee Masar,waa ninkii gabadhii reer Burco lagu yiri,warqad hakuu soo qoro si meeydkaaga laguu siiyo kadibna Odaygii gaboowga ahaay ee reer Burco ugu safray dartiis Hargeysa.
    4-Ninka 4-aad ee halista badan waxaa lagu magacaabaa Cabdi Yaasiin Yool,wuxuu u dhashay Isaaq,Habarjeclo,Suula Madoow,wuxuu ninkaan sheegtaa inuu yahay Wariye,wuxuuna dalka Masar uga waramaa Horncable TV.
    Ninkaan Habarjeclo,waa ninka badda gelshay gabadh ay dhashay hooyadii ooyneeysay ee reer Burco oo iyaduna ah ,Habarjeclo Suula Madoow ? Wariyahaan Aabahiis waa Caaqil beesha Suula madoow ee Habarjeclo.
    5- Ninka 5-aad oo ay wada shaqeeystaan Cabdi Yaasiin Yool waxaa lagu magacaabaa Cabdi Fitaax Cabiid Ismaaciil Ankar, wuxuu u dhashay Isaaq gaar ahaan beesha Arab,Samane. Wiilkaan Aabahiis waa ganacsade caana oo reer Hargeysa ah,waxaa dhalay Ismaaciil Ankar waana ganacsadaha geeya Caanaha loo yaqaan Ankar.
    Cabdi Yaasiin Yool iyo Cabdi Fitaax Ankar waxeey badda geliyeen ,oo lacag ka qaateen 75 qof oo lagu qaaday 5 bus,waxaa baskiiba saarnaay 15 qof ? dhamaana dadkaas waxaa ka badbaaday 8 wiil.
    Cabdi Fitaax Ankar wuxu ku xiran yahay nin dadka ka soo tahriibiya Sudan oo lagu magacaabo Ilkacase.
    6- Ninka 5-aad ee haligay dhalinyaradii Soomaaliyeed waxaa lagu magacaabaa Maxamed Taqal,wuxuu u dhashay Ogaadeen,Reer Cabdulle,waana nin caan ka ahaay Sudan oo Mukhalasnimada ku shaqeeysan jiray mudo dheer.
    Ninkaan Ogaadeen ee Maxamed Taqal wuxuu dadkii baxay ku lahaay 17 qof oo dhamaantood Ogaadeen u dhashay.
    Ninkaan waxaa dhinaca lacag aruurinta u qaabilsan nin lagu magacaabo Cabdiraxmaan Amerika,waxaana lacagta loo dhigay Xawaaladda Amal Express,waxaana lacagtaas loo dhiibay oo weli haayo nin u dhashay beesha Majeerteen oo lagu magacaabo Maxamed Taraawiil.
    7- Ninka 6-aad ee haligay dadkii ugu badnaay waxaa lagu magacaabaa Cabdi Xakiin Diiriye Nabadoon,wuxuu u dhashay Majeerteen,waxaa dhinaca kale laga xiray dad badan oo u lacag ka qaatay kuwaas oo dhan 78 qof ,wuxuuna doonayaa inuu ka baxsado Masar oo wuxuu sugayaa Doom uu laftiisa ku tahriibo.
    Ninkaan dadkii uu Doomtii qalabintay saaray waxeey lacagtooda u dhigeen Xawaaladda Amal,waxaana u haayo Maxamed Tarawil oo isagana Majeerteen ah.
    Dhalinyaradda tahriibka ku dhamaaday waxeey u badan yihiin dhalinyaro Somalia looga soo kaxeeyo iney arday yihiin,waxaana Visayaasha u xareeya Safaaradda Somalia.
    Xarunta Xamar waxaa jooga nin lagu magacaabo Cabdi Qani ,waxaana Masar Visayaasha ka xareeya Ilyaas Sheekh Cumar iyo Axmed Bashiir,waxaana qofkiiba laga qaatay 4500$.
    Xarunta Hargeysa ee dhalinyarta laga soo tahriibsha waxaa ka madaxa nin lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cali oo ah Axmed Khaliif seedigiis.
    Dadka doomta la qalibantay waxaa badankood laga qaaday lacag dhan laba kun oo dollar,laba kun iyo shan boqol ,ilaa seddex kun oo dollar.

ความคิดเห็น • 180

  • @thekidyb6925
    @thekidyb6925 8 ปีที่แล้ว +4

    I am 11 years and Somali and living in Australia,my dream is to be like you and care about his people and make his country bright, And never forget what Ethiopia and Kenya did to our people and don't stop supporting Somali people and we will be the next future of Somalia youth (I HOPE YOU READ THIS) 🇸🇴❤️ Somalia Hanoolato💪🏾❤️🇸🇴

  • @abdulfatahhassan1008
    @abdulfatahhassan1008 8 ปีที่แล้ว +4

    Allah! xanuun badanaa.
    Dahir Deeq, xogta haka daalin, geesi weeye garab.

  • @fowziyoabdullahi279
    @fowziyoabdullahi279 8 ปีที่แล้ว +2

    maasha Allah I now dahir calasow dadkaga tagera nimada ad u fidinaysiid ad ayan kugu tageraynaa adna illahày ha kula garab galo amin

  • @cadeeyboolo9030
    @cadeeyboolo9030 8 ปีที่แล้ว +3

    Nolow Dahir Alasow , Allah haunaxariisto aamiin yaarabi

  • @suldaanjaamac5558
    @suldaanjaamac5558 8 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay waxa aynu ka baryaynaa in uu dadkaa dadkayagii lumiyey ee gaal futo cad ku tuuray in uu si dagdag ah nooga soo qabto waxa aanna rajaynayaa in ilaahay inala qabto dhamaanteenba hawsha aynu ku jirno
    war bal eega meeshan bahala galeenka noqotay ilaa madaxdeenii ayaa wax tahriibinaysa waa wax laga naxo oo laga argagaxo subxaana allaah

  • @fadumaquruxdumariwaaasturn9148
    @fadumaquruxdumariwaaasturn9148 8 ปีที่แล้ว +1

    viva daahir calasow nolow waligaa ka shaqee ilahy hakula jiro walal jir oo joog diyaar ayaan u nahy inta dadka iyo dalka u daqmanysah

  • @fatihfatooh1021
    @fatihfatooh1021 8 ปีที่แล้ว +6

    Gob, gobi dhashay.
    Ha liicin Dahir.

    • @fatihfatooh1021
      @fatihfatooh1021 8 ปีที่แล้ว

      +‫أنيسة جردي‬‎ شنو "سورة الرحمن"؟

  • @user-yx2ui1sc4v
    @user-yx2ui1sc4v 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah walaalqali wanka xumahay xanunka iyo cadadiska lagu haayo dadkena somaliyeed walaal wan igahay dhibatada eey ledahay tahribka waayo hore ayaan uso maray waxaana uga taxsi yeynayaa eheladii eeyka geriyoday dhamaan teena sabar iyo iimaan allaha naga siiyo 😭😭😥😥

  • @luqmaanladane40
    @luqmaanladane40 8 ปีที่แล้ว

    Noolow halyeey qaran geesi dhiig leh waddani dhabah Daahir Calasow Mahadsanid inbadan oo boqol ah Guulayso walaal annaguna waanu ku garabtaagannahay mar walba inta damiirka iyo sooomaalinimada leh hiil iyo hoo ba waa diyaar halkaas ka wad hawsha mudane magacaa hajiro ilaaheyna hanoo kaa daayo viva Dahir Alasow weli ma ayna dhiman geesiyaal dhiciya maandeeq sxb GUUUUUUUUUUL

  • @sahalismail884
    @sahalismail884 8 ปีที่แล้ว +5

    Daahir howl fcn ayaad heysaa ee meesha ka sii wad. allow somali quluubtooda isku dun aamiin

  • @aishahassan8439
    @aishahassan8439 7 ปีที่แล้ว

    Dahirow khayr allah ha ku siiyo. Wixii ku cambeerayo wuu tuugta caruurra badda ku shubay.

  • @saliban
    @saliban 8 ปีที่แล้ว +7

    qarni walba somali hal yeey baa soo baxa qarnigan halyeeyga somaliyeed waa daahir bartaa ka soowad

  • @aminasaeed8107
    @aminasaeed8107 8 ปีที่แล้ว

    Daahirow waxaad tahay dulmi diidka usoo baxey bulsho weyna soomaaliyeed.
    u doodaha dadkeena dulman
    damiir laawe la dirirka da'yarteena adaa naga qabto . jir oo joog Allah kula garab galo hawsha aad wado .Shukran alfa mara

  • @caashoali3097
    @caashoali3097 8 ปีที่แล้ว +1

    masha allah waa fikir fican illahy ha kula garab galo walalky insha allah wan gulay sanaynaa

  • @muntasabdi4880
    @muntasabdi4880 8 ปีที่แล้ว +2

    Thanks for your dahir calaasow halka kaa sii waad guud

  • @motecheoo4
    @motecheoo4 8 ปีที่แล้ว +3

    DAHIR ALASOW ILAHAY HAKULA GARAB GALO IN SHA ALLAH

  • @mrjamac
    @mrjamac 8 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad baan ugu xumahay dhaliyarada somaliyeed ee baddaa ku halagsiay alle yaa raxma kuligood

  • @xaajimarqaan7054
    @xaajimarqaan7054 8 ปีที่แล้ว +9

    Sheekooy ku Nacay, Aniga adin la Hadlaayo shalay waxaan BIXIYEY 5000 oo Euro buu ku leeyahay , Maxaa la iska Hadlayaa Adeer UMADA Tacsida u Taala waxba ha ku Digan.

    • @ayuparpe1580
      @ayuparpe1580 8 ปีที่แล้ว +3

      +Xaaji Marqaan looooxow naga amus

    • @hamadhuzni766
      @hamadhuzni766 8 ปีที่แล้ว

      +Xaaji Marqaan nacas mirqmey muxu kla ogyahy hee kan o kle dadka ku jiree se la yela hee

    • @muqdishotv3447
      @muqdishotv3447 8 ปีที่แล้ว

      +Xaaji Marqaan Waxaan filayaa inay arintani tahay Mashruuc cusub oo wax lagu dhacaayo kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @farxanfarxanxaji4685
    @farxanfarxanxaji4685 8 ปีที่แล้ว +1

    alle ha unaxariisto walaleheenii badda ku dhamaaday

  • @ogadeniaqueen9224
    @ogadeniaqueen9224 8 ปีที่แล้ว

    Dahir Calasow Inolow Ina adeer waxa tahay qof karti leh walahi cadowga u nolow I am always here to support u

  • @muxiyadinnuur4462
    @muxiyadinnuur4462 5 ปีที่แล้ว

    Walahi xumaa gabadh somaliyed oo bada ku dhaxday oo wax badbaadiyaa jirin

  • @yasminyusuf6657
    @yasminyusuf6657 8 ปีที่แล้ว +2

    Thank u Dahiir

  • @mubarikahmedgabyaye4105
    @mubarikahmedgabyaye4105 8 ปีที่แล้ว +1

    niyow anniga waan necebahay qabyaaladda aad wadid had iyo goor ee dadka iskugu dirtid, laakiin maanta hawl fiican ayaad haysaa waanan kugu garab galaynaa insha allah

  • @suldaanjaamac5558
    @suldaanjaamac5558 8 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله الله يرضى عنك ويجزيك خيرا كثيرا انشاء الله

  • @nimcaantimacade8896
    @nimcaantimacade8896 8 ปีที่แล้ว +1

    Geesi laba maaha daahir
    Garaad halkaa kasiiwad hurmarka aad wadu wadani somaliyeed baathy aad baankugutaagersanhy

  • @sdnsdn2291
    @sdnsdn2291 8 ปีที่แล้ว +1

    alahu akbar maaasha ALLah waanu ku garab taaganahay ilaahayna hakugu garab galo

  • @suadahmedahmed1085
    @suadahmedahmed1085 8 ปีที่แล้ว +3

    oo habar gidir kuma jirto miyaa mukhalinsiinta.?

  • @alish2852
    @alish2852 8 ปีที่แล้ว +3

    GOOD JOB CALASOW

  • @mohamedosman2655
    @mohamedosman2655 8 ปีที่แล้ว

    masha allah daahir illahey haku xafidiyo

  • @darodali6364
    @darodali6364 8 ปีที่แล้ว +2

    waaa ku aaminsanahay mudane daahir

  • @farxanfarxanxaji4685
    @farxanfarxanxaji4685 8 ปีที่แล้ว +2

    dahir calasow waxaaa tahay geesi waxaa tahay qof somalinimadu kuweyn tahay ilahey waxaan kagabar yaaa in uu ajir iyo xasanaad aan lasoo kobikarin kaasiiyo dadka masakiintaaa ee aaad udododeysid waxaa tahay walal igu dhiiga alle hanoo kaadayo amiin waan kutaageer sanahay guul aan idin jireynaaa kuwa kufarxaayo dadkeena iyo dabar go a dadkeena iyo dalkeena waxaan idin leeyahay manaan dabar go in waan nool nahay mana dhamaaneyno mana dabar go eyno maalin aan dheereyn waxaad arkidoontiin anakoo gacmaha is qabsaday taariikhda aana idin qoreyso maalintaas meeshaad gelilehey deen diyaarsada somaliya hanoolaaato

  • @Adam.Halgan
    @Adam.Halgan 8 ปีที่แล้ว

    waaga cusub waa wabaahinteena i love wagacub

  • @hawdiyocalaydhmedia672
    @hawdiyocalaydhmedia672 8 ปีที่แล้ว

    war daahir alasow maanta maalin aaad ka fiicantahay ma jirto, halkaa ka sii wad hawsha, bal dib ha u noqon ee horay u soco, oo qudhunkii iyo qabiilkii inaga daaaa sheekadooda
    well done haday run kaaa tahay😂

  • @billegalbeed5961
    @billegalbeed5961 8 ปีที่แล้ว

    Daahir shaqo wacan ayaa haysaa waan kuula jiirnaa qurba joogta oo dhan

  • @mohamudjimaleibrahim489
    @mohamudjimaleibrahim489 8 ปีที่แล้ว +5

    Geesi geesi dhaley meesha kasii wad anagana garabkaaga ayaan nahay

  • @JowfeStudio
    @JowfeStudio 8 ปีที่แล้ว

    scw bacda br daahir khayr allaha ku siiyo noo soo sheeg meesha donataydka lagu bixinayo..

  • @chawahirelmymashlalltaabar4949
    @chawahirelmymashlalltaabar4949 8 ปีที่แล้ว

    I'm very up set brother good job mashallh

  • @ayuparpe1580
    @ayuparpe1580 8 ปีที่แล้ว +3

    geesi garab waaye. nool saxiiib

  • @abdooadulaahi6181
    @abdooadulaahi6181 8 ปีที่แล้ว

    I will agree with you

  • @deckeyrat4494
    @deckeyrat4494 8 ปีที่แล้ว +7

    DAAHIROOW HALKEE AYAAN LACAGTA SOO DHIGNAA SXB HOWSHAAN WAA IN SI DEG DEG AH WAXLOOGA QABTAAA WAXAAN U TACSIYADEYNAYAA INTII AY DAD UGU DHINTEEN WAXAN LEYAHY SAMIR IYOMIIMAAN ALAHA IDINKA SIIYO GADAASHODANA ALAH NAMA FIDNEEYO MAHADSANID DAAHIROOW MAHADSANID INBADAN

    • @Tvwaagacusub
      @Tvwaagacusub  8 ปีที่แล้ว

      +Dec keyrat www.gofundme.com/2vm9cjpg

    • @mohaa10
      @mohaa10 8 ปีที่แล้ว

      +Dec keyrat www.gofundme.com/2zymstd9?

  • @saciidkpp7012
    @saciidkpp7012 8 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb hil iyo ho ankula garab istagena dhiga dadkena walib weye inlaga hortago

  • @miguelabdillahi9550
    @miguelabdillahi9550 8 ปีที่แล้ว

    dahir alasow nin hal yeey ah yaa tahay tes un homme fort mn frere on est tous avec toi frero

  • @dawiillosiento7644
    @dawiillosiento7644 8 ปีที่แล้ว

    Duliyo hoosba waan ugu dhigaye
    Waaa dix dhagaxeede
    Dadkaan lahadlayaabaan lahayn
    Duxiyo iidaane
    Bal inay qalfooftahaye aqliga dooni laga saaray
    Dugsi male qabyaalidi waxay fumiso
    Mooyaane
    Wixii horay usoo dashadeeey wali daba docotaa ninkii wana raboow habayga dhagayso dahir adeer hadaal kuwii kaa horeeyayba say uhadlayeen ayeykudhinteen allow kuu naxariiso abwaan suldaan timacade

  • @ahmednajidheere6943
    @ahmednajidheere6943 8 ปีที่แล้ว +1

    great work brother

  • @farxanfarxanxaji4685
    @farxanfarxanxaji4685 8 ปีที่แล้ว +1

    aamiin

  • @engnurmohamedcade6198
    @engnurmohamedcade6198 8 ปีที่แล้ว

    masha allah daahir alasoow allaha ku barakeeyo sidaa ku wada plse waxwalbo hubso

  • @mohaali8748
    @mohaali8748 8 ปีที่แล้ว +3

    waad mahadanthy sxb daahir

  • @jiinwebi8544
    @jiinwebi8544 8 ปีที่แล้ว +2

    dahir mahadsanid sxb lkn kuwa joga muqdisho khabiladoda maxad ushegiweysay

  • @masutlibaan9529
    @masutlibaan9529 8 ปีที่แล้ว +2

    waa runtaa daahir alsow waxaad ka hadlayso anigaa dareemaya inaad tahay halyaay xuquuqda somaliyeed aad udoodayso balse Somali badan keedu kuma fahmayso waxaa iman doonta maalin ay soo baxaan umad kula fahanto wax yaabaha aad dareemayso waxad tahay halyaay qaran waxaad tahay halyaay dadka iyo umadu ubaahan yihiin noolow

  • @abdullahiazaam2898
    @abdullahiazaam2898 8 ปีที่แล้ว +4

    sxb waxaa tahay wadani dhabaa shaqdda wad

  • @maliyounali3135
    @maliyounali3135 หลายเดือนก่อน

    Daahir cadhaso habalyo guud

  • @abdohassan9132
    @abdohassan9132 8 ปีที่แล้ว +2

    Maschallah

  • @omarabdifarah6169
    @omarabdifarah6169 8 ปีที่แล้ว +7

    Alasow fashilkaan kugu jeclhy halkaa kawad

  • @dhuuxodhuuxo9621
    @dhuuxodhuuxo9621 8 ปีที่แล้ว +1

    benaale anagaa nagala tahriibay oo lacag udirnay mugafe shirkada dahabshiil way diiden mugafihii inaanu lacagta udhigno waxay naga codsadeen inanu udhigno lacagta xawalada amal

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 2 ปีที่แล้ว

    Guul Daahir Calasow Arimaha loobahanyey
    Weyaan Iyagoo Waxba Ahyn bey dadkooduu sida Sclave) ka bada ku shubayaan Riskiga kajirana og lacag kaga cunayaan

  • @asiyafarah2987
    @asiyafarah2987 8 ปีที่แล้ว +1

    safiirka tuuga ah ha loogu horay siiyo

  • @muktarmaalim68
    @muktarmaalim68 8 ปีที่แล้ว

    1-1-1989 We Are A One Mogadishu Somalia Naver Saberat Somalia People Around The World Somalia Hanoolato Military Human rights Muslims Qapyaliid Is Over Somalia 🌎🏃🏠💙🏠💙🏠💙

  • @bushraabdallah3288
    @bushraabdallah3288 8 ปีที่แล้ว

    waad mahadsantahay dahir waanku tageerena

  • @nugaalgodan7125
    @nugaalgodan7125 7 ปีที่แล้ว

    إنا لله وإنا اليه راجِعون
    raabiyo unaxariiso
    walhii wan ka nxaay hooyada gabdhaido ku dhimatay
    😞
    raabiyo ugargar

  • @xilmihassan6622
    @xilmihassan6622 8 ปีที่แล้ว +3

    asc kadib arintan danbe waa runtaa anaa cadeen u aha oo igu dhacday anoo jamcad kasoo baxay labtop na sitay baa gariga BL ka loo yaqaan rag ila soo raceen gadibna igala dageen iyagoo i dhahaaya waxaa tahay alshabab kadibna meel bey i geeyeen ku dhow treedishe waxana la iga xiray indhaha geedna la i hoos fariisiyay intay wadada igu soo wadeen waa la ii booteenayay waxaa la igu dhahayay kii shababka ugu weenaa oon raad raadineenay batahay oon kudaba jirnay manta way kuu dhamaatay waa ku dilaynaa kabib geed kii hoostiisa waxaa la igu dhahay Mobilka keen EVCga namberkiisa shek Laptopkii ken kadibna way iga fogadeeen wayna isii jeediyeen sida dad i toganaayo oo kale walaahi in aan hal bena ku daren kadib mid baa yiri dil ka kalena iska daa buu yiri mitna fur wajigaga eee horay u soco igu dhahay gadaal ha soo fiirin waliba meesha duur bay eheed wana ku lumay hadalka daahir uu ka dhawaajiyay waa run aniagay igu dhacday inta itaqana way okytahay somaliya alaa umaqan haloo kaco

  • @timothybrown8716
    @timothybrown8716 8 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko dheer ilaahay ha fududeeyo

  • @bollwoodsomalia
    @bollwoodsomalia 8 ปีที่แล้ว

    good

  • @hawakarshe7976
    @hawakarshe7976 7 ปีที่แล้ว

    in illaah waa ina ilaahi raajucuun.

  • @abdallaabdalla8315
    @abdallaabdalla8315 8 ปีที่แล้ว

    wlle wadani lamaweyn msha allah

  • @alish2852
    @alish2852 8 ปีที่แล้ว +2

    Duul ilaah noo soo dirayo da,yar cafimad qabtiyo dugsiga liyuugiyo maandeeq caanahediyo bankii qoraxey beerihi shabeliyo togii faafan dal nadeequu ilah nasiiyoo dal shisheeye waa ka kaaftoonaa.

  • @nugaalgodan7125
    @nugaalgodan7125 7 ปีที่แล้ว

    allahauo amuuda ugargar
    walhi somalida wxaba haysta !!!

  • @cadnaanmaxamad431
    @cadnaanmaxamad431 8 ปีที่แล้ว +2

    anagaa libiya soo marney ee wax nawey diya

  • @naimamdogo7347
    @naimamdogo7347 8 ปีที่แล้ว

    for once i will support u

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 8 ปีที่แล้ว +1

    aniga sidaan qabo Somaliland dadka madaxda ka ah waa MAFIA raba in awadanka Somaliland iska haystaan dadka u sheega in ay wadan yihiin dhalinayarad waxbaratay ee Somaliland waxa laga qaataa lacag badan si ay u dhintaan waxaa dhintay boqolaal Somaliland oo loo sheegay in ay wadan yihiin Si ay san u xirin madaxda federalka Somalia, waa mafia Somaliland madaxda ka Talisa waa taajiriin ka taajiray dhiiga caruurta soomaliyeed sidaa iyo nabad gelyo

  • @mojr6874
    @mojr6874 8 ปีที่แล้ว

    daahir calasw dadkii dhintay ilaahayba dilay naxariisna ilaahy baan u waydiinayna dadkii ka dhinteena samir iyo imaan ayaan leenahy adigu se shaqadaadi waxay noqoty in dadka somalilan ad qabyaalad ku dhex abuurto oo xawaaladaha somalilan ku yaala aad magaciyo u kala sameeyso adigoo dahabshiil mucaarid ku ah wasiiradayada sharafta naga mudan aad dhalacayn u soo jeediso nin tiisa daryeela ayaa walaalkiina tiirsha walaahay shaqadaadu waxay tahay garan maaiyo

  • @ishomaalin5647
    @ishomaalin5647 8 ปีที่แล้ว +2

    gul leyso dahir alasow

  • @ayuparpe1580
    @ayuparpe1580 8 ปีที่แล้ว +2

    somaliyay xaalkaa ba' ... qorshaha caalamku waa 10 sano ka dib in aan ethoipia ka mid noqono. qarirada dhan laga saaro

  • @mohamudkalagooye7053
    @mohamudkalagooye7053 8 ปีที่แล้ว +2

    Halkaa ka wad Libaax

  • @mohamudabdi4284
    @mohamudabdi4284 8 ปีที่แล้ว +1

    1

  • @abokorhaji5668
    @abokorhaji5668 8 ปีที่แล้ว

    umad dhan oo dhulkoodii la necbeysiiyey sidee la odhan, xataa hadayna kuwani fududeyn lahayn may joogsadeen dadkani, qofkii tahriiba markiiba lacag baa laga daba dirayaa markaa waa umad dhan oo xumaanta kawada raaliya.

  • @zeynabshekhzeynabshekh4924
    @zeynabshekhzeynabshekh4924 8 ปีที่แล้ว

    ASC WALAYAAL DHAMAN SOMALI MAL WELIBA OO AAD ADUUNKA KAJOGTAN WALAYAL WAXAN IDIN leey qaabyalada iskaa dhafa waxaba ma tartaa oo 27saano aye naa reebta waxa keeli oo maanta waxa no taarayo waa miidnimo qofka ino shaaqnayo aan waxa laaqabano raaaaagan cadaa qatayaasha oo calooshod u shaqesta yaaasha haadii aan meli uga jeesaano wan ka guliy saan kaarna hadii u walalka yahay xiitaa wan ku leeey soqabo haa qaarininaaa walayaal sababto ah baala kamaqan waxay ku maqantahy guri walalka ogoow dhibka manta qof somali yed hasta hadii aan ku faraxdo ogooow wukugu maqan yahay waxan rajeeynay gacma wada jir aye waxa ku qaabtan kaan ku dhinta walaalka ama walashey u dhanqo walaaal

  • @muuminjaamac8590
    @muuminjaamac8590 8 ปีที่แล้ว +1

    maame waa maxay qabiilka aad ka sheekeyneysid ninka wuxuu ka hadlaya in uu San qabiil waxqurxine

  • @kingkamil7180
    @kingkamil7180 8 ปีที่แล้ว +2

    Kuwa Libya na maxad kaleedahay daahirow

  • @amiinoahmed8819
    @amiinoahmed8819 8 ปีที่แล้ว

    dahir calosow meshaas kawad dalaalka ilahay haku garab kalo

  • @mahdideheye8513
    @mahdideheye8513 8 ปีที่แล้ว +1

    dahir yaan la dhihin hadhow mukhalasinti aya dhawrkun siyay oo uu kaa hadhay ee hadabaa ka firso

  • @thegreatnormad3424
    @thegreatnormad3424 8 ปีที่แล้ว +1

    wan kutagersanahay NOBODY IS SAFE

  • @nuurahani2901
    @nuurahani2901 8 ปีที่แล้ว

    runtii somaliya wax kajira intaas o madaxweyne hal umada udamqanaya kuma jiro marka ani waxan Oran laha shacabka somaliyeed kaca cid idin maqan ma jirto ilahay kasokow

  • @idilabdirahman6038
    @idilabdirahman6038 8 ปีที่แล้ว +1

    Daahirow wax walba waad cadaaysa lkn Wali lama arg cid xabsi la soo taagay hadii wax laga qabaneen maxaay taraaysaa waxaan tacsi u dirayaa intii ku geeriyootay bada hooyooyin kii ku waayay ubadkooda samir iyo iimaan illaahay ha naga qabto khatiliinta u Mada dhameeyay

  • @saidabdi7849
    @saidabdi7849 8 ปีที่แล้ว

    Dameer calasow oo dadkii waqooyiga ka maadaysanaya oo jecel xumaatada dadka reer waqooyi

  • @sugaaljunior
    @sugaaljunior 8 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk waa kuma nin ka intaa aad sheegtay oo run ah laga heleyo
    oo reer xamar ah
    waxaasu waa khayaali
    e anigu waxaan odhan lahaa nin kastoowba Intaan darajo lagugu qaadan
    adigu darajo ku qaado oo xoogaa ka ururso

  • @muntasabdi4880
    @muntasabdi4880 8 ปีที่แล้ว +1

    waan kulaa garaab joga a a nigaa sahir

  • @harunadan770
    @harunadan770 8 ปีที่แล้ว +4

    wadanii daacad ah ayad tahay gu leyso

  • @goldanboy8818
    @goldanboy8818 2 ปีที่แล้ว

    💖💯💘🤣💘👏

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 8 ปีที่แล้ว

    waxaad moodaa in dad loo shaagay in ay wadan yihiin Somaliland waan ka xumahay in dhalinyaradooda ku dhaamaatay bada lacagna laga cunay hase ahaatee waxaa kaloo Jira ardey farabadan lagu dilay qarax uu hogaaminayay godane ha ilaabin taasi waxxan jeclaan lahaa in ay u midoobaan soomalyo idil xiritaanka madaxda baa bi say ardeyda soomaaliyeed

  • @muntasabdi4880
    @muntasabdi4880 8 ปีที่แล้ว +1

    dahir

  • @dalmacaanshe23
    @dalmacaanshe23 8 ปีที่แล้ว

    waxa aan soomaalida aad ula yaabaa kolka uu qof wax sheego ayey iyana howlo kale galayaan, marka waxaan jeclahay walaalehayaga ku dhibaataysan marka aan ka hortagno.
    qof walboo soomaaliya waxaa loo baahan yahay inuu soo gudbiyo inta uu og yahay
    lkn nacnacda iyo beenta ha la iska daaayo

  • @cumargaamiir4630
    @cumargaamiir4630 3 ปีที่แล้ว

    INTAAD DOWLADA KU TAAGANTAHAY TAAGERO NAGA HELIMEYSID

  • @dhalinyaradanawadajacel5121
    @dhalinyaradanawadajacel5121 8 ปีที่แล้ว

    maa ka hadashid muqalasiinta maalin walba 10 ka baabur tahariibiyo oo itobiyo jooga kuwaas ayaa ugu xun intee kuwaas jogaan wax soo af jarmaayo malahan

  • @user-nk7bq5kn3h
    @user-nk7bq5kn3h 2 ปีที่แล้ว

    Cidaan kuli ma tahriibiyaalbaa meel kasto

  • @zeynabshekhzeynabshekh4924
    @zeynabshekhzeynabshekh4924 8 ปีที่แล้ว

    hoooyaaad dhibtat haysato waa hoyada abaha dhibka haysto waa abaah ogooow ha u maliynin hadi manta aad ku faraxa santahay ogow illaaaaah aye ka jaari doowna oo lagu dhan mahayo illaaaah aye kule xisaabtami doona

  • @nuurahani2901
    @nuurahani2901 8 ปีที่แล้ว

    aad ban uga xumahay Hooyo somaliyeed in ay malin walba oydo wlhi wa nasib daro tankale maxa inaga qaaday damirti somalinimo udamqada u gar gaara hal yeyga dhimanaya hoyada gablantay

  • @abdikani8998
    @abdikani8998 8 ปีที่แล้ว

    bilowgii 2015 mukhalasiinta waa ay yaraayeen ninkaa xamse la leeyahay iyo labo kale ayaa dadka dhoofin jiray..dhamaadkii 2015 ayee bateen oo soo kordheen maxa yeelay nimanka masaarida ah ayaa la bartay oo mukhalaskasta heshiis la saxiixday..sheekadi oo dhan qabiil baa loo badalay oo ninkastaa dadka ay isku qabiilka yihiin ayuu doonta saaraa ..marka waa sidaa sababta.

  • @hawayahya8474
    @hawayahya8474 8 ปีที่แล้ว +2

    dahir waxuu qabtaa waxwelbo oo kusoo kordho somaliya waa wadani

  • @libanhaibe6370
    @libanhaibe6370 8 ปีที่แล้ว

    Walaal maxay soo kordhinaysaa inaad sheegto qabiilada ay ka soo jeedaan, Maynay inagu filnayn sawiradooda iyo Magacyadoodu!!?

  • @user-qz7wr7fq5m
    @user-qz7wr7fq5m 7 ปีที่แล้ว

    kumanaal weeye ma aha intaa yarkaa nuskoodi waa hawiye magacyadoodi maanasiso oo sheegto saas kuwa isaaq iyo majeertreen iyo ugaadeen noogu sheegtay