DEG DEG Xasan Sh oo ka carooday lacagta Qabuuraha& Xilka qaadis deg deg ah, Gu,Gobolka oo Been abuur

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 มิ.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 45

  • @shamsaabdullah3308
    @shamsaabdullah3308 หลายเดือนก่อน +7

    Isma oran waxuuna xasan ageen koordiisa ineey dhaqaa qayaan hadeey laxumaatay 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @jamacbacbacle
    @jamacbacbacle หลายเดือนก่อน +2

    War ilaahey ka cabso xasan qabrida kama xanaaqine

  • @xamzamaxamed9211
    @xamzamaxamed9211 หลายเดือนก่อน

    Waa musiibo qaran wana ka xunahay allah ayaa wax ka qabanaayo insha alah

  • @AaminoXasan-y9h
    @AaminoXasan-y9h หลายเดือนก่อน

    ❤❤ 15:04

  • @AbdifatahDAUDHassan-bb8zq
    @AbdifatahDAUDHassan-bb8zq หลายเดือนก่อน +1

    Xasns wafashmaya sanashiqa ee xlkn halqadaoo

  • @HappyBakedBuns-cx7zb
    @HappyBakedBuns-cx7zb หลายเดือนก่อน

    GUUL. MW. XASAN. SH

  • @nurta-gh2xb
    @nurta-gh2xb หลายเดือนก่อน +1

    Wuxuu xasan sheekh amar ku bixin ma dhacayso

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule หลายเดือนก่อน +1

    U maleey maayo in xasan shikh ka caroonaayo waayoo isagaaba soo hindisay

  • @MahadHassan-zk8ih
    @MahadHassan-zk8ih หลายเดือนก่อน

    Wadan wareeray

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheikh waxan kula talinaya in uu dawladda hoose oo dhan kala diro madaxdeeda

  • @ashaabdullahi3973
    @ashaabdullahi3973 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😮😮😢😮😮😮

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 หลายเดือนก่อน +1

    ShACABKA MEEY KACAAN OO AAY ISKA CELIYAAN TUUGADA HADAL KELIYA WAX LAGUMA QABAN KARO EE FICIL AYAA LOO BAAHAN YAHAY XAMAROO DHAN HADDI LAGA KACO WAA FIICAN TAHAY

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 หลายเดือนก่อน

    Xasan habralaaye xasan mayd xaraashe xasan safaarado iibshe gabdhihii uu boosaskii sharafta ku bedeshay lacag xasan hunguri xume parlamaankii doortay ee ugi horeeyo adan tuugsade dila

  • @abdibashir6358
    @abdibashir6358 หลายเดือนก่อน

    med canshure

  • @user-hj9mq8ku1s
    @user-hj9mq8ku1s หลายเดือนก่อน

    isma og

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht หลายเดือนก่อน

    Gacanti duubned maxay tilmaameysay falaheda malasodeyn yase duubay taqtarkee shil laogen

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t หลายเดือนก่อน

    XASAN AYAX ISAGA IYO REERKIISA IYAA XABAALAHA GATAY😂

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o หลายเดือนก่อน

    Waa been xaaskiisa ayaa qaata siduu uga cadhoon

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 หลายเดือนก่อน

    U maleey maayo in xasan ka caroonaayo meeydka in la cashuuro isagaaba ka atoore ka ah hauu run sheegaayo qabri yaasha hala daayo muu dhaho

  • @user-kr7dm5fs4s
    @user-kr7dm5fs4s หลายเดือนก่อน

    AYAGA CEEB KAMACABSANAYAAN MIYAA WAA ISKAYEERAYAAN MIYAA CEEWEEY TACAAL

  • @dahirxaajixasan8470
    @dahirxaajixasan8470 หลายเดือนก่อน

    Madaxwayne birmade xasan sh.maxamud arinka cidii ka dambasay xilka ka cayri mudane Madaxwayne sharaftadii wa dhaweceen mudane

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 หลายเดือนก่อน

      Sheeko baraleey wixii idinka caqli yar usheega inaan Xasan gurguurte waxba ka’ogeyn meytida lacashuuray.

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 หลายเดือนก่อน

    Waa tuug xasan shiikh , waayo isaga ayaa amray qabuuraha in la soobixiyo

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 หลายเดือนก่อน

      Allahu akabar allah kabaqa oo wax aad ogayahay oo matin kale ka jawab

  • @mustafgabo6192
    @mustafgabo6192 หลายเดือนก่อน

    Ku farxay dheh

  • @BiashaarMaxamedcabdule
    @BiashaarMaxamedcabdule หลายเดือนก่อน

    ❤😂😢😢😮😮😅😊😊😊😊😊😊😅😅

  • @user-zd6kt7vq3q
    @user-zd6kt7vq3q หลายเดือนก่อน

    Dawlad mooryan😂

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 หลายเดือนก่อน

    Dhibcihii siyasada ayaa kalimayo ma dhibcuu wataa kkkkk😊

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z หลายเดือนก่อน

    War beenta jooji Xassan gurgurte WA ogyahay lacagta isaga Aya amarka bixiyey waxas Yaad U sheegaysa

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 หลายเดือนก่อน

    Ninkii waalaa la waayee Hassan socdaal ma lacagtiibuu ka dhergay Hawiye goormay gaajadu ka hadhi.
    Waa been in Hassan yidhaah lacag ma rabo Iimaankii ayaa ka maqan.

  • @MalabGulled
    @MalabGulled หลายเดือนก่อน

    Xasan tuug meel lacagi ka soo galayso ma diido ee waa ku farxaa.
    Dadkan somaaliyeed ee masaakiinta ah ee hadba durbaanka loo tumayo mey oga in arintaan lagu qarinayo baloogyadii shidaalka ee bada ee keento laga soo celiyey in laga gadayo shirkado Noor weejiyaana Kenyana la siiyey barsanteejka iyo ilaalinta ceelasha iyo badaba taasi waa dhaxalkii caruurteena oo shisheeye loo boobayo.

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 หลายเดือนก่อน

    xasan sheekh oo cashuur kaqaadaya dadka ku aasan qubuuraha lasoo faagaayo kkkkkkk somaali wataa cashuuraysa maytaatka aasan

  • @burhandahir-gj9ec
    @burhandahir-gj9ec หลายเดือนก่อน

    Benta Da

  • @ahmedrashidhajijama3212
    @ahmedrashidhajijama3212 หลายเดือนก่อน

    Beenlow MD. dhan oo aan ogayn dalka waxa ka socda in uu la sovon.miyaa macquul ah.beentas ma soconeyso.warkaas carurta ma loo shage karo.adeda beenta naga daa.MP.oo joga xamar inta buuqas jiray miyusan maqlin miyaa.yaa beentas u sjageysa.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 หลายเดือนก่อน

    Warya suldaanka tv nacal tii kudhashay iyo tii ka dharaday was kala tag umada beenta waradka was

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 หลายเดือนก่อน

      Oo adiga ma uu dharan karata dad qalad ha geeli ee wax aad hubato sheeg

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 หลายเดือนก่อน

    Walaahii doraasho maaheleysiin

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by หลายเดือนก่อน

    Suldanow TV waa beentaa isaga ayaa soo hindisay inqabuuraha laqodo beenta nagadaa xasan ayaad dulunka Ku taageertaa xasan murjim manoxo naxariis daayay

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 หลายเดือนก่อน

    Beenta nagala tag Xasan kama xumaan qabuuro qufoow wuxuusan ogeyna Villa Somalia kama fulaane. Iidheh iyo imaqashii baan u’aqaan waxa aad sheegayso.