ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

DEG DEG MAXAMED BUSKUD OO KULABTEY MUNIRO AROS CUSUB IYO NIMCO HAPYY OO KARBASHTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ค. 2024
  • 10 July 2024

ความคิดเห็น • 54

  • @user-ge7ij1ln5t
    @user-ge7ij1ln5t 18 วันที่ผ่านมา +8

    Salalahu wacaleyhi wasalam 😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 18 วันที่ผ่านมา +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @user-qd8sd3lj1g
    @user-qd8sd3lj1g 18 วันที่ผ่านมา +3

    SUBXANALLAAH NAGAHAAN INTEE LAGASO DAYEEY XISHOODKI WAKA. TAGAY

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 18 วันที่ผ่านมา +6

    Uf dumarka somaaliyeed waxay noqadeen kuwa ka tagay aqalaaqadii

    • @Lana-1-0B
      @Lana-1-0B 18 วันที่ผ่านมา

      Uf wa bas uf waliba uf uf uf

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 18 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤

  • @filsanxasen360
    @filsanxasen360 17 วันที่ผ่านมา

    Dumaroow
    Alaah kabaqa

  • @SahraAhmed-e3c
    @SahraAhmed-e3c 9 วันที่ผ่านมา

    Subcanallah. Naagahaan@😢

  • @kiki-qe9hy
    @kiki-qe9hy 17 วันที่ผ่านมา +1

    😢😢

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly 18 วันที่ผ่านมา +1

    Abaay ruumi see wax yihiin

  • @foozia426
    @foozia426 17 วันที่ผ่านมา

    Subxanallaah kani xaguu aakhiro qaban

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 17 วันที่ผ่านมา +1

    Dumarkaan waalan maxaa dhexgeliyay afaaraha dad kale

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 18 วันที่ผ่านมา +6

    Habrahan wada walan mxa rerka dhex galiyay😂😂😂

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 18 วันที่ผ่านมา +1

    Ruumi gabadha fiican ayan uheystay so ayada ma ahan qoftan lalabad ku hadli

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 18 วันที่ผ่านมา

      Naag social media ka Soo muqato miya sharaf leh yahu

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 17 วันที่ผ่านมา +1

    Xawaley alla maxay been isugu jiibiyeen wey iska daacdaacsanayaan naasley maqaayad ay ku nefisaan ayey heleen

  • @Salugla
    @Salugla 18 วันที่ผ่านมา +1

    War ninku naaguu u jabay miyaa Allow na Astur sixir ma jiro saw tay reerkooda ukala tirinaysay

  • @muhuboabubakr-jg1kz
    @muhuboabubakr-jg1kz 18 วันที่ผ่านมา

    Asc waan salamayeeh waxa sheek tahas ruunta

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly 18 วันที่ผ่านมา +1

    Caawa qosol igumahadhi aniga iyo laakah xanfaraasha

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 18 วันที่ผ่านมา +1

      Bisinka naagtan maxishomeyso Waa maxay goshey kashekeneyso

    • @JamilaYusuf-jq9dy
      @JamilaYusuf-jq9dy 17 วันที่ผ่านมา

      ​@@shamsohussein4180bisinka ma qosol baa meesha yaalah dhib iyo problem baaba laga sheekeeynayaa😂

  • @AsmaAbdulqadir-lw9yy
    @AsmaAbdulqadir-lw9yy 17 วันที่ผ่านมา

    Waxba hanoosheeginee is astur malagaaga lalaah kuusoodadaji

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke 18 วันที่ผ่านมา +8

    War cimraan wixiiba waxad noogu dhameysay xan 😂😂😂
    Anagana waxan sugeynay wax aad keentaye
    Dumarka iskaga bax ina adeer

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 18 วันที่ผ่านมา +3

      Kkkkk anu cimraan waxaa ku nacay xan iyo dad aan waxba laga faa.iidayn

  • @user-ow4id5mr6f
    @user-ow4id5mr6f 17 วันที่ผ่านมา

    Cimrasn wa yaaban yahay

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 17 วันที่ผ่านมา

    Dumarkii hore kaas oo kale waxay odhan jireen qorqode

  • @FardowsaAliVIDEOS
    @FardowsaAliVIDEOS 18 วันที่ผ่านมา

    🤣🤣🤣🤣👍

  • @maxamedcqaadir8787
    @maxamedcqaadir8787 17 วันที่ผ่านมา

    Intii aylajoogtay ayuu quruxbadan oo lebistay oo dharxidhay dadba muu Shaun markiihore iyaduse waykubaabaxay imikana waygareysan qorqodahaa

  • @mustafahajiabdinur2545
    @mustafahajiabdinur2545 18 วันที่ผ่านมา

    Kuwaan xidda dhegeysanaysa oo rumeysanaysa yaa waaye

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 18 วันที่ผ่านมา

    Subxanllh subxanllh acdubilh subxanllh yaab umada allh haso hanuniyo ceeb

  • @yumna4675
    @yumna4675 17 วันที่ผ่านมา

    Anigu laba shee ma Amino sixirka io gajoo i don't trust lakin niku baqil waye lacagti aa ku adkey io waxyal

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 17 วันที่ผ่านมา

    Ninkaan caaclayaashan islamahan ayuu waqtiga ku dhameeyay

  • @ayanmohamed9873
    @ayanmohamed9873 17 วันที่ผ่านมา

    Nimca happy wa runteeda islanku dhibay ceebaha dadku radin jiray manta asagey heysata mama malyuun naftu ka wabtay kamal cabdul war yuu dhafay mucjisa rabi bu qaba wakasa noloshisi burburtay manta melkasta loga hadlay so shalay islanka u hestay manta lo hestay

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 18 วันที่ผ่านมา

    Hadaad jabuuti nimo isu garab is -
    Taagteeg Anaguna Somali Ahaan -
    Ayaan ugu hiilin doonaa !!

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 17 วันที่ผ่านมา

    Beenta ka dhegeysta qoftaan waxay daldaleyso atrishadii fidnooleydii ayaa rifrii ka ah fursad shaqo ayey heshay su aalaha sidey u wareeysaneyso waan la yaabay

  • @KafiaAli-n2m
    @KafiaAli-n2m 18 วันที่ผ่านมา

    Gabdho Alle ka cabsada oo dadka faraha kq qaada bisinke

  • @zuzanali5962
    @zuzanali5962 18 วันที่ผ่านมา

    Ilmaha inuu ceer ku qaatoo rabi naag iyo dhaqan ma rabin busker iyada paspor Francis ay wadate maxay iskuugu qore wayse

  • @istarelmie2111
    @istarelmie2111 17 วันที่ผ่านมา

    War maxa qaldan???

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 18 วันที่ผ่านมา

    Buskud dadka colad lagama samaysto hadi kale wsy isugu ka tagayan somali waa moryan 😂😅

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel 18 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhh Dumarkii Soomaaliyeed waa waasheen kullahaa Berri waxaan cuney ma xasuusto berri ma adaaba gaarey oo wax cubey maxaad xasuusataa 😅😅😅😅😅.

    • @sahramohamed9643
      @sahramohamed9643 18 วันที่ผ่านมา

      Xanta laakiin wey xasuusataa😂😂😂😂😂😂

  • @hibobaane9271
    @hibobaane9271 18 วันที่ผ่านมา

    Lkn wax yabale way dharatay Waxay martay sadexda wale bile ilahay been laguma dharto wlh adkatay dahir calasoow ayaa dhariyey wale waa yaab waaye

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 18 วันที่ผ่านมา

    Beentood Naagahan Waa Beenalaayal 😳

  • @DhalaliyeMo-us6ly
    @DhalaliyeMo-us6ly 18 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhhh

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 18 วันที่ผ่านมา

    Adiga xataa bide ayaa tahay turkaano zinzibar

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 18 วันที่ผ่านมา

    Saw tay Contooyinka soo dhig dhigi jirtey? Cunto ‘La’aan iyo -
    Baahi’Qurbaha Kama jirto !

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 18 วันที่ผ่านมา +1

    Waa habro daalan😅😅😅😅😅😅

  • @AdaanAbshiro
    @AdaanAbshiro 18 วันที่ผ่านมา

    Beeenta jooji allaaha ciÿaalkeeda dhowr mar aaday cadeymo video yaala sow teyba dhihi waxa leysku caateyo iyo guriga qurax badan degeen dhalasho ilmaheeda udhigeyse. Sootey shopping dhar gadow meel fariista islaamo guryahoodi soo dumìyey ayaad tihiin nolosha uquuri weyseen godkiina yaa qodi doona. Ishiina ayuu reerkii quraxda badnaa ukala daateen shaqfir daaya umada

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 17 วันที่ผ่านมา

    Subxaana aĺlahu dadkii hore waxay odhan jireen ninkaas oo kale qorqode😂

  • @user-gf9hm1fh6w
    @user-gf9hm1fh6w 18 วันที่ผ่านมา +1

    Illaahay ka cabsada sixirka waa been idaa jeclaatay

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 18 วันที่ผ่านมา

      Yaab medan qawan oo galna hesato n
      Maxaa ka hadalesa yaa noga amusiyo nagatani amiro mahiin ee waa sheyadan ee yaan la dhegesanin wax ma heen yaa ku

  • @shushuprince9149
    @shushuprince9149 18 วันที่ผ่านมา

    Cimran your are lying to Ummah what forced you to Lied.Wgen prophet Say you only allow to lie when you in between life and death like if someone put throat on your neck